No video

SOMALIWEYN | HEES MUCJISO AH OO JIGJIGA LAGA SOO DIRAY | 2019.

  Рет қаралды 904,647

SSTV

SSTV

Күн бұрын

SSTV is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News, Videos covering, News in Business, Politics, Entertainment and technology.

Пікірлер: 1 400
@SSTV2
@SSTV2 5 жыл бұрын
*Qoraalka Midhaha Heesta* ●Soomaalaay xudhleeyay ●Soomaalaay xagaaf badan ●Soomaalaay is xaaqay ●Caalamkoo xidigihiyo ●Tagay meela xaamiya ●Xinjirteeda uun quba ●Somalaay xintiriyaaay ●Xagjiriin ubadaneey ●Soomaalaay xafleeyaay ●Xunba dagagar moodaay ●Xumaanteeda oo qudha ●Soomaalaay u xoog badan ●Xamar iyo hargaysiyo ●Xuduntaa jigjiga iyo ●Xeebaha jabuutiya ●Gaarisiyo xariirteed ●Somalidan kukala xayan ●Shantan xera maqleedtolow ●Yaa kala xaseeyoo ●Xayn daab ku kala xidhay ●Diin Xaqnimo ku xoog badan ●Dhaqan aad u xeel dheer ●Luuqad lagu xisaabtamo ●Soomaalaay is xagatooy ●Maxishootadiiyeey ●Xubin baan ka wadanahay ●Xorshosh noqoshadaydaay ●Somaalidan lakala xaday ●Inba dawlad lagu xidhay ●Ee xeer wadaagiyo ●Xidhiidhkay lahaayeen ●Xaqiiqdii lakala jaray ●Ayaan anigu ka xumahay ●Xarweeyaan qabyaaladi ●Umad ay xushaan dagin ●Beel beel kuxooniyo ●Xabad iyo rasaasiyo ●Intaan qumac la xeernahay ●Een qabyaalad xidhanahay ●Xaashaa lilaahiye ●Xigsin aynu maaliyo ●Miyaad dawlad xoog badan ●Xaqiiqdii sugaysaan ●Somaalaay xiljeceleey ●Xagashiyo boqnaha iyo ●Xididada isgooyaay ●Mareegteeda xidhatooy ●Xaqiraada badaniyo ●Xiqdigaa ku loogaye ●Xusuustaada dib u eeg
@abdirisaknur137
@abdirisaknur137 5 жыл бұрын
MarkAan ookala waaan is ooyaa😴 waaayo dad isku diin,luqad, dhaqan iyo midab wadaago ayaanu nahay hadana waxba qabsan karin.🇸🇴♥️
@umuikhlasmohamed2202
@umuikhlasmohamed2202 5 жыл бұрын
SSTV Somali runtii wey itabathey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 somalia mabdaceedu wuxu noqdey qabiil axaxaxax
@bicirboy
@bicirboy 5 жыл бұрын
SSTV Somali thanks mansha allah
@mamarijalkitchens7619
@mamarijalkitchens7619 5 жыл бұрын
Thank u so much my dear for sharing nice song i like it 🤝🏻🤝🏻🤝🏻🤝🏻🌷😍
@barlinosmaan545
@barlinosmaan545 4 жыл бұрын
Sstv waad waanagsanyihiin lkn hada idinkama heelin.
@caweyskaxarago3778
@caweyskaxarago3778 5 жыл бұрын
From JIGJIGA I love Somaliweyn Wan Xoroobi Inshalah
@Waarre
@Waarre 5 жыл бұрын
Inshaa Allaah libaaxyo somalinimadu kuweyn tahay😍
@mohamedsulayman2340
@mohamedsulayman2340 4 жыл бұрын
Inshallah brother dhowaan weliba
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Maxaa laga xoroobayaa Ina aabow
@caweyskaxarago3778
@caweyskaxarago3778 4 жыл бұрын
Cadowga aan ku hoos jiro Inshalah
@maktoobyt2009
@maktoobyt2009 3 жыл бұрын
InshaAllah
@sakariyemustafe7945
@sakariyemustafe7945 5 жыл бұрын
inta jecel inay aragto soomaali weyn oo mida like
@nasteexoibraahim5729
@nasteexoibraahim5729 5 жыл бұрын
Alle ha ku dhawro like iyo wax ka badan ba waad leedahahay somali wayn alle ha inoo soo celiyo
@qamardekowgabow2292
@qamardekowgabow2292 4 жыл бұрын
Midnimo inshaAllah
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Long life Somaliland 💚💚💚⚪⚪⚪❤️❤️❤️
@user-zf9gd5tp9m
@user-zf9gd5tp9m 3 жыл бұрын
@@mahamedaden7237 Soomaali weyn 💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴
@awilali6755
@awilali6755 3 жыл бұрын
Lkn alle wuu awoodaa lkn waawaxmaskadeenakaweyn arintaa
@rafaqidba4811
@rafaqidba4811 5 жыл бұрын
From Garissa 🇸🇴caday
@qureeshshariifabdi867
@qureeshshariifabdi867 5 жыл бұрын
Guuuuuuulll somali kulugod
@salimmohamed6947
@salimmohamed6947 5 жыл бұрын
Griisa caday 💋💋💋
@salimmohamed6947
@salimmohamed6947 5 жыл бұрын
Garissa ayo harerrta
@yasminadam2262
