No video

Siisi oo xaalada ku xumaatay, laba daran mid dooro ayaa haysata, iran oo uhanjabtay markale israil

  Рет қаралды 55,081

Nadaara Show

Nadaara Show

Күн бұрын

Siisi oo xaalada ku xumaatay, laba daran mid dooro ayaa haysata, iran oo uhanjabtay markale israil iyo Turkiga oo ka carooday fal ay israil ka sameysay gasa.

Пікірлер: 412
@mukhtaarmiicaad9066
@mukhtaarmiicaad9066 Ай бұрын
Sisi waa yahuudu qarsoon ee alle haka qabto umado aaamin Reer qaza allow dhibka ka qaad incha allh Xamaasna way guuleysan dooonan incha lalh Markasta aan ducada badino in allah ka qabto cadowga xasuuqay caruurta iyo haweenka
@khadralulmohamed5254
@khadralulmohamed5254 Ай бұрын
Aamiin yaa rabi
@rafiq5722
@rafiq5722 Ай бұрын
Iaran iyo Turki way goodinayan 9 Bilood !!! lk Cadowga Allah hadalkooda waa xasuuqa Maatada balse Boqorka weyn waxba ma mooga
@maxamedcalicusmaan8141
@maxamedcalicusmaan8141 Ай бұрын
Jab iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro
@user-nm9oh6ej3q
@user-nm9oh6ej3q Ай бұрын
Ilaahow Reer falastiin uhiili una gargaar ❤❤❤❤❤Alaahuma Amiin ❤❤❤❤❤
@rafiq5722
@rafiq5722 Ай бұрын
Aamiin yaa Rabbi
@user-cc5bj2ly4h
@user-cc5bj2ly4h Ай бұрын
Yaaaa allah Yaaaa allah Yaaaa allah Gurmad dagdaga kudeeq Muslimka muslimkoodii waayy
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl Ай бұрын
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@CabdulaahiAdm-bf1bp
@CabdulaahiAdm-bf1bp Ай бұрын
Macalika weeyn dagaalka Gali kabacadi bay bay❤❤❤❤😮😮😮😮😮 MAHAD SANID WALAAL ❤❤❤
@xiyock2419
@xiyock2419 Ай бұрын
Macalinka weyn dhiiqo ayuu ku jiraa ka dib cid la gasha raadinaaa
@CabdulaahiAdm-bf1bp
@CabdulaahiAdm-bf1bp Ай бұрын
Ukraine a yuu kudhahay waan kuu duceeyay ee bay bay 🇺🇦🇺🇦🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇦🇺🇦
@shugriyusuf5624
@shugriyusuf5624 Ай бұрын
Azizi waa Yahuuud kale, Allah haka qabto Maqaawimada sharkiisah🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🇵🇸✊🏿
@rafiq5722
@rafiq5722 Ай бұрын
Sisi Anaga naloo soo diray si uu u dhaho Itoobiyan idinka celina, ka dibna Saldhig laga siiyo Jabuuti iyo S/land ka dibna halkaas laga duqeeyo Yaman siino
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i Ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 Ай бұрын
اللهم صل وسلم وزد وبارك علي النبي محمد وعلي آله وصحبه وسلم تسليما
@mukhtaarmiicaad9066
@mukhtaarmiicaad9066 Ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@seadyare6357
@seadyare6357 Ай бұрын
Asc nadaarow xayeesiiskii Ayaad nagubadisey kulugiin iskumid Ayaad noqoteen laskiin islayaaba
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b Ай бұрын
اللهم إخواننا في فلسطين المجاهدين ولهم عونا ونصيرا ومعينا وحفيظا يا حي ياقبوم
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 Ай бұрын
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️
@rafiq5722
@rafiq5722 Ай бұрын
Turkiga ma waxaa kasoo haray Afka baarkiisa! Meel hoo u baahan hadal wax kama taree Ilahayow adiga u maqan Dadka daraadaada loo xasuuqayo😢
@samiaadan7933
@samiaadan7933 Ай бұрын
Walle waxaa riyo kujiro qofka aan fahansaneyn xisbulah iyo ansarulah iyo waxey qabtaan
@samiaadan7933
@samiaadan7933 Ай бұрын
Xaqiida raadiya
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 Ай бұрын
اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸
@takoyareofficial0
@takoyareofficial0 Ай бұрын
Ziizi waa yuhuudi ay mareykan iyo rer galbeed doorten allah haka qabto umada islaamka🤲
@abdifatahibnu-sheikh4644
@abdifatahibnu-sheikh4644 Ай бұрын
Asalamu Calaikum wrt walaal SALIGA NABIGENA HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN ❤❤
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp Ай бұрын
Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 Ай бұрын
Ilaaheyow masiibo deg deg ah ku rid Israel ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaaheyow ku rid
@user-hk2uo5so9r
@user-hk2uo5so9r Ай бұрын
Alaahu ma amiiin yaarabi ilaahayoow amiiin yaarabi
@Hannah_fatima
@Hannah_fatima Ай бұрын
NADAARA. Khayar. Noo SHeeg❤
@FaisaMahamed-zl4lg
@FaisaMahamed-zl4lg Ай бұрын
Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi
@cabdiqaadircusmaan6658
@cabdiqaadircusmaan6658 Ай бұрын
اللهم انصراخؤاننافي فلسطين
@user-nk2my2ep6g
@user-nk2my2ep6g Ай бұрын
Mr warkaga wan jeclnhy ee xayisinta badan nagadaa shukrn mr
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp Ай бұрын
Guul Walaalaheen Falastiin InshaAllah
@UgbadomarYusuf
@UgbadomarYusuf Ай бұрын
اللهم أعز الاسلام ولمسلمين
@user-qf1sg5ni5j
@user-qf1sg5ni5j Ай бұрын
Inuu aado oo dhagta laga galiyo ayaan Rabi lahaa Ilaahayoow uu aado
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Ай бұрын
Yahuud xaqwaniina celiya cadowga Allah iyo cadowga biniaadam Allah ka qabto reer falastiin caawi 😢🤲💪🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 Ай бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@RahmaAbdillahi-dp1dg
@RahmaAbdillahi-dp1dg Ай бұрын
Vive houdi machallah Alhamdulilah alla akbar ❤❤❤🎉🎉
@ayaanleabdule4715
@ayaanleabdule4715 Ай бұрын
Asc Nadaara Sana keris ayaa ku sii dartay sxb Xayeesiin tii waa Xarko goostay Nadaara illaaheey ha barakeeyee Naga daa Xayeesiin tan badan ama gadaal mari Qeeyr allha ku siiyee.
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 Ай бұрын
👏👏👏💪🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷MaanshaAllaah iiran 🤲☪️🕌
@ayubmaad1183
@ayubmaad1183 Ай бұрын
Thank you macalinka weeyn
@jerryadam6795
@jerryadam6795 Ай бұрын
Asc Xaaji Nadara Carabi fas’iido maleh dhiigdarida 😢Rabbi haw hiiliyo falastiin guul iyo gobanimo insha allah yaa Rab!! Cududoda quwee
@RoobleFariid-n9d
@RoobleFariid-n9d Ай бұрын
Anig waxa ilqurbdan in uu sugar gusha Muhammad's inshaAllah
@IbrahimJibriil-l3h
@IbrahimJibriil-l3h Ай бұрын
Mahadsanid nadaara xiirane
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Ай бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara show wacan oo wanaagsan qeyr sheeg insha allaah
@user-ol4pc4cm5b
@user-ol4pc4cm5b Ай бұрын
Sisi Caladi haku dhacdo ilaahayna dhaqso ha usooqobto
@user-fb1lo1yu3p
@user-fb1lo1yu3p Ай бұрын
Illaahay ha jabiyo yahuud iyo saaxiibadeed
@hassanaliali4189
@hassanaliali4189 Ай бұрын
Asckum abdiqadir nadaara alle ha barakeeyo aduun iyo aakhiro walaalow taariikhda marka aad sheegeyso waxaad ku Soo dartaa taariikhda islaamka insha allaah
@user-hn3wx2mw1w
@user-hn3wx2mw1w Ай бұрын
Masar sisi ha ridaan waa yuhuud falastin way guulaysa naysaa insha allaah siisi ansaarulaah ayaa ka adeeganayso dhulka ayaa lagu jiidi doona gaal lajirka insha allaah
@sahidgelle1682
@sahidgelle1682 Ай бұрын
ALLAHA,,WEYN.WAA.XIDKA.YUHUUD.KANSAR.ANDAAWO.LEHEYN.HA.KURIDO..INSHA.ALLAAH.
