Sidee Ku Garan Kartaa Dadka Caqliga Yar ama Caqliga badan?

  Рет қаралды 31,459

Maryam & Mohamed

Maryam & Mohamed

4 жыл бұрын

INTA RIIX to SUBS / @maryamandmohamed
-----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Follow us:
FB: Nolosha Farxadeeda / noloshafarxadeeda
IG: Nolosha Farxadeeda
-----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
ASC, ku soo dhawaaw Nolosha Farxadeeda. Channel kaan waxaa daadihiyo Mohamed iyo Maryam. Waxeeynu nadhahay lamaano ku nool wadanka Mareykanka kana soo jeedo Somalia :)
Nolosha Farxadeeda wuxuu ka hadlaa sida loo dhiso guri dhameeystiran, waxa kale oo aan ka hadalnaa waxbarasho, aroos, jaceel, wada noolaasho, Talo bixin, iyo arimo kale oo taabanaayo bulshadeena Somaliyeed meel walbo oo eey joogaan.
Insha Allah waxaan rajeeyneynaa in aad ka faaiideysi doontid.
Hadii aad heeyso talo fadlan nala wadaag, comment ga noogu soo qor ama inoogu soo dir emial kaan Noloshafarxadeeda@gmail.com
Hadana --------SUBSCRIBE
Hi guys, welcome to Nolosha Farxadeeda. We, Mohamed and Maryam, make family videos where we talk about some struggles that our Somalia community goes through day-to-day life. We also touch subjects such as education, living in harmony with you spouse, save money, etc
If you have any question or a suggestions, please let us know in the comment section :)