@yasminadam2262 3 жыл бұрын
🥰🥰
@abdifatahomar5036
@abdifatahomar5036 5 жыл бұрын
Somali galbeed inay yihiin dadka ugu jecel inay somali midawdo weye allow namidee ya rabi
@amiirkasanadka8909
@amiirkasanadka8909 5 жыл бұрын
xaqiiq taasaan been ahyn somalinimo wax aan ka jecelnahy kuna doorsano malihin bro somali ha israacdo
@abdikarinbuuqay9974
@abdikarinbuuqay9974 5 жыл бұрын
Qiiro ayey ledahay lkn ani dumar bn ahy wx uma qbn kro wan jclhy in aan arko midnimadooda iyo frxdooda dhac iyo dil qoray iyo mindine jrn
@zamzamabdi8509
@zamzamabdi8509 5 жыл бұрын
Soomaali
@omarhaj8375
@omarhaj8375 5 жыл бұрын
@@abdikarinbuuqay9974 inshaa Allaah waa kabaxaynaa
@soomalimidnimowadajir5688
@soomalimidnimowadajir5688 5 жыл бұрын
Ameen Ya Rabb 💖🇸🇴💕🇸🇴
@amiirkasanadka8909
@amiirkasanadka8909 5 жыл бұрын
Anagu hadaan reer jigjiga nahay somali waan jecelnahay cadowga ethiopia unbaa na haysta mooyee somali inay is raacdo wxn ka jclnahy malahan 5 somali aloow mideee
@aahmed3879
@aahmed3879 5 жыл бұрын
Wlhy sxb xaadeyda ayaad dhaqaajisay been kuma dharanaaye rabi haino rumeeyo ducada sxb anagana aan dadaalno hadaan nahay dhalinyarada
@amiirkasanadka8909
@amiirkasanadka8909 5 жыл бұрын
@@aahmed3879 sxb insha allah waan kabaxaynaa gumaysiga somalina way israaci doontaa shanta somaliyeed Dad isku dhaqan ah isku dhiig ah hadana Kala qaybsan ilahay haisku keen keeno ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@rapileeilix1677
@rapileeilix1677 5 жыл бұрын
Sxb Ethiopia insha Allah mardhow aya kabaxaysan
@qanciyeproduction
@qanciyeproduction 5 жыл бұрын
@@amiirkasanadka8909 MACNAHA DHABTA AH DAD AYA IGA MAQAN LAKIN DAL IGAMA MAQNO 9 GOBOL DADKA JOGA NOGA QIMA BADAN
@deeqcadexl
@deeqcadexl 5 жыл бұрын
amiirka sanadka sina kuma kala go.eeyno waxaan nahay dad isku dhiig iyo dhaqana
@mustafaahmed257
@mustafaahmed257 5 жыл бұрын
inta ila aragtay inay reer jijiga soo socdaan liketa ii saar
@grakblack2651
@grakblack2651 5 жыл бұрын
Awal xagay jireen my diot brother?
@mustafaahmed257
@mustafaahmed257 5 жыл бұрын
@@grakblack2651 jiilkii horaa qaldanaa jiilka sadexaad yaa wax fahmay lol.....
@axmedcynte8723
@axmedcynte8723 5 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 jigjiga calankedi ayay dib uhelaysaa ilahay idanki mana foga wakhtigasi oo hadaba jidadka iyo faras magaalaha ayuu dul baba nayaa 🇸🇴
@sumayomohamed1489
@sumayomohamed1489 5 жыл бұрын
Somalay isxagato maxishoto maxaakawadaan
@shamsocabdulaahimohamed9904
@shamsocabdulaahimohamed9904 5 жыл бұрын
P0
@muusehaarun7000
@muusehaarun7000 5 жыл бұрын
heestan waa hesta ugu shidan inta jacayl 5 somali ino midowdo gacanta taga
@danni5972
@danni5972 5 жыл бұрын
@sundusahmed7837
@sundusahmed7837 4 жыл бұрын
☝️wlhi hadaan midoobi lahayn Inagaa ka horayn lahyn ethopia iyo kenyada xun oo soomali isku dira
@carebahmed2321
@carebahmed2321 5 жыл бұрын
ree jigjiga hadaan nahay somaalinimadu way nagu wayntahay guumaysiga na haysto dad aan ogahaybaa u jeel qabee yaa nagu badala 😂😂😂
@maryantinle3350
@maryantinle3350 5 жыл бұрын
Waa reer hargaysa waxa gumaysiga raba
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
War Somalidi habarba kudhacaye aynu ducaysano bal Maryan waxan waydinay Hargaysa magumaysta haysta xabbti mise cudurka kuhaya ku waxyodayo kule hargaysa gumaysta haysta
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
Maryan tiinay tell me quruxay gumaysiga jooga mise bukanka kayedhsinaya wa nasibdaro haday wacyigalintasi gumariwayeday oo ad wali waxdurayso Subxanalah
@zakiadde9872
@zakiadde9872 5 жыл бұрын
Suaal ayaan idin weydiina wllyl midaas waa magaca somalia managa dhexeeya mise waad noogu timaadeen Ifahnsiiya wllyl please
@rahmaali2050
@rahmaali2050 5 жыл бұрын
XaYu Careb ninyohow intad dur xulka kuhadlayso gumaysiga idinhaysta wa Daafi qudhunleye ee udhimo dhulkaga kolay bidhi qaate Somaliyad tahayo nafmalihide sobaxba laleeyahayo sacabka leefaysa xafashi qadhmunba kuhaysto markasad doloka hilacaysa
@simeh9612
@simeh9612 5 жыл бұрын
Beautiful Somali people where ever they are . First step of unity and strength. VIiva Somaliweyn. -- The new Somali generation vision and power
@tomaszo1797
@tomaszo1797 3 жыл бұрын
I WISH THEM THE BEST FROM POLAND
@tanker1233
@tanker1233 2 жыл бұрын
@@tomaszo1797 thanks brother
@adenmiguel8071
@adenmiguel8071 2 жыл бұрын
Wukk
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 жыл бұрын
from Hargeysa" mashallah Hees mudan qiiro Somaaaaaaaaaaaaaalaaaaaaaaaay dhibka dhaaaaaaaaaaaafa 😭😭😭😭😭😭😭 Dulmigana iska dhaafa cjb Thanks walal #SSTV
@galolgundowayndhaladkahagy2197
@galolgundowayndhaladkahagy2197 5 жыл бұрын
from Hargysah I Love You Shanta soomaliyeed ilahay Haa isku Keen Mideeyo Ilahay qulubteena haa mideeyo Qal biyadenana Ha isku galiyo jacayl aaaaaaaamiiin aaaaaaamiin
@calicabdicali1296
@calicabdicali1296 5 жыл бұрын
dhaladkii SLN hormuudka Isbadal donkah aaamiin aamiin
@khushi7859
@khushi7859 5 жыл бұрын
Aamiin wll walahi anagu walalahen waqoyi wan jecelnahay gobol kasto oo aan kakala soconno
@rstvofficialchannel2994
@rstvofficialchannel2994 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin thanks from jijiga
@lla3531
@lla3531 4 жыл бұрын
Aamin yaa rabiinta xanaqsana way soo laaban
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Soomaali midoobi maysee ee Ilahay Hargaysa iyo Jamhuuriyada barakaysan ha guuleeyo oo nabada haw siyaadiyo
@asmomuqtar9175
@asmomuqtar9175 5 жыл бұрын
M.a allow somaliya noo dhowr 🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲inta Somalia jcl Like i ha iisaro 💖❤❤❤
@abdirisakabdisaid7219
@abdirisakabdisaid7219 5 жыл бұрын
Like ihaiisarointasomaliajcI
@hamdihassan3614
@hamdihassan3614 5 жыл бұрын
💙🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@cabdulahimalow7800
@cabdulahimalow7800 5 жыл бұрын
Cabdulahi
@ayan5482
@ayan5482 5 жыл бұрын
Asmo Muqtar iPhone post to Twitter
@omarhaj8375
@omarhaj8375 5 жыл бұрын
Ameen sis.
@NOGOBAAWI
@NOGOBAAWI 5 жыл бұрын
Walee Soomaali baan ahay Somali one love
@Qaliuroon
@Qaliuroon 5 жыл бұрын
Somali is raacday baan ku riyoodaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 5 жыл бұрын
Xamar iyo hargueisa xunduta jiigjiga iyo xebaha djabuti gaarisa nice song noolada reer jiigjiga somaliniimo ku wayntahay
@iqronatasha9146
@iqronatasha9146 5 жыл бұрын
🤩🤩🤩
@bashirwehliae8547
@bashirwehliae8547 5 жыл бұрын
Somali weyn inta qalbiga ku heysa.allaha sharfo.reer jig jiga.waan idin jecel nahay.dib baan iskugu soo noqon insha.allah.amaanada illah ku jooga.aamin
@abdihassan894
@abdihassan894 5 жыл бұрын
Waar somalida ethiopia Somalia kama dirsana waligeedna ka meey tirsaneen ee stop dreaming inta yar ee Somalia lagu sheego isku keeno xoreeya. Somaliland na waligeed ma soo noqonayso insha Allah
@officialmurtimawelo8999
@officialmurtimawelo8999 5 жыл бұрын
😭😭😭 Wadani Qof Ah Baa Garan Kara Waxii Dhiiglow Kaca 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Shanta Somalia 🇸🇴
@fatxieapdihakim6918
@fatxieapdihakim6918 5 жыл бұрын
5 somaliyeed Allaha mideeyo Walaltinimadodina Allaha so celsho inshaa Allaah Yaa igu racsan asxabta 5💙💚💛💜❤
@pureheart3552
@pureheart3552 5 жыл бұрын
fatxi Eapdihakim riyo ayd ku jirta
@abdihassan894
@abdihassan894 5 жыл бұрын
Shan iska dhaafo muqdisho iyo meelaha ku dhow mideed somaliyeey waad iska boodaan uun you don't know what step by step is nacala reer badiyaha tihiin ku yaal kkkk
@karinaali63
@karinaali63 5 жыл бұрын
Good job Somalia ha nolato waligad koxodaan kalaxinhin jijag nolow Ogaden walig nolow Ogaden I love you
@whome4851
@whome4851 5 жыл бұрын
viva shanta Soomaalia love from ogadenia
@suboy9380
@suboy9380 5 жыл бұрын
One love Somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌🏾✌🏾✌🏾✌🏾✊🏾✊🏾✊🏾🙌🏾
@maandeeqbeauty7837
@maandeeqbeauty7837 5 жыл бұрын
Woow,Inaba caadi mahan masha Allah reer,jigjiga,dad an jeclhy guuleysta
@wilkacaseabdisalam7342
@wilkacaseabdisalam7342 5 жыл бұрын
Som Beauty wilkacase
@inaahmed1428
@inaahmed1428 5 жыл бұрын
Wlhi wan ooyay 1000 mara hadan kuso cesh ceshto kama dhargaayo wlhi wayo waxey xabarsantahy xigmad iyo cod aad umac guuul walaalaheyn reer jigjiga
@maryanhoshow9990
@maryanhoshow9990 5 жыл бұрын
Manto waan ku soo ceshaan ilin ayeey iga keentay maba qiyasi karo darenkeyga sideey u bedesha i noloda jexeeygi midigeey reer jig jig guul iyo gobnimo igu nolada hamblyo madaxweyna cusub mustaf cag jar guul ayaan ku rajeynaa insha allah
@mamudmaashaaallaah6516
@mamudmaashaaallaah6516 5 жыл бұрын
🇬🇶🇸🇴🇸🇴🇬🇶🇬🇶,🇩🇯🇩🇯🙌🙌🙌🙌
@hussnyjubat8570
@hussnyjubat8570 5 жыл бұрын
Mashaallah..... Reer garissa likta iguqabta
@rafaqidba4811
@rafaqidba4811 5 жыл бұрын
From garissa
@almassamin3605
@almassamin3605 5 жыл бұрын
Frm Garissa
@abdifatahnouraden3304
@abdifatahnouraden3304 5 жыл бұрын
Wxn idinka soo salaamayaa hargaysa Dadka ku nool magaalada aan ku soo qaatay 2004-2011 garrissa Buulo sunna school abu-bayda xasuus . Salama kila mutu ku isha waqooyi bari kenya (north eastern) garrisa mandhera wajeer dhagax laay iwm. Waqti waqtiyada ka mid ah waan imaaan INSHALLAAH
@abdifatahnur6155
@abdifatahnur6155 5 жыл бұрын
Somali mideysan Alow mar un inatus .Mugdisho Hargeisa Djbouti Garissa Jigjiga💪💪💪
@nimcoali4149
@nimcoali4149 5 жыл бұрын
@@rafaqidba4811 wds so
@abdikafarwarsame1365
@abdikafarwarsame1365 5 жыл бұрын
Walaahi waan ka qiirooda sida somalida is jecel lookala oodaaayo. Jigjiga somali dhalada iga dheh. Waxaa igu danbaysay 10/ 2016. . Jigjiga waan ku soo dalxiis tegidoona anoo calanka somaliwayn huwan.
@raqad4642
@raqad4642 5 жыл бұрын
Masha allah waa wiil dhalinyara oo maskax caafimad iyo xikmad leh allah siiyay thanks walaalo gumeysiga wayaanaha iyo kuukuunyada wan kaso ceshan NFD iyo Somali state insha allah and we will reunite
@mazcuudapdi1966
@mazcuudapdi1966 5 жыл бұрын
xumbo dharag moodaay xumaan teeda u xoog wyn walee bn mha Illah ha mideeyo one love reer jgjga frm mqdsho🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somali kla mrmi meyso wlee ayaga ayaa isku mqn cadow gana wuuku mqn yhn Illah heeda leedahay
@hindiawardere4912
@hindiawardere4912 5 жыл бұрын
mansha alah heestn weygailmesay noolada amin inshaala soomaaliya wamid amin
@ismailomarfarah9585
@ismailomarfarah9585 5 жыл бұрын
Mazcuud Apdi xumbo dharag moodaay maaha waa xumbo dagagar moodaay nacamtii meel la qabsado moodaay
@xasansantooni7729
@xasansantooni7729 5 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xasansantooni7729
@xasansantooni7729 5 жыл бұрын
🏳🏳🏳🏳🏳🏳🏳🏳🏳🏳🏳🏳🏳🏳🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xasansantooni7729
@xasansantooni7729 5 жыл бұрын
👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ibrahimsigad1571
@ibrahimsigad1571 3 ай бұрын
That is the true map of Somalia. I love that and I hope our dream will become true. May Allah bless you.
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 5 жыл бұрын
Somaliya waaa 1 no qabyaalad noo is neceb waxaa kuu cadeyneyso heestan qurux da badan reer jigjiga ugu tala galen dadkooda somali is ma necbo ee waa lagu kala dhex jiraaa runtii somali galbeed 😘😘 love from muqdisha
@musdafsheikhbarre7739
@musdafsheikhbarre7739 5 жыл бұрын
A brother from Northeastern, I love this song. Love Somali Mohamed ❤️
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@qalnjdacolyahan6739
@qalnjdacolyahan6739 5 жыл бұрын
Inta ree jigjiga ila jecel like igu sharaf
@abdifatahgas
@abdifatahgas 5 жыл бұрын
Markaad ufiirsato falcelinta Soomaalidu kabixisay heestaan iyagoo gobol walba oo ay Soomaali dagto kasoo jeeda waxaad arkaysaa xaqiiqdii in Soomaalidu qalbiga kamidaysantahay balse ay balaayo kale faraha kula dhex jirto. Ilaahoow Soomaali midee, rajadu way qurux badantahay InShaAllah
@iqronatasha9146
@iqronatasha9146 5 жыл бұрын
Somalia hanolaato
@iqronatasha9146
@iqronatasha9146 5 жыл бұрын
😍😍😍😍
@iqronatasha9146
@iqronatasha9146 5 жыл бұрын
Miyaad dowlad xoogbadan sugaysaan
@ruweydahruweydah8048
@ruweydahruweydah8048 5 жыл бұрын
aamiin aamiin aamiin yaarabi
@deeqzi
@deeqzi 5 жыл бұрын
Somali waa mid dad yar oo dhibka lacag ku helaya ayaa inaka adkaaday
@abdikarimx8787
@abdikarimx8787 5 жыл бұрын
Eeboow,alahayoow mideey shanta somaliyed,aloow eeboow,hargaysa,jabuut, jigjiga, gaarisa iyo xamar iskukeen.somaliya hamidaawdo, haisraacaado.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙🇸🇴🇸🇴
@sareedo8184
@sareedo8184 5 жыл бұрын
😭Masha allah reer jigjiga nolaada waa runtiin wax waxnoo sheega ayaan ubaahanahay nolaada 🇸🇴👈
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 жыл бұрын
Wax wax idiin sheega maydaan waayine Quran Saar baad u baahan tihiin reer koonfur really hdkle xaal qaado,,,,
@sareedo8184
@sareedo8184 5 жыл бұрын
عبدالله إسماعيل Kkkkkk Ina adeer konfur keliya maha dhaman umada somaliyeed ayaa u baahan hakala reebin allaah caqliga hayno barakeeyo isku mid ayaan nahay
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 жыл бұрын
@@sareedo8184 Caqliga allah kaama Qaado walshy insha'allah khyr ku dambyn And also" سامحنا كم 👍
@futurefuture58
@futurefuture58 5 жыл бұрын
Song Somali from jigjiga beautiful
@alphocemaiya117
@alphocemaiya117 3 жыл бұрын
M,a💋🌹🌹🌺💗💓👌🖐🏼👍
@alphocemaiya117
@alphocemaiya117 3 жыл бұрын
0758205245
@bilanilkacasebilan8405
@bilanilkacasebilan8405 5 жыл бұрын
Ala ilmaa igatimid waalay
@fahmaali3542
@fahmaali3542 5 жыл бұрын
Kaligaa maahan abaayo anigaba waa iga timid
@hodanabdi6405
@hodanabdi6405 5 жыл бұрын
😰😭😭😭😰 wlahi hees Qiiro leh Allow soomaali midee
@aminaguleid4543
@aminaguleid4543 5 жыл бұрын
walhi wan ku qiirodey allow dadkeyga midee
@omarhaj8375
@omarhaj8375 5 жыл бұрын
Naga daa calooshaa na xanuujisay Germany baa joognaa Lkn walaahi qalbiyagu waa idinla joogaa
@zamiirhassan1469
@zamiirhassan1469 4 жыл бұрын
Hhhh fake baa
@aroneyare8792
@aroneyare8792 5 жыл бұрын
Viva somaliweyn gaar ahan somalida galbeed we love u somali meel walbo ey joogto allaha mideyo
@rapileeilix1677
@rapileeilix1677 5 жыл бұрын
Msha Allah hadiiba maanta jigjiga Somalia loga heesayo
@saynabmohamed8983
@saynabmohamed8983 5 жыл бұрын
Manshlhaa alhayow naamidaa
@rstvofficialchannel2994
@rstvofficialchannel2994 5 жыл бұрын
Wanka xumahay dadkayga lakala xidhay lkn wanku faraxsanahay in wadadii midnimada cagta lasaaray!!!!!!!
@timacade5638
@timacade5638 5 жыл бұрын
Run mise been midnimada riyo ayaan u arka kkkk hadaba lasii kala socda.
@salandol5534
@salandol5534 5 жыл бұрын
Midnimada soomaali waxay kudhaanto maleh
@halimaali5845
@halimaali5845 5 жыл бұрын
AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN
@rstvofficialchannel2994
@rstvofficialchannel2994 5 жыл бұрын
@@salandol5534 waruntaa thanks
@rstvofficialchannel2994
@rstvofficialchannel2994 5 жыл бұрын
@@timacade5638 NAFTA khayr usheeg way hagaagi 5 somalia wa mid
@shukriomar5871
@shukriomar5871 5 жыл бұрын
Maansha.alaah inaba caadi mahan xaqiiqday ka hadleen soomaaliweyn ha midoobaan aamiin
@ahmedjama2285
@ahmedjama2285 5 жыл бұрын
Wow viva asal somali weyn we lov somali stad
@qalilenasir3726
@qalilenasir3726 5 жыл бұрын
This is the only ppl ..who can save Somali soul...they don't have blood in their hands....Viva my somalihood family 5th region..ogadinian
@zakiirali577
@zakiirali577 5 жыл бұрын
Masha alaah wllo qalbi wangsn jiroo jooga
@fuadmahamud9660
@fuadmahamud9660 5 жыл бұрын
Salaan sare reer somali galbeed markaan tago somaliland inshaalah jigjigana waan tegi somali state madaxsare
@deqaroyal5883
@deqaroyal5883 5 жыл бұрын
Illaahow xamar nabaan kadhig aamiin
@caddemuuse3959
@caddemuuse3959 5 жыл бұрын
I M Proud soomaalia from puntland ilahaw dadkeena midee Aamiin I love reer jigjiga by cadde muuse🇸🇴❤
@nabadoonkahinkahin4091
@nabadoonkahinkahin4091 5 жыл бұрын
Inta Somali jecel ila dhawo
@suleimanabdullahi3022
@suleimanabdullahi3022 5 жыл бұрын
nabadoon kahin Kahin wadani aya taxay abowe
@suleimanabdullahi3022
@suleimanabdullahi3022 5 жыл бұрын
nabadoon kahin Kahin regeedi
@nabadoonkahinkahin4091
@nabadoonkahinkahin4091 5 жыл бұрын
Masul sare wan Nabd iyo furxad la kobi karin
@nimonor5520
@nimonor5520 5 жыл бұрын
Somliyeey Isxagatooy Maxishotadiiyeee Xubin Beynu Kawada Nahy Wale Beeen Mahaaa😭😭😭😭😭
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 5 жыл бұрын
We love you guys🌿🌿🌿💐💐🌿🌿🌿💐🌿🌿🌿👍👍👍👍💕💕💕💕
@fardowsosaidjama5100
@fardowsosaidjama5100 5 жыл бұрын
Inshallaah Somalia Guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@qanciyeproduction
@qanciyeproduction 5 жыл бұрын
DHIGENA GUUD AYA TAHIN WE LOVE MORE THAN ANY #ONE SOMALI REGION 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sahruujsaxardiid8065
@sahruujsaxardiid8065 5 жыл бұрын
""SOOMAALAAY IS XAGATOOY MAXISHATOODIYAY XUBIN BAAN KAWADA NAHAY""🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maxamedyusuf3224
@maxamedyusuf3224 5 жыл бұрын
Maxlshatoodlylsxagatooy
@alphocemaiya117
@alphocemaiya117 3 жыл бұрын
M,a🌺🌺🌹🌹
@nashaadnalka6234
@nashaadnalka6234 5 жыл бұрын
Somalia goormee is raaci doontaa......I am waiting insha allah one day it will happen....I love love love love love Somalis people...somaliya hanoolaatoh cadowgeeda hajabo bi.idnillah
@halbowle0187
@halbowle0187 7 ай бұрын
Insha Allah one day is one day maalin way dhici
@abdikarimmohamud6967
@abdikarimmohamud6967 5 жыл бұрын
I love Somalia best country in the world
@zekeriye7457
@zekeriye7457 5 жыл бұрын
Somalaay wlhi the best wadani song i had ever heard keep going Midnimo Band nolaada jira
@shukriyamohamedahmed8942
@shukriyamohamedahmed8942 5 жыл бұрын
Allahi reer somal iga dhaliyay aya mahadleh abwaan esh cala maskaxda allaha ku barakeyo💝💕
@mayoowbarre6727
@mayoowbarre6727 5 жыл бұрын
Insha allaaaah Mar uuun weey Midoobi doonaaan, 5ta Caasimadoood ee Somali weeyn
@adenissak1700
@adenissak1700 5 жыл бұрын
Somali guul iyo gobanimo
@iqronatasha9146
@iqronatasha9146 5 жыл бұрын
Alow xamar jecliya
@khadarcabdi8411
@khadarcabdi8411 4 жыл бұрын
