No video

SIRTA: HISHIISKA ITOOBIYA | SOMALILAND | IGAD | EU | MASAR

  Рет қаралды 96,905

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

7 ай бұрын

#subscribe
MW XASAN SHIIKH MAXAMUD ''WAXBA KAMA OGAYN KHIYAANADA ABY AHMED IYO MUUSE''
Iran blasts live: Deadly explosions target Soleimani death anniversary.
'At least 103 killed' in explosions near tomb of Iranian Guards commander Qassem Soleimani during ceremony
Haniyeh: Israel bears responsibility for repercussions of Arouri assassination
Hamas leader Ismail Haniyeh mourns his deputy Saleh al-Arouri, who was allegedly assassinated by Israel earlier this evening outside of Beirut.
Haniyeh says the killing “is a violation of Lebanon’s sovereignty and an expansion of the circle of [Israel’s] aggression against our people.” www.timesofisr...
Ship sailing off Yemen describes ‘loud bang,’ several explosions
The United Kingdom Maritime Trade Operations organization says the master of an unidentified ship in the Red Sea reported “a loud bang accompanied by a flash on the port bow of the vessel” and several explosions in the vicinity of the area.
The incident occurred about 55 nautical miles southwest of the Yemeni port of Hodeidah.
The report says there were no injuries or damage and the boat is heading full speed to its next port of call.
The report comes moments after the US military said the Maersk Hangzhou container ship was hit by a missile, after which an American warship responding to the incident shot down two more missiles, in what appears to be the same incident.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
'IDF says troops razed Gaza hideout belonging to Sinwar, large tunnel system below it''
www.timesofisr... .
Israel-Hamas war: IDF destroys Hamas's Palestine Square ''tunnels, takes over Gaza's Shejaia''
France’s Macron: Fighting terror does not mean flattening Gaza
French president warns against attacking civilian populations ndiscriminately, says Israel’s response to Oct. 7 massacres is ‘not appropriate,’ urges truce followed by ceasefire
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )
IDF takes ''control of Gaza City’s Shejaiya'' as large rocket salvo targets Tel Aviv area
Military says it is expanding its operations south of Gaza City; dozens of projectiles shatter nearly 2-day stretch without missiles from Strip; IDF ground op toll reaches 137
SOURCE THE TIMES OF ISAREL .
Israel says it destroys tunnel system used by top Hamas officials
Israel says it has destroyed a network of tunnels in Gaza City connected to properties owned by several senior Hamas officials.
Israeli military spokesperson Lieutenant Colonel Peter Lerner described the tunnel system as “a centre of power for Hamas’s military and political wings”. Israel says it believes the tunnels were used by top Hamas officials to travel through the city. SOURCE AL JAZEERA .
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Пікірлер: 479
@crisaaq3877
@crisaaq3877 7 ай бұрын
Asc guul guul guul guul 🇸🇴 dalka dadka diinta alle ha inoo badbaadiyo hogaamiye wadaniya alle ha inaga soo dhexsaaro insha allah aamiin aamiin ♥ from awdal state soomaaliya kaca kaca dhalinyarada soomaaliyeedeey gaar ahaan kuwa woqooyiga soomaaliya sida awdal burco hargeisa iska saara ajaaniibta inagu dhex jira waa sahanka ciidanka itoobiya waa basaasiin warka siinaya dawladooda hadba xaalka umada soomaaliyeed halkuu marayo qaabka falcelinteenu udhacayso hadaanse dareenkeenu noqdo inaan ka dhiidhino iyagana iska saarno culays ayay dareemi itoobiya gudaheedana way is layn waayo faaiido ayaa ugu jirta shacabka oromo amhaaro joogista dhulkeena aynu saarno saarno saarno scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@sagalm3186
@sagalm3186 7 ай бұрын
I absolutely agree with faysal, waana nin aad iyo aad u caqli badan cilmina uleh waxa uu kahadlayo masha Allah ILAYAY hanoo badiyo isaga oo kale🤲🏼🤍
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 7 ай бұрын
InshaAllah this will unify Somali ppl🤲🏿
@yusufabdille3448
@yusufabdille3448 7 ай бұрын
Asc.abdihafid alka haku xifdiyo dadka somaaliyeed baraaruji inay diintooda iyo dalkooda difaacaan
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 7 ай бұрын
In Sha ALLAAH
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 7 ай бұрын
Guul somaliya somaaliya soomali baa leh waan idin salamay cxafid Iyo prosur faysal👍🌹😍❤️👑
@shamisali4599
@shamisali4599 7 ай бұрын
Insha Allah anago intan ka lidana ilahey na ilaaliyay manta oo hub marakib gadan karno ilaahey nama dayacayo insha allah
@Akash-Verma1886
@Akash-Verma1886 7 ай бұрын
Imisa ayaan lahaa “waxaa dhici doonta wadan Somali la yidhaa” #laandheere ha idiin ka saarto abaa iyo ana ka sareeyaa oo reer hebel ah. I LOVE THIS! 👌🏼
@fridayversion4581
@fridayversion4581 7 ай бұрын
Qabiil segregation
@ifiyoaqiro2555
@ifiyoaqiro2555 7 ай бұрын
Halawasee daa iidoorka
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 7 ай бұрын
Soomaliya guul Alle ha siiyo.
@leylagarmela5034
@leylagarmela5034 7 ай бұрын
Somalia Somali baaleh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
@maguled
@maguled 7 ай бұрын
Well said Faysal Rooble, thanks.
@abdulrahmanali101
@abdulrahmanali101 7 ай бұрын
Somaliland is independent for it's own affairs, Somalia cannot do nothing on the ground.
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 7 ай бұрын
North of Somalia is part of Somalia, and it is our duty to protect our land as well as sea.
@alinoor6515
@alinoor6515 7 ай бұрын
Feisal roble scholar and honest
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 7 ай бұрын
​@@hodanahmed1456 ME AND XAAROOD WILL NEVER SHARE ANYTHING!!!!!.THAT IS A PROMISE!!!!!.
@user-lh6yk4sy3o
@user-lh6yk4sy3o 7 ай бұрын
​@@hodanahmed1456Somaliland waa hoore Viva OROMO From Somaliland 💚🤍❤️🇪🇹🇺🇲🇬🇧
@abdulrahmanali101
@abdulrahmanali101 7 ай бұрын
Somaliland is gone and is not looking back soo Somalia should concentrate on getting it's own house in order.
@cirjiidh77
@cirjiidh77 7 ай бұрын
Aqoontu waa in ay akhlaaqdaan oo kale hakuu yeesho Thnks faysal rooble
@rahmaali5038
@rahmaali5038 7 ай бұрын
Wax somaliya layiraa ayaabo jirin dal iyo dadba waan baabanay ilaa 2024 ayaanu qabiil isaga ladladnaa war macal cirka hala qaato somaliduna adoomo hanoqdaan
@ibrahimafgoye3408
@ibrahimafgoye3408 7 ай бұрын
Thank you Sir
@mahadahmed5914
@mahadahmed5914 7 ай бұрын
Thanks
@AbdirahmanHaji-po6rj
@AbdirahmanHaji-po6rj 7 ай бұрын
Ader faysal rabi haku xifdiyo si fiican ayaad wax noogu kala dhig dhigtay❤
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 6 ай бұрын
Shacabka Reer Waqooyi 95% waa ka soo horjeedaan. Waxase nasiib darro ah 80 jir Soomaali sheeganay oo diinta Islaamka ku dhashay oo 45 jir Axmaar aan diin lahayn uu farta ugu yeeraayo. MUUSE BIIXI waa nin dadkiisu ku khasaaray. HALKAAS AYAA RIWAAYADDII SOMALILAND KU DHAMMAATAY.
@user-ln8bg1kq7r
@user-ln8bg1kq7r 7 ай бұрын
Proffessor :Faysal Rooble Ma Sha Allah Aqoontu Waa Iftiin.
@mahadahmed5914
@mahadahmed5914 7 ай бұрын
Thank you faysal abdi roble and abdi hafith
@abdihaki
@abdihaki 7 ай бұрын
Faysal rooble waa wadani dhab ah sxb guulaysta alle wadankeena & shacabkena haka dhigo kuwa guulaysta
@hoodohoodo9532
@hoodohoodo9532 7 ай бұрын
Daroodkii wey waasheen, oohintii iyo calacalkii ayaa ka dhamaadey😛😂
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 7 ай бұрын
Wlh waa runtaa😂
@hodanahmed1456
@hodanahmed1456 7 ай бұрын
Qalbiga Allah, ha kuu nadiifiyo.
