No video

Siyaasi Mohamed Shiine Oo Wareysi Uu Bixiyey Kaga Hadley Khilaafka Sland Iyo Jibouti Iyo Arimo Kale

  Рет қаралды 42,678

Gobsoor Media

Gobsoor Media

Күн бұрын

Please SUBSCRIBE, LIKE, COMMENT & SHARE Our KZfaq Channel
Facebook - / gobsoormedia
Instagram - / gobsoormedia
Snapchat - / gobsoormedia

Пікірлер: 88
@Abdulkadir-bd1tc
@Abdulkadir-bd1tc Ай бұрын
Wllaahi WXUU INDHAHA U FFURAY UMMAD WADA XOOLO AH... TAARIIKHDA AAN LEEENNAHAY SOOMAALIYA IN LAGU RAADIYO SHISHEEYE AYAAN SOO DHAWEYSANAYA OO AXMAAR BAAN SOO DHAWEYNAAA MA AHAN.... NINKANI WAA WAX GARAD, BILLAD SHARAF IGA GUDDOON, INAADEER.. ❤❤❤❤❤
@osmanyuusuf9853
@osmanyuusuf9853 Ай бұрын
Waa geese reer awdal waa run awdal somali baa leh berbera ayaad leedeheena seeya axmaarka. Awdal samaroon ba leh kkkkkkk
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od Ай бұрын
Libaax libaax dhalay afkiisa waxaa ka soo baxayaa waa runtii, from smaaliland
@saadoali5930
@saadoali5930 Ай бұрын
Beenaale ha sheegan Somaliland
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Ай бұрын
sxb goormay dhal doofaar reer somaliland noqotay waa yaabe??????? For ever Somaliland rep,,,,
@MS-vz4ep
@MS-vz4ep Ай бұрын
Runtu cadawya badanaa. Bal inta ninkaa maagaysa eeg😁
@fabu2526
@fabu2526 Ай бұрын
ninkaan dadka maagayow isku xishooda caqliga ka kora. hal wax ah oo la naco hadalkiisa laga heli maayo.
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 Ай бұрын
​@@fabu2526WKANI WAAKUWII XAARMAAJO WASI JIREY EE FILMKA LAGADUUBAY KKKKKKKK
@saeedmusa6958
@saeedmusa6958 28 күн бұрын
Abaha xasidka Allah ha kaqabto somaliland kani o kale
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 26 күн бұрын
Bismilaaa somali land ilaahay ayaa siiyey ictiraaf alxammdulilaaaaaai xaasid no faaido
@abdiegeh966
@abdiegeh966 Ай бұрын
Aqoon yahan indheer garad ah baad tahay saaxiib, aad baan kuu salaamayaa
@user-jw4wr7fm2z
@user-jw4wr7fm2z Ай бұрын
Walee maafiyadii ku habsatay Somaliland ee reer qudhmiye wakhigoodii waa dhamaad👏👏👏👏👏
@abdirahmanabdi7249
@abdirahmanabdi7249 Ай бұрын
garan maayo taageero uu muuse ka filayey ismacil iyo xasan oo uu ka waayey.waxan aamin sanahay in labada oday muse nafta dul dhigeen laakiin dulmigi la go,ay sadexda nin .waanan ixtiraamaya aqoonyahanka fekerkiisa
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 Ай бұрын
Very interesting and very useful information and well explained
@HawaHawaaden-hh7sg
@HawaHawaaden-hh7sg Ай бұрын
Mash.allah.runtaweye
@raafxero527
@raafxero527 28 күн бұрын
S.L /Dakad ama ceel ban dulkeyga ka samesa Jabouti: ma dhisan kartid.
@luizmartel7004
@luizmartel7004 23 күн бұрын
what is the name of your sister
@MohaAbdi800
@MohaAbdi800 Ай бұрын
❤❤DADKU WAA JNAAY UMADAX BANAANNAADAAN .WAANKURAACSANAHAY .AFTIDA HALAQAADO🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-lk1hz4cs2k
@user-lk1hz4cs2k Ай бұрын
Mashaaa alaah somaali waa gob geesiyiin ah
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Ай бұрын
Wax heshiis la idhaa ma jirtee somali ha u diyaar garoowdo dagaal hadii Ethiopia timaado xeeb halkaa ku joogi maysee waxa ku xigta Puntland iyo koonfur waa halistii ugu weyneyd
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 Ай бұрын
USGAG EAX SOMALI LAYIDHAA MAJIRO MAGACA AYAABA XAARAANA
@user-ls9vs6yu3v
@user-ls9vs6yu3v Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@hussein1211
@hussein1211 Ай бұрын
Wa Nin Alle iyo Rasuulba yaqan oo damirkiisu wali nolyahay
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 Ай бұрын
Soomaali Soomaalibaa leh
@cumarcali5512
@cumarcali5512 29 күн бұрын
Etopia waxay rabto idiinma taal yaa wax idinka waydiinaya
@KhadarMaxamuud-hf6zy
@KhadarMaxamuud-hf6zy Ай бұрын
Aqoon iyo waaya aragnimo waliba ay kareebantahay taggero xisbi iyo taageero reeraysan waxan ubaahanay sidani oo kale aqoonyahano aragtidoodu dheertahay umadana mustaqbalkeeda u damqanaya allaha sharfo waa run sheeg
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 Ай бұрын
WALAAHI WAY IMANAYSAA ETHIOPIA DALKAYAGA EE IDINKU KEENA WAXAAD KAGA HOR TEGI LAHAYDEEN BEEN AYAAD ISUGU WARANTAANE
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 Ай бұрын
Ninkan hadalkiisa waxaan ka fahmay in uurka uu ka bokko. Eebe caafimaad ha siiyo.
@user-lh6yk4sy3o
@user-lh6yk4sy3o Ай бұрын
We don't need FAQASH 🧠 Somaliland socotay 🟢⚪🔴🇪🇹
@saeedmusa6958
@saeedmusa6958 28 күн бұрын
war wa qosleya lascanod ina deysey marku leyahay somalilandna wax wanagsan marnaba wax wanagsan ksma shegin
@HassanAhmed-og3yc
@HassanAhmed-og3yc Ай бұрын
Beesha dhex Waa ninkii ugo horeyay ee an maqlo oo si macuqul ah u hadal oo an xanaf lahayn
@hodaneey6777
@hodaneey6777 Ай бұрын
Wa reer awdal snm maha
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 Ай бұрын
Madaxweyne Biixi waxa uu moodayey sidii madaxweynayaashii hore ee Somaliland, ee saaxiibtinimo aan meel gaadhsinayn uu la lahaa lkn MD Muse Biixi waxana ka filayn baa kaga soo baxay markuu arkey goolkii Somaliland in ay dhaliso muddo dheer sugaysay in uu shabaqa ku hubsanayo. Hore ayuu wasiir reer Djibouti ah u sheegay in aanay seexan habeenkii heshiiskaasi dhacay!!!.
@user-jw4wr7fm2z
@user-jw4wr7fm2z Ай бұрын
Runbadanaaaa👍👍👍👍🌹
@SLEEPY0088
@SLEEPY0088 Ай бұрын
Wakaa raga maskaxdoodu fayowdahay
@abdikadirali117
@abdikadirali117 Ай бұрын
KALIGII TALIYÀHA CUMAR GELLE JECEEL UMAQABO SOMAALIYA BALSE BALAAYINTA DOLLAR UU KUQABO ETOOBIYA BUU WAAYAYA HADII ETOOBIYA DAKADAHA SOMAALIYA LAGALA HESHIIYO
@AxmedGaagale
@AxmedGaagale Ай бұрын
Waar anaga aay nala aqoonsan laakiin mawaxay latahay intaau khasab u raacno in soomaalidu horamar gaadho taasi madhacayso waayo tayka shaqaynayen ayaanu ka shaqaynanaa xitaa hadii ay itoobiya ay bada sumaynanso waanu ku garab istaagaynaa. Waxaad naga macaashtaan waxba hanagasiinina
@HakiimHakiim-t8p
@HakiimHakiim-t8p 29 күн бұрын
... idoor aabihiin ayaa laidin ku wasin
@user-jf9qs1ec1y
@user-jf9qs1ec1y Ай бұрын
Isaaqu wax mamaaligaranayaan ee hayska wareejaan xilka madaxtinimo oo cidaan ahayn ha udhiibaan gabooye
@user-lk1hz4cs2k
@user-lk1hz4cs2k Ай бұрын
Markii horaba somaaliya nabad u raadin maahee waa somaali gumaadaya kufsi dil
@user-zj5nm3wv3f
@user-zj5nm3wv3f Ай бұрын
Ninkan warayiisiga bixinayaa wlhi dhex maha dhinacna ayuu u Jan jeedha waxanan arkaya inuuna warayiisi dhexdhaaxada ma bixin sababto ah su aal ayuu Ka jawaabi wayay wuxuna u Janjeedha jabuuti kumaan qanacasani wlhi waxan leeyahay adoo noocana ha hor Iman miidhyaha caamayahay
@user-jf9qs1ec1y
@user-jf9qs1ec1y Ай бұрын
Imarat iyo yahuud baa umaalgalinaya dakada itopiyanka kaligood maahan hawsha kaligood
@elyasdjima5729
@elyasdjima5729 Ай бұрын
Dhuuliiyo bad away heels. Eewaxqaada
@Sharmarke-h1z
@Sharmarke-h1z Ай бұрын
Dee haa midnimada somalia waa muqadas maxa sland ka quseya bal jaahilkan eeg somalia talyani ba bixiyay somaliland na england ba bixisay markaa somalia waa somalia somaliland na waa somaliland
@BatutaMedia
@BatutaMedia Ай бұрын
Munaafaqadii oo qof ah, ka warama iyo ka waraysanayaaba waa daalimiin umada u soo hor fadhiistay xasadka iyo cuqdada Jamhuuriyada SOMALILAND
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 Ай бұрын
Kkkk cuqdada tiro badanaa. Beejada amxaark ayaa uwaalaneysaa😂😂
@manitbaacy3413
@manitbaacy3413 Ай бұрын
Dulmiga ay kaa galeen fadlan noo sheeg ?? Muuse Juudaani ninkii 8 blood laascaanood garaacayey soomaaha ? Ninkii 500 nin ee askarta u ahaa ka soo baxsadey ? Muuse Juudaani iyo Nuux baasto macaan dulmiga ay kagaleen somaliland iyo Somali oo dhan waallahi Ilaah waa ogyahay se maalin buu la sugayaa. { وَلَا تَحۡسَبَنَّ ٱللَّهَ غَـٰفِلًا عَمَّا یَعۡمَلُ ٱلظَّـٰلِمُونَۚ إِنَّمَا یُؤَخِّرُهُمۡ لِیَوۡمࣲ تَشۡخَصُ فِیهِ ٱلۡأَبۡصَـٰرُ } [Surah Ibrāhīm: 42]
@ubahali783
@ubahali783 Ай бұрын
Hadii uu kaa fikir duwan yahay ma munaafaq baad odhan, adna ma jeclid in lagu dhaho munaafaq. Ogow qofku kale haduu munaafaq noqon waayo ogow adaa munaafaq noqonaaya.
@HakiimHakiim-t8p
@HakiimHakiim-t8p 29 күн бұрын
... idoor aabaha ayaa lagugu wasin... kabaha ayaa gacamaha ku qaadan
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Ай бұрын
Ethiopia 🇪🇹 sowta joogta hiiraan. Baydhabo gedo.bakool hadaad wax ka qaadayso naagyoow ciilan
@mustafemaxamed6877
@mustafemaxamed6877 Ай бұрын
Wariye xuduud Somalia iyo somaliland dee xuduud kala duwan Talyaani iyo England Bay kala yihiin Marka ka Somalia xuduudkeeda abi axmed ma kala jaraayo ee somaliland wuu og yahay in ay xuduud leeyihin iyagoo laba dal ahaa lixdankii ka hore
@MubYus
@MubYus Ай бұрын
kanu waxba sheegi maayo, Waxa uu wadaa waa Dhuusadii Cumar geele oo sideedii ah.
@sahraduale2235
@sahraduale2235 Ай бұрын
labadii xaqdaro ku heshiisa xaqa ayay usku dagaalaan
@abdimohamed6810
@abdimohamed6810 Ай бұрын
Ninkani waraysigiisu dhinacbuu ujanjeedhaa
@MASTERFOURMARKS-me2kd
@MASTERFOURMARKS-me2kd Ай бұрын
War WA maxay Musa biixi maamul goboleed wayee sababta aad ulamid kadhigaysiin madaxwaynaha qarankua jabuuti.
