No video

Somaliland - Kuwii Huwanta Laascaanood la safnaa ayaa hadana Jabuuti la soo saftay.

  Рет қаралды 5,005

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA

Ай бұрын

- Cakuse, Maxamuud Xaashi, Xirsi, Oyaaye iyo Barkhad Batuunba waxay la so safteen Jabuuti oo 34 sanadood caalamka u sheegi jirtay in aan la aqoonsan Somaliland.
Maantana Geelle uu ku hawlan yahay burburibta MoUga Ethiopia isago jabhado ka dhex wada Awdal.
Daaawo laba warbixin oo daaha ka qaadeysa kuwa Jabuuti gardarada ku taageeraya ee Ismaaciil Cumar Geelle ku dhex sameystay Somaliland.
Waxa si kulul faaloonaya Ubaxle iyo Xogogaal.

Пікірлер: 64
@mahmoudxasan7041
@mahmoudxasan7041 Ай бұрын
Waa kuwa ku ahaa somalilandnimada hunguriga iyo inay dantooda gaarka keliya wax u helaan waa kuwii xaaraanta xoolaha ummadda ku mamay ee ku iimaan beelay qof iimaan li, xishood ma leh waayo xishoodlu waa iimaanka , iimaankuna waa xishoodka
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Reer soomaalilaanoow wadani waakaa hadaad dhego leedihiin
@husseinomar5942
@husseinomar5942 Ай бұрын
❤ you from Kenya 🎉
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf Ай бұрын
Baasaaport u heli mayside ha daalin !!!
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez Ай бұрын
Guelle wuxu layabanyaha ninmankan billaa damirka'a waa dadka u adunkaa ugu necbayahay mantaa guelle muse ixtiraam waybu u hayaa barrito muse woo aamini lakiin kuwaa isbarbaryacaya albabka ka furimayo guelle khayinka necebaa
@ALBERT-gq5yf
@ALBERT-gq5yf Ай бұрын
Wa xaqiiqada ka taagan dalkan. Rabi ha u gurmado Somaliland.
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu Ай бұрын
WAR WAXAAN YEY MATALAAN CADOOWGA U NIIKINAAYA HALA XIRXIRO WAA CADOOW KALKAAL
@musaahmedhassan427
@musaahmedhassan427 Ай бұрын
Waa quudhun
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t Ай бұрын
Waa sax iskaayabara ilahaybaa fashilinaaya inta hadhayna hahadlaan hana sheeganina midgaa tihiin maantaad baydheen
@user-rm1tl1np1j
@user-rm1tl1np1j Ай бұрын
Alaah kariim
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh Ай бұрын
Waxaa u hadhsan muunaafiqiinatan dhiga umada reer sheekh isaxaaq iyo qaranimada oo ay cadawga kagaqaatan hunguri Allah yanacalak yaa munaafiqiin 😂😂😂😂
@ALBERT-gq5yf
@ALBERT-gq5yf Ай бұрын
Wa runtaa walaal. Ragani dal iyo dadka midna dan kama laha
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 Ай бұрын
WALAALAHAA IYO WAXII KU DHALAY EE CIDIBA AAY GARANAAYN WAS. SAKHRAAN XASHIISHAD NUUGAH. KHAAYIS QADHMUUNA.
@saleebanshire1427
@saleebanshire1427 Ай бұрын
Maa shaa allah Viva GARXEJIZ iyo DJABUUTI
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft Ай бұрын
Ragan garxajis maha😂
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Ай бұрын
Maxaanu ka badheedhnaa?
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Ай бұрын
Barina hooyooyinkiin baa odhandoontaan waa cadaw.
@muuseabdullahi8400
@muuseabdullahi8400 Ай бұрын
Ubaxloow sadeexduba wa kuwi umada bobaay
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 Ай бұрын
Goormay noqotay cadaw jabuuti sawtaad na lahaydeen waa walaaleheen boqolka sano.
@aadanshdirir1865
@aadanshdirir1865 Ай бұрын
Ninkani guulwadaha ugu weyn eemuuse biixi taageera tollow mays ogyahay
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh Ай бұрын
Al coliste nanaabay kharaab 😂😂😂😂
@ugaasoibrahim6516
@ugaasoibrahim6516 Ай бұрын
Kuwani waa sadax doqoon maqaar ooah fgoolxuma katir kallamnas wajacaraas,madaxweyne dacada oo gesiya,oo cadawgi gudaha iyo kadibada kaga qeylisiyey muuse bixi illa qiyamaha ha idin xuukumo amin amin somallilan guul iyo gobanio❤❤❤❤❤
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Cukuse waa Cadow marka uu sidaa u hadlayo. Waa ragii dagaalkii sokeeye ee 1990 riday imikana waa kaa Ceerigaabo Daarood malin dhawyd siinayay maantana inoo Sakhiraya Cadowga ina geele. Cukuse Xabad Cas baa u qoran .
@KUSOWQAWDHAN-f6c
@KUSOWQAWDHAN-f6c Ай бұрын
Oo haddayba dhacdo, doorashuun baad ku waalateene, yaa madaxweyne loo noqonayaa?! Ma inta OOG & Ceerigaabo ka soo rogan? Waar meesha nagu kala dareeriya. Tola'ay, ma YUSRA tafadheer baa qarankii tafaha ku dhegtay!!!
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j Ай бұрын
walaalkaa ma xumaanbuu kula daba socodaa waar naga tag
@gelehildid4797
@gelehildid4797 Ай бұрын
WAXBA CUKUSE KAMA ODHAN INUU GEELE LA SAFTAY CADOWGEENA . WAA CADOWGA GUDAHA. SHACABKU WUU ARKAYAA.CODKA SHACABKA S.LAND.
@JamaalaxmadCabdi
@JamaalaxmadCabdi Ай бұрын
Waatuug kuheshiisa xumaha dalkoda iga kac kursiga waafiish ay soomali iyo cadawgu isticmaalo
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o Ай бұрын
Kulmiyihii horeba tuug bey ka ahaayeen waa danaystayaal cidna ma metelaan waa cadowga gudaha NOOOOO VOTE WADANI
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k Ай бұрын
WA uwantii
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
Cukuse iyo xirsi ina xaashi kuli yaanay inagu soo noqonayn
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 Ай бұрын
War kuwani xaaraan bay ka dhargeenboo umadii masaakiinta ahayd bay xaaraan siiyaan waa rag shaydaanku iibsaday oo xishoodkiina way liqeen .
@fardusmophamed6367
@fardusmophamed6367 Ай бұрын
Kan layidhaa cukuse isaga hadalkiisu waa cuqdadaysan yahaye waxba ha ka soo qaadin waayo isaga wuxuu yidhaa waa waxaan lagaranayn kuwa kalena waa iska hadlayaal huguri doona
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u Ай бұрын
Jabuuti cadow maaha hadaad habar awaleey kaartadii la idinku fahmay lacagta jabuuti ku urursateen waa la xanibay❤😂🎉😢😊
@AyaanIsmail-ro6ir
@AyaanIsmail-ro6ir 29 күн бұрын
Xirsi Ciro Xaashi waa far dheerada
@aliwaays3501
@aliwaays3501 Ай бұрын
Wixii iyo cidii qaranimada iyo jiritaanka somaliland ka soo horjeedaba maxaa wadani jecleysiiyey.
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam Ай бұрын
Qaladka waxaynu u naqaan sax bay u yaqaanaan Dagaalka duulaanka cadowgana darjay u arkaan iyo cayaar DULI WEEYE KUWANI
@monaallin6022
@monaallin6022 Ай бұрын
Dhaangad ha lagaga so dareeriyo bastariinta mahaa xiildhibano
@abdulghaniahmed8310
@abdulghaniahmed8310 Ай бұрын
Was ninyahow miyaanad ogatn in Niman Kani sanatorium Somali land Dan Ka lahayn danahooda ayay eeganayaan iyo in Somali land dunto ayay doonayaan
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Ай бұрын
Wax macna ah ma samaynayo Waa asqo cukuse o uun xil iyo Xolo umadeed u washay sida Labadan ad so qadatay kamid Yihiin waxan cunaa maxam cab aa iyo maxan Bobaa kaliya bas Sland cr ubaxle guul dhamanten
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft Ай бұрын
Waa runtaa ,waa tuuktii dalka dhameyey ,intii hadhay ayay doonay inay booban ,dawlada waxay ku dilayan boob iyo imaan li
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Odaygan cukuse sawkan isku xaaray inuuintaa dhaamaan moodayaye😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 Ай бұрын
WAAR WAXASAA NAGU DHEX NAAXAY OO FUTADA KUUSTAY OO FRABATAY MARKII, LALA XISAABTSMI WAAYAY!!!
