Sirdoonada MASAR & Turkey oo hareereeyay Ismaciil Haniya | Maxaa laga dhaadhicinayaa ?

  Рет қаралды 62,953

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

#MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999 Booqo hadda midnimo.com/
Maracadde, Show, Sirdoonka Somalia, Maracadde Show, Wararka Dibada, Ruushka, Africa, Mareykanka, Shiinaha, Turkey, Afghanistan, Maracadde Turkey, Maracadde Russia, Mareykanka Carabta,

Пікірлер: 117
@muscabcabdulahi79126
@muscabcabdulahi79126 Күн бұрын
اللهم انصر اخواننا المسلمين المستضعفين في فلسطين وخاصة اهل غزة اللهم سدد رميهم اللهم قو شوكتهم. اللهم امين آمين يارب العالمين.
@MaxamedCabdi-j6x
@MaxamedCabdi-j6x Күн бұрын
Allaha guuleeyo falastiin 😢😢😢😢😢😢😢ducaynu aboodnaa
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl Күн бұрын
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@LuulLuul-qd1hi
@LuulLuul-qd1hi Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤¹11😊
@AMElmi-oo3iz
@AMElmi-oo3iz Күн бұрын
Sidan wararka xaqiiqada ah aad noola socodsiiyo waad ku mahadsantahay ustaad shukran
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu Күн бұрын
intii islaamka ee xanuunsan alle ha caafiyo aamiin
@LEOABDALLA-fh5bs
@LEOABDALLA-fh5bs Күн бұрын
Allha ha japiyo yahuuda xamasna ha allha ha barakeeyo 🎉🎉❤❤❤
@rafiq5722
@rafiq5722 Күн бұрын
Waan kuu goodin oo ku gowraci hadana gogosha anaa gudoomin gartaadana waan garba duubi!😢
@LEOABDALLA-fh5bs
@LEOABDALLA-fh5bs Күн бұрын
@@rafiq5722 ✊️👊🏿
@user-bd1bo8dm6s
@user-bd1bo8dm6s Күн бұрын
Allah ha ugar gaaro walalaheyna reer gaza amiin amiin amiin yarab inshallah qer shugran yaallah shugran yarAb shugran wll show❤❤❤❤
@mohamedahmed8507
@mohamedahmed8507 Күн бұрын
Hormar wcan Pro maracade show
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj Күн бұрын
bismillah asc alla suudaanna weydhiban tahaye illahow dhibatada kaqaad illahow shacabka reer falastin iyo wiilashoda geesiyaashaa xaqqooda usoodhici illahow cadawgoda burburi oo ciidagali illahow badbaadi illahow dhibatada kaqaad illahow anaga wadanka noobad baadi illahow aamiin
@user-jg8sy6kw9q
@user-jg8sy6kw9q Күн бұрын
ilahay israaiil ilahay hajebiyo falastiin a ilahayow xornimadoda
@nadifayassin5984
@nadifayassin5984 Күн бұрын
Musliminta Allah ha u gargaar, insha Allah guul
@user-zb2mp5og1x
@user-zb2mp5og1x Күн бұрын
Cadaadis miyey kaqaadanayaan marki colada lagu cunaayeyba uma soo ciidamin ilaahay xagiisa ha uga ciidamyo aamiin
@MohammedIbrahim-vu4bm
@MohammedIbrahim-vu4bm Күн бұрын
Ilaahay ha u gargaaro walaalaheenna reer Gaza.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Күн бұрын
Degaanada bad iyo barri gorgortan ma galaan, mareykan waxaan isaga ka dambeeya.
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx
@CalicabdiraxmanSanka-fh3nx Күн бұрын
Allaahu akbar allaha guuleeyo muslimiinta
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 Күн бұрын
Waan ku salaamay saxiib MARACADDE SHOW
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi Күн бұрын
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤❤
@user-jg8sy6kw9q
@user-jg8sy6kw9q Күн бұрын
alxamdililaah ilahayo wixii cafimaad hayna cafimaad sii
@XawaCige
@XawaCige Күн бұрын
malin wanagsan wallky maxamed cise ❤❤ nolaw
@nasrocabdi5956
@nasrocabdi5956 Күн бұрын
Ya rabi guuley musliminta
@HodanAden-yb2rp
@HodanAden-yb2rp Күн бұрын
alah unaxariisto wixiidhinta ee mulimiin ah
@Darwiish777
@Darwiish777 Күн бұрын
Ducada Allaha Naga wada Aqbala🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@MuqtarMahad-j3f
@MuqtarMahad-j3f Күн бұрын
Ilahayow ugar gaar walalehen falastiin
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 Күн бұрын
Yahuud waxay maamushaa badi Reer galbeedka oo Maraykanka u horeeyo sidoo kale Carabta siiba Sacuudiga, Emirates, Urdun, Baxrayn, Masar iyo Marooko
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 Күн бұрын
Oo sidee ayay gacanta ugu dhigeen dalalkaas qaar baaba Israel ka awood badane
@AhmendyJully-tx5xe
@AhmendyJully-tx5xe Күн бұрын
Maracade sxb sudaan siqaas ah UGA soohadal
@AbdiShine-l3o
@AbdiShine-l3o Күн бұрын
Wa@n ku salaamayaa Saaxiib
@user-nc5jo3fs1v
@user-nc5jo3fs1v Күн бұрын
Alxamdulilah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdiwahabAdan-sc7hq
@CabdiwahabAdan-sc7hq Күн бұрын
Waa sas bro amin amin yaa allah 🙏
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 Күн бұрын
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
@AyaanleYuusuph-th2es
@AyaanleYuusuph-th2es Күн бұрын
Waan ku salamay maxamed ciise
@Mahrezsune
@Mahrezsune Күн бұрын
Mnzhaallah guulayan najaynaynaa
@sahrociise
@sahrociise Күн бұрын
Amee ameen alle cafiyo
@MoussaMiussa-v3j
@MoussaMiussa-v3j Күн бұрын
Hamas way guulaysanayan insha allh
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge Күн бұрын
Guud
@abusumaya-jz1yz
@abusumaya-jz1yz Күн бұрын
Wll allh ku xafido
@SaidAhmed-gg5pc
@SaidAhmed-gg5pc Күн бұрын
Alaha cafiyo
@macacade2646
@macacade2646 Күн бұрын
Maracade show. Zxpo. Fikirkeenah ma Dhaqan galisid Plz. Il. Gaar ah nogu haaay. Hadiii kale. Waakala dhamaaanewnaa Zxpo
@macacade2646
@macacade2646 Күн бұрын
Taaaagerayaashadi. Maskaxdoodi ayey maalayaan
@Darwiish777
@Darwiish777 Күн бұрын
Sxb Wiilka Sidaas Ha ula Hadlin Nagama Mudnee Givti Buu Naga Mudanyahye
@user-gn9cr8hi5o
@user-gn9cr8hi5o Күн бұрын
Aalaha jabiyo yuhhuda
@hassanadam9866
@hassanadam9866 Күн бұрын
Inta muslimiin ah oo xanuusan Allah caafiyo
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Күн бұрын
Xamaas Maanta lama Cadaadin karo iyagaana Maamulayo dhamaan Shacabka palastine yuhuuda iyo xulufadeeda Cid ujoojineyso maleh waana lala Xisaabtamayaa Xasuuqa ay Sameeyen Xamaas waxey ku qanacdaa labo Dowladood oo Xamaas ay Falastiin Matasho Caasimadna utahay bariga Qudus ❤
@Abdinoor51
@Abdinoor51 Күн бұрын
Ilaahaw reer qasa dhibka ka dulqaad,rabiyow adaa awoodlehe
@user-bq6ip1id3o
@user-bq6ip1id3o Күн бұрын
Allahuakbar
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Күн бұрын
ISRA'IIL HADDEYSAN KA BIXIN RAFFAX IYO QAZA, MAREYKAN WUU CAYARAYA, MAREYKAN WA KAN HUBKIISA UGU DAMBEYA MAALIN KASTO KU TIJAABIYO QAZA IYO RAFFAX.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Күн бұрын
Ilaahay walaalaheen falastiin ha u gar gaaro insha allah, ilaahay ha jebiyo israel iyo gaalada iyo kuwa raacsan insha allah
@axmedhello3580
@axmedhello3580 Күн бұрын
Magaca saxdaa "Maracadde show " Sida aan u aqaan "War cadde show" 😂👋
@user-tu7jx8xv1s
@user-tu7jx8xv1s Күн бұрын
Allah ugar falastiin😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@MustafeMahmuudMustafeMah-bi7nh
@MustafeMahmuudMustafeMah-bi7nh Күн бұрын
Sxp vidoe dhiiga ah xayeysinta badal fulxumo weeye alx dadka ilhy taran ha siiyo amin 😢
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 Күн бұрын
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah hanaga horwereejiyo munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin Allah ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin Allah ha Soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin
@abdulahisalad1353
@abdulahisalad1353 Күн бұрын
Heshiis maxamed ma muuqanayo, Maraykanka wax uu ka galo ma jiro isagaaba lahayste ah oo Yahuud ayaa maamusha, dhanka kale Yahuud heshiis ma ogola in tabar udayyriso kaliya ayaa xal ah
@zakihaji5616
@zakihaji5616 Күн бұрын
Alle ha mideyo musliminta melwlba ay jogaaj
@axmedcaruush2952
@axmedcaruush2952 Күн бұрын
Aamiin
@user-fb1lo1yu3p
@user-fb1lo1yu3p Күн бұрын
Wadahadal marabaan yahuudaan 😢waxay ogyihiin hubka lasiinaayo waxaa layiri ninkaa xoog badan hortaa ayuu xanaaqaa 😢illaahaw jabi yahuuda iyo saaxiibadoodka kibirsan
@seynabcali4205
@seynabcali4205 Күн бұрын
Ma waxaad ku tilmaantay khilaaf waxa udhexeeya humeystaha iyo Xamaas tani khilaaf waa ka weyntahay balse waxaan leryahay gumeystuhu hadhoco hana sii dhaco inshaa Allaah
@Mahrezsune
@Mahrezsune Күн бұрын
@AminaKhayre
@AminaKhayre Күн бұрын
❤😂😂😂inanilaah wainEleeh radii.uun😂😂😂😂😂😂😂😂
@AmalAbdirahman-cm9yi
@AmalAbdirahman-cm9yi Күн бұрын
Xasisanaa yahuuda xun nacalatulah bahalkaan sidaan ufoosha xun ayey dadka uadeeksanaayan 😢😢😢😢😢
@Badri-oi8my
@Badri-oi8my Күн бұрын
Maxamed waad lasoo raagtaaa ee la soo dhakhzo pleaze
@UMUABUKAR-hl1kw
@UMUABUKAR-hl1kw Күн бұрын
Illaahow falastiin guul guul
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Күн бұрын
tacsi waxaba tarimayso masar iyaaa laysay oo baabiiseyyy masar
@shiinexaashi421
@shiinexaashi421 Күн бұрын
Xamaas waxba kuma maqna wada hasaladu waa dheel ama ciyaar cida soo duushay. In sy. Baxdo waaye
@XoogsadeJeegaan
@XoogsadeJeegaan Күн бұрын
Yuhuuda alle hajabiyo
@AbshirmohammedabiCumaani-ws9vo
@AbshirmohammedabiCumaani-ws9vo Күн бұрын
Maracadde show wararkaaga waan lasoconaa lkn kuma soo dartid wararka Somalia ama dalkaaga hooyo sabab!?
@Hassankosow
@Hassankosow Күн бұрын
Wcs sxb
@abdiweliali6923
@abdiweliali6923 Күн бұрын
Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️
@DhuuxAbdi-hq3sw
@DhuuxAbdi-hq3sw Күн бұрын
Barnaba masuurto galayso inxamaas masiirka heerfalastiin lagadhawro waayoo waa raga kaliya heer fasting aaminsanyihiin LA aantoodna waxba masuurto galayso
@real_Top_G1
@real_Top_G1 Күн бұрын
1❤
@MaxamedCabdi-j6x
@MaxamedCabdi-j6x Күн бұрын
Maracade hadanan dhagaysan wax waynbaa iga dhiman mana xaraaro baxo waa balwad mudo aan billatilifon ahaa waxaan kadhagaysan jiray asxaabta malintiina uguyaraan waxan usaarijiry 6 subiskareeb maadaama kolba qof aanka qaadijiry tilifoon mantana waanheley telefon
@user-ik9ck2ui3g
@user-ik9ck2ui3g Күн бұрын
qufkasta.oo.reer.falastiin.ahi.waa.qoskayaga.inkasta.oo.aannan.hayn.meel.aanmarno.waan.uducayneynaa.
@Cabdiqani8Maxamed
@Cabdiqani8Maxamed Күн бұрын
Palastein❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-gf1wt3op2b
@user-gf1wt3op2b Күн бұрын
🤲🤲🤲
@MaryanIsmaaciil-tj7gj
@MaryanIsmaaciil-tj7gj Күн бұрын
Sxb.ilahada.jawabkama.hayo.maracadow.inta.taangi.lagagubey.yahuuda.nagu.caawi.iNaan.noosoo.sheegto.inkasto.qaarkood.laga.ilduufayo
@user-hu4uo8bi6t
@user-hu4uo8bi6t Күн бұрын
🇸🇴
@naimamuad3140
@naimamuad3140 Күн бұрын
ILAHAY AMRKISA FARBADNAA MA XAMAS BAA CCADAADIS UBAHAAN MISE DADKA AY MATALYAAN HALKAAS WAXA KAMUQATA INAY DHIBAN YAHIIN MEEL AY KANOQADAN AY LA AYIHIN ALXMLIHA
@IscoSham
@IscoSham Күн бұрын
As 10:05
@elmijebel2225
@elmijebel2225 Күн бұрын
Asc maracadde xooga waxaad saartey falastiin soow ma haboono wadankii inaad asne aad ka hadasho?
@sahromudey6415
@sahromudey6415 Күн бұрын
Ilaahey ha u gargaaro rergaza dalkeenna hooyo allaha nooga badbaadiyo cadowga ineyku soo duulaan rabaan dadka muslinkaa oo meel walba jooga dunida korkeeda allaha caafiyo aamiin warka xamaas waa runtood waxey rabaan xornimo buuxda israaiil lama aamini karo waa cadow muslinka mareykanna lama aamini karo oo dhex dhexaad maaha dhinac ayuu la jiraa marka yaa la aaminaa go,doon dhinac walbaa ayey ku jiraan warka mareykan hadii layeelo ha dhow meel ay kaalmo ka heleyaan ma jirto mareykan iyo israaiil waxey doonayaan in la tirtiro xamaas marka xamaaz waxaa u roon iney mitidaan hadey doonaan ha dhintaan dhammaantood
@daahirduqowcumarmaxmed2248
@daahirduqowcumarmaxmed2248 Күн бұрын
Asc maracade show maamulka qasa waxaaleh xm waayo waxa lalaheshiinayo waa xm ninkii saxiixo nabada ayaa adooda iskaleh
@cabdicasiisadan-it2gd
@cabdicasiisadan-it2gd Күн бұрын
waxbaa aaminaad malaha ameerikaanku hubna waansiinayaa israaiil. dhexdhexaadna waan ahay mac quulmaa ha ee waa in wax la fahmaa saxaafada soomaaliyeed aaaaaaaaaaaaax 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 waaar wax halafahmo nio reefalastiin hala dhagaysro wllhi halka dunida islaamku dhagaysanayaan ree galbeedka iyo USA hadii ladhagaysanlahaa xamaas iyo muqaawamada wllhi inuu soo afjarmilahaa dagaalkaasi balse haloo duceeyo shacabka ree falastiin iyo muqAwamada in alaah u gargaaro guulnasiiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲yaa alaah
@Fatmahusse
@Fatmahusse Күн бұрын
Naartan yahu markastoo culeys tareemo walalkiis buu wacdaa wuxuu dhahaa arab iyo islamka sheekadii ila mereyso u bilow wax heshiis la dhaho maraban dadkan kuwan arabta iyo turkey waxay sheekadan usoo galan carada shacabka islaam si loo wareriyo allah ugargqari falastiin cadow baa heley cadow la dhashey iyo kuwo kusoo duuley warka sidey ula soo ordayan may dadka gaajada u dhimanayo ilmaha yar iyo dumarka ciyaal ka gurmad deeq ah ula ordaan kuwani waa cadow allah naga qabto
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 Күн бұрын
Dowlad islaam ah ma jirto hadiiba turki uu u adeegayo yuhuud iyo mareykn inu cadaadiyo dadkan sida arxandarada ah loo xasuuqayo saacad kasta
@AbdimalikMaxamed-pt6yw
@AbdimalikMaxamed-pt6yw Күн бұрын
Ku wa sheekto un peca keeping maxey ka qabanaayaan libnaan hadey mar kastah ka amusnaanaayaan
@user-gn9cr8hi5o
@user-gn9cr8hi5o Күн бұрын
Aad iyo Aad umahad San tahay
@MuriidiMavi
@MuriidiMavi Күн бұрын
🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 Күн бұрын
Cinwaankagu wuu qaldanyhy sbbto ah waxad dhahdey masar iyo turki ayaa hareereeyey ismaaciil haniya ?
@amalnoor4760
@amalnoor4760 Күн бұрын
Aad iyo aad saan iskuugu naxay youtubley dhan saas waaye cinwaanka qoraaladooda iyo afkoida waxa ka soo baxaayo isma lahan qadyaan aan ka taaganahay waana dhageysanaa saas ey tahay
@user-gn9cr8hi5o
@user-gn9cr8hi5o Күн бұрын
Allaha lajiro xamaas adikana sida cad ee no soo garsineyso warka
@omardiria
@omardiria Күн бұрын
Maraykan ku wuxuu rabaa in dalkiisa iyo dadkiisuba nabad ku noladaan. Palestina wuxuu rabaa in hubkiisa lagu laayo shacabka taasna wuxuuka arkay nacas nimada madaxda islam ee dunida maanta jooga
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 Күн бұрын
War anagaa wax aragney falastiin cadaadis uma baahna ee yuhuudaa u baahan in lagu cadaadiyo ineey nabada qaataan
@user-xc9vx8uc9x
@user-xc9vx8uc9x Күн бұрын
Sax leaking carabta ayaa duli ah alle insha allh falastiin wey guleysanee insha allh
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Күн бұрын
Hindisihii maraykanka farqada 8aad aywaxkabedelen wanasogartay wana aragti quruna ohanjabada waxayna oranaysa hadi xamas aysida ladonayo ufulinwaydo sidaynta wayelka carurta hawenka israiil dagalka dibay ubilabaysa? OK alxasil tirosugan lamahayo oxamas hayso wixi iyadusodayso sowlama orankaro kumaqancin marmarsiyo logadhiganmayo?
@MohamedJawahiri-un2do
@MohamedJawahiri-un2do Күн бұрын
Qaramada madoobay qaza baa looga bahanyahay haday meel cuno geenayaan sida cid usheegta malawaayay
@user-fb1lo1yu3p
@user-fb1lo1yu3p Күн бұрын
Wuu iska hadlayaa beidan 😂
@user-gx6oo5lb7w
@user-gx6oo5lb7w Күн бұрын
Asww
@QafariBoi-ud8qk
@QafariBoi-ud8qk Күн бұрын
Manta maxa cilidesan sxb wax lagama mako
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Күн бұрын
Alxamdililaahi inta kale musliminta Caafimad Allaha Siiyo Aamiin yaa Rabbi
@XasanNuurmuuseXasanNuurm-ue8uv
@XasanNuurmuuseXasanNuurm-ue8uv Күн бұрын
Sxb
@yuniscabdirihman1211
@yuniscabdirihman1211 Күн бұрын
Yunis 58
@XasanNuurmuuseXasanNuurm-ue8uv
@XasanNuurmuuseXasanNuurm-ue8uv Күн бұрын
Miyyyy
@AminaKhayre
@AminaKhayre Күн бұрын
Alawakbar
@user-co3rr1jr7v
@user-co3rr1jr7v Күн бұрын
Sababta maraykanku u dalbanayo inay zahyuuniyada iyo mujaahidiinta reer Palestinian heshiir gaadhaan waxa keentay zahyuuniyada gudeheega oo ayku xoogaysteen banaanbaxyada yuhuudu ku diidan yihiin dagaalka Gaza iyo shacabka yuhuuda oo kacdoon culusi kaga imanayo kufaar natenyahu iyo dagaalka Gaza oo ayku jabeen zahyuuniyadu oo ay guul darooyin baahsani ka haystaan IWM sidaas darteed maraykanku wuxu doonayaa inuu badbaadiyo zahyuuniyada jiritaankooga OKI ujeedada maraykanku waa intaas iyo khiyaamo iyo dhagaraha reer Palestinian Rabi kamagane
@XasanNuurmuuseXasanNuurm-ue8uv
@XasanNuurmuuseXasanNuurm-ue8uv Күн бұрын
Manata waaad xanoon San tahay
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 Күн бұрын
Kkkk?cajiib
My little bro is funny😁  @artur-boy
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 11 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 13 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 4,4 МЛН
Добейти 100000 подписчиков | Тгк- @Rom4ik539
0:28
тгк: Логово FRIENDS
0:23
АлексДан
Рет қаралды 10 МЛН
Время летит быстро 😱
0:19
НЕБО - СПОРТ И РАЗВЛЕЧЕНИЯ
Рет қаралды 2,2 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,4 МЛН
СОБАКИ АТАКОВАЛИ МЕДВЕДЯ🐻
0:18
MEXANIK_CHANNEL
Рет қаралды 12 МЛН