@TheSlaveOfAllah1992
@TheSlaveOfAllah1992 Ай бұрын
ASC MUQAAWAMADA REER FALASTIN ALLAHA HA KALMEYO MUSLIMINTA DAAN AYAA UDOCEYA. DOCADA MUSLIMINTA ALLAHA HA NOO AQBALO WAGUULIYSANI INSHA ALLAHA. CADAWADA ALLAHA HA JABIYO
@musemohamed4508
@musemohamed4508 Ай бұрын
Asc ustaad. Turki. Ilahey ha. Ku. Hadeeyo. Iney. Dhagaha. Ku dhufato. Israil. Ilahow. Dadkaas. Cadowgu. Dhibta. Ku hayan ilahow. Ka. Dulqaad. Cidna. Uma maqnee. Ilahow. Bad baadi masakiintaas. Aamiin. Aamiin. Yaa. Rabi
@mohamedabdihussein4947
@mohamedabdihussein4947 Ай бұрын
Insha allah way guleysanaya rer falastin iyo rer gasa
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b Ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp Ай бұрын
Asc Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah
@hennabyamaar9416
@hennabyamaar9416 Ай бұрын
Sisi ilahey dunida cariir ha ugu dhiig sidh gaza u dhiishey
@maxmuudguuleed559
@maxmuudguuleed559 Ай бұрын
wclkm sxb sare nadasra❤
@DrGaadaa
@DrGaadaa Ай бұрын
❤wcs ❤qiyanada +carabta +mareykanka +marakoo........
@hnoor4361
@hnoor4361 Ай бұрын
Rabbi ha xoojoyo ciidamada muslimiinta falastiin illaahay haw iiliyo isagaa awood lehe àaaaamiiiin yaa Rabbil caalamiin Diidi huku xumaato ( Boholo hadimo ha qodin Ku dhici doonteena mooyee)
@najmanajma6752
@najmanajma6752 Ай бұрын
Iiraan jyo yemen Illaahoow quwee
@user-zq7nb9oz9i
@user-zq7nb9oz9i Ай бұрын
ASC Asxbta Waa batalale Bodhari Barbara ilasodhaweya suxufigeena RUG CADAGA AH
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
SIISI WA JAAJUS U SHAQEEYA, YUHUUD IYO MACALLINKA WEYN.
@ahlumuxamad8691
@ahlumuxamad8691 Ай бұрын
Alle ha u gargaaro wll reer fastiin
@abdiyahyamogow5765
@abdiyahyamogow5765 Ай бұрын
Asc nadara show gulleysta
@XasanXaaji-b1w
@XasanXaaji-b1w Ай бұрын
Odey Nadara wll xaysiisyadii hore ayaan khaati kataagneyn maantana mid cusub ayaad kusoo dartay wxaan kaa codsaneynaa inaad naga yareyso xaysiisyadan tirabeelka ah
@abdulkadirmohamed9131
@abdulkadirmohamed9131 Ай бұрын
❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤
@nasramurad-qq1xf
@nasramurad-qq1xf Ай бұрын
Warsan insha allah
@HalimaIssack-fv6cb
@HalimaIssack-fv6cb Ай бұрын
Jab iyo halaag ALLAH kurido o mucjiza rabaani ah allah usodedejiyo yahuda iyo inta tageerta Ameen ya Allah sisi hadu rabo xuuti ayu so adi wayo Israel iyo mareykan ayu daba dhaaq uyahay walalahen falastin umaanaxo Israel ayu lajiraa
@guledgled8695
@guledgled8695 Ай бұрын
ان أرادت الشعوب العربية تحرير فلسطين فعليهم أولًا ان يحرروا شعوبهم من حكامهم المستبدين الصهاينة
@user-wq7fj6ql5o
@user-wq7fj6ql5o Ай бұрын
Nadaara ma askar taangiga ku dhex saxaroon ayaa dagaal ka go.anyahay ❤❤❤
@user-tx5zi2jl1n
@user-tx5zi2jl1n Ай бұрын
Wcs ❤❤❤❤
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah Ай бұрын
Machaallah
@saedabdilahi2569
@saedabdilahi2569 Ай бұрын
Allahu akbar
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu Ай бұрын
Wcs waraxmatullaah wabarakaat
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 Ай бұрын
Wcs wr wbr akhii
@mohamedibrahim1741
@mohamedibrahim1741 Ай бұрын
❤❤❤❤❤ Keep going nadara
@JiiJiile-to9dw
@JiiJiile-to9dw Ай бұрын
Haduu galo walhi❤❤❤xuutigaa waataaa❤❤❤
@FarhanHussien-me1ee
@FarhanHussien-me1ee Ай бұрын
Kugu xumaatay Dheh. Oo lagar tuur kursiga illaahey Idankii.
@user-ju5mc5gg7s
@user-ju5mc5gg7s Ай бұрын
Arintani iyo sida aan israiil sharci uqabanyn waxay caday naysaa in ay dunida ilahy baa xukumee ay reergalbeedku iyagu denbaabaan dunidaba yaa kadhicinaya aan allaah ahayn
@user-hk3ve4rh7x
@user-hk3ve4rh7x Ай бұрын
Asc waan yaabaye muxu turkya iyo iiraan utuugtamayaan siisii waabagaranaye Iyo Emarat
@Call_me_Abe
@Call_me_Abe Ай бұрын
Arinta Gaza Xal ha usameeyo. Si xuutiyiinta ay cunaqabateeynta uga qaadaan. Mahadsanid Nadaara!!!!!
@MaxamudToure
@MaxamudToure Ай бұрын
Siisi plastine cunaqabataynta ha ka qaado markaa iskana way ka qaadi xuutiyiintu❤
@yastayonis4007
@yastayonis4007 Ай бұрын
Alcarabiya haday jiri lahayd waqtiga Rasuulka scw waxay noqon lahayd mikirifoonka munaafiqiinta.
@user-mg1zc9gt1z
@user-mg1zc9gt1z Ай бұрын
Turkiga cadhadiisu waxba sheegi mayso maxaa yeelay waa cadho aan wax qabad lahayn cidina u joojin mayso markaa turkigu waxay ahayd inu muslimiinta u hiiliyo😢
@muhudinafareh3768
@muhudinafareh3768 Ай бұрын
Guul
@shukrimohamed1525
@shukrimohamed1525 Ай бұрын
Ilaahay waxba kama qarsoona Arabiata yahuuda u kala dhuumaneys ilaahay baa kashifay
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 Ай бұрын
Yuhuud dhulkaas Palestine baa lahayd xoog baa lagu haystaa ilaahay swt idamkii yuhuud way jabtay waanay jabaysaa
@adanYussuf-vw6ee
@adanYussuf-vw6ee Ай бұрын
Turkey must respond by defending its interest outside its borders.
@owsedguresuul8794
@owsedguresuul8794 Ай бұрын
Wcs mudane
@cumarali1693
@cumarali1693 Ай бұрын
Nadara waan dawada varnamijkaga lakiin xayeysiis ayaa ku badan fadlan naga yaree
@caadilcade
@caadilcade Ай бұрын
Wlhi Bentaada mahaan Nadaara wa Iska dhagesanenaa Israel 🇮🇱 Ilahey ku filan
@CaliMaxamuud-oh8qo
@CaliMaxamuud-oh8qo Ай бұрын
Xuuti waxay kaalmaya walaalahod falastin waana waajib muqadas. Muslimiinta laga rabo. Siisi waxuu rabaa yuhuud maraykan inùu u kaalmeyo
@calixasanxuseen5198
@calixasanxuseen5198 Ай бұрын
Ma u maleenayo in uu aadayo xuuti in sha allaah
@OmarOmar-rw4he
@OmarOmar-rw4he Ай бұрын
♥️♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️♥️
@KhadijaAbdi-wj1yg
@KhadijaAbdi-wj1yg Ай бұрын
Allah weyn ninkii aaminaa awoodleh 😢
@user-if8ye1kl3u
@user-if8ye1kl3u Ай бұрын
xayaasiintaan tirad bdanaaa
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed Ай бұрын
Yuhuudu waxay u dhimanaysaa hanjabaada iiraan Yuhuudu iyagaa isku doondoontay iiraan haday yurub u qaxayaan
@FouadElmi
@FouadElmi Ай бұрын
Haddu yemen so'aado doqoon xun ee yuhuuddiga ee qarsoon waa halku kubaaba'ayeey sisi,reer galbeed ayaa wax kaqadilaa xuuti,maxay sheegi masar,,canal suez allaha burburiyo,waayo reer galbeed ayaa ku'anfaacay.
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 Ай бұрын
و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.
