No video

SIDEED KU JECLAANAYSAA NAFSADAADA?! l NOLOL CUSUB: #47

  Рет қаралды 44,304

Ayub Yusuf Sakiin

Ayub Yusuf Sakiin

6 жыл бұрын

MARKA AYNU NAFSADEENU JECELNAHAY MA JIRAAN WAX NA JOOJIN KARA.
KA DHIGO CHANNELKEENA SAAXIIBKAAGA GUUSHA!
NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
/ ayubsakiin

Пікірлер: 233
@AyubYusufSakiin
@AyubYusufSakiin 6 жыл бұрын
Waad U Qalantaa Guusha! Weligaaga Nafsadaada Ha Liidin! Kor u qaad Nafsadaada, Qiimee Nafsadaada, Aqbal Nafsadaada, Kana Dhabbee Riyadaada. Faafi Wanaaga, Faafi Jacaylka, Faafi Nolol Cusub! Mahadsanid!
@sucdilucky9785
@sucdilucky9785 6 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin macalinka nolosha ayuub jazakallahu khayr wll 😍😍
@riyokunole1273
@riyokunole1273 6 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin Thnkz My Pest Teacher
@mrarab1871
@mrarab1871 6 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin masha allah thnkz
@jtjgfcbhgdyb1673
@jtjgfcbhgdyb1673 6 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin wlky alle ha karaameyo,waxad utahay umada ku xidhan channelka hormuudka nolosha.waxad dhisaysa dad niyad jabay kana dhigaysa dad guuleysta.aniga hamda ahaan wax badan ka guuxayey maskaxde oo aha hamigega ayaa markan daawaday barnmiyda waxay ii hirgalay wax aan jcl oo ku haminyey .alle hayka dayo
@deqaxersi5727
@deqaxersi5727 6 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin asc
@sucdilucky9785
@sucdilucky9785 6 жыл бұрын
Waan ku farxaa video yadada thanks ayuub wehel baad i tahay 😍😍😍
@NS-vx7fn
@NS-vx7fn 6 жыл бұрын
Ilaahey cilmiga iyo aqliga hakuu bakareeyo walaalka in wax laga faaiido ayaa fiican aboowe wax badan ayaan kaa faaiidney aniga iyo intii bulsho ah ee ku dhageysata runtii aniga wax yaalaha aan kaa faaiidey waxaa ugu badan isku kalsoonaan iyo go.aan qaadasho waxa aad dooneyso maahmaahda ah tiisa daryeelaa tu kale ku daro aniga nafsadeyda waan ka daba marin jiray wax kasto balse waanadada ka dib waxaan arkey anigoo koow iska bilaabayo wlh thnks jizaakalah jizaakalah kun jeer ka badan
@fraudshassan9545
@fraudshassan9545 6 жыл бұрын
Asc jazaakallahu khayra wllo
@Muran25
@Muran25 6 жыл бұрын
Noura S Masha allah waa qoraal qiimo badan
@Muran25
@Muran25 6 жыл бұрын
Noura S Masha allah wllo Halkaa ka sii wad Guul Guul Nouraa
@sagalcali3528
@sagalcali3528 6 жыл бұрын
wllo ayuub aad iyo aad ayaad umahdsan tahay waan Ku raynay nolol cusub ayaan kaa faaiidnay
@mohamudomar1625
@mohamudomar1625 6 жыл бұрын
ayub yusuf waxad thy saaxibka nolosha gulayso if iyo akhiroba
@aishaabdullahi3438
@aishaabdullahi3438 4 жыл бұрын
aamiin
@naimaosman9601
@naimaosman9601 4 жыл бұрын
AAMIIN
@libanosman4752
@libanosman4752 6 жыл бұрын
Masha allah dhiiri galiyaha shabka somaliyeed meel walba aad jogto ilaah haku xifdiyo
@xamdamahmuux8045
@xamdamahmuux8045 6 жыл бұрын
Mansha allah aalle caqliga iyo garashada ha kuu daaayo wll
@suldaandaxad6949
@suldaandaxad6949 6 жыл бұрын
Sad ayad unshaded satay us tad sakin
@smile2914
@smile2914 6 жыл бұрын
I'm new in this channel but I love it masha Allah
@sakariyeaxmad6447
@sakariyeaxmad6447 6 жыл бұрын
l am new this channel but where I get this channel
@dekaahmed6028
@dekaahmed6028 6 жыл бұрын
Masha Allah jasakallah khayran walaal ayub Yusuf sakiin Allah hakaa abalmariyo
@xalimacalo9086
@xalimacalo9086 6 жыл бұрын
Masha alaah
@xalimacalo9086
@xalimacalo9086 6 жыл бұрын
Walal Ayub waa mahadsantahay
@calicabqaricalicabqari8242
@calicabqaricalicabqari8242 6 жыл бұрын
USTAD YUSUF JAZAKALAHU KHEYRAN YA MACLIN
@ayandaudyusuf9445
@ayandaudyusuf9445 6 жыл бұрын
Maanshallah Calayk Calayk walalo geesi Qiimabadan ayaad tahay Alle haku sharfo caafimaad ku nooloow Cimriga intuu Jiro Cisi iyo Wanaag badan haku siiyo Waynahu 😍
@mohamedmowlid-iy9qo
@mohamedmowlid-iy9qo Жыл бұрын
Wankusalaamay ayubow zxb waxankalasowhadlaayaa halhawo waxanrajaynayaa inaadficntihin adiga iyo asxabtaa Nolow guul
@daganjama8891
@daganjama8891 5 жыл бұрын
Mashlh Jazaklhu kheyr ayuub Yusuf Sakin Janadii jiid wanagsan akhiro kaga baryaa Aad bad umahadsan tahy walal qalia video yada da midba midkale Aad uga helay Jazaklhu kheyr
@najmamaxamed9576
@najmamaxamed9576 6 жыл бұрын
Macalin qaliya thanks teacher
@ahmedgurey3196
@ahmedgurey3196 6 жыл бұрын
masha allah bro xifdullah what A motivational person keep going GeZi Azal ah We gets a lot of advantages keep going 4ever bro
@umuozilcade2249
@umuozilcade2249 6 жыл бұрын
mahadsanid ayuub
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 6 жыл бұрын
thanks Ustaad
@abdidaahir9748
@abdidaahir9748 5 жыл бұрын
thanks wllky go forward
@cadaraden6033
@cadaraden6033 6 жыл бұрын
Abowe keep up the good work thank you for sharing with us
@farxiyomohamed306
@farxiyomohamed306 6 жыл бұрын
masha allah wll allow kudhawr
@istarxasan2772
@istarxasan2772 6 жыл бұрын
Masha Allah bro thanks alot
@abdullahkhadar4123
@abdullahkhadar4123 6 жыл бұрын
Thnkz pro ayub
@sumayahussien9268
@sumayahussien9268 6 жыл бұрын
Maasha allah shukran ayuub barakallaahu fiik
@sakariyeaxmed8889
@sakariyeaxmed8889 3 жыл бұрын
Mahadsanid wllky Alle haku barakeeyo
@abdifataahomer4928
@abdifataahomer4928 2 жыл бұрын
Mahadsanid ayuub
@ahmedgurey3196
@ahmedgurey3196 6 жыл бұрын
masha allah bro xifdullah what A motivational person keep going GeZi Azal ah We gets a lot of advantages keep going 4ever br
@umumucadfarah4737
@umumucadfarah4737 6 жыл бұрын
masha allah ayub waxa tahay macalin wanagsan wax badan baa ka faiday jasakala
@aminaabdi8305
@aminaabdi8305 6 жыл бұрын
Thanks. Ayuub
@roodoruun7350
@roodoruun7350 6 жыл бұрын
Mashllah jazakallah kheyr
@noorkheire8043
@noorkheire8043 6 жыл бұрын
Jazakallaahu kheyral jazaa walkey
@khadraabdi6047
@khadraabdi6047 6 жыл бұрын
Mashaalh ilaahay khayr ha ku siiyo xagaan kahelii kara buug aad qortay walaal aadig oo mahd saan
@suhaib9811
@suhaib9811 6 жыл бұрын
Walal yuusuf sakiin noloshayda wax badan bad ka badashay alle ha Ku barakeeyo
