Sirta Wasaqeysan Ee Waalidiintaan Ku Qarinayeen Gurigooda | QOYSKA TurpinS

  Рет қаралды 67,820

Hosow Pro

Hosow Pro

2 ай бұрын

Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com/de/app/transfe...
GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
Halkaan Ka Iibso Cashirada :
Booqo Website-keyga :
Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
My Facebook Page : search/top?q...
Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com/@hosowpro?lang=en
Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD KZfaq KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Пікірлер: 76
@xaliimogeedi3204
@xaliimogeedi3204 2 ай бұрын
Aduunkan hadii alle swt muslim kaa dhigay dheh alxamdulillaah allow nagu dil diinta islamka naguna nolee
@Samraaabdihashishire3113-ji9xe
@Samraaabdihashishire3113-ji9xe Ай бұрын
Alxamdulillaah yaa Rabii❤❤❤
@asadyare6879
@asadyare6879 2 ай бұрын
Nin social media dhaqan fcn ku jooga ninkan ban ka arkay
@faadumoabdi4506
@faadumoabdi4506 2 ай бұрын
Muuqaaladada runti daganaan yaan ka helaaa wili muqal aaad ledahy ima dhafin alle ha ku dhowro wllky adiga io rerkaga io xaaskaga io caruurta alle haku barakeeyo wllky
@mohamednimco7314
@mohamednimco7314 2 ай бұрын
Allaw adaa Muslim naga dhigay alxm
@fiicaninamaxamuud6723
@fiicaninamaxamuud6723 2 ай бұрын
Subxaana allaah. Waxaa wax lala yaabo ah sidee cunta ka wanaagsan u cuni kara cuntada ee caruurteyda cunaayaan. Ka aabo ahaan damiirka iyo dareenkaba ima siinaayo in ilmahayga aan ciqaab xoogan iyo mid yarba u gaysato.
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i 2 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
@user-iv3sm3le4v
@user-iv3sm3le4v 2 ай бұрын
Scw
@Xalimo421
@Xalimo421 2 ай бұрын
Subxanalaah aduunyada yaab badana,Waligey ma maqal waxan oo kale.2 waalidiin sidaas u dhaqmayo.Caruurta sabar badnayeena,Intaaso sano culeyskaas sidey.Maskiin ciyaalka wey dhibtodeen
@NajmoAbdi-fk3pb
@NajmoAbdi-fk3pb 2 ай бұрын
Keep going ❤
@user-ts1up1zq9s
@user-ts1up1zq9s 2 ай бұрын
Keep going Hosow prO 💪 ❤
@HiigsiEditor
@HiigsiEditor 2 ай бұрын
Ustaad Microphone ka Aad Isticmaasho Isheg please 😢
@nuurahassan9470
@nuurahassan9470 2 ай бұрын
descriptionka kusoo qoraa wuxuu isticmaalo oo dhaan ee ka fiirso
@bulshaawiaweys4381
@bulshaawiaweys4381 2 ай бұрын
Muqalka like gareeya plz tageere wacan noqo 🙏🤏
@Kingmohan123.
@Kingmohan123. 2 ай бұрын
Ikhtiyar bu qofkasta leyhy qofkii an ka helin muhim maha inu like saaro sida anigo kle😂
@user-eu4ll4rn2k
@user-eu4ll4rn2k 2 ай бұрын
Asc hosow pro wlaal horey usoco xaqiiq kama daalo video yadaada wayo aaad ayad noogu soo kobta adoon katagin tafaziil yar xita masha allh powe horey usoco tabintaada aad uqurux badan tahay kamana cajisno ❤
