No video

Dhar wareejiye ku eedaysan fulinta dilalka gaadmada ah - Garmaqalka Maanta

  Рет қаралды 30,210

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 35
@caligidhow4712
@caligidhow4712 Ай бұрын
Dilka toogasho waa in lafuliyaa aan maqalo si cadaalada insha allaah
@Hardyironman
@Hardyironman Ай бұрын
Dowladu wa in so deg deg ah u bilowdaa toogasho koox koox ah
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Ай бұрын
Guul Dowlada dhexe e Somaliya e Dan Qaran insha Allah
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 Ай бұрын
Old news tv ga sidaan kadaaya waa ceeb
@rageahmed8235
@rageahmed8235 Ай бұрын
Smsax wye
@user-yf2xi1nm8n
@user-yf2xi1nm8n Ай бұрын
Qof qof dilaa waan in la dilaa,qof wixii la socda dila,
@ilyasmohamed5899
@ilyasmohamed5899 Ай бұрын
Nijaas Baa Tihiin Wlhi Meesha Views Haku Raadinina alle Ha idin Cadaabe Ee Wixii Qaranka idin igmaday soo Gudbiya Sharafka TvGa Qaranka Haku Ciyaarina
@AmeinMahamod
@AmeinMahamod Ай бұрын
KHAWAARIIJ BADAN BAA JEELKA KA BUUXDEE SHAN SHAN IYO TOBAN TOBAN HALOO TOOGTO
@user-yf2xi1nm8n
@user-yf2xi1nm8n Ай бұрын
Waxaa rabnaa dadkaan ayagoo la dilaaya na tusa.yaa lacag ku qaata ,na tusa iyagoo la dilaaya
@ismailjama9452
@ismailjama9452 Ай бұрын
Kuwan wali ma noolyihiin maxaa loo toogan waayey shuute shaqadaado qabso
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Ай бұрын
ciyaaaalka kadaa ciyaarta
@Dhalmagaalo
@Dhalmagaalo Ай бұрын
Tv gi qaranka youtuber leey baa la wareegtay oo raadinayo views. 9 mar bee 1 video kusoo cel celinayaan
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 Ай бұрын
naagta.maxa.lo qaban.wayay
@ShucebHussein-ym6um
@ShucebHussein-ym6um Ай бұрын
Jareetu sixir ayey aqrinayan hye
@MohanAbdi-l7q
@MohanAbdi-l7q Ай бұрын
Haa
@mahadkharbouch2997
@mahadkharbouch2997 Ай бұрын
Manta qof cabsan miyaa admin ka udhiibteen waa maxay warbixinadii hore oo aad kusoo celinaysan
@meysarmiamimedia3341
@meysarmiamimedia3341 Ай бұрын
Abdiqadir isse codkiisa Aya laga so jaray 😂😂
@Boolowh
@Boolowh Ай бұрын
Waxaana shaqada aqoon oo hab qabiil lagu keenay aya tvgaan joogo
@abdinasirmohamed5313
@abdinasirmohamed5313 Ай бұрын
Tv qaranka waa ku ciyaarten
@user-yf2xi1nm8n
@user-yf2xi1nm8n Ай бұрын
hala dilo shuute ,
@AYuush__Vp5
@AYuush__Vp5 Ай бұрын
Waaba daawanaye lacag kle maa naga sameyneysiin😩😂
@abdullahibulla
@abdullahibulla Ай бұрын
Waa fahantay 😂😂💸
@MohamedIlyas-ld1mm
@MohamedIlyas-ld1mm Ай бұрын
waxan marhore ahayeen wax cusub ma waydeen
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale Ай бұрын
horta kan dilaa kasta muxuu ugudoodaa mise bariiskiisa kujira inuu udoodo
@cabdiqaniwardi5743
@cabdiqaniwardi5743 Ай бұрын
Bariiskaa ka galay awoow
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale Ай бұрын
@@cabdiqaniwardi5743 oocadaa🤣🤣
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 Ай бұрын
Cadaaladda waa mid ee ma ahan labo!!!! Qof kastoo dila qof kale ama shirqoola, waa in si deg-deg loo dilaa ayadoon loo kala qiimaynaynin QABIIL. SIID OMAR oo ah ninkii dilay Xaaskiisii LUUL uurna u lahayd waa in asagana la dilaa.
@guleit89
@guleit89 Ай бұрын
Nag madow oo gaban kacabso 😂😂
@Daawasho1
@Daawasho1 Ай бұрын
Waxaan video hore ma ahan miyaa mise anaa moodo
@faysalcali-qm2gs
@faysalcali-qm2gs Ай бұрын
Aqas😂😂😊
@adoonkiialle1750
@adoonkiialle1750 Ай бұрын
Muuqaalo aad horay usoo dhigteen bad bilowdeen in aad kusoo celisaan kkkkkkkkkk ma ilmaha caanahoodii baa meeshan idinla galay war waan idin fahanahay, wxn wan soo aragnaye kuwa kale keena
@mohamedok94
@mohamedok94 Ай бұрын
Naag gaban oo madow oo fulxumo badan waji gas ya ka shakinayo😂😎👊🆗
@Axmedak8
@Axmedak8 18 күн бұрын
Legend midib ilaah siiye alle haka cafiyo
@moktar444
@moktar444 Ай бұрын
Reer xamarku waaba comendy kkk dhar wareejiye wax dila filim leen ku dawan jirey😅
@user-ty3jo6lf5s
@user-ty3jo6lf5s Ай бұрын
Old news nio wax cusub soo dhiga dad baa idinku xiran Tv qarnka sidaa halaga badelo
Maxkamadda Sare ee ciidamada oo soo gabagabeysay kiiska dilkii Ganacsade Abuukar Kaabax.
13:44
WHO CAN RUN FASTER?
00:23
Zhong
Рет қаралды 41 МЛН
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 10 МЛН
Вы чего бл….🤣🤣🙏🏽🙏🏽🙏🏽
00:18
BARNAAMIJKA GUNGAAR IYO MACALLINKII DILAAGA
48:33
Somali National Television
Рет қаралды 835 М.
Cadeymaha dhagartii Khawaarijta ee Suuqa Bakaaraha, qaar ka mid ah xubnihii geystay.
15:19
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
Waaberi Media
Рет қаралды 1,2 МЛН
Qaraxyada iyo Gungaar // Naftiis Haligihii Fashilmay. By : SNTV
40:20
Somali National Television
Рет қаралды 720 М.
Garmaqalka Racfaanka Dil ka dhacay Xerada Dab-damiska - Maxkamadda Sare ee Ciidamada QS.
23:25