Sir Wayn Tirada Dhimashada Huwanta Dagaaladii udanbeeyey

  Рет қаралды 45,054

Maal TV

Maal TV

7 ай бұрын

Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada

/ @maalchanneltv
Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share

Пікірлер: 81
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 7 ай бұрын
Guuul abwanka qaaliya. Abwan caqaayada
@user-bp9rx5tz4x
@user-bp9rx5tz4x 7 ай бұрын
Guul inaadeer from SNM Somalilan HY
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 7 ай бұрын
Huwan gabal baa udhacay baaas hoo baruudaa layidh way jabeeen😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@caydaruusmuumin4582
@caydaruusmuumin4582 7 ай бұрын
Mujaahid guul
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 7 ай бұрын
Guul Iyo Gobanimo Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland 💚🤍❤️ Guulayso Geesi Qaran Abwaan Caqaayad 💚🤍❤️💚🤍❤️
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho 7 ай бұрын
Guul guul soomaaliland .
@abdallaibrahim1684
@abdallaibrahim1684 7 ай бұрын
geesi qaran abwaan qacaayada
@saleebanali2905
@saleebanali2905 7 ай бұрын
LIBAAX MAALTV
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 7 ай бұрын
Ninka Gudcur Gude ee Huwanta la shaqaysta, ninkaa dalka halaga tarxiilo. Waa Cadowga Gudaha.
@halimadirie5301
@halimadirie5301 7 ай бұрын
Haku hodmin ilmadadooda yaxaaska ay daadinayaan jaamac siyaad iyagaa ugu darane
@munadiriye5207
@munadiriye5207 7 ай бұрын
Good job
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 7 ай бұрын
Dalka, Ciida, Caruurta, Caarka iyo Somaliland waa la difaacayaa, Xadka Somaliland waala gaadhayaa
@husseinyusuf9231
@husseinyusuf9231 7 ай бұрын
Hore usoco Mujahid
@Shankaroon266
@Shankaroon266 7 ай бұрын
Guuuul 🟢⚪️🔴
@zamzamabokor7705
@zamzamabokor7705 7 ай бұрын
Isaaq sir maleh huwantu madhahdo somaliland waan idinku soo duulayna dagaal gaadmo ah bay soo qadan waar sir yeesha
@hiddowacan811
@hiddowacan811 7 ай бұрын
Guuuul soomaalilaan
@cabdirisaaqcalimaxamed8564
@cabdirisaaqcalimaxamed8564 7 ай бұрын
Ninku waa isaaqe dhako kale keen
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 7 ай бұрын
‏اسد اسد أنت سيد الرجال go ahead 👑🙌
@shamsoabdul6185
@shamsoabdul6185 7 ай бұрын
Guuuul guuuul insha Allah
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Күн бұрын
abwaan Maal TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 ай бұрын
Allahu Akbar Waa Balaayo Aygacmahooda Kudoontee Huwan Wacadkii Alle Aadjebiseena Meelbu Uyaale Taanahaku Talagaleen Ciqaabtii Alle
@user-zk4no9bn4v
@user-zk4no9bn4v 7 ай бұрын
Sankabiriska beriga berbera batalaale galbeedka berbera siyano iyo sinaan bixin iyo bustaanadii babao iyo balday waaheen iyo almis wajaale iyo boorama bariga iyo galbeedka burco inta isaga timi shaman baan salaamayaa xaqa alllah ha idin waafajiyo
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 7 ай бұрын
Guul
@xariirsheekhxasan1648
@xariirsheekhxasan1648 7 ай бұрын
cagdheerta halla cadaabo
@abokersharif9812
@abokersharif9812 7 ай бұрын
Somaliland guul guul cadow geeda allahaa jabiyo
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 7 ай бұрын
Dagaalka G21 ku dhan waxaa laga soo abaabulay jigjiga iyo buntland haraagii siyaad bare
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 7 ай бұрын
WALAAHI ADHAXDA AYAA LAGA JEBIYEY FAQASH DURBA LABO CISHO AYEY JAQAAQ KA YEEDHAY NABAD AYEY BARYAYAAN
@kmohali06
@kmohali06 7 ай бұрын
Guul iyo gobanimo insha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 7 ай бұрын
Fariid
@mrd4205
@mrd4205 7 ай бұрын
Wcs abwaan guul iyo gobanimo Somaliland insha Allah❤️🤍💚💪💪
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd 7 ай бұрын
Guul iyo gobanimo Somaliland guul
@aliabdi3689
@aliabdi3689 7 ай бұрын
❤❤❤
@guedibabou6829
@guedibabou6829 7 ай бұрын
Waa la gaali dagalka❤❤❤❤
@abdirahmanismail3854
@abdirahmanismail3854 7 ай бұрын
❤❤🎉🎉🎉❤❤🎉🎉🎉❤🎉
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 7 ай бұрын
Daarood dhuuuso maxay iska celiiinfuluy😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hibohibo153
@hibohibo153 7 ай бұрын
Darood waka kuciilay ee somalinimadii kasaray ila siyad bare ila hada darood ba kudilaya
@farah.418
@farah.418 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 7 ай бұрын
Good job 👏 mujaahid caqayad guul Somaaliland ❤❤❤
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y 7 ай бұрын
Gull sland❤❤❤❤❤
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 7 ай бұрын
Ninkii gaal uyeeran jiray baa laga adkaanin waayo waa sideedii ay ahaanjirtay.
@cashonoor7193
@cashonoor7193 7 ай бұрын
inkasoo isgumaado inkastu guhaadsho isaaq guudka sareeto gontaha waka walal
@NimoMohamud-ct1jb
@NimoMohamud-ct1jb 7 ай бұрын
Mansha Allah waa runtaa illahay ha inasiiyo guul insha Allah guul ciidamada qarank jamhuriyada Somaliland ❤❤❤
@januarySl2024
@januarySl2024 7 ай бұрын
Maa shaa Allaah saldanadii guunka ahayd ee Ciidagale iyana maanta ayay furimaha duruusta qarniga loogu laqimayo ku soo biireen ! Nimankii Huwan Faqash sacadaa ka taagan mar haday sidaa tahay oo suurka loo afuufi salaasada, albaabada jahanama na waa loo furi !!!
@user-bp9rx5tz4x
@user-bp9rx5tz4x 7 ай бұрын
Mujahideen ku lis human faqash ama knew Faqash faqashta cusub
@fahiimae7336
@fahiimae7336 7 ай бұрын
Subxaanallah. Ilaahay dhiiga muslim ah ee sida qabyaladaysan u daadanaayo ha inaga soo at jaro. Ilaahay intii shaydaanku sito haka reebo. Guul Somaliland
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 7 ай бұрын
Abaaw mahad sanid
@user-eu2gj9fd1v
@user-eu2gj9fd1v 7 ай бұрын
HADAA GUURIGIINU BAAYE HADA GABALKIINU DHACAY HADAA CIDHIBTIIN LA GOOYIN HADA HADA HADA HAADA CIDHIBTIIN LA GOOYIN WALEE GEED KUMA QARSHOO MALE MEEL LAGU GABADO MALAHA GACAL LOO BAXASADO AAD GOOWRACAY TOLKAA.
@jamiila_
@jamiila_ 7 ай бұрын
❤❤❤❤😂
@user-sw4oi1ou5e
@user-sw4oi1ou5e 2 ай бұрын
Soomaalilndre guuuuul guuuuul 💚 💚 💚 💚 💚 💚 🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@user-xj9vk8dk2o
@user-xj9vk8dk2o 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 7 ай бұрын
Dagaalkii bukh dharkayn iyo yayle faqash way ku rogmatay
@mohamedomer5061
@mohamedomer5061 7 ай бұрын
Inangumeed laangaab sidii laguu geli jiray baa ku sugaysa.
@abdullahimataan7461
@abdullahimataan7461 7 ай бұрын
Wa khaniiskii daalana
@cashonoor7193
@cashonoor7193 7 ай бұрын
gumsi wa guhaadsho weeye
@mohamedomer5061
@mohamedomer5061 7 ай бұрын
Suldaan Fiiqle waa dhuuso weyne weligiiba xabad ma ridin.
@a.mohamed9655
@a.mohamed9655 7 ай бұрын
Ragannimo isma qariso e waa taas, waryaa Huwan baa ba'day xaalkeeda waa waa "Adiguba caqlaad leedahaye carar maxaa dhaama" huwaneey.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 7 ай бұрын
Guul Iyo Gobanimo Somaliland marwalba Aamiin
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 ай бұрын
hala galo dagaalka guul guul
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 7 ай бұрын
muu odhan in kastu is gumaysto wuxu yidhi inkastu is guhadsho daadka bedlay isaaq isaaq gumaystay ma jiro sababtu taas guhada u yidhi sacadiis reer saxil way is dilayeen kaas u hiilinayay iyo rerkiisa hj way is dieleen marnaba ma odhan inkastu is gumaysto waa in kastuu is guhadsho
@camosalax5599
@camosalax5599 7 ай бұрын
Cada gude iska hubsada
@haweeyasnm1988
@haweeyasnm1988 7 ай бұрын
Dagaalku markii hore ciidanka qaranka ayaa dagalaamayey oo cid walba ku jirto lakiin maanta wa dagaal isaaq
@cabdirisaaqcalimaxamed8564
@cabdirisaaqcalimaxamed8564 7 ай бұрын
Dadku isku lahjad maaha badow baa tahaye
@foosiyadiriye2826
@foosiyadiriye2826 7 ай бұрын
❤❤❤😂😂😂😂
@Halgame334
@Halgame334 7 ай бұрын
MUJ CAQAAYAD
@Halgame334
@Halgame334 7 ай бұрын
HJ NABAD BEENA YAY RUMAYSAN IYADA LARABA SL BAA LARABAA ISAQBA LA RABAAS
@husseinnur8250
@husseinnur8250 7 ай бұрын
Ciidagale Gudcur Gude suldaan uma aha. Ciida gske suldaanadoodii. Shir kaga geksyaa ma jiro. Ha is caddeye Cadda Gude onu Gudcur gufo iyo inu tolkii dhan ka raaco. Maanta ma aha meel lagu tadhado. Taladu waa go'antahay wakhti lahu lumin maayo wada tashi iyo maala tacniga Cadde Gude ku hadaaqay
@cawocalicawodheman4938
@cawocalicawodheman4938 7 ай бұрын
Dhulbahante denibaa kaarto u dhigay oo raba inuu lascanod ka qaado reer isaaqow qof daarooda yaan jiida somalilnd lagu arjin madhuya caabuq somali ku taala weeye GUUL SOMALILND
@cabdirisaaqcalimaxamed8564
@cabdirisaaqcalimaxamed8564 7 ай бұрын
Yaa wax isu ah uu sheegayaa waar anagu Daarood baa nala yidhaahdaa miidaan waasac
@xariirsheekhxasan1648
@xariirsheekhxasan1648 7 ай бұрын
cagdheerta halla cadaabo
@nafisaali8689
@nafisaali8689 7 ай бұрын
SUBXAANALAAH XAARWALWAALKA SNM EE JEEGAAN GARAAD JAAMAC ALI LAMA HADLO NOOCAA WAA DAAROOD DADKU LA HADLAA MAAHA JEEGAAN. IBLIIS JEEGAAN IBLIIS MUNAAFAQ, OO JEEGAAN AH LAMA HADLO IIDOOR IBLIIS NOQDAY GARAADKAYAGU LAMA HADLO. MA CADE GUDE BAA YIDHI GALA DAGAALKA MAYA SHIR DAGDAG AH BUU UGU YEEDHAY BEENAALE CADAAYN KEEN IIDOOR IBLIIS DHULKA YAALEH DAAROOD CIIDAA NOO HIILINAYSA.
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 7 ай бұрын
waa maxay iblays ciyaal kkkkkkkkkkkk
@user-oi1nr4pz6e
@user-oi1nr4pz6e 7 ай бұрын
Qaran Iyo qabiil kalasara walahay qaran Beena IGA dhe
@cafe1180
@cafe1180 7 ай бұрын
KKKK wa reer dhan o tv ka wada qaylinaya kkkk war shalay so noqon meyso muusow dhuusada fasax kkkk subxanallah
@hoodoayaanle5447
@hoodoayaanle5447 7 ай бұрын
Iska ooy.
@abdirazakrazak9807
@abdirazakrazak9807 7 ай бұрын
Beenta awalba xaba mayadan reeban eesoo socda iskadaaya hbarbrta reerisxaaqow ciidankiinii military meeshuu mary unbaad marysaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@youTube.com_Cige_TV
@youTube.com_Cige_TV 7 ай бұрын
Anigo Ah ugaaska guud ee jamuriyada somaliland oo kaso jeeda beesha sola madow waxan cod dheer udiraya Tolkay garxijis oo wili Anan ka haynin waxa gurmad Ah waxan ugu baaqaya oo Aan cod dheer ugu dirayaa inay baqay gasi marku gadho inay sida ugu dhakh saha badan leh uga so jawaban insha Allaahu Tacaala
@user-sw4oi1ou5e
@user-sw4oi1ou5e 3 ай бұрын
Soomaalilndre guuuuul guuuuul 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️💪💪💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍💯💯💯💯💯💯💯💯
@football_hub1
@football_hub1 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂🎉😂❤
@cabdirisaaqcalimaxamed8564
@cabdirisaaqcalimaxamed8564 7 ай бұрын
Yaa wax isu ah uu sheegayaa waar anagu Daarood baa nala yidhaahdaa miidaan waasac
Xog Sira Gabadh Reer Hawda oo Huwantii Lascanood kashiftay
19:39
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 52 МЛН
Super gymnastics 😍🫣
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 107 МЛН
Haha😂 Power💪 #trending #funny #viral #shorts
00:18
Reaction Station TV
Рет қаралды 14 МЛН
Gabadh Siro wayn Qarxisay Sababta  Cadowgu isugu Baheystay JSL
26:35
Maxaa Kala Qabsaday Prof. Samater, Wasiir Kaahin & Siyaasi M. Xaashi 2024?
8:02
Dhamays Media Production
Рет қаралды 8 М.
Blue🩵+Yellow💛=
0:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 51 МЛН
"Қателігім Олжаспен азаматтық некеге тұрғаным”
41:03
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 173 М.
Бенчику не было страшненько!😸 #бенчик #симбочка #лето
0:31
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 895 М.