@user-pn4gb1mz9p
@user-pn4gb1mz9p 2 ай бұрын
Mahadsanid wll
@asiyaluula9
@asiyaluula9 2 ай бұрын
Fv person❤
@abdirizakomar3073
@abdirizakomar3073 2 ай бұрын
Hawen wanagsan from somalia❤🎉
@user-kd8ro4zj6j
@user-kd8ro4zj6j 2 ай бұрын
Waa sheek lalyaabo
@user-hf7cc8ju2x
@user-hf7cc8ju2x 2 ай бұрын
Allah guuleyo reer Palestinian 🇵🇸 🇵🇸 🤲🤲
@HodanMohamed-xp3en
@HodanMohamed-xp3en 2 ай бұрын
Àmìin😢
@NajmaH586
@NajmaH586 2 ай бұрын
Amin yaa rabbi
@hawl_aduun
@hawl_aduun 2 ай бұрын
Someone said in comment section Like Saar taageera fiican Noqo Remember Hosow liketa ma Weydiista inta badan
@zahramahomud6556
@zahramahomud6556 2 ай бұрын
Asc wr ❤❤❤❤❤
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 2 ай бұрын
Subxanallah 😢😢😢😢😢😢
@foozia426
@foozia426 2 ай бұрын
Subxanallaah
@ayannitta
@ayannitta 2 ай бұрын
Subxanallah😢😢😢
@hibaktarafiko6040
@hibaktarafiko6040 2 ай бұрын
Shalay baan tiktok ku arkay muuqaalka aad waan ufahmi waayey Mahadsanid wll
@user-pn4gb1mz9p
@user-pn4gb1mz9p 2 ай бұрын
Waa qiso cajiib ah oo murugo badan
@MustafNasib
@MustafNasib 2 ай бұрын
Keep going sxb
@user-oq3xj4mr1g
@user-oq3xj4mr1g 2 ай бұрын
Osman 😊😊
@fushkaxmahamed7315
@fushkaxmahamed7315 2 ай бұрын
Galnimad sidedaba wa doqonimo inkasto dad khalaf san muslimkaba ku jiro
@cabdiraxmancisman995
@cabdiraxmancisman995 2 ай бұрын
Alxamdulilaahi calaa nimcatul islaam
@DIGGEHBOY
@DIGGEHBOY 2 ай бұрын
Qaabkooda weey ka muuqataa in ay yuhud yihiin,ileen wasaqda noocaas waxaa Ku nolaan kara yahuud ama mushrikiin.
@ubaxqalbi843
@ubaxqalbi843 2 ай бұрын
Subxanallah 😢
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@siradm
@siradm 2 ай бұрын
Tarbiyo miyaa waxaas? Acuudubillaah. Waa waalid yaab leh oo manaxa yaal ah
@MohamedAli-wk8pf
@MohamedAli-wk8pf 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@mohacadde4918
@mohacadde4918 2 ай бұрын
Hosow🔥
@Aaliya56789
@Aaliya56789 2 ай бұрын
Meesha waa mareekanka lasoco laga hadlaayo wadanka xuriyada lagu sheego
@FaisaSuleman
@FaisaSuleman 2 ай бұрын
😢😢😢sumxanalaa
@jamilanor653
@jamilanor653 2 ай бұрын
Somalida ilmahoodana wa aiska xaabsadan dhaqsaba...gaal allow gacanta ha noo galin. Lkn waxey ka waden sidas waa mid la yaab leh.
@smartazu8723
@smartazu8723 2 ай бұрын
Jaahilnimo mise xanuun Subxannallah 😮
@Aminaseben-vu6jg
@Aminaseben-vu6jg 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Alfaatix.media1
@Alfaatix.media1 2 ай бұрын
Walaal yuuti yuub kee naan ku soo biir 😢😢😢😢😢😢😢😢
@Abdirisak1
@Abdirisak1 2 ай бұрын
Guuleyso zxb
@MaxamedXamid-np7eh
@MaxamedXamid-np7eh 2 ай бұрын
You confused the person😂😂😂😂😂😂😂
@user-dm1ms9vf1r
@user-dm1ms9vf1r 2 ай бұрын
😳😳
@AyanIbarahin-cy3ys