@munaabukar2469
@munaabukar2469 6 жыл бұрын
maasha allaah mahadsanid walal jazakallah kheyr
@AbukarDeerow
@AbukarDeerow 6 жыл бұрын
Thanks
@umuaxmed3084
@umuaxmed3084 6 жыл бұрын
Mnsha allah tanwaanubaahnaba wll thanks wllky
@Asmaamohamed-zt5ll
@Asmaamohamed-zt5ll 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@happyhooyosoomaaliy9497
@happyhooyosoomaaliy9497 6 жыл бұрын
Waa aniga sheekadan saxib👋👋👋👋👋🏾🌹🌷⛹️
@ugbaadcali2598
@ugbaadcali2598 6 жыл бұрын
Mohamed Hassan wll waligaa haka qusanin nolashada
@dekodeko3382
@dekodeko3382 6 жыл бұрын
Jazakalah
@ashahassan7227
@ashahassan7227 2 ай бұрын
Manshallah thanks 🙏
@abdirahmanekofficial1913
@abdirahmanekofficial1913 5 жыл бұрын
masha allah mahadsanid
@yusufmohamed9868
@yusufmohamed9868 4 жыл бұрын
Masha Allah walalo barakow wad badashi dadbanan o nolosha kadacsanay aniga aya kamid ah shukran walalo
@capainybd4793
@capainybd4793 6 жыл бұрын
Masha Allah ayuub mahadsanid macalimiii
@user-yi8tf3oc9u
@user-yi8tf3oc9u 6 жыл бұрын
Mznahllah jazakalalh khayr ayuub
@sabirmaxamedalisabirmaxame4168
@sabirmaxamedalisabirmaxame4168 5 жыл бұрын
mahadsanid
@maxamuudabdi7681
@maxamuudabdi7681 6 жыл бұрын
Ugaasada mahadsanid walal
@hawasalax2331
@hawasalax2331 6 жыл бұрын
masha allah shukrn wllkey
@abdixakemdahir8653
@abdixakemdahir8653 6 жыл бұрын
mahadsanid ayuub wlo
@sucdiciisr8842
@sucdiciisr8842 6 жыл бұрын
Thanks ayub
@axmedxasanaxmef8607
@axmedxasanaxmef8607 6 жыл бұрын
Sucdi ciisr aqa
@sahrahussein9382
@sahrahussein9382 6 жыл бұрын
MASHA ALAAH!!! . Waxaa tahay qofka aanku dayado oo narabo in aan noqdo sidiisa oo kale. Allah haku dhowro waxaa nosameysaa shaqo wanaagsan
@ikramjabir5392
@ikramjabir5392 5 жыл бұрын
Mnshllh yusuf our beloved teacher allh ya cizak
@bintumohamed249
@bintumohamed249 6 жыл бұрын
Jazakallahu khayr wall
@bintumohamed249
@bintumohamed249 6 жыл бұрын
Jazakallahu khayr ustad yusuf sakiin
@zahraabdulkadir9358
@zahraabdulkadir9358 6 жыл бұрын
Shukran ya aqii allah yaxfadak
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 6 жыл бұрын
Shukran wllky ayuuub
@zamita_dhowrzan3980
@zamita_dhowrzan3980 5 жыл бұрын
Jasakalah khyr wll
@abiibbakar1202
@abiibbakar1202 6 жыл бұрын
Thank you
@m3beauty679
@m3beauty679 5 жыл бұрын
Walaal xasid nimada ayuu allah kaa xoreeyey waxaad baratey ayaad nooga faaiideysey jzklh kheyr
@kifaxyusuuf5790
@kifaxyusuuf5790 3 жыл бұрын
Macalin ayuub yusuf sakiin alle cimriga haku barakeeyo taloyin runti itaabtay go forward
@sacdiyacabduqaadir3016
@sacdiyacabduqaadir3016 4 жыл бұрын
Masha Allah jazakalahu qeyran
@jamiilamohamed4682
@jamiilamohamed4682 6 жыл бұрын
Masha allah wllo jazakallah
@najmaabdi6927
@najmaabdi6927 6 жыл бұрын
Jazaakalaah ayuub Allah haku xafido
@saalimaden8742
@saalimaden8742 6 жыл бұрын
masha allah wa cashir u mahiiim ah dadka nafta wax ka fahan sanayn wad ku mahad santahay sxbka nolasah ayuub
@momomoud4637
@momomoud4637 6 жыл бұрын
Mashaallah jazakalallh khery
@abdinurabdilahi8962
@abdinurabdilahi8962 6 жыл бұрын
khayr alahaku siiyo wll
@ZakiMahdi-ii5wh
@ZakiMahdi-ii5wh 6 жыл бұрын
Jazaakalaah Ayuub Akhii Allah ku xafido
@bahjasaid5511
@bahjasaid5511 6 жыл бұрын
Masha allah jazakallahu kheyr
@naimahassan4977
@naimahassan4977 6 жыл бұрын
masha allah wll Qaaali Alle ha ku xafido
@shamsasharaf951
@shamsasharaf951 6 жыл бұрын
Mashaa Allah waarun taas jazaakalaahu kheer wll ayuub yusuf sakiin
@mankachannel7
@mankachannel7 6 жыл бұрын
Masha allah wllky allaha ku xafido nloshyda waxyabo farabdn aad kabadashy
@deqabulhan9033
@deqabulhan9033 6 жыл бұрын
Mnsha Allaah waad mahad santahay Ayuub guusha Nolosha
@hebahassan1237
@hebahassan1237 6 жыл бұрын
Thank you much wlal ayoub
@munadaahir2769
@munadaahir2769 6 жыл бұрын
mashlaah wll guulayso akhri iyo aduun ba
@user-nk3wm7se5q
@user-nk3wm7se5q 6 жыл бұрын
Masha allah
@qadardheereoffecial8303
@qadardheereoffecial8303 4 жыл бұрын
Masha allaha keep going
@ismailisse245
@ismailisse245 6 жыл бұрын
Masha Allah ilahy haku dhowro mahadsanid in badan
@khaalidcabdullaahi6963
@khaalidcabdullaahi6963 6 жыл бұрын
الله يبارك فيك
@maxamedinakoosar7505
@maxamedinakoosar7505 6 жыл бұрын
shukran waad mahadsan tahay aad iyo aad baan uga faaidaysany thnkz
@user-ek5or4ym8l
@user-ek5or4ym8l 6 жыл бұрын
Mahadsinid
@dufaantaduusho6579
@dufaantaduusho6579 6 жыл бұрын
Masha Allaah Noloow Wax Badan Ayaan Ka faaidnay Qeer Aan ka Dhamaan Allaah Kugu Badalo 👍
@deleteabdi8073
@deleteabdi8073 6 жыл бұрын
Ayuub wll qof qiimo leh ayaa thy Noloshyda wax badan ayd kabadashy 👍👍👍👍👍👏👏👏👏👌👌
@ganiabdi6535
@ganiabdi6535 6 жыл бұрын
mahadsanid ayub waxaad tahay macalin wanaagsan
@muhubom4515
@muhubom4515 6 жыл бұрын
Mashaa allaah qer alaha kusiiyo wax badan ayaan kafaidayatay
@aishaahmed4600
@aishaahmed4600 6 жыл бұрын
Maasha allah walaalkeen illaahay hakaa ajar siiyo hana kuugu daro miisaanka xasanaadka aamiin waad noo didaashaye illaahay ikhlaas hakuugu daro insha allah
@fadumoabdi2694
@fadumoabdi2694 6 жыл бұрын
Masha Allaah wallo qali Jisakalah
@mustafebadmaax5035
@mustafebadmaax5035 6 жыл бұрын
Masha Allah yuusuf Wax badan ayaan kaaa bartay Waxaad noqotay zhpky ama wllky aaan ku leeyahay toytube Marka aaan dhib ama murugo dareeemo oo aaanan haysan Cid ii dhirigalisa toos saaan usoo socdo Khadka ayaynu ku kulana Mhdsnd wllo
@hiliyahabon2796
@hiliyahabon2796 5 жыл бұрын
Allaha kheir ku siyo wll
@hindijaffe219
@hindijaffe219 6 жыл бұрын
Mashaal Allah ku xiftiyo wllo
@anfacdabdi5423
@anfacdabdi5423 6 жыл бұрын
Mahadsanid walaal Waa vidio muhim ah illaah hakaa abaal siiyo anaga hanagu anfaco
@minah2586
@minah2586 6 жыл бұрын
Msha Allah zxpka nolosha thy ayub sakin
@aminahaminah1932
@aminahaminah1932 5 жыл бұрын
Masha Allh Walal jazaakalaahu kheyr vedio gan waxyabahad kaga hadashay naftayda ayu saamayn weyn ayu kuyeeshay waxad moda inaad aniga iga warhaysay mahadsanid
@saynabcabdi867
@saynabcabdi867 6 жыл бұрын
