Djibouti oo xidhiidh la samaysay Jabhadda Awdal state iyo S.Land oo ka cadhootay.

  Рет қаралды 43,328

SOMALI AMERICAN TV

SOMALI AMERICAN TV

3 күн бұрын

Djibouti oo xidhiidh la samaysay Jabhadda Awdal state iyo S.Land oo ka cadhootay.

Пікірлер: 383
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 Күн бұрын
Anigoo isaaq wlhi inaan walalahay samaroon xabad uu qaadaneyn Waxay rabaanba waanu uu sameyneyna❤️🤍💚
@SalmanOmar931
@SalmanOmar931 Күн бұрын
Waad caafimat qbtaa
@user-eo9dj6dt9y
@user-eo9dj6dt9y Күн бұрын
Dee waayehee kuwa leh xabashidaa gaalada ayaa nooga dhaw soomaali iska qabta Mujrimka dalkiinii gaalada dalka ka iibiyeyna ku mudaharaadaan oo iska tuurtaan
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 Күн бұрын
Mashaa Allah Huuno waa sidaa waxaan nahay walaalo isku ooda oo aan meel kala tagayn
@Haaji_Geele
@Haaji_Geele Күн бұрын
Rag waalaalow wax kaga wacan maleh, waalidi muuse waatii dhulbahante miyirki usoo celiyay.
@Eye.252
@Eye.252 Күн бұрын
Xaqodana sii, kaagana ilaasho
@user-tz8ts2qv2o
@user-tz8ts2qv2o Күн бұрын
Guul iyo Gobanimo reer Awdal Gobtii Somaliyeed xaqooda way heli Isha Allah
@sadoyusuf7946
@sadoyusuf7946 Күн бұрын
Awdal State guul iyo gobanimo❤❤❤
@mastergeed199
@mastergeed199 Күн бұрын
Reer Ogadenia si fiican bay idiin soo dhaweynayaan . Welcome Awdal State .
@ducaaleducaysane6497
@ducaaleducaysane6497 Күн бұрын
Fiifa awdal state guul iyo gobanimo guulaysta dowlada soomaaliyeed waa inay garab istaagta wana inay aqoon sata maamul gobaleedka rasmi ah
@muhiyoabdirahman5562
@muhiyoabdirahman5562 Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 dad ha waaina alshaababey
@jaamacyuusuf2697
@jaamacyuusuf2697 Күн бұрын
ina amisom😂😂
@amiinaali779
@amiinaali779 Күн бұрын
Awdal state of Somalia 🇸🇴 Guulaysta ✊🏾✊🏾👏🏽
@yonismahamoud5245
@yonismahamoud5245 Күн бұрын
Awdal State Guul iyo gobonimo ❤❤
@DalkayareXuseen
@DalkayareXuseen Күн бұрын
*guul iyo gobonimo awdal state of Somalia* 🇸🇴 ❤ 🇸🇴
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Күн бұрын
❤❤❤❤
@user-ok7yy4ou3f
@user-ok7yy4ou3f Күн бұрын
😂😂😂😂
@Hamza00001
@Hamza00001 Күн бұрын
😆😆😂🤣
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 Күн бұрын
Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Journalist Cali Xaraare, Bahda SATV, iyo Martidaada Sharafta Leh, Mundane Mohammed, Iyo Marwo Safiya, Runtii Waa Barnaamij Aad U Xiiso Badan Oo, Loo Baahnaa, Meel Fiican Baad Dhigtay Guuleyso Inshaallah.
@fadxiya7929
@fadxiya7929 Күн бұрын
Awdal State is a part of somalia 🇸🇴
@abshirhussein1904
@abshirhussein1904 Күн бұрын
😂😂😂😂
@miskoo1333
@miskoo1333 Күн бұрын
guul ban urajaynaya awdal state of somalia😇
@musemohamoud2429
@musemohamoud2429 Күн бұрын
Guul awdal state of somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪
@rugtamaansadasoomaalida1521
@rugtamaansadasoomaalida1521 Күн бұрын
Safiya Tusmo waan salaamayaa.
@shukrishukri801
@shukrishukri801 Күн бұрын
Mahaa Safiyo Tusmo
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Күн бұрын
Viva awdal state of somalia guul insha allah
@Manan604
@Manan604 Күн бұрын
Hambalyo somalia 🎉🎉🎉🎉
@AhmedMohamed-zk9ud
@AhmedMohamed-zk9ud Күн бұрын
Walaahi in aanan aniga oo isaaq ah ciidagale ah hub u qaadaneyn walaaladey samaroon ....
@shukrishukri801
@shukrishukri801 Күн бұрын
Gobti Garxajiis Free Garxajiis
@taartog
@taartog Күн бұрын
Muuse Biixi iyo kooxdiisu Awdal waxa ay shilimaad quursi ah ka siisteen Xabashi. Reer Awdal yeeli mayaan ciidan itoobiyaana oo gunaysi ah maya maya maya!
@AhmedIsmail-eg3ov
@AhmedIsmail-eg3ov Күн бұрын
Ninkii Somaliland wax YEELI karaa yeelo
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 Күн бұрын
@@AhmedIsmail-eg3ovfilim ka Eey baa cunay bacaad bad qor sagaro ku hay saan kooxdiisa
@user-yd6fw3vy8i
@user-yd6fw3vy8i Күн бұрын
Heeryada gumaysiga ha iskaqaden reer awdal
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy Күн бұрын
Iidoorkii godkoodii biyo ayaa ugu soo galay markaanu tusnay inay yihiin reer yar oo jilicsan oo kibir waalay reer awdal waxaanu idiin sheegaynaa hadanu nahay reer khaatumo anagaa ilkihii idiinka saaray ee rida xabada oo iska xoreeya iidoor viva ssc khaatumo !
@muhiyoabdirahman5562
@muhiyoabdirahman5562 Күн бұрын
Kkk calanka somalia mxd ku heshay talow😂😂
@omar911-if3du
@omar911-if3du Күн бұрын
Guul iyo gawanimo
@countcryptonite
@countcryptonite Күн бұрын
Guul Awdal state. Guul Somaliweyn. Guul Somalia 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
@abdillahiahmed6963
@abdillahiahmed6963 Күн бұрын
Saxafika ugu dhag dhag qaaga roon dhaman saxafada bulshada somaliyeed xasatan dhinaca siyasada mudane Ali Abdi hersi oo ku magac dheer Ali harare...
@Mideye157
@Mideye157 Күн бұрын
Jeeganta comments qorayay jojiya cayda oo fahma SL Waa lagu kala tegey oo reer walba meeshisu ka talinaya. Idinkuna intina ku qanca. Waanu gosanay dadkana waanu khasbayna caqli ma aha. Soo caytama wa cadadine ama wax fahma
@user-uw5rr4ns5q
@user-uw5rr4ns5q 23 сағат бұрын
Wale isaaq wa falmashay wayo dadki wax lalah way isku dine harti tage samroon sicadn tagtye guula Somali weyn❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@shukrishukri801
@shukrishukri801 Күн бұрын
XAQ UU DIRIRKA REER AWDALSTATE OF SOMALIA🇸🇴 GARABKIINA ALLAH AZZAWAJALAH HA GALOO🤲🤲🤲AMIIN YA RABI
@rnuura334
@rnuura334 Күн бұрын
GuuL Awdal State Of Somalia🇸🇴💪
@zayaamad3080
@zayaamad3080 Күн бұрын
Muse Biixi wakaa dalka burburiyay
@nasseromar4986
@nasseromar4986 Күн бұрын
I like the way Ali presents his program, so professional yet so comic😅
@Eye.252
@Eye.252 Күн бұрын
What exactly makes you laugh, xaqa awdal state waa in la ilaaliya iyo ka somaliland ba!
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 Күн бұрын
Hambalyo Awdal State ❤❤❤ Guuuuuuuuul iyo Gobanimo
@SuheybKhadar
@SuheybKhadar Күн бұрын
Viva awdal state from garxjis
@KayArna-su9hl
@KayArna-su9hl Күн бұрын
My mother is Garxajis ❤❤❤ my father is Turkish
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra Күн бұрын
​@@KayArna-su9hl What!
@diniali612
@diniali612 Күн бұрын
Guuleysta
@maryammoalem6280
@maryammoalem6280 10 сағат бұрын
Masha Allah guul Awdal state 🇸🇴👏 is muujiya Tagerayasha Awdal state e London. ❤🇸🇴✅
@rnuura334
@rnuura334 Күн бұрын
GuuL SSC-KHAATUMO State Of Soomaalia🟦⬜️🟦🐎🔥💪 GuuL & Gobonimo Soomaalia Hanoolaato Insha Allaahu
@sm.5191
@sm.5191 Күн бұрын
Guuleeysta Awdal State Of Somalia♥️🇸🇴♥️💪🏿💯🙌🏽
@user-gg2kx7zh4r
@user-gg2kx7zh4r Күн бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abobasement346
@abobasement346 Күн бұрын
waxaan idin rajeynayah in aad kah gosatan Argagixisadah snm iyo horgaladah lah socdah
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 Күн бұрын
Awdal state guuleysta InnshaAllah Allow Somali mideey
@user-vd2bn9zm4h
@user-vd2bn9zm4h Күн бұрын
Hamblyo hambalyo guuleysto reer awdal
@Dugsiiye2002
@Dugsiiye2002 Күн бұрын
Viva Awdal state guuuuuuuuuuul insha Allah dhowaan fisha full freedom of Awdal
@abdulkadirali6971
@abdulkadirali6971 Күн бұрын
Hambalyo awdal state of somalia guulaysta
@user-nv9nl8cd8k
@user-nv9nl8cd8k Күн бұрын
Waa firinbidh xirsi dhagasool wuu ku dhaawac may waa firinbidh xirsi dhagasool wuu ku dhaawac may waa firinbidh xirsi dhagasool wuu ku dhaawac may
@abdirashidmohamedaliabdira1639
@abdirashidmohamedaliabdira1639 Күн бұрын
Gul ayan idin rajaynayaa Hadan nahay somalida konfured Gar ahn Jubalnd Ama Gedo Waynu in garab istaagaynaaa somali Asal ah ba tihin runti 🇸🇴
@ahmedmohamoud5715
@ahmedmohamoud5715 16 сағат бұрын
MAHADSANID, THANK YOU, THANK YOU !!!!!!!!!!!!!
@mustafeabdi6345
@mustafeabdi6345 Күн бұрын
Viva Awdal State guuuuuuuuul Iinsha Allah ❤❤❤❤
@abdoulwassaomar3737
@abdoulwassaomar3737 Күн бұрын
Guul insh allah
@fardawsajaamac2657
@fardawsajaamac2657 Күн бұрын
Soo soco bariis baa lugu siine
@cabdijaamac8489
@cabdijaamac8489 Күн бұрын
MUUSE BIIXI DALKII LOO DHIIBAY EE NABADA AHAA EE HORUMARKA HIGSANAYAY WAAKAA BURBURAY EE SU’AASHU WAXA WEEYE: MUUSE BIIXI HARGEYSA IYO BURCO NABADGALYO MA KAGA TAGI KARAA?
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah Күн бұрын
Machaallah
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 Күн бұрын
Guuul awdal state of somalia 🇸🇴 waligaa naftaada iyo generation soo socdo a reer awdal ha cuilin amxaar iyo oromo waxeey somali galbeed kuhayaan waad ogtihiin marka hayeelina isxureeya
@zayaamad3080
@zayaamad3080 Күн бұрын
Sool iyo awdal waligoodba waxay hoos imanaya Somaliland xitaa haddii Somali wayn LA isku noqo. Futada isku xejiya
@ftshmh4761
@ftshmh4761 Күн бұрын
@@zayaamad3080dee waa caadi landtuba waa iska somaliya 😂😂😂😂😂
@zayaamad3080
@zayaamad3080 Күн бұрын
@@ftshmh4761 hadalkayga maad fahminba. Waxaan ku idhi dhinaca kasta Somaliland uunbaan tihiin 😂😂.qoraalkayga dib u akhri
@shukrishukri801
@shukrishukri801 Күн бұрын
​@@zayaamad3080hadeed no more
@manineima4398
@manineima4398 Күн бұрын
Guul iyo gobonimo somaliland
@40Durkiya
@40Durkiya Күн бұрын
Gadabuursi iyo Dagaal waa is huran yihiin sanadkan iyo sanado kale
@somnews6954
@somnews6954 Күн бұрын
Yaa noo calaacal dhahay gabdha dan ka hadal …masiibada badda cas kasoo korordhey inaan ka badbaadinaan rabnaa daaquudka hargaysa fadhiya intaasaa kaaga filan qaali
@leamsii20
@leamsii20 Күн бұрын
Bravo
@bamiiman8891
@bamiiman8891 7 сағат бұрын
Soomaliland Waa laga gardaran yahay Waa dal madax bananisiisa qatay 1960 uma Bahna buuq love somaliland❤❤❤
@abwaanbaandheeye6226
@abwaanbaandheeye6226 21 сағат бұрын
Haye wll Qali ale haku xafido wll
@jamayasin2155
@jamayasin2155 Күн бұрын
Sheekadii Riwaayada Somaliland waa soo xidhan tay
@user-np6ph5px9p
@user-np6ph5px9p 19 сағат бұрын
Waaaaaw aqoontii ayaa hurdada ka kacdey reer AWDAL hambalyo adigaan ku daba taaganahay HAMBALYO GUULEYSTA
@user-xe2sg9bj8d
@user-xe2sg9bj8d Күн бұрын
Guul iyo gobanimo walaha reeawdal soomaali waami❤
@geediali437
@geediali437 8 сағат бұрын
Waar samaroon walaahi inaanay taayir rogi karin sayid maxamed iyo ingiriiskii baasheegay tayona ma laha ragna ma lahrr laas caanood iskeena anagaa rag idiin noqonee
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 Күн бұрын
Hadhka galay hurdadu wey xuntahay hoohey waa sheeko baralay huush iyo Huuno waxba iskama Celin karan
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 Күн бұрын
Kacdoonka dadku marka uu Yahay xalaal umadiisa iyo Dadkisaba wxa uu uhorseeda Wanaag midnimo iyo horumar Wxn leyahay hore usocda Guul iyo gobonimo
@mrjamac
@mrjamac Күн бұрын
VIIVA AWDAL STAATE OF SOMALIA
@hannnahdek
@hannnahdek Күн бұрын
Guuuuuul awdal state
@KhadroMohamed-pe2rj
@KhadroMohamed-pe2rj Күн бұрын
Guul iyo gobanimo ilaah haydin guuleyo yaa rabi
@BigBoy89
@BigBoy89 4 сағат бұрын
Djibouti reer Awdal iyo S/land ba way joogaan ee sidee la yeeli 😅
@simbarelaxing-music1564
@simbarelaxing-music1564 Күн бұрын
good
@safiaismael6784
@safiaismael6784 Күн бұрын
Awdal State Movement! Rajo wacan.
@ubahguled96
@ubahguled96 17 сағат бұрын
IDOOR IYAGA MA MANAFACAD SADEEY DHUUL QAABILO WADA LAYIHIIN CALAN QAABIL AYEEY UU SAMEEYSTEEN 1991 WAXAYNA UU LA BAXEEN SOMALILAND WAXKASTANA IYAGA QAATEY KALA.YAACA ADEERYAAL NO MORE
@RahmaRobleh-ds6qh
@RahmaRobleh-ds6qh 8 сағат бұрын
Guul Awdal state ❤
@diniali612
@diniali612 Күн бұрын
Viva Gadabursi
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Күн бұрын
Welkom 🤗 Ali Haraare!!!
@falisa576
@falisa576 Күн бұрын
Gooni u goosadka jamhada SNM Wa in somaliya o dhamii umidowdo Sidi lays kaga qaban lahaa Maadama hantidi umada somaliyeed Xasbashi lagu warejiyey badii iyo Barigiba.lkn Awdal Steta iyo maaqir Steta kamay faaidaysan maalintii Gooja cade laga saaray SNM ee Ay tamarta darayeen e laga furtay Ciidan iyo saanadba wixi ay haysteen inay ayaguna geesaha kala raacan Bay ahayd wa hubaal inay jamhadasi SNM dhici lahayd.guul Awdal state Insha Allaah somaliya haysraacdo Somaliya somali baa leh xabashi Gaaal ah malahan
@ZakiHoussein-zc7zs
@ZakiHoussein-zc7zs Күн бұрын
Guul Awdal state ❤❤❤
@mahadmahamoud5261
@mahadmahamoud5261 Күн бұрын
Guul iyo gobanimo ayaan walaalayaal idiin rajaynayaa. Waa in Xooga Dalka Soomaaliyeed la keeno Awadal. Soomaaliya ha noolaato.
@khadarabdiahmed1577
@khadarabdiahmed1577 Күн бұрын
Guuul awdal state of somalia❤❤
@user-np6ph5px9p
@user-np6ph5px9p 18 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 Күн бұрын
Waa Sax in Awdal State of Somaliya ey isku tashato
@user-el5ud6in1t
@user-el5ud6in1t Күн бұрын
Anigu waan taageersanahay inay Awdal ka madax banaanaato NABAD DIIDKA ! Tallo : Arimahiina Hala wadaagina itoobiya , Kenya , carabaha Iyo reer yurub sababtoo ah waa kuwa Soomaaliya Kala qeybiyey keenayna ciidamo shisheeya marka micna ma sameyneyso Muusa biixi baan ka cararaynaa Gaaladii kale ee ka cadaw saneydna arimaha Awdal baan Kala hadleynaa . :::::::::::::::::::::::::::::::::: ✓ Soomaalidu SIR Maleh ✓ Soomaalidu ISKUMA FILNA ✓ Soomaalidu MA TASHATO ✓ Soomaalidu QAB Iyo KALSOONI ma leh ✓ Soomaalidu GO'AAN ADAYG ma leh ✓ Soomaalidu ISUMA HIILISO Somaalidu ISMA DIFAACDO ✓ Soomaalidu HADAY JABTO MA KABSANTO Ogaada Waa lidin Kala furfuri oo waa lidin Kala qeybin hadaydaan arimihiina ILAALININ
@G0_n3
@G0_n3 39 секунд бұрын
Gadabuursi waxay u joogaan xiin iyo xaasiid uun baas kkkkk ! Waa 4 qof oo kaliya, wax dhab ah ma jiraan
@moutenaomar6850
@moutenaomar6850 11 сағат бұрын
❤🎉
@khalid-universityofbosaso7284
@khalid-universityofbosaso7284 20 сағат бұрын
Fadlan anogooo ah reer awdal somali hiilban ogabahanahay
@rounhassanrounhassan4383
@rounhassanrounhassan4383 11 сағат бұрын
AnagAna awdal state jibouti ayaanahay
@user-jl4jy7fy3k
@user-jl4jy7fy3k 9 сағат бұрын
Welcome muddo ayan sugeynay in aan ka hoos baxno dawlada qabilka kaliya uu xukumo
@khalid-universityofbosaso7284
@khalid-universityofbosaso7284 20 сағат бұрын
Awdal state waxanay bulshasda ubahamyiim.weeye furintaa AAN DOONnYo waa in aay nacaiwiso Jabuti si AAN ciilqabka qabak Somaliland ee isaaq is ka kicino iyo somalida dhabta ah re gooni isstaaga ah
@asha3777
@asha3777 Күн бұрын
Allaha naga qabto dadka ummadda isku dirka ka shaqaynaya. Allahaa naga qabto siiba kuwa jooga dibadaha jooga, waa kuwa hawla gaba ah oo doonaya meel ay waqtiga ku lumiyaan. Dadka iyo ummaddaha dbibta ku haya. Allaha ka qabto Ummadda Somaliyeed meel ay joogaanba
@abdidegan8452
@abdidegan8452 Күн бұрын
Guuleyta inchallah awdal state of Somalia a
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 Күн бұрын
Wllyal hada. Tagaysan. Taaga. Khyr ban idinku. Darayna
@moeawale4891
@moeawale4891 Күн бұрын
Guul iyo gobanimo reer Awdal iyo Soomaalida dareenku ku jiroo oo dhan. Muse iyo kooxdiisa mujrimiinta waxan leehay ninka soo joog laga waayo soo jiifsaa laga helaa. Adr wali waa laydin kari layahay oo waxad cadaysateen inaa dadka ku joog joog sataan si jees jees ah lkn waa la xibsatami hada ka bacdi.
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq 17 сағат бұрын
Dream
@user-yd6fw3vy8i
@user-yd6fw3vy8i Күн бұрын
Guul awdal istat
@user-np6ph5px9p
@user-np6ph5px9p 18 сағат бұрын
MR CALI soo daa heestii Macalika waa macalinka waa, isooo xusuusi heestaas noo saar
@sahraj3885
@sahraj3885 Күн бұрын
Shantii Soomaaliya markey isu yimaadaan ayay Soomaaliland ku dartami, Laakiin in la sii kala googo’o Anigu kuma faraxsani Somaliland is Somaliland Jabuutina Xuduudkeeda wey Xidhatey lama moodo Dal ay Soomaaliyi leedahey
@user-ki5fi9vj7t
@user-ki5fi9vj7t Күн бұрын
Talo waa mar aad garan waydo iyo mar aad gaadhi waydo! Waxa ay tidhi jaamacad ayaan wax ka dhisay, hadii aanay nabad iyo horumar la hayn miyey dhici lahayd waa maya, walee reer Awdal magaca iyo wanaga ay heleen in aanay waligod ka helaynin somaliya, …hadana kaga daran ka xagay u soo maraysaa!! Waxa aan odhanlaha in ay iska illaaliyaan kuwa jarka uga talabsanaya.
@khalid-universityofbosaso7284
@khalid-universityofbosaso7284 20 сағат бұрын
Iyo dawlada Jabuti AAN ka midyanahay ijta dowlada Jabuti wax lawadagno reer awdal iyo reer jabuuti waa dad qura haduu fahmayo madaxwetne ismIl omr geeele
@ianmohamed8368
@ianmohamed8368 Күн бұрын
Viva awdal vivasamaroon and ciise
@jeyowinaomar1360
@jeyowinaomar1360 Күн бұрын
Congratulations to awdal state of somalia
@abdirizakhassan6635
@abdirizakhassan6635 Күн бұрын
Asc Ali Xaraare salaan sare iga raali ahow Ninka timaha timaha kuuxiiray walasl was ma ah. Mahadsanid
@aliomar-cj4ev
@aliomar-cj4ev Күн бұрын
Yes yes Awdel state Hajirto
@hamdiomar7581
@hamdiomar7581 Күн бұрын
Anno cisse ahh ma dalgaygaa dexdissa guu diyarinaysiin xassuq dadgaygaa ka dhaan ah 😂😂😂 Oo walibaa awdal sheqanaya 😂😂😮
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 Күн бұрын
Umada reer awdal wxn Ushegayaa in manta nidamka Snm uu sii nafbaxayo kaliya Wxa ad u bahan tihiin Midnimo wxa barta ina dhigay Wa midnimo la,aan tafaraaruq 33sano kadib mawxad garan La dihiin wixii dantiina iyo Xaqiinaba ad si sharafle ad U qadataan una mamulataan
@muusakahin4135
@muusakahin4135 7 сағат бұрын
Gabadhan may garanaysaa gadabuursi gii ina geele ku laayay djibouti baabunas iyo inan kiisii
Débat entre Joe Biden et Donald Trump : revoyez notre émission spéciale
3:28:55
⬅️🤔➡️
00:31
Celine Dept
Рет қаралды 52 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 7 МЛН
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 27 МЛН
Haha😂 Power💪 #trending #funny #viral #shorts
00:18
Reaction Station TV
Рет қаралды 15 МЛН
KALAMAAN 02 JULY 2024
10:56
KALAMAAN
Рет қаралды 13 М.
Guurkii Xaaskii Laqawey Part1 #qiso
27:07
HIGSI NO.1
Рет қаралды 24 М.
Energiewende im Heizungskeller | SPIEGEL TV für ARTE Re:
30:08
DER SPIEGEL
Рет қаралды 28 М.
⬅️🤔➡️
00:31
Celine Dept
Рет қаралды 52 МЛН