@AyanIbarahin-cy3ys 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@ashaoali8020
@ashaoali8020 2 ай бұрын
Naagah somaliyeey xataa oo nimankey siiyaan cuntada maxaan
@EBYAN5
@EBYAN5 2 ай бұрын
Howgafin waridkeena bisinkee
@hamze-mahamud2002
@hamze-mahamud2002 2 ай бұрын
Reerkas marka laga reebo gaajada eyku dilen ciyalka sida kale balwado badan bey ka celiyen ilmahoda🎉🎉🎉🎉
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 2 ай бұрын
Bal wad gaajada kadaran bal suureyso 29 jir 37 kiilo gram culeyskedu yhy😢
@suumi-zs1vc
@suumi-zs1vc 2 ай бұрын
wxas dhasho b qasary😳ina ilmha gumysato bad rbtaa
@maryamahassan377
@maryamahassan377 2 ай бұрын
Cusmaanow sheekoyinkaagu waa cajiib xagee kasoo xigataa horta
@naciimocirisaaq6053
@naciimocirisaaq6053 2 ай бұрын
Diin la aantaa keenaysa waa very bad wlhi
@user-wp1un6tl7x
@user-wp1un6tl7x 2 ай бұрын
Barmijyadaaimadhaafaanbrointabadan
@user-oo5oo3wu3i
@user-oo5oo3wu3i 2 ай бұрын
Kuwaas amaysan dhalin😂😂😂
@REDONEOTHMAN-rk8xn
@REDONEOTHMAN-rk8xn 2 ай бұрын
Jj
@Mer_wan
@Mer_wan 2 ай бұрын
Gaalkii david la yidhaah ba waxbaa ka siya😂😂
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 2 ай бұрын
Walal mayla aragta David hagaagsanba ma arag😂
@Zusan15
@Zusan15 2 ай бұрын
Ma argtay devid iyo martin walhi waay idhiiben labada magac baa 😂😂😂
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 2 ай бұрын
💔💔😡😡
@Aragsanahned1558
@Aragsanahned1558 2 ай бұрын
Mxa ku dhcy 😂
@Getaay555
@Getaay555 2 ай бұрын
Qisadan wadlasoo raagtay
@user-it1mo4cs3x
@user-it1mo4cs3x 2 ай бұрын
Anaga runtii adis ababa qoys aan jaar nahay habeen kasta ooh in baan ka maqalnaa markay soo baxayaana waxay udhaqmaan sidii inaanay wax dicing Saad sheegtayna anagoo arkayna inay wax ka qaldan yihiin hadana kuma mashquulno hooyo nagu tidhi markad maqshaan oohinta albabka uun xidha
@IkranSalax
@IkranSalax 2 ай бұрын
Waanku tagera qof fican oo akhlaaqle aya tahay waxan nasip u yeshay inaan comments qoro mants❤❤🎉
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MaxamedXamid-np7eh
@MaxamedXamid-np7eh 2 ай бұрын
You confused the person😂😂😂😂😂😂😂
Taariikhda Madow Ee Gabadhaan 2 Isbuuc Caanka Ku Noqotay
15:46
CHOCKY MILK.. 🤣 #shorts
00:20
Savage Vlogs
Рет қаралды 18 МЛН
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 9 МЛН
ما لمْ يُروَ عن حقيقة الشذوذ 🔞
20:01
Sayer Alotaibi
Рет қаралды 202 М.
GABADHAAN DAD AYSAN KA FILEYN AYAA SHIRQOOLAY
19:02
Hosow Pro
Рет қаралды 73 М.
يوم القصاص .. الطالب إليوت روجر ينتقم
31:13
Fares Ashour
Рет қаралды 1,1 МЛН
Ma Aamineysid QOFKA Ka Dambeeyay Afduubka LAMMAANAHAN!! YAAB!
19:34
Первые шаги сына😨🤣#сериалы #фильмы
0:31
Кинокомбо
Рет қаралды 953 М.
路飞还是太年轻了#海贼王 #路飞
0:19
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 2,6 МЛН