Sidee Ayaa Uga Gudbay Maalmihii Adkaa Ee Nolosheyda (Aisha Quman)

  Рет қаралды 3,135

Infinity Media Solutions

Infinity Media Solutions

7 ай бұрын

Caasha Quman waxa ay ku gubatay dab ka kacay jikadeeda. Jir ahaan iyo naf ahaanba saamayn weyn ayaa gaaray. Filinkan documentary-ga ah waxa aan idin kugu soo gudubinaynaa qaabka ay u soo kabatay iyo dhibaatooyinkii ay la kulantay inta ay ku jirtay safarkii soo kabashada.

Пікірлер: 10
@asluubsan9738
@asluubsan9738 7 ай бұрын
Abaayo waad ku mahadsantahay Inaad qisadaada nala wadaagtay. Waxaan ku faraxsanahay in aad duruus kabaratay waayahaas kusoo maray oo albaabao cusub oo nolosha ah ay kuu fureen❤❤
@ahmedjama7093
@ahmedjama7093 4 ай бұрын
MashaAllah. Waa qof qiimo leh Aisha Mohamud Jama oo aan runtii OSSS,G ahayn isku class ilaa Semester Zero.
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 6 ай бұрын
Najmoy sheekadaadiina waan soo dhageystay tan gabadhana waan dhageystay m.a Alle ha idin barakreyo Midakale *Music ga* yar ee aad dul saareyso inaad ka dayso way ila fcntahy amma aad codka music gada aad u gaabiso i.a Tankale sheekadaadii Tahriibka waxyaabi bdn baad ka bood boodaye intaad ku laabo Billow illaa dhammaad maad nooga soo sheekeysid adoon wxna ka bood boodeynin⁉️ Mhdsnid
@0GS0
@0GS0 6 ай бұрын
Alhamdulillah 🎉
@Dirie19
@Dirie19 7 ай бұрын
Quman qof waryaqan ah waye qaabka Dhacdada ey uga Warantay wax loo dhigo maleh, Aad ayan ugu faraxsanahay iney malmihi adka nabaradii kasoo gaaray ey ka kabsatay. Bulshada kale oo cawinadda u baahanna iney waxtareyso waa wax ku dayasho mudan. waxan urajeynaya iney hamiyadedau u romoobaan.
@user-ms2yp9rr7o
@user-ms2yp9rr7o 6 ай бұрын
Allaha ku naxriisto aabahe mcn markn qubaha so aaday dhur sano kahur wo iga dar daarimi jiray aabow gurigaaga jano insha,allah _ wallshe wd mahadsantahy
@MahamedMurtiile
@MahamedMurtiile 7 ай бұрын
alxamdulilaah
@NASIIPKI__OO__QOVA
@NASIIPKI__OO__QOVA 7 ай бұрын
Danpi dhaav Allaha kuugu padalo xanuunka aad soo martai paayoH 😢
@axmedculujoog3421
@axmedculujoog3421 7 ай бұрын
Xageen kaala soo xidhiidhaa
@user-km3fj5bj5s
@user-km3fj5bj5s 7 ай бұрын
Lakin urta gaska miyadan daremin Abaayo
Saamaynta Baraha Bulshada Iyo Sidii Aan Uga Kabsaday (Najma Fiyasko)
42:55
Infinity Media Solutions
Рет қаралды 74 М.
Too Late | Short Film
5:23
Infinity Media Solutions
Рет қаралды 565
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 59 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 36 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 17 МЛН
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 128 М.
ALAABTA DHAq DO or QUIT 50DOLLAR GUULEYSTAHA YAA QAATAY hhhh
29:55
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 385 М.
Season 1~EP:02: WEHELKAYGU WAA QURAN’KA- Albaaqiyat Podcast
32:08
Amal Abdilaahi Bade
Рет қаралды 127 М.
QALBI JAB! XAASKIISU SHEEGI WAAYEY XANAQ AFKA FURATAY TIJABI2024Pt11
24:28
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 1,9 МЛН
Walbahaar | Short Film
4:21
Infinity Media Solutions
Рет қаралды 2,6 М.
Бабайка #юмор #рекомендации #прикол
0:32
МэдПринц 👑
Рет қаралды 2,5 МЛН
ПИЩЕВОЙ ВАНДАЛ НАКАЗАН
0:20
МАКАРОН
Рет қаралды 3,1 МЛН