No video

Sir Culus Dilka Fihiima Quuje ee Garoowe yaa ka Danbeeya

  Рет қаралды 16,043

Maal Tv

Maal Tv

Күн бұрын

Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada

/ @maalchanneltv
Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share

Пікірлер: 82
@cawocalicawodheman4938
@cawocalicawodheman4938 6 ай бұрын
Reer Somalilndnow ciidamadeena aynu ogaano❤❤❤❤❤
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 6 ай бұрын
Mansh Allah Nuux Tania waa geesi qaranka guulaso adiga iyo ciidankaan qaranka guulast guul iyo gobanimo Somaliland ilaahey cadowga gudah iyo ka dibad ha jabiyo
@halimadirie5301
@halimadirie5301 6 ай бұрын
Abwaan reerkaa haynooga sheekayn uma baahnin warkooda
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 6 ай бұрын
Nuux Taani Salaan Sare Halyeey Somalilander ah❤️
@ashafardosa7135
@ashafardosa7135 6 ай бұрын
Masha Allah tabarakallah guul iyo gobanimo somaliland iyo ciidanka qaranka somaliland
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 6 ай бұрын
Waan kanaxaa ciidanka wiilkan koriyey ee dhashay curadayadu,waxaan waydiiyey halkuu kagalo roobka wuxuu yidhi ciida ayaan kuusaa bacna waan dhex galaa markaanan ahayn gaadh Wayna u adkeystaan waxaaso dadkooda iyo dalkooda dartiis . Ciidamadeenu warriors ama halyeeyo Allah ha inoo xafido ciidamada kuwa dhawacaa Allah ha caafiyo kuwa kujira gacanta ku jirana Rabbi ha ka soo furo
@iali8540
@iali8540 6 ай бұрын
DHULMAHANTE WANAAG WAXBA KUMA LAHEE MAJEEDHEENKU HA GARAACAANE HA U NIXIN .
@hindamohamed6395
@hindamohamed6395 6 ай бұрын
Somaliland guul iyo goobonimo inshallh 💚⚪❤💪💪💪💪💪💪
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw 6 ай бұрын
Gesi qaran guuuuuuliso guuuuuul Somaliland 💪 💪 💪
@maxamedaxmed8623
@maxamedaxmed8623 6 ай бұрын
Geesi qaran baad tahay Ilaahay ha ku xafido
@zahranur7111
@zahranur7111 6 ай бұрын
Abwaan Salaan sure. Salaan kaddib ninkaas Sheikhal ma ahan. Waa reer AwHassan.
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 6 ай бұрын
Faraax Macalin dad dhis looma abuurin shar mooyaane !
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 6 ай бұрын
Asc abwaan waatan la layahey inacabasha iyo guutadi 7 waa goosanayan warka ha lahubsado please guul Somaliland
@Abz_146
@Abz_146 6 ай бұрын
Dhulbahante yaanu nagu soo noqon majeerteen hagaran waa abaalkoda
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 6 ай бұрын
Faarax Macalin Kenya Haqabsato Hadiikale Ganbaanu Iskagareebi
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb 6 ай бұрын
Mansha Allah waa runtaa guuleyso wllo illahay ha inaga qabto cadowga insha Allah guul qarank jamhuriyada Somaliland guul iyo gobanimo 💚 🤍 ❤ ❤
@cawocalicawodheman4938
@cawocalicawodheman4938 6 ай бұрын
Xildhiban magac u yaal ah. Somaliland isn,t easy😂😂😂😂😂😂
@zahranur7111
@zahranur7111 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hiddowacan811
@hiddowacan811 6 ай бұрын
Indho indho waa runtii meeshay inan gumeedka ku ahaayeen maantay tageen dhiigoodiina biriijbaa laga dhigtay
@faizaali2889
@faizaali2889 6 ай бұрын
Ilaahay xafido ciidanka qaranka somaliland ❤❤❤❤❤
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 6 ай бұрын
Mashalaah Hablahayaga Somalilnderka ah❤️💯🌹🦁
@siradhali9291
@siradhali9291 6 ай бұрын
Manshaa Allah Hanoolaato Somaliland!!! Aamiin
@halimadirie5301
@halimadirie5301 6 ай бұрын
Ethiopia way og tahay in ay isaaqu yihiin somalida keliya ee ay wax iskaga tiriyaan
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 6 ай бұрын
guul somaaliland guul ❤️ aadban ku salamaya mujaahid caqaayad adeero
@yusufaskarkhayre
@yusufaskarkhayre 6 ай бұрын
Maashaa,allah hablaha somaliland ha nooladaan waa difaaca qaranka ay ku tiirsantahay jsl❤❤❤
@mohamedmohamud9691
@mohamedmohamud9691 6 ай бұрын
Asc. Horta wll aad iyo aad yaad u mahadsantahay sida tafaatiran ee ad u qadaa dhigtay arinkan jira ee Huwantu iyo kuwa maal geliya ay u dhaqmayaan. Hadaba farax macalim anaku waxaanu u naqanaa " Dameer Ciyay" Maah maah Yaa tidhaahda, ( Bahal higlo af qadhmuuna lama kala tagto waxna iskuma tarto) kuwan G 21 ka la baxay waa nocaa. Somaliland na waxba kama qaadi karaan. Waxay ku dambayn donaana la arki donee In sha Allah!!!
@shadiaelmi-ke1ru
@shadiaelmi-ke1ru 6 ай бұрын
Guul iyo gobanimo somaliland 🎉🎉🎉
@user-zk5ev8bb6m
@user-zk5ev8bb6m 6 ай бұрын
Thanks maaltv
@abdourazakmohamed6519
@abdourazakmohamed6519 6 ай бұрын
Free awdal state
@Araweelo74
@Araweelo74 6 ай бұрын
Balo kaco guurbey ku tiraa amaa kasoo guurso dhulmahante wey guurisey hala gumeeysto iyagaa umadooda guumeeyee
@suleimanfarahgedi
@suleimanfarahgedi 6 ай бұрын
Geesi geesi dhalay noolow eedo cadawgaa hajabo guul guul Somaliland insha Allah
@user-sw4oi1ou5e
@user-sw4oi1ou5e 5 ай бұрын
Soomaalilndre guuuuul guuuuul 💚 💚 💚 💚 💚 💚 🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b 6 ай бұрын
Kkkl farax macalin ma gaartid qaaniis yahow dabada laga dubeeya markaad qabri ka dharagto oo aad abaarso ka timaado adigol aan qubaysan baa meesha calalyo lasoo fadhiisataa farax macalin waa aqoon indheer garad ah
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 6 ай бұрын
Indho Indho waa halyey Somalilander ah aragdheere rag boodhka ku qasay !
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 6 ай бұрын
Ilahayow u gar gar dadka dulmiga ku nool,dadkii ay dirteena ,xasidnimo iyo munafaqnimo ka shaqaynay ,somaliland guul iyo gobonimo Ilahay idamkii, noolada somaliland, cid wax inoo haya ma jirto ,
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 6 ай бұрын
1977 wuxuu ahaa dabar goynta isaaq ,waxa isaaq lagu sii jeedinayeen ,inayna calankeeda la soo noqon ,gaar ahaan afkambigii fashilmay ee 1961,ilahayow naga qabo ictisaam, xasidninta ,huwanta ,gudah ,
@zamzamabokor7705
@zamzamabokor7705 6 ай бұрын
Wey istaahishaa dhiigii ragay xabadaa isugu dhobayse nabsigiiba haya
@amaladan2259
@amaladan2259 6 ай бұрын
Waa gabadh kalana u malaynayaa in uu mar hore dagaalkani ahaa
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 6 ай бұрын
ILHAN HALKANAY KHARASHKA UGASODIRAYSEY BURBURINTA LASCAANOOD 💯
@aminaabdi1166
@aminaabdi1166 6 ай бұрын
Maxaa ku dhacay dawladdii
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 6 ай бұрын
Congratulations Ogaal and Thank you 🙏🏽
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 6 ай бұрын
Indho indho waa horgal qudhmey
@ismailjama178
@ismailjama178 6 ай бұрын
Indho Indho waa nin reer Hargeisa ah, ku dhashay, ku koray, waa muwaadin meeshuu ku dhasshay ku nool iyo dadkuu yaqaanay. Ereyga horyeel macniisa ayaa la khaldee waa horseed. Waxse is weydiin leh tagtee ma la idin tebay?
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 6 ай бұрын
Abwaan Wax Dan ah ka hadal oo Please inaga daa Reer kan warkiisa iyo Siiba Naagtan Akhlaaqda daran maxaa kaa galay Ama ha dilaan Ama ha Kudaan e.
@raafxero527
@raafxero527 6 ай бұрын
Siyaasada keniya bu ka so horjeeda.
@hassanbashe9769
@hassanbashe9769 6 ай бұрын
Maaha sidaas cayaaqad .. Wuu inoo hiiliyiin nimankaas...caydii layno geestey...
@user-oq3tv7iv3r
@user-oq3tv7iv3r 6 ай бұрын
Haladilo wayo abalakeda
@haruunhasanjibriil1094
@haruunhasanjibriil1094 6 ай бұрын
Huuhaa iskula wareega isaaqow ciidanku sow kaan Qaawin 25.ogosto
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 6 ай бұрын
Bacaacda faarax macalin degaankiisi ayaa la yaabay dayaca haysta yaga iyo sida aanu ulaba socon xildhibaankoodi
@ibrahimali2860
@ibrahimali2860 6 ай бұрын
Abwaan ninkaa hadlayaa waa mareexaan oo Dabcasar ayaa wareysanaayaa oo waa 2 sano ka hor.
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 6 ай бұрын
Fahiimo Quuje Afkeeday Haysan weyday Ala maxaa Cabaad ka baxay.
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 6 ай бұрын
Viva ours heroes.
@Ali-xk1wr
@Ali-xk1wr 6 ай бұрын
Adeer waxa uu yidhi, 500 oo kun oo ciidan ah ayaan keenayaa!
@hoodoayaanle5447
@hoodoayaanle5447 6 ай бұрын
Adeer dee oroda u kuu xoreeya somalida Kenya iyo ta Ethiopia. Ilma fatabakhle
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 6 ай бұрын
Ninka waddaniga ah ee la hubaa waa isaaq nin hal abuur leh oo qayrkii weligiiba isaga wax walba oo danguud ku daba galaan iyo dad wada multiple talent ah leh rag iyo dumarba ah .Gumaystayaashii Faransiiska iyo Britain way baadheen IQ-ga Dadkeena qoraal bay ku yaallaan meelaha lagu kaydiya Taariikhda waa sababta la inooga madho Afrikaanka kale senterna waxa u ah ama loo jeedaa waa Reer Sheekh Isaxaaq kow !
@nimodahirify
@nimodahirify 6 ай бұрын
Ninkani weli ma Sooraan iyo Jawaan buu majaajiladii la wadaa?
@mcabdulqadir6264
@mcabdulqadir6264 6 ай бұрын
Fahiima quje.yaad is tiri qaad kasoo gali kadhaa ..is ku dirka
@engadam7274
@engadam7274 6 ай бұрын
Haa ee dee waxad so qortay iyo waxad ku hadashy isma laha channel ka waanu ku xidhanee beentu waa ceeb ee inaga daa
@horiyo2491
@horiyo2491 6 ай бұрын
Tolkeed haday dilaan maxaa kaa galay qalbiga dhulbahante ilaahay haydiinka reebo
@SheikhaMaxed
@SheikhaMaxed 6 ай бұрын
Sababta ay iminka markhaatiyada u soo saartay waa in itoobiya iyo somaliland laysku diro
@husseinduale9354
@husseinduale9354 6 ай бұрын
daacad ma leeyahay cldanka
@user-jy9qt5vh1f
@user-jy9qt5vh1f 6 ай бұрын
Inader waa been qofka m ahaa Fahima Waa viedeo mr hore oo aay naago jooga Nayrobi
@ibadoartan303
@ibadoartan303 6 ай бұрын
Waaryaa waa marakaye waxa Sirixayan segeyow.
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 6 ай бұрын
Agoonta , dhaawaca , Skuullada ciidanka iyo caruurtooda guryaha iwm wax badan ha loo kaco sanduuq weyn in loo furo shirkada dhismaha ciidamada oo la ballaadhiyo wax badan baynu lacag aad iyo aad u yar qofkiiba ku qaybi lahayd baynu malaayiin malaayiin dolar ku ururin karnaa !
