Somgas waxay ka mid tahay shariikadaha guulaystay ee Somalida Cape Town

  Рет қаралды 41,229

Hereri Media

Hereri Media

Жыл бұрын

Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Пікірлер: 118
@abdifatahsupparka6843
@abdifatahsupparka6843 Жыл бұрын
Casharka ugu weyn ee muqaalkaan laga baran karo waa dulqaadka iyo sabarka, ilaahay wllkay ha u barakeeyo ganacsigiisa.
@Ali-xh4hg
@Ali-xh4hg Жыл бұрын
Amin Amin
@socdaal
@socdaal Жыл бұрын
Khadar abdirahman sida aan ka arkayo wareysiga waa shakhsi aad u wanaagsan oo somali jaceyl ka muuqdo ilaahay ganacsigisa ha u bulaaliyo hormar aduun iyo ku aakhiraba waan u rajeynayaa.
@daarali
@daarali Жыл бұрын
Alaha u barakeeyo qofka dadka qaraabada ugu dhow caawiye wuu guulaystaaa mar walb
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Жыл бұрын
Talented in businness for sure Somali people.
@somalirealdata997
@somalirealdata997 Жыл бұрын
I live in south africa with 3 month But my future to build a company Insha allah
@nasteha874
@nasteha874 Жыл бұрын
Aha😂may you n the 3 month live happily together 😅
@bezani
@bezani Жыл бұрын
@@nasteha874 lol behave
@fuadahmed6060
@fuadahmed6060 Жыл бұрын
@@nasteha874 Don't burn a brother like that yo 😂 😂 😂
@fridayversion4581
@fridayversion4581 Жыл бұрын
Good Lucky bro. Be safe inshallah
@shamsamohamed3502
@shamsamohamed3502 Жыл бұрын
Mashallah, Allah haku barakeyo shaqada mashallah wa muhim somalida inad utahay example .
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Hereri horey u soco sodaa barnaa mijka nabadgalyo
@theancientsancients1769
@theancientsancients1769 Жыл бұрын
Mashallah one of the best businessman personality I have seen on here who is a Somali .
@AntoineD.9483
@AntoineD.9483 Жыл бұрын
Mashallah khadar gul badan ayane ku rajaynaya Allah haku xafidoo
@bezani
@bezani Жыл бұрын
Mostly we only see negative videos/news from our ppl back home and abroad, but we need more success videos/interviews like this which gives us (the young generation) hope and motivation ie. If they can do it I can do it too! Thank you A/salaan🙏🏿
@Talent-inspiration
@Talent-inspiration Жыл бұрын
definitely we need to motivate positivity
@yuusufcabdilaahi9580
@yuusufcabdilaahi9580 7 ай бұрын
Masha Allah Ilaahey ganacsiga hakuu barakeeyo Mhadsnid Cabdisalaan hereri
@siciidlibaax3680
@siciidlibaax3680 Жыл бұрын
Siii wad Horimarka soomaalid dibadaha si Loo barto ka seexday iyo horimar sida dalka
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 Жыл бұрын
Guul Somalia 🇸🇴 mashallah
@mohamudaynaan2042
@mohamudaynaan2042 Жыл бұрын
This man has improved great goal that someone else takes longtime ,tolerate, effort and hardwork are symptoms the people who succeed.
@nasromaxamed5281
@nasromaxamed5281 Жыл бұрын
Mashalah wamahad santahay sida wanagsan anolo wadagto waxyabaha dhira galinta leeh شكرا الف
@husseinhussein466
@husseinhussein466 Жыл бұрын
Mashallah. Love my people
@vidasi7735
@vidasi7735 Жыл бұрын
Mansha allah , waa shaqsi dadaalay oo u samray ganacsigiisa Allah haw barakeeyo
@mohamedabdikarin6843
@mohamedabdikarin6843 Жыл бұрын
NOOSOO BADI GANACSIYADA SOOMAALIDA MAHADSANID 100
@MrAzizisse
@MrAzizisse Жыл бұрын
aad baan ubogaadinayaa walaalkaas horumarka gaaray. allaha ubarakeeyo masha alah ayaan lenahay wu dadaalay somaildana inay ku daydaan weeye. dalkaas dhibtiisu way badantahay koonfur afrika alaha ku nabadyeelo somaalida dhibta ka tagtay dhib kale ma qaadi karaan
@roodanuur2196
@roodanuur2196 Жыл бұрын
Well done man. I love he's Anwar. He learned himself most important and invaluable its patient with your self and your goals in life.
@Huda.999
@Huda.999 Жыл бұрын
Masha allah Alle ha u barakeeyo inta kalena ha ku daydaan
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Жыл бұрын
Som gas masha allah keep going 🙏
@abdirahimsh
@abdirahimsh Жыл бұрын
Inspiring story
@zakihussein9147
@zakihussein9147 Жыл бұрын
Maansha Allaah hore usocda
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Жыл бұрын
Mashalllla allle hakugu guuleeeyo
@khaledafrica8448
@khaledafrica8448 Жыл бұрын
Horta marka hore waan kusalamay hareri nin hore marka xigta xasan waan u hanbalyeynaya farxad na waxanoo ah inanu aragno somalida oo waddan kale ka samaynaysa Horumar m.a. xasan runtii somalida waxan odhankaraa indhaha ayuu ufuray lakin waxad moodaa inuu ganicsigisa somalida block kasaaray sida uu sheegay marka waxan odhan lahaa somalida halka kula joogta boosas kasii haddii ay suurtagal tahay Haday doonaan ganacsi kale hafurtaan wayo kaliga haysan maysid sidad adiguba isleedahay maalin uun baad daaqada ka baxaysaa taasina waa xeerka ganacsiga markaa xasanow halakaas noogu noqo.
@hsswill
@hsswill Жыл бұрын
Allaha kuu barakeeyo wll
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allah alaha business haubarakeeyo dhelinyarada kafaidaysatan haka dhigo
@XARIIRI_MEDIA-PRODUCTION
@XARIIRI_MEDIA-PRODUCTION Жыл бұрын
Mansha allah illahayoow u barakee
@RAAGSAALE
@RAAGSAALE Жыл бұрын
2009 ilaa iyo maanta 2023 Qof aan dulqaad aqoonin dunida meelna kuma nolaankaro. Runti ninkaasi dadaal badan buu galiyay si halkaa uumaanta joogo usoogaadho. Rafaad iyo kacaa kuf ku waa waxa dhadhanka usameeya guusha. Samirka hala badiyo inshallah meeshad hiigsanayso waadgaadhiye.
@Mass998
@Mass998 Жыл бұрын
Khadar sxb aad Ayaan kuu salaamayaa. Nin guulaystay.
@tayeeqlow2566
@tayeeqlow2566 Жыл бұрын
Hareri s Africa haka Soo tagin adiga OO barnaamijyo ka Soo diyaarinin Lesotho iyo Swasiland
@hadimohamed-fh6ml
@hadimohamed-fh6ml Жыл бұрын
Guuleyso adeer
@haliimomuse6662
@haliimomuse6662 Жыл бұрын
Masha allah
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 Жыл бұрын
MAALKA Alle Haw Barakeeyo
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 Жыл бұрын
Ninkani Waa qaybiye oo Shirkadaha waaweyn ayay u iibiyaan gaaska ay soo dejiyaan waana ganacsiyada ugu faaidada badan ee aan khasaaraha lahayn faaido mooyiye
@cabdiwahabcali4937
@cabdiwahabcali4937 Жыл бұрын
cabdi salaam ninkaas haddaan ushaqa tagi lahaaa tolow lambarkiisa yaa isiiya addis ababa ayaan kusuganhy hadda lkn reer hargysa ayaan ahy
@iidyuusuf3120
@iidyuusuf3120 Жыл бұрын
Ana jig jigaan jooga itoobiya waa eber saxiib soth African usocdaa oo laygaga horeeya gabadh aan lanbarkeda radinayo ooy edadayi dhashayi🙏🙏🙏
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Жыл бұрын
@@iidyuusuf3120 Huno Jijiga wad kasemyn kareyza business haka qusan
@iidyuusuf3120
@iidyuusuf3120 Жыл бұрын
@@Johnniedallas214 jig jiga waa magaalo xasid bayi noqotayi inaadeer ish
@ahmedhussein1774
@ahmedhussein1774 Жыл бұрын
Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
Good job 👍🏾
@alish2852
@alish2852 Жыл бұрын
MAASHAA ALLAH
@alikaffe1242
@alikaffe1242 Жыл бұрын
Qofkii rabo inaa isla shaqeesano waa isla shaqeesa karnaa waxaan hayaa qaas iyo bensin iyo iyo iyo iyo Masha Allah
@MH__1__MH
@MH__1__MH Жыл бұрын
Anaga dhan baa madow ah ugu yeera South African ka , hadii kle cunsurinimo bey noqon.
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Жыл бұрын
😂😂😂soomaalidu waa dad madabkooda madaw neceb
@Lacaso333
@Lacaso333 Жыл бұрын
Ninkan Waa Ree baadiye maanta dhan wuxuu kucelcelinayaa Nin Somali oo Meeshan aan gaaray wali gaaray majiro muhiim maaha hadaad halmar dhahdo kucelceliso teedakale wuxuu yidhi maalin Waa lagudhaawacayaa maalin Waa lagudhacayaa ee dulqaadka badi qofna ma oga inuu haduu maanta badbaaday bari badbaadi intii katagtay wadankaas allah ha amaansado intii kudhimatayna allah ha unaxariisto midkle wuxuu yidhi Waa nalasoodhaweeyay iyo cadaankaan lamid ahay sxipow meeshaas wadan maaha ee allah hakuugugargaaro
@imraxtrader
@imraxtrader Жыл бұрын
Masha'allaah
@faisalmohamud5959
@faisalmohamud5959 Жыл бұрын
Masha Allah
@callmehcadnan444
@callmehcadnan444 Жыл бұрын
Manshallah
@muusedheere7142
@muusedheere7142 Жыл бұрын
Mansh Allah
@guledmaxamed2529
@guledmaxamed2529 Жыл бұрын
Maashalah
@mohamettyuusef5129
@mohamettyuusef5129 Жыл бұрын
Somalia guul
@zakiabdalle2195
@zakiabdalle2195 Жыл бұрын
It's next to South africa somalis are here
@keysemohamad7961
@keysemohamad7961 Жыл бұрын
Masha alhu
@mukz6995
@mukz6995 Жыл бұрын
Maansha allah
@Hasnktal
@Hasnktal Жыл бұрын
Mashallah
@iidyuusuf3120
@iidyuusuf3120 Жыл бұрын
Abti meelo kale soosame🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@wizabdallah4294
@wizabdallah4294 Жыл бұрын
Dadkeena ilaahayow badbaadi
@cabdiwahabcali4937
@cabdiwahabcali4937 Жыл бұрын
wallaahi watsabkiisa wan jeclaan lahaa inaad isiiso
@zakiabdalle2195
@zakiabdalle2195 Жыл бұрын
Come botswana
@tayosiirdaacad3309
@tayosiirdaacad3309 Жыл бұрын
Adeer abdiraaq dee meesha sidaan uu tagi lahayan naga cawi
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Жыл бұрын
War soomaaliduba waa gibil madaw jirkeenu waa madaw alxamdulilah waxaan leenahay maadada Melanin oo jirkeena kubadan taas ayaa madaw nagadhigtay. Cadaanka iyo Carabta iyo shiinaysku waa cadcadyihiin oo MELANIN maleh ama waxyar ayey leeyihiin.
@AH78078
@AH78078 Жыл бұрын
Haha, Arabs and Chinese are not white, only Europeans, Canadians and Americans
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Жыл бұрын
@@AH78078 they are all pale, all white skinned. Compare the photos of the president of Egypt & president of China & prime minister of Japan & the prime minister of Canada, they are all pale fair skinned.
@xubimedia1060
@xubimedia1060 Жыл бұрын
Kusalinabigena the best person ever the most knoleged able and the most shine all created prophet muhmamad(( ❤🕋🤲🕋📿🕌scw❤👈))محمد صلي الله عليه وسلم🕋📿🤲🕋🕌❤🕋))☝️
@abdiazizwarsame3371
@abdiazizwarsame3371 Жыл бұрын
ASC. Cabdisalaan waxaad tahay nin na dal mariya waxaad tahay dhiiri giliyaha dad wenaha soomaaliyeed aad iyo aad ayaa wax badan kaaga faa’idnay mahad sanid.
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Dadka madow what a tosh the land belongs to the blacks
@abdinasirshhussein4866
@abdinasirshhussein4866 Жыл бұрын
Mashallaah rabbi ha kuu xafido shaqada
@iidyuusuf3120
@iidyuusuf3120 Жыл бұрын
Cabdi salaanow abti ku jecliyaa
@daadirmuxudin1828
@daadirmuxudin1828 Жыл бұрын
From 2008 to 2023.with out no visiting home is really painfull
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 Жыл бұрын
Aadie&aad
@rashidawad5825
@rashidawad5825 Жыл бұрын
WAA NATURLA GAS AMA BROPONE GAS SHAQO WACAN WAAN U HANBALYEYNAYAA WALAALKAN DERAJADA GAADHAY
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Жыл бұрын
HAAYE HAAYE HAAYE 😂😂😂😂😂😂
@cabdinajiib402
@cabdinajiib402 Жыл бұрын
GGG
@yonismohamed803
@yonismohamed803 Жыл бұрын
2bo cunsuri waayo kuwaan
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 Жыл бұрын
Sheekadaan wa is ku dhex karis Xogaa is faanis baa ka buuxa Iyo ka been sheegid xaalka dhabtaa Ee s.a
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 Жыл бұрын
Adon sides oran ayaa kafican udheh walalkaga soomaaliyeed mash allah
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 Жыл бұрын
@@aswanahmed5652 Ma been baa M.allh is ku dhahna Haddaba the taasu so danbi mhn
@abdirashiddirie3522
@abdirashiddirie3522 Жыл бұрын
Meeshaan wxaa ka socda calool isagu faan, anaa kaa calool wayn iyo tayda ayaa kaa wayn.
@user-eh8kw7kt6x
@user-eh8kw7kt6x Жыл бұрын
Ww
@hudayfisalah9886
@hudayfisalah9886 Жыл бұрын
Horta wan yabe somalida southAfrica joogta maxay dukamada u furtan ma shaqo kale ayuu garan wayey yaab
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 Жыл бұрын
Mash allah tabaraaka raxman ilahay haku barkeeyo aamin
@ahmedhagi7096
@ahmedhagi7096 Жыл бұрын
Hereri fadhlan, jacket-kaaga gadaasheeda si fiican isaga feerey.LOL.
@yusufahmed-re9vh
@yusufahmed-re9vh Жыл бұрын
Inteey wadankoodi soo dumiyeen ayeey meelkasta lataaganyihiin waxbaan horumar gaarnay,teedakale ninkan odayga ah waa dadaalay waxaanse jeclahay inuu miyiga kayimi ama uu tuulo joog ahaa ayaan qabaa waayo dadkaas waa dad indhacadeyska uu kubadanyahay waxooda waa shul ama shal kadibna keey ugasho weey uqaraxdaa,xaga faankana waa daliil
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Huno maxad asibtay aniga arkay rer miyi indha adegoda & isla weynida ku jirto
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 Жыл бұрын
Cajiib ilahay Somali afkoda haw qurxiyo Udheh mash allah
@HayatInspiration
@HayatInspiration Жыл бұрын
Dadka madowga Ayuu yidhi tollow isagu ma Cadaan Yurubiyaan ah baa mise waa Carab ?soomaalidu Waa dadka Kaliyah ee African Madow ah hadane dadka kale ee qaarada Africa Madoow ku tilmaama waa yaab waa dad cunsuriyiin ah Soomalida 😂😂😂
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Жыл бұрын
Waa dad madabkooda neceb😂😂😂xattaa cabdisalaan waa cunsuri madaw kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын
He is fearing Competition from fellow Somalis 😂😂😂, the rest of his accusations are huuhaa
@Dr.AliHashi
@Dr.AliHashi Жыл бұрын
youtube.com/@Dr.AliHashi
@Dr.AliHashi
@Dr.AliHashi Жыл бұрын
youtube.com/@Dr.AliHashi
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 Жыл бұрын
Somalidu waa tuug fikradaha xada oo khiyaamo badan aniga ayaa ganacsi inbadan kusoo jiray waxba hala yaabin ninkan hadalkiisa. Mida kalle shaqaalaha soomaalidu waa kuwa aduunka ugu dhaqanka xun ganacsiyada somalida kuwa horumarka u diidan waa iyaga
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Жыл бұрын
@@bashiirjeeni5358waa runtaa way isxaasidaan shaqaalahaaga ayaaba kuxaasidaya. Waxay ilaaween in ilaahey arzaaqda bixiyo oo ilaahay wax laweydiisto ladadaalo oo lasamro.
@lafaHore
@lafaHore Жыл бұрын
Ninkaan faan ayuu baabah nooga dhigay 😄
@abdulahiqasim9701
@abdulahiqasim9701 Жыл бұрын
haa nio waad ila ,aragrty hhh
@abdikhadarmohamed1762
@abdikhadarmohamed1762 Жыл бұрын
He should talk on behalf of the Company not himself
@ahmedmohamed-yp6un
@ahmedmohamed-yp6un Жыл бұрын
Xasid
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Жыл бұрын
He owns the company. Ilaahay ayaa siiyey alaha ubarakeeyo
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
Ninkan shekadiisa huuhaa badan iyo been baa ka buuxda,company sida u weyn iyo 4 dhaqaale Somali ah
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Жыл бұрын
Xaasid ayaad tahay. Ilaahbaa arzaaqda baxsha cidduu doonuu siiyaa maalka. Dadka haxaasidin. Ina adeerkay Uganda wuxuu kuleeyahay 22 gas stations ah mana xaasidin weligay sababtoo ah waxaan ogahay in ilaahay maalka cidduu doono siiyo.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
@@faridfarid6561 Naa jaahilad baad tahay South Africa dhimasho ayaa taal qofka shaqo u tagaana waa qof bilaa imaan, Anigu Yurub oo nabad ah baan jooga kuwii soo baxsaday baa halkan nala jooga, Nolosha ayaa ka qaalisan lacagta, jaahilad bilaa caqliga ah wuxu yidhi faidada ayaa ka badan dhibka waa benaale weeyi anigaygan oo aan dad badan ku laheyn south Africa, 6 wiil oo saxibaday ah o tagay 4 baa la dilay, jaahilad
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Жыл бұрын
@@dalaisacgibril5899 maraykan ba dhimasho ayaa taala meelkasta geeri iyo nolol waa taal
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Жыл бұрын
@@faridfarid6561 caqli xuma ku haysaa walaahi wadanka Yurub aan joogo walaahi gabadha ugu qurux badan haday dariiqa sexato walaahi nin uma dhawanayo, aduunyada UK, Canada iyo Maraykan ayaa dhib ka jira oo dadku waa hubaysanyihiin
@Ogaallmedia
@Ogaallmedia Жыл бұрын
5 qodob oo kuu suurto galinaya, guulo aadan waligaa ku hammin. kzfaq.info/get/bejne/g5p9qaZpysq2nqM.html
@calimoha_official
@calimoha_official Жыл бұрын
Welcome please 🙏 ☺ subscribes pesigacawi
@asmacali111
@asmacali111 Жыл бұрын
Masha allah
@ahmedbashiir1244
@ahmedbashiir1244 Жыл бұрын
Manshallah
@Ururshemadiai4523
@Ururshemadiai4523 Жыл бұрын
Mashalah
@lailaomer4066
@lailaomer4066 Жыл бұрын
Maansha Allah
СНЕЖКИ ЛЕТОМ?? #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН
NOLOSHA & BARWAAQADDA DOOLOW, SOMALIA!
12:36
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 20 М.
Maxay Somalidu ku hayaan South Africa? Waakan Gudomiye Cabdi Calas
18:44
Sheekooyinkii ugu layaabka badnaa Iyo Ugaaska Angola
20:29
Hereri Media
Рет қаралды 125 М.
Hudheel ku yaalla  Afrika oo habeenkii lagu seexdo 25000 oo Dollar
15:10
Hereri iyo South Africa Part 6
46:30
Universal TV
Рет қаралды 59 М.
СНЕЖКИ ЛЕТОМ?? #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 8 МЛН