SILACII SUMAYA IYO SIRTII QOLKEEDA JIIFKA😭😭qiso xanuun badan

  Рет қаралды 16,326

AYAAN GOBDOON 2

AYAAN GOBDOON 2

7 ай бұрын

#qisas #channel #ayaangobdoon #

Пікірлер: 144
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 7 ай бұрын
😂😂😂walhi ayaaney aniga video ga marku iso dhaco qadada ku karsada mela sarta marka like ta saro😂
@kamalali79
@kamalali79 7 ай бұрын
السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين
@sumayasharif910
@sumayasharif910 7 ай бұрын
Ayaaney abyo qisada wax yaba badn oo fhmina ku jiro farinta baburka laga helay ya qoray tan kle marki qaanim la dhaawacy ya caawiye❤
@kamalali79
@kamalali79 7 ай бұрын
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@Hana38910
@Hana38910 7 ай бұрын
Inta shaqada kuqabsata😂 waligay mel inta lafadhisty madawan ilaa shaqo kuqabta inta dhagaha gashto 😊
@XamdiCaliMaxamed-ze6hk
@XamdiCaliMaxamed-ze6hk 7 ай бұрын
Ani camal😂
@nimconalka4344
@nimconalka4344 7 ай бұрын
Ani camal ano iska fadhiyo maba dagaysan karo markan mashqulsanahay inan dagaysto moye on ku shaqaysto
@indhouroon2812
@indhouroon2812 7 ай бұрын
Subhnllh 😢tan qisa ka xanuun badan ma arag nagtan shuruu ladhaho waxey isooxasuusisay diimo sharley
@wanaagchannel
@wanaagchannel 7 ай бұрын
Noloshayda qiso qisadan ka qurux badan Maan dhagaysan❤❤❤❤maad mahadsantahy ayaaneey
@user-eh6fs3lq9y
@user-eh6fs3lq9y 7 ай бұрын
qisadaan waxay sha bahdaa ❤❤qisadii ❤dayma ❤cimraan ❤iyo ❤rafiif ❤masha allah ❤
@nimconalka4344
@nimconalka4344 7 ай бұрын
Qiso cajiib ah o macan bey ahayd runti shukran xapipti sharaf iyo karaamo ❤ Qisoyinkan o kale noso badi insha Allah
@fadumajinow6796
@fadumajinow6796 7 ай бұрын
Abaayo pls iqlaas ku soo qaado weligey wax kaama codsan😊
@samsamxasan9139
@samsamxasan9139 7 ай бұрын
اللهم صلى وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد عليه افضل الصلاة والسلام ❤
@RayaanHonasti
@RayaanHonasti 7 ай бұрын
Wsc ayaan cdey 😊😊😊😊😊 m.a m.a sumaya qisa deeda waaaa cajiiiib runtiiiii ❤❤❤
@deeqojaamac2762
@deeqojaamac2762 7 ай бұрын
Masha allaah mel aad u qurux badan ay kuso dhamatey kuma qaldaneyn sumayo ❤❤❤❤
@zagal_faisal1013
@zagal_faisal1013 7 ай бұрын
Mahadsanid ayaaney qali ❤🎉
@LeyloFeysal-sv1hb
@LeyloFeysal-sv1hb 7 ай бұрын
Ayy thanks abyo ayney❤qadaad ku cunay qisada jah❤😂
@lugayar9163
@lugayar9163 7 ай бұрын
Wey ku saxantahey in ee guursato qanim❤😂😂❤❤❤
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 7 ай бұрын
Naayaa ayaaney waa ku sugooyaaa sheekadii maaido part 5 iyo channelka wayn 13 daqiiqo kadib ❤❤❤❤
@user-bc8yn1fz8d
@user-bc8yn1fz8d 7 ай бұрын
Aad iyo aad wlhy waa qiso xanuun,cibro iyo wax ku qaadasho mudan "Samraa sadkiisa hela" Aduun calafkaga cidna dhuunta marin mayso si kastood u silicdo Mar kastana ogow dulmi aad gashy waa lagaa jadhin Hadhawaado ama ha fogaado marwaliba sugo Mhdsanid wll ayann adigana abaalkaaga janno allaha ka dhigo wll
@user-sm2dm1es5w
@user-sm2dm1es5w 7 ай бұрын
M.a wey guleysatay ugu danbeyn mahadsanid mcney ❤❤❤❤
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 7 ай бұрын
Mashallah baarakallah ♥️mahadsanid ayaan😍
@user-wt3yk2qh5m
@user-wt3yk2qh5m 7 ай бұрын
Asc ayaan queen walhi qiso cajiba ha lkn kumay khadnan iinay qanim guursato mahdasanid xabibti alla haku xiftiyo ❤❤❤❤❤
