Garmaqalka Dil ka Dhashay Muran kala Horeyn Timo-jare.

  Рет қаралды 184,014

Somali National Television

Somali National Television

Ай бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 188
@kingziizow8070
@kingziizow8070 Ай бұрын
Waa ku fagatay lagaa yeli maa saa ugu fagisaa laguugu fagiyaa horaa lo dhay😂😂😂
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed Ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hassanaliharbi8587
@hassanaliharbi8587 Ай бұрын
Scw❤scw❤
@AminoAhmed-ns9yw
@AminoAhmed-ns9yw Ай бұрын
.
@MuxudiinYusuf-ws2li
@MuxudiinYusuf-ws2li Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@Professor4555
@Professor4555 Ай бұрын
Tacsi xata like ma nabiga ku raadine, isku xishoo
@user-xf7qb2wq8k
@user-xf7qb2wq8k Ай бұрын
Im 😅​@@hassanaliharbi8587
@NasroMaxamed46-cm5dp
@NasroMaxamed46-cm5dp Ай бұрын
Subxanalaah umaba eka qof ulelisan askari nimo sabab toah qof awalba nolosha kadhacay ayey leyihin askari hanoqdo ilahow shartoda Naga badbadi ehelka iyo qarabada sabarsii
@user-mg8er6id5q
@user-mg8er6id5q Ай бұрын
CIIDANKA WAXEEY UBAAHAN YIHIIN DRUG DRUG TEST. WALIBA WAXAA LA OGAAN KARAA ILAA 3DII BILOOD OO LASOO DHAAFAY INAY ISTICMAALEEN, VERY SIMPLE. WAA KUDAALNAY ARINKAAN AH "ASKARI AA QOF DILAY"
@user-mg8er6id5q
@user-mg8er6id5q Ай бұрын
Finally dad ila fahmaaya ayaan helay
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 Ай бұрын
Wa runta zxb
@user-mg8er6id5q
@user-mg8er6id5q Ай бұрын
@@khadarsaalim8903 maxaan suubinaa ookale waa inaan faraha ka dagaalanaa oo kaliya.
@fardowsasheikhofficial9027
@fardowsasheikhofficial9027 Ай бұрын
Aad iyo aad dhibka dhan waa drug
@user-mg8er6id5q
@user-mg8er6id5q Ай бұрын
@@fardowsasheikhofficial9027 Askar nadiifa ayaa noosoo hari lahayd.
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 Ай бұрын
Subxaan Allaah, wadankii waxaa ka buuxa dad bahaloobey!
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 Ай бұрын
In Cuniga La Maqlo Ay Aheyd Inta Dhibka Imaan Lakiin Waa Amar Allah Oo Qornay Allah UNAXARISTO Marxunka
@AshaJamac
@AshaJamac Ай бұрын
Reer hargaysa hadanu nahay waxanu ku baaqaynaa in la toogto ninkaa qbilkuu dono hadu noqdo waa dambiile wanay cadahay dambiyadiisu from hrgysa
@LakshaDeirwa
@LakshaDeirwa Ай бұрын
Ha ka baqan kani wa la toogani
@Qadafi-
@Qadafi- Ай бұрын
Askigaa dada yar maba aheyn magalada in u joga--digaalka shababka lagula jiro in lo qada ayay aheyd 💯✅
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 Ай бұрын
Wuso dhuuntay😅
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 Ай бұрын
Qof jaahil markaad qori u dhiibto maagaladw ku soo deeyso, asagoo tababar iyo wax asluub la soo barin waa iska saan
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 Ай бұрын
Kibir iyo jahli hadii ee isku kaa darsamaan waa qatar
@sayidka6911
@sayidka6911 Ай бұрын
Dhibka ugu weyn waa daraagiska iyadoo lagu ogyahay inuu daraagiiste yahay ayaa qori loogu soo dhiibay bulshada danbiga waxaa iska leh dowladda.