Пікірлер: 42
@axmedbaashi5748
@axmedbaashi5748 3 жыл бұрын
Qofka caqli badan waa qof alle ka cabsooda oo aakhirada xusuusto kaasaa cuqaala bro
@fowsiyacali8491
@fowsiyacali8491 3 жыл бұрын
صحيح
@omartikey1587
@omartikey1587 3 жыл бұрын
Exectly 😍
@shucebabdi7743
@shucebabdi7743 3 жыл бұрын
Saxiix wll
@xaawoxuseen4746
@xaawoxuseen4746 2 жыл бұрын
Keep going
@haniabdi1363
@haniabdi1363 3 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah Alxamdulilahi inan ahay dadka aqligoda sareya Alxamdulilahi Rabil calamin I always focus on how to be successful person barakallahu fiki akhi
@umucafiifa2310
@umucafiifa2310 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@innocentgirl9984
@innocentgirl9984 3 жыл бұрын
Masha Allah Thanks walal
@sumayosiman1324
@sumayosiman1324 3 жыл бұрын
Masha allah wll🙏🙏🙏
@nuratakar3155
@nuratakar3155 4 жыл бұрын
Masha allah abowe sida quruxda bdn oo ad nola wadagde noso badi keep going bro
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 4 жыл бұрын
Mahadsantahay wll
@zakariyesaidali4513
@zakariyesaidali4513 3 жыл бұрын
Masha allh wax runa ka hadashy Go ahead bro
@jimcaaleabdirisakali3116
@jimcaaleabdirisakali3116 3 жыл бұрын
Mash allh bro waa runtaa labo labo allha naga saaro
@sumayaaraweelo57
@sumayaaraweelo57 3 жыл бұрын
Keep going wllo qli
@alwiasaid6635
@alwiasaid6635 3 жыл бұрын
I love watch you guys you guys Are the best best
@safiyaahmed3868
@safiyaahmed3868 3 жыл бұрын
waa mahadsantahay sheikh
@Anasbuler
@Anasbuler 4 жыл бұрын
Waxa aad shegtey Ma ahan arimo caqliyaded ee wa bey ada uu ku nool yhy Ama uu ku sobarbary tasa kenta xanta tan sports Sidokle wa lamid bey ada aad ku noshahay Ama dadka lanaqanty 3 caqliga Fcn inu keno fikrad iyo Sidokle mesha utagan yhy inu ka bxo tasi aqon inu le yhy kaliya ku xiran Waxa jiro dad fara badan caqlibdan Lkn aan aqon lehen Sidokle caqliga bini adamka sida ushaqeyo Shekh musatafa marka hadlayy ban layabay true anu iga hadlayy caqliga qaar kaliya ubahan yhy erey bosotif ah inu maqlo tasi oo si dhira galineyso qofka inu dadaal sameyo
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 4 жыл бұрын
Insha Allah. Saas waaye
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 3 жыл бұрын
Waa sax fikirkaan laakiin dadka liito yaan la dhibsan hala waaniyo waa walaalaheen inal muminiina ikhwa
@abdulkadirmohamed7667
@abdulkadirmohamed7667 3 жыл бұрын
Masha allah
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 3 жыл бұрын
Thank you baba Shan 😊
@horusocod143
@horusocod143 4 жыл бұрын
Thanks bro good topic
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 4 жыл бұрын
You’re welcome bro
@Nalka664
@Nalka664 3 жыл бұрын
Ok
@mustafeabdullahisaid8512
@mustafeabdullahisaid8512 2 жыл бұрын
Qofka caaliga badan waa qofka naftiisa xisaabiya
@abdihakiimmohameddhir-qeey245
@abdihakiimmohameddhir-qeey245 4 жыл бұрын
Mhd sanid. Waxan jeclan laha dabecdaha shaqsiyaadka inad ka hadasho.
@fardowsaelmi731
@fardowsaelmi731 4 жыл бұрын
ishaa ka ridey walal waa sax adoo mush quul ah bey waxey kuu la imanayaan dad muslin ah xantooda,
@maidacabdi1342
@maidacabdi1342 3 жыл бұрын
Man sha allha wll horay usocoda wlaahi wan daawada fiyowyashiina wana kahelay man sha allha horay usocoda
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@mahadibrahim1519
@mahadibrahim1519 3 жыл бұрын
Sxb waad haleeshay
@mustafeabdullahisaid8512
@mustafeabdullahisaid8512 2 жыл бұрын
الكيس من دان نفسه وعلم لما بعد الموت
@mizznagha8861
@mizznagha8861 4 жыл бұрын
Qofkan midna isku mashqulin kawaran lkn dadka dadka ku mashqula lalaba igu qabata wn necbahay sbb
@tigerojahn9845
@tigerojahn9845 3 жыл бұрын
Waa runta
@itshim7600
@itshim7600 3 жыл бұрын
Broh for me am 18 and I love football and I always talk about it But I don't talk about when am with dad or mom and teachers So is it mean am dammm?
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 3 жыл бұрын
NOT at all but I hope you don't waste your whole time watching and talking about. I watch and socialize with football but only on my spear time.
@itshim7600
@itshim7600 3 жыл бұрын
@@MaryamAndMohamed thanks
@sacdiyoabdulahi6550
@sacdiyoabdulahi6550 4 жыл бұрын
Keeep going bro
@MaryamAndMohamed
@MaryamAndMohamed 4 жыл бұрын
Thanks wll
Maxay dadka Caqliga badan u leeyihiin Saaxiibo yar
4:46
HOYLAMP
Рет қаралды 29 М.
Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato
13:49
OGAANSHO
Рет қаралды 325 М.
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 15 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 132 МЛН
SOMALIA maxaan kala kulanay?
9:19
Maryam & Mohamed
Рет қаралды 128 М.
Dhaxal Mise Kasbasho ! | Caqliga iyo caqli badnida |
10:34
OGAANSHO
Рет қаралды 124 М.
Sideen ku galay mid ka mid ah JAAMACADOOYINK Aduunka ugu Sareeyo
19:22
Maryam & Mohamed
Рет қаралды 32 М.
8 Calaamadood oo lagu garto dadk caqliga badan!
3:01
Abdinasir Safaana
Рет қаралды 12 М.
7 Talaabo Oo Aad Ku Kordhin Karto AWOODA MASKAXDAADA
3:54
Wax Ka Barro
Рет қаралды 119 М.
SOMALIA - BEERAHA AFGOOYE - RAAXO
11:20
Maryam & Mohamed
Рет қаралды 84 М.
7 Wax oo ay sameynin Dadka Caqliga badan
6:48
HOYLAMP
Рет қаралды 60 М.