@umubilalaadan8272
@umubilalaadan8272 7 ай бұрын
Daaroodku waa xabagtii iyo waxgaradkii soomaaliyeed waa ildheer yihiin meelfogbay waxka arkaan dadka waxaa ugu ayaandaran midka ugu ildheer
@user-oh2yq6ub3j
@user-oh2yq6ub3j 7 ай бұрын
Intaad daarood haysto yaan lagula sin itoobiya waa idin laqeysaaye sidii. Falastiin yaanee idinku dhicin
@myuusuf12
@myuusuf12 7 ай бұрын
Sidi falastin laugu samayna adiga somali ka caraysan itobiya so dhawayne dad ka tira badan
@fadumasheikhmahmuod3082
@fadumasheikhmahmuod3082 7 ай бұрын
Itoobiya dalkay naga haysato waa in laga dabatagaa ❤
@MA-ke8kf
@MA-ke8kf 7 ай бұрын
Faysal rooble thanks
@isdaji
@isdaji 7 ай бұрын
AWOOWAYASHEN SOOMALI WAXEY U DHINTEEN DHULKEENA INEY BAD BAADIYAN NO ETHIOPIA IYO OROMO🇲🇵🇲🇵🇲🇵
@jamilaahmed6680
@jamilaahmed6680 7 ай бұрын
Somaaliya somaali baa leh.wa muqadas dhulkeena difaaciisa.❤❤
@sahraismail2230
@sahraismail2230 7 ай бұрын
Soomaliya haa noolaato💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-tf5hi7yn8b
@user-tf5hi7yn8b 7 ай бұрын
Waa nin cadaaliya faysal oo aan lahayn caadifad qabiil waana abtigay, alle haka karaameeyo faysal from hargeysa
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 7 ай бұрын
FADLAN #LIKE | #SHARE | #SUBSCRIBE THANKS 👍😀😘GUULAYSTA MUWAADIN WAQTIGAAGA WAA KAAGA MAHAD CELINAYNAA 100%
@imanomarhassan8942
@imanomarhassan8942 7 ай бұрын
Jzklh kheiran jaza Runti qalbiga i dahey,
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y 7 ай бұрын
Wow badh badhanay gull sland cxafidow hakuhabsamin sland wadhaqday adiga iyo Kuwan ad aqoonyahanka kushegeyso
@farahdhere9195
@farahdhere9195 7 ай бұрын
Insha Allah Waan ka guulaysan doonaa am xaarka 😊
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 7 ай бұрын
Waa in maxkamad caalami ah la soo Taago Muuse Biixi. Waa in diyarda Itoobiya iyo Maraakiibta Itoobiya laga xiro hawada iyo Badda Soomaaliyeed.
@hamzaabdirahman9703
@hamzaabdirahman9703 7 ай бұрын
Maansh allah xog muhiim ah ayuu inoo soo gudbiyay mudane fayaal, cabdixaafid adna waad ku mahdsantahy macsuumida aad soo macsuuntay iyo sidaad noogu aoo gudbinayso xogo muhiim ah.
@CamuudAwed
@CamuudAwed 7 ай бұрын
Guul iyo gobanimo Jamhuuriyadda Somaliland 💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍✅✅👍👍👍🙏🙏🙏🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹👍👍👍👍✅✅✅💯🙏✅✅👍✅✅✅✅✅✅
@fatumaahmed2888
@fatumaahmed2888 7 ай бұрын
We’re Somalia and we don’t afraid to fight Ethiopia
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 7 ай бұрын
War heedhaha! Dadkan daroodka laga raacay ayaaba somaalida ikala baray. Oo waxaan ogaaday in Ragga ugu maanka iyo maskaxda fayoobi somaali yihiin Daarood!!maanshallaah, idam alla inta somaali kala goynaysa ilaahay ha naga qabto aamiin aamiin yaarabi
@fahiimae7336
@fahiimae7336 7 ай бұрын
Faqashta faqash dhashey! Hadii aydun Dhul Somali jeceshihiin Somaliand ayeydun aqoonsan lahaydeen. Ethiopia looma baahdeen. Waxaynu noqon lahayn laba dawladood oo somaliyeed oo walaalo ah sidaa jabuuti. Xaasidnimadnimo iyo xiqdi la ooya Acuudubilah. Guul iyo gobanimo Somaliland ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤
@nuurcaluula7589
@nuurcaluula7589 7 ай бұрын
Alaha ku xafido faysal rooble waaya arag umada soomaaliyed u iftiimiyey dhagarta cadowga
@saeedosman3016
@saeedosman3016 7 ай бұрын
Well.experienced man
@YassinAmigoAhmed
@YassinAmigoAhmed 7 ай бұрын
Somaliland was an independent state and got independence before somalia and it will never be part of somalia again period
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 7 ай бұрын
Faysal rooble si fiican baad u dhigtay
@alimohamedahmed4813
@alimohamedahmed4813 7 ай бұрын
Maashallaah Walaal Alllaah ha ku Asturo Xaqiiq baad ka Hadashay!
@abdikhadardheeg3343
@abdikhadardheeg3343 7 ай бұрын
Guul guul
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 7 ай бұрын
ALLA'AHAYOW umaada somaliyeed nasrikaaga ugargaar yaa RAHMAAN.
@ubahyusuf1064
@ubahyusuf1064 7 ай бұрын
😂😂😂Go and begg how ever you want.... no one can stop Somaliland's affairs❤
@abdirahmanwarsame5199
@abdirahmanwarsame5199 7 ай бұрын
Sida ugu dhib yar ee arrintaa loo xalin karto waa soomaliya oo aqoonsta soomaliland si ay soomaliland ay iga noqoto arrintaa
@AhmedDimbil-hf6ph
@AhmedDimbil-hf6ph 7 ай бұрын
Soomalida Waxaan ugu baaqayaa in aay isku xirnaadaa dhamaantood doolad dhexe maamul goboleed intabo , dhanka kale muuse biixi waxaan leeyahay odey 80 jir baa tahayee xishow ee jiilalka kale mustaqbalka ha ooga ciyaarin
@kaltoumwaiss9634
@kaltoumwaiss9634 7 ай бұрын
Rabiyow axmara iyo oromo na qabo
@halac9058
@halac9058 7 ай бұрын
Ha dhex galin arimaha somaaliiland waxaan kala laabanaynaa dhegaysigaaga
@hananihanani7576
@hananihanani7576 7 ай бұрын
Asc wrx wbr bahda khayr ka jeceley ilahay haydin xifdiyo adduun iyo aakhiraba aamiin
@fosiyabedda5655
@fosiyabedda5655 7 ай бұрын
😍Somaliland ha Noolaato💚🤍❤️
@abdirahmanhussein6230
@abdirahmanhussein6230 7 ай бұрын
muse waa saxan yahay sidaan u arko somalia dad nagama xigaan
@hoodocadey4325
@hoodocadey4325 7 ай бұрын
Amxaarada dumarka ha idinka kufsadaan hee
@makebravo7133
@makebravo7133 7 ай бұрын
@@hoodocadey4325 KAAGA URAYA KALA BAXSO
@abdirahmanhussein6230
@abdirahmanhussein6230 7 ай бұрын
​@@hoodocadey4325 amxaradu gobalada somalia ayey jogaan dhulkayaga kuma dhacaan inay imadaan bal imisuu gabre kufsaday markuu wasiirka u ahaa xasan sheikh
@attakontitan2244
@attakontitan2244 7 ай бұрын
Maash allaah wallaah wan kuqabobay hadalka uu kuhadlay aqoon yahan kaan masiibo yuudan na waxaa waalaya bentii uu umada madaxda beeneedka uu ah nadata yahanao allah ha kufogeeyo inshalah inallaahi
@ibrahimosman5219
@ibrahimosman5219 7 ай бұрын
Allah yaa cisag ROOBLE Wadani Wadani dhalay xalaal❤
@abdihassan8244
@abdihassan8244 7 ай бұрын
DR FAISAL ROOBLE AQOONYAHANKA CAANKA AH SOMALIYEED FAISAL ROOBLE GUUL IYO GOBANIMO INSHALLAAH AAD BAAN U JECELAHAY AQOONYAHANKA CAANKA AH SOMALIYEED FAISAL ROOBLE ILLAHAYAAW XIFDI ALLAAHU MAA AAMIINA YAARABAL CALAMIINA
@jamilaahmed6680
@jamilaahmed6680 7 ай бұрын
Maasha Allah mudane madaxwane Hassan sheikh maxmuud.xafiidu laah.allaahu ma aamin
@anwarhaji5605
@anwarhaji5605 7 ай бұрын
Wa runtise Ayad quranu Ilahay ku yiri hdlka inta wngsanna qado mala yacnigana isaga tag dhalinyaroy wadnkan inaga leh inaga moye cid kale uma maqna mlintad aragtan mamul gobeledyao iyo ina Aderadin oo Dowlada Federalka ku xumeys ahan ugaso horjestay bananbax iyo dagal baynu ka xiknaa soo ballan maha ✊🏾🤝🤝🤝
@fathaibrahim7079
@fathaibrahim7079 7 ай бұрын
Ilaahay qof walba wuu daalacanayaa waxa uurkiisa ku jira Ethobia faaiido malaha ee ilaahay haw gargaaro umadiisa, maalinba wax kaa yaabiya ayaad arkaysaa
@omartt4896
@omartt4896 7 ай бұрын
Asc dhamaan
@AbdirahmanHaji-po6rj
@AbdirahmanHaji-po6rj 7 ай бұрын
Wll abdihafid adna mahadsanid🙏
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 7 ай бұрын
Markii Farmajo 4 dakadood baxshey Hal qof kama hadlin kolkaa dadaka somalidaon SomalilNd ictraaf hesho ka dagalamayN
@warisroobo1759
@warisroobo1759 7 ай бұрын
Dhulkii and dhaxalka u lahayd Amxaar baad caqliyeysan hakaaaga qaado waa damiir xumo iyo Qayimkii oo dhamaadey
@abdikadirismail4348
@abdikadirismail4348 7 ай бұрын
Thankh.yuo.c xafid.barnamijkagu.waa.min.sareeya
@saidaali412
@saidaali412 7 ай бұрын
Si fiican u dhigtey thanks
@AminaminF
@AminaminF 7 ай бұрын
Subhaanallah 😢
@halimahersi8454
@halimahersi8454 7 ай бұрын
Mahadsanid. Masar iyo carabta
@user-co4yl1yt9q
@user-co4yl1yt9q 7 ай бұрын
Xasan ma runbuu yaqaanba waxbuu ka ogaa maxaa kulmiyay doraad in uu muuse la heshiiyo shalayna bada la saxiixo?
@CcasiisShidiin-xq2cu
@CcasiisShidiin-xq2cu 7 ай бұрын
Wa runti feysal
@hawaal6528
@hawaal6528 7 ай бұрын
Allah hu akbar allow u gar gaar palestine🙏🙏🙏 somalida 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yusufhaji7059
@yusufhaji7059 7 ай бұрын
Waxan layaabanahay sababta Xasan Sheekh u ufeermeyay bixinta dhul iyo badda soomaliyed, uuna haddana uu isqarinaayo!!!nin hunguri ween qaran ma'ilaalinkaro,ama uu u jajaban yahay ajnabiga.!!!
