Sidee Ayuu Iskugu Hayn Karaa Musharax Cirro Siyaasi Maxamuud Xaashi Iyo Siyaasi Xirsi Cali Xaaji

  Рет қаралды 6,779

SUMAD Somali TV

SUMAD Somali TV

29 күн бұрын

Пікірлер: 21
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 27 күн бұрын
Wa shaydaanki xaabada qaadiwayey e qaarkale kudaray sadexdaba qofna madoran doono❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 27 күн бұрын
Markaay taladaada ku urto cidna ha eersan 😂😂😂😂😂
@AxamedKuhaad
@AxamedKuhaad 27 күн бұрын
Isma qadan kara neh laba laba qof oo gala fikir ah
@user-vp9sy3uk8h
@user-vp9sy3uk8h 27 күн бұрын
Adeer Dr Cabdiraxmaan Maxamed abdillahi Ciro waa nin ku suntan dulqad.isku hayn iyo mideyn runti waxan ku cadeynaya inay ka heyli doonan wax ay ku farxaan Xirsi iyo Ina xashii
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 27 күн бұрын
Aduunka waxa la dortaa xisbiga dalkiisa difaaca kulmiye kaahin guuuuu
@DaahirXuseenxasan-un4yf
@DaahirXuseenxasan-un4yf 27 күн бұрын
Laba tuug iyo ciro
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 27 күн бұрын
Doonidii hoostaa laga dalooliyay
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 27 күн бұрын
HAWADII WAA LASOO CELIYAY USHEEG XAASHI DOONIDII WADANI HOOSTUU KADALOOLIYAY MIIDHIYE COD MA MA BIXIYO
@DaahirXuseenxasan-un4yf
@DaahirXuseenxasan-un4yf 27 күн бұрын
Xirsi ayaa ku daayey markii uu arkay inaanu wax coda habrjeclo kawaayey xirsi
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 27 күн бұрын
Jokar booli qaran baa taladiisii mar sadexaad u soo urtay Kulmiye ka baxay Ku noqday tiiyoon laysoo maslixin Ka tagay Urur baan furtay kaah la yidhaa Ka baqayoo is bixin waayay oo dib ula midoobay kooxdaa u isku cadawga gudaha ahayn. Kkkkkkkkkkkkkkk way isla dhacayaane aynu ka dhur sugno booraanta hadimay qodayeen siday ugu kala hor dhacaan
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 27 күн бұрын
Adeer ciro isagiibuu xirsi ICTISAAM HAGAYAAYEE MIYAAD KAN MAYDKA AH AAD MEESHA KA SAARTIDOO AAD TIDHAAHDID LABADA TUUG SIDAY ISGU AAMINAYAAN
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 27 күн бұрын
Baroorta heego awooda siyaasada cadceed duhur sacabo laguma qarin karo
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc 27 күн бұрын
Baroori kaa yeedhay
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 27 күн бұрын
Reer ku boodku waa astaanta cadawga gudaha ee caleentoodii cadaatay. Sida huwannkalkaalku ugu kala hor dhaco booraantii hadimay qodeen baanu ninka u soo qaadanaynaa daawashadeeda
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 27 күн бұрын
Wadani hawada ka bax hubaal
@cabdiraxiinkhadar4433
@cabdiraxiinkhadar4433 27 күн бұрын
Codka habarjeclo iyo ka garxajis ayaa lamidaynayaa codka reer somalilandna waa lagu darayaa kadibna habarjeclo laba urur siyaasadeed ayay lasoo baxaysaa garxajisna madaxwayne ayay helayaan.
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 27 күн бұрын
Waar ey aamus waxba ma garanmaysida
@IbrahimJama-th6nc
@IbrahimJama-th6nc 26 күн бұрын
Waar labadan nin maxaa ka xun waar orda oo dhulkaa ilaahay u shaqo taga dhoorayaal ha noqonina bahashu halkaad taqaaneen way dhaaftaye ha nagu soo gurya noqonina helo culus ayaa lagu jiraa mise gacan baad naga xayraamaysaan
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 27 күн бұрын
Cirro askari ma.aha ee waa siyaasi Diplomatie ah 😂😂😂😂😂
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 27 күн бұрын
WAAR WAA BEEF UU XIRSI ICTISAAM UU ISGA LEEYAHAY
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 93 МЛН
Я не голоден
01:00
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Galaydh Media
Рет қаралды 85 М.
wadani iyo kaah
1:15
Siciid Saalax dirir
Рет қаралды 1 М.
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН