Billowga ilaa dhammaadka kiis Dacwadeed Go’aankiisa xambaarsan

  Рет қаралды 32,203

Somali National Television

Somali National Television

10 ай бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 17
@MohamedYare-zo7of
@MohamedYare-zo7of 10 ай бұрын
Alle ha idin barakeeyo dowlada federalka ah ee Somalia ciidan shacabkina idin jecel
@abdirashiidmohamed2004
@abdirashiidmohamed2004 10 ай бұрын
Justice ⚖ will be done ✔ 🙏
@siyaaraentertainment6973
@siyaaraentertainment6973 10 ай бұрын
Shaqo wacan ayaan arkaa nafti naf micno daro u goysa hala togto
@eliasmoha3121
@eliasmoha3121 10 ай бұрын
Hadey Gabar Manta Danbi baare tahay wa Masha Allah
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 10 ай бұрын
Allah u naxariisto ninka dhintay dawlada nin xashiish cabaya yaan laga dhigin ciidan askarta aqlaaqdood ha la fiiriyo
@abdimohamed8550
@abdimohamed8550 10 ай бұрын
masha allah
@rockmoneymedia3607
@rockmoneymedia3607 10 ай бұрын
sidee police oga qeyn galay maxkamadeem Military Martial law xumada nagadaaya
@ducaysanemohamed6627
@ducaysanemohamed6627 10 ай бұрын
justice served
@user-ki5du7ht5h
@user-ki5du7ht5h 10 ай бұрын
Wa wacaaloo inkaaran. Dadkan waxy haysto jahiilniimo iyo inkaar
@abshir5782
@abshir5782 10 ай бұрын
Mash allah guuleysa gashandhigey ninka dila isku difaacaan yahiin waa loo dilaa
@nnpcat625
@nnpcat625 10 ай бұрын
qof Jini aa ladhahaayo aa askari ka dhigateen maxaa ka sugeesiin. ........
@aboubakerilyasokiyeh8537
@aboubakerilyasokiyeh8537 10 ай бұрын
Asalaama waraxmatullahi wabarakaatuh. Waxaa habboon inaad ku dhaqantaan kitaabka ilaahay sida u yahay dhammaantii, mana habooono inaad wax isaga ka mid ah kaga dhaqantaan, qaar kalana ka tagtaan.
@engabyad1
@engabyad1 10 ай бұрын
Wll fahan qodobka xukunka waa Quraanka oo tooska ah. Habraacasu diinta kama hor imaanayo... yacni qaabka garta loo qaadayo in difaac uu helo qof kale waa habraac. Taas diinta kama horimaanayso.. qofku markuu qof dillo inta saylada la geeyo la iskama dilayo ee habraacu waa muhiim sida in dacwada lasoo oogo, in la xaqiijiyo waxa dhacay iyo marqaatiyo la raadsho, in qofka kale la siiyo jaanis uu isku dufaaco iyo wixii lamid ah... waa habraac waana wax banaan
@raashidiinabdullahi5583
@raashidiinabdullahi5583 10 ай бұрын
Dil ninki gesto wa in la dila wax la dhaho kas kama wedin majiran naf hada goyso tadana wa la goyna
@cumarxasancumar1976
@cumarxasancumar1976 10 ай бұрын
Dad cabsan maxaa qoryaha loogu dhiibay masuuliyiinta
@sharmaanbeek4696
@sharmaanbeek4696 10 ай бұрын
Halaga saaro ciidanka qaaranka kuwa isticmala maandooriyaha baadhitan wayna haka samayso
@mohamedkhelif8442
@mohamedkhelif8442 10 ай бұрын
Waxaan aad ula yabaa qareenada somaliya siday u hadlaan oon sharciga sal iyo raad ku lahayn!
ARGAGIXISO GAALKACYO KA GAYSATAY DILAL IYO QARAXYO OO MAXKAMADDA SARE  LA KEENAY.
12:53
Somali National Television
Рет қаралды 36 М.
WARKA CALEEMASAARKA JANAN SHEEGOW BY XAMDI DHOOL JOWHAR
2:31
SOMNEWS TV
Рет қаралды 6 М.
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 11 МЛН
BARNAAMIJKII GEELA OO XIISO BADAN IYO GEEL DHALAY DAAWO
46:19
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
Waaberi Media
Рет қаралды 1,2 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН