Sirta Wada Sheekaysiga Maskaxda Lambarkan Ku Soo Cesho Qofkii Kaa Tagay Wukula So Xiriirin Degdeg

  Рет қаралды 7,674

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Ай бұрын

Sirta Wada Sheekaysiga Maskaxda Lambarkan Ku Soo Cesho Qofkii Kaa Tagay Wukula So Xiriirin Degdeg

Пікірлер: 29
@QueenHH252
@QueenHH252 Ай бұрын
Please iso boqda halmar gacanta isara dadkey gow allah dartiisa plz ha idhafin jazakallah ❤❤❤ thank you 😍😍😍 plz 🎉🎉🎉🎉
@fartuuncarab4047
@fartuuncarab4047 Ай бұрын
qof intad niyada ku heyso xaqiiq qofkas adna niyadisa wad kuso dhaceysa hadu asaga kugu hayana adiga wad xasuusaneysa lkn inu kula so hadlo ine mudo qadato laga yaba lkn sabra malin un wad wxad niyada ku heyso wad heleysa alle kuwan jclnahy calaf hanogu daro sida u jclnahy kuwo no jcl hanoga dhigo
@user-ws8oc4eg8q
@user-ws8oc4eg8q Ай бұрын
Waa hadal xaqiiqa hadalkagu runtii aniguba waa sidaa aan ugu fikiray hadalkaaga iyo mid lamida wllshay
@sulekhoali1266
@sulekhoali1266 Ай бұрын
Aaaamiiin
@falastinfalastin6916
@falastinfalastin6916 Ай бұрын
Abayo hadalkaga waa itaabtay runti 😢 sanadki 6 baa ino socda xirirkena marwaliba gur kuso qadana balamo been ishega wan ku wareeray runti allow malin irumee ruyadeyda😢
@nimcocabdi1143
@nimcocabdi1143 Ай бұрын
❤❤❤❤mhdsand wlll
@Maryam-ev5rd
@Maryam-ev5rd Ай бұрын
Dhipatada i hayso ah qalbigeygaba kama baxo asiga sacad walbo qalbigeygu kuzo dhaca😢
@user-pv7pm3un2p
@user-pv7pm3un2p 28 күн бұрын
Waa xanuun
@konjit1628
@konjit1628 Ай бұрын
Shikhow ku jecliya ilahay kasokoow adiga noloshayda badalay wax yaabo badan baan kaa faaiday hadaan dhegaysan malintayda maalin manoqoto Qof ciilmi badan bad tahay ❤❤❤❤
@rahiimamuuse5469
@rahiimamuuse5469 Ай бұрын
aniguba sido kaleh alleh ha daaye sheekh
@cabdiqaadirjaamac4559
@cabdiqaadirjaamac4559 Ай бұрын
Wllo wlhi aniga ayuu aad ii hayaaye hala iiduceeyo
@munaa7
@munaa7 Ай бұрын
Waa runtaa Law of attraction baa ladhaa..
@Asiya441
@Asiya441 21 күн бұрын
Shukrn
@HusseinMacow
@HusseinMacow Ай бұрын
Thanks
@itaqillaa
@itaqillaa Ай бұрын
Illaahay baan u baahnahay,maalinba sheeko noockale ah baad keenta nin Reer leh marwalba waxaa lagu gartaa mucaaradka!
@user-fz6zc6py7c
@user-fz6zc6py7c 25 күн бұрын
@safiyodaar
@safiyodaar Ай бұрын
sheikh bdabado qofka masibo haysato ma Aqarii sani kara inn lillahi wa iin illahi rajicun
@Cabdiibraahimroone
@Cabdiibraahimroone Ай бұрын
Kkk dubgur namadaan amee barati
@user-pv7pm3un2p
@user-pv7pm3un2p Ай бұрын
Shukran
@NadAlmll
@NadAlmll Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@drsayaanmohammed4725
@drsayaanmohammed4725 Ай бұрын
Qof igatagay ano jecel see swrkisa isu hordhiga waxaba raba inaa ilaawee
@SagalKalajaban
@SagalKalajaban 17 күн бұрын
Sidoo kale
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Ай бұрын
Waxaas waan arkey anigu siiba waxaan arkey hooyooyin dhahaya ilmaha hadii aan is dhoho armuu toosey ilmihii wuuba toosayaa isla markaasba cajiib Aniguna waxan arkey qof xili iigu danbeysyey baan i dhahaa la hadal anoo ka fakaraya qofkii asagii ayaaba ila soo hadlaya😅waan yabaa wlhy
@FeisalAden-k3k
@FeisalAden-k3k Ай бұрын
Waxan ana iskudaye wana wayay sewax ujiran
@Hoyadey
@Hoyadey Ай бұрын
Maxaa u daliila Sheekh 🤔
@falastinfalastin6916
@falastinfalastin6916 Ай бұрын
Waaba ka yabanahay lkn beriyaa baroweynaa wa jimce
@laylacabdulahixassan9949
@laylacabdulahixassan9949 Ай бұрын
Maasha allaah waan samendonaah insha allah shiikheyna rabi hanoo kaaxafido wlhi wax badan ayaad nooga faa ideysaah aanan horay u aqaanin oo aanan maqlin xataah rabi haku barakeeyo aduun iyo aakhiro kaamil ahna haku siiyo muraad kaagana rabi hakusahlo wlhi ilaahey dartiis ayaan idiin jecelnahay adi iyo dhamaan family kaagaba rabi heydin xafido waxaad tahiin dad wanaagsan oo ahlu diin ah oo kudayasho mudan rabi heydiin diyaadsho hana idin xafido wax idin dhibo rabi idinma tuso ❤❤❤❤❤
@FeisalAden-k3k
@FeisalAden-k3k Ай бұрын
Ww
@user-fz6zc6py7c
@user-fz6zc6py7c 25 күн бұрын
Sidee ooga Hadlin kartaa Ninkada Hadu aamuso 4 shay ku saamee waa Muhiim
17:57
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 30 МЛН
GURIGA HA KA BIXIN ILAA DUCAAN AADAN AQRISAN
9:27
Baabu Cilmi
Рет қаралды 9 М.
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН