Sidee tiknoolajiyadda loogu badali karaa xirfaddaha dhalinta Soomaaliyeed?

  Рет қаралды 21,300

MMuse Hassan

MMuse Hassan

3 жыл бұрын

Sidee tiknoolajiyadda loogu badali karaa xirfaddaha dhalinta Soomaaliyeed? Muuqaalkaan wuxuu qayb ka ahaa Shirka Dhalinta Soomaaliyeed (Somali Youth Summit) ee ka dhacay Jigjiga.

Пікірлер: 43
@maanmaalchannel6918
@maanmaalchannel6918 3 жыл бұрын
Ustaaadka markaan ku arko si qalbiyan kuugu soo duceeyaa taasi waxaa keentay anigoo buugeyga jaamacada qoraya ayaan gaaray qeybta data analysis markii hore waxaan ku tashanayay asxaab taqaano inay data entry ii samey doonaan laakiin waa ii cudur daarteen , waxaan go'aansaday inan barto waxaan helay casharadada Online ah waxaan ku bartay wax kayar halmaalin waana xaretey data-deydii dad kalana waan caawiyay mahadsanid in badan. Mahadsanid malaayiin jeer
@MMBariise
@MMBariise 3 жыл бұрын
Mahadsanid, Maanmaal. Sharaf ayay ii tahay hadii muuqaaladii aan halkaan soo gelyay ay ku caawiyeen.
@mohamedsomaali3202
@mohamedsomaali3202 3 жыл бұрын
@@MMBariise ustaan wxn rabaa inan ardaydada kamid noqdo
@mohamedmire820
@mohamedmire820 3 жыл бұрын
@@mohamedsomaali3202anna waan rabaaz 00252906569910 ilà soo xiriir
@munacqanimuuse455
@munacqanimuuse455 Жыл бұрын
Wlla an ubahanee xagee kahelaaa
@dhiirigeliyemfi7012
@dhiirigeliyemfi7012 Жыл бұрын
@@mohamedsomaali3202 Aniga sidoo kale
@ahmedmohamudmohamed1123
@ahmedmohamudmohamed1123 3 жыл бұрын
Masha Allah Ustaad keep going for your hardwork
@ilabarocom
@ilabarocom 3 жыл бұрын
MashaAllah Macalinka an ka bartay Spss data analysis Thnks Alott Jazakkalahu Khayran
@maxamedabshir1181
@maxamedabshir1181 3 жыл бұрын
Msha allh Mm muse Mahadsanid
@SharifHAddow
@SharifHAddow 3 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad Maxamed Muuse sharaf bay iitahay inaa ardaydaada kamid ahaado iyo inaa wax badan kaa faa'iiday howl wanaagsan baa uhaysaa ardayda Soomaaliyeed ee Rabbi haku xafido ustaad
@abdimajeednormuallimabdi8099
@abdimajeednormuallimabdi8099 3 жыл бұрын
Masha Allah ustaadii
@abdifatahmohamedibrahim4073
@abdifatahmohamedibrahim4073 3 жыл бұрын
Masha Allah ustaad
@mohamedalimohamed2634
@mohamedalimohamed2634 3 жыл бұрын
Ustaad MMuse Hassan Allah ka abaal mariyo juhdiya aad ku bixineyso hormarka ardayda somaliyeed.
@xafsocali2546
@xafsocali2546 Жыл бұрын
Haddaan arkay muqaalkaan mahadsanid macalin wax badan baan ka faaiiday
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 3 жыл бұрын
Mashalah tabarak hanbalyo
@abdirazaqaliyusuf3157
@abdirazaqaliyusuf3157 3 жыл бұрын
masha allah @muse juhdi aad u weyn baa heysaa alle hakula garab galo
@abdikaniabdirahman1425
@abdikaniabdirahman1425 3 жыл бұрын
mnsh eng mohamed muse wxan kuu rajaynaa hormar iyo cafimaad dheer
@liibaan9555
@liibaan9555 3 жыл бұрын
Hambalyo Ustaad
@FX-lb9ke
@FX-lb9ke 3 жыл бұрын
mashaa allah horay u socda
@mohamedmohamoud8573
@mohamedmohamoud8573 3 жыл бұрын
Ustaad aad bad u mahadsan tahay
@yusufnunowabdulle2159
@yusufnunowabdulle2159 3 жыл бұрын
Ustaad @Mmuse Hasan allaha ka abaal mariyo Juhdiga ad ku bixineso hormarinta dhalinta somaliyeed
@MMBariise
@MMBariise 3 жыл бұрын
Mahadsanid, Yusuf.
@xasancumar5745
@xasancumar5745 Жыл бұрын
Hadad magaca Alle ujeedo like Sarah wll
@mariam-nw6pk
@mariam-nw6pk 3 жыл бұрын
Anigu horeyna waan kaaga faaiday hadana waakafaaiday🥰
@Engkafi
@Engkafi 3 жыл бұрын
Asc ustaad wan ubaahanahay koorsooyinkaas aad tilmaamtay ee halkee ka bilaabi karaa koorsooyinkaas aad tilmaamtay
@miskicabdinoor2994
@miskicabdinoor2994 3 жыл бұрын
