Sidee U Samaystaa YouTube?! Maxaa Igaga Horreeya?!

  Рет қаралды 27,365

Sahanka

Sahanka

4 жыл бұрын

Baraheena Bulshada:
Facebook: / aadansahan
Instagram: / aadan_sahan
Teitter: / aadansahan
Tik Tok: vm.tiktok.com/T2beUu/
Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.

Пікірлер: 267
@cawilsudaysi
@cawilsudaysi 4 жыл бұрын
Ilaa maanta waxaan dul taagnaa qoraalka commentigan. ilaa dhawr iyo toban jeerna waan masaxayey marba marka ka danbaysa ilaa aan waayey waxaan soo qoro oo aan ka ahayn. "Ilaahay haku sharfo walaal."
@inabigeyschannel7079
@inabigeyschannel7079 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 4 жыл бұрын
AaDaN KhaDer Ali aqoonyahan somaLiyed
@abdikaniyassin5651
@abdikaniyassin5651 4 жыл бұрын
Oday Xamse zxb hlksan kaa salmy waa c.qani yasin golis university
@banadirproductio
@banadirproductio 4 жыл бұрын
*Wll qaali hadaad iga danbeyso hal **#subscribe** igu sharaf Allah ku sharfo aduun iyo aakhiraba*
@abdilahiali4668
@abdilahiali4668 4 жыл бұрын
Masha Allah bro thanks waa Tallooyin muhim ah Waad ku mahadsantahaY Madaxaad bro ii sarantahaY bro from DIRE DAWA
@ayubismaciil3241
@ayubismaciil3241 4 жыл бұрын
wll aadan alle haku barakeeyo.waxaatahy shakhsi igu qaaliya wllhi
@royalofficial1023
@royalofficial1023 4 жыл бұрын
Qofkii ugu horeeye
@zupersavvy1
@zupersavvy1 4 жыл бұрын
Arrimaha palastine 😭😭😭mxd uga wartime wydy
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 жыл бұрын
Shugran walal Qali Walal no so Same sida la samaysto youtube .hadad Awoodo (Adan)
@Sheekhmustafahaajiismaciil
@Sheekhmustafahaajiismaciil 4 жыл бұрын
Fadlan walal nagu so biir hada kheerka jaceshhy mhdsanid 😔🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@jacaylwadhabwadhab4435
@jacaylwadhabwadhab4435 4 жыл бұрын
Wllo wankusaraya subscriber alaah hakubarakeeyo waxba kale kama.codsanayo wllkay
@saadaqcali2237
@saadaqcali2237 4 жыл бұрын
Hye wll❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mohamedhassan5590
@mohamedhassan5590 4 жыл бұрын
Jassakallah
@apdiwahapcabdi7672
@apdiwahapcabdi7672 3 жыл бұрын
Alle darti ugu fàa'ide dadka wllo
@yahyealnajmi8
@yahyealnajmi8 4 жыл бұрын
Aniga aya islaha sameyso lkn hadda ka jogsaday. Khyr alle haku waafajiyo wllky adam sahan.
@ciiseislaam1453
@ciiseislaam1453 4 жыл бұрын
mahadsanid ustaad wax badan kaa faaidey runti illahey haku xifdiyo Aad baad ii dhiirigalisay 😍😍😍
@Liban-17
@Liban-17 4 жыл бұрын
Masha Allah walal Adan horey u soco hadafkaagu waad gaadhaysaa Insha Allah
@aishahassan1103
@aishahassan1103 4 жыл бұрын
Masha Allah rabi hakaa abalmariyo wanaga aad bulshada lawadageyso
@maryamaismail104
@maryamaismail104 4 жыл бұрын
Aadan sahan the best youtuber💯💯
@waayahaaduun4183
@waayahaaduun4183 4 жыл бұрын
Mnçha allh
@BaalPodcast
@BaalPodcast 4 жыл бұрын
Asc wll adan-sahan waxan ubaahanahay arimaha falastiin iyo gumaadka muslimiinta!!
@dheeman01nasrudiin91
@dheeman01nasrudiin91 4 жыл бұрын
Masha allh thanks
@yacquubtimir3550
@yacquubtimir3550 4 жыл бұрын
Shugran zxp qli
@zupersavvy1
@zupersavvy1 4 жыл бұрын
Thnkz☝️☝️🥰Brother
@mr.omarhusseinali5992
@mr.omarhusseinali5992 4 жыл бұрын
Waa mahadsantahay sxp
@masutmasut4
@masutmasut4 4 жыл бұрын
Second one 2😆😆
@xamsecalin912
@xamsecalin912 4 жыл бұрын
Man fahmin ee maxaa second 2 kujirra ood ku qososhay
@midnimodoon9362
@midnimodoon9362 4 жыл бұрын
جزكالله Adan sxb alla ha ka abaalmariyo Waa run oo in la iska hubiyo waxa la so gudbinayo waa sax. فمن يعمل مثقال ذرة خيرا يره ومن يعمل مثقال ذرة شرا يره Iska hubi waxa aad ku hadlayso wa muhim.
@ibraahimahayir5667
@ibraahimahayir5667 4 жыл бұрын
Moncha allah wllo aadan. Ilaahay wllo cilmigaad na siisay rabigu khayr aduun iyo jano aakhiro ha kugu abaalmariyo
@persoonone4446
@persoonone4446 2 жыл бұрын
Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda. Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda. Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.
@cabdikariinminisoto5430
@cabdikariinminisoto5430 4 жыл бұрын
youtuperkakaliya ee macalinka khaazka ah ii ah keep goin❣
@SKY........63
@SKY........63 4 жыл бұрын
ALLAH caqliga haku sayidiyo sxb adan sahan....karti badane run loow ah ayaad tahay sxb insha allah wad gulaysan doonta mustaqbalka dhow one love❤
@waayahaaduun4183
@waayahaaduun4183 4 жыл бұрын
Muuqaal faaido leh
@cawilnuur4212
@cawilnuur4212 4 жыл бұрын
Sxb wa mahadsantahay 3 sano kadib aya rajaynaya inaan furto ano mar hore bilabay udiyar garogiisa waxana rajaynaya inaan kaga hadlo waqica islamka iyo dalkena xududaha lo sameyay.sxb Aadam adiga iyo cumar inshar aad ban idinka faa iiday waxa tihiin Rag wacyigodu sareyo
@cabdiqanicaashaq7058
@cabdiqanicaashaq7058 4 жыл бұрын
Alle haku xafido wllo sida wanaagsan eed ula talisey youtuberad allena haku dhigo kuwii wax ku qaata AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN
@dhammacdhc2165
@dhammacdhc2165 4 жыл бұрын
Noo soo samay vedio ka hadlaya sida loo samaysto sxp qlli
@axmadcraxmaan1875
@axmadcraxmaan1875 4 жыл бұрын
mahadsanid wll allaha khayr kaasiiyo macluumaadyada waxtarka ah ee aad noosoo gudbiso
@abdullahiabdi8359
@abdullahiabdi8359 4 жыл бұрын
Masha allh Waanooyin qalbiga ka yimid jazakallahu khayr wllky qaali 🥀❤️
@Orangexchange
@Orangexchange 4 жыл бұрын
Abdala sxp mcn
@abdullahiabdi8359
@abdullahiabdi8359 4 жыл бұрын
Han side Ustaad sre
@smf2957
@smf2957 4 жыл бұрын
thanks pro
@ismailjama6060
@ismailjama6060 4 жыл бұрын
Thank you zxp aadan nin qiimo iyo qaayo leh
@abdirizackhosennor6229
@abdirizackhosennor6229 4 жыл бұрын
allaah ha ku xafido aduun iyo akhiraba wll
@zubair7488
@zubair7488 4 жыл бұрын
Sxb waxaad noosoo gudbisaa muuqaal ku saabsan sida wax loo turjumo qaabka loo turjumo qoraalada iyo buugaagta. Mahadsanid sxb aadan sahan.
@c.qaadirmaxamad4567
@c.qaadirmaxamad4567 4 ай бұрын
❤❤
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 4 жыл бұрын
Shukran Aqoonyahan @Adan Sahan Alle haku dhawro.
@saladqu
@saladqu 4 жыл бұрын
Horumar wacan aadan, waxaan kuu arkaa inaad tahay qof tawaaduc badan.
@mustafeabdi6752
@mustafeabdi6752 4 жыл бұрын
Mahdsanid adan sahn
@mcc3440
@mcc3440 4 жыл бұрын
Masha Allah cizi iyo sharaf Baan kuu rajeynayaa wllo,
@cabdallacilmi6914
@cabdallacilmi6914 4 жыл бұрын
M.a sxb Sahan dadkaaga tala dhinac kastaa waad siisay. Alle adina hakaa abaal mariyo ayagana kuwa qata oo dadkooda ku hormariya allaha ka dhigo
@nuurakiin1276
@nuurakiin1276 4 жыл бұрын
Keep going wllo Aadan
@ahmettyouzuph2458
@ahmettyouzuph2458 4 жыл бұрын
Fiirsadayaasha video ga waan salaamayaa
@Maazin_Moh
@Maazin_Moh 4 жыл бұрын
Ilaahay zaxip hakaa jasaa siiyo Nin qaaliya ayaa tahay Oo jecel inuu dadka wax dhaba ugud biyo Ilaahay haku Sharfo zxp aadan
@Cabdalla55
@Cabdalla55 11 ай бұрын
Waad mahadsantahay Aadanow❤🎉
@ifraahmohamed937
@ifraahmohamed937 4 жыл бұрын
الله يحفطوكا يا اخى
@mamomaryanali334
@mamomaryanali334 4 жыл бұрын
Mahadsanid.aaadan.horumar.wacan.waa.canab.cali.
@abdinasirmohamed5975
@abdinasirmohamed5975 4 жыл бұрын
SUBSCRIBE igu saacideeye🤣😊😄 Walaalayaal MAHADSANIDIIN
@waayahaaduun4183
@waayahaaduun4183 4 жыл бұрын
Waan kuusaaraya anigu zxp lkn iskuday inaad hab habkan ka duwan ku raadiso subscribe ka
@abdinasirmohamed5975
@abdinasirmohamed5975 4 жыл бұрын
Waad mahadsantahay
@badrimohamud8111
@badrimohamud8111 4 жыл бұрын
Mnsha allah mahadsanid wll
@ahmedapdillahi9809
@ahmedapdillahi9809 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@uby3121
@uby3121 4 жыл бұрын
Qofgii 2aad
@abdulmajidsultan7631
@abdulmajidsultan7631 4 жыл бұрын
Shukran bro.
@craxiimaxmedmaskax1239
@craxiimaxmedmaskax1239 4 жыл бұрын
Mahadsanid zhp qli
@axmedalaale8555
@axmedalaale8555 4 жыл бұрын
Mahadsanid Aadan
@AliHassan-br8pf
@AliHassan-br8pf 4 жыл бұрын
Ma Sha Allah wll
@dhigaaltv7437
@dhigaaltv7437 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllo alle haku dhawro wllo
@abdiwaliofficial4487
@abdiwaliofficial4487 4 жыл бұрын
Ok wll Jazakallah
@meersiissports2515
@meersiissports2515 4 жыл бұрын
Masha allah wll waxad tahay ruux dadkiisa bartay qaaab dhaqankooda waana mida ugu wanaagsan aad baad u mahad san tahay
@ismailhirabe7745
@ismailhirabe7745 4 жыл бұрын
Masha allah
@abdiqadirmahdi8858
@abdiqadirmahdi8858 4 жыл бұрын
Mahadsanid zxb aadan talooyinkaaga wanaagsan
@mohamedabdilahi2487
@mohamedabdilahi2487 4 жыл бұрын
Waa runtaa wlhi aadan sahan guulayso waligaa wll
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 4 жыл бұрын
mahadsanid wllo adam
@abdiwasacmaxamed9424
@abdiwasacmaxamed9424 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا آدن
@suhayrmaxamuud8757
@suhayrmaxamuud8757 4 жыл бұрын
adan masha allah xoog muhiimad ka hadashay waxaana fahmi kara qof caqli leh ;intaa ka dib alle ha ku barakeeye waxaan jecelan lahaa inaad ka barano ama muuqalkan kan xiga noga dhigto sidaa xoogta saxda ah anaan akhirada ku galafanayn .hadalkaga waxaa ka dhandhasaday waa run hal xoog aad si khaldan u galiso aay dawadan intano kuni galafkay leedahay waad o tahay u jeedkayguna waa mar hadan ah ardaygii dalka aqoon ahaan ugu so kacaya inaan barto sida xoogaha loo badho weligay 2013 waan jecel tankis live sanaag
@cade3808
@cade3808 4 жыл бұрын
Ustaad aadan khadar cali alaha ku barakeeyo
@ahmedmuusearaaye7782
@ahmedmuusearaaye7782 4 жыл бұрын
