Somalidii oo heeso ku dagaalamaysa markay horumar samayn wayday

  Рет қаралды 39,474

SOMALI AMERICAN TV

SOMALI AMERICAN TV

4 күн бұрын

Somalidii oo heeso ku dagaalamaysa markay horumar samayn wayday

Пікірлер: 274
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 Күн бұрын
Soomaaliya oo dhan waan jeclahay waana isku mid Mahadsanidiin Cali iyo martiin❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥛🥛🥛🥛🥛🥛☘️☘️☘️☘️☘️🌿🌿🌿☘️
@AbdiAwadh
@AbdiAwadh 2 күн бұрын
Martin,sidii liinta uu u cabey ,Waa Muxaafid.
@sayidmustafe8803
@sayidmustafe8803 2 күн бұрын
Rag culus waan idin salaamay
@hamdi27889
@hamdi27889 2 күн бұрын
Mustafe Martin ookeyaalaha iska bixi walaal ❤❤❤
@TruthNeverHurt462
@TruthNeverHurt462 2 күн бұрын
Waa bar go qaadireeysan
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 2 күн бұрын
@@TruthNeverHurt462 😂😂😂
@bashkahanuuniye2176
@bashkahanuuniye2176 2 күн бұрын
Welcome back mr martin😂😂
@Kadam-HA
@Kadam-HA 2 күн бұрын
Martin waa wadani Soomaaliyeed
@nasseromar4986
@nasseromar4986 2 күн бұрын
Two legends, i like them!😂😂
@hailaawingeerida4912
@hailaawingeerida4912 2 күн бұрын
Ali Xaraare Timaha ma yaasin Ducaale ku jaray saxib Timojare Bootiye fasax miyu ku maqan yahay ?
@mohamedhassan3937
@mohamedhassan3937 2 күн бұрын
If you give a port to Ethiopia and they develop it, and develop modern port, railway highway road for their use. Now the question WHO WILL USE THE PORTS OF BERBERA AND DJIBOUTI???Somaliland Instead of searching International Recognition through Ethiopia M.U.O IT IS DISTROYING ITSELF AND DJIBOUTI.
@dr.mahmdabshir7760
@dr.mahmdabshir7760 2 күн бұрын
Waa caqli xumada Muuse Biixi!
@moeawale4891
@moeawale4891 2 күн бұрын
Exactly. This fact never occured to them. They were only thinking and busy about how to sell something or bagaash to someone else. They didn't thought about how, to where and to whom. No wonder someone called them century ago Idoor maan laawe.
@kibmussa
@kibmussa 2 күн бұрын
caliyow please ninkan mar danbe ha waresan waa faruq 😂😂😂
@abdulfatah4359
@abdulfatah4359 Күн бұрын
It is first day i saw ali haraare he is become imotional 😮😮😮
@hibaaqibrahimmohamed6673
@hibaaqibrahimmohamed6673 Күн бұрын
Allow na hashiisii Allow namidee Allow waxi dhib wada naga qabo Allahuma amiin
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Күн бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 cali caadi ma ahan waa comend
@abdillahiahmed6963
@abdillahiahmed6963 2 күн бұрын
Wan idin salamay sxbyal Ali Abdi hersi iyo Moustafe Martin...
@cabdilaahi6540
@cabdilaahi6540 Күн бұрын
Heesta ma samayn nin reer gabiley ihi ee waxaa ssmeeyay nin reer burco ah habar jeclo ayaa oromo lagu xanta dadka reer gabiley waaxa ay ka mid yihiin asalka soomaalida wasna boqortooyadii adal soo baadh taariikhada hayska hadline.
@user-ih1sj8ot3d
@user-ih1sj8ot3d Күн бұрын
Sidiiq maxamed buramad aya ugu ereyo fcn
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 Күн бұрын
Micno ay heeso keenayaan bayska yar.. Dowlad daacad ah oo wadaninimada ku dhashay Allah Somalia how sahlo
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Күн бұрын
Isaaq waxay kawaayeen gaalkii cadaa. Miyey kahelayaan gaal madaw oo gaajoonaya
@mohammedhassen981
@mohammedhassen981 2 күн бұрын
Xabaalaha caraysan hhhhhhhhhh lsalaam gobeeed sxb cali iyo mustafe
@husseinismail8919
@husseinismail8919 2 күн бұрын
CALI WARIYE WAYNOO WACAN WAXANI WAY KU DUUBAN YIIIN SXP
@Abshir-wf8di
@Abshir-wf8di 2 күн бұрын
😂 Kkkkkkkkkk Dee waa u kebashay
@user-dd3yu1nn7p
@user-dd3yu1nn7p 2 күн бұрын
Saaxiib, waa hees saxa oo ka timi dareenka dadka Somaliland meel kasta oo ay joogaan. Nin ku neceb jecelow, nin ku jecelna necbow waa nacasnimada ugu weyn ee dadka Somaliland lala doonayo. Sidaa heesto tilmaamayso ayaa maanta Somaliya iyo Ethiopia u kala taagan yihiin qaranka Somaliland. VIVA SOMALILAND.
@dr.mahmdabshir7760
@dr.mahmdabshir7760 2 күн бұрын
Adaa iska dhaadhiciyey in la idin necebyahay ee cidna idima nebca!
@shukrishukri801
@shukrishukri801 Күн бұрын
GARXAJIS kama yiman
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 2 күн бұрын
Jailka LIINTA mar Labaad mr martin. cabsi cabsi
@gorgorhaadka8824
@gorgorhaadka8824 2 күн бұрын
som/land joogi nacaybka somali diidnimada be proud to be somalian is y identity somaliya ha midowdo unity for ever
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 2 күн бұрын
intay.amisoon.ciidan kuu tahay oo kinyaati.iyo.itoobiyaan ku.adoonsado.oo.uu.dhulkaagii.haysto..kula.midoobi.maayee.horta.is.xoree..Anigu.adoon lamidoobi maayo.
@fadimaahmed8302
@fadimaahmed8302 2 күн бұрын
@@user-qx9rp5yn5kAlla iidoor waalanaa oo adaaba Adoon raba inaad Ethiopia u noqoto. Waad murqaan san tahay, ee isi soo saxa iidoor.
@AhmedIsmail-eg3ov
@AhmedIsmail-eg3ov 2 күн бұрын
Adeer danahaaga qabso Somaliland maxaa kaa galay
@AhmedIsmail-eg3ov
@AhmedIsmail-eg3ov Күн бұрын
@@fadimaahmed8302 Ethiopian ka ilaaliya Madaxtooyada Muqdisho ma hooyadaa ayay qabaan maxaad Aniga ii sheegi
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Күн бұрын
​@@fadimaahmed8302DEKEDA BERBERA OO LA MASL GALINAYEY, AYAA II DIIDANAYD!!!!!!!.AXMAAR IYO CIF WAA IIGA KAA DHOWDAHAY!!!!!!.
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 2 күн бұрын
Tan laftirkeeda ah horumer, ha socoto
@user-eh2jn5ej5f
@user-eh2jn5ej5f Күн бұрын
Yess sir I feel you 😂😂
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 2 күн бұрын
ABII AXMED Dekada.hobyo.qaado..KALIYA.KA.NOQO.HESHIISKA.SLAND.. WAA ARINTA CAALAMKA KA YAABISAY. WAA DHAM.AXMAAR.BAA.IIGA.KAA.DHOW.DAYRKII.BAARLIIN.AYAAN.ISKAGA KAA DHIGAYA.INSHA ALAAH .
@SamahagaSamajecel
@SamahagaSamajecel Күн бұрын
Hobyo ma adigaa siinaya qurun yohow calosha madoow
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Күн бұрын
Amxaaro soo tay Abey Axbed isla qaalaaba gadoomayaan ninka wax ka raadinayo Waa waali cas.
@abdirisakmohammed7293
@abdirisakmohammed7293 2 күн бұрын
Midda kale Cali xaraarow Maarin mar dambe halaa ha noo soo fadhiisin waxba laga faaiidi maayo hadalkiisee
@munahussein9687
@munahussein9687 Күн бұрын
Asc akhyarta martiin oo la wayey baryahan🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@abdibashe567
@abdibashe567 20 сағат бұрын
Mustafe martin uu ka dhasanyay Anaga kuye cali xaraaro waxuu u haysataa nin koonfur Somalia ka yimi ma oga in dhal magaalo yahay reer Hargiesa Berbera.
@dekaibrahim7625
@dekaibrahim7625 2 күн бұрын
Walahi martin wa nin raged sificnbu umacneeue heesti somaliya ka qaylisey
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb 2 күн бұрын
Alloow sahal amuuraha
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 2 күн бұрын
Waa lataliyaha xagga diinta
@mahadhussein9115
@mahadhussein9115 2 күн бұрын
Martin weerka dad ali harare wa Nin Somali u dhax ah oo Cajale somali oo dad asageda wax la qebsata
@KadraAbdi-eu3tr
@KadraAbdi-eu3tr 2 күн бұрын
They are funny
@user-yo2wn1hj4d
@user-yo2wn1hj4d Күн бұрын
Ali harare ❤
@abdirizakhassan6635
@abdirizakhassan6635 2 күн бұрын
Asc Ali Xaraare walaal fadlan Timaha qaabka loojaray Caadi ma ahan. Mahadsanid
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 Күн бұрын
Horumarka juhdi iyo wadaninimo ayuu rabaa nin marqaansan iyo dhalin yaro irsaaqad iyo shaqo ka gashay horumar yaan laga sugin
@Degmodeqa
@Degmodeqa 2 күн бұрын
Martin please Ali madoobaysada iimari dhe😂😂.
@DeeqCali-hz1cl
@DeeqCali-hz1cl Күн бұрын
Martin waa gaal soomaliyed mana mudneen in lagala hadlo arin somaliyed maadama soomalidu muslimin yihin.
@calicabdulahi3929
@calicabdulahi3929 2 күн бұрын
Amxaaro raac loma bahna
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Күн бұрын
Soomaali oo dhan ayaa cadow raac ah oo shisheeyaha ayaga iska yecel
@AhmedIsmail-eg3ov
@AhmedIsmail-eg3ov 2 күн бұрын
Muqdisho waxay ka shaqaynaysaa lugooyada Somaliland markaa maxaa noo diiday Amxaar walaal tinimadiisa
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 күн бұрын
Mustafe martin Ali xareere soomaalandar ma ah waa nin soomaaliyeed saas u ogaw
@xadiyageesey3164
@xadiyageesey3164 Күн бұрын
Hadalkaas aad adikutiri soomaalida. Waxew ka ag dhawyaha hadalka ilaahey oo gaalada kulahadlaayo owleeysha hadaad ifiidantihiin Arlada isaga baxa maba bixikartiine waa ii oo kale manasameyn karaan in waxkalesameystaan Afka ilaahey ayaa nasiiyey
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l 2 күн бұрын
Ali harare❤❤❤❤❤
@sahraj3885
@sahraj3885 2 күн бұрын
Anigu heestaa maba dhegeysan ee Dadkuun baan ka maqlaya Waana ka cadoodey markaan maqley Heestaa la hadal hayo Waxa aan dhegaystey Ayadoo Reer Burco ka falcelinayaa Aadna Reer Burco wey u mahadsan tihiin.
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 Күн бұрын
Mya Mya amxaaro waa xabashi lkn oromiya ma aha itoobiyana ma aha mida kale amxaaro waa mucaarid ee xukuumada ma aha
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 2 күн бұрын
martin aabihii miyaanu ogayn sharaftu lahaa tolkii wadani
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 Күн бұрын
Allah Ayaa loo khushuucaa Allahu Akbar
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 2 күн бұрын
Wuxuu ismadobeyaba gadhosi wu utaagwayey markan dameer ciircabalamoda 🤔 war heestu 100💯 bay ahayd ✅✅ nacalabu shaklakum
@geediali437
@geediali437 2 күн бұрын
Waaryaa qaxoonti sxb madaa hor maray qaxoonti baad tahaye sxb wali farta laguma galinee sxb xishood oo suulasha qabso
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 2 күн бұрын
Guul wade ma xuma
@abdiabdulahi9343
@abdiabdulahi9343 2 күн бұрын
Wasakh iyo wasakh MARTIN.....
@mohomedusman862
@mohomedusman862 2 күн бұрын
Garoonka magaalada maxaa kadhacay
@mrjamac
@mrjamac 2 күн бұрын
WADANI WAA DAD MADAXA BIDAARI WADA GASHAY😅😅😅😅
@CabdiBalad-hs6sc
@CabdiBalad-hs6sc 2 күн бұрын
LABADIINUBA WAX MA DHAANTIIN KUWA HEESTA QAADAY IYO KAN ALIFAY SAVABTU KAN U QIIROODAY IYO KAN WARAYSTAY MAX KAMAD MARBSAN SO TAAGAYNAA😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@user-wg2zn9xw7u
@user-wg2zn9xw7u 2 күн бұрын
Cabdiraxman ciro waxaan kula talinaya Martin xil u magacow
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 2 күн бұрын
Ali qadhaadhow xabashigaa ii kaa dhaama waayo beenbaa iga sheegtaa xabashigu ima daakhilo
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Күн бұрын
Inta habarxabuusheeda iyo hoolif dawacaa leh way cadahay in ay xabashiyihiin
@ashaadenosman2645
@ashaadenosman2645 2 күн бұрын
😂😂😂😂😂😅😅
@MaxamedCabdi-j6x
@MaxamedCabdi-j6x Күн бұрын
Kkkkk cali xaraaro aadbaan utaageeraa kulahaa labadenashekaysanayna😅😅😂😂😅😂😅😂
@asmaxandule2950
@asmaxandule2950 2 күн бұрын
Yaad xorayseen
@guledali8848
@guledali8848 Күн бұрын
Huwan ilaa huwan viva somaliland
@abdirisakmohammed7293
@abdirisakmohammed7293 2 күн бұрын
Amxaaro ma soo jawaabty warka Maartin oo ina Muuse Biixi qol ku xidhay iga dhaafoo
@MohametBarre
@MohametBarre 2 күн бұрын
Legendki waynaa ayaad keentay calaw
@user-ko9bb9uv2x
@user-ko9bb9uv2x Күн бұрын
Boorama afkaa ka dafay ee hargaysa iyo gabilay buu u jeedaa ee reer boorama warkoodu wuu cadyahay.
@CabdiBalad-hs6sc
@CabdiBalad-hs6sc 2 күн бұрын
KUWA AAN WADANIYADA AQOON WAA IDINKA XAMAR WAA LABARAA
@haredmedia1494
@haredmedia1494 2 күн бұрын
Caliyow gari Alley taqaane heestaasi carabiga ah wan dhaliilsanhay maxaa yeelay hanti iyo jago(madaxtinimo) maxay u tarayaan qof aan dhulba haysan sida runta ah hantida dhulka lagula raaxaysto bee rabtaa sidoo kale jagada(madaxtinimadana) dhul iyo dad aad maamusho ayee rabtaa hadaba qofkii hanti iyo Jago(madaxtinimo) isku darsaday oo fanaanka iyo abwaankii heesta curiyey ee hantida iyo jagada(madaxtinimada) isku darso ee nala dhaaf dhaheen halkuu la aadayaa maxaysa u tarayaan haddii uu jagada dhulka ku maamulayn hantidana dhulka dushiisa kula raaxaysanayn taasi xal dhaama in la raadiyo baa ila roon
@alidirie6731
@alidirie6731 2 күн бұрын
Martinow Jibril Abokor. Borama ma degana malaha joqoraafigaa kaa qal dan
@shukrishukri801
@shukrishukri801 Күн бұрын
Fariin bu diraya fahan ileen Jabhadi AWDALSTATE bu ka naxay
@axmedgelle4873
@axmedgelle4873 2 күн бұрын
Xasuuso axmaaro Waa hooyada isaaqa
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 2 күн бұрын
dhalinyaro ma jirto labada qoomiyadood somaliland iyo somaliyada talyaaniga
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Күн бұрын
Soomaali wax magarad ayaa horjoogayaal u ah
@xadiyageesey3164
@xadiyageesey3164 Күн бұрын
Asc
@adoursouldan5757
@adoursouldan5757 2 күн бұрын
Aqli majiro
@mkhalif6834
@mkhalif6834 Күн бұрын
Prankland ma itoobiyaan iyo laftenaga may u boodeen 😂
@mancityfan660
@mancityfan660 2 күн бұрын
Hal suaal ayan qabaa etobiyan somali ayaa i fiucan ama heeshoida ma igu so qaatas ducuf qaldan weef
@user-ys6dl1sj9f
@user-ys6dl1sj9f 2 күн бұрын
asc
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 2 күн бұрын
Martin yaa ku yidhi halkan soo fadhiso amxaaradu waa tii snm na casuumtatay dadkan imika dhashay ha habin habaabina
@faqashdhangax4884
@faqashdhangax4884 2 күн бұрын
Heestii baa la siyaasadeeyey
@Abdifitah1988
@Abdifitah1988 2 күн бұрын
Mustafe runtuu shegay faciltan looma biaabo isxaq wyo waa yaa iwacde hhhh
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 2 күн бұрын
Jam huuriya sland.ilaahay.baa.aqoonsan.waa dal jira.oo.abnigooda ilaashada oo ciidan ku filan leh axmaarka.adaa.ciidan ka dhigtay oo Abnigaaga ayay sugaan
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 2 күн бұрын
waar anaaba ku leh hooyaday baa ah xabashi
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 күн бұрын
Kkk War Muse Biixi in lasoo doorto ayuu rabee ree konfureed ayaa kaga cayaaray bixintii dakada
@uptownmay9042
@uptownmay9042 2 күн бұрын
Somali badan aa la Amxaareye, Isaaq Bin Xabash Al Abyssinia 🫱🏾‍🫲🏽 Kkkkkk😂
@user-kw4fr6zg1d
@user-kw4fr6zg1d 2 күн бұрын
Mastafow madaxdii ayaa fadhida meesha ma waxaad naga dhaadhicineysaa waa loo hoos geliyey
@ruqiyamohamed6972
@ruqiyamohamed6972 2 күн бұрын
Balo idin aqoonsatay
@user-yi2dx6yv3n
@user-yi2dx6yv3n Күн бұрын
Martin waar ninkan hoos ka turkisa fahan nacasnimada joji
@saidmohamed464
@saidmohamed464 2 күн бұрын
SOMALILAND IYO SOMALIA MARKA MAQAS .LAGU KALAJARO JARO AYEY XASADKU KABAXAYAA MEESHA SOMALIDA,ALI XARAARIYOW HADAL BADAN DAN BAADHAAT,AYEY KU DANBAYN.
@samsamjama144
@samsamjama144 2 күн бұрын
Viva somaliland
@SamahagaSamajecel
@SamahagaSamajecel Күн бұрын
Waxàd doontaan soo sheega ninka heesta tiriyey iyo kuwa qaadayba qiil uma haysaan
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 2 күн бұрын
Alle ogyahay Ethopia noo dhaw waa taanu xamasta dhiganay
@Mohalo850
@Mohalo850 Күн бұрын
Afhalaga qaado somaland🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@mahadhussein9115
@mahadhussein9115 Күн бұрын
Ninka sida ficn ooga hadalay Ee bbc u Shaqeyo Wa sidiq burmad Umda Somalia 🇸🇴 waxay u bahantay Isu keenis isi cafis Lkn yan heesa la isu tirinin
@mrhoryaal
@mrhoryaal 2 күн бұрын
*GOORMA AYAY **#JIBRIIL_ABOKOR** AY **#DEEGAAN** KUNOQDEEN **#BORAMA** WAAR NINKANI WAA NIN FOG*
@shukrishukri801
@shukrishukri801 Күн бұрын
Fariin bu diraya iska fahan
@caralemousedaud3460
@caralemousedaud3460 2 күн бұрын
Isaaqu jaad jacayl ayey Ethiopia ugu abtirsatay😂😂😂😂😂😂😂
@NimcoFf
@NimcoFf Күн бұрын
Ku ewkow tuuladada halkan anaa lehe adooney
@marshalvandam
@marshalvandam 20 сағат бұрын
cali beenlow iyo martin caabtoo oo isku caamira wan qoslay😅🤣😅😂😅
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 2 күн бұрын
Somaliland waa guulaysanaysaa, ninkastaa wuxuu soo wareegaba liintu way sugaysaa, Cali waa No.1. Liintu waa shaqo wanaagsan oo la qabtay.
@samatarnoor8892
@samatarnoor8892 2 күн бұрын
Ali xaar
@samatarnoor8892
@samatarnoor8892 2 күн бұрын
dhuxule
Kaftanka Siyaasada 501 oo aad u xiisabadan
34:52
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 33 М.
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 30 МЛН
Luck Decides My Future Again 🍀🍀🍀 #katebrush #shorts
00:19
Kate Brush
Рет қаралды 8 МЛН
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 102 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 3,3 МЛН
DADKII OO U KACAY HEESTII SHARMA BOY JAWAABTA FANAANIINTA HARGEYSA & AMXAARADA
23:40
HALIS BA AN OO KU SOO WAJAHAN SOOMAALIYA (396)
30:41
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,8 М.
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 30 МЛН