Ustaadiii Mmuuse marka hore waan ku mahadcelinya,channelkaada waxaan ka bartay Data analysis. Macallin waxaan ku weydiyey website aad ardayda wax ku bartaan Ma ila wadaagi kartaa si aan ugu faa'iideysta koorsooyinka online aad bixisaa
@ahmedtahirahmed9530
@ahmedtahirahmed9530 3 жыл бұрын
Waxan kamid ahay dhalinta ree #jijiga waxan sitoos auga soo qayb galay Barnaamijkan run ahaanti anoo hore kugu xidhnaa Ustaad aad baanan ugu bahanahy Barnaamijyada aad ardeyda somaliyed ka caawiseen waxan si buuxda kaga codsanaya numbeerkaga si aan sitoosa kula soo xidhiidho mahadsanid
@saadiqyare9858
@saadiqyare9858 3 жыл бұрын
Ustaad ani waxaa ku bartay adoo japan jooga oo koorsooyin ku saabsan Research ka xagaan soo galin jiray, waxaad hormarka ku gaadhay waa tabarruca wuxuu ilaahay ku barat iyo waxaa awoodid aad dhalinyarada ka hagran. Mahadsanid in badan waxaan rajaynayaa in mar waqtigu ku maamuusi doono.
@anshaxyare9867
@anshaxyare9867 3 жыл бұрын
Mohamed mlinti ad xaflada ka hadlaysy waxan islaha waxan islaha ninkan halkad ku arki jirtay sow wa mclinkaygi Research ka ee youtube ka wagi aan jmcda ka qalinjabinyay hamblyo mclin
@ahmedtahirahmed9530
@ahmedtahirahmed9530 3 жыл бұрын
Waxaan diyaar uahay inaan sibuuxda uga faideysto 1 person-1 cource habka ugu fudud ee aad iga caawin karto ila wadaag mahadsanid
@ismahaancijaal5898
@ismahaancijaal5898 3 жыл бұрын
Wall maka qayb qaadan karaa cashirahaas online ah hady haa tahy xageen kaheli karaa
@faadumofaarax3533
@faadumofaarax3533 3 жыл бұрын
Ustd macadka si tos malo iman karaa oo technologies maka baran karaa
@zakarieissemohamud8506
@zakarieissemohamud8506 3 жыл бұрын
ustaad qaalia sharafa mudantahay
@aalimouse1352
@aalimouse1352 3 жыл бұрын
Aniyo oo aan joogin jigjiga ma isdiwaan galinmkara oo xisadaha ma qaadan kara ileen system ku waa online ne si ma jira link aan soo Raaco aad baan ugu baahnaa inaan barto gaar aahaan Compuuter science gaar ahaan procgramming language
@kadisxb2507
@kadisxb2507 3 жыл бұрын
hadaad u baahanttay luuqadaha wlaal sida java c# iyo kuwii la midaba ko qor googlaha tiigsi technology waad ka heleysaa inshaalh zxp ama imikaan bilaabayba
@dhudubgalaadi6547
@dhudubgalaadi6547 2 жыл бұрын
macalin challengegas anigana igu dar fadlan anigaa coursera courseyoying digital marketing ah uga baahna marka fursadas ardada helasa igu dar ustaad xage kalaso xirira
@yackowyare256
@yackowyare256 3 жыл бұрын
Xgee ka heli karaa cashadaas onlineka ah
@altoclips1453
@altoclips1453 3 жыл бұрын
Wll macan so Japan ma jogto waxa aan DONAYA inaan jamacad USO aado ma igu cawin kartaa waxyalo baddan
@abdallaosmanali2984
@abdallaosmanali2984 3 жыл бұрын
Sxp halkee kaheli karnaaa courses kaaas
@dhiirigeliyemfi7012
@dhiirigeliyemfi7012 Жыл бұрын
Xaggee ka helaa Fursadaan
@abdulaziztahlil5326
@abdulaziztahlil5326 3 жыл бұрын
Eng. Runtii waan soo dhaweynyaa fikarka iyo hal abuurka aad umada soomaaliyeed usoo bandhigteen. Waxaan kamid ahay axbya chanelka kuxiran esp. Cilmi baarista waxaan rabay books spsska imaa ii soo dirtid sheikhdon114@gmail.com. tnx eng..
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 3 жыл бұрын
Aderow business ku ekow Caafimaad maaha cayaar cayaare
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,3 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 11 МЛН
Astaan Talk-  Artificial Intelligence- Eng Abdirizak Warsame
1:24:01
8 qalad oo ay galaan dadka ku howlan suuqgeynta iyo iibka
12:32
Somvato Institute
Рет қаралды 13 М.
My Journey in Japan
7:16
MMuse Hassan
Рет қаралды 11 М.
Mastery: How to Learn Anything Fast | Nishant Kasibhatla
19:10
Ideas & Inspiration
Рет қаралды 14 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,3 МЛН