Sirtayda ayuu ogaadey oo waan dilayaa 🤔 || Qiso xanuun badan

  Рет қаралды 37,501

ILEYS

ILEYS

4 ай бұрын

CONTACT ME:
INSTAGRAM👇👇
ifiyenuur?igshi...
#ileys #ileyschannel #kanaalkaileys #ilays #qiso #Qisooyin #ilayschannel

Пікірлер: 249
@AYUUBMAHAMED-o7i
@AYUUBMAHAMED-o7i 18 күн бұрын
Zxp qisooyinka jinka soo gudbi❤
@Queen20245
@Queen20245 4 ай бұрын
Heer waxa maroya video walba aa so galiso ina dawadaha kowad an noqdo sida ujeclhy qisoyinka noso gudbiso balse nasib xumo haf ayaa uga taga mashqul dartisa than video kale waqtigisa lagaroya , Wnku wata wll iileyz hade macqul thy waqtiga noso koob adigo mhdsan🙂❤👋🏻
@MOHAMETH12
@MOHAMETH12 4 ай бұрын
Abaayo degso mxa video
@Queen20245
@Queen20245 4 ай бұрын
@@MOHAMETH12 4 video cml aa hda dhexda Ii wada maroyo😩
@MOHAMETH12
@MOHAMETH12 4 ай бұрын
@@Queen20245 abayo aniga wan dhamaysan jiray Meelna uguma tago 😂 Xitaa maraa wax ka rinayay Ayan Qisooyinka dhagaysanayay
@Queen20245
@Queen20245 4 ай бұрын
@@MOHAMETH12 bro Ani jwi Dagan aa jeclhy ina wax ku dhagesto 🙈
@MOHAMETH12
@MOHAMETH12 4 ай бұрын
@@Queen20245 adi Ani cml ma thy 😄
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 4 ай бұрын
IFIYE SXB SARE RUNTI WAXAD TAHAY HOOGAMIYE BULSHO KALA DUWAN HOGAAMIN KARA SXB SARE FDLN IGU QAADOBO HADAD DHIBSATO KAFTAN KAYGA SXB SIDAASI WAA ARAGTIDAYDA MAR LABAAD RAALI KA AHOWU FIKIRKAYGA HADAAD DHIBSATO SXB ❤❤❤❤❤❤
@Zapriiiina
@Zapriiiina 4 ай бұрын
Thanks wll ifiye 1million uqalantaaa hadaa awoodo waan ku gaarsiin lahaa😢
@LibinAhmed-kw8bq
@LibinAhmed-kw8bq 4 ай бұрын
Dilagu waa ninka hindiga ah 😊
@safahassan7535
@safahassan7535 4 ай бұрын
Abwe ilesow waad mahadsantahey Saad mar walba qisoyinka cimri qadashada mudan aad nagu soow gudbiso tnkz yakhii waad nodadashayaa cawa sausugayey hada anoo dawan ayaan kuu mahad celinayaa abwe horay usoco insh allh 200k waad gadhi ino kabadan 🥰🙏
@user-ru3ll1fm6d
@user-ru3ll1fm6d 4 ай бұрын
Cibro qaadasho dheh😂
@safahassan7535
@safahassan7535 4 ай бұрын
Oky abwe😂😂
@Butuceyyy
@Butuceyyy 4 ай бұрын
@@user-ru3ll1fm6d😂rer tiktok maa tahay😅😅
@Suu02
@Suu02 4 ай бұрын
Qisadaaan inta ka daawatey Sawda qaalib like 😂❤
@captain__eagle
@captain__eagle 4 ай бұрын
Car number 1 sheegta caawa wir
@khadramohamud9184
@khadramohamud9184 4 ай бұрын
Kkkkkk waa kuu deynay😅
@captain__eagle
@captain__eagle 4 ай бұрын
@@khadramohamud9184 landhere😂😂😂
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 4 ай бұрын
asxabey RAMADAN MUBAARAK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryansiid
@maryansiid 4 ай бұрын
Ifiyow qisoyinka diiniya ah🎉🎉🎉❤❤❤
@user-pm7tw6qw5l
@user-pm7tw6qw5l 4 ай бұрын
Soo wad ileysowm❤❤❤
@XuseenSiciid-zr3o
@XuseenSiciid-zr3o 4 ай бұрын
Horay usoco 😊
@axmedbuundo6962
@axmedbuundo6962 4 ай бұрын
Kip going❤❤❤❤❤❤
@maxamudciise2610
@maxamudciise2610 4 ай бұрын
Zxb qisooyinka baxsiga nosoobadi waxaatahay piclegend 1m ayaa uqalantaa iyo inkabadan ❤❤
@MaryamoMire
@MaryamoMire 12 күн бұрын
dilaagu waa adiga ifiyow😂😂😭
@mohammadsheeq1787
@mohammadsheeq1787 4 ай бұрын
Thanks wllka fromguticeel
@nadifaaden7619
@nadifaaden7619 4 ай бұрын
Dee miyaad natijaabi Neysaa markaa huno samali ayan ahay danbi baarisan waxa ka garna meynee🙆‍♀️😂
@zackmediaproduction7245
@zackmediaproduction7245 4 ай бұрын
Inaalila dadku hunguribadan hooyoo diis ayuulacag udialy ilaahay ayaxaqwafajiyay😭😭
@saamiesaam8959
@saamiesaam8959 4 ай бұрын
Ninka India 🇮🇳 ayaa dile saciid ah sababto ah Tv darteed markee daawaden ka db dhibanaha iyo familykiisa sds ayaa loo dile maskiinka 💖👏💪🤞😊
@sudaysiahmed7799
@sudaysiahmed7799 4 ай бұрын
Mahadsanid ifiyaw.
@user-sg8mf9uj6i
@user-sg8mf9uj6i 4 ай бұрын
Ninka hindiga ayaa dilay sababta uu udilay waa arrin la xiriirta TV ga inta igu raacsan like saara 👍❤
@hibo6578
@hibo6578 4 ай бұрын
Mahadsanid wll qisooyinku waa cibro qaadasho😮❤❤❤
@Ibrahim-kf3jl
@Ibrahim-kf3jl 4 ай бұрын
Ileys am addicted to this channel updates
@abdirahmanyusuf4924
@abdirahmanyusuf4924 4 ай бұрын
Caawa Waaban siii sugayay ifiyow
@SacidoA-ku1cs
@SacidoA-ku1cs 4 ай бұрын
Wll ifiyow mal mahan qiisoyin kii horay ayad dib ugu so celineysa wll
@munobilan2
@munobilan2 4 ай бұрын
Waaa i wareeerisayyy😂
@Mudan-
@Mudan- 4 ай бұрын
❤ shukran
@xaliimocali7346
@xaliimocali7346 4 ай бұрын
❤🎉
@kawsarkawsar-jr6hf
@kawsarkawsar-jr6hf 4 ай бұрын
Hore u soco wll
@xaliimocali7346
@xaliimocali7346 4 ай бұрын
Horo usoco wll😢😢😊😊🎉🎉
@SafaNuura-lq4om
@SafaNuura-lq4om 4 ай бұрын
M.a ifiyr hore usoco wllkey nolol ta usaraysa i.a wlo mcn❤
@nagiibabdullaahi3365
@nagiibabdullaahi3365 4 ай бұрын
safa quruxeeey😂❤️
@cabdishakirmaxamed9458
@cabdishakirmaxamed9458 4 ай бұрын
Ma xaliyaa mise waa iska dhafaa😮😅
@Caddow2023
@Caddow2023 4 ай бұрын
Baad ka sii baad waliba
@raxmaibrahim7117
@raxmaibrahim7117 4 ай бұрын
Qisada hore ayaad uga sheekaysey
@SuhurAbdi-xd5dl
@SuhurAbdi-xd5dl 4 ай бұрын
Wada mahadsantahy ifiyow 😊
@MohamedDeeq-hu3yk
@MohamedDeeq-hu3yk 4 ай бұрын
QisaDiiy..aanraday..waya..ifiye.waankutaa..geeraaa
@abdulrahmanmursal1615
@abdulrahmanmursal1615 4 ай бұрын
Thank you brother
@user-yx8yv6pe7w
@user-yx8yv6pe7w 4 ай бұрын
Asc❤❤wll
@zackmediaproduction7245
@zackmediaproduction7245 4 ай бұрын
Ifiyoow sxb ha ilayaabim waay anigu waxnabartaa cafimaadka mar kaawxba maxalinkarayo anigu waxnakuuda maekaan jamacadakaimaado sian uguraxast qisooyink😂
@Gedaawi_FFF111
@Gedaawi_FFF111 Ай бұрын
Sxb mahadsanid waxaa jiray codsi an kula sugaayay oo ahaa inan ku dhaho qiso kasta waxa laga faaiidayo ku Dar lkn adaaba midaan kusoo daray lkn mid kasta kur waxa laga faaiidi Karo qiso kasta ood Soo gudbiso mahadsanid mar labaad
@khadraducaale9369
@khadraducaale9369 4 ай бұрын
Mahdsnid qisoyinka iyo magloyinkda na bartya ifiye👏
@ahmedmuhumed5682
@ahmedmuhumed5682 4 ай бұрын
Soo jawaab wlhi waanka shakiyay sheekoo yin kaada
@osmanboukah1567
@osmanboukah1567 4 ай бұрын
Diyar waaye sxb
@raxmoaxmed8561
@raxmoaxmed8561 4 ай бұрын
Wcs wll ifiyee ❤❤❤❤
@NadiifoAli-ln3rs
@NadiifoAli-ln3rs 4 ай бұрын
Horaa uso dhugtay😊
@user-gy4ls7im5h
@user-gy4ls7im5h 4 ай бұрын
Alla qisadu mcanaydaa
@mamaruney4373
@mamaruney4373 4 ай бұрын
Subxaanallaah
@user-pk8qk5pe6o
@user-pk8qk5pe6o 4 ай бұрын
ifiyow isug waan afuura iftar kadib aan dhageysana qisadan uk aan joga 9 ann afurna i 41
@ABDIAZIIZAHMEDABDULLAAHI-zp6br
@ABDIAZIIZAHMEDABDULLAAHI-zp6br 4 ай бұрын
Asc ifiye magacaygu waaaaa c/casiis❤❤❤
@user-pk9ip1rv2l
@user-pk9ip1rv2l 4 ай бұрын
Ilesow wlh habaankii qisooyaankag wan kuseexda🥰
@abdisalaammoha9059
@abdisalaammoha9059 4 ай бұрын
48:27 intermission
@user-ms2rn4tx8d
@user-ms2rn4tx8d 4 ай бұрын
Ifiyow aboowe waanku jeclahy
@fowsiyahassan3018
@fowsiyahassan3018 4 ай бұрын
Yah😂😂😂😅😅😅
@fowsiyahassan3018
@fowsiyahassan3018 4 ай бұрын
😂😂😂😂😅😅😅
@user-lq1bf3wd7k
@user-lq1bf3wd7k 4 ай бұрын
Ifiyo walahi malamah qisowka dhan kua ani so dhageste ayey igu noqoden 😢 adga o bilabn ban fahma walahi
@daadmedia2263
@daadmedia2263 4 ай бұрын
Hor suaalbaa qabaa
@ABDIAZIIZAHMEDABDULLAAHI-zp6br
@ABDIAZIIZAHMEDABDULLAAHI-zp6br 4 ай бұрын
Asc
@Totti12
@Totti12 4 ай бұрын
Zxp south Africa kahadal dila
@nasraismail1661
@nasraismail1661 4 ай бұрын
WAA RUNTAAS
@user-gg3vd1ww1j
@user-gg3vd1ww1j 4 ай бұрын
Ifiyow dilagu wa adigah😢😂😂
@MumtaazMumtaaz-vy6hu
@MumtaazMumtaaz-vy6hu 4 ай бұрын
Isaganba ka shakily anu😅😅😅😅
@xaliimocali7346
@xaliimocali7346 4 ай бұрын
@@MumtaazMumtaaz-vy6husidookale
@asmomaxamed4799
@asmomaxamed4799 4 ай бұрын
😂😂😂😂
@ayaancismaan593
@ayaancismaan593 4 ай бұрын
😂
@rayaanmusdafabdullahi9611
@rayaanmusdafabdullahi9611 4 ай бұрын
😂
@user-fs9qr2cc6z
@user-fs9qr2cc6z 4 ай бұрын
Dadkan muuqaalka daawanayaa badidoodu baad bay ku daawanayaan kkk waa kaftan ninkan ifiye waa legend yaan like ta laga xaasidin
@kafiaabdinurahmed6843
@kafiaabdinurahmed6843 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@Damaamshow
@Damaamshow 4 ай бұрын
Hindya ayuu dabiile Ka ahaa
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 4 ай бұрын
cajiib cajiib cajiib 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@xaliimocali7346
@xaliimocali7346 4 ай бұрын
😢ma😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@QaliQurux-ue3vy
@QaliQurux-ue3vy 4 ай бұрын
Wa ninka hindiga dilagu
@hodandahir894
@hodandahir894 4 ай бұрын
6:34
@meme-je4nz
@meme-je4nz 4 ай бұрын
Kkkkkkk aniga tan baan caawa isku fiirin
@abdigaab6225
@abdigaab6225 4 ай бұрын
Aaway TViigii
@AbdiAhmed-rl2tv
@AbdiAhmed-rl2tv 4 ай бұрын
Abdi Ahmed
@user-rh5nb4dh3o
@user-rh5nb4dh3o 2 ай бұрын
Ileysow dilaaga waa adi 😂😂😂😂
@user-eg6sv5ty6l
@user-eg6sv5ty6l 4 ай бұрын
Wow ❤❤❤❤
@xaliimocali7346
@xaliimocali7346 4 ай бұрын
Caadima ahan❤🎉😢
@istarcali7365
@istarcali7365 4 ай бұрын
ASC
@halista3994
@halista3994 4 ай бұрын
Wara hush mataqana ifiye aniga wan ilabay comants maso bixin okey hada isku ken ken 😂😂😂sorry somaliga igu adag iskuen balami😂😂
@siciidlibaax8782
@siciidlibaax8782 4 ай бұрын
Thanks ❤❤❤❤
@Salmah1999
@Salmah1999 4 ай бұрын
Sababta ugu fashilanay danbi baadhistii xalay axmed qisada bilwgeda iyo dhexdeeda kumuuba jirin 😂😂😂
@asiayusufhaji9055
@asiayusufhaji9055 4 ай бұрын
Waryaa eber ma nihine Nala saayir 😂😂😂 wanu ognahay in aanu fashilanee noo xilqari
@user-rr3pg6wr2o
@user-rr3pg6wr2o 4 ай бұрын
masha allah sxb ifiyow xalay wan ka mashquulay sorry cawa ready ayan ahay
@Xaadqabaaze
@Xaadqabaaze 4 ай бұрын
Sababtu waa inuu tvga ka arkay kadibna waydiiyey su aashii hore ee ahayd ma wallkaa ayaa wariye aha markaa waxaa halkaa ka cad inuu ninkaan dambiile hore ahaa Aniga dambi baadhe ayaa ahay ifiye hadaan saxanahay reply😁 ugaas
@falismxamed4612
@falismxamed4612 4 ай бұрын
Hotelka iyo shaqaalaha
@yusroCrixman
@yusroCrixman 4 ай бұрын
Sobadiii❤🎉😢
@user-sports482
@user-sports482 4 ай бұрын
ifiyaw dilaaga qiso walba waa adi
@souhailaelmi3606
@souhailaelmi3606 4 ай бұрын
Ifiye qisadan waa dawaday dhabilahuna ninka Indiga aa
@user-hv7lv9hs3x
@user-hv7lv9hs3x 4 ай бұрын
Shalay so dhigtay walahi ma firin waxa is dhahayay wax yar dhactaro ah waye hada argay ifiyow
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 4 ай бұрын
Qisadaan danbi maalha qof lafilanayo xata ma noqon marka waan soo sari wayy
@axmedbuundo6962
@axmedbuundo6962 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MunasarAbukar-ue4nd
@MunasarAbukar-ue4nd 12 күн бұрын
Niyahow Hal mid Naga daa buun buninta oo shraxada Naga da marka ka hadlesin mtaln o sidaasa oo sidaaasa oo hadana saasa intas loma bahna ina dhado oo joog Leh oo jamaala Leh caml hku cel crlin hal eray
@yusroCrixman
@yusroCrixman 4 ай бұрын
Sobadii😢❤
@nasrocumardhoodi-vh7yw
@nasrocumardhoodi-vh7yw 4 ай бұрын
@umusarah6321
@umusarah6321 4 ай бұрын
Naagta Neil ayaa dishay ilatahay😅😅😅😅😅
@ARIZAK766
@ARIZAK766 2 ай бұрын
Maya mom ma noqonin
@zuhuurabdalla2651
@zuhuurabdalla2651 4 ай бұрын
Ifiyow backroundi hora qurxona kuwan de badal nakuma socdan 😂😂😂 qisoyinkagu waa top lkn backrounada de
@YaxyeFarxaanIbnuweyso
@YaxyeFarxaanIbnuweyso 4 ай бұрын
Ifiyow qof qoyskiisa ka mida ayaa dilay
@faisalhusseinibrahim495
@faisalhusseinibrahim495 4 ай бұрын
Sheekadaan horey ayaa usoo gudbisey
@user-lp3di7qi9i
@user-lp3di7qi9i 4 ай бұрын
Qoyskiisa ka bilaabi lhaaa ani
@user-wo4mh1hn3m
@user-wo4mh1hn3m 4 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊
@ikranrooroow7645
@ikranrooroow7645 4 ай бұрын
ninka hiindiga diley 😊
@Zayba945
@Zayba945 4 ай бұрын
Aniga aabahy iyo wllky waa police anuuna san u dhagysnayey danbi baadhe xafdu wxy igu idhahdn danbi baadhan noqon mlha😂❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 4 ай бұрын
Tiifiigii uuka arkay dardeed ayuu udulay
@Sidria_hope
@Sidria_hope 4 ай бұрын
War heedhe ifiyooow sheekooyin cusub noo keen please waxan wan daa wane waakusideee 😊
@Taliye-7
@Taliye-7 4 ай бұрын
ifiyow markii u horaysay baan ka shakiyay ninkaas hindiga ah qisadaas waa tii iigu dhawayd oo aan sii saadaaliyay mahadsanid bro
@Cadilqalinle
@Cadilqalinle 4 ай бұрын
Mr ilays waa ku mahad santay xogaha xiisaha badan ee aad soo gudbise aad waan ula socdaa laaki madhamaysato marqudha dhererka clipka awgii waxan odhan laha 25 ilaa 30 ayey xiise ku leeyihin waa aragtidayda uun mahad sanid
@maryamaadam8271
@maryamaadam8271 4 ай бұрын
Ifiyow wll shalay wadlaraagtay oo afurkiiba bilaashekan. Ku kariyay
@ahmedmuhumed5682
@ahmedmuhumed5682 4 ай бұрын
RAMATHAAN KARIIM sxb su aal 1 QOF SUCUUDIGA KA SHAQAYN KARO BILAA KAFIIL MAJIRO AMA COMPANY INAAD KATIRSAN TAHAY SIIBA SHAQADA RECEPTION KA AMA XAFIIS AMA WAA INAAD DHUUMASHO AAD XAMAALI KUTAHAY .?? MEESHAAS MUGDI AYAA KUJIRO SOOCADEE
@zuhurosman4455
@zuhurosman4455 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@user-ot8nl8lh7q
@user-ot8nl8lh7q 4 ай бұрын
Wr noi hurta aad ayan gutagerijeray lkn marka aad tiri carab in an jaclano wajeb ayy nu gu tahy markas ayan ukaday nin jaahil oodugun ah in aadtahy hatan awood uyelanlahy carab in aan halmalin gubabi iyo wan babi inlahaay xolow martanbo waxaas ha ila imanin
@leylamacalin5193
@leylamacalin5193 4 ай бұрын
Ifoyow qisadi hore ani wxn islaha saciid hoyadi lug aye ku yelan donta lkn hda ahmad horay nogu shrgi weysy wanka shakin laha lkn si kadis ayuuu kuso galay qisda ani mrka dhahday numbrke is wecen ahmada leh wafahme inuu ahmed dile gbdha
قناة القصة الاخيرة : رحلة اليمن المرعبة #2
3:40:03
القصة الاخيرة
Рет қаралды 649 М.
قناة القصة الاخيرة : رحلة اليمن المرعبة
3:07:45
القصة الاخيرة
Рет қаралды 733 М.
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 16 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 60 МЛН
Wey dhimatey? || Qiso layaab leh
45:32
ILEYS
Рет қаралды 33 М.
Sawirka gabadheyda 😭 || Qiso xanuun badan
1:06:34
ILEYS
Рет қаралды 15 М.
Qisadii Nabi Muse iyo Fircoon Bilow ilaa Dhamaad || @QulasadaFilimada ❣️
32:07
Qisada Xayaat 😭 || Qiso cajiib ah
1:19:29
ILEYS
Рет қаралды 62 М.
Shiikha Dembiilaha ah 🤔 || Qiso layaab leh
1:24:22
ILEYS
Рет қаралды 33 М.
Quruxleyda waalan 💔😭 || Qiso layaab leh
45:38
ILEYS
Рет қаралды 29 М.
Learn English in 4 Hours - ALL the English Basics You Need
3:58:51
Learn English with EnglishClass101.com
Рет қаралды 2,5 МЛН
Parkour failed !
0:12
Mash_Edits
Рет қаралды 8 МЛН
Гаджеты вредно!!! ☎️😳😡 #funny #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 2,4 МЛН
😆
0:20
Santi
Рет қаралды 13 МЛН
Потоп из какашек??? @zackdfilms - автор анимации.
0:31
Время знаний
Рет қаралды 4,6 МЛН
Смотреть до конца!
0:19
Привет, Я Ника!
Рет қаралды 1,6 МЛН