SOMALIA - Sidee lacag looga sameeyaa Online? xataa adigoo aan xirfad lahayn

  Рет қаралды 96,928

Eng. Abdishakur Mohamed

Eng. Abdishakur Mohamed

2 жыл бұрын

Sida lacag looga sameeyo Online waa xirfad u baahan barasho laakiin kaagama baahno waqti badan kaliya qofkii saxda ahaa inaad hesho ayaa muhiim ah.
Website: abdishakur.me/
Enroll: abdishakur.me/student-registr...
Telegram: t.me/abdishakurhm/
WhatsApp: wa.me/message/4ALE5DEVCLVGJ1
#AbdishakurHusseinMohamed
#Subscribe #AbdishakurHM

Пікірлер: 1 600
@Hiiiiiiiiii.i
@Hiiiiiiiiii.i 7 ай бұрын
Ku sali Nebigena The best person ever The most knweledge able and The most shine all created prophet Muhammad صلي الله صلي الله عليه عليه وسلم❤☝️🕋🕌
@ABBIR.OTO4
@ABBIR.OTO4 4 ай бұрын
@AyuubAxmed-hr9lx
@AyuubAxmed-hr9lx 4 ай бұрын
Scw scw scw
@user-hu2nt3tb4p
@user-hu2nt3tb4p 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw 🎉😂😂namaste ❤❤❤❤
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 2 жыл бұрын
Hadii uu jiro mowduuc aad xiiseenayso fadlan comment ku soo qor Mahadsanid, farriimaha gaarka ahna kala soco Telegram-ka t.me/abdishakurhm/
@hamseabdilaahi1763
@hamseabdilaahi1763 2 жыл бұрын
Wlle xage lanbrkgaa west appka ma haysaaa
@xabiiboxasanbasar9858
@xabiiboxasanbasar9858 2 жыл бұрын
Asc wll 19 San jira ma shageyo wah mabaran shagan waarawaa
@saciidojaamac9921
@saciidojaamac9921 2 жыл бұрын
Inshaa allaah jzkl wlh waan jeclahay Inaa kashaqeysto online ka lkn inaa bartaa jeclahay waxaana jiraa 23sano 3dax caruur ayaan heystaa oo leygu dayacay
@farhiaali187
@farhiaali187 2 жыл бұрын
Wll intee kalasooxariiraa
@abdalabashir2120
@abdalabashir2120 2 жыл бұрын
Qof walba wxuu qofka kle dheeryahy waa dadaalkiisa
@user-db8hf8wr1g
@user-db8hf8wr1g 7 ай бұрын
Astaqfurulaah Subxanalah Alxamdulilaah Lailaha ilaalah Allahu Akbar 😢😢😢
@maxamedcaliibraahimbuuni1127
@maxamedcaliibraahimbuuni1127 Жыл бұрын
Hodan iyo faqiir waa qoraal hore ALLAAH ayaa Malaaigtiisa qof walba u qora yidhi.
@king__mjkm354
@king__mjkm354 2 жыл бұрын
Ninki faido leh lagu farxa hadalkisa wlhi my teacher 😍 full respect by mahamed
@HadiyoAbdirazaq
@HadiyoAbdirazaq 7 ай бұрын
Really wlhie ❤😢
@MFbook
@MFbook Жыл бұрын
Ku xirnaanta ilaahay iyo in waqtiga laga faaideysto baa qofka hormar geysa
@Wanaajiye80
@Wanaajiye80 7 ай бұрын
Masha Allah Sanad kadib ayan muqalkan dawanaya Balse nolashayda ayuu wax kabadalay thanks our teacher
@samiirpedri5721
@samiirpedri5721 5 ай бұрын
Sxp maxad kafaiday angana aan faida eee
@user-co4ye4cj8f
@user-co4ye4cj8f 5 ай бұрын
Wall ma i caawin kartaa adoo rali hada ayaan bilabayye ❤❤
@naciimomaxamednuur
@naciimomaxamednuur Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@FINAAS1
@FINAAS1 5 ай бұрын
I was seem 2024
@BushraMohamud-sx3mk
@BushraMohamud-sx3mk 3 ай бұрын
Sido kle
@ApdinasirMoha
@ApdinasirMoha 3 ай бұрын
Zido kle
@user-hn8uq4ik7o
@user-hn8uq4ik7o Ай бұрын
Ana sido kale walaahay waa yaabanahay😂
@abdibasithikam1193
@abdibasithikam1193 24 күн бұрын
2022 wn daawaday hadana mar 2aad 2024 Ku ceshanayaa
@abdikaafimohamed3650
@abdikaafimohamed3650 2 жыл бұрын
Mahadsanid dhiirigeliyaha dhalinyarada🙏
@SucadoDahir
@SucadoDahir Ай бұрын
Mowduuca horey u gala sheeko nagu daalisay sxb
@abdirahmaanali8690
@abdirahmaanali8690 Жыл бұрын
Mahadsanid brother
@sumayaabdallahali8459
@sumayaabdallahali8459 2 жыл бұрын
Masha ALLAH thnks
@najmamahamud324
@najmamahamud324 2 жыл бұрын
Thanks you wllkey diyaar unahay
@mahdidahir3756
@mahdidahir3756 Жыл бұрын
Mahadsanid wll qali
@Shoodhemohamud
@Shoodhemohamud 10 ай бұрын
Mahadsanid ustad
@mahdisamatar8469
@mahdisamatar8469 2 жыл бұрын
Masha allah barakallah brother
@SadamHusen-
@SadamHusen- 2 жыл бұрын
Sadam xusen 20 sano jir mashaqeeyi sxb mahadsanid sida noogu shaqeenesid hori usoco ayaa kuleeyahay sxb runtu dhalayarad waa ufaa ideesay wax manag Hak ranin muqaalaka xaqiisa halasiiyo asxaabta Sheer Subscribe halasaaro waa iga talo asxaabta Faloow kuli woo uqalmaa sidaas baa noo balan viva soomali ween 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 2 жыл бұрын
Thanks wll
@AbdirisaaqAhmed-in1pc
@AbdirisaaqAhmed-in1pc Ай бұрын
Mahadsanid❤❤xsb
@mariaMaanka-sz4mf
@mariaMaanka-sz4mf 11 ай бұрын
Jazaakallaahu qeyr❤❤❤
@captainajiidawaale1037
@captainajiidawaale1037 Жыл бұрын
Insha allah Muqalkane sameyn balaran wuu igu leyahy iyo xiisa nacfi leh Keep going walalkey
@amkacadeh6803
@amkacadeh6803 10 ай бұрын
Garaad ka iyo fikirka iyo waqtiga ka la geyey 😊
@baasherooble4747
@baasherooble4747 Жыл бұрын
thanks teacher
@osmanhosenabsuge6697
@osmanhosenabsuge6697 6 ай бұрын
Thank you so 3
@user-wz7sy1wi6n
@user-wz7sy1wi6n 11 ай бұрын
Mansha allaah waxaan ogaaday fursadan 2023 thanks teacher hore usoco zxp
@idilmaxamed6710
@idilmaxamed6710 2 жыл бұрын
Thanks brother aadbaan ugahey advance kaaaga shugran boqolkeeba boqol
@SumayoCabdi-kw3hl
@SumayoCabdi-kw3hl 6 ай бұрын
KZfaq barkii iigu fiicnaa ebid❤❤ thankz wllkeey
@c.risaaqaxme5099
@c.risaaqaxme5099 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@pacifistman2019
@pacifistman2019 2 жыл бұрын
Tnx
@maxamednasri8576
@maxamednasri8576 2 жыл бұрын
Right brother
@maxamedrooble4798
@maxamedrooble4798 2 жыл бұрын
Wakhtiga
@maxamedrooble4798
@maxamedrooble4798 2 жыл бұрын
Ka fidasden
@sharmaakealiqaliif173
@sharmaakealiqaliif173 2 жыл бұрын
Magaceyga waa sharmaake
@axmedyasin2974
@axmedyasin2974 Жыл бұрын
maasha allah macalin mahadsanid
@Nasteha3312
@Nasteha3312 9 ай бұрын
Mahadsanid 😊
@sucaadoaxmed9817
@sucaadoaxmed9817 Жыл бұрын
Really 19 sano jira muqalkan wuxu iso gaare sadex bil ka dib mar aan in aan shaqesto rabo hdana meel n wax ka beelo la'sanhy thanks teacherka cusub wa ballan wan kugu xirnana dona 🤝
@ahmadkaafiak6745
@ahmadkaafiak6745 Жыл бұрын
Hye 7 bil kasoo wareegate wax makuu qabsameen wll
@maancali362
@maancali362 11 ай бұрын
Cajiib😂 asi iga daaye adi wax makuu qabsoomay
@MohaKing-uh6wz
@MohaKing-uh6wz 9 ай бұрын
M bilaabtay shaqo
@clqanimohamet2220
@clqanimohamet2220 Жыл бұрын
Dadaalka, Sabarka iyo Alle Ku Xirnaansho.
@nasriin8317
@nasriin8317 Жыл бұрын
Muhiimadu waa in lakala faaideesto muuqaal mug iyo macno xambaarsan my teacher thanks🙏
@user-xi1rv3ng2v
@user-xi1rv3ng2v 4 ай бұрын
Thanks ustaaad
@Boodhari189
@Boodhari189 2 жыл бұрын
Maasha alaah
@cabdimaalikcali6641
@cabdimaalikcali6641 Жыл бұрын
Waxii laqoraayo ma,aqaano lkiin haduu ilaahey icalfo waahelaa🤲instead,allh
@calicabdi682
@calicabdi682 Жыл бұрын
Shukran xabiibi maclin
@saidafarica7406
@saidafarica7406 Жыл бұрын
Mahadsanid walalo qaliyah
@Fardows85
@Fardows85 Ай бұрын
June 26 2024
@waxwalbacrypto
@waxwalbacrypto 2 жыл бұрын
Amazing content wll . Keep going and congrats on the 10k
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 2 жыл бұрын
Thank u 🙏🏼
@salmomuxamad8531
@salmomuxamad8531 2 жыл бұрын
Farxiyo c/salaan 17sano mundane ayaanjiraa waadmahadsanthy hadii aaiiyawaato Wanajecelay shaqo hadii adisiso LA cagla aana.
@mahadalle6300
@mahadalle6300 Жыл бұрын
Asc sxb malin wallba la iiso bandhiga mana awoodo inan si dhab ah uga jawabo
@farhaanPADACAS-qy2oo
@farhaanPADACAS-qy2oo Жыл бұрын
waa hab fikirka ayayaykukala tageen wllo
@nimcosuleiman4714
@nimcosuleiman4714 Жыл бұрын
Ok hadaan su.aashan isku dayo waxa dad kukalatago waa de.daal
@maxamedcabdixasan1606
@maxamedcabdixasan1606 Жыл бұрын
Oki pro tnkz🥰
@user-ku6tl5yw8t
@user-ku6tl5yw8t 11 ай бұрын
Thanks ❤😊
@saidadenhaidhigin4742
@saidadenhaidhigin4742 2 жыл бұрын
Runtii markii ogu horeysay muqlkaaga aan arko ayey ehyed, Facebook pagekaga. Ka shaqeeysiga Online ka runtii kuma aan baraarugsaneeyn blse hda waxan diyaar u ahay waqtigeyga ogu badan inan galiyo. From today you'll be my favourite youtuber insha Allah bro.
@xayaatabdikariin4976
@xayaatabdikariin4976 Жыл бұрын
Hye hada maka shaqaysatay online
@user-ft2zn1us4k
@user-ft2zn1us4k 4 ай бұрын
Helo wll wx faido ah o lcaga makahysaa
@hibanuura-uc6do
@hibanuura-uc6do 2 ай бұрын
Kafaaideysiga waqtiga iyo alle kuxirnashaha ❤
@umuafnaanonlinejamac1211
@umuafnaanonlinejamac1211 Жыл бұрын
Thanks 🙏 wll
@abdifatahabokor
@abdifatahabokor Жыл бұрын
Waa hab fikirkooda iyo waxa ay ahmiiyada siinayeen ❤❤
@abdiqadirsalaad4108
@abdiqadirsalaad4108 2 жыл бұрын
Good👍
@fanparojcom1585
@fanparojcom1585 Жыл бұрын
WlaaLkayow iLaahay hakU sharfO❤
@abdiabdullaahi8712
@abdiabdullaahi8712 Жыл бұрын
Mahadsanid
@bashiiroromo7689
@bashiiroromo7689 7 ай бұрын
Thanks bro
@xafsoadam6248
@xafsoadam6248 2 жыл бұрын
Asc ustaad wankula soconaa ( hafso abaal marin 19:53)
@natureandmotivation6478
@natureandmotivation6478 2 жыл бұрын
Waa sida ay waqtiga ugu kalafaideysteen Maxaa yely bini admka ilahy waxa isku midka ah ee uu nawada sii yey waxa ugu horeya waa waqtiga
@xassangaaseeto4832
@xassangaaseeto4832 10 ай бұрын
Ok mahadsanid wll
@mohamedadan511
@mohamedadan511 2 жыл бұрын
Masha Allah shukran in badan 🙏🙏
@fardowsaabdiwakiil336
@fardowsaabdiwakiil336 2 жыл бұрын
Labadaa qof wexee isku dhaafeen waa waqtiga kafaaidesigiisa😘😘
@makahyare1041
@makahyare1041 Жыл бұрын
Waa wakhiga
@makahyare1041
@makahyare1041 Жыл бұрын
222/10/30
@maxamedxasanbashiir2838
@maxamedxasanbashiir2838 Жыл бұрын
Waaw
@umuabdallah4679
@umuabdallah4679 Жыл бұрын
Thank you Abdishakur Mar hore ayaan rabay inaan wadada guusha kuu kaashado lkn hada ayaan Go'aan kaas gaaray Allah ayan kaalmo waydisanaya in aana ka cajisin dantayda adna shukran jaziilan ayaan kuleeyhy
@mohamudahmedademismiil4360
@mohamudahmedademismiil4360 2 жыл бұрын
Runtii qof nasiib badan ayaan ahey manta muqaalkan heley oo si dhaba wax igaa badalay macalin aadvbaan kaaga mahad celinayaa wanadaas runtii manata waxan diyar u ahay in an an technologiyada la jan qaado wana rajeen in aad naga cawisid Thank you
@mohaabdirahman8313
@mohaabdirahman8313 11 ай бұрын
It's the last of August in 2023 I've been waiting to see this video for ages and listen to someone who thinks the same as i do,i haven't finished this video yet but in the beginning made me satisfied and make my dreams true.Apar from ALLAH thank you bro.!
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 6 ай бұрын
Waa sida ay waqtigooda uga faa'iideeysteen
@Ayaanlemedia
@Ayaanlemedia Жыл бұрын
Thank you bro, we do appreciate wallahi runtii and by the way I'm new subscriber 🙏😂😂
@Updullahi_Fiqi
@Updullahi_Fiqi 4 ай бұрын
Dhiiri geli umada.😢
@abdiali26
@abdiali26 2 жыл бұрын
bro waa ku mahadnaqayaa marka xigta Freelancer Typing ma jiraa?
@babankabulsho4237
@babankabulsho4237 Жыл бұрын
Waad mahadsantahay ustaad sida aad noo dhiragilinayso iyo sida aad ula rabo nafteena Horner ilaahay kuuma tuso madow...thank you
@fardovzadahirali
@fardovzadahirali 6 ай бұрын
Thanks wllo ❤
@kawakawa4726
@kawakawa4726 Жыл бұрын
Legend Maa Shaa Allah anigoo muuqaalka dhameysan ayaa farriintan ku soo qoray.
@hindiyaosman3946
@hindiyaosman3946 Жыл бұрын
Walaal wallhi abaalkaaga waxaan ku gudo ma aqaan please sida lacagta loo gala baxo soo kali 💕🕊
@user-od1cm3ly9p
@user-od1cm3ly9p 3 ай бұрын
Abyo side ku sameysatay ma igu caawin kartaa
@islamicaffairs5008
@islamicaffairs5008 2 жыл бұрын
Ustaad u are amazing person adigoo kle hortaa ma arkin qaab gudbintaada runta ku saleysan waxannan aad ugu rajo weynahay inaad si weyn nooga caawiso online businesseska wuxuu yhy iyo sida loo bilaabi karaba
@wwewokeup8917
@wwewokeup8917 Жыл бұрын
Keep going pro❤
@BishaarShiqabdi
@BishaarShiqabdi Жыл бұрын
Keep goingmy brother❤
@sacdiyocabaas2162
@sacdiyocabaas2162 Жыл бұрын
Masha Allah 💞💞💞💞💕💕💕👏👏👏👑👑
@abdibilledaud9611
@abdibilledaud9611 2 жыл бұрын
Asc wr wb bro Mahadsanid bro intas waxa kudheer waxan bartay sida online logu shaqaysto midas oo ah sida website lohagaajiyo(website designing and developing) balse mar waliba aan shaqa upwork kacodsado wax isoqato malahan. That is my problem🙏🙏🙏
@aishaabdirashid2646
@aishaabdirashid2646 Жыл бұрын
istiqfaarta badi ,inuu Allah ku siinaayana aamin wad heli inshaa'allah
@ayaanxaashi972
@ayaanxaashi972 Жыл бұрын
I’m from Ethiopia 🇪🇹 to jigjiga Tnx you good 👍
@MaaidamFuaad
@MaaidamFuaad Жыл бұрын
M.a wll waad mahadsantahy
@omaradam6924
@omaradam6924 2 жыл бұрын
Aad iyo aad baad umahadsan tahay ustaad allah ku xifdiyo
@sweatcoinsomali7222
@sweatcoinsomali7222 2 жыл бұрын
Saaxibka waxa laiskudhaafay waa waqtiga oo si wanagsan loo maareeyo 🥰
@kingzuherofficial6146
@kingzuherofficial6146 Жыл бұрын
Waa waqtiga ay ka kala faaidaysteen ❤
@sakariyejamaal4742
@sakariyejamaal4742 7 ай бұрын
Waa runtaa zxp qali
@Somaliyan
@Somaliyan 2 жыл бұрын
Muhiimadu waa in lakala faa'ideesto Muuqaal Mug iyo Miisaan leh Mahadsanid Mazuul
@user-sf8zl6qz6k
@user-sf8zl6qz6k Жыл бұрын
Keep going 💪 ❤😊
@AxmedSh.ibraahim4856
@AxmedSh.ibraahim4856 Жыл бұрын
Thank yuo bor
@rayanabdirizak6680
@rayanabdirizak6680 Жыл бұрын
3bil kadib dawanaya muqalkga guuleso wll wax ban ka faide❤️👏👏👏
@keyezeralive6232
@keyezeralive6232 2 жыл бұрын
Ani waan kugu xeranahay sxb
@ustaadcqaadirbilaalbilaal5372
@ustaadcqaadirbilaalbilaal5372 2 жыл бұрын
Asc walaalkey magaceyga Waa ustaad c qaadir bilaal waxey kukala tageen labadaas wiil mid ku xirnaashada Allah caqliga aqlaada iyo dadaalka ay kala qabtaan fikrada wanaagsan waa fahamka quruxda badan aad Baan Kuu salaamayaa jazaakalaahu qeyr walaalkey
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 2 жыл бұрын
Wcs good answer 🙏🏼
@BishaarShiqabdi
@BishaarShiqabdi Жыл бұрын
Asc zxp sare
@user-vq5hi7bi3p
@user-vq5hi7bi3p 8 ай бұрын
M.a ustaad allaha ku xafido
@najaaxachannel6372
@najaaxachannel6372 Жыл бұрын
❤❤❤❤ ilaahay Haku barakeeyo
@Yaska4653
@Yaska4653 2 жыл бұрын
Keep going my brother 🙏
@Maxamadyare-vc4kp
@Maxamadyare-vc4kp 9 ай бұрын
Asc
@Yaska4653
@Yaska4653 9 ай бұрын
@@Maxamadyare-vc4kp wcs
@cabdiindho1275
@cabdiindho1275 2 жыл бұрын
Waxy ku kalatageen ku xirnaan shaha allah iyo caqli io fikir wanaag san
@aadancali4455
@aadancali4455 2 жыл бұрын
Asc magaceygu waa adan cali ok barnaamijkaan waxaan ogaadey 2022/8/11/1.23mp
@aadancali4455
@aadancali4455 2 жыл бұрын
Ok sxbsr horey usoco guul iyo gobanimo wagtigaan lagabilaabo siwacan ayaan kulasocondoona wad mahadsnd
@cxakirguray547
@cxakirguray547 Жыл бұрын
Thanks sxb waa dhiiragali aad uu waanagsan
@kariinamaxamuud2013