@user-gd2vf9cl6l
@user-gd2vf9cl6l 7 ай бұрын
Guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo
@axmedmaxamed6597
@axmedmaxamed6597 7 ай бұрын
NIICDII DP WOR OO KALE UUN WEEYI TAN UU CADAWGA SLAND AY WADO. BALSE WAAD DAALAYSAAAN😂😂😂
@sahra6853
@sahra6853 7 ай бұрын
maaaha tii db ee waa saldhig ciidan hadey dakadoo la kireysto tahay aduunkuba wuu kala kireystaa ee sland ma qaadi kartaa ciidan itobiyana oo si sahlan bada lagu siiyay oo awalba kula sheganeysey dhulkaaga yaaka raraya bari adoon si cadifadeysan uhadal anoo sland ah walaahi uma arko wax fican inuu sameyay biixi nin dhulkisi bilaash ku bixiyay amaan male ka bax qirad iyo somali waynbaa cadowgeyga ah oon itoboya ka so dhaweysanayaa iyo citirafkii oo meel qaldan inala marey iyo cadow soo jirena oo maant heley janiskii uu waligiba radinayay
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 7 ай бұрын
MEESHU SOMALI MAAHA WAA SOMALILAND EE KA NAXOIWA NAAFATA WAAYO DAAROODA WAANU KU FAHANASANAHAY hawiya huraddaayan waa xoolo
@bulsho2796
@bulsho2796 7 ай бұрын
Anigu waxaan Ka gartaa Inay Somaliland Guul iyo khayr u tahay Siday Uga qayliyeen kuwii ugu necbaa Somaliland. Reer Somaliland Mid Ogaada waxaa ka qaylisiiyay Kuwii inaad jabtaan jeclaa u arka inuu khayr ku jiro oo waxaad raadinayseen 30 years aad maanta albaabka yaalo.
@anisahussen5673
@anisahussen5673 7 ай бұрын
Soomaali ayagaa rabbo dhulkooda iyo baddiisa layska, qaato, waayo soomaali oo dhan waxaay rabbaan inay qaxooti iskwada noqdaan
@YassinAmigoAhmed
@YassinAmigoAhmed 7 ай бұрын
What did the president of somalia Mohammed saed Barre in 1988 signed and former president abdillahi farmajo also signed with ethiopia plz let your guest explain for us
@haboon180
@haboon180 7 ай бұрын
20 km ayaad sheegaysaa waxanu Ethiopia la samaysan confederacy, sida Tanzania Iyo Zanzibar. Casaimada Somaliland waxay noqon Harar, marka lagu daro Hawd iyo Reserved areas, waa Somaliland dhamaystiran.
@nuurabdulle1849
@nuurabdulle1849 7 ай бұрын
Mshllh Feysal aad bad umahadsan tahay
@Zahra..259
@Zahra..259 7 ай бұрын
War ethiopia dulkeeni kale baay haaystaan ma mid kale baaynu ugu daraynaa.
@aragtidahorumarkabulshada8060
@aragtidahorumarkabulshada8060 7 ай бұрын
Xashan sheekh, Ismaaciil Cumar geelle iyo Muuse Biixi markay isugu Tagayeen Djabuuti ayay Khorshuhu ku jirty in muuse Soo Saxiixo Hassan ka Aamuso Sidii baan dhacaday Markale ayay Soomaali Ciida afka la gashay
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n 7 ай бұрын
Faisal Robleh, waa aqoonyahanka keli ah ee nooga warrama ujeeddada iyo damaca Itoobiya. Waa waddani dhab ah. Noolow Faisal Robleh.
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 7 ай бұрын
Mahadsanid, mudane aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble
@ahmedadanmahamed5105
@ahmedadanmahamed5105 7 ай бұрын
Xasan sheeq so adaga ogama hadalin
@user-yj7lu1zh9j
@user-yj7lu1zh9j 7 ай бұрын
Weriye aan horeba ugu ogaa Nacaybka Somalikand maxaa ka dhegaystaa. Kj
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 7 ай бұрын
Asalaamu caleykum warahmatullaah wabarakatuhu, Abdihafid iyo Feisal Roble.
@Kw58437
@Kw58437 7 ай бұрын
Kuwasha Somaliland iyag ayaa leh bada no faqash guuuul Somaliland
@LastMomentMan
@LastMomentMan 7 ай бұрын
Anakoo ah shacabka Somaliland, waanu soo dhawaynaynaa heshiiska Somaliland iyo Itobiya. Somaliya waligeed way na hor daagnayd, si aanaan u noolaan. Sidaa awgeed, qaraar waxaanu gaadhnay, in aanu la heshiino Itobiya. Somaliya mar qudha, noloshayada ha ka baxdo.
@afrodiamond143
@afrodiamond143 7 ай бұрын
Somaliland ❤❤❤❤❤
@Zahra..259
@Zahra..259 7 ай бұрын
Ilahay ha inaga qabto amhaarada qashinka ah
@sadiaaden3074
@sadiaaden3074 7 ай бұрын
Muse biixi Wa nacasta askar aqli xumo jaahilnimo qabyalafi hingirweyne ma waxa rabta dhulka samaliweyne inaf ibiso lacagta cunto yahuu
@user-rq6cr4cu5o
@user-rq6cr4cu5o 7 ай бұрын
mnshaa allaah soomaali Allah hamideeyo
@saidaali412
@saidaali412 7 ай бұрын
Very good
@zaynabzaynab
@zaynabzaynab 7 ай бұрын
Wll somaliyay mafiina xaqiraada iyo islawaynida aan iska dayno dalkeena waa laqaadanaya mee aqoonyahankii waa hoy kakaca somaliyay itoobiya magabatoo oo awelba dalkale ayay inaga haysatay from Burco.
@user-vp6kg1ji1m
@user-vp6kg1ji1m 7 ай бұрын
Somaalida waxa 5o sano dhi cidoona anigu waxan ugadhigaa5 sano soomaalilaan walaqabsaday ilaajabuuti
@Askboy_7
@Askboy_7 7 ай бұрын
Somalia inay kala,go-go'do waa fikrad khaldan somali Dan uma-ahan bil-caksi cadowga somali dan utahay tusaale somaliland hadii dal-gaar ah oon Somalia kamid ahayn loo-aqoonsado Bari dalka somaliland hadii wadankale oo ajnabi ah dagaaal ka dhex qarxo dalka somalia uma gurman doona dalka somaliland caalamka gaalada uma yeeli doono dalka SOMALIA dalka SOMALILAND inuu lagoobto dalka kale ee ajnabiga caalamka gaaladu waxay dhahayaan dalka somaliland waxay is hayaan dalka dhigiisa ah iwm faragashi dalkale ma,banaana gaaladu kaartadaan caalamul islaami carabtii isu gurman jirtay way kubaajiyeen hada falastiin waxay leeyihiin waa meel gooni ah dalka israaiil is hayaan looma gurman karo carbtii iyo caalamul islaami inadhaha leey ka,daawanayaan al-muhiim kala qeyb qaybinta dalku cadowga faaiido uyahay si-uu qeyba mar,ucuno video kasoo samee faaiidada iyo faaiido darada iyo cadowga faaiidada ugu jirta in SOMALIA dalal badan laga dhigo thank you 🇸🇴 1
@keysefarah2789
@keysefarah2789 7 ай бұрын
Somaliya iyadaa Todoba Calan kala sidatee horta iyagu dawlad Calan kaliya leh haku heshiiyan
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 7 ай бұрын
Baroorta inta joojisid garaadki prank kale la samee.😂😂
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 7 ай бұрын
😂
@meesheena620
@meesheena620 7 ай бұрын
Waxaad u hadlaysaa si qof walba oo jaahil ah u hadli lahaa. Ictiraaf adoo raadinaya gumaysi u diyaar garow hadii ethopia meeshaas soo dagto.
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 7 ай бұрын
@@meesheena620 yaa kula hadlaya naayaa sharmuuto daaroor (daaquut) Lama hadlo hhhh
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 7 ай бұрын
Boycott Ethiopian airline I will never buy ticket from them
@Leewaraskaricabdirisaq-ul3by
@Leewaraskaricabdirisaq-ul3by 7 ай бұрын
Mareexaan anigaa kufsaday oo somaliland ka caydhsaday car kaalaya somaliland hadii aad na xukuntaan 😂😂😂😂😂😂
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 7 ай бұрын
Viv soomaaliland ❤️❤️
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v 7 ай бұрын
Bada waa bada Soomaaliland ❤️ cidkale malah
Harley Quinn lost the Joker forever!!!#Harley Quinn #joker
00:19
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 23 МЛН
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 26 МЛН
KHUBARO WAAWAYN OO SOO BANDHIGTAY XOG LAYAAB LEH | HALIS CUSUB
20:37
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 62 М.
War in Sudan, Ethiopia-Somalia dispute top IGAD summit agenda
1:09
MAR QURA AYUU JAWIGII IS BADELAY, 'INAAN DILO AYAAN DAMCAY'
28:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 24 М.