No video

Sirta Lugu jeclaaday Sh Mustafe waligaa kama Dhargaysid Wax Lamida Ma Arkin Sh Siciid Raage Khadka

  Рет қаралды 62,835

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

Sirta Lugu jeclaaday Sh Mustafe waligaa kama Dhargaysid Wax Lamida Ma Arkin Sh Siciid Raage Khadka Xiriiriyey Labadaan Sheekh iyo Arimo markii ugu Horeysay La soo Bandhigay

Пікірлер: 149
@zuuuiskuroon553
@zuuuiskuroon553 4 ай бұрын
Sheikh mustafa wan jeclahey illahow xifdi ooo barakeeey allahuma ameen ❤
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 4 ай бұрын
Shaikh mustafe iyo Shaikh Xusen Cali jabuuti waa dad aan laheyn mucarad masha Allah.
@fahiimae7336
@fahiimae7336 4 ай бұрын
Masha Allah. Sheekh Mustafe iyo dhamaan culimadeena wacan Allah ha inoo xafido. Jazakaallahu Kheyr Sheekh Saciid iyo Sheekh Bedbaado ❤❤❤
@nasirmohamed1589
@nasirmohamed1589 4 ай бұрын
Amiiiiin
@hanefa283
@hanefa283 4 ай бұрын
Sheikh Mustafa dadkaa jecel SHEIKH SIDAAS LOO JECEL YAHAY MAAN ARAG CADAW ALLAH UMA YEELO
@HafuusAbdullahi
@HafuusAbdullahi 4 ай бұрын
Muxadaradiisa waxa ka dareemee ino yaha mid cilmi kasta aqoon u leh maadi wa diini wa waaqica aduunka Muxadaradiisa mar waxee naqataa amru bil macruuf wanahyi canil munkar . markle waxee naqataa cadaabta iyo janada inee ka hadasho. markle waxo noqdaa dhiira galiye cilmiyeed, diineed, iyo dhiiro galiye aduunka sida looga faidesto iyo umadaha asaagena sida ula tartami laheen Masha allah sheikh mustafa allah hano xafido
@adammanur9012
@adammanur9012 4 ай бұрын
نسأل الله أن يحفظنا جميعا وارزقنا العلم النافع والعمل الصالح 🤲🤲
@TimiroXaredo
@TimiroXaredo 4 ай бұрын
Rabi hano xifdiyo culumadena walahi labada sheekh aad Baan uu jeclnahay awladyda waxan uu gu duceya inu sidoda Rabi iga dhigo inshallah
@user-yq9ly6nq8k
@user-yq9ly6nq8k 4 ай бұрын
Msha allah wll alle haku rumeeyo
@BashirTVRadio
@BashirTVRadio 4 ай бұрын
Waan jecelnahay culumadeena dhamaantood mana kala saareeno mana kala fadilayno. Jazka Allah
@mohamednoor867
@mohamednoor867 4 ай бұрын
This interviewer talks too much
@yacinsougueh3773
@yacinsougueh3773 4 ай бұрын
True, he is an interrupter not an interviewer
@nasirmohamed1589
@nasirmohamed1589 4 ай бұрын
Talking too much wa somaali ama afrikaan dhaqankeeda anyway sheikh mustafe is the best of them all
@bukhatir1454
@bukhatir1454 4 ай бұрын
Shiikh maxamed cumar dirir my favourite shiikh😊😊😊
@SharmaAli-dr2qt
@SharmaAli-dr2qt 4 ай бұрын
Waxaan jecelnahay, sheekhiinteena kulli sida sh, Mustafa, sh, umal, sh, c/rashiid sh, shibil, sh, mahamad idriis iyo culumada somali kuligooda kuwa nool iyo kuwa geeriyooday, sh umal dad badan Ayaa cilmi kabartay iyo kutubo badan, xafidahullaaaaah kuligooda
@user-nf8lo3ku1l
@user-nf8lo3ku1l 4 ай бұрын
Runti waxan ka midahay dadka saaiiid u jecel shekh mustafe Allah ha ku xafiido shekh ❤❤❤
@user-uf2zk1is4f
@user-uf2zk1is4f 4 ай бұрын
Sh Mustafe Waa qof dhowran Allah kofka saas ahina waa dhowra kuwa ku taxal tagaya ummad dhan ee ismooda inay waxfiican kashaqeynayaan waad aragtaan inaysan ummada ixtiraam ku lahayn dhaxdooda Sh Cabdirashid Sh Cali Sufi waa lamid waa nin dhowran Sh Siciid Raage qudhiisu waa lamid ماشاء الله
@samowsamale3490
@samowsamale3490 4 ай бұрын
Culimada lama kala fadilo midda walba Allah ha noo dhowro
@ahmedkhalif2145
@ahmedkhalif2145 4 ай бұрын
Jazakallah sheik also sheikh umal sheikh shibli sheikh hassan
@dawoodabdille8075
@dawoodabdille8075 4 ай бұрын
The best sheikh at moment who has helped Somalis in and outside Somalia is Aalama Sheikh Mohammed Abdi Umal hafidullah aalal itlaaq.