@kariinamaxamuud2013 4 ай бұрын
Waa sida ay wakhtiga uga faidaysteen
@sharmaboyfans9105
@sharmaboyfans9105 2 жыл бұрын
Macalin wlhi ani waxaan jeclahy inaa noqdo nin online bussiness ah marka i garab qabo aalahku garab qabtee 🙏
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 2 жыл бұрын
Taas haka welwelin la soco cashirrada wixi kugu adkaado iga soo qabo WhatsApp ku qoran qaybta about-ka
@sharmaboyfans9105
@sharmaboyfans9105 2 жыл бұрын
@@AbdishakurHM waan mahd san tahy maclin abaaal gaaga ma gudi karo wlhi 🙏❤️❤️
@hibonasiib3766
@hibonasiib3766 2 жыл бұрын
@@AbdishakurHM sidokale anne waa rabaa ustaadi aad iyo aad ayaan ugubahanay online bus
@faaraxyare7983
@faaraxyare7983 2 жыл бұрын
​@@AbdishakurHM Macalin wn kusalamy saln kacdi adoorali ah numberka what's upka isoqor mahdsnid
@nimcoqaali5300
@nimcoqaali5300 2 жыл бұрын
Mahadsanid abwe lkn aniga linkiga wan wayey 5 shan shaqo oo malin kasta lacag laga sameyn karo wan u bahanahay wana wayey walalkey hadad qoralkeyga aragto iso jawab please
@Ayaanlemedia
@Ayaanlemedia Жыл бұрын
Fiver is the best freelance marketplace but it takes alot of time to create a gig / services
@user-rt6ex6ly5s
@user-rt6ex6ly5s 4 ай бұрын
Thanks
@cabdisamad-indho
@cabdisamad-indho 10 ай бұрын
Ma shaqeeyo wll
@Moween44
@Moween44 5 ай бұрын
Dadka KZfaq wax kusoo gudbiya qofkii ugu horeeyey aan ka heley qaabku wax kuu fahansiinaayo hadana waxba kaaga hagraneyn alle haku xifdiyo wllo
@AxmadShiikh
@AxmadShiikh 17 күн бұрын
Labadoda mid waqtiga ayuu ka fa ideyste midne waqtiga ayuu ka fa ideysan waye sidaa ayey u kale haren❤❤😢😢
@najmaabdullahi7845
@najmaabdullahi7845 Жыл бұрын
Thanks wllo waqti wcn ayaan ku arkay oo aan u baahna inan iska badalo sidaan ahay waana kuso biire yutubekada in aan wax kaa faaido rajeenaa hormar wcn wllky
@moqadar7788
@moqadar7788 Жыл бұрын
tnx%100
@CABDULAAHIKOONJO-zk9st
@CABDULAAHIKOONJO-zk9st 8 ай бұрын
Alle huxirnaashihisa iyo dadaalka uu qofka sameey iyo waqtigiisa siduu oqorsheeshtay
@axmedyasin2974
@axmedyasin2974 Жыл бұрын
inbadan ayaan kusoo dhawaynayaa kafaa,idausi wanaagsan sida aad waqtihaaga iyo aqoontaada noo siisayba shukran yaa weladul casiiiiis
Sidee u sameeyey my first $10k? 6 qodob oo aad raaci karto
15:56
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 28 М.
10 SHAQO MID KA DOORO  | mahdi miad
19:41
Mahdi Miad
Рет қаралды 63 М.
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 23 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
Cryptocurrency sida looga shaqaysto adigoo Somalia jooga
27:37
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 7 М.
Waqtiga aad Khabiir ku noqon karto waxaad Rabto -- 10Kun
12:11
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 39 М.
7 Xirfadaha Ugu Lacagta Badan 2024
13:58
Warsame Bade
Рет қаралды 127 М.
5 Tan Qaab Mobilekaaga Lacag Uga Samee | MAKE MONEY FROM YOUR PHONE
11:28
FREELANCER: 4 Website oo $50 ka shaqaysan kartid
17:04
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 132 М.
Sadexdan xirfadood hadaad leedahay shaqaan ku hayaa.
8:43
Warsame Bade
Рет қаралды 121 М.
4 shaqo yaan lagaaga hormarin 2024 diyaar ma tahay?
11:25
Eng. Abdishakur Mohamed
Рет қаралды 296 М.
TUSAALAHA NIN DHALINYARO AH OO 1 MILLION DOLLAR DROPSHIPPING KA SAMEEYA
10:19
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 37 М.
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 23 МЛН