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 6 ай бұрын
Maxaa kaa galay naagtii maydka cuni jirtay hala dilo maahee hala gubo
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 6 ай бұрын
Isaq ninkaa Gafuurka ween ee aan Somaliba u eekeen mayska Reebi waayay🤬🤬🤬🤬 tolaay
@raafxero527
@raafxero527 6 ай бұрын
Raguu is kuma jirey /Ninkanyi waa Nin mareexan marku sheekenaya dagalkii 77 geesini ma iyo dacad nimada isaaq, ufeerso waa uu ooyaya. Nimaka sifiican u dhaceeyso. Majiraan iminka Nin ninkale wax u ogoli Oo run ka sheegaya. Oo tarikhda run ka sheegaya. Lama heelaya.
@axmedtimacade4693
@axmedtimacade4693 6 ай бұрын
Masha Allah guul guul guul guul guul guul io gobo nimo ciidanka qaranka jamhuuriyada barakaysan ee somaliland ❤❤❤️❤️🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 6 ай бұрын
SIILKA HOOYADA WASE HADII AAD RUN SHEEGEYSO KA HADAL KHANIIS KHANIIS DHALAY CABDIRAXMAAN CIRO OO AH CADOWGA QARANKA SOMALILAND MAXAA KAA GALAY FAHIIMA QUUJE WAA INAN SIILKA HOOYADA WASE KA HADAL KHANIISKA MUUSE CABDALE EE QARANKA SOMALILAND KU SOO DUULEY WAXAAD TAHAY MUUSE CABDALE MAANTA SOMALILAND MA CADOW AAN ADIGA AHAYN AYEY LEEDAY ILMAADEERAYAAL DHULKA DHIGA QOF XALAAL AHI YUU LA SII JOOGIN
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 6 ай бұрын
ADIGA IYO YAASIIN FUTO BALAADHSHE WAANU IDIN OGNAHAY YAASIIN WUXUU KALA HAYAA OO BALAADHIYEY FUTO DAAROOD U DIYAAR AH SIILKA HOOYADA WASE KA HADAL XIIRAN CALI
@halimadirie5301
@halimadirie5301 6 ай бұрын
Ethiopia way ina wada taqaanaa xitaa nasabadeena iyo meelaha aynu ka soo jeedno way yaqaanaan inaguun baa wax isku qasna
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 6 ай бұрын
Ma Gabadhbay Hagardaameyen Reer Majeereen? Astaqfurllah. Dhulbahante Sixunbu Udhintay🥹 Waaceeb Aduunka Kabasiqsiqmaayan Waxa Gabdhahoodi Laguhay 🥹
@hassanbashe9769
@hassanbashe9769 6 ай бұрын
Ethiopia ilaahay maaha...heshiiskaasi maaha midqeexan...!!!
@user-oq3tv7iv3r
@user-oq3tv7iv3r 6 ай бұрын
Waa bila aqoonsi kununtu
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 6 ай бұрын
Itoobiya way ogtahay cidda keliya ee ka baqato inay tahay S.land.Soomaali kale waxba iskagama tiriso. Lakin maadda heshiis baa dhacay bani aadam gaal iyo islamba macamilo way yeelan karaan.
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 6 ай бұрын
nacas kan habal awal weli mahadlayaa. waa kuwii suldaan xasan sheegay ee baastada looqaaday. dagaalkii hargaysa weli madhicin miyaa mee abaagadhe mee Aby axmed meeday badii. hhhhhhhhhhhhhh. fromBurco garxajis land
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 147 МЛН
Harley Quinn's revenge plan!!!#Harley Quinn #joker
00:59
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 27 МЛН
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 12 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
CHALLENGE SALAH SANAG & KASHKA || SHEEG SIYAASIGAAN
15:27
Abdullahi kashka
Рет қаралды 169 М.
Q.2aad Su'aalaha Iyo Jawaabaha Is afgaradka MoU-ga S/land & Ethiopia
44:10
War Deg Dega Oo Ka Soo Dhacay Somaliland Falnqayn Podcast HN...
1:58:12
Hargeysa News
Рет қаралды 3,6 М.
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 147 МЛН