@AaminaMaxamuud21
@AaminaMaxamuud21 7 ай бұрын
Wow Thnk u so much mcntyda
@aishamohamed1522
@aishamohamed1522 7 ай бұрын
Qisaddaan film filim baa mooodaa ayaaneey 😂 Mahadsanid abayo
@raxmaaadan431
@raxmaaadan431 7 ай бұрын
Masha Allaah ayaan barakallaahu fiki
@user-xm8zm3ev4u
@user-xm8zm3ev4u 7 ай бұрын
Thanks cadey❤❤❤❤
@user-qz1gz2vr5q
@user-qz1gz2vr5q 7 ай бұрын
Masha allh waa qiso cajiiba ❤ wayna ku saxsanayd inayguursato ninkaa❤
@dgfb73Bd88-qu4ft
@dgfb73Bd88-qu4ft 7 ай бұрын
Subxanalaah rafad kasta faraxd ayaka dambyso🎉❤ guuleyso abayo sumayo wad samarty
@ilwaadinaacaroone6755
@ilwaadinaacaroone6755 7 ай бұрын
Thanks qurux bdn aallah ku xafiido
@saabrinabdi6330
@saabrinabdi6330 7 ай бұрын
Masha allah waa qisa Aad u wanagsan abaayo No so badi qisaska❤
@ifrahhassan7227
@ifrahhassan7227 7 ай бұрын
Frist person frist comment frist like
@sumayomohamedsanaag4160
@sumayomohamedsanaag4160 7 ай бұрын
Ala ayaaneey waa arkay wlhi lkn wxa umaleynaye inaa adi badashay ani taam aa ahay yaaah😂😂
@NadiaAbdi319
@NadiaAbdi319 7 ай бұрын
Anaa u horeeyay ayaaney❤
@falishassan528
@falishassan528 7 ай бұрын
Masha allah
@roodacrixmanmaxamuud6924
@roodacrixmanmaxamuud6924 7 ай бұрын
Mashallh dhibka lguma waaro❤ wy ku saxsaned iny guursato naftu halki u roon iyada taqaan
@ruwedoasad1539
@ruwedoasad1539 7 ай бұрын
Wey ku saxantahy iney guursato ❤maasha Allaah
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 7 ай бұрын
Wcs my Queen abaayo ayaan ina xirsi goobdooney guuleyso aadbaan kuu salaamay inbadan ❤❤❤❤
@zaynabcabdiwali312
@zaynabcabdiwali312 7 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤❤samarka badan waxalaga dhaxla nolol quruxbadan io ubad bari ah❤❤❤❤
@mali-dy4yj
@mali-dy4yj 7 ай бұрын
Shukran quruxay waa qiso cajiib ah
@farhiya5072
@farhiya5072 7 ай бұрын
Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 7 ай бұрын
Subxanalh wlh waa qiso caajiib ah alahu akbar
@fadxiyayuusuf2327
@fadxiyayuusuf2327 7 ай бұрын
M.a wll dar allan ku jeclay wlhi waa qiso.ku cibra qadasha mudan
@yuusufali4419
@yuusufali4419 7 ай бұрын
Mansha allaah❤❤❤❤
@user-rq9up8xt9j
@user-rq9up8xt9j 7 ай бұрын
Waa dhaxantii oo hurdadaa badan ayaaney
@fartuundaahir8472
@fartuundaahir8472 7 ай бұрын
Masha allah wlhi waa qiso cajiib ah
@aishajama5525
@aishajama5525 7 ай бұрын
Maasha Allah xbbti🥰🥰🥰
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 7 ай бұрын
Wcs abyo ayan alh ku xafido abyo wa saxan thy mcney ❤❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 7 ай бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 7 ай бұрын
masha Allah❤️❤️❤️❤️❤️
@sucaadmohamuud4148
@sucaadmohamuud4148 7 ай бұрын
Kkkk ayaaneey waa aragnaay ee jaanisbaa ku siinaynay 😂
@Sucdi-Ali
@Sucdi-Ali 7 ай бұрын
Ayaaney anaa uhoreeyo😂😂
@farxiyacaloofi1647
@farxiyacaloofi1647 7 ай бұрын
Abyo qisada xigta farxiya kasoo dheg❤😢
@ZahroCabdi-dl9fo
@ZahroCabdi-dl9fo 7 ай бұрын
Mahtsanit ayaaney ❤❤❤❤
@Deeqaibrahim62
@Deeqaibrahim62 7 ай бұрын
Wad mahad santahay xbbti qli ❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 7 ай бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey qaaliyey
@sahroshikhnuur1143
@sahroshikhnuur1143 7 ай бұрын
Nhjmjk❤hkjjbkbj😊ikjkkkjkkui
@user-hm9vx7gs1r
@user-hm9vx7gs1r 7 ай бұрын
Hosha nagu badan ❤❤
@user-po3gp8nj3m
@user-po3gp8nj3m 7 ай бұрын
Wnku slamay wllshy mcn
@MadadIsmail-hq3gi
@MadadIsmail-hq3gi 7 ай бұрын
Mahad sanid ayaaneey ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 7 ай бұрын
Wcs ayaan❤
@rayaanofficial9688
@rayaanofficial9688 7 ай бұрын
Wcs xppti shugran❤❤❤❤❤❤
@user-qz8jp5kk8j
@user-qz8jp5kk8j 7 ай бұрын
My wllhi sax
@Asienor
@Asienor 7 ай бұрын
Ayaney benta maahan shekada mnta mrki hore cbsiyee ila eheed hda saa modaayey mpa noqon teda kle asma lgu bilabay sumayo lgu dhmeyay mise anaa mooday 😂
@ahlaamey3392
@ahlaamey3392 7 ай бұрын
Saas umaleyna koow asmo aheed
@user-ig7ce8tp8c
@user-ig7ce8tp8c 7 ай бұрын
Ayaaney qisoyinka carabta soo badi
@user-qz1gz2vr5q
@user-qz1gz2vr5q 7 ай бұрын
Hhhh abaayo wan salaamay❤
@MunoXuseen
@MunoXuseen 7 ай бұрын
Wcs abyo ayanah❤❤❤
@faizonuur5898
@faizonuur5898 7 ай бұрын
Wcs abayo mcn ❤❤
@Deeqaibrahim62
@Deeqaibrahim62 7 ай бұрын
Mansha allaha sumaya way gulay satay runti ad bay itabatay wlhy samirku waa cajiib
@user-ty3mx4hu2j
@user-ty3mx4hu2j 7 ай бұрын
😢 ciil badanaa inaa uhoreeyo larabay lkn hadaa xaafada imaaday oo qad Hellay maxaa sameeya
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 7 ай бұрын
Ku saliya NNK SCW SCW
@nuurtojimcale3142
@nuurtojimcale3142 7 ай бұрын
Wcs abayo hori usoci ❤❤❤❤❤
@caashocayuuni
@caashocayuuni 7 ай бұрын
Wcs abayo ❤❤❤❤❤
@faadumomohamed3129
@faadumomohamed3129 7 ай бұрын
Samra sadkisa hela aqiran gulay kudhamadtay mahadsanid adna
@Xamdimaxamad-bh1qm
@Xamdimaxamad-bh1qm 7 ай бұрын
Ayaney anika wan ku racsanhy iney guursato wayo irid kale umaba furneyn naya ayan indho weyne Wathssb ka ika so jawab qisada haddey ku cajibina I sheg wlley mcney❤ bay
@ashaibra2686
@ashaibra2686 7 ай бұрын
Waqaladay waxanlayabay sidad utiri sumeyan kahadlaya ayad un asma bilowday lkn qeybti labad ayad saxday ayaaney
@Nafteedauroon
@Nafteedauroon 7 ай бұрын
Wan wareernay ayaanay hanoo qabanin.
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 7 ай бұрын
Wa saxan tahaye abyo 😂
@user-fx3ns8py5v
@user-fx3ns8py5v 7 ай бұрын
Ayaney waxan soxasustay rafif iyo dimo dimo sey idabasocotay rafif cml nagtan dibato badan gabadan umarisay
@ShukriShukriyuusuf
@ShukriShukriyuusuf 7 ай бұрын
Ayaane sheekadan baabur soyeeray ubadan😂😅
@QisasChannel
@QisasChannel 7 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@tarmohamed5811
@tarmohamed5811 7 ай бұрын
ani iso qado magcae😂😂
@Sanaaaxmad79
@Sanaaaxmad79 7 ай бұрын
1ila5 hal mar dhagestay
@rayaanjeele4972
@rayaanjeele4972 7 ай бұрын
Wcs waxaa isweydiiye abaayo ayaane😢qisada ma somaaliya Misa waa wadankle cabsiga iyo waxa shegeysi qisooyinka carabta ku arki jirnay keeda kalaneh abyo gabadha xafada ee dagnayaa malaheen miyaa cido somaaliya😢
@Sofia-pu7eu
@Sofia-pu7eu 7 ай бұрын
Asc🎉🎉
@Reel6556
@Reel6556 7 ай бұрын
Ayaaney waxaa mooda sheekadaan musalsal in aan fiirsanayo😂
@ShukriShukriyuusuf
@ShukriShukriyuusuf 7 ай бұрын
Ayaaney abaayo fatxi gawadha ridwan isaaq qisadeyda ushegeyso kaso hdl😢
@QisasChannel
@QisasChannel 7 ай бұрын
Hye xbbt
@ShukriShukriyuusuf
@ShukriShukriyuusuf 7 ай бұрын
@@QisasChannel 😍 💖 ❣️ 💕
@hibosead7212
@hibosead7212 7 ай бұрын
Ayaaney film malaga sameeyay
@farxiyomaxamuud6830
@farxiyomaxamuud6830 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@falishassan528
@falishassan528 7 ай бұрын
❤❤❤❤
@user-xq7il8en7v
@user-xq7il8en7v 7 ай бұрын
Asc ayaane xppti quruxeey wanku salamay saaka qado kugu karsanayaa abyo ani bilow ilaa dhamaad wan dawada kaliya qisadaan ayaa bilowga magac kale ku tabineyse aniga farxad sumaya sumaya❤❤❤❤
@QisasChannel
@QisasChannel 7 ай бұрын
Wcs xbbt Wan kaa qaaday sax waaye qeebta koowaad asma ahayd waa iga qaldantay
@user-vq7on5pt4r
@user-vq7on5pt4r 5 ай бұрын
M.a howl kasta wan ku qabsada inta qisada i socoto sheeka jecel😂
@user-bc8yn1fz8d
@user-bc8yn1fz8d 7 ай бұрын
Alla ayanna eeg wll hurdo hudo ayaa baryahaan jidha ma is tidhi
@user-bc8yn1fz8d
@user-bc8yn1fz8d 7 ай бұрын
Iyo dhaxantii
@tufaaxburhaan620
@tufaaxburhaan620 7 ай бұрын
aniga waxan is waydinaya habo markii uu qanim yiri wllkeygi dhintay ee sumaya ninkeda ah baan gaariga kuso arkay ay ti sharka badnaydna ay dhahday qof dhintay waraaq masoo qoro haduu ogyhy wllkis inuu nool yahy muxu u guursaday sumaya!!!
@QisasChannel
@QisasChannel 7 ай бұрын
Manoola ninkii waatay duugeen ee naagta dariskaa waraaqada sooqortay waan idinka hilmaamay intaas sorry
@SumayoAli-sh8tv
@SumayoAli-sh8tv 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Najminaa
@Najminaa 7 ай бұрын
❤❤❤
@cayniqurux9661
@cayniqurux9661 7 ай бұрын
Ay manta anon dalin baa igaso gaartay shalay saa ku fiirinayay umaba marka so dhigtayna talefanki iga damay
@saynabjama2038
@saynabjama2038 7 ай бұрын
Wlhy qofkii kuxumeeya ilahay lugahaagu ayuu keenayaa ilhay isagaa cidwalba kabaya culayskastana ilhay fudaydbuu kadanbaysinaya
@ZucaadoMaxamedabuukar-gy8pz
@ZucaadoMaxamedabuukar-gy8pz 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@XawaBashir-dy4ve
@XawaBashir-dy4ve 7 ай бұрын
ayaaney qisada wabakadhiman sidamarki khanim udhaawaca ah amamakii gurigadhiigalagu arkay iyo markiininku daaqadakasoogalay iyo islaantii dariska sheekadeedii
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 7 ай бұрын
Wlhy ayaney ciwankan in wax ka khaldanayeen waan arkey ee inaan kuu soo qoro baa iga hoos baxday waayahaan dagalka walalaheen lagu xasuuqayo baa miskaxdu aad ugu mashquulsaneyd Marka wan arkey oo meesha qolka jiifka laga rabay baa waxaa ku qorneyd qolkeeda jii😂
@OwliyomaclinAdan
@OwliyomaclinAdan 7 ай бұрын
Asc xbbt malaaygi sookiiqaalow
@farhiyamahamud7512
@farhiyamahamud7512 7 ай бұрын
First comment
@AyanishAbdullahi-tx6fn
@AyanishAbdullahi-tx6fn 7 ай бұрын
💋💋💋💋
QISADII DHEX MARTAY SAARA IYO NINKII XAASKIISA KABAQI JIRAY
31:17
AYAAN GOBDOON 2
Рет қаралды 13 М.
SAXAN BARIIS AH AYAA IIKASHIFAY QIYAANADII NINKAYGA?
22:13
AYAAN GOBDOON 2
Рет қаралды 15 М.
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,4 МЛН
MAXAA KUDHACAY GABADHII GABDHO BADAN KAMASEERI JIREEN QISO XANUUN BADAN
29:11
How i started my career as a food blogger.   Sidaan shaqada ku billabay
11:37
QALBI JAB DUMAR #higsino.1 #supercarab #2022 #qiso
13:31
HIGSI NO.1
Рет қаралды 85 М.
قصة :خسرت ابوي بسببها
15:52
fyooz فيوز
Рет қаралды 3,1 М.
SILACII SUMAYA IYO SIRTII QOLKEEDA JIIFKA😭😭qiso xanuun badan
24:02
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН