No video

ARGAGAX: FANAAANKI KUFSADAY GABAR YAR

  Рет қаралды 61,793

Somali Tik Tok

Somali Tik Tok

Ай бұрын

▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment
▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Somali Tik Tok Challenge
Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid
Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:-
●tik tok videos
●tik tok shactiro
●tik tok funny
●Tik tok challenge
▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaad Dheeri ah
▪Waa Ku Mahadsanthy Mar labaad Booqoshada Channelkan MAHADSANIDIIN
▪SUBSCRIBE

Пікірлер: 150
@abdifarah5875
@abdifarah5875 Ай бұрын
Islaantan si fiican oo buuxda yey ugu sheekaysay xita buugag ayey ka qortay yan jira . Maxa kugu dhacay journalist investigation ino sameeya yad ahayd Mise cawa ( Canbulo bun yad ka dharagtay sxb!!!! ( Arinkeda wa lala wada socda waxan u xifdiyey like Cashar sidan school jooga
@MuuseMaxamad.suubaan-jo6sz
@MuuseMaxamad.suubaan-jo6sz 27 күн бұрын
Daahirow.ilaahayow.haku.karaameeyo
@muasasadatowciya8079
@muasasadatowciya8079 23 күн бұрын
Daahir ii soo jawaab
@muasasadatowciya8079
@muasasadatowciya8079 23 күн бұрын
Dhowr mar ayaan kula soo hadlay ii jawaab niyow
@muasasadatowciya8079
@muasasadatowciya8079 23 күн бұрын
Xagee kaala soo xiiriiraa
@muasasadatowciya8079
@muasasadatowciya8079 23 күн бұрын
Aniga ba hadda maxaa ii dhegaysanaysaa
@HananSharaf-b1s
@HananSharaf-b1s Ай бұрын
Wallaahi saafi NINKAAS way Cafin waysay
@sadia3718
@sadia3718 Ай бұрын
Maamo ilaahay hakuu aaro qalbigana hakuu qaboojiyo
@haania2495
@haania2495 Ай бұрын
Abaayo maxkamdiii ilaahay ayaa ka fiicnayd in aad u daysid
@user-fo6it1tt1k
@user-fo6it1tt1k Ай бұрын
Sorry sorry maamo walahi waa kula ooyaa 😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@HananSharaf-b1s
@HananSharaf-b1s Ай бұрын
Waa fariid
@qabyoninweyn88
@qabyoninweyn88 20 күн бұрын
😂😂 marki hore mxkamad fiyoo miye aheed
@saynabjama8160
@saynabjama8160 Ай бұрын
Mama sahra malintii ay kahadashay aad bay u yarayd afar sano kahor way gabawday ciil kiisa ilahay haw hiiliyo
@khadarfuaad9181
@khadarfuaad9181 29 күн бұрын
Mamo kufsadka raga gaystay way dafirayaan waayo reer xamarku qof nool hadii ay liqaan way dafiraan ikraan tahliil dhiigeedii waa la inkiray cid sheegta soo hel illaahay cid ka weyn ma jiree alle u daa sabir
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Anigu.nin isaaqa Ayaan ahay waqtigsana wadanku wuu waalaa .ee waxan odhan lahaa.gabadha magdhow ha siiyo murursade.arintana halkaa ku xira.
@GhffGg-gr7iq
@GhffGg-gr7iq 8 күн бұрын
Habar gabawday oo is ceebeynaysa
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Ай бұрын
Daahir calasoow ayaa dadkii ku ciyaaraayo subahana allah.
@haania2495
@haania2495 Ай бұрын
Lacag ayaa maxkamadaaan la Iska siiyaaa 😁😁😁
@FatumDahir
@FatumDahir Ай бұрын
Yes they all sick he is making money. On it they do know that 😅😅
@abdifarah5875
@abdifarah5875 Ай бұрын
Nimanki dalka madax da ka aha caruurta ya kujitay uguna badna
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo Ай бұрын
Dhibka dheef allaha ugu bedelo miskiinta
@kibritkibrit3020
@kibritkibrit3020 Ай бұрын
Belo war dahir maxkamadi wey kukalakacde sxb 😂😅
@Shamsoxaaji670
@Shamsoxaaji670 23 күн бұрын
Ninkaa shaydaanka ah waa in laxidhaa oo la eedsiiyo mama da dhibku ugestey
@farhiyasodal
@farhiyasodal Ай бұрын
Ilahey ha soo qabto ninkan
@Zurich527
@Zurich527 Ай бұрын
Markas mexey u dacwon weysay dowladbaa jirtee waxna loo qaban lahaayee
@degan4
@degan4 Ай бұрын
Ilaahay ha u gargaaro, Gabar tan 😢😢😢😢😢
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo Ай бұрын
Wax nala tus waxna noo laaban😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@kaltoumwaiss9634
@kaltoumwaiss9634 Ай бұрын
Dahir ma avokat ayu noqday
@user-eo9dj6dt9y
@user-eo9dj6dt9y 27 күн бұрын
HAA GABADHA REERKODA KA CARARTA WAXAA XAAFADAHA LOO GELINAYAA. InEY UUR LA CARARTAY OO WAA LA ABAYUUSAAYAA
@user-fo6it1tt1k
@user-fo6it1tt1k Ай бұрын
Gabar yaroo la kuf saday oo 14 ah waxay uga mahiimsan waa lagu caynaa
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Ай бұрын
Hooyo dadaasa iney waaleykufsadey meel lasoo fariisato waa laga fiicanyahay oo aawey ilmahedii
@safiyohussen9969
@safiyohussen9969 Ай бұрын
waxay rabtaa iney gabdhaha ka fejignadan saxiibka loo raco xafladaha iyo xafadaha wa lesku qiyama
@GuledX
@GuledX Ай бұрын
Waa philosophy gabowdey. Horaa ay u tiqiin fuulinka
@Halima-jg4em
@Halima-jg4em Ай бұрын
Abdulaahi malin adigaa waalan waraan lagugu takaa duli yahoow
@abdullahimalin7883
@abdullahimalin7883 Ай бұрын
@@Halima-jg4em WARBAAD SOO RAADSATEY ANIGANA WAXBAAN KUGU DARAA EE MAQALKA BADSO . KKKKKKKK
@mohamedahmed9928
@mohamedahmed9928 28 күн бұрын
Yaa arkay boqorki irir samaale
@user-eo9dj6dt9y
@user-eo9dj6dt9y 27 күн бұрын
MAXKAMADAAN SIR MALEH Waxna ma baari taqaano sababtoo Ah markhaatigii oo aan weli la waraysan c naasir ayey sii sheegayaan Markaas waxaa denbiilayaashu iniika hormarayaan markhaatiga Oo ama wey uhanjabayaan Ama lacag bey siinayaan Ok fiimkiina sidaasuu ku gubanayaa
@heerqaran580
@heerqaran580 25 күн бұрын
Caruurtaada maad u baqdid sababtoo ah waqti dheer ayaa kasoo wareegatee hadda maxaad ka faa,idee sharaftoodana ilaali
@user-eo9dj6dt9y
@user-eo9dj6dt9y 27 күн бұрын
WIILASHAADA UDIR 4 XABO MADAXA HAWGA DHUFTEEN MAXAA YEELAY SHAREECADA ISLASMKA KUFSIGU WAA DIL HADUU GUUR SOO MARAY IYO HADII UUSAN SOO GUURSAN LABADABA
@user-gy7mk5sy9s
@user-gy7mk5sy9s Ай бұрын
Wll maxakamadada waa asl
@owliyo1218
@owliyo1218 Ай бұрын
Hawiye ha ku qabsado oo midhibaan ha ku bad baadiyo
@Halima-jg4em
@Halima-jg4em Ай бұрын
Maxaa laga xishoonaaya ma gabar la xoogeey ma ceeb ah naa xishoo yahuuu
@khalifjama3925
@khalifjama3925 25 күн бұрын
Ilaahay baa ninkas facsharay maanta
@maxamuudmacalin-rj7rq
@maxamuudmacalin-rj7rq 7 күн бұрын
Dhaahirow matihid dMbi baare maxkamada wXa.kadhiman barsyal
@samiyaahmed5736
@samiyaahmed5736 Ай бұрын
daahir wax u qabo hooyada waa la dulmiyey walaahey
@bishiali1671
@bishiali1671 Ай бұрын
islanta 54 aniga way igala weyntahay
@user-ey2gc1ps8n
@user-ey2gc1ps8n 5 күн бұрын
Waxa layaba side uxasusato sidi inay shalay dhacday.Hdn rag nahy waa in Hooyadan garab siino.ilahi aya cadalada hayo.ilahow qalbigeeda qabooji.Hooyo Shekadada Ayanle ayn kuso maqlay hadana inta.Ilahoow kacanteena qof haku sababin.Garisa kasosalamaya hada aragto qoralkeyga🥹👋
@Halima-jg4em
@Halima-jg4em Ай бұрын
You’re sick ayaan ayada waa fariid
@hubantichannel3476
@hubantichannel3476 Ай бұрын
Daahir alasow inaad u tagto waa kuu doqonimo
@SurprisedPolarBear-zz7vg
@SurprisedPolarBear-zz7vg Ай бұрын
maamo xaqaga ale hakusiyo
@Ayan27428
@Ayan27428 Ай бұрын
How do you know she’s sick?