Aadan alle haku barakeeyo
@tawakalteam7788
@tawakalteam7788 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll adigiyo dhaman chanalada noo soo tebiya barnaamijyada qiimaha badan ee saxaafadu ay ka seexatay si ay wax uga badalaan garaadka bulshada iyo xaqiiqooyin badan oo nolosha ah mahadsanid mar 2aad
@waliidbarre417
@waliidbarre417 4 жыл бұрын
Thank you brother talo wax ku oola run ahaantii
@ahmetabdirahmanyazin156
@ahmetabdirahmanyazin156 4 жыл бұрын
Mnsha alla ..alle hakugu anfaco cilmiga aad nala wadaagto intiisa tugan ..intiisa tabana alle hakaa danbi dhaafo wll Aadan
@engabdirizakdahirmohamoud7844
@engabdirizakdahirmohamoud7844 4 жыл бұрын
Aadan khadar mahadsanid walaalo alle haku sharfo
@dholacaddechannel7987
@dholacaddechannel7987 4 жыл бұрын
Shukran wll Adan hore usoco
@fadumosaleban7042
@fadumosaleban7042 3 жыл бұрын
Wll adan ala khayr haku siyo
@garaadshirshore8305
@garaadshirshore8305 4 жыл бұрын
Sxb waad ku mhdsan thy
@mohamedhassan5590
@mohamedhassan5590 4 жыл бұрын
Hore u soco
@ibtisammahamed9882
@ibtisammahamed9882 4 жыл бұрын
Tnks
@AS-Story
@AS-Story 4 жыл бұрын
Wcs Walaal jazakallah khairan
@awomohamed4400
@awomohamed4400 4 жыл бұрын
Masha allah wll waxan kaa codsanaya inaad noo soodayso sida war loobadho ama laiskugu turjimo mahad sanid
@najmaali3911
@najmaali3911 4 жыл бұрын
Mahad sanid wllo koley anuu diyaar uma ihi inaan noqdo youtober lkn mahad sanid wllo lagayaabaaba inaan qof ubaahan faa,ideeyee ilaahay haku barakeeyo
@hoodokayse6950
@hoodokayse6950 4 жыл бұрын
Illahy haku xidiyo wll Aadan
@TOBANKA
@TOBANKA 4 жыл бұрын
Asc wllyaal, waxaan ahay dhalinyarada jecel iney wax u gudbiyaan dadka kale, waxaan samaystey kannaalkan si aan dadka walaaladay ah uga jaahil saaro waxyaabo badan waxna uga faa'ido Wllkay aadan sahan kanaalkiisa waan ku xidhanahay talooyinkanina way i anfaceen fadlan janalkan soo booqo oo haddii faa'ido kaaga muuqato igu soo biir Mahadsanid Waanku jeclahay wll❤
@farsamaati
@farsamaati 4 жыл бұрын
Msha allah wll❤❤
@MADEINBURCO
@MADEINBURCO 4 жыл бұрын
Waankuu saaray wll i saar anna💯
@mamealpha7150
@mamealpha7150 4 жыл бұрын
Maansha Allaah keep going waan soo arkay channel kaaga soo Badi video yada
@ahmedsaid1528
@ahmedsaid1528 4 жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@zamzamadam385
@zamzamadam385 4 жыл бұрын
Macha allh ilahay ha kula garabgalo shaqo adag baad haysaaaye
@retwanmahadezmail7636
@retwanmahadezmail7636 4 жыл бұрын
XaQiiiQ wlhi bro
@safiabashiir5491
@safiabashiir5491 4 жыл бұрын
Aadan khadar waxanu ahyn isku school waliba hal glass ayanu muddo 4 sanno ah wada fadhisan jira muddo aya ka soo wareegta channelkan Sahanka xogaha ayan daawan jira barnaamijkiisa ayana isoo jiita muddo markan la socda waxn arka sawirkiisa waban isku qabta sababto ah wan ilaawshiyo badana ka dib xaqiiqsada aadban uga farxa inu aha arda ila glasska wuxu leeyhy aqoon cajiib ah illaaaha ha barakeeyo waxn xasuusta markan arko muqaal u leeyhy talooyinkii macalinminta ee aha qofkasta oo halkan fadhiya bulshada meelbu ka galaya aadan qof aamusan oo af gaaban ayu aha ✅✅✅✅✅✅✅✅👊👊👊✅✅
@adoomealle9819
@adoomealle9819 4 жыл бұрын
Asalamu alaykum aadan si shakhsi ahaaneed ayuu u taabanaya muuqalkani waxa Dhiiri galin la yidhaahdana wa ka faaidey horta qiimaha muuqalkan waxa fahmaya Wiil ama gabadh ku cusub youtube oo wax kusoo gudbinaya kheyr ama shar ba Muuqaalkan Waxa aan rajeyneyaa in uu dhiiri gelin iyo xamaasad iinoqon doono markaan sameyneyo muuqalada kanaalkeyga Halki aan awal niyad jabi jirey oo odhan jirey sidan iyo sidan mxa u dhici weysey Allah hakaa jasaai siiyo waana qaatey shurudahaas la iiga baaahan yahay waxxa aad mooda in magacag a xitaa una ka badneyn 2 Weed #AdoomeAlle Alxmdulilah 6 bil waa sugeynaa Waana dadaaleynaa 53 Muuqalna waa ii diyaaar
@cawoileena9609
@cawoileena9609 4 жыл бұрын
Ale haku sharfo Adan
@zakijigijanofficiall9149
@zakijigijanofficiall9149 4 жыл бұрын
Keep Going
@abdilahiabdirahmanismail7107
@abdilahiabdirahmanismail7107 4 жыл бұрын
Aadan The Great 😃❤️
@liiltezma5881
@liiltezma5881 4 жыл бұрын
Keep going
@geeskaafrika1658
@geeskaafrika1658 4 жыл бұрын
thnks mclin aadan bro editing ka application kee isticmshaa
@dollerphotography8437
@dollerphotography8437 4 жыл бұрын
Mancha allah
@ganaadofficial563
@ganaadofficial563 4 жыл бұрын
allow.ka farxi allow cadaabta ka xoree qofkii subscribe isaara AMIIIN
@amiinhaibe
@amiinhaibe 4 жыл бұрын
Walaal hada ayuunbaa tuugsiga laga hadlayee🤔.
@maxamedaadan3681
@maxamedaadan3681 4 жыл бұрын
Alle haku barkeeyo oo haku xiftiyo wllo
@yahyeahmed5057
@yahyeahmed5057 4 жыл бұрын
Waxan layaba dadka u furtay inay ceebaha dadka kale faafiyaan subxanallah. O gabar yar walashoda waldoontay ceebteda wareejinaya hadu rabo qalad yar e kadhacay ha ha ahaatee lana wadagayo kumanan dad ah . Subxanallaah
@cabdicasiisxiis1190
@cabdicasiisxiis1190 4 жыл бұрын
Macalin adan wllo alle HaKu sharfo
@raageugaaz7880
@raageugaaz7880 4 жыл бұрын
Azxapta ku xidhan Sahanka Xogaha Subscribe iisaar Aadan sahan Adna Chanelka ii cimaamad Oo Pin iigu qabo Mahadsanid
@anababdirisak2211
@anababdirisak2211 4 жыл бұрын
Chanalkaga magaciisa wllo
@nuurul-hidaayatube3056
@nuurul-hidaayatube3056 4 жыл бұрын
Wllo iska dawarsiga oo rabigaa talo saaro sababtoo ah kanaalka aad wax waydiisanaysid asxabtiisu marbuu 00 taagnaa
@mohamedyahyeahmed3253
@mohamedyahyeahmed3253 4 жыл бұрын
Masha allah sxp thnks wax badan ayaan kaa faa iday
@daudomerjibriil5141
@daudomerjibriil5141 4 жыл бұрын
Alle haku garab galo zxp
@ciraxmaan.maxamuud.officia3169
@ciraxmaan.maxamuud.officia3169 4 жыл бұрын
Alle haku sharfo. Wllo
@matroob
@matroob 4 жыл бұрын
Shukran bro, wax badan kaa faa'idesty ❤️🙏
@matroob
@matroob 4 жыл бұрын
Mahadsanid
Iskuulka Iyo Calmaaniyadaynta Dhallinta Soomaalida!
13:55
Sahanka
Рет қаралды 18 М.
Youtube | Taariikhdiisa | Higsiga Sahanka Xogaha.
10:40
Sahanka
Рет қаралды 33 М.
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 14 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 70 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
WAX KA OGOW LACAGTA & SHURUUDAHA CUSUB EE YouTube | Digniin!!
11:24
Sidee uga adkaan kartaa Baraha Bulshada?
11:49
Sahanka
Рет қаралды 19 М.
083 | Wax kasta oo ka khaldan dhallinta!
47:57
Sahan Podcast
Рет қаралды 38 М.
052 | 12 | Dadka iswanaajin ku kasbo ka dib ku danayso!
36:31
Sahan Podcast
Рет қаралды 33 М.
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 14 МЛН