Ja
@sagalmohamedhasanawalesaga2733
@sagalmohamedhasanawalesaga2733 5 жыл бұрын
Masha allh guuul somaliwen 🇸🇴💪
@soyaaalpi2953
@soyaaalpi2953 5 жыл бұрын
Walahi jiriroco anigoo dhan ugu jabjabtay heestaan maantay mida tagaan bay ka hadashay walahi allow🤲🤲 na soo hanuuni
@saahidsaed4779
@saahidsaed4779 5 жыл бұрын
*Reer Soomali State Haday kasoo shaqeeyaan isku keenida Soomali wayn waxaa hubaal ah in dib loo helayo qaran soomaliyeed, insha Allahu tacaalla*
@rstvofficialchannel2994
@rstvofficialchannel2994 5 жыл бұрын
Waaaw somalia one allow midee dadkayga way way way
@farah2403
@farah2403 5 жыл бұрын
Anoosoomaaliya gaar ahaan reer SSC aadbaan u farxaa markaan SSTATE ARKO
@Hasaam930
@Hasaam930 5 жыл бұрын
Wlhy haadan nahnay somali galbeed midnimada waan radinayna ileen anaga ubuurburtay allow namidee amiin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Calankaas ayaa nimeedeya shantiiyeey
@maslahmohamedaddow3497
@maslahmohamedaddow3497 5 жыл бұрын
Amiin wll
@rahmafarah8162
@rahmafarah8162 5 жыл бұрын
illaahow adna waaxidu axadee awood iyo quwadna Lehee yaa arxama raaximiin illaahow ummada soomaaliyeed kayeel qalbi waaxid yaa arxama raaximiin
@sumeya7887
@sumeya7887 5 жыл бұрын
allow somali mideey amiin amiin❤️
@hanaanqurux92
@hanaanqurux92 5 жыл бұрын
somali galabeda ad baan idin jacelahay Wlhi jiraa Oo jooga😭😭😭😭😭😭😭😭
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 5 жыл бұрын
Bishaan bisheedi la isma lahayn Jigjiga iyo Dirirdhabe ayaa Soomaali weyn looga heesayaa. Maantana waa tan shucladdii Soomaali weyn ka shidan tahay! Marka Ilaah waxba lama aha in bishaan bisheeda kale aan aragno Soomaali oo mid ah. Qalbiga khayr ha loo sheego, ha la dadaalo, Allena ha la talo saarto.
@abdalaakhyaar7587
@abdalaakhyaar7587 5 жыл бұрын
Ilaaheeyoow Quluubta umada Soomaaliyeed mideey😭
@garadadde4771
@garadadde4771 5 жыл бұрын
Man sha Allah dadka somaliyeed waa hal jinsi alla dadkeyga noo midee
@abdifataax3779
@abdifataax3779 5 жыл бұрын
From jigjiga waan jecelnahay 5 somalia
@nasrapuntish587
@nasrapuntish587 5 жыл бұрын
masha allh
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 5 жыл бұрын
HAAAAAAAH ALLAHAYOOW AAAMIIN KISMAAYO WAA LA DIYAAR 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@buraalemaxamudAraarso
@buraalemaxamudAraarso 5 жыл бұрын
Maansha.alaah inaba caadi mahan xaqiiqday ka hadleen soomaaliweyn ha midoobaan aamiin 🤲🤲
@hanoolaatomaankey2370
@hanoolaatomaankey2370 5 жыл бұрын
Waaaw maashaalaah ilaahow noowada gargaar
@moabdinasir8528
@moabdinasir8528 5 жыл бұрын
What A Remarkeble song😭🇸🇴😗 Love You Jigjiga And Am Missing To You😢
@asmafarah6633
@asmafarah6633 5 жыл бұрын
Alx asxabta halkan iga soducaysay malin dhawayd ilahay ducadini waa i aqbalay ee isobadiya idinkana waxasheceshihin ilahay haydin siyo
@saynabmahamed8229
@saynabmahamed8229 5 жыл бұрын
Asma Farah muradkaaga allaha kuu sahlo
@asmafarah6633
@asmafarah6633 5 жыл бұрын
@@saynabmahamed8229 amiin wllo
@sahraomar6872
@sahraomar6872 5 жыл бұрын
Asma Farah ilaahay khayr badan haku siiyo
@asmafarah6633
@asmafarah6633 5 жыл бұрын
@@sahraomar6872 amiin macanto dhamanten
@saahidsaed4779
@saahidsaed4779 5 жыл бұрын
Ducadii hore iga daba gay horta aan mid kaloo badan kuusoo biise
@albashirabdi9438
@albashirabdi9438 5 жыл бұрын
Allow somali mideey ☝
@saidnur2555
@saidnur2555 5 жыл бұрын
Anigu waxan ku farax sanahey is bedelka jigjiga ka dhacey wa kuwa calankii Somaliya xiran Somali wey so noo laaneysa insha Allah.
@TheRealVenomGaming
@TheRealVenomGaming 5 жыл бұрын
Mashalla mashalla Somalia is one nation viva
@faadumayusuf799
@faadumayusuf799 5 жыл бұрын
wow 👏 Hf kMasha Allah soomaaliya allow Midee inshaa
@hibaaqlibaax2108
@hibaaqlibaax2108 5 жыл бұрын
I.love soomaaliweeyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❣❣❣❣❣❣❣soomaaliweyn🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴❣❣❣❣❣❣❣🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇸🇴❣❣❣❣❣❣❣❣
@mohamedallasow2323
@mohamedallasow2323 5 жыл бұрын
Somaliwen hanolato ha is racdo hana guleysato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤👌👍
@mowliidshabeel4306
@mowliidshabeel4306 5 жыл бұрын
Runtii toos ayaan u ooyay dadkaan xages ku xabaal jireen. Qofkale ayaan noqday markii aan cabaar dhageystay wax ay ka hadlayaa dhalintaan waxaa moodaa dad garab daarleh allh noo xifidi ubaxa quruxda badan dhaab ayaa u ooyay dad bilaa damiir ah ayaa dhahay maxaad la ooday jamacad ayaa dhex joogay markii aan heestaan dhageystay xiisad ma qaada murug darteed from muqdisho I love all somaliweyn
@alihaji6601
@alihaji6601 5 жыл бұрын
Hees run sheeg ah ma iloobin galbeed iyo NFD midba
@hothohappyofficial6161
@hothohappyofficial6161 5 жыл бұрын
aad baan uga xumahay sida loo kala qayb qaybiyay somalia geesinimadooda ayyaaa cadaw ku noqoty gaaladii marky ka cabsaty saasay ugaraty somalia somaliland somalida itoobiya jabuuti somali kiiniya illahay hysukeeno aaaamiiin all somali ilove you
@abdiraxmaandjlove8988
@abdiraxmaandjlove8988 5 жыл бұрын
Somalia Hanolaato Nabada iyo Nolol insha allaah
@Mici_libaax
@Mici_libaax 5 жыл бұрын
Waxaan ku dhashay Somali galbeed khaasatan gobolka nogob hada waxaan ku noolahay Kuna Soo barbaaray caasimada umada somaaliyeed muqdishu somaaliyeey guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 5 жыл бұрын
Caaqil Fadxi wiil absame Mashallah illaheey ha idin ku xifdiyo walal
@salandol5534
@salandol5534 5 жыл бұрын
Odayga nabada soomaaliyeed marna ah madaxwaynaha umada soomaalida galbeed guul iyo gobonimo iyo midaynta umada soomaaliyeed kusoo caanbaxay madaxwayne mustafe maxamud cagjar guul iyo midnimo ku hogaami umada insha allah
@nabilhoussein5083
@nabilhoussein5083 5 жыл бұрын
Ilahay somalia nabad kuso celi amiin amiin amiin😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 5 жыл бұрын
Best wadani song run badana 💞🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💞
@fahadcadeh5764
@fahadcadeh5764 5 жыл бұрын
wlhi waan qiirooday somalia one love allow nabad iyo nolol iyo dawlada wacan
@Ifrah143
@Ifrah143 5 жыл бұрын
Allow. Soomaali. Mideey. Oo. Cadawga Ka saar. Yaa. Allah
@raqad4642
@raqad4642 5 жыл бұрын
Noolaada somaaliweyn meel kasta aad joogtan xamar, hargaysa, gaarisa, jabuuti, iyo jabuuti somali wa somaali gumeysi kala qeybintiisa yeelo mayno cadowgeena allah hajabiyo
@pureheart3552
@pureheart3552 5 жыл бұрын
Siham Qurux riyo ayd ku jirta
@pureheart3552
@pureheart3552 4 жыл бұрын
@Xiriirka Dunida Hooyada siilkedi ey ey dhalay
@khadijasaalah6108
@khadijasaalah6108 5 жыл бұрын
Masha Allaah Masha Allaah dadkayge illaahey hamideyo 5 Soomaali aamiiiiiin
@muatafa6949
@muatafa6949 5 жыл бұрын
Hesta waxa fahmi karo qof fahanisa sareyo sida aniga oo kle🙄🇸🇴
@amiirshekh7292
@amiirshekh7292 4 жыл бұрын
Maxey leyihin isoo fasar hee
@farahigal9159
@farahigal9159 5 жыл бұрын
I am sorry but I miss my country
@mohamedahmedismail9975
@mohamedahmedismail9975 5 жыл бұрын
Walaahay waa hees aad u qiimo badan. Ilaahoow somali midee somali ha noolto
@ibrahimshariif7411
@ibrahimshariif7411 5 жыл бұрын
wlhi waan qiira hooynayaa aniga somalina ayadaa iscuneeysaa wlhi ninkii dareen leh mataa wuu shaleeyteeynayaa hadana somali ayadaa qabiil iyo amindaro iyo khayano kabixila inteey socotana tasi xal lamagarayo imana maleeynayo somali ineey dad is amina noqoneeyso ilama ahan ani wayo waan fiiriyay somali nina nin dacad uma ahan markaa xegeey wax ka ha gagre 1 qabil 2 amindaro labadaa hadaa laiska deeyn lahaa meel waan gareeynaa hadiikale maya lkn aniga wlhi waxaan inagula dar darmi lahaa mosaliyeey iskadeeyna qabiil 2 amimdaro beenta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@xabibocabdilahi3523
@xabibocabdilahi3523 5 жыл бұрын
mujiso
Look at two different videos 😁 @karina-kola
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 15 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 1,4 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 10 МЛН
putland oo dil togasho ah ku fulisay 10 ka tirsan kooxda Al shabaab
5:48
HEESTII GALAD EE JIGJIGA STADIUM RUXDAY | HIBO UK | HD 2019.
10:15
X.D.SH.S.I Xisbigeenu Dhawr Xaalo Ma Ogola Kooxda Jarar Band 2018
8:12
ILHAAN LAKI MEDIA INC
Рет қаралды 205 М.
Look at two different videos 😁 @karina-kola
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 15 МЛН