@aadanshdirir1865
@aadanshdirir1865 Ай бұрын
Lavag baa lagugu siiyaa inaad dadka caydo uf
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Cod cod ku erya
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Huwan iyo hadhaaga faqash ee wadani iyo wakiilada dhex fadhiya waa safaarad cadawga hargaysa ufadhiya lkn taariikhda qori doonta waa ladoogiye yaan ladacaroon
@makebravo7133
@makebravo7133 Ай бұрын
DHUUNIQAATAYAAL WAAYE
@hooyoosman8308
@hooyoosman8308 Ай бұрын
Nimankan wajib waxay uleeyihiin dawladu ha mariso
@maaadamm298
@maaadamm298 Ай бұрын
Wadani wakaa no vote wadani.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Ururka jar iska xoorka ah ee dhiigii ciidanka gacmaha kusita ee huwanta ah ildheer haloo yeesho gudaafada qashinkaah
@samiyaibrahim3683
@samiyaibrahim3683 Ай бұрын
cadaqatoyinka lashaqaynayo weeyi
@saleebanMuuna
@saleebanMuuna Ай бұрын
Adigu hadii meelwalba aad ku uruteen oo dadkii. Wax kula lahaa aad garanwayday marka aad ka bursanayso mataqaanid ma imika ayaad ogaatay calaakuli xaal kaa gadmi. Mayso sheekadaasi ........
@user-le6ty5hz5d
@user-le6ty5hz5d Ай бұрын
Cadowga somaliland - xirsi - Maxamuud xaashi 3- maxamed ABIIB 4- xeeldheere 5- barkhad batuun Intaasi way Ii calamadsan yihiine bal cida ku Soo biirta aynu la socono intaynu qabyalada iska dayno somaliland ayaa Ina deeqde xisbiga aad Doonto taageer
@AxmedMaxamud-zc4ei
@AxmedMaxamud-zc4ei Ай бұрын
Wakhtigiii cadowga jsl laleynayey weytaagantahey.
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 Ай бұрын
ORODOO TAG HALAGUGU WASEE GURIGA DHILOOYINKA. IBNAL KELB!!!!!
@DjamahGaraad
@DjamahGaraad Ай бұрын
Jabuuti waa Daal soomaliiyed o jaara cadawnaa Uma araagno Larkin daanta Dalka somaliland waa in laaga hadlo ninkani wa nin raageed
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 Ай бұрын
Sikhraaan
@MawliidIimaan-xz8nz
@MawliidIimaan-xz8nz Ай бұрын
Cukuse waa tuug tug dhalay khainal wadana waana ragii bilabay dagaalkii sokeeye m xaaji ibrahin fashiliyay weye isaga oowariyah oosomaliwaynbanu nahayle ogubabinay jabhaadi dagaalka soo keeye ku fashilme cagta marku mariyay diib isku soo dhibtay iyagon waxba ahayn ayuu ka mid ah maantana dadbu hodaya talabad ciidu yahay allan lama garanayo caruur cidagalu ladhashay ayuba lagu odhan waxana lagu sheega hawiiye cukusse waa tuug ina xaashina wala ogyahay xiirsi waa la ogyahay muuse iyo dalkay kala garan layihiin dalkan dadkala kadiifaci doona gacanbana wax lagaga qaban cadawga guudah isku uruur saday jawabtay naga heeli doonan xamaglayashu
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 Ай бұрын
Xil malaguu magacaba dhe Xilbu u washay ayga dulliga ah
@muqtaargool9296
@muqtaargool9296 Ай бұрын
Madax sare nooliow inbadan
@aaminahirsi9764
@aaminahirsi9764 Ай бұрын
Waarun😂😂😂😂😂😂😂😂
@malabbyemaraqeeye5720
@malabbyemaraqeeye5720 Ай бұрын
Waa dhilooyin
@KhadarIsmail-sw2ue
@KhadarIsmail-sw2ue Ай бұрын
Cukuse waxa ku cad inaanu ciidagale ahayn.
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 30 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 42 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 61 МЛН
Waa kuma aabaha dhabta ah ee Mr Gala dagaalka?
28:24
SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA
Рет қаралды 6 М.
Raysalwasaare ku xigeenka Soomaaliya oo kabaha la dulmaray Korneyl Biixi.
7:03
Bakayle Media - Codka Dadka.
Рет қаралды 45 М.
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 125 М.
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН