Somali Refugee now Busdriver - Sidee Jarmalka Darawal Looga noqda

  Рет қаралды 46,489

Khadar Baashee

Khadar Baashee

3 жыл бұрын

Somali Refugee now Busdriver - Sidee Jarmalka Darawal Looga noqda
Abdirahman has not been a long time in Germany. He overcame many obstacles and problems and now works for the city.
He is a bus driver and will tell us in this video how difficult his way was.
----------------------------------------------------------------------------------------------------
Cabdiraxmaan waa inan dalka jarmalka wakhti kooban jooga muuna noqon qof si fudud ku hela sharciga wadanka. Hasyeshe wuu dadaalay isaago dhib badan la kulmay ayuu maanta ushaqeya dawlada. Waxanu kaxeya basaska isaga aya inala wadagaya siduu heerka u gadhay.
Any questions/suggestions/tips ?
Instagram ►►► / ​
Facebook ►►► / kudhufo.ent​
Tiktok ►►► www.tiktok.com/@kudhufo.ent?l...
Email ►►► kudhufo.ent@gmail.com

Пікірлер: 149
@zahraahmed972
@zahraahmed972 3 жыл бұрын
Ma Sha ALLAH ,Work hard Brother ,Soon Our Country will be Developed with Good Life.
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 3 жыл бұрын
Hey we have different countries, we the Somaliland not somalia
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 3 жыл бұрын
@Mohamed Mohamud Herzi cabaadkii iyo oohintii lagu yiqiin koonfur aa wadaa nacas xoola ah aa tahaye maadan ogayn in xitaa hadii dunida UNta iyo dunidu timaado xataa markaa cod kagaya aa shaqaynaayo 80% maya aa u codaynayaan so markaa adi sheekadii niicda ahayd ee aad dal u noqon wayseen 40 sano aa wadaa adiguna
@kayseamin9452
@kayseamin9452 Жыл бұрын
​@@jameswilliam5247mxa yala Somaliland qudhacow
@suaadmohamed4316
@suaadmohamed4316 3 жыл бұрын
Masha Allah I am proud of you walaal 👏🏼👏🏼👍🏾
@hanajama7138
@hanajama7138 3 жыл бұрын
Wilasheena smart Allah protect you all.
@abdalatilabsade1696
@abdalatilabsade1696 3 жыл бұрын
♥️😘🖖
@abdiqani396
@abdiqani396 3 жыл бұрын
masha allah wuu dedaalay haduu busfahrer yahay hore u soco sxb
@nawaalcabdi2798
@nawaalcabdi2798 3 жыл бұрын
Ilaahay hakugu bad baadiyo shaqadada wll insha Allah
@waaberiali5043
@waaberiali5043 3 жыл бұрын
Msh alah wll waa barnamij fican sii wada wax fican ayaad wadaan
@yuusufsamiiz9554
@yuusufsamiiz9554 3 жыл бұрын
Masha allah waad dadaashay keep going bro 🙏 💪 🙌
@aliibrahimmukhtar7943
@aliibrahimmukhtar7943 3 жыл бұрын
Mncha Allah noo soo badiya Video yada noocan ah
@fadumoelmi6895
@fadumoelmi6895 3 жыл бұрын
Masha Allah waxaad tahay wiil ku dayasho mudan way yar tahay qof joogay wakhti sidaa u yar yurub oo horumar sameeyay khaasatan nimanka dadaada ah waxaa fah maaya kolay dadka jooga yurub e qaar sodon sano joogay oo aan wax horumar ah samayn baa jira waad dadaashay e hore u soco wllo 👍
@abdirahmanjookar9584
@abdirahmanjookar9584 3 жыл бұрын
I like this channel.
@deqaabdullahi407
@deqaabdullahi407 3 жыл бұрын
Maansha alaah hore u socda somalida germeny
@maamehaybe6388
@maamehaybe6388 3 жыл бұрын
Landheere somaaliyeed maad ku faantid nio wlhi anoo qoslaya ayaa odha lahaa af Germany landheere somaaliyeed ayaan ahay Germany 2021 waan u soo socdaa insha allah
@aftax2469
@aftax2469 2 жыл бұрын
Matagtey 2022 baa lajooga
@shacnilove1464
@shacnilove1464 2 жыл бұрын
@@aftax2469 😂😂😂
@aftax2469
@aftax2469 2 жыл бұрын
@@shacnilove1464 hi😁✌️
@khalidjama4280
@khalidjama4280 3 жыл бұрын
More content like this please saaxib
@maimunsharif165
@maimunsharif165 3 жыл бұрын
Manshallaah wll hore usoco wa channel faido leh
@idilelham7161
@idilelham7161 3 жыл бұрын
yraas dugsi hoose bnuu wada dhigann jirnay mudoo badan ka hor masha allah
@teachtv24farsi
@teachtv24farsi 3 жыл бұрын
somali people are intelligent.mashallh
@meddy4167
@meddy4167 3 жыл бұрын
masha allah thanks
@siyadbruh9811
@siyadbruh9811 3 жыл бұрын
Maasha’Allah shout out to you . Wiil hard worker ah. I will advise you to try to go college. I’m sure you will be success in life . Inshallah
@mushtaaqarab4353
@mushtaaqarab4353 3 жыл бұрын
Masha allah wllo waa barmaji fiican hore usooco
@khadarbaashee
@khadarbaashee 3 жыл бұрын
thx
@Faysalxeego
@Faysalxeego 3 жыл бұрын
thank you man
@ayanbadan3845
@ayanbadan3845 3 жыл бұрын
Mansha allah wll
@user-bu1uj5zg8z
@user-bu1uj5zg8z 3 жыл бұрын
Recht gehabt, ich habe auch noch nie gehört, obwohl ich in Mönchengladbach war und gehe ich ab und zu da Aber der Junge hat gut gearbeitet und das verdient besser als rum zu Hause sitzen Also mache weiter Viele Erfolge Inshalah
@fanadaily802
@fanadaily802 3 жыл бұрын
Masha Allah
@ahmmedadam6443
@ahmmedadam6443 3 жыл бұрын
Waa barnaamij fiican ninkan yar ee dhalinyarada ah wuxuu mudanyahay in lagu daydo
@maxamed7258
@maxamed7258 3 жыл бұрын
Great contents.
@GeediSahan
@GeediSahan 3 жыл бұрын
👌✌️ mach weiter so 👍 nice Video
@khadarbaashee
@khadarbaashee 3 жыл бұрын
danke
@king__talaash8846
@king__talaash8846 3 жыл бұрын
Maalmahaan vedio kama heyno
@khadarbaashee
@khadarbaashee 3 жыл бұрын
@@king__talaash8846 mardhow ayaan so galiniyaa ilaa galabta isuug
@Ahmad17056
@Ahmad17056 3 жыл бұрын
In Norway qiyaas buss driver 940 somali ah 913. rag wa 913 iyo 27 hablo ah lagu tiro kobay 2019.
@abdihakinhussein7205
@abdihakinhussein7205 3 жыл бұрын
Cabdiraxman my young bro
@yaasmiinsaid2452
@yaasmiinsaid2452 3 жыл бұрын
Mansh allah wadadashay ilahay haku siyadiyo
@saadiaahmed7975
@saadiaahmed7975 3 жыл бұрын
masha Allah
@saaam6896
@saaam6896 3 жыл бұрын
Mansha allah
@Zamzam-we2wt
@Zamzam-we2wt 3 жыл бұрын
Very nice
@rashiidmooge
@rashiidmooge 3 жыл бұрын
Waryaa waa sxpkay abdiraxman wan ku salamay reer waraabe salaan
@Itszk10
@Itszk10 3 жыл бұрын
Herzlichen Glückwunsch Bruder- Ich habe noch nie ein Somalier Busfahrer in Österreich 🇦🇹 oder in Deutschland 🇩🇪 gesehen. Obwohl ich nämlich in Linz, Austria 🇦🇹 gelebt. Liebe Grüße Zaki Abdi , from London 🇬🇧
@user-fe8gy9mh3n
@user-fe8gy9mh3n 3 жыл бұрын
Somali badan wada wll Bus Bayern ondaganahay
@Itszk10
@Itszk10 3 жыл бұрын
@@user-fe8gy9mh3n masha Allah
@user-bu1uj5zg8z
@user-bu1uj5zg8z 3 жыл бұрын
Recht gehabt, ich habe auch noch nie gehört, obwohl ich in Mönchengladbach war und gehe ich ab und zu da Aber der Junge hat gut gearbeitet und das verdient besser als rum zu Hause sitzen Also mache weiter Viele Erfolge Inshalah
@Sama-tj7wk
@Sama-tj7wk 3 жыл бұрын
nice 👍🏾👍🏾
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 3 жыл бұрын
Masha allah sxb shaqo fcn waye
@maxamuudcali2564
@maxamuudcali2564 3 жыл бұрын
waa barnaamij fiican.. in dadka is waraysto.. oo laiska faaiido..
@abdirahmaanmuhumed678
@abdirahmaanmuhumed678 3 жыл бұрын
amazing
@khalidhaybe3005
@khalidhaybe3005 3 жыл бұрын
Kkkkkkk From Refuge to a buss Driver horumar Masha.
@sumayamuhumed1678
@sumayamuhumed1678 3 жыл бұрын
👌🏼👌🏼👌🏼
@absameofficialchannel9608
@absameofficialchannel9608 3 жыл бұрын
Qof kudhahay wad so dahday ama kudhahay wadanked kaso jeda micnahedu ma ahin cunsurinimo Waxad isku dayda inad si wanagsan uga jawabto su.alaha lagu waydiyo
@mubarekabdihirad6559
@mubarekabdihirad6559 3 жыл бұрын
Sarkaal gormad ana iwaraysan doonta haru soco walal khadar
@dheeman8930
@dheeman8930 3 жыл бұрын
Masha alh waa dhirigalin ficn kusoco wll lkn ino so qabo dhalin waxbarasha heer ka gaadhen
@khadarbaashee
@khadarbaashee 3 жыл бұрын
Haye inshallah wll
@abdimalik5409
@abdimalik5409 2 жыл бұрын
Muxuu idhi wadankii iska joogi kanoo kle xasid weeye faaido malihid wlle
@MalaCVB
@MalaCVB 3 жыл бұрын
👍🏽
@sahraabdirahman6026
@sahraabdirahman6026 3 жыл бұрын
Masha Allah waad dedaashay wllo Weiterbildung sii samee inasha Allah. Sxp isoo duceeya sanadka ayaan Abitur samaynayaa inaan dhibco fiican kaga baxo Saan Studienplatz u helo
@bundubcosta9140
@bundubcosta9140 3 жыл бұрын
allha kugu guleyo walashay
@mokaafi6195
@mokaafi6195 3 жыл бұрын
Masha alah viel erfolg meine Schwester garabkaga alaha galo
@hamzabokah
@hamzabokah 3 жыл бұрын
👍🏾👍🏾👍🏾
@amsamatarstudio
@amsamatarstudio 2 жыл бұрын
Europe waa waxa ugu badan bus iyo taxi anagu dabada na daaliyay
@engahmedali393
@engahmedali393 3 жыл бұрын
Waan salaamay wiilka, waxan kula talinlahaa inuu ducada uu iskaamka iyo isaga uun isku koobay balaadhiyo oo kuwii sharciga siiyayna Coronavirus uga duceeyo!
@AxmedNuurAadam-bq8re
@AxmedNuurAadam-bq8re 11 ай бұрын
i.a Yurub waan imani doonaa ᴡᴀʟɪᴘᴀ ᴊᴀʀᴍᴀʟᴋᴀ
@awshan571
@awshan571 3 жыл бұрын
💯❤️✅🙏
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 3 жыл бұрын
Bus driver maa ugu ween germalka yahuu
@Majk246
@Majk246 3 жыл бұрын
lol like being a bus driver is something to be proud of aim higher somalis
@Majk246
@Majk246 3 жыл бұрын
@@judgefudge18 Financial Consultant and you?
@Majk246
@Majk246 3 жыл бұрын
@@judgefudge18 u think im dumb enough to give a stranger my personal information? lol u sound like salty bus driver
@foofoohase1399
@foofoohase1399 Жыл бұрын
Just a quick tip... he is talking about disrespectful germans, who are asking him why he is late. That is not seen as disrespectful here. It is the other way around here in this country: It is very disrespectful to be late. And another thing is, germans say what they have on their mind, without filters. If a german dos not like something, he tells you. So maybe for those of you, who want to stay and have a happy life here: Learn about germans and what they are like. There are a lot of youtube-videos about us. Think about it: you come to a country with around 82 million germans. Why would they need to change their way of life or behavior for the ones that come here? If I move to another country, I should not expect, that everyone and everything changes just for me, right? I would have to change to the way of living in this new country. It is the same here. Learn about german behaviors and customs and you will have less problems to integrate. We are not that different...just a little bit.
@abdialiahmed668
@abdialiahmed668 3 жыл бұрын
Mardanbe daawan maayo waxad soo dhigto ama sidan hadal oo qofka caadi uwarayso sidani simaahe
@lamahuran571
@lamahuran571 3 жыл бұрын
Ciwaanka aykuso qoreenban diiday qofku haduu dadaalayo waa wax wanaagsan lkn qaxooti dareewal noqday waa foolxuno
@homerkmsimpson
@homerkmsimpson 3 жыл бұрын
KKKKKK very funny but also sad :(
@khadarbaashee
@khadarbaashee 3 жыл бұрын
lol
@nimozagal4231
@nimozagal4231 3 жыл бұрын
Alla innku qurux bdna Ma naag bu leeyhy hala iga so ogaado hdu single yahy iso qabta dadow
@hamdakaafiya9744
@hamdakaafiya9744 3 жыл бұрын
Maasha allaah dhe inanka Illaahay ha ku sahlo hada calaf isku ledihin single na u yhy
@qamarsugaani2040
@qamarsugaani2040 3 жыл бұрын
Single maha walal xas iyo carur ayu leyahay aniga aya garanayo
@nimozagal4231
@nimozagal4231 3 жыл бұрын
@@qamarsugaani2040 naag Ba iwaashay igu tiri wa single hda wan ka samrii
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 3 жыл бұрын
Was geht ab in Deutschland? Ich hab 90er Jahre in München gelebt.
@khadarbaashee
@khadarbaashee 3 жыл бұрын
Deutschland hat sich geändert....
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 3 жыл бұрын
@@khadarbaashee Das kann Ich mir gut vorstellen alter. Fragt die Polizei euch immer noch Ausweis oder hat das sich aufgehoert?
@raflehisse9686
@raflehisse9686 3 жыл бұрын
@@Shaarkeey100 Ausweis bitte LOL
@shakibabdi6330
@shakibabdi6330 3 жыл бұрын
Somalidu cusurinimada ayay ka fahmen qalad shaqada wad kaso dahday wa qalad kaga meeshad ka timiid hada lagu waydiyo wa sual iska cadi ah inta wala i waydiyay xagan ka imiid ana wan waydiya
@muhidiamon4148
@muhidiamon4148 3 жыл бұрын
Nio aniga ayaaba wada Berufskraftfahrer
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 3 жыл бұрын
M a
@abdiahmed934
@abdiahmed934 3 жыл бұрын
Shaqada maxaad ugasoohabsantay macunsurinimaa 😂😂 Bro waxn umalaynayaa ind wali ismodayso inad somalia jogtid. Wayo sharciyada Germany wali lamad qabsanba
@drgarad
@drgarad 3 жыл бұрын
Shaqada maaha, ee waa waqtiga boosteejada bus-ka aa wado ku imaado, 5 min iyo wax ka yar ay kugu qabsanaayaan sida iney boss ku yihiin oo yastin a ku jirta. , oo ninka cadaanka ah waxaas oo kale ma weys=diyaan. Micnaha waa *Cunsurinimo qarsoon oo lagu dareensinayo.
@asmakayse1915
@asmakayse1915 3 жыл бұрын
Woow war isoo qabta dareewalkaa wanku haysta hhhhhhhh
@badriaosman9955
@badriaosman9955 3 жыл бұрын
🇸🇴Somalia ayaan ka imid miyaa ku dhibeyso, waa maxay Cunsuriyada aad ka hadleysid 🤔
@samsammaxamed8598
@samsammaxamed8598 3 жыл бұрын
Wax ceeba maanka maqlin ee maxaad aragtay
@xafsaqueen2215
@xafsaqueen2215 3 жыл бұрын
Sakaraaab kuma saaraayo ilaa aad lacagta busfahre qaado aad lo sheegto
@khadarbaashee
@khadarbaashee 3 жыл бұрын
kkkkkkk
@abdiwalwaal8891
@abdiwalwaal8891 3 жыл бұрын
Waa 15 euro Pro stunden
@mohawadanioffical8092
@mohawadanioffical8092 3 жыл бұрын
Intaa nabi MOHAMED(SCW) jaceel SUBSCRIBE iku cawiyaa wll allha dardiis
@kingabdirisaqahmed4765
@kingabdirisaqahmed4765 3 жыл бұрын
Mnsha allaaaaah runtii barnaamijyo wax qabad iyo waaya aragnimo fiican le ayaad soo gudbisay aanaa ka faa idaysan doono dhamaan teen insha allaaaaah Aaad baad umahad santahay ajir iyo sanaaad aan lasoo koobi karina alle hakaa siiyo wakhtiga aad barnaamij yada ku bixisay jazaaakalaaaah wll
@cabdilaahimaxamed6262
@cabdilaahimaxamed6262 3 жыл бұрын
qoraalka kabadal madawga
@billeabdulle721
@billeabdulle721 3 жыл бұрын
asc walal waxa an rabaa inaa ku weydiiyo su aal ku saaban yar waresiga aad ka qaadtay ma waxa ow sameye Ausbildung ila waqti dhere ah mase mid yar o koow o ah ilaa kowaan 6 bilod ah ilaa 8 bilodah
@khadarbaashee
@khadarbaashee 3 жыл бұрын
wcs wll ausbildungka wuxu aha 6 bilood
@billeabdulle721
@billeabdulle721 3 жыл бұрын
mahadsanid walal😀
@abdirrashidhassan4072
@abdirrashidhassan4072 3 жыл бұрын
Sxb waxaan kuweeydiinayaa halsuaal Ausbildung 3 Jahre miyaad sameeysay Mise Fahrschule caadiya ayaad kaqaadatay Führerschein?
@khadarbaashee
@khadarbaashee 3 жыл бұрын
wll aniga waxaan ahay qofki interviewga ka qaday inaan isaaga soo waydiyo wayan
@ahmedjamac6455
@ahmedjamac6455 3 жыл бұрын
liisanka hadad haysato lix bil oo kaliya ayad ku baranaysa baska aniga wada hada oo dhigta bishii 3 aad baa ii socota .
@jayjr4485
@jayjr4485 3 жыл бұрын
Sxb googel ku qor Busfahrer Ausbildung halkas aya ka hele sharudah dhaman. wa ina heysta leesiinka yar Ausbildung 3 sano wa ina sameysa
@balqiisbalqiis7308
@balqiisbalqiis7308 3 жыл бұрын
@@ahmedjamac6455 Wll Waxa raba ina talo ISISO inte kalaso xirira Wll
@ahmedjamac6455
@ahmedjamac6455 3 жыл бұрын
@@balqiisbalqiis7308 walashey Waxad iga soo xiriirta Ahmedjamac803@gmail.com Fariin iiga soo qor anaa numberkayga ku soo qori . Halkan number laguma soo qori karo waa puplic walashay
@Somfox1
@Somfox1 3 жыл бұрын
Khabiir dalka ingiriiska ka caan ah Takhasus dheer u leh cudurada uurku jirta oo dalkeena .. Hargeysa ka furay xarun looga marmo in Joonis , Gaasteri , cancer calool , hunguri , xiidmaha , uurku jirta ay u tagaan Yurub ama Turki .. ka faa ideysta KHABIIRKA kzfaq.info/get/bejne/odCSqaydu9LdoYk.html
@anfacmoha7910
@anfacmoha7910 3 жыл бұрын
Wadanka iska jogto ka shaqesaato kulaha kalay so laaabo adi 🤣🤣
@saneeysaneey2373
@saneeysaneey2373 3 жыл бұрын
Nio adi magaaladee joogtaa
@zakariye6020
@zakariye6020 3 жыл бұрын
Zhp inan bus diyaariyan rabaa muu dhib badan yahay
@khadarbaashee
@khadarbaashee 3 жыл бұрын
waxkasta ayaa dhib badan laakin waad ka baxay karta
@zakariye6020
@zakariye6020 3 жыл бұрын
@@khadarbaashee zhp sharci waan haystaa oo asagaa wadanku isoo qaatay kaliya luuqada baan wax yar ka garanayaa hal sano iyo badh jooga jarmalka
@khadarbaashee
@khadarbaashee 3 жыл бұрын
@@zakariye6020 Luqada baro markaana liisan sameey
@mohamedapdirizak5300
@mohamedapdirizak5300 3 жыл бұрын
@@zakariye6020 wr ma sheed dheer ayd ka timid😂😂
@zakariye6020
@zakariye6020 3 жыл бұрын
@@mohamedapdirizak5300 𝐦𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧 𝐦𝐚 𝐢𝐦𝐢𝐝🤣🤣🤣🤣
@adivlogt
@adivlogt 3 жыл бұрын
Horay usocda
@saladomar8670
@saladomar8670 3 жыл бұрын
Pilot miya buss Driver lee waayey bisinka hehehe somalia wax walan waayey
@salahabdiaziz6351
@salahabdiaziz6351 3 жыл бұрын
Buss driver maahan shaqo qof kasta qaban Karo meeshan aan ku noolahay Waa inaad dadaasha.
@saladomar8670
@saladomar8670 3 жыл бұрын
aniga uma maleynayo buss driver in eey shaqo weey tahay waa shaqo iska caadi eh iska nolol malmed eh haada aniga oslo ayaan daganahey waxad arkeysa hooyo somalia eh 1maa ahan ee waa 18 mama somalia eh buss driver eh micno badan sameyn meyso bara jamacaded waa wax eey lkn bus no man 😂
@salahabdiaziz6351
@salahabdiaziz6351 3 жыл бұрын
@@saladomar8670 mid aan ku sheego hooyada soomaliyeed ee buss driver ka ah horta banaanka kama qaadan way dedaashay kadib bay heshay, 20 million oo somali ah qof kasta haduu wuxuu awoodayo ku dadaalo dhiiri gelin buu mudan yahay, fekerka aad wado ee Negative ka ah oo qofka lagu qoslayo la yasayo wx wanaagsan maaha, adiga wixii aad hayso Mashallah good job baa qabatay hooyada somaliyed sidoo kale ee buss driver ka ah good job bay qabatay, aqoon yari baa ku haysa Oslo waxa ku arkaysa gabadh dhulka maskaxda oo guri leh audi ama BMW wadata, Shaqaa sharaf leh
@ismailomar9210
@ismailomar9210 3 жыл бұрын
Welches Ausbildung hat er gelernt?
@khadarbaashee
@khadarbaashee 3 жыл бұрын
Busfahrer
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 3 жыл бұрын
Welche nicht Welches.
@raflehisse9686
@raflehisse9686 3 жыл бұрын
Jede kann Bus fahrer werden das ist keine Ausbildung.
@issaal-hashemi4581
@issaal-hashemi4581 3 жыл бұрын
You mean dark.
@hanadeen
@hanadeen 3 жыл бұрын
The title is wrong...Somali in Germany not black
@abdi-yarenouniho9386
@abdi-yarenouniho9386 3 жыл бұрын
Luuqadda English haku turjumina
@khadarbaashee
@khadarbaashee 3 жыл бұрын
sabab ?
@abdi-yarenouniho9386
@abdi-yarenouniho9386 3 жыл бұрын
@@khadarbaashee Bulshadu waxaad usoo gudbinaysaan way fahmayaan oo baahi English lagu turjumaa waxba soo kordhin mayso. Balse Maxaa sababay inaad luuqadda English-ta ku turjumtaan? Aragtidayda.
@khadarbaashee
@khadarbaashee 3 жыл бұрын
@@abdi-yarenouniho9386 sabaabta aan english ku turjumay waxa wayaan dhalinyaro badhan oo ghurbaha ku nool ayaa aaf soomaliga aana ku hadlin waxa aaniga ii fuduud inaan sidaas ku daayo waxaan laakin raba ina yaga xita daawadan
@mateulahoz9396
@mateulahoz9396 3 жыл бұрын
Midkaan ware aqooyi
@faisalismail1384
@faisalismail1384 3 жыл бұрын
Bus iska dhaafe track driver ayaa lawataa waxaana laga soogalay 2016 kkkkkk
@kalabaydhjufa4604
@kalabaydhjufa4604 3 жыл бұрын
Bus driver 😂😂😂
@Hurrehurra
@Hurrehurra 3 жыл бұрын
Good for him, working hard. Many somali presidents were previously bus drivers 😂
@geeleckariimaydid6193
@geeleckariimaydid6193 3 жыл бұрын
War nin yar baad tahaye wax baro bus wadid, wax ka fiican baad qaban kartaaye, adeer don't wast your time with odd jobs, waligaa meel ku gaadhi maysid
@abdirihmanfandhaal3234
@abdirihmanfandhaal3234 3 жыл бұрын
Good salary buu qaataa
@geeleckariimaydid6193
@geeleckariimaydid6193 3 жыл бұрын
@@abdirihmanfandhaal3234 what good salary are you talking about. Waryaa ma adigaa sidaa damacsan, anagaa waqti nooga soo lumay adeer bus wadid, wax barta intaad yartihiin, salary lags help odd jobs waligaa meel ku gaadhi maysid
@abdirihmanfandhaal3234
@abdirihmanfandhaal3234 3 жыл бұрын
@@geeleckariimaydid6193 waa mahadsan tahay walaal hadaad noo nasteexayzay laakiin maxaa luuqad kaliya miyaa faa,ido noo ah wakhtiga luuqada barashadeeda ayaa naga luminaysa mideeda kale shaqooyin kale oo fiicn ma helaysid
@geeleckariimaydid6193
@geeleckariimaydid6193 3 жыл бұрын
@@abdirihmanfandhaal3234 hadaad wax barto adigaa laguu baahan yahay bus wadid anigay waqti badan iga lumisay, ilaa aan ka digo rogtay
@amiin7880
@amiin7880 3 жыл бұрын
Masha Allah
@mubarekabdihirad6559
@mubarekabdihirad6559 3 жыл бұрын
Sarkaal gormad ana iwaraysan doonta haru soco walal khadar
@mubarekabdihirad6559
@mubarekabdihirad6559 3 жыл бұрын
Sarkaal gormad ana iwaraysan doonta haru soco walal khadar
@khadarbaashee
@khadarbaashee 3 жыл бұрын
goortaad diyaar tahay wll
Soomaalida Jarmalka iyo nolosha Cabbaas
15:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 90 М.
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 64 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 5 МЛН
Left Hargeysa When I Was 10 - Markan Soo Qaxnay Waxan Ahaa 10 Jir
15:12
Somali 45 Years In Germany - Waxaan Jooga Jarmalka 42 Sano
10:46
Khadar Baashee
Рет қаралды 201 М.
Warehouse Money in Germany - Shaqooyinka Jarmalka
10:02
Khadar Baashee
Рет қаралды 40 М.
A Refugee Camp in Germany - Xero Qaxooti Jarmalka
9:03
Khadar Baashee
Рет қаралды 28 М.
Nolosha Soomaalida dalka Masar - Somalis life in Egypt
12:56
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 83 М.
Somali DarbiJiif ku Ah Jarmalka ayaan La Kulmay
14:24
AHMED BAQAYE
Рет қаралды 41 М.
Maxaa Somalida loogu sheegay Ireland
17:58
Hereri Media
Рет қаралды 93 М.
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 64 МЛН