Masha allah jasakallah khayr wll marwalba waxad nooso galisa barnamujyo naftayda horu marinya allah yacissak
@halimahussein4118
@halimahussein4118 6 жыл бұрын
Masha allah aad ayaan u ga hela baranamijaka hooyada oo kale ayan ahay hadana kunol qurbo aad iyo aad ayan kaga mahad celina masha allah
@simansidahoyadet6342
@simansidahoyadet6342 6 жыл бұрын
Alle haku dhowro akhii
@filsanabdi218
@filsanabdi218 6 жыл бұрын
Ilaahay haku xafido walal jazakalahu khayr
@mohamedabdirashiid403
@mohamedabdirashiid403 5 жыл бұрын
Maansha allah ayuub ilaahay haku xifdiyo waxbadan waan kaafaa'iday wlle
@rahmohussein3779
@rahmohussein3779 6 жыл бұрын
Mansha Allah wllo
@maydhanedelivery2620
@maydhanedelivery2620 6 жыл бұрын
masha allah jazaaka allah illahay ajar iyo xasanaad ha ka siiyo dadaalka balaadhan ee aad ugu jirtid bulshada macalin waliga ku noolaw farxad
@tiriig_tahliil2506
@tiriig_tahliil2506 6 жыл бұрын
thanks wlky alle hakaa jaasik siiyo wlhy wax padan kaa faaidaye
@isbedeldoonchanel7047
@isbedeldoonchanel7047 6 жыл бұрын
Asc walal qaali ah 😂waxan kuqoslay waxyabaha qaar adshegtay waxanba mooday inad iniga I shegeeso thnks walal Allaha ajar hakasiyo dhiiragalinta qiimaha leh aad nasiiso iyo waqtigaga quimaha badan
@mohamettdahirmohamett8942
@mohamettdahirmohamett8942 5 жыл бұрын
Masha Allah wll ayuub Jasaakalaah
@korontosomalie2389
@korontosomalie2389 6 жыл бұрын
guuleeso waan kaa faa iidnaa thanks
@basracabdi8509
@basracabdi8509 6 жыл бұрын
Ayuub yusuf sakiin illahy haku xiftiyo noloshyda wx badn ayd kabadashy waan kudhqamaaa
@mansuurxusen6606
@mansuurxusen6606 4 жыл бұрын
Waa nafaraxglisey allah ku farax galiyo
@raaliyaninkeedajecel9707
@raaliyaninkeedajecel9707 6 жыл бұрын
Mahadsanid wllo waxaad tahay dhiirigeliyahaaga
@asliali4355
@asliali4355 6 жыл бұрын
Masha Allah
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 94 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 77 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 125 МЛН
Sideed Ku Samaysanaysaa SAAXIIBO ku IXTIRAAMA?!  l NOLOL CUSUB: # 63
17:48
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 48 М.
7 Sida loo gaaro noloshaa rabto
16:10
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 79 М.
Xirfadda Fagaare ka Hadalka (Public Speaking)
13:12
Fu'aad-Booska
Рет қаралды 9 М.
#NOQO XIDIG: #37: JOOJI KHAJILAADA AMA XISHOODKA BADDAN!!
20:39
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 37 М.
Naftaydaay Gacalo | buug naf-la-hadalka ku baraya.
8:02
Sahanka
Рет қаралды 48 М.
NOLOL CUSUB: #36: SIDA LOOGU SAMEEYO NOLOSHAADA ISBEDEL DHAB AH
24:40
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 261 М.
13 Rafaad iyo XANUUN ku dhaca ragga SIIGAYSTA
17:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 52 М.
7 SHAY OO NOLOSHAADA KA DHIGAAYA MID AAN MARNABA CAADI AHAYN
17:43
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 54 М.
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45