Sidee loo dhiga sabta miyiga ama badiyaha ugu horen waxa lakariya

  Рет қаралды 12,458

Hodan Leeyli Media

Hodan Leeyli Media

Ай бұрын

Пікірлер: 17
@dahirwarsame7528
@dahirwarsame7528 Ай бұрын
Waxaan leeyahay mabruuk arooska hanbalyo allaha barakeeyo, shaqo wanaagsan iyo hido iyo dhaqan fiican masha allah
@user-kv9qs3xv1w
@user-kv9qs3xv1w Ай бұрын
soomaalidan marjey dibada aadan mexey cadan iskugu maleyan horta waligena cunto halmel ku cuni jirnay dhaqankena ceebmalahan masha Allaah
@RugtaWararka1
@RugtaWararka1 Ай бұрын
masha alaah sabmiyaa wallo
@AbshiroAli-xm3ke
@AbshiroAli-xm3ke Ай бұрын
sab wacan masha allaah
@fatimaikhtii5563
@fatimaikhtii5563 Ай бұрын
mashlh alla barekeyo arooska
@MARKAATIGA
@MARKAATIGA Ай бұрын
war naagtan hodan waa cayaaso allow yaan ku guursan bal fiirsha siday canbuulada u daadisay
@sunnisunni5767
@sunnisunni5767 Ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@adenmohammed2065
@adenmohammed2065 Ай бұрын
mash allah maandhaay waan kaa faaiidnay aniga baadiyaheyga waa Hiloowle gaab laakin waliga matagin ciyaal xamar aan ahay
@Taamow10
@Taamow10 Ай бұрын
السلام عليكم ورحمة Hodan Leeyli Digir iyo bariis ma ahan Dhaqan Abgaal Cismaan. Digir iyo Galey aan la tumin ama Digir iyo Habooq . Digir iyo Masago aan la tumin.Sabta waa ku dheeshay.
@AbdirahmanAyanle-mf8yj
@AbdirahmanAyanle-mf8yj Ай бұрын
Gaajo I qabatay.aniga maxaa igu yeedhi wayday.
@adenmohammed2065
@adenmohammed2065 Ай бұрын
waxaan kaliya kuusheegi hal fariin oo aan rabo dadkaan baadiyaha inaad iga gaarsiiso wiilasha markey qalaayaan ariga kuwa kale oo ujeedaan yeysan qalin . hakala qariyaaan
@AbdirahmanAyanle-mf8yj
@AbdirahmanAyanle-mf8yj Ай бұрын
Run baad shegtay wll
@user-wh5mq5ng2p
@user-wh5mq5ng2p Ай бұрын
inbaay haye❤❤❤❤
@dahirwarsame7528
@dahirwarsame7528 Ай бұрын
Ilaahow qof aan wax ogeen ha cadaabin Hodaneey ma ogtahay wadamada yurub ineey matagaayaan hadeey arkaan qaabka aan wax u cuno halsaxan 5 qofood oo gacmaha ku xunaayo hadana baryaqaadaayo lamaqlaayo bajqbajqdooda adeer ka daa mardanbe hasoo sawirin.
@fardowsocadey1337
@fardowsocadey1337 Ай бұрын
Maxaa ka galay marka waxaas wadankedey joogtaa yaa wax ka badali kara wllo
@BadXinlabi
@BadXinlabi Ай бұрын
Maxa yurub Naga galay dhaqanay leyihiin anaguna dhaqanaa lenahay somali qofkii yimad sasu wax ucunaa hadikale meshisu jooga gaal futo cad hanoga shekayn
@sjg87
@sjg87 Ай бұрын
Yurub doofaar dixri leh bay cunaan iyagoo og bakhtigaa u xalaal ah hilibkooda xataa meel uu soo maray ma oga ma cuntadeena iyo dadkeena nadiifta ah oo 5ta goor weesaysta baa nin xaar tiish ku soo tiray la dhinac dhigtay soomaali waa nadiif
Nolosha cadigaa ee tuulada iyo malinteena jimcada sidey eheed
8:02
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 77 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,9 МЛН
Ruwaayadii Waa laqabaa waa qaraabataa Part 2
20:12
Xogmaal Media
Рет қаралды 634 М.
PRANK DAGAAL IYO GACAN QAAD SABABAY
14:36
Family Sagal Channel
Рет қаралды 85 М.
Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay
20:01
Dhakhtarrr
Рет қаралды 859 М.
ROUTINE NIGHT MAXAAN QABTAA MARKA AAN GURIGEEYGA JOOGO HABEENKIII🤔🔥
12:23
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 300 М.
SHORT FILM QISA DHAB AH | NIN XUN PART 6
28:08
FAM TV
Рет қаралды 674 М.
Dalka ugu qanisan aduunka Luxembourg 🇱🇺 The richest country in the world Luxembourg
18:54
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 77 МЛН