@user-kv4zt9ho3x
@user-kv4zt9ho3x 23 күн бұрын
Waar qof aan waxba dhex oolin somaliland wax ha u waydiinin
@jawharacoofle6580
@jawharacoofle6580 Ай бұрын
Waxan layabanay British somaliland iyo Italian somaliland lakin dadku wa somali maxa khaldan
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od Ай бұрын
Madaxda smaaliland ma garanayaan intaa uu garanayo siyaasi shiine
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 Ай бұрын
Muuse haduu dhul samaroon iyo ciise oo moodaayo inuu aqoonsii kuheelaayo inuu siiyo ethiopia hadan samaroon nahay dagaal noocii dhulbahaante oo kale ah ayan lagaalaynaa muuse biixi aniigu isaaq odhan mahaayo isaaq xiita muuse wax raajo ah kaama laaha waa niin sumaaysan oo inkaar qaaba
@Garaadmaxamed5153
@Garaadmaxamed5153 Ай бұрын
Waraysigani dhinacbu karaarnayahay
@aragsan5690
@aragsan5690 Ай бұрын
Muuse biixi wacaanba u maleeyay seyaabare oo kale sida in uulaayo dadkii uu xukumay.. caburinta ,siyaadbaa ka wanaagsanaa .dalka waa ilaalinayay lahaasho ayuu kushaqeeynayay ...muuse siyaasad waa ka aradan yahay.. daaqada bahala galeeka muuse furay ..quburo haloosaaro🤔🧐🤐
@fabu2526
@fabu2526 Ай бұрын
siyaasi loo baahan yahay inuu inuu horkaco ummada soomaaliyed.
@ahmedyaasiin3957
@ahmedyaasiin3957 Ай бұрын
Ninkan aad leedahay siyaasaduu ka faaloodaa, wuxu kala garan laayahay madax banaanida Somaliland iyo Somalia in ayna isku mid ahayn, mid ingiriis bay ka qaadatay midna Talyaani. Madaxbanaanimada Somalia iyo midnimadeeda midna laguma haysto. Waa nin dhinac jira, dagaalada uu sheegayaana waa qaar awood loo hayo lagu maquuniyo. NIN FAHANKIISU GAABAN YAHAY LAMA WAREYSTO.
@user-jw4wr7fm2z
@user-jw4wr7fm2z Ай бұрын
Kkkkkk oo ingriis ma dhul buu siiyay Somali mise dhulbuu kaaqaaday??? Somali galbeed yaa siiyay etopia? Aleele adaan caqli kugu jirin waaba hadaad Somalilander tahay😡!!. Ingriis waa cadawga shacabka reer Somaliland. Laakiin waxmagaratada baa ku hadaaqa waxaad ku hadlayso❌❌❌❌👎👎👎👎
@user-bz6uj4yj9c
@user-bz6uj4yj9c Ай бұрын
ARAGTI MUNAAFAQADAYSAN OO GUDBINAYSA AFKAARTA XAASIDIINTA SOMALI TALYANI IYO SOMALI FARANSIIS AY GUDBIYAAN
@abdishakuurjimcaale3155
@abdishakuurjimcaale3155 Ай бұрын
Aqoontaada oo gaaban Aamus baa lagu Kabaa xumaan iyo xiqdi baa kashaada ka buuxda Balse Adoo caadifeysan laga wacan inaad umad soo hor fadhiisatid
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Ай бұрын
Hadhaagii faqashta qaxootigii afweyne
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg Ай бұрын
Beenaale aabihii
@elyasdjima5729
@elyasdjima5729 Ай бұрын
Beenale aayd that
@user-bv7yt7oj8g
@user-bv7yt7oj8g Ай бұрын
Danihiisuu bare uyahay waa xaasid beenaslaa xorfadii yarayd ee jabuuti buu labaqanayaa
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Indhiina ayay hor imaandoontaa yamyam iyo qadaad wayneey😅😅😅😅😅😅
@elyasdjima5729
@elyasdjima5729 Ай бұрын
Beenale
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
waxaa halkah dhigay somalilad waa museh oromoh iyo kibirkah idor waxay is moden dowlad dhulbahanteh bay u lah yimaden kibir wixii dhacaynah waa lah ogah
@abdiali319
@abdiali319 Ай бұрын
We understand your stand in your introduction. Against Somaliland, Pro Xamar. Not worth listening to. Wariye miyaanad Somalilander ahayn, miyaa lagu Huwaneeyey?
@hodaneey6777
@hodaneey6777 Ай бұрын
The world: runtu wa run Somaliland: runta😢😢 wa fagash wa huwan wa siyaad bare 😂
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Ай бұрын
somaliland anaga leh inta ilaahay ka sokeeysa oo uu nagu beeray faqasheey
@user-bz6uj4yj9c
@user-bz6uj4yj9c Ай бұрын
HOW NOQON CODBAAHIYE CADAW AANAD GARANAYN JABUTI MARNABA AQOONSI MANAAN WAYDIISAN ETHIOPIA MAJOONAAN XAYLE SALAASE WAXAANAN KUU ARKAA INAAD CADAWGA GUDAHA EE XISBIGA WARDANI AAD TAHAYE ASLUUBSO
@FarhaTresor
@FarhaTresor Ай бұрын
Aqli laawe wareersan .Wayaadheheen waxaa layidhi ninkii baxaya indhahaa casaada. te kale odaygan muuse ee waashay iyo reerkan habar awal ee maryaha Laga dhigay ee guamaysi doonka ee dooyaya habashi iyo gaal noqdaa ee dalkooda iyo diintooda iyo dadka ay ku badshaan gaal qudhmuun iyo oromo Gaajo dishay waar umada halaga Qabto Halaga qabto
@FadxiyeOsman
@FadxiyeOsman Ай бұрын
Munaafaq munaafaq
@osmanyuusuf9853
@osmanyuusuf9853 Ай бұрын
Tell your mom
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Ай бұрын
Ninkani ma gadabuursi baa waa nin qalbi xaasid ah waxba kamuu hadal
@abdikadirali117
@abdikadirali117 Ай бұрын
KALIGII TALIYÀHA CUMAR GELLE JECEEL UMAQABO SOMAALIYA BALSE BALAAYINTA DOLLAR UU KUQABO ETOOBIYA BUU WAAYAYA HADII ETOOBIYA DAKADAHA SOMAALIYA LAGALA HESHIIYO
@abdikadirali117
@abdikadirali117 Ай бұрын
KALIGII TALIYÀHA CUMAR GELLE JECEEL UMAQABO SOMAALIYA BALSE BALAAYINTA DOLLAR UU KUQABO ETOOBIYA BUU WAAYAYA HADII ETOOBIYA DAKADAHA SOMAALIYA LAGALA HESHIIYO
@abdikadirali117
@abdikadirali117 Ай бұрын
KALIGII TALIYÀHA CUMAR GELLE JECEEL UMAQABO SOMAALIYA BALSE BALAAYINTA DOLLAR UU KUQABO ETOOBIYA BUU WAAYAYA HADII ETOOBIYA DAKADAHA SOMAALIYA LAGALA HESHIIYO
@abdikadirali117
@abdikadirali117 Ай бұрын
KALIGII TALIYÀHA CUMAR GELLE JECEEL UMAQABO SOMAALIYA BALSE BALAAYINTA DOLLAR UU KUQABO ETOOBIYA BUU WAAYAYA HADII ETOOBIYA DAKADAHA SOMAALIYA LAGALA HESHIIYO
@abdikadirali117
@abdikadirali117 Ай бұрын
KALIGII TALIYÀHA CUMAR GELLE JECEEL UMAQABO SOMAALIYA BALSE BALAAYINTA DOLLAR UU KUQABO ETOOBIYA BUU WAAYAYA HADII ETOOBIYA DAKADAHA SOMAALIYA LAGALA HESHIIYO
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 52 МЛН
Schoolboy Runaway в реальной жизни🤣@onLI_gAmeS
00:31
МишАня
Рет қаралды 3,3 МЛН
Please Help Barry Choose His Real Son
00:23
Garri Creative
Рет қаралды 22 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 11 МЛН
Dulimigu Qiyaamaha Waa Mugdiyo Sheekh Axmed iid
31:57
Baraarug Media
Рет қаралды 61 М.
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 140 М.
Kaftankii iyo xasuustii Axmed Cali Cigaal iyo Abdisalaan Hereri
32:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 122 М.
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Galaydh Media
Рет қаралды 89 М.
"Anaga Amxaara naga xiga Soomaaliya, cadowgayaga weeye"
1:24:17
Universal TV
Рет қаралды 40 М.
GABADH BEESHA ISAAQ AH OO RUNTA USHEEGTAY BEELAHA ISAAQ
14:55
Dulqaad TV
Рет қаралды 31 М.
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 52 МЛН