@user-rm7os8ke8n
@user-rm7os8ke8n 4 ай бұрын
Asc Ramadan mubarik Sh mustafe ilaahay cilmigisa iyo cibaadadisa habarakeeyo run ahaantii waa sheikh umada soomaaliyeed meelkasta ooy joogto wacyigooda wax kabadaly isaga iyo culumada kale ee somaliyeed ilaahy haxafido
@mohamedfarah1269
@mohamedfarah1269 4 ай бұрын
Sheikow basashii tanaa dhantay ee hanagu celin ee malinba sheikh soo wareyso❤❤❤
@alicabdi4025
@alicabdi4025 4 ай бұрын
Sheekh xuseen cali naftigisa wa umada indheheda wana wana sheekh dhalinyartu aad ujecelyihin allow dhowr culumada dhaman
@xaliimasacdiyo4679
@xaliimasacdiyo4679 4 ай бұрын
Maasha allaah rabi ha,inoo xafido culimadeena cumrigana ha,udheereeyo jazaakallaahu qeyran sh badbaado.
@Kibrani
@Kibrani 4 ай бұрын
Sheikh maxamed abdi umal sheikh ka wayn oo maanta nool majiro mustafe iyo sh cabdirashiid waa waa daaciyo waa wayn balse maaha booska sheikh umal cml dhamaantood xafidahullah❤
@mohammetziyat508
@mohammetziyat508 4 ай бұрын
Aad iyo aad Dhamaan culimadu ixtiraam wayn bay mudanyihiin balse Anigu shakhsiyan waxan Qabaa Shiekh Umal somali Nin ka cilmi badan in aanu jirin
@jaaneadam8437
@jaaneadam8437 4 ай бұрын
Sh c.rashid Sh mustafa Sh umal Sh Mohamed idiris Sh shibili Sh kenyawi iyo culumada intoda kale ee somaliyed allaha cimrigoda habarakeyo xaqqa neh allaha kusugo marwalba annaganeh kuwii waanadoda qaata allaha naga dhigo inchallah
@Ajaa200
@Ajaa200 4 ай бұрын
Labadaba uma noqon karaan horseed ummada aniga daliil u haayo taas, sababtana wa dhanka aqeedah. Amaanta badana ma fiicno diiniyan Allahu Aclam!
@Dhaqankasuban
@Dhaqankasuban 4 ай бұрын
Alle hakuhanuuniyo
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 4 ай бұрын
Qof in ilaa xad la buunbuuniyo maaha. Siyaasadina kama madhna ee ogow
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 4 ай бұрын
This made me emotional. May Allah protect and preserve our Ulama.❤
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 4 ай бұрын
Sheekh Mustafa mashallah
@ABwaanGacalwanaaje.
@ABwaanGacalwanaaje. 4 ай бұрын
Sh maxamed umal allaah haku xafido qof aragtidisa buu wax cabira siciid raage wax baa hoosta kuugu guntan📚✍️
@Walker96-c8b
@Walker96-c8b 4 ай бұрын
Talow maxaa waaye?
@akramyare5444
@akramyare5444 2 ай бұрын
UMUL waa ma Karo sheikh Mustafa umul waa Sheikh wngns lkn runta ah waa Yare dagdaga
@40Durkiya
@40Durkiya 4 ай бұрын
Sheekh mustafe haaji ismail Haaruun
@ayaanmahamud3180
@ayaanmahamud3180 4 ай бұрын
Alle ha ino xafido ❤runtii ilahay dardiis ayaa u jeclahay walahi ❤
@zainabxaaji2895
@zainabxaaji2895 4 ай бұрын
Shikh mustaf mashalah Allah xifdiyo ALLAH dartis aya u jeclahay ❤❤
@Ayan__warsame__
@Ayan__warsame__ 4 ай бұрын
Wlhi waa run wana jeclhy shekh mustafe abhyna waa u eegyhy❤❤❤❤
@user-he9hz2uw1g
@user-he9hz2uw1g 4 ай бұрын
waxaan ka markhaanti ka cayaa labadaas sheekh akhlaaq in cid ku gaari kartaa in aysan jirin culumadeenoo dhan allaha barakeeyo
@fitimamohamadnor
@fitimamohamadnor 4 ай бұрын
M.a allaahu akbar ilahwa kuwa ku dayda naga dhig❤
@cabdiraxmanmaxamed3093
@cabdiraxmanmaxamed3093 4 ай бұрын
Horta alle ha barakeeyo sh musatafe lkn hadlka uu sheegay sheekh siciid ilma saxsana dadka la saxo waa asaaska diinta nabi maxamedna scw ina baray
@abdisaidahmed573
@abdisaidahmed573 4 ай бұрын
Allah ha barakeyo
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 4 ай бұрын
Mash Allaah Allaah ha xiftiyo dhamantin ba culimada amiin❤❤❤
@maryam-cd3gt
@maryam-cd3gt 4 ай бұрын
Sheekh badbaado jazakalaahu khayran waad naga farxisay waraysigan
@abdullahihassan4158
@abdullahihassan4158 4 ай бұрын
Sh alaha ha barakeeyo
@Safiyoahmed23424
@Safiyoahmed23424 4 ай бұрын
Sheikh mustafe wllhi alle dartaa ayaan ujeclhy alle jannada hanagu kulmiyo
@khadrayussuf4388
@khadrayussuf4388 4 ай бұрын
Masha alh sh mustafe waan jeclnahay ilahay ha dhowro
@faafintakhayrka5457
@faafintakhayrka5457 4 ай бұрын
Sheikh Mustafe waa sheekh aanuwada jecelnahay alle haxifdiyee❤
@SAM-2004-0
@SAM-2004-0 4 ай бұрын
Shiikh mustafa xaaji ismaaciil haaruun alle haxafido aduun iyo aaqiro
@nasramohamed781
@nasramohamed781 4 ай бұрын
Masha allah jazakallah, allaha xafido culimadeena dhamaan allah dartiibaan u jecelnahay
@nabadoonhassan2560
@nabadoonhassan2560 4 ай бұрын
Masha allah allaha sharfo sh. Mustaf Waa run dadka cowraadkiisa ma raac raaco
@MaxamedManuur-kl5c
@MaxamedManuur-kl5c 4 ай бұрын
Masha Allah sh mustafa alle ha xafido
@cabdirixmaan123
@cabdirixmaan123 4 ай бұрын
"ما رأيت أعلم منه في مجال علم القرآن ولاسمعت ولا قرأت له" Sh siciid raage oo ka hadayay sh.c.rashid sh.cali sufi xafidahumulahu tacala
@MowliidMouse-zh7un
@MowliidMouse-zh7un 4 ай бұрын
Maasha Allaah Allaaha xiftiyo culimadeena dhamaantood Lkn sheekh mustafe iyo sheekh xuseen cali labdaas gaar baan u jeclahay
@salmanosman2607
@salmanosman2607 4 ай бұрын
Sheikh Mustafa and Sheikh Abdirashid Ali Sufi my fav and best two sheikhs Hafidahum allah
@FaaraxYuusuf-se5kk
@FaaraxYuusuf-se5kk 4 ай бұрын
Masha allah ilahay hakuxifdiyo sheekh mustafe ilahay dartii ayaan ujeclahay
@mohamedhirab2524
@mohamedhirab2524 4 ай бұрын
I love shiekh Mustafa,.i wish to be like him,.....may Allah make my wish/dream real
@fadumoxasan5995
@fadumoxasan5995 4 ай бұрын
Ilaah hano xafido culumadeena dhamaantod🤲🤲
@dhooldheeman5488
@dhooldheeman5488 4 ай бұрын
Sheekh mustafa waa jecelahay Allaah haka raali noqdo
@mohamedibrahimsalah-1733
@mohamedibrahimsalah-1733 4 ай бұрын
Sheekh mustafe Waa Sheekh sharaf Lkn Allah dartiis Ayaan uga xishoodaa Xitaa magaciisa Ayaan ka xishoda Inaan soqoro Waa "shaqsi Allah sharfey, karaameeyey,"
@fatxinoor1691
@fatxinoor1691 4 ай бұрын
Manshallah Allaha inoo daayo dhamaan culimadena❤❤❤❤❤❤
@engkaderabeib4018
@engkaderabeib4018 4 ай бұрын
❤❤maansha allaah allaah yaxfidak jamiican
@user-vv3jr4ur7q
@user-vv3jr4ur7q 4 ай бұрын
Sh mustafe wlh waxaan ku jeclahay waa tawaaduc badanyahay
@mustafamohamed3761
@mustafamohamed3761 4 ай бұрын
Ma labadaan shiiq baa ka hor mariseen shiiqyadii kale Farbaa ii taagan Jawaabtu waa looma dhama
@40Durkiya
@40Durkiya 4 ай бұрын
Allaha culimada inoo xifdiyo su, mustafe Allaha ku xifdiyo
@AmiinyareAli-qx3dh
@AmiinyareAli-qx3dh 4 ай бұрын
Mashallah tamarak llah
@muhammedhassan418
@muhammedhassan418 4 ай бұрын
Mxaaa u jar jareee videoga
@aminamohammedibrahim9396
@aminamohammedibrahim9396 4 ай бұрын
ما شاء الله الله يحفظك
@warsanwarsame4965
@warsanwarsame4965 4 ай бұрын
Shiikh Mustafe xaaji Ismaaciil Haaruun Ilaahay ha jeclaado amiin
@itaqillaa
@itaqillaa 4 ай бұрын
Masha'ALLaah jzkumullaahu lhair❤
@yahyeahmad7635
@yahyeahmad7635 4 ай бұрын
Sh umal sheekh aan runta ka gaban
@raheesh4969
@raheesh4969 4 ай бұрын
😂😂
@FaaraxYuusuf-se5kk
@FaaraxYuusuf-se5kk 4 ай бұрын
Waa runtaa wll
@user-yd9ph9nd8l
@user-yd9ph9nd8l 4 ай бұрын
Alle ha ilaaliyo culumada soomaaliyeed iyo kuwa Islam kaba. La aantii, dalaal badan ayaa lagu sugnaan lahaa gaar ahaan soomaalidu.
@kadar-gindhiir
@kadar-gindhiir 4 ай бұрын
Ilaahay sh mustafe cimrigiisa ha barakeeyo
@user-uf2zk1is4f
@user-uf2zk1is4f 4 ай бұрын
ماشاء الله
@RidwanCabdi-ot8hh
@RidwanCabdi-ot8hh 4 ай бұрын
Marshall allah
@DaahirIbraahin-wf5tq
@DaahirIbraahin-wf5tq 4 ай бұрын
Asc wll Ridwan , Ma'aha Marsha Allah , waxa weeye Maa Shaa Allaah
@hudunadam1182
@hudunadam1182 4 ай бұрын
Masha allah
@farhan_taffo
@farhan_taffo 4 ай бұрын
Sh.mustafe alleh habarakeeyo
@mohamedabdullahiomar3554
@mohamedabdullahiomar3554 4 ай бұрын
Jazahullahu khayr
@ayanabdillahi420
@ayanabdillahi420 4 ай бұрын
Sheekh said raage Youbar walba inuu u tago waa laga fiicanyahay nabad galiya ninka
@QaasimOmar
@QaasimOmar 3 ай бұрын
Culumadena alle hano Dhowro 🤲🤲
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 4 ай бұрын
الله آكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤❤
@muwahibnasir5733
@muwahibnasir5733 4 ай бұрын
maasha allh sheekh dirirba lamida
@user-os7cf8md2e
@user-os7cf8md2e 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤ rabi haku jeclaado sheikh❤
@user-bl8su2ky6p
@user-bl8su2ky6p 4 ай бұрын
Masha allaah culimada allaha noxafido😊
@Nika_kit800
@Nika_kit800 4 ай бұрын
sheikh mustafa ❤ ilaahow nodaa
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 4 ай бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 4 ай бұрын
