Waxaaba ayaan daro ah in maanta murmayaan Tuugtii dalka xaday Xirsi iyo maxamuud xaashi iyo Maxamed kahin oo ah dadka faraha yar ee dalkan naftooda u huray ee duurka galay.
@user-vt7fk1kx1k2 ай бұрын
Raggii, jegaan sameeyey,ee Ummadda kala qaybiyey, ee Dalka cunay ee Dagaaladda riday, Ee Calancasta sameeyey, Ayaa maantana Rabba in ay Dalka madax ka noqdaan, Wallee kadab Kiin ayaa Go’ay,
@user-vt7fk1kx1k2 ай бұрын
Labaddii Xaqdaro ku heshiiya Xaqay ku colobaan, Iscuna ina kaahin ina xaashi, walee Garxajis la’Eed,
@yahyemahamed11342 ай бұрын
guul mohamed kaahin
@sabahbucurde1372 ай бұрын
Ina xaashi iyo xiradsiba was. Tough iney hadalaanaba maha
@engosmanabdilahiali5056Ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa shalayto maxaadahayd. 2.0. Maanta maxaad tahay. Berrito maxaad noqoneysaa. 3.0. Mucaaradka waxa lagu yaqaannaa ciil qab iyo cadho badan iyo calool xumo fara badan baa lagu yaqaannaa.
Waxaa larabaa in hayska horkeeno habarjeclo iyaguna mafahmayaan colada laga dhex wado waar islayaaba xishooda dadka meteshaan dhegaha gala wasaqanina cadawga haysku jebinina madax baaqatay nasiibdaro nasiibdaro
@user-uy2ir1vh2v2 ай бұрын
Maxamud Xaashi wa tuugi ibiibiyay hawada Somaliland
@engosmanabdilahiali50562 ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa maxamuud xaashi cabdi iyo xirsi cali xaaji xassan waa tuuggo tuuggo kaleeto dhashay. 2.0. Waxay nijaaseeyeen xisbigii waddani ee mudane musharax cavdiraxman cabdillahi cirro. 3.0. Waxay tuugttii ka noqdeen guddoomiye asnay cirigooba ku riyooni. 4.0. Xisbigii waddani wuxuu noqday kulmiye 02. 5.0. Xisbigii hore ee kulmiye wuxuu noqday kulmiye 01. 6.0. Tuuggii maxamuud xaashi iyo tuuggii weynaa xirsi futo gaab amaba futo jilicsane waxay u ciyayaan sida dhurwaaga oo raq ku fadhiya. 7.0. Dhurwaagii oo intuu dhergey giggigig qosolkii dhurwaagga ku dhftey. 8.0. Madasha marxuum halyey cabdi iidaan farax may ahayn tuugtii xaaran cunka ahayd inay xabaasha ka soo toosiyaan uu ka xumaado xoolihii agoonta ay tujaarta ka noqdeen. 9.0. Waxan dhahayaa xaaraan cunka hadalkiisa dhegta iska diida
@engosmanabdilahiali50562 ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. Waxan dhahayaa siyaasigu waa beenaale iyo tuug tuug kalleeto dhalley. Waxan dhahayaa waxay ruugtani dadka ka dhigtaan sallaan ay ku fuullaan kursiga. Shalayto wuxuu ahaa wasiir adeerkii u fadhiyo xafiiska madaxtooyada. Waxaanu sameeyey wax kasta oo dalka iyo dadkaba lagu dhacayo. Waxana ka mid ah kuwan soo socda: A). Hawadii somaliland uu gadtey wuxuuna ku qaattey 19.0 million doollars. B). Wuxuu gadtey uu lacageystey mashriluucii xumbo weyne. C). Wuxuu gadtey gurigii duulista hawada una dhawaa hotel ka maaweel waxanu siistey 16.0 million oo doollars. D). Wuxuu ka dhisay madaarka dhisme meel cidlo ah waxana kaga baxday 60.000 doollars inta kalleeto waa xaqal jeebka. E). Wuxuu dhacay lacagtii madaarka oo dhammayd 10.0 million doollars wuxuu ka qabteyna ma jirto. 2.0. Haddaba waxa waajib ah in lagu sheego tuug tuug dhalay xaaraan xaaraan cun dhalay oo sida dhurwaaga u ciyaya.
@user-ik1iv7gt9w2 ай бұрын
aadiyo aadbaad u edebdara ntahay.waad edeb darantah ay waxaad sheegayso adaa ah ragaad tuugta kushee gayso wax gab an iyo jilicsan waxatahay ciil qabe wixii daw lada soomaray oo dhan hala dhaariyo adna xaasid yahow cayda jooji
@MadaalePromax-lj2dy2 ай бұрын
Xilka somaliland ma boqortooya Mexey tahay ilma adeeradan iska daba meeraysanayo een heshiiska eheen. War umada kale ee idinla dagan fursad siiya Dulmigu waa maqnaatoodee Meelu dulmi fadhiyana ma xasishee
Bbbbbbbbccccccc marka Laadherko iska haadla. Diilaalin
@user-fe6kx1ue5m2 ай бұрын
Maxamuud xashi✌️✌️✌️✌️✌️💪💪💪💪✊
@horijoogmedia2 ай бұрын
Maxamud xaaji si siyaadaysan buu u hadlay lkn muj ina kaahin xanaaq buu kaga jawwabay cid aan lacag dhicin ma jirto muuse ugu wayn hotel somaliland half isaga iska leh marka yaan la isku edayn wax la dhacay ee af wax isaga caliya kulmiya
@iftin20242 ай бұрын
Kulmiye aad bay u cadhaysanyihiin siyaasadii afka habaar baa jaga dhacay😂😂
Mohmed kaahin wa axmaq jeebka muuse dabadhilif jeebkiisa waqcantuugo weyn
@user-fe6kx1ue5m2 ай бұрын
Xusbiga kaah💪💪💪💪💪💪💪💪💪✌️💪💪💪💪💪💪
@califaarax70522 ай бұрын
Idoor kulmiye waydiiya faysal iyo Boqolaal ciidan ah, ma Saas ayey Cod ku rabaan?
@ayaanibrahim87352 ай бұрын
WAR MOHAMED KAHIN MAXA KA SI AH SUBHAANALLAH WA CIILA NA WAR BA CAAAC DU WA MAXAY
@ifrahguled79392 ай бұрын
Falaadhi gilgilasho kaagama godo wixii dhacey oodhanba idiinka ka masuul ahaa oo caruurti soomaliland radaas nool la dhacey dumarki qaracey iyo qaar kaloo badan
@iftin20242 ай бұрын
Oday kaahin goormuu ka laliyey bisinka war nahamuud gaadhimayside ceebta kala daba hadh nacasyohow xaashi waa ninka keliya ee u qalma madaxweyne. Cod kar hashi odayga buka ee adeerkaa ah ha u jawaabin.