@AbdisamadshireMohamed
@AbdisamadshireMohamed Ай бұрын
Xuutiyiinta waa ku mahadsan yihiin waana Muhiim in Siisi Cunaqabateyn lala helo Allaahu Akbar sida uu shacabka reer Palestine ugu luga qabanayo Yuhuudda Lacnatullaahi Calayk wey ku fiican tahay inuu dhaqaalihiisa burburo waliba Maamulkiisa meesha Alle haka saaro, inshaa allaah
@aliyonissougal964
@aliyonissougal964 Ай бұрын
Masar israill haladagalamo
@user-tb7nn1ef6b
@user-tb7nn1ef6b Ай бұрын
❤❤❤❤ kusoco warka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@hnoor4361
@hnoor4361 Ай бұрын
Yuhuuda Iyo maraykanka sharciba ma qabto ee yaa xoog haya
@mahatabdiabdullahi5527
@mahatabdiabdullahi5527 Ай бұрын
Siisii lacagtiisii haduu rabo xasuuqa Qasa ha joojiyo, waa la ogyahay inuu qeyb ka yahay.
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Ай бұрын
Nadara Dawladaha Islamka hadal mooye hadaf maleh,Yuhudda waa in Turkiga Masar Urdun Sacudiga Iraan eey u midoobasn in labad basdiyo matida,Yuhudda waa in Talabiib dhulka ladhiga xeifa gabigeyda dambass laga dhiga
@iftiinisak6522
@iftiinisak6522 Ай бұрын
Warka turkiga cambaareyn madhaafo miyaa israil xeer ama sharci qabto oodunida uyaala majiro
@AliAbdirahman-ji7xt
@AliAbdirahman-ji7xt Ай бұрын
Ustad waad mahadsintahay. SISI WAXA U ROON IINU MESHIS ISKA JOOGO . WAXANA LAGA YABA MADAMA USHAQEYO MUNAFUQINTA IINU USKU DEEY SAMEYO.
@user-pd7fk4lo6w
@user-pd7fk4lo6w Ай бұрын
Ta aaly noqo rerer galbed waxay ismoden in nay dhulka xukuman
@MacalinMohamed-bz8wj
@MacalinMohamed-bz8wj Ай бұрын
Asc nadara allh hain bakeya wanleya masare dhrken iyo qalaawila lamaqawasada
@user-tq2lk8pd3n
@user-tq2lk8pd3n Ай бұрын
Wsm ww Allahu akbar alxamdulillahi walcizzatu lil islam Mujahidinta barakeysan iyo ehelkena barakeysan alkaha raxmanka hakusugo xaqa ❤❤❤❤allaha raxmanka wuxuu ladonaya in uu kuffarta dhabar jab weyn kalakulman yahuud wa tey ambiyadi allaah laayen umusan weyn rabigen gurmad bls waxan rajeynaya maxkamadoda in eytahay gaza❤❤iyo meshii looga aargudi laha dulmigey horay ugalen wamakaru wamakarallahu wallahu kheyrulmakirin❤❤ Kurka marekan iyo kuffarta yahuda wexey maleyen in eey iyaga iskayimaden gaza bls maha sidey maleyan waxa sodhaqajiyey allaah ❤❤si eey ugu halagsaman gacmaha barakeysan eemujahidinta insha allaah dib uma labanayan allaha kadhigo adomadi rer gaza allaahuma amin❤❤❤ Dammu shuhada nuurunllana wanarnli acdaaillah❤❤❤ Ustadi madaxdan yahudi koley uuy ufalanyihin aan allah ubarino hadey falen allaha kaburiyo waxan lenahay waminsharinnafaathati filcuqadi Wax damir leh mahe allaha cafiyo inti falan...allahumma amin
@nurjimale7415
@nurjimale7415 Ай бұрын
Waxan.leeyahay.isrilahadl.aduxiga.xuuti.wax.muslin.ah.oofalstincawinaya..waa.iag
@abdullahiibrahim7365
@abdullahiibrahim7365 Ай бұрын
Guul wcn xamass
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10
The Giant sleep in the town 👹🛏️🏡
00:24
Construction Site
Рет қаралды 20 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 13 МЛН
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
MUNIIRA OO HOOYADEY SIXUN U CAAYSAY WAA TAN JAWAABTAADA
29:57
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 23 М.
KALAMAAN 24 AUGUST 2024
11:11
KALAMAAN
Рет қаралды 6 М.
"HALIS CUSUB OO SOO FOOD-SAARTAY ISRAEL" | GUUSHA FALASTIIN
20:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 35 М.
WEERARKII TRUMP OO 'DABADA LA-GALAY IRAN' | MARXALAD CUSUB
21:50
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 33 М.
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10