Sh.mustafe wa my role model kayga wllhi😊
@faisafaisa9031
@faisafaisa9031 4 ай бұрын
Masha allaah
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 4 ай бұрын
Sheekh mustafe Waa Isaaaq wooow😊
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 4 ай бұрын
Diinta qabyalada Kadaa😂❤
@user-eb1bv6sw5h
@user-eb1bv6sw5h 4 ай бұрын
Sheik moustapha Allah ha ku xafido Allah ya barakeyo toutes les monde te soutien
@travelandnaturechannel5875
@travelandnaturechannel5875 4 ай бұрын
Absolutely I agree with him sheikh mustafa and sheikh Abdi Rashid are the best
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 4 ай бұрын
Sheekh mustafe Labo zxp Oo dhaba Ayuu leeyahay Oo ilaahay dartii Ku Jecelahay Kowa Waa shekh Sead Raage Iyo sheekh almis Yaxye❤
@MaymuunAbdunazer-fd8bf
@MaymuunAbdunazer-fd8bf 4 ай бұрын
Allah Hano xafido culimada ❤
@muhanadyusuf8487
@muhanadyusuf8487 4 ай бұрын
Sh.mustafa ilaahaa ugar gaaray nin lamida WA yar yahay
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 4 ай бұрын
Sheikh Mustafe İsmail Haaruun Iyo Sheikh Umal waanu jecel nahay iyo sheikh Saciid rer Canada Ahaa Masha Allah
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 4 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@MaganDahir
@MaganDahir 4 ай бұрын
Sh mustafa 2014 is baranay mar norway soo soo booqday wanaag ilaaheey waa siiyay
@sucadahmedismail9218
@sucadahmedismail9218 4 ай бұрын
amiinyaarabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdiaskarbuulle4887
@cabdiaskarbuulle4887 4 ай бұрын
shekh mustafa waa wali ilaahi alle habarekeeye
@xasan4492
@xasan4492 4 ай бұрын
Mansha allah
@hansaabdi2303
@hansaabdi2303 4 ай бұрын
Cmrga alha hae dheryo ❤
@Hidayo-Mahamud.
@Hidayo-Mahamud. 4 ай бұрын
ماشآءالله ❤
@user-gw1kw1fi9x
@user-gw1kw1fi9x 4 ай бұрын
Sh mohamuud maxamed xaliiki allow dhowr iyo culumadeena
@Warsame44
@Warsame44 4 ай бұрын
Badiilku waa aniga inshlaah❤❤❤love 😢
@muhammedhassan418
@muhammedhassan418 4 ай бұрын
Mxaa u jarjaree
@user-xb5tj5do7v
@user-xb5tj5do7v 4 ай бұрын
Maashaa allaah
@mohamedabdullahiomar3554
@mohamedabdullahiomar3554 4 ай бұрын
Culimada Alle habarakeeyo
@user-ny6cd3vl2i
@user-ny6cd3vl2i 4 ай бұрын
Masha allah, sh/mustafe waanu jecelahay wa ayo isagu dadka iskama gaaleesiiyo mana lamurmo illaa inuu sheego xaqa mooyee dad kuma taarged sado.
@Updyaziz-yw4ec
@Updyaziz-yw4ec 4 ай бұрын
M.a badbaado wll 1 mid Ayaan kugula talinayaa ee culumada markaad waraysanaysid haka hoos hadlin
MUXAADARO MUHIMADA AY LEEDAHAY WAX AKHRISKA SH MUSTAFA XAAJI ISMAACIIL
1:20:28
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 18 МЛН
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 78 МЛН
ОБЯЗАТЕЛЬНО СОВЕРШАЙТЕ ДОБРО!❤❤❤
00:45
MUXAADARO QIIMO BADAN OO KAA OO HIN DOONTO TAQWADA ALLE || Sh Said Raage
21:28
Muxaadadro cuusub  || Sheekh Mustafe xaaji ismaciil || BBS MALL
53:57
Wareysi Qiimo Badan/Sh Saciid Raage/Qiso Murugo Leh Oo Uu Ka Sheekeeyay
42:48