No video

Soo dhawayntii sheikh Mustafe Xaaji ismaaciil ee Garoowe 2021

  Рет қаралды 90,264

Sheekh Mustafe Official Channel

Sheekh Mustafe Official Channel

3 жыл бұрын

SUBSCRIBE CHANNELKA :: KALANA SOCO MUXAADRAADKII UGU DANBEEYEY EE SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL
kzfaq.info...

Пікірлер: 495
@Yonisaj12
@Yonisaj12 3 жыл бұрын
I like and love all his knowledge of Islamic religion, other religions, our and other cultures and science. I want to be like him one day. Insha Allah
@maxamedosmail9172
@maxamedosmail9172 3 жыл бұрын
Sh.mustafe ilaahay dartiisan u jeclahay Waa shiikh noloshayda wax kabadalay🥰💞
@sahalduale7531
@sahalduale7531 3 жыл бұрын
Same here💞
@maxamedjaamac4798
@maxamedjaamac4798 2 жыл бұрын
Wlhy sidookle
@zepro7526
@zepro7526 3 жыл бұрын
This sheikh is one and only person who live today i wanny to see my eyes. Insha allah i'll see if i live my time 🥰
@Yonisaj12
@Yonisaj12 3 жыл бұрын
Me too
@makavelli8739
@makavelli8739 3 жыл бұрын
Insh allh sheikh mustafe is my uncle & friend ❤ alhamdulilah i see him everyday and its blessing 🥰
@Najma-Mohamed
@Najma-Mohamed 3 жыл бұрын
Me too!😩 May Allah make our dreams come true!
@Najma-Mohamed
@Najma-Mohamed 3 жыл бұрын
@@makavelli8739 bro you're so lucky!
@elma7797
@elma7797 3 жыл бұрын
Hadii kalena janada illahay ha i nagu kulmiyo dhamaanteen
@muslimbelal445
@muslimbelal445 3 жыл бұрын
when I feel depression and tired I listen this sheikh ,he's educated person masha Allah
@abdirahman2546
@abdirahman2546 3 жыл бұрын
i am also the same bro
@historynerd7549
@historynerd7549 3 жыл бұрын
Me too
@hibaqdiini8373
@hibaqdiini8373 3 жыл бұрын
Mzhallah Sheekh Mustafe X.ismacil Haarun Sidaanu Kuu Jecelnahay Illahay Hakuu Jeclaado🤲❣
@dekayoussoufdeka5967
@dekayoussoufdeka5967 3 жыл бұрын
Haaa waa run wlhi yaa rabi jana nagu kulmi
@hibaqdiini8373
@hibaqdiini8373 3 жыл бұрын
@@dekayoussoufdeka5967 Aamin wll
@caliziyaad1566
@caliziyaad1566 3 жыл бұрын
Aamiin 😍♥️♥️🤲🤲
@sucaadoqasim7898
@sucaadoqasim7898 3 жыл бұрын
Amiin yaa rabbi
@hibaqdiini8373
@hibaqdiini8373 3 жыл бұрын
@@caliziyaad1566 Aamin wll
@amiraabdi5012
@amiraabdi5012 3 жыл бұрын
Somali intay katiroleegtay wax kale oo ay isku raacsantay waa la waayay oo aan ahayn sheekh mustafe
@qanciyeqalbiqaran5276
@qanciyeqalbiqaran5276 3 жыл бұрын
MashaAllah Sheeqeena ilahay ha dhowro Sh. Mustafa X Ismaaciil iyo dhaammaan Culimadeena Soomaaliyeed sido kale Shacabka iyo Masuuliyiinta Maamulka Puntland ilahay Nabada iyo Caafimaadka ha u siyaadiyo.
@moadanliveshow6759
@moadanliveshow6759 3 жыл бұрын
Shakhsiga ugu jaceelka badan somalida. Aad baan u wada jecelnahay sheikh mustafa
@cabdirashiidmaxamed3663
@cabdirashiidmaxamed3663 3 жыл бұрын
Waxan jooga magalada hargaysa waligay sheekh ka mutadac ama isdhul dhig badan ma arag waxa ku jirta naf ilahay jecelyahay Jimca walba masjidkiisa wu naga buuxsama Ilahay ha dayo sheekha
@cabdallahcabdallah4717
@cabdallahcabdallah4717 3 жыл бұрын
2003 baan hargeysa soo gaadhey anoo boosaaso ka immi xaafad aan kusoo degey buu masjid ku dhow ku tukanayey markii iigu horreysey aan toos u arko bay ahayd, waxan is iri salaan, xaggaa dhinaca masjidka ah buu gidaar iskaga tiirsaday, marka waa salaamay laakiin isuma sheegin inaan ku cusbahay magaalada oo aan u salamay inay markii isugu kaaya horreysey tahay, marka si iska caadiya buu dadkiisaa u jeclaa inuu ugu dhex jiro, runtii waa arrin fiican, anigu anoo iska addoon miskiin ah baan jeclahay inaan cidi i oran waa wadaad ama dadka ka dhex muuqo, runtii waa dareemi karaa arrinta aa tilmaantay iyo siday u biyo dhacayso, adduunka maanta wax badanna waa arkay qaar wax soo qoranaya titles iyo magacyo oo jecel dadka inay is baraan oo meela u furanaya inay dadka isku bartaan,
@Oroddheer
@Oroddheer 3 жыл бұрын
Sheikh Mustafe waa shaqsi qiimo weyn ugu fadhiya ummadda Soomaaliyeed. Umaleyn maayo inuu jiro qof Soomaali ah oo aysa gaarin dacwadiisu. Eebbow adduun iyo aakhiraba barakee. Aameen
@khalidoday8943
@khalidoday8943 3 жыл бұрын
Qofka marka cirka laga jecelyahy jacaylka ayaaa dhulka loosoo dhadhiciyaa Alaha janatul firdowsa haka waraabiyo sheekheena mustafe Waa dadka gaarka ah ee umada somaliyeed meel walbay joogto wax badan ukordhiyay cimri dheer iyo cibaado suuban alaha ugu deeqo
@seynababdullahi2229
@seynababdullahi2229 3 жыл бұрын
Masha Allah
@bukhaari12
@bukhaari12 3 жыл бұрын
Masha Allah reer garowwe waa dad khayrka jecel... Gob tihiin... Allah ha idin xafido
@mohamethnazri5044
@mohamethnazri5044 3 жыл бұрын
Shiikh mustafe xaaji ismaaciil haruun shiikha aan ugu jeclahey culimada somaliyeee iyo inta af somaliga ku hadashaba❤😊
@abdimohamed7175
@abdimohamed7175 3 жыл бұрын
Reer Garowe nasiib ayad ledihiin ee ka faideysto caalimkii umada somaliyed aya idinlla jooga cawa,
@ibrahimmoumin3669
@ibrahimmoumin3669 3 жыл бұрын
Allah ino xafido sheikhena
@qadanayded648
@qadanayded648 3 жыл бұрын
Mansha allah hambalyo reer garoowe sheekha sifiicanbad uso dhawayseen ilaahay haydin karameeyo Ilove all muslims
@wiilkagabdhahasoomaalidaku8141
@wiilkagabdhahasoomaalidaku8141 3 жыл бұрын
Ilaah dartii baan kuu jecel nahay waxaan rajeenayaa in maalin uun muqdisho noogu imaato insh Allah
@abdifatahziyoore2282
@abdifatahziyoore2282 3 жыл бұрын
Inshlh wuu Iman doona wll
@abdifatahziyoore2282
@abdifatahziyoore2282 3 жыл бұрын
Muqdisho waa dhulkiisi sheekha wuu na Iman doona
@ifraaxmaxamud333
@ifraaxmaxamud333 3 жыл бұрын
Maansha.aalaah tabaarakalaah ilaahoow janadii fardowsa aclaa ku soo dhawee sh.mustafe iyo dhaman umada somaliyed una hormari 2 yada waalid aamin
@sawdayussuf5991
@sawdayussuf5991 3 жыл бұрын
Allaha Kuxafido Aakhiro iyo Aduunba Runtiii Jceylka Laguu qabo Mid Weyn weeye
@sali3492
@sali3492 3 жыл бұрын
Ya Sheikh, visit all the stable cities in Somalia. We hope to see u also in Mogadishu, Kismayo and Cadaado. May Allah protect u and those with you in this journey.
@afitahibrahim497
@afitahibrahim497 3 жыл бұрын
Diintu sidaasey qofka sharaf ugu yeesha amnina wu ku hela adun iyo aaqiro m.a ala wa nin an ka masero o an ka heybeysto wllo ilahey haku dhowro wll amin.
@user-vl7lp6uo5f
@user-vl7lp6uo5f 3 жыл бұрын
Sheekh mustafe xaaji ismaacil alle hakubarakeeyo cimriga iyo caafimadkana alle hakusiyaadiyo, ilahay dartii ayaan adeer kujecelahay.
@khalifmohamed2486
@khalifmohamed2486 3 жыл бұрын
Sheekhu wuxuu ka mid yahay shuyuukhda Soomaaliyeed oo fara ku tiriska ah oo si dhab ah u daneeya una difaaca danaha Ummadda Soomaaliyeed isagoo aan u eegin qabiil , ideoloojiyad , siyaasad iyo damac shakhsiyadeed. Wuuna ilaga duwan yahay kuwa isku sheega in ay yaqaanaan diinta Islaamka oo kadib markay shirarka iyo kulamada ku furaan aayadaha Qur'aanka Kariimka ku hadla erayo Ilaahay ka xaaraantimeeyey, ka reebay sida ay ka digayaan aayadaha: 2:44, 2:42, 2:11, 49:11, 49:12 , 4:93 iyo kuwa kaloo badan.
@rujaalhassan1912
@rujaalhassan1912 3 жыл бұрын
Masha Allah, aad bay iifarxad galinaysaa Reer Garoowe saad Shiikha u soo dhawayseen, Mahad sanidin Magaciina hajiro, Somaliya hanoolaado
@Zhangzhi123
@Zhangzhi123 3 жыл бұрын
I love you so much sheekh Mustaffe 🥰Allaha cimrii dheeri iyo cafimad ku siiyo🤲🏼
@caliziyaad1566
@caliziyaad1566 3 жыл бұрын
Aamiin
@rayanabdall8607
@rayanabdall8607 3 жыл бұрын
My sheikh I love you for the sake of my Allah, may Allah Grant you jannah. Please make Dua for me in order to raise boys like you
@quranchannelsoomaali5255
@quranchannelsoomaali5255 3 жыл бұрын
Allahu akbar. Shiikh Mustaqfa Wuu u qalmaa intaas iyo inka badan, Ilaahey ha inoo xifdiyo culumadeena 🤲🤲🤲🤲🤩🤩🤩🤣🤲🤲💔💔💯
@alichinoofficial5947
@alichinoofficial5947 3 жыл бұрын
Masha allah sheikh mustafa xaaji ismaciil illah haku xafido waa sheikh aan ilahey dartiis ujacelahay masha allah big love from 🇿🇦🇿🇦🇿🇦
@ramlocabdirisaaq1811
@ramlocabdirisaaq1811 3 жыл бұрын
Maansha allaah shiikh mustafe kusoodhaweew dalkaaga allaha nabad kugu celyo aamiin aamiin aamiin aamiin shiikh Gaalkacyo imoow insha allaah
@abdiqanimohamoud3463
@abdiqanimohamoud3463 3 жыл бұрын
A/c
@Really2025
@Really2025 3 жыл бұрын
Allahu Akbar. I have been waiting this to happen. AlxmduliLaah. Welcome sheekhay. JazaakaLaahu khayr for coming.
@kassimabdillahi7227
@kassimabdillahi7227 3 жыл бұрын
This is a proof that there’s nothing between Somalis and it’s all politics. Very glad to see the Sheekh in Garoowe.
@nimamohamed227
@nimamohamed227 3 жыл бұрын
Wll qali culumada xadadakan yaree gaaladu inoo malmaluuqaday ma xidho 😊😊
@maxamedcabdinuur2819
@maxamedcabdinuur2819 3 жыл бұрын
@@nimamohamed227 hhhhhhh 😄 waa runtaa sax 👍👍👍👍👍
@nunow2722
@nunow2722 3 жыл бұрын
very happy i had the opportunity to pray behind him and next to him.
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 3 жыл бұрын
Masha Allah abtiyaaasgay Allah ha idin barakeeeyo 2014 I miss my all abtiyaal city garowe how they welcome me
@KIIKOEDITS1
@KIIKOEDITS1 3 жыл бұрын
Sidaan ujeclahay shiekh mustafe qofaan ujeclahay majiro❤
@aqa7401
@aqa7401 3 жыл бұрын
Ilahay haku jeclaado adigana
@KIIKOEDITS1
@KIIKOEDITS1 3 жыл бұрын
@@aqa7401 Allayacizak wll qli mahadsanid
@nasemdahry4928
@nasemdahry4928 3 жыл бұрын
MaaaaaaashalllaaaaaaH❤ Sh. MUSTAFA HAJI SOOOO DHAWOW اهلا وسهلا نورت البلد
@ALWADAN1
@ALWADAN1 3 жыл бұрын
Ogow sharaf Iyo Qiimeyn waxaa laga helaa Diinta alle Iyo dacwada mashaa Allah reer Garowe alle ha idin xifaadeeyo
@farhioguure1271
@farhioguure1271 3 жыл бұрын
Sheikh ilhy dartiis baan kuujecelnhy ilhy hanookaaxifdiyo galkiona nagusoomar haduu alle idmo♥️🙏
@cabdifataaxxasanadooneebe3991
@cabdifataaxxasanadooneebe3991 3 жыл бұрын
Masha allah eebe ha idin barakeeyo dhamaan umada Islaamka ah ee Soo dhaweeysay Sheekh Mustafe Xaaji runtii wa Sheekh qaaliya oo aan aad u jeclahay♥️♥️
@HassanAli-mo9zy
@HassanAli-mo9zy 3 жыл бұрын
Maansha allah Sheik Mustafe. One of the best Islamic scholars of Somalia, great horn of Africa and I can say whole world.
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 3 жыл бұрын
Masha Allah shaeikhl mustafe xaaji ismaciil ❤️🙏
@adanabdi2670
@adanabdi2670 3 жыл бұрын
Tears of joy and love roll down my eyes. I wish i was among the peoples whose hand's reach nd touch that precious hand's of our beloved sheikh.......big love to u. Hope one day i will see u with my naked eyes
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 2 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@omarmuhumed5505
@omarmuhumed5505 3 жыл бұрын
Sheekha Buugaag nooga reeba, qof nolosha ku waaraya malahane jiilka danbe wax ha u reebo inshallah.
@Taliso1
@Taliso1 3 жыл бұрын
Illahay cimri dheer iyo cafimaad ha ku siiyo shiikh mustafe
@yahyefaaruuq2946
@yahyefaaruuq2946 3 жыл бұрын
Ameen yaa Allah
@yahyefaaruuq2946
@yahyefaaruuq2946 3 жыл бұрын
Ameen yaa Allah
@barwakoahmed5515
@barwakoahmed5515 3 жыл бұрын
Amiiin ya Allah
@psquarecirrow1474
@psquarecirrow1474 3 жыл бұрын
dar ilaahey ku jeclahy hadaa ku arki lahaa sujuuda ka dhunkan lahaa wax badan ayaa kaa faaiday runtiii xiliyo adag anigo ku jiro ayaa muuqaladada wehel ka dhigtay ka dipna i anfacay nolsheyda wax badan ugu badalay waa ku jeclahay sheekhena nolol farxad leh ku rajeynaaa 😍😍😍😍😍
@hamdiyusuf5122
@hamdiyusuf5122 3 жыл бұрын
U ducay walal, qof wax ku siiyo waan aragtaa lakiin qof wax kuu sheego ama ku waaniyo waa yaryahay.
@samowade1300
@samowade1300 2 жыл бұрын
U ducee in adduun iyo aakhiraba xifdiyo.
@mymesqad9819
@mymesqad9819 3 жыл бұрын
Mashallah Shekha aan Ilaahay dartiis u jecelnahay Allah noo xifdiyo Hogaankana noogu dhiibo asiga iyo kuwa la midka ah.
@dalmarcadde1507
@dalmarcadde1507 3 жыл бұрын
Maasha Allah.Somali people where ever they are need more like sh Mustafa.
@xurmoqowdhan7126
@xurmoqowdhan7126 3 жыл бұрын
Sheikha kaliya ugu jeclahay sheikhyadena illahay haku xifdiyo sheikh ❤️
@misspamba1
@misspamba1 3 жыл бұрын
Mansha Allah laakin maha culimada 🇸🇴 bal see waa culimada somaliyeed iyo musliminta inta Af somaliga ku hadla
@sareedomohamed9965
@sareedomohamed9965 3 жыл бұрын
Alle ha idn xifdiyo dhamnteeen sheekh cimriga rabi haku barkeeyo
@akramjama8698
@akramjama8698 3 жыл бұрын
MashaAllah Tabarakallah yaaa Rabi jannahtul fadous aclaa allaho ku casuum maca nabigena scw ka yeeel yaaa Allah Aaaamin
@subeerabdi9419
@subeerabdi9419 3 жыл бұрын
Mansha allh sheekh muastafe xaaji ismaaciil haaruun Sida wangsan ay usoo dhaweeyeen shekha walaalaheen reer garoowe
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 3 жыл бұрын
Maasha Allaah sh Mustafa allaha kuxafido cilmigana allaha kuu siyaadsho cimri dheer caafimaad iyo cibaado suuban allaha kasiiyo culumada soogal hadey gobol kasta tagi lahaayeen ummada soomaaliyeed wey iskusoo dhowaan lahaayeen ummada soomaaliyeed allaha kadhigo ummad waaxid ah illaaheyna hanaga qabto siyaasuyiinta ummada soomaaliyeed kala fogeyso aamiin
@cabdiqaadir5016
@cabdiqaadir5016 3 жыл бұрын
Masha Allah sh mustafe Ismail harun illaahay cimriga iyo caafimaad allah ha kuu dheero,iyo cilmigaagaba.
@bakaraweys7106
@bakaraweys7106 3 жыл бұрын
Masha allah ilaah haku xafido sh.mustafa wlhi ilaah dartiisa ayan ku jclhy cawa anigo jogo garoowe ayaa ficnaa laheyd insha allah ilaah ima oofsado adigo wacdinaya anigo ku so hor fadhiisan ❤❤❤❤❤
@omarofficial24
@omarofficial24 3 жыл бұрын
Iilhow janada jey sheeq mustafe xaji ismaciil haruun Waa sheeq aan ad ujeclhy qof lasoo dhaweeyo wuu uqalmaa waliba inla weyneeyo oo madaxa lasaarto💛💛❤❤
@truthseeker7532
@truthseeker7532 3 жыл бұрын
@sheikh Mustafa waa sheikh shanta soomaaliyeed ay isugu mid u yihiin masha Allah Allaha xafido
@dalkaygahooyoorag5594
@dalkaygahooyoorag5594 3 жыл бұрын
Diintu walaal dalal iyo siyaasad ma kala leh.
@XISMAAL
@XISMAAL 3 жыл бұрын
Maaasha allah ilaahey ha barakeeyo sheekh mustafa
@roodanuur2196
@roodanuur2196 3 жыл бұрын
Masha Allah May Allah bless him. Sheikh Mustafe is one of my favorite sheikh.
@abdirahmanmohamud9713
@abdirahmanmohamud9713 3 жыл бұрын
Mashlh mashlh allaha nodhoro Sheekhena Mustafa haji haji Ismacil
@nastehahassan2593
@nastehahassan2593 3 жыл бұрын
Maasha allh waaan ku faraxsanahy imaatinka sheekheena rabbi ha inoo xafido sheekheena
@Abuamiira
@Abuamiira 3 жыл бұрын
MashaAllah Sheikh Mustafa Allaha kuxifdiyo Alle dartii baan kuu jeclahay❤️❤️❤️
@Mohammed-jr4hq
@Mohammed-jr4hq 3 жыл бұрын
Masha Allah Marki Ilaaahey Raali Ka Yahay Dadka Raali Ka Noqda, Marki Ilaaahey Ku Jclnya Dadka Ku Jclda Masha Allah Sh Mustafe Xaji Ismail Ilaahey Haku Xifdiyo
@mohamedabdullahi7183
@mohamedabdullahi7183 3 жыл бұрын
Masha allah sheekha allaha barakeeyee si fiican ayaa loogusoo dhaweeyay garoowe waliba si aan loosoo dhawayn madaxwaynaha waayo madaxwaynuhu inta uunan imanin ayaa dadka loosii sheegaa oo lagu qasbaa inay madasha yimaadaan laakiin sheekhan ilaahay dartii ayaa loo jecelyahay masha allah
@mahmudyahya6140
@mahmudyahya6140 3 жыл бұрын
Manshaallah culumatha somali sheeqan an ugu jeclahay... God bless u ustadh....from 🇹🇷🇹🇷
@bashiircolow5184
@bashiircolow5184 3 жыл бұрын
Masha alh sheikh mustafa xaaji ismacil wa sheikh kaliya ugu jaclaahay culumada somaliyeed wa sheikh kaliya aan hamiyay in aan arko wajikiis allow nasiib ii sii in aan arko cimrikiis barakay
@munamohammed579
@munamohammed579 3 жыл бұрын
‏الله يجزاك كل خير شيخ مصطفى
@zakiyare3571
@zakiyare3571 3 жыл бұрын
masha allah illahay haku xafido shiikh mustafe halaga faiaysto shiikha cilmiga illahay baray
@Mohamed-Abdirashid
@Mohamed-Abdirashid 3 жыл бұрын
Masha Allah alle cimriga ha udheereye sheekha Ree Garoowe sheekha ka faaidaysta izha alaha
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 3 жыл бұрын
Maashaa allaah Maashaa allaah wallaahi waan ku farxay oo la ilmeeyey wanaaga culumada soomaaliyeed ilaahoow inta noo hartey cimrigooda dheeree sh dirin sh mustafe sh daahir sh cabdi umal sh shibili sh cali mujiis sh Cumur baaruud iyo dhamaan wadadda wanaaga badan oo aanan soo koobi Karin
@asturanbintusulub8075
@asturanbintusulub8075 3 жыл бұрын
Masha alh tabraka raxmn Alh yacfdk shiikhnaa mustafe Welcomte Gorwe😍
@mohamedmuhumed1701
@mohamedmuhumed1701 3 жыл бұрын
Maansha Allah sodhawaw Shekh mustafe ku so dhawaw Garoowe gacmo furan insha allaah
@amiiraahmed6164
@amiiraahmed6164 3 жыл бұрын
Manshallah shiikh alle cimri dheer iyo cibaado suuban haku siiyo Allah dartiis bn ku jeclahay🥰
@aadamtanbiih
@aadamtanbiih 3 жыл бұрын
شيخ نحبه لله وفي الله حفظك الرحمن ورعاك وأمنك من كل سوء شيخنا الحبيب نسأل الله أن يبارك لنا في عمره وحياته وجعل الجنة مأواه بعد الممات
@nimcocilmi4773
@nimcocilmi4773 3 жыл бұрын
Masha Allah Sheekh Mustafe X Ismaciil Haruun Allah yaxfidkum
@caynixashi7479
@caynixashi7479 3 жыл бұрын
Maanshaa allaah aad ayaan uga helay soo dhaweeynta sheeqa waana ku farxay illaahoow noo xafid sheeqaa oo cimtigiisa noo dheeree aamiin
@nourayn766
@nourayn766 3 жыл бұрын
Mashallah wxn rajeyna in uu sheekhena xamar iman doono
@sheikomar5461
@sheikomar5461 3 жыл бұрын
Sheik mustafe maha allh (Allah xakuxafido)
@cabdixakiinaxmedmaxamed7734
@cabdixakiinaxmedmaxamed7734 3 жыл бұрын
Masha Allah soo dhamayn heer sare ah weeye
@akramcaynashe2452
@akramcaynashe2452 3 жыл бұрын
Man sha allaah man sha allaah cilmiga iyo caqliga alle haku barakeeyo
@mustafeabdirazak8441
@mustafeabdirazak8441 3 жыл бұрын
Soo dhawoow sheekh allha ku barakeeyo
@sanubail8129
@sanubail8129 3 жыл бұрын
Masha allah sheikh Mustafa xaji Ismail dar ilaahey aya ku jecelahay 🇸🇴🕋
@hfm9834
@hfm9834 3 жыл бұрын
Masha Allah Sheekh Mustafa Allaha noo xafido.
@abdallabro11
@abdallabro11 3 жыл бұрын
Masha Allah hdaanunahay mushtamaca islamka wanjecelnahay culumadeena Allah inoo xafidho Ameen ya Allah 🤲🤲
@ubaxaadan225bismiallah7
@ubaxaadan225bismiallah7 3 жыл бұрын
Maasha ALLAH shiikh mustafe ALLAH hakuxafido aaamiin yaa rabbi
@ahmedliicaaawi360
@ahmedliicaaawi360 3 жыл бұрын
Mansha allah Sh.mustafe x.ismacil harun Wa kujeclahay wlhy
@harbiboyz7640
@harbiboyz7640 3 жыл бұрын
MashaAllah Sheikh Mustafa 🧡🙏
@abubakarrooble2408
@abubakarrooble2408 3 жыл бұрын
Mnsha Allah iLaahay shiikha ha barakeeyo 😢
@shugricabdullahi5782
@shugricabdullahi5782 3 жыл бұрын
Mansha allah allaha xafido shiikh mustafe dar ilaahay ban u jeclaha jazaakalllah sheikh
@abdulahiali-raad1802
@abdulahiali-raad1802 3 жыл бұрын
Sh aan jecelahay runti ahnaa shidaalkayga waan uu ducaynayaa uun insha allah malin unbaad imaan Magaladayda diri dhaba
@abdifatahziyoore2282
@abdifatahziyoore2282 3 жыл бұрын
Inshlh wuu imaandoonaa wll
@abdifatahziyoore2282
@abdifatahziyoore2282 3 жыл бұрын
Waanan kaa caawin kara inuu idin imaado
@asmaahmed2505
@asmaahmed2505 3 жыл бұрын
Masha allah ilahy dartii iyo diinta islaamka qof loo jecelyhy bad thy sheekh mustafa xafidahullah insha allahu tacalaa
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 3 жыл бұрын
ManshaAllah..Sheekh Mustafo Rabbi hano ka xafido Alxamdullillah Rabbi Calimiin
@najmoayaan4828
@najmoayaan4828 3 жыл бұрын
MashaAllaah shiiq Allaah hakuxafido Amiin yarabi
@hassanmohammed4921
@hassanmohammed4921 3 жыл бұрын
cilmi buu hayaa. M.aasha llaah alle ha barakeeyo. inooga reerba ilaah baa idiinku dhaariyee ..cilmigaa .uu haayo sheekha muxsadiro .ha inoolaga duubo kumanaan insh allaah Alle ha sharfo
@amataallh1312
@amataallh1312 3 жыл бұрын
Mazha allah sheikha umada somaliyeed alle cilmiga iyo cimrigaba haku barakeeyo
@rahmohuseinahmed2877
@rahmohuseinahmed2877 3 жыл бұрын
Alaah yaa xifduka sheekh mustafe Ismail haaruun sheekhena ilahy dartiis kuujecalnhy ilhy aakhiro iyo aduun wax kudhiba kuma tuso wlhy sheekh mustafe aadbaan ujeclhy aqoontiisa diineed iyo tan maadi ahaanba oo uu noosoo gudbiyo sheekh mustafe galkcyo soogaar ❤❤❤
@zeinabsuleimanabdullahi939
@zeinabsuleimanabdullahi939 3 жыл бұрын
ManshaAllah tabarakallah sheyquna Allah haku jeclado sida lagu jecelyhy rer garow nasib ayad ledihine kafaideysta sheyqa
@mustafemaxamud4520
@mustafemaxamud4520 3 жыл бұрын
Allahu akbar :allah ha unaxariisto sh mustafe waa kheekh dadbadan oo muslimiin ah quluubtooda kasbaday
@ibnumacruf2985
@ibnumacruf2985 3 жыл бұрын
Thanks to Alla blessed the sheikh to all Somalian home and abroad.
@asmahquen7756
@asmahquen7756 3 жыл бұрын
Mancha alh taparklah Alleh ha xifdiyoh shekh mustfe wa hantida umada somaliyed😭💕
@sheikhmontana7654
@sheikhmontana7654 3 жыл бұрын
ماشاء الله ربنا يعطيك الف عافيه ❤️❤️🤲🏻🤲🏻
@ummu.amiira8890
@ummu.amiira8890 3 жыл бұрын
maasha alaah qof diin leh ayaa sharaf iyo wanaag leh ilaahay, allaha ku jeclaado
@nabiilahiis2107
@nabiilahiis2107 3 жыл бұрын
Ilaahay cimriga iyo caqliga ba how barakeeyo
Muxaadaro qof kasta oo iimaan leh ka oohisa ~ Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil
19:03
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2,5 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 30 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 10 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 12 МЛН
Sheikh Umal oo su aal weydiiyay Sheikh Mustafe Xaaji
4:12
Salafmedia
Рет қаралды 579 М.
DEG DEG Shekh mustafe xajis ismacil oo laguso dhaweyay Magalada Garissa,
7:46
DAAWO: Reer Garissa oo dareen cajiib ah umuujiyay Sh Mustafe Xafidhahullahu
3:40
Nuur Al Ummah نور الأمة
Рет қаралды 64 М.
Wiil yar oo Su aal ka qoslisay weydiiyay Sh Mustafe Xaaji
1:54
Salafmedia
Рет қаралды 232 М.