" Siyaasi Maxamuud Xaashi Saaxiib Ayaanu Nahay , Xisbiguna Maaha Tukaan " Eng Faysal Cali Waraabe.

  Рет қаралды 101,785

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

2 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 82
@roodacabdi6136
@roodacabdi6136 2 жыл бұрын
Faysal waa muwaadin dhaba codka sanadkan aan siino insha alaah
@drmaxamedaxmed4671
@drmaxamedaxmed4671 2 жыл бұрын
wlahi faysal waa somalilander dhab ah ee bal mar uun halagu eego kursiga dalka u sareeya qaranimada iyo inaga difaaca Faqash buu ku wacan yahay faysal Viva Faysal cali iyo Somalilandba
@haboonadan
@haboonadan 2 жыл бұрын
Legend faysal Cali hussen❤️🌹
@Somfox1
@Somfox1 2 жыл бұрын
Faisal Cali waraabe waaba funny .. hadal kaftan ah oo murti leh , qosolna ku jirta , 3 jeer baan dhacay ..laakin meelbaan hiigsanayaa well said
@sjusushehehsusjd5977
@sjusushehehsusjd5977 2 жыл бұрын
J1a
@MohamedAhmed-ps2gd
@MohamedAhmed-ps2gd 2 жыл бұрын
Odaga mar uun cumaamada halugu tuuro wllhi waa legend ka lasheegaaba waa faysal 😁
@tamerat.
@tamerat. 2 жыл бұрын
Masha allah faysal geesi weeye wlhi runtii waa dadkii noolaa
@marwankhan1755
@marwankhan1755 2 жыл бұрын
Are you xabashi 😅🤣🤣😂
@Khalid-alawad
@Khalid-alawad 2 жыл бұрын
ماشاءلله
@abdirahmanali297
@abdirahmanali297 2 жыл бұрын
Waa rijaal , qalbi wanaagsan, qalbi furan , run yaqaana , kaftamaa Walee mar waa in cimaamada lagu tura
@massmass8300
@massmass8300 2 жыл бұрын
6 jeer ayuu dhacay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@osmanahmed7568
@osmanahmed7568 2 жыл бұрын
Legend faysal cali warabe
@mohamedyousuf3238
@mohamedyousuf3238 Жыл бұрын
Legend walaahi
@hibohassan8939
@hibohassan8939 2 жыл бұрын
Mashallah inankii aanu habaryarka u ahaa faisal fariid nimada anigaa kugu dhalayi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌
@cabdiaxmed5844
@cabdiaxmed5844 2 жыл бұрын
Akhaz maydinkaa waxan akhaztaa dhalay
@Ayaan_wadaani
@Ayaan_wadaani 2 жыл бұрын
Kkkk uuuuuz baa lagu yidhii Ragaaniimaadu waa uu dhalasho laa soco reerku yahayna Ciidii kuma sheegayseee Rahii Raga ahaa nuu ka soo jeeda nuuloow adeer.
@cabdiaxmed5844
@cabdiaxmed5844 2 жыл бұрын
@@Ayaan_wadaani anaad raganimo oigu faanaysaa anoo habar yonisa oo laandheere isaaq ah
@jaamacaxmed8643
@jaamacaxmed8643 2 жыл бұрын
Qoodh iyo xeradiine odeyga kelmadaa maanta uu yidhi Bal maruun fursad siiya
@bigie2264
@bigie2264 2 жыл бұрын
Wallahi xalaybaan ugu riyooday isagoo helay insha Allah na guulban u rajaynaya marki khaliyeen dalki ka codeeyeyna isagaan ugu riday anoo waliba nin sacad muusa ah reer kulmiyaana marku riyaale iyo silaanyo la tartamayay
@omergul4363
@omergul4363 2 жыл бұрын
Gudomiye faysal waa odaywadani ahi ee Mar haloo cumaamado ayaan odhan lahaa,
@sakadaadhigaofficialtv1952
@sakadaadhigaofficialtv1952 2 жыл бұрын
Faysal
@shariif3040
@shariif3040 2 жыл бұрын
Faysal. Cali waa. Siyaasi. Roogcada ah
@moparikomer5941
@moparikomer5941 2 жыл бұрын
Faysal .waa .kaftan ..yahan
@Hawd74.
@Hawd74. 2 жыл бұрын
Faysal ohh ka hadho siyaasada horta maxamed xaashi ha ka qaado intii uu airportka hargaysa ka xaday
@omarabdi4181
@omarabdi4181 2 жыл бұрын
😂😂😂
@abdilazizali2891
@abdilazizali2891 2 жыл бұрын
Hhhhhh Faysal Cali Waraabe Guilayso Insha Allaah
@abdurisaaqmahamedibrahim4777
@abdurisaaqmahamedibrahim4777 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkk
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 2 жыл бұрын
Buntland
@maxaacusub9533
@maxaacusub9533 2 жыл бұрын
Hhhhh
@rambowabdi3255
@rambowabdi3255 2 жыл бұрын
Faysal wadani allah yacizak
@nasrigasomaliland7732
@nasrigasomaliland7732 2 жыл бұрын
Rijaal 👏👏👏
@moparikomer5941
@moparikomer5941 2 жыл бұрын
Waar .walaalayaal .odayga ..aynu. cumaamada ..aynu. sharon
@MohamedIBRAHIMISMAIL
@MohamedIBRAHIMISMAIL Жыл бұрын
Waxa wax helaa qofka qaladkiisa garta.
@mohamedhassen6257
@mohamedhassen6257 2 жыл бұрын
Filmkaas wuu soconwayay e katrokale la imow waa nala laayay aqli aan ahen malihid
@ikranjama5678
@ikranjama5678 2 жыл бұрын
Man of man faysan cali warabe
@cashawarsame8012
@cashawarsame8012 Жыл бұрын
ww
@cajabfiqi
@cajabfiqi 2 жыл бұрын
Idooor soo qayilay hadiii midkamidi dhoho Nebi baan ahaye ha laygu saliyo 👏👏👏👏haye intay dhahaaan baaa qaarkood kusalin
@mohamedhassen6257
@mohamedhassen6257 2 жыл бұрын
Waa ninka kali ah ee an waligii ladooran waligiina ladooran doonin
@amalmahmed1001
@amalmahmed1001 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 8 ай бұрын
Kkkkkkkkk
@mxuboaxmed5268
@mxuboaxmed5268 2 жыл бұрын
Faysalow puntland kamayare cudur puntland la dhaha kugu dhacay markasta hadlayso wad kusodartaa puntland nogu imow faysal wan kuso dhowaynaynaa hadalkagu qabad maleh
@aqoontaislaamkabaro
@aqoontaislaamkabaro 2 жыл бұрын
BUSHAARO BUSHAARO BARASHADA CARABI KU BARTA MEELKASTO JOOGTAAN.
@ahmedofficial9712
@ahmedofficial9712 2 жыл бұрын
Faysal waa funy
@khadarcabdilaahi9442
@khadarcabdilaahi9442 2 жыл бұрын
Faysal iyo qosalka gabilay
@alihirsi2730
@alihirsi2730 10 ай бұрын
IIDOOROW FAYSAL ISKA QABTA WAA KHAAYIN BEELOW
@madhaafantv6596
@madhaafantv6596 2 жыл бұрын
manslh eng faysal talo wangsn ayuu bixiayy
@user-nf5po4ws5t
@user-nf5po4ws5t 2 жыл бұрын
Faysal isaga oo ciida gale oo afar xabo ah ayuu harti isku dharariyaa, kolayba cidii kaa badata ee kaa saamayn badan waa la xasdaa oo layaabis male
@adan10000
@adan10000 2 жыл бұрын
Mudane Muse Biixi Qarankaan laguma aamini karo Faysal Dhurwaa, bal maad inaga xirto odaygaan Ciide Gale liinta hala cabo Coldoon iyo iLig dhuusadiisana Adiga, Somaliland iyo Somaliba haka nasatee. Faysal Dhurwaa Xisbiguusu intuu jireyba waa Guul Dareesanayey goormaa ina Dhurwaa la badelayaa?!!! waa Suaal da weyn.
