No video

Siduu Islaamku ilbaxnimada yurub u badbaadiyay? Dr. Roy Casagranda

  Рет қаралды 25,108

Jawaahiri

Jawaahiri

Жыл бұрын

Siirada Ninkii Aduunka ugu Waynaa oo ah Nabi Muxammad ﷺ oo Taxane & Taariikh Cajiib ah, Link gan hoose ka daawo 👇👇👇
• SIIRO 01 | Sidee Siira...
Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu soo tabiyaa
1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, Mulxidiinta, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta.
2: khudbadaha academic ga ah ee jaamacadaha laga jeediyo
3: khudbadaha fagaarayaasha Dr zakir ka jeediyo
4: muuqaalo documentary ah
5: khudbadaha waxbarashda kusaabsan
6: Siirada Nabi Muxammad (scw) bilaw ilaa dhamaad qaab xoogan u faahfaahsan
7: Falanqaynta Taariikhda Islaamka
My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com

Пікірлер: 46
@danielXC26
@danielXC26 Жыл бұрын
Masha alaah 1m oo qof oo ko daawada ayagoon waxba kaa faaidin aduun iyo aakhiraba waxaa kaaga wanaagsan 1qof oo wax kaa faaiday mahadsanid ustaad
@gangguy9396
@gangguy9396 Жыл бұрын
Mahadsanid wll ninkaan waa xog ogaal taariikh in bdan nalaga qarinayey ayuu noo soo faagey. Wll manoo soo tarjumi kartaa markuu ka sheekeynayo khaalid bnu waliid r.a waayo waxay ila tahy inuu si xiisa leh uga sheekeynayo wxaana daawatay 1.1 million oo qof.
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 Жыл бұрын
Wad mahadsanthy wll shukran ALLAH yaxfidak ☝️❤️☝️❤️☝️
@khadiijomacalin7520
@khadiijomacalin7520 Жыл бұрын
Alloow 🌷🌷 islaamka 💗 ballaari🤲🤲🤲🤲🤲
@mohamedidriss3304
@mohamedidriss3304 Жыл бұрын
Masha allah wa run islamku wa ilbaxnimada ugu fican dunida maxa yelay wa mid aan laysku qabsa neyn cidi usocota sidi alle dono
@isxaqiskoisxaqisko8130
@isxaqiskoisxaqisko8130 Жыл бұрын
Walaalo noo soo badi decomuntryada cilmiga
@qoraatoosane9071
@qoraatoosane9071 Жыл бұрын
Mahadsanid
@c.raxmaanaxmedxasan8296
@c.raxmaanaxmedxasan8296 Жыл бұрын
Waxaan aad ujecLahy doodaha Christianka iyo musliminta aad noo soo fasirto,lamana so kobi karo inta aan ka Faiday channelkan maahan shaqo sahlan shaqada aad umadaan uheyso ustaad, ilahey haku sharfo❤👏
@hodoali5714
@hodoali5714 Жыл бұрын
Jazak allhu khayr
@saidisse3087
@saidisse3087 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@osmailmugani4395
@osmailmugani4395 Жыл бұрын
Mahadsanid wlo xogta aad nala wadaagtay
@mr.guduud4954
@mr.guduud4954 Жыл бұрын
Khadarow mahadsanid wall. Dr. Roy wa kuma asaga wax badan ayuu ka hadla bal waxa ka gaarto oo faa,iido ku jirto naso turjum
@caydaro1664
@caydaro1664 Жыл бұрын
waxaaan in badan daawadaa doodaha docmenteries ka iyo wax ka mida siiradaba ee aad halkan ku soo gudbiso, shaqo aad u muhiim ah ayaad noo haysaa waxaan kugu dhiirinayaa inaadan ka caajisin xataa haday dadka daawadaaa yaraadaan, MAHADSANID
@zamiirpoi8057
@zamiirpoi8057 Жыл бұрын
Guul ban ku rajeynayaa
@Mohammed_Jacob
@Mohammed_Jacob Жыл бұрын
Aad ayaad ugu mahad santahay in aad inoo soo gudbiso qudboyinkaan faidada badan ilaahay hakaa abaal mariyo waqtigaaga iyo juhdigaada
@osmanhussainosman3962
@osmanhussainosman3962 Жыл бұрын
Shukran Walaal Khadar Macalin ayaan ahay waxbadan ayaana ka faa idey muuqaalkan
@yow4367
@yow4367 Жыл бұрын
Dr roysgranda taarikhda iran sxb naso turjun Somalia wax badan be kabaran kartaa
@mustafshire5664
@mustafshire5664 Жыл бұрын
Thanks bro
@user-cl6yt7ps1n
@user-cl6yt7ps1n 5 ай бұрын
Waayab❤❤
@Maan-same322
@Maan-same322 Жыл бұрын
Mahadsanid wallky. Halkeen kaala soo xidhiidhaa walaal waan ku baahnaaye khadarow.👏
@jawaahiri
@jawaahiri Жыл бұрын
khadarjohar@gmail.com
@safiyahassan9308
@safiyahassan9308 Жыл бұрын
Thank you
@Mikaal12345
@Mikaal12345 Жыл бұрын
Asc
@ismaildahir4066
@ismaildahir4066 Жыл бұрын
Asc Tariikhda dulanki Khalid Binu waliid oo ka Hadley Dr Roy.
@Noura-cy8ns
@Noura-cy8ns Жыл бұрын
Wllo noso turjum gabadha soo islaamtay magaceedu waa aisha Rosalie plis so turjun Jazakaallh wllo
@khadarhassan882
@khadarhassan882 Жыл бұрын
Maasha Allah. Warbixin mugwayn. Aqoon durdura. Chanel kena MAOGNAHAY ayaa inoo keeney
@abdirahmaniaabdulahi9709
@abdirahmaniaabdulahi9709 Жыл бұрын
Masha Allah
@ismaildahir4066
@ismaildahir4066 Жыл бұрын
Asc walal Dr Roy no so badi
@inisalaad7586
@inisalaad7586 Жыл бұрын
Msha allh
@cabdifataxmursal3440
@cabdifataxmursal3440 Жыл бұрын
Keep going bro
@Wartaxogaha
@Wartaxogaha Жыл бұрын
Welcome guys...😊
@bishaaromaxamed1899
@bishaaromaxamed1899 Жыл бұрын
intana dawanin kahor ayaan comments kabixin nayaa madama chankan aan jecelahay ma ognahay 💎💎
@nrcabdi
@nrcabdi Жыл бұрын
🥺🥺🥺🥺🥺🥺.ASC Waxaa jira dad iyaga oo aan ilaahey dhib gelin dusha iska saara oo balaayo ka maqan u yeerta balse waxa aan ka hadlayo waa sida ilaaheey igu ogyahay lanasoo ogaa karo. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo igarab joogta. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa malihi, marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof ka qaatay si ku meel gaar ah, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Muqdisho. Lambarkayga: 252610256673 Magacaygu waa nuuriye Cabdi
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 Жыл бұрын
Wall wcs wr waxa lagu jira aqiru saman ciid la aminayo majirito waxan arakay qof yiri icawiya waxan raba sodon dollar waan udiray waxan arakayo isago magici sobadashay oo lehe sodon dollar igu cawiya kadibana dadaki baan ushegay inu been shegayo
@nrcabdi
@nrcabdi Жыл бұрын
@@ruqiyadihad3624 waa run walaal way jiraan dad ilaaheey iimaanka ka qaaday oo waxwalba wasaqaynaya balse qofki dhibaato aan ilaahey gelin dusha iska saara oo balaayo ka maqan u yeerta isagaa hoog iyo khasaaro qaba lkn mid ogow markasta ka wax labaxa ajirkiisa wuu leeyahay kan wax qaatay haduu been wax ku raadiyo barako adduun iyo mid aakhiro maleh. Ilaahbaan ku dhaartee ma jirin wax aan ka necbahay inaan cidna wax waydiisto balse xaaladda ayaa meel xanuun badan igasoo gaartay.
@abdinajibahmed3461
@abdinajibahmed3461 Жыл бұрын
Mansha allah Alle haku barakeyo walal lakin buuga sooyaalka quraanka waa cajib lakin qimuhu qali waye marki Amazon laga gadanayo dhalinyarada ka faideysan lahayen culeys ayeey ku noqonaysa
@jawaahiri
@jawaahiri Жыл бұрын
Wll Sababtuu qaali unoqday video ganaan ku sheegay, kaliya dadka qurbaha jooga haka iibsadaan Amazon idhi. Wadanka inta jogtaa qiimo jaban ayay ku helayaan kzfaq.info/get/bejne/is2HfZCaq8-me2g.html
@hodanyaasn1730
@hodanyaasn1730 Жыл бұрын
Quraan ka baro turjimadiisa diintada ma gali karto tushuush
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 Жыл бұрын
Isalamaku aduunoko dhan buu badabadiyay ee reer galabedeka kaliya mahan
@dr.usayma1870
@dr.usayma1870 Жыл бұрын
Mahad sanid wall
@abdullahixuseen6508
@abdullahixuseen6508 Жыл бұрын
Waayahe muxuu u islaami waayay ?
@Salahfarah1
@Salahfarah1 Жыл бұрын
sxp waxa kaso hadasha falsafadda greaka iyo falsafadda islaamka. farqiqa u dhexeya. sido kale waxa ducumentry nogaso diyaarisa falsafadda soomalida! haddi ay jidho.
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 Жыл бұрын
Falsafada islaamka maxaad kawadaa ..islaamku falsafad maaha wlle ..macnaha falsafad mataqaan
@maahirahmed7069
@maahirahmed7069 Жыл бұрын
APPKA magacii gadomiye
@jawaahiri
@jawaahiri Жыл бұрын
Johar online academy
@farahomar463
@farahomar463 Жыл бұрын
Waxan aad fasireso wax sax maahan wayo waxu kawada iney islamka ilbaxnamo iyo aqon iney lahen
Signs of a Pure Heart - Nouman Ali Khan - A Deeper Look Series -Surah An-Nazi'at
25:41
Nouman Ali Khan - Official - Bayyinah
Рет қаралды 616 М.
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 42 МЛН
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 4,3 МЛН
Best Quran recitation to The Prophet Moses and Pharaoh story by Raad alkurdi
20:11
رعد محمد الكردي | Raad Mohammad al Kurdi
Рет қаралды 17 МЛН
Buuga ugu Muhiimsan Taariikhda | Muqadimaha | Ibnu khalduun
14:15
Salman Al Farsi (ra): Back to Persia | The Firsts | Dr. Omar Suleiman
1:11:39
20 Professor Maxay ka Dhaheen Nabi Muxammad (ﷺ)
21:57
Jawaahiri
Рет қаралды 9 М.