@abdullahimalin7883
@abdullahimalin7883 Ай бұрын
@@Ayan27428 yes
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
Maxakmadan wa cajiib.38sano habrihi wakentay kkkkkk ala.ceeb.badana.abgaalka ma.xishodan yahuu
@safiyasaalax1844
@safiyasaalax1844 29 күн бұрын
Ninkii wax kufsaday iyo qabiilkiisa ma ceebaysno?maskaxdaada si qalada ayey u shaqaynaysaa ee orod ee isku xishoo.
@khadiijasuufi6363
@khadiijasuufi6363 Ай бұрын
Xaqaada ilahay ha soo daahiriyo
@somcana
@somcana 27 күн бұрын
markhaati may keentay. Gabadha ay leedahay waa la joogay aawaday.
@ifrahhasan341
@ifrahhasan341 Ай бұрын
Cabaas waa sxbkey. Reer holland isku aheyn daahir iyo aniga iyo cabaas 3 magalo isku wada dhaw ee gobilka barabntiga ayaa deganeyn
@sahalamunamuna4625
@sahalamunamuna4625 Ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 24 күн бұрын
Gabdhaha la kufsaday iyo kuwa nimanka ay walen o dib ugu so laabaday walida ya cadenayo
@CamirCumar-po4qs
@CamirCumar-po4qs 26 күн бұрын
Waan ka xumahay Walaal
@samiyaahmed5736
@samiyaahmed5736 Ай бұрын
soomaali yaa wax u cabta gabdhaha
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 Ай бұрын
maamadii way is bedeshey markii ha noolaato wareysanayey sidan uma ekeen waaban garan waayey
@hubantichannel3476
@hubantichannel3476 Ай бұрын
War maad maxkamadaha ka dacway nayso
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Ай бұрын
Dahir mam hada u haliya so waxa ka aminyah in tahy nin Somali o dhan u halya
@hubantichannel3476
@hubantichannel3476 Ай бұрын
Daahir alasow maxkamad maahe meel kale tag
@Zahra-z7r
@Zahra-z7r Ай бұрын
Waar ninka soo fadhiisiyo oo gabadha xaqeeda siiya hawiyow
@fartaislaw1871
@fartaislaw1871 Ай бұрын
Wwwww
@Halima-jg4em
@Halima-jg4em Ай бұрын
Shugri adigana 70 jir aa tahay
@XXx-xp8ll
@XXx-xp8ll Ай бұрын
Wadamada Yurub kufsiga 10 sano kadib waa dhacaa.
@GuledX
@GuledX Ай бұрын
Farakh calasow. I number xaaran baa tahay.
@GuledX
@GuledX Ай бұрын
Weledka xaaranta waxaa lagu gartaa wuxuu ka shaweeyaa inta xun iyo inuu ceebaha dadka had iyo goor ka shaqeeyo
@user-tg2bg1wu3b
@user-tg2bg1wu3b 18 күн бұрын
Abgaal imaseey wax soo kufsanaayeen hadii 40 sano kahor ina adeerkaa kukufsaday wax weeyn maxaad aga dhigi mursade iyo abgaal waa walaalo
@MustafeAxmed-e3k
@MustafeAxmed-e3k 17 күн бұрын
Tuuuugo
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Sheekada waa uu la socdaa wax kal
@user-rq2ti3fc7f
@user-rq2ti3fc7f Ай бұрын
Dhiibato dhiigmaleh maxaa baarti geeyay waa naag shaleemooyinka aadijirtay
@gablax
@gablax Ай бұрын
Hada maxey ka shegeysa Arintaan caruurteda ayaba Qaan gaar ah iney Arinteda hoos u dhigato aya fiicneyd
@hubantichannel3476
@hubantichannel3476 Ай бұрын
Ka kac
@user-ow3fz5hh7p
@user-ow3fz5hh7p Ай бұрын
Holwadaag murusade dangan waheliye hotel garaashkas wa Ku yaala wa run Holwadaag Barmuudo Ku dhashtay murasadow ninkas soo qabta
@munomaxamuud2372
@munomaxamuud2372 Ай бұрын
Saadaq saciid cali ayaa ladhihijiray use ayuu waan aqaanay sacad reer nimcaale ma ahaa wiil deer oo madow ayuu ahaa kirish book ayuu ahaa
@owliyo1218
@owliyo1218 Ай бұрын
Maamada la xiriir wll live daahir tag oo ka sheeg comment ugu qor
@sacidomacalin6618
@sacidomacalin6618 Ай бұрын
😢😢😢
@khadiijasuufi6363
@khadiijasuufi6363 Ай бұрын
😭
@user-eo9dj6dt9y
@user-eo9dj6dt9y 27 күн бұрын
NINKAAS WAA IN MXKMD CAALAMO AH LA SAARAA LANA XIRAA WELIBA WUXUU MIDANAYAA WAQTI DHEER maadaama uu rag badan u shirqoolay oo ay kufsi wadareed sameeyeen😅 Shareecada islaamkana waa dil kufsigu Haduu guur soo marin xataa waa dil Ninkaas dacwad halagu furo Dhamaan daalimiintii dilka iyo dhaca iyo kufsiga ka geystey dalka Waa in laga aargoostaa oo sharciga lagu caburiyaa daalimiinta mooryaanta dalka iyo dadka iyo diintaba ku xadgudbey
@MuuseMaxamad.suubaan-jo6sz
@MuuseMaxamad.suubaan-jo6sz 27 күн бұрын
Daahirow.walaal.ilaHey.waxaan.kaaga.barysyaa.cimri.dheeri.iyo.caaimaad.sababtoo.ah.umada.shaqo.fiican.ayaad.umada.uheysaa.ilaahey.haidinla.garab.galo.walaahi.majirto.maxkamadaada.mid.lamida.majirtoilaahey.maxkadiina.haka.dhigomida.soomaaliya.cadaaladooda.horseedomaxkada.sare.inuu.kkadhigogarsooehiisa.i.dahir.
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 Ай бұрын
Islaantaan iyo dadka ay Eedda u heysado halmar may wada hadlaan oo midba mar aan maqalno
@user-rq2ti3fc7f
@user-rq2ti3fc7f Ай бұрын
Sheekadan iyo ilinta libaaxa waxaakudhaqmo dadka qurbaha taga waaba dhaqankooda haday saxantahay reerkooda maxay ugusheegiweysay.ayada raali ka aheed
@abdullahimalin7883
@abdullahimalin7883 Ай бұрын
@@user-rq2ti3fc7f YOUR RIGHT
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Naa maad iska cafisid. Inaadeer qabiil.ood ilsshay ajar weyn ka dalbatid iyo jano.
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 Ай бұрын
Ninkaa iyo intii dambigaa ku welusay cafis uuma qalmaan waa in maxkamad lasoo taago oo xabsi daa'im lagu xukumo
@hubantichannel3476
@hubantichannel3476 Ай бұрын
Ninka bahal u ek miyaa ku kufsaday waa wax laga xumaado
@XXx-xp8ll
@XXx-xp8ll Ай бұрын
Looyar waxba ma qaban karo, cadeyn ama marqaati la'aan. Sababtana qofka eedeysanahana waa inkiraa. Af af ku taag ma soconeyso.
@hyusuf2207
@hyusuf2207 Ай бұрын
Maxaad Canada dawlada uga dacwayn wayday ??
@abdullahimalin7883
@abdullahimalin7883 Ай бұрын
@@hyusuf2207 CANADA IT'S NOT LIKE USA .OO DADKA WAALAN like QOFTAAN OOKALE MABA KUSII JIRTO.
@hyusuf2207
@hyusuf2207 Ай бұрын
@@abdullahimalin7883 ayada Canada majoogto hadaan fahmay shaqo dheer baa laha qaban lahaa ninkaas
@AhmedMohamed-uf9bx
@AhmedMohamed-uf9bx Ай бұрын
Cadeeyn ayaa larabaa kiis cadeeyn la,aan aha lama qaadikaro
@Halima-jg4em
@Halima-jg4em Ай бұрын
Shugri adiga kuguma dhiciin naa amus xishoodlaay
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 23 күн бұрын
Waa Habar xun oo waalan.Dahir xalasoo o mooryaan Habargidir ah ayeey caddaaalad ugutimid😂😂😂😂😂
@YuusufAaadan
@YuusufAaadan Ай бұрын
Sorry hooyo mnc
@ifrahfarah5143
@ifrahfarah5143 Ай бұрын
U❤😊😊😊😊😊😅😮😮😂❤😊😊😊😊😊😅😅😮😮😮😢😢🎉😂😂❤❤❤😊😊😊😊😊😊😅😅😮😮😢😢😢🎉🎉🎉😂❤❤
@AbdiSheik-rl8sj
@AbdiSheik-rl8sj Ай бұрын
Daahirow waagaas gabdhaha waa la kufsan jiray waa xiligii farmaajo iyo ay gabdhaha kufsan jireen maykal jiis iyo ina Dhabi's kii mareexaan walaalow gabadhaan haloo hiiliyo
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 Ай бұрын
38 years the case. Was expired. Mom rhe cas was when and where and how rhe case happened. Mome the you are the party and dirinking and now you are claiming. You were raped. The case was false. Why you are there.
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 24 күн бұрын
Ma aqaano dada kugu so dacowoda qof wax bartay kuma imankaro daahir adiga dacwo ku jira oo wali jiray sida alshabaab
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 24 күн бұрын
Tnks
@abdifarah5875
@abdifarah5875 Ай бұрын
War Iska fahma , islaantan dadkiwaxa kyu sameeyey kuli good wa wada madax weyna cabsanaysa. Iska fahma sooaliyey wa la tooganya iska fahma horay a wey ku sheegtay wana Sababta looga ilaaliyey the public iska fahma , don’t be maryoolay we are 21st century
@haania2495
@haania2495 Ай бұрын
Hanoolaatana bal fiiriya dulmiga uu sameeyay Subhanallah
@ahmeddeeq1965
@ahmeddeeq1965 Ай бұрын
Naa tugsi aa aday adoo sharafti abgaal kudhelaayo
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Habrtani 70sano jirka ah Hospital ayey ku jir italy waana naag xanuunsan
@Muscab2
@Muscab2 Ай бұрын
😅😅😅😅😅😅
@hawamohamed6169
@hawamohamed6169 Ай бұрын
Awelba waad qarsatay ee hadana iska dhaaf hadaadan sheegeynin hadana iska aamus
@axmedhassan6167
@axmedhassan6167 26 күн бұрын
Abgaal yaa kugu yidhi somaali iyaaga ugu badan somali waxaa ugu badan harti iyo ogaadeen daarood
@user-oy1iv6gz6q
@user-oy1iv6gz6q Ай бұрын
30:48 Ameer ya rab sis
@abdifarah5875
@abdifarah5875 Ай бұрын
M/ farmajo aya ka mida aha islanta wey cabsanaysa in. La qaarijiyo
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Habrtani 70sano jirka ah ayaa leh 54baan jiraa waa isku dhexyaacdey waayo waa naag waalan
@IdirisAbiib
@IdirisAbiib 19 күн бұрын
Ani aya garanya
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Habrtani Waxa lagu ciyaaraya waa islaantani 70sano jir
@AhmedMohamed-uf9bx
@AhmedMohamed-uf9bx Ай бұрын
Adiga maxaa udifaacee ninkaas 😂
@user-qo5km9gs2u
@user-qo5km9gs2u Ай бұрын
Daahir. Anaa. Canada. Joogaa. Reer. Ciimaan. Toronto. Ayaa. Degan. Yihiin. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Abti. Daahir. Qoftaan. Ninka. Kufsadey. Haloo. Guuriyo. Sidaan. U. Jeedo. Ninkaa. Rabtaa. Way. Ka. Heshey
@abdullahimalin7883
@abdullahimalin7883 Ай бұрын
@@user-qo5km9gs2u IT'S TRUE
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Aboowe kulahaa habrtani 70sano jirka Daahir doofaar Calasow ayey maanta hoos tageysaa
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Habrtani 70sano jirka waaye waana naag waalan daahir calasow ayey hoos tagtey
@user-qo5km9gs2u
@user-qo5km9gs2u Ай бұрын
Abti. Daahir. Qoftaan. Ninkaa. Rabtaa. Halagu. Daro. Way. Ka. Heshey
@Towxiid-xi5pm
@Towxiid-xi5pm Ай бұрын
Nabsi ha gelin wll is xisaabi
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Ай бұрын
Ilahay ba xaqa sorah
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Ай бұрын
BAL MEY ISKA AAMUSTO WAA 60 JIR!! UBADKEEDA INAY IXTIRAAMTO AYAA WACNEYD!! WAA WAX LASOO DHAAFAY!!! SIDAA AY U QARSATSY MARKII HORE DEE IMINKANA AYEEYO AYAAD TAHAY! MAXAA HADHAY!!!?
@Suldaan-Maakhiri
@Suldaan-Maakhiri Ай бұрын
Sabab maxay u aamusay wll waa hooyo dulman oo Dadkii dhibay dance ku jiraane, caddaalad fiiri, ilaa dhowr sanno ayay ka hadlaysay ugu yaraan ninku cafis Haka dalbado
@niyaaladem
@niyaaladem Ай бұрын
Hadii ku kugu dhici laheyd hadalkaan hadal ka duwan ayaad ku hadli laheyd.
@Sadgirl12386
@Sadgirl12386 Ай бұрын
Ilhy ka cabso wllo hdysan dhibkas adi kugu dhicin haku digan hooyadas ma dareemi kartid xanuunka ay soo martay iyo siday qalbiga uga gubanayso
@sadia3718
@sadia3718 Ай бұрын
Nafteedii iyo sharafteedii buu kuxad gudbay sideey u aamustaa
@abdullahimalin7883
@abdullahimalin7883 Ай бұрын
@@shukri114mohammed2 QOFTA XOOGAA WAA MENTAL SIDAA ULASOCO
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Naagtani marna waxey sheegataa Xawaadle waa naag waalan oo hadda Daahir doofaar Calasow hoos tagtey
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН
哈莉奎因以为小丑不爱她了#joker #cosplay #Harriet Quinn
00:22
佐助与鸣人
Рет қаралды 9 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,6 МЛН
ADKATAY: MAXKAMADA DAHIR OO KISKI OGU ADKA CAWA QABATAY
42:01
Somali Tik Tok
Рет қаралды 21 М.
FARXAD RAGII KUFSADAY MAMA SAAFI WAALA WADA HELAY ALXM💪
34:18
Aliya henna🥰🥰
Рет қаралды 3,4 М.
YAA KA JABSADAY SHAMUUREY CIWANKISA?
28:53
Somali Tik Tok
Рет қаралды 42 М.
OGU DAMBEYN OOMAR BARBAR OO KA HADLAY DHIBTA LOO GAYSTAY
11:18
Somali Tik Tok
Рет қаралды 4 М.
MAXKAMADA OO TARTAN SIISAY MADAXWEYNAYASHA SOMALIYED
34:45
Somali Tik Tok
Рет қаралды 3,8 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН