Sidee mashruuc loo dhisaa? | U.Hamse Habiib | 1aad

  Рет қаралды 28,229

Razeen Training Center

Razeen Training Center

9 ай бұрын

Sidee mashruuc loo dhisaa? | U.Hamse Habiib | 1aad
Razeen Training Center

Пікірлер: 34
@cabdiwaliwaliaadan3296
@cabdiwaliwaliaadan3296 9 ай бұрын
5 sano ayuu hadda ii qoranyahay mashruucaygu ALLE ha ii rumeeyo
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 9 ай бұрын
Ustd alle ha kaa ajer siiyo waa aqoon muhiim ah
@abdirizakmohamudyusuf6571
@abdirizakmohamudyusuf6571 9 ай бұрын
Sh. Xamse Xabiib talooyinka waa muhiim, aniga aad bay ii taabteen. Mahadsanid.
@user-qi4pn3ix2l
@user-qi4pn3ix2l 9 ай бұрын
Caawa ma anaa mise waa khudbada waxaad moodaa in aniga tooos layla hadlaayo Allow barakee sheikha aamiin
@kafiwarfa
@kafiwarfa 9 ай бұрын
JAZAAKALLAAH ❤KHEYR USTAAD HAMZA HABIIB, ❤ Runtii Duruus aad u anfacaysa umadda iyo dhalinyarada ayaad soo tabisaa, wan kugu xidhanahy Aad ayaana ulasocdaa dawrooyinkaaga…From NAIROBI KENYA 🇰🇪
@alinuromer5876
@alinuromer5876 9 ай бұрын
❤ Mansha Allah Jazakaleh kheyr Sheikh Ustaad❤ Hamse Xabeeb ❤.
@ismacilxasan-wr9jk
@ismacilxasan-wr9jk 9 ай бұрын
الله يبارك فيك يا شيخنا الفاضل ❤❤❤
@idiriisyuusuf4083
@idiriisyuusuf4083 3 ай бұрын
Maa shaa Allah ustaad shukran daraasad fiican weeye...
@abokorismail1529
@abokorismail1529 9 ай бұрын
Aderkay Sh Xamse Xabiib Xuseen Farax Alle Haku Parakeeyo
@MaxamadXasan-mj2rq
@MaxamadXasan-mj2rq 9 ай бұрын
Masha Allah ustaad soo badi aadbaanu kaaga faa iidnay
@abdiqafaarahmed2137
@abdiqafaarahmed2137 9 ай бұрын
Jazakallah sheikh
@aliabdillahi1206
@aliabdillahi1206 9 ай бұрын
Mansha Allah. Hore u soco adeer
@ismaaciilmaxamuud437
@ismaaciilmaxamuud437 9 ай бұрын
جزاك الله خيراً وغفرالله لك ولوالديك
@jawahirsaid1345
@jawahirsaid1345 9 ай бұрын
Mansha'Allh JazakAllah ustad
@buullebarre
@buullebarre 9 ай бұрын
one of the best i watched thank you razeen training centre
@hoodoahmed6308
@hoodoahmed6308 9 ай бұрын
Maalinta wan fadhiyay iminka oo aan dhageysanayo ayay iga sameeyn badantahay jasakallah ustaad
@jabartiinadabshid2044
@jabartiinadabshid2044 4 ай бұрын
Ma.alh ustaad
@abdifatahamin3220
@abdifatahamin3220 9 ай бұрын
ماشاءالله عليك يا اسدد حمسا الله يبارك
@abdirihmanhusenmahamed6479
@abdirihmanhusenmahamed6479 9 ай бұрын
❤ masha Allaah
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 9 ай бұрын
MANSHAALLAH 👏👏
@Yahyemohamed607
@Yahyemohamed607 9 ай бұрын
Ilaahay haku sharfo ustaad sheikh hamza, waxaan kugu xirnaa mudo aad u kooban, waxaa iska kay baddalay wax yaalo aad u badan. Runtii dhihi maayo dhaqaale ayaan sameeyay, wali waxaan ahay arday balse waxaa is baddalay aragtiyadayda ku aadan dhanka dhaqaalaha ama bilowga hore ee sidee mashruuc loo bilaabaa, waxaana rajaynaa insha'allah Inaan maalin uun isku filaansho dhaqaale gaaro.
@abdirahmanmukhtarchanel5084
@abdirahmanmukhtarchanel5084 4 ай бұрын
Al ustaad Xamse Runtii Aad iyo aad ayaad umahadsanthy Mawduuc aan Waxbadan Ka faa idnay Ayaad Ka hadashay Runtii Wakhtiga Kooban een Kugu Xidhnaa Wax badan ayaan Kaa faa iday
@user-ic5kd3bt8v
@user-ic5kd3bt8v 9 ай бұрын
Jasaka allhu khyr
@sucudmuxumed715
@sucudmuxumed715 9 ай бұрын
Haa wallahi waa tan ihaysata waxan rabaa inaan wax ucadeeyo markaasaa ay qalad iifahmayaan Ana markaasaa moodaaba in is kas ah ay isku moodsiinayAan
@dopaminedetox4146
@dopaminedetox4146 9 ай бұрын
Mahadsanid ustaad ❤️ Jazakallah. Waraaqahana iyago PDF ah inoso upload fare fadlan si aanu dhamaan uga faaidaysano!
@qalpiqalpinhoo8995
@qalpiqalpinhoo8995 2 ай бұрын
Beer baan doonaya inaan dhisto maxad igula talin lahaydeen wllhy razeen training
@apdalladikre8949
@apdalladikre8949 9 ай бұрын
Goor for you 1:31 teacher
@sadikmahamud8229
@sadikmahamud8229 9 ай бұрын
Mashaa Allah saladaas ilahay saladayda kareebi maayo😢
@RasoAhmed-xl2nu
@RasoAhmed-xl2nu 6 ай бұрын
Se waba sha
@AbuuCukaasho
@AbuuCukaasho Ай бұрын
Axmad zubeyd
@lukamaal
@lukamaal 9 ай бұрын
Qaybta labaad soo geliya wll
@RasoAhmed-xl2nu
@RasoAhmed-xl2nu 6 ай бұрын
Acs
@HAMZEABDI-qc5ye
@HAMZEABDI-qc5ye 9 ай бұрын
Q2 sogaliya fdln
@purhaanxbf8496
@purhaanxbf8496 9 ай бұрын
*Ustaad waraaqaha video-ga dambe qeybta discrimination nosoo dhig aan kala dagne jazakumullah*
Sidee mashruuc loo dhisaa? | U.Hamse Habiib | 2aad
17:09
Razeen Training Center
Рет қаралды 17 М.
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 53 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 133 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,9 МЛН
SIDEED DAYNTA LA ISAGA BIXIYAA ? | Dabinka Daynta | U.Hamse Haiib
34:53
Razeen Training Center
Рет қаралды 48 М.
Maareynta fasalka PROF C/rizaaq Maxamed xaashi
9:36
ANSAN MEDIA
Рет қаралды 7 М.
Sidee loo gaadhaa horumar | Meehaal Podcast
25:07
Meehaal
Рет қаралды 39 М.
Faqiir yaa La Yidhaah? || Ustaad Hamse Habiib
36:56
Razeen Training Center
Рет қаралды 18 М.
Waad guuleysan kartaa hadii aad sameysid arimahan
9:43
Somvato Institute
Рет қаралды 18 М.
Horumarinta Nafta || U. Abuu Cubayda
29:00
Razeen Training Center
Рет қаралды 19 М.
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 53 МЛН