@mohamedyare3826
@mohamedyare3826 2 жыл бұрын
Wuu waalan yahy qofkaan faysal waraabe ee xirxira From muqdisho
@tariqmahamed8321
@tariqmahamed8321 2 жыл бұрын
Fataal naagaha raga daarood usoo fataali jirey tuke waxba muu sameyn
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 жыл бұрын
Iidoor ba'yayoo isbi'iyeyoo isboorboorayayoo isasoo bandhigyayoo buuryada buqsayayoo isku baashaalyayoo markuu isbaahi tiri waayey qoomuluutka iyo dhilaystayaasha iyo boonaystayaasha iyo gaalada aduunka u yeerayayoo oo baryayoo u booy-yayoo boga u garaacayayoo u balanbalyayoo oo cajuusadii qoomuluutka ahayd iyo boonaysatada iyo dhilaysatada iyo gaalada oo gurigooda u aadi jirtay madaxda gani, gaambiya, naajeeriya, kenya iwm ee ahayd edna aadan sawtaas maanta iidoor oo dhan dabadeeda unuunufahayaan yaajuu yaahuu yaahuu oo somalaay ma og tihiin in iidoor maanta taagan yahay waxba dhawrsan maayee Allaahayow dhaxayo soo daadi oo cajuusadaan sanad 90aad ku asaasaqday in magaceeda lagu qoray dugsiyada abaarso iyo barwaaqo iyo kaniisada hargaysaad iyo guriga hidaha iyo dhaqanka hargaysaad ee muuse biixi cabdi hore uga iibsaday qoomuuluutka iyo dhilaystayaasha iyo boonaystayaasha iyo gaalada aduun weynaha oo isaga iyo xulatadiisu ka siisteen 37 milyan oo american dollar ah taasoo ah warcad oo shaki uusan ku jirin oo isagu afkiisa ka sheegtay taasoo ahayd sababtii wadaadii reer shiikh isaxaaq ka gadooday arinkan lagu xiray markii loo qaadan kari waayey wixii la arkay oo la maqlay lala fajacay oo culimadaas waliyada ah ee u xirxiran guurto hoogta waayeelowbay oo xun mooyaane aan sax aqoon ee muse biixi cabdi horboodaha u yahay oo waxaa ka mid ahaa culimadaas cirfiidyadu xaraysteen cabdimaalik muuse coldoon oo inta Allaah Xaqqiisa jeceli ay habeen iyo maalinba somalidu ducadooda u taagan yihiin in Allaah uu ka soo daayo waxshiyiinta iidoor oo ka xoreeyo in sha Allaah.
@cabdilahck9599
@cabdilahck9599 2 жыл бұрын
Waxloojawaabo ma ahide bal waxad tahay eeg xunboyahay doobigu saydhshay waxbayahay iska hadashay .abaartii hawaariyo harga cuna marbaadtahay marna haariyaad tahay.hargab biiray baatahay .haash ururay baadtahay.haragada latuuriyo harag waajahaadtahay.waxba yahay ayaadtahay.
@munamaxamed3266
@munamaxamed3266 2 жыл бұрын
Sida caruurta waxba haku hadaaqine iidoore orod naftaada hagaajiso intaad ku mush quushay dad aanad waxba ka aqoon
@shaficibaasheburcaaei6916
@shaficibaasheburcaaei6916 2 жыл бұрын
Ilaahay noocaga mabadiyo qofkan maxaa cuqdan ka buuxda waxan filayaa in ilaa awoowgii ladilaye kkkk dadka iga danbeeyaw ha ujawaabina wabulaacad iraysa kaliye ana hadalku igaga khasaare
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 2 жыл бұрын
Odaygaan maba hadli yaqaan in uu meel walba ku soo daro buntland waxaa halkaa ay ka muqato in maseer hayo is cun dad kaa xadarad iyo aqoon badan gaari meysid
@jacfaribraahim5988
@jacfaribraahim5988 Жыл бұрын
Odaygu waa xaraabo
@musseroble3199
@musseroble3199 2 жыл бұрын
Waar dadka ka xishood malaa 20 ayuu doonayaa inuu dheco. Kuwan ku dhagaysanayaa kaa liitee. War dadbaa kugu shaqaystoo. Qaybtaadan ku siiya.
@madaromar9660
@madaromar9660 2 жыл бұрын
Ayatula faysal cali haa ina loo cimamadaa sanadka😄🤣
@nuurqarri1256
@nuurqarri1256 2 жыл бұрын
Faysal yaa aaminikara marba waxbu kuhadlaa
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 2 жыл бұрын
Faysal warunta dadaala wuu gaaraa
@hassanmohamed3385
@hassanmohamed3385 2 жыл бұрын
Feysal waa shaleemo socoto
@farahmohamed1814
@farahmohamed1814 2 жыл бұрын
Tuke naaga ayaad u keeni jirtay markaas ayaad hadlaysaa. Wlhy dumarka ayuu u keeni jiray war aamus adoon yahow
@farad8653
@farad8653 Жыл бұрын
Walaashana uu uu keenay
@husseinabdille
@husseinabdille 2 жыл бұрын
Caku faysal wanala wasay iyo wanala fuuley soo kama daalo marki qeyrki dagalamayay xamar bu cabtoy ku laha
@faaraxdheere7277
@faaraxdheere7277 2 жыл бұрын
Faysal maad usheegtay schoolka hoose dhexe ee salama ee galkacyo ku yaaala ardayda dhigatoo kaliya ka badan tirada uusheegay
@cajabfiqi
@cajabfiqi 2 жыл бұрын
isaga kuwa uu lahadlayaaa qabyaalad baaa indhatirtay bal waxay ugu jiibinayaan dhegeyso sheeko murqaaaan
@cabdiqani3108
@cabdiqani3108 2 жыл бұрын
Ar nio ninkan iydo olale lagaadhin miyuu wixiisa iska wataa
@cabdallahahmad7288
@cabdallahahmad7288 2 жыл бұрын
Waar waa reer magaal dixiiina Eng faysal markaa doqontu way layaabantay siduu happyga uyahay reer magaaaal bisayla weeyi
@cshakuurhassan9737
@cshakuurhassan9737 2 жыл бұрын
Waar faysal was legcin
@faisalhusseinfarah220
@faisalhusseinfarah220 2 жыл бұрын
Faysal Cali Waraabe, sidda weedhka ayuu meeshuu doono u dillaacaa .mana lana wax xasuus reeb ah, oo wuxuu shalay yidhi ayuu maanta beeninayaa. Waa Mr, Bean- ka Somaliland.
@ahmedalisalaad3326
@ahmedalisalaad3326 2 жыл бұрын
Hhhhhhh🤣🤣🤣🤣odayga kawareji wa uu iska hadlaa
@Hooyo309
@Hooyo309 2 жыл бұрын
Odaygaan puntland iyo daarood buu sasanyahay. waalahay warkiisa waan jeclahay. waayo cadowgaaga oo ku sheeg shaaga waa guushaada. in ay ka horeeyaan bey ku tuseysaa. car waa kaase ina cali waraabe oo mell kahadlay oo aan reerkaas ku soo darin hala arko. aloow alle. Adeer noo nooloow intaad na amaaneysid. kkkkk
@axmadali8042
@axmadali8042 2 жыл бұрын
Salaan sare faysal
@abdikaafiak7805
@abdikaafiak7805 2 жыл бұрын
War nacaskan rerkisu my dadka ka qabsadan
@nuurka658
@nuurka658 2 жыл бұрын
FAYSAL WAA TRUMP-ka HARGEYSA.K.K.K.K
@cabdiraxiinawcabdi4611
@cabdiraxiinawcabdi4611 2 жыл бұрын
Xusuusi feysalaw weeey sexdeen reerkuye
@omergul4363
@omergul4363 2 жыл бұрын
Dadka coomantiga qorayaa waxay 70%isku raaceen In maanta loo cumaamado faysal eeshqiyaasag
@xikmadsuluxiye3926
@xikmadsuluxiye3926 2 жыл бұрын
Hogaankiisana waynu naqanaa buu yidhi faysal hadal Weyn weeyi
@mohozman709
@mohozman709 2 жыл бұрын
😂😂😂
Deg-Deg: Daaci Saalax oo raali galin siiyay dumarkii cabanayay
7:23
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 60 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 36 МЛН
Faysal Cali Waraabe oo sir badan kashifay Part 2- Dahir Alasow
30:18
Waraysi HAL-ADAYG: Maxamuud Xaashi Cabdi by Xasan Galaydh [ FULL ]
1:00:26
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 60 МЛН