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 Ай бұрын
@@meyremeyre8078 aduunka kale coidamada xaradooda loogu jaraa, hadey magaalada soo aadayaan oo howla gaar u socdaan qoriga waa laga dhigaa
@ManalDiiriye
@ManalDiiriye 27 күн бұрын
Waxa waxaso dhan ka daran kuwan u doodaya
@bashiirlucky346
@bashiirlucky346 Ай бұрын
waxaas intaad iska dhaaftan mujrimka gabadha gubey si dag dag haloo toogto hadaan la toogan soma ahan,dowladan cadaalad ma ahane meesha ha iskiga tagto,
@xuseenabdimatiin3170
@xuseenabdimatiin3170 Ай бұрын
Hhhh maxkamad meleteri waaye tan tii rayidka ma aha kala baro Aqoon la aantu waa dhib😅😅
@mohamedabdulkadir2600
@mohamedabdulkadir2600 Ай бұрын
Tas mujrimkas shute shaqo kumaleh washacab shute marhore ayu goaan kagarilahaa
@bashiirlucky346
@bashiirlucky346 Ай бұрын
@@xuseenabdimatiin3170 aqoontoodo maxaan ku fala nacaladi dhashey ha wasaane
@aminabdikadir7796
@aminabdikadir7796 Ай бұрын
Deen uu kugu laha miya in uu yaaco aa rabta
@cudoonofficial6923
@cudoonofficial6923 Ай бұрын
Kaas shuute hadii loo dhiibi lahaa waa hore lagu kala bixi lahaa
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
Qori Xabada Afka Saarantahay Amaanka La Furay Qofka Madaxa Laga Saaray Oo Hadana La Dhahaayo Waa Iga Fakatay Soomaaliya Lee Ka Jirtaa Taas Yaab Walaahi.
@user-ev3dx9bc4e
@user-ev3dx9bc4e Ай бұрын
Waxaa hublodhiibay caruuryaryay oo aan hub masuul kanoqonkarin cajiib
@aadilahmedabdirahman2392
@aadilahmedabdirahman2392 Ай бұрын
askari Miyaa ..Derbi Jiif aan u maleeyey.. wax Askari Ay ka dhigtaan meey waayeen
@odayajakis2788
@odayajakis2788 Ай бұрын
Subxana Allaah
@McM-iz7sd
@McM-iz7sd Ай бұрын
Aniga abahey ayaa askari xaqdaro ku dilay wakina gacanta laguma so dhigin wana baxsad
@ManU-fan1
@ManU-fan1 Ай бұрын
Allaha u naxariisto,
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta Ай бұрын
Allaha U naxariisto Marxuumka
@truecomment3650
@truecomment3650 Ай бұрын
Waa khalad arinta askariga sameeyey lakiin anagana waxaa nalooga baahanyahay inaan IXTIRAAMNO askarteena oo aan hormarino si dhiro galin ugu noqoto isla markaana nafteena aan u badbaadsano❤
@YussufUlaa
@YussufUlaa Ай бұрын
Balaayo haku ixtiraamto
@fardawsaalifarah4587
@fardawsaalifarah4587 Ай бұрын
Yeey qasab ku leeyihiin duliyahow
@YussufUlaa
@YussufUlaa Ай бұрын
Askari maa ku qabaa
@abdirahimfarah2753
@abdirahimfarah2753 Ай бұрын
Shaydaan
@SOMALI2490
@SOMALI2490 Ай бұрын
Askariga haduu dadka ixtiraamo 100% waa la ixtiraami lahaa LKN askar hooyadaa caynayso ixtiraam ma mudna.
@user-iw1lu5vs6n
@user-iw1lu5vs6n Ай бұрын
Subxanallh
@Maxamedabdi-ij2gq
@Maxamedabdi-ij2gq Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 Ай бұрын
Allahu Akbar waa Gardaro cad Dagamada Dhargaaley Horta Dulmi badanaa dadka easy baa loo dilaa 😢
@fartunabdulle6226
@fartunabdulle6226 Ай бұрын
Subxaanalah ilee waa askar umadooda uwada qaatay qoray in ay dilaanba ilaahow umadan xaq u keen
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus Ай бұрын
Ok
@abaaamiinka2746
@abaaamiinka2746 Ай бұрын
😢😢😢
@Qabiilkeenu.Somali
@Qabiilkeenu.Somali Ай бұрын
Qiimaha Somalia hadaa garan laheyn, qabiilkeena Somali noqon lahaa kawaran Jannada Ifka SOMALIA see ahaan laheyn. Waxaa noqon laheyn taajiriin😢😢😢😢😢😢
@Ilkacase_qays_fans
@Ilkacase_qays_fans Ай бұрын
Illahow umada somaliyed u gargaar
@cabdidhere
@cabdidhere Ай бұрын
Qofkii qof xaqdaro ku disha hala dilo yaan loo fiirin ina adeer hadii aan cadaalad rabno waaye
@wiilohassan3646
@wiilohassan3646 Ай бұрын
Ninkii qof dila hala dilo hadii kale nabad lama helayo
@user-mohamudomar
@user-mohamudomar Ай бұрын
Runta waye❤
@AbdiCumar-ri7xe
@AbdiCumar-ri7xe 22 күн бұрын
❤😮🎉
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 Ай бұрын
Duli doqon qoriga ma wuuxuu usooqaatay in uu shacabka laayo waxaan waa imtixaan
@rayaanrayaanilla4894
@rayaanrayaanilla4894 24 күн бұрын
Asgartaan aqlaaq dhan lama barin iyo qiimaha ee ledahay nafta bani aadmka subxanllah😢
@SaidYusuf-fy7mk
@SaidYusuf-fy7mk Ай бұрын
Wlhi waa run anigaa marqati ka ah
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 Ай бұрын
Miyaad joogtay sxb
@Abdullahi-oo6dr
@Abdullahi-oo6dr Ай бұрын
Nin qori wato oo haduu doona cabsan Miyaa ladhahaa qadi karta
@HassanOsman144
@HassanOsman144 Ай бұрын
ciidamadaan intaan lashaaqaleysiin kahor waan in darooga baaris lagusameeyaa..
@mohamedelimiali9738
@mohamedelimiali9738 28 күн бұрын
😢😢😢😢subxaalalahay waar umadan daroqa cabeen miya
@abdinajibmwalimu4387
@abdinajibmwalimu4387 Ай бұрын
Yahuu Somalia
@ApdullaahiFarah-vv7rg
@ApdullaahiFarah-vv7rg Ай бұрын
H.wase meesha isaga bax
@waberihassan7867
@waberihassan7867 Ай бұрын
Waxan cidan kii sharafta ayey ka qadeeyn walal somaliyed ayu nafta dhafiyey illahay ha unaxaaristo samir iyo iman qoyski uu ka baxay 😭🤲🏼 Xanunka ay ledahay geeridu hala marsiiyo malin walba sakhran xun oo walan Umadeydi somaliyed bila macnii kuma dili karo from Djibouti
@UmaAhmedMacan
@UmaAhmedMacan Ай бұрын
waa dhalin dhiig iyo dahgal ku koro ku dhex dhashay 😢wlhi somaliland iska daa inu kibir u dile isagaba ka cabsan in qoriga laga qato askaryenu ilahay nabadgalayada iyo dawladnimada hano adkeyo rer somalia 🇸🇴 siiyo tu buuxda aamiin
@maryammoalem6280
@maryammoalem6280 Ай бұрын
Wuu cad yahay kiiskan sida jees jees ka leh o xabada ugu quuray marxuumka, haloo dareensiiyo xabada dhadhankeda asne Ileen asagaa qoriga ow heystay shacabki o masuulka ka ahaa u quurayee.
@user-sh8ob5sp7b
@user-sh8ob5sp7b 27 күн бұрын
Jasiir amhbaar
@Macalinbashiir1
@Macalinbashiir1 Ай бұрын
hada kan baa inta diyo laga baxsho hadana markale umada lagu soo deyn agah
@mohamedadowadan325
@mohamedadowadan325 Ай бұрын
arxamaraa weji maleh ninka shaqada qaranka haayo xaq ayuuu u leeyahay in lahormariyo, waayeelka & qofkii soo horeeyayne xaq ayuu uleeyahay in lahormariyo.😢😢😢😢😢
@KornaylSaid
@KornaylSaid 24 күн бұрын
Xaq ma leh yaa ku dhahay xaq ayuu leeyahay askariga ayaa la rabaa inuu shacabka ixtiraamo, lkn Somalia qofka oon caafimaad kiisa la baarin ayaa qori loo dhiibaya
@cabdixakimyusuf-official5738
@cabdixakimyusuf-official5738 Ай бұрын
way ku fakatay aa waxaas tiir ka usheeg
@cabdalacabduqadir7969
@cabdalacabduqadir7969 Ай бұрын
Allow nahanuuni Allow iska keen cafi
@maslaxdiriye1587
@maslaxdiriye1587 Ай бұрын
Waleen dowlada iyo shacabka muqdisho way nacayaan waayo askarta shaatiga dowlada gishan ayaana na nacsiini hayso waayo hadii la xiro waa la sii daayaa ayagoo wax soo dhacay wax soo dilay wax soo kufsaday oo lala sii daayaa qorigii umada ay ku dhibaateeyeen allow dowlada waan jecel nahaye inooga dhig dowlad cadaalada ka shaqeyso dowlad askarteeda ka adag dowlad ceeb ka saliim ah allow inooga dhig
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 Ай бұрын
Shuute nin adag👮🏽‍♂️
@AshaJamac
@AshaJamac Ай бұрын
Kiiskan waxanu u araganaa hadanu nahay reer hargaysa mid soomali u horaeda balayo oyo masibo waad ogaydeen in hargaysa gabadh lagu riday god inta la googooyey misena gurigeda god uga qoday nagtii falkaa geegasatay waana loo xukumay wana la togatay
@garaadosman3813
@garaadosman3813 Ай бұрын
Kala horebta iyo kala dambenta eebe dajiyey qofkaan garanin ee hadana dadka kudilaya gardaro asaga oo dagdagaya hala dilo wax baaska dila
@yahyesomali8699
@yahyesomali8699 Ай бұрын
Kkk wee ku fakatay kulahaa 😅😅 adeer saa ugu fakisay aa adna laguugu fakaaa😂 Shuute waa ku fakatay horoo u diiday😊
@baladomar7798
@baladomar7798 Ай бұрын
Waxaan abuukar I Somali yaa wax barst Horta aniga waa yaabay islaan suuqa qudaartada fadhida xitaa waxaan Kuma hadasho
@mohamedadowadan325
@mohamedadowadan325 Ай бұрын
ninka shaqada qaranka haayo in loo horumariyo ayaa wanaagsan waayeelkane in loo horumariyo ayuu xaq uleeyahay
@salemanmaxamedmaxamuud6445
@salemanmaxamedmaxamuud6445 Ай бұрын
In dad baalbiyeeri loogu tagay xabad nin lagu dhufto qal qal galin maahan miyaa?
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Ай бұрын
The problem is nafarka waxa sidaas u eg qoriga u dhibay oo na cidanka ku daray! Qoriga uu Sito aa ka weyne! Total nonsense country
@cabdicasiishmuse8751
@cabdicasiishmuse8751 Ай бұрын
Kibir ayuu ku dilay
@chineabdi6324
@chineabdi6324 Ай бұрын
Somalia madawaaaa
@user-zn5qv8mt7c
@user-zn5qv8mt7c Ай бұрын
Maxkamada laakuushka Somalia umada ucadaalad fala
@user-zn5qv8mt7c
@user-zn5qv8mt7c Ай бұрын
MaxkamadaLaaluushka Somali umada u cadaalad sameya
@MohamedaadanHassan-nr7ti
@MohamedaadanHassan-nr7ti Ай бұрын
Oo dahcdadaan ramadaanka hadee dhacday hadaa mxaa soo galiyay youtubeka😮
@HassanOsman144
@HassanOsman144 Ай бұрын
Sayid Cali Shuute haloogeyo
@ZacharieSebuli
@ZacharieSebuli Ай бұрын
Seneca zetu
@zubeyr_abdi
@zubeyr_abdi Ай бұрын
Hala dilo hadey ku cadaato mujrimka
@ahmeddakir9262
@ahmeddakir9262 Ай бұрын
marka ciidamadu ay khamri iyo kiniinyo ku haystaan saldhigyada iyo xerooyinka in dilku badayo shacabka loo gaysanayaa waa cadahay
@user-io8xx7em3b
@user-io8xx7em3b Ай бұрын
Sa ugu fakisa lagugu fakihaa
@cujnaanyarre1000
@cujnaanyarre1000 Ай бұрын
Bal eeg Sidda uu uyaresta nafta marxumka Allah u naxaristee wajigisana Waxa ka muuqda Shalaay badan lkn taasi waxba mabadaleeso Bro Don’t worry xabada xanunkeeda Soo Firi it’s your time
@halimaabdulla6790
@halimaabdulla6790 Ай бұрын
Haarami is haarami hala dilo
@abdirahimfarah2753
@abdirahimfarah2753 Ай бұрын
Qareenka asagane waa dilaa maadama uu adkiisa ka qirtay in ay dileen marxuumka
@LastManStanding-zu6td
@LastManStanding-zu6td Ай бұрын
Ana kahoreya kaliya as la isku dila Somali dulqad la,an ee u dhamadeen
@MohaMs-km3fi
@MohaMs-km3fi Ай бұрын
Kuwan anagay nawalayan kuwaan ayagaba mexico city jooge marqati nuce ah😂😂
@jamiilacabdi4098
@jamiilacabdi4098 27 күн бұрын
Meeshan xamar subxaana laah dulmi dil ayaa marwalba ka socda subxaana laah😮
@nuurmohamed5195
@nuurmohamed5195 Ай бұрын
Waa mooryaanta USC haraagoodii waaye odayga yaab
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t Ай бұрын
Dalka askaran loqorayo waa in marka hore in labaro cafimadkoda akhlaqdoda askari iska qor waa dhib in hub lodhiibo dad aan cadi ahayn kadibna dadka iska dilaya
@aliabdallamoalim2137
@aliabdallamoalim2137 Ай бұрын
Timajarow Dil u Geestee so maha isagana tinta Halooga Badalo Madax jarow
@Gahtaan.
@Gahtaan. Ай бұрын
Dhalin yarada ku nool Xamar %90 waxeey isticmalaan maandoreye waaba dad dad meer qabin, bal kan illa fiirya, wiilkaan hada hadlaaya dhiigisa hadii la baaro waa hubaal inuu isticmaalo Daroogo 5:50
@aminabdikadir7796
@aminabdikadir7796 Ай бұрын
Horta dadka marqati yasha ma la soo kireysta oo ma dad sidaan ku shaqeysta mise maskax ahaan ayey u jiran yihiin wax aa ka wada qaldan kuligood mana cabsadan Nin qof dile see ugu marqati sameyna ani yaa I badbadinayo Rubayadan ka dib
@user-jq1pw4tx5n
@user-jq1pw4tx5n Ай бұрын
Waa maxay askartaan hubeeysan ee muqdisho dhax socoto
@abdisalanmuhumed6135
@abdisalanmuhumed6135 Ай бұрын
Wale somalia wadan mahan yahuu cidankii umada ilalin laha aya masakiinta laynayan saan xal askarta woo qoriga kaso horeyo mxwa
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q Ай бұрын
Wa layabay dadkan ma fahamin hadal kooda murkhadiyada
@museegeh5320
@museegeh5320 Ай бұрын
Ciyaal yar oo mooryaan ah ayaa qori Xabbado ka buuxaan loo dhiibayaa ama intuu keensado loo sharciyaynayaa, bal intuu le'eg yahay eega ma isagaa qaadi kara masuuliayadda qoriga xabbaduhu ka buuxaan qofkii ay is afdhaafaan baa wuu ku dhejinayaaye.
@user-jq1pw4tx5n
@user-jq1pw4tx5n Ай бұрын
Kibir badanaa oo fudeed badanaa
@libaanibrahim137
@libaanibrahim137 Ай бұрын
Hadiid praten !!??
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Ай бұрын
Mujrimka hala toogto
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 Ай бұрын
Arintii Sayid Ali iyo Luul xakuu ku dhamaaday??????
@ikiihassan4347
@ikiihassan4347 Ай бұрын
Wali ma dhamanin wa les daba jiitamayaa kaas mid la dilayo uma eko kiskasna mid dhamanaya ma ahan wa lesku so noqonaya ayey dhehen hadana
@Xeerta-Liido
@Xeerta-Liido Ай бұрын
Foolxumo Daaz aduunka halaga qaariiyo wajiigaaz uma khalmo nolol😢😢😢😢😭😭✌🤷‍♂️00000000000
@zamzamaanka8
@zamzamaanka8 Ай бұрын
Islanta ooyaysa xijabka cadaysiga ma askarige dhashay misa waa qarabo marxuunka
@zhako77
@zhako77 Ай бұрын
Xaalka SOMALIA oo sidan aH maalin walbo askaribaa laleeyhy qofbuu dilay ayaad rabtaan in SOMALILAND idinkusoo biirto
@user-kw6js7hz5u
@user-kw6js7hz5u Ай бұрын
Somali iyo dhulmi Kala maaa agdhera wlhi waaayaab
@HassanOsman144
@HassanOsman144 Ай бұрын
Shuute caadi maahaan.
@user-zm6up2kk1w
@user-zm6up2kk1w Ай бұрын
Ninkii gabadha gubay hala dilo warka badan iska dhafa
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 Ай бұрын
Dadkan dilka lagu xakumo wakhti kasta wan dawana lkn cid cidlo dilayo maan dawan miyaa la xakuma uun miyan qofka dilka gaysta lo dilen qofku dilay subxnalh
@ibnumadaxay1
@ibnumadaxay1 Ай бұрын
hala dilo
@anwarawad-zl8fd
@anwarawad-zl8fd Ай бұрын
Qof waliba qof dilo waa in la dilo wiliba qaabka oo wax u diley loo dilo.. taasi waa hadi larabo cadaalad. Manta dadka wax dilaayo waa askarti wadanka marka waa in si arxan daro ah lo dila ayagana taas aya cadaalad ah.
@aliiyare6905
@aliiyare6905 29 күн бұрын
Maxa waxa saan u foolxun baa dilay
@AshaJamac
@AshaJamac Ай бұрын
Kan u doodaya ey ey Kenay weye
@user-qq6il7mj1g
@user-qq6il7mj1g Ай бұрын
Halagu fakiiyo asne sheekoy kulacay
@user-rp3rj2vr7q
@user-rp3rj2vr7q 27 күн бұрын
Askar laga baqaa balkawaran
@user-ys1pj7ds9d
@user-ys1pj7ds9d Ай бұрын
AskARTA IXTIRAAMA UNA TARTIIBIYA DURUUF ADAG BAY KU SHAQAYNAYAAN
@AdenMustaf
@AdenMustaf Ай бұрын
Abukaatayaasha dadka dilka ku waajibay u hadlaaya, maxay la qaab daranyihiin xittaa Af-somali fcn mayaqaanaan? Wlhi waan la yaabay! Mid ma'ahan labona ma'ahan.
@50jirpes12
@50jirpes12 Ай бұрын
Waxan ka codsanaya dadka ciidamada qora iney profilkisa dambe waayo caasi waladin walbo loo qoro askari wuxu keeni kara dhibaato Sacad cabdi muse sxb allaha kunaxaristo waayo waxan eheyn asabaxab meelna aan kuwada dhalanay
@Billcl8nyon
@Billcl8nyon Ай бұрын
Very dangerous country
@AhmedMohamed-fi8km
@AhmedMohamed-fi8km Ай бұрын
Baatigaasi uu leeyahay waan kariyaa cunto Xamar laga cuna miyaa?😮😮
@fatimamudey1434
@fatimamudey1434 Ай бұрын
Waxaan akhlaaq malahan Hala dhaafo taaganyahay kawarn
@dahirahmed8739
@dahirahmed8739 Ай бұрын
War tv ga Qaran ka lacag haka raadinee.. xayyisiinta xad u yeella.. uuff .. aaan daaawanno barnaamijka
70 Jir lagu helay maalgalinta Argagaxiso iyo lacag dhaqidoo lagu riday xukun adag.
4:49
They RUINED Everything! 😢
00:31
Carter Sharer
Рет қаралды 26 МЛН
⬅️🤔➡️
00:31
Celine Dept
Рет қаралды 32 МЛН
Китайка и Пчелка 4 серия😂😆
00:19
KITAYKA
Рет қаралды 3,7 МЛН
Чай будешь? #чайбудешь
00:14
ПАРОДИИ НА ИЗВЕСТНЫЕ ТРЕКИ
Рет қаралды 2,9 МЛН
DEG-DEG:-Daawo Muujinta Cadaymaha ku gadaaman weerarkii Hotel SYL .
18:19
Somali National Television
Рет қаралды 166 М.
Taakaaye Afar Xaaslihii Jilaaga ahaa iyo Maxkamadda Ciidamada Maxaa kala Haysto..
11:01
Somali National Television
Рет қаралды 355 М.
SHORT FILM QISA DHAB AH | NIN XUN PART 6
28:08
FAM TV
Рет қаралды 538 М.
Safarkaygii Dalka Gambia 🇬🇲 My Trip to Gambia
27:23
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 241 М.
Maxkamadaynta Ciidamo loo haysto Dhacdo Argagax leh
12:06
Somali National Television
Рет қаралды 226 М.
Dilaayeyaashii Dharka ku wareejin jiray xaafadaha Muqdisho & Gungaarka Maanta.
28:12
Somali National Television
Рет қаралды 135 М.
They RUINED Everything! 😢
00:31
Carter Sharer
Рет қаралды 26 МЛН