No video

Soo Jaleec. Fartuun Omar 2011 - Directed by Nabiil Nur

  Рет қаралды 680,727

NABIIL NUR

NABIIL NUR

13 жыл бұрын

A fartun Omar music Video,
Directed & Edited By Nabiil Nur.
one of the best somali music arts around the world.
this video was shot in Dubai.
All copy rights reserved by Nabiil Nur

Пікірлер: 461
@farduusibrahim7106
@farduusibrahim7106 12 күн бұрын
Heestan waa markii igu horasay oo an dhagastoo 26/7/2024😊
@abdukaadirsomali4922
@abdukaadirsomali4922 10 күн бұрын
Maxaa hada lee maa dhalatay lkn dadkii 2011 kii garan karaa xasuus Qaali ah iitahay aniga.
@timajilic6196
@timajilic6196 5 жыл бұрын
2011kii hben isniina ayaa heestn waxa isoo dirtey ....gabadh aad ii jeclayd ..nasiib wng maanta waa xaaskyga oo hada ila dhagysanysa ... 💗💗💗
@naasirsacad626
@naasirsacad626 4 жыл бұрын
👏👏 thats is real success intan commentiga akhrinayay hadalkaga i cajabiyay
@badriishmohamed3063
@badriishmohamed3063 4 жыл бұрын
rabi ha isku kiin daayo sanado badn ku wada jooga farxad
@mrben9387
@mrben9387 4 жыл бұрын
Guul iyo gobonimo walll
@qaliaxmed3805
@qaliaxmed3805 3 жыл бұрын
Allah isku kin xafado wll mcn
@halwadbashir894
@halwadbashir894 3 жыл бұрын
Brother wad asiibtay guleyso
@drayaanmohamed9877
@drayaanmohamed9877 4 жыл бұрын
Dhowr sano kahor ayee fanka ka baxdy wena ka run shegty oo dib uguma so laban mash allah
@siciidawaare9770
@siciidawaare9770 4 жыл бұрын
2020 ayaan dhagaysanaYaa heestan waan jeclahay 😍😓😭 yaa ila dawanaya
@faysaladan1113
@faysaladan1113 4 жыл бұрын
Anig ayaa hada Dhgaysanyaaa 😥😥
@sacdiyaabdulahi5581
@sacdiyaabdulahi5581 4 жыл бұрын
siciid Awaare November 21 2019
@ayeeyokorisey3980
@ayeeyokorisey3980 4 жыл бұрын
Aniga kula dhagaysanaya December 5 2019
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 2 жыл бұрын
Laba sano ka bacdi ayaan kula dhageysanayaa
@nuuracabdirisaq8220
@nuuracabdirisaq8220 Жыл бұрын
23:9/20/22 dhagaysanaya 😭💔
@mahamedwarsan9724
@mahamedwarsan9724 18 күн бұрын
Heestan waayadey sobaxdey ayaan kuraaxeysan jirey anigoo ku xasuusanaya jaceylkaygii hore maanta oo tariikhdu tahey 20/7/2024 ayaan dib odhageysan lkn waxan dhexdabalan xussuus wlhy❤
@abdirahmankhadar8780
@abdirahmankhadar8780 3 ай бұрын
Ciid wanaagsan waxaa ila fadhiya labo nin oo ilma adeeraday ah waana Cali Aadan iyo Abdishakour awlil , quud fiican baa noo yaal . Badbaado Eebbe .
@sacdiyodidi7572
@sacdiyodidi7572 6 жыл бұрын
Anigoo jaceel tabcaan la ah ayaan dhageesan jira 2015 ma ilaabi kari qufka aan jeclaana sifcn wax ilama wadin wlhi jaceelka waa xanuun intuu haayo allah u fududeeyo fartuun abyo heestan wan kugu jeclahay allah ku xafido
@abahajaceylka3686
@abahajaceylka3686 6 жыл бұрын
sacdiyo didi hada maka guul gartay qofkad calmatay mise wali
@NadaNada-qd7wf
@NadaNada-qd7wf 5 жыл бұрын
Wllhy saxb sacdiya waaa runta waaa cudur aaan daawo lahayn
@abdifatahmursal7745
@abdifatahmursal7745 5 жыл бұрын
Sacadiyo abayo caslosha ixanunjise runti sorry yqhe mcnto
@boodhari1912
@boodhari1912 5 жыл бұрын
Sorry for jacayalkii ku fahmi waayay 😢
@ayanahmed8948
@ayanahmed8948 5 жыл бұрын
Amiin 😭😭😭😭😭😭😭😭 waa mida cawada ii heysato 2019
@axlaminaabukar5647
@axlaminaabukar5647 4 жыл бұрын
2020 yaaa ila dhageysana like isara
@badribashiir
@badribashiir 4 жыл бұрын
Wa ikan hal malin ka dmbeeyaa🙏
@JamalAhmed-ym7vl
@JamalAhmed-ym7vl 4 жыл бұрын
Week an idinka dnbeya😁
@chelseafaarah8226
@chelseafaarah8226 3 жыл бұрын
Aniga
@munogatamoali6971
@munogatamoali6971 3 жыл бұрын
⁰⁰⁰0000⁰
@yahyeahmed9783
@yahyeahmed9783 4 жыл бұрын
2020 qofka dawanaya wakhti ayaa ka so waregay heesta waxan ka cod sanaya inad ila qiroto aniga heestan waxan ku maqlay jigjiga adigana hadana turub ayan ku nolahay ❤🤦‍♂️
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 3 жыл бұрын
Turub xagee wye walaal.
@yahyeahmed9783
@yahyeahmed9783 3 жыл бұрын
@@a.rahmanmohamed2922 sorry bro yurub ayaan kawaday
@safiyoabdullhi997
@safiyoabdullhi997 Жыл бұрын
😔😔😔
@yaazir706
@yaazir706 Жыл бұрын
@@safiyoabdullhi997 qoralkayga labasano kadib hada aragtay waxan ku jirnaa sanad kii 2023
@safiyoabdullhi997
@safiyoabdullhi997 Жыл бұрын
@@yaazir706 Haa wll adunka sidas ah
@nimcoliza6997
@nimcoliza6997 5 жыл бұрын
Xasuus walhy heestan 2011 baan dhagysan jiray anigo joga Kuala Lumpur Malaysia 😭😭😭😭
@timajilic6196
@timajilic6196 5 жыл бұрын
Hada xagad joogtaa hhh xiligasan dhagysan jiray anba cid iga maqana ma jirine malaa adaa iga maqnaa kkkkk
@ahmedali-ke4hk
@ahmedali-ke4hk 4 жыл бұрын
okay JECEL miyaa ku haayay
@scwscw3047
@scwscw3047 4 жыл бұрын
Hada xgae jogta huno
@makulatalinawalal8536
@makulatalinawalal8536 3 жыл бұрын
Anaa hada Kuala Lumpur ku dhagaysanaaya 4_7_2021
@zakicade1082
@zakicade1082 7 жыл бұрын
waguu waqtiga wanagsana iyo hada la joogo wale hadaan ogaan lahaa wax walbo dhamaadkiis biloowgis iska dhaafi lahaa
@Khadari2013
@Khadari2013 5 жыл бұрын
Zaki Cade it’s okey bro ilaahey aa qorey don’t worry 😉
@mrben9387
@mrben9387 4 жыл бұрын
Walal maxaa ilowi lahed
@SacadMohamed-ou3xo
@SacadMohamed-ou3xo 5 күн бұрын
Heestan 🤔 xaaskaygii ku xasuustaa maxaan wada dhagaysanay maanta si calaf ah ukala tagnay alxm 2016 kii ilaa hada waan dhagaysanayaa qolkii iga dambeeya heestan like dhac kusii
@user-zl8fi9sd1l
@user-zl8fi9sd1l 5 күн бұрын
Wakhtigu marku yahay 2/8/2024 maalin jimaha saacada 19:12 Waxan noloshayda ugu jeclahay aanan sugayaa garabkayga midig ❤jimcaale mostaphe ❤ intaanay sababtayda noqon seefta igukaa xidhane dhankayga soo jaleec gacaloow 😢❤
@ayala1627
@ayala1627 2 жыл бұрын
Fartuun's music videos is always good than any other Somali singers.
@bishaaromahdicismaan6268
@bishaaromahdicismaan6268 2 жыл бұрын
Aad bay u adagtahay manta la jogo inaad hesho ama naftada ku aminto qof lkn qofkii haysata qof dhab u jecel hayska siidayn qlpigiisa ilasho iyo noloshiisa wayo waa fursad ilahay halmar kusinayo)jecelku)wuu qiso yin badan yahay adunkan aad arkaysan wxa qisoyin ku duugan ilahay uun ba og💯💯
@somaliyameni202
@somaliyameni202 9 ай бұрын
Been mahaa maanta wataa I haysataa😢😢
@ShiiqdoonMaxamad
@ShiiqdoonMaxamad Ай бұрын
Abyo wiil aan ku balanay guur Tariq 15 aya hada kaa xanaqsanahy qarawona wan nahay diwadu kaa imid maxan sameyaa😢
@arsenal4eva431
@arsenal4eva431 3 жыл бұрын
Heesta markasto dhageysto waxn ku xasusta noloshyda Abdifatah 🥰❤️💍kuma wayo nuurki indhaheyga
@falastinfalastin6916
@falastinfalastin6916 Жыл бұрын
Magaca abdifatah😢
@isruush4252
@isruush4252 5 ай бұрын
Heestan xusuus gaara ayay igu leedahay ilaa hada oo ah 7/3/2024 3:02 casarnimo ayan dwaanaya 😩❤️
@NajmaNajmita-ti7gk
@NajmaNajmita-ti7gk 5 ай бұрын
Ruux kusugayooo Kusaadalinyo Kusugaya waligaaa Kuu samraya ahee 4/18/2023😢adi mrka ku heleyi nolol ban heleyyi runtii wad iga fogthyi moye qlpiga kla joga ❤❤❤
@mohamedmohamudfarah51
@mohamedmohamudfarah51 2 жыл бұрын
2022 hadad soo gasho please like
@fatimaabdi9905
@fatimaabdi9905 4 жыл бұрын
2020 Yaa ila dhagaysanya🤣🤣😭
@zuldansalman4977
@zuldansalman4977 4 жыл бұрын
Fatima 2020
@mustafenasiib6067
@mustafenasiib6067 4 жыл бұрын
Fatima Abdi aniga 😥🙂
@fatimaabdi9905
@fatimaabdi9905 4 жыл бұрын
Mustafe Nasiib qiiro ma ku hayso😭🤣🤣
@mustafenasiib6067
@mustafenasiib6067 4 жыл бұрын
Fatima Abdi haa quruxey 😂🙂
@mrben9387
@mrben9387 4 жыл бұрын
Hesta cawa aya igu horeysa 2020 fadlan like iisara
@ahmedgeymale365
@ahmedgeymale365 2 жыл бұрын
Marki iigu horeysay ee aan KZfaq wax ka daawado anoo jogo xamar mdiino dharkrnly madiino ayaan daawaday heeskan Adigu xili an ku qiyasay 2012 meel internet saacdo lagu kireeyo xasuus wlhi mantana Alxamdullilaah markle ayan ano cfmd qabo ku dawanaya casimda puntlnd e growe ano howlo shaqo u jogo A A W. Mxaan awgaan dhegestay heskan tarkhdeda marabo in an ka shekeyso 😭🥱
@Cudoonyyyyyy
@Cudoonyyyyyy 5 ай бұрын
Ana mnta igu horyso adna 2012 maba dhagysan jirty cajaib😂
@hamz233
@hamz233 Жыл бұрын
Heestan yay kaloo xasuustii ciyaalnimada u tahay? Good old days❤️
@marwomudan3128
@marwomudan3128 4 жыл бұрын
Jacaylkeygii kampala 2011😭😭😭
@indhibaatoigufilanfaraqaan8189
@indhibaatoigufilanfaraqaan8189 3 жыл бұрын
Imika waa 2021 hestan waxaan dhageesan 2012 jiray anoo dhalinyaro ah oo jmacad marka bilaabay wadanka sudan subiixii markaan baska jmacada raaco anoonan cidna garanayn baan hestan shidan jiray intaan baska dhanka murayada xigta fariisto waqti xasuus mudan bay i ahayd nolashu way socotaa waqtigana waa uu is guraya.....
@ugbaadahmed2562
@ugbaadahmed2562 2 жыл бұрын
Waaa waxlhti cajiiba
@indhibaatoigufilanfaraqaan8189
@indhibaatoigufilanfaraqaan8189 2 жыл бұрын
@@ugbaadahmed2562 haa sax wakhtiga marka aad ku jirto dareemi maysid ilaa sanado kaso waregtan bay kula macanan ilahay maalmaha hano wanaajiyo
@Ayni88
@Ayni88 2 жыл бұрын
Intaanad sababtayda noqon Seerta igu kaa xidhane Dhankayga mar soo jaleec gacalo💓 We miss fartun omer❤️
@NABIIL_NUR
@NABIIL_NUR 13 жыл бұрын
Thanks For the Positive comments, Please Share with your Freinds . Thnk u
@kaari767
@kaari767 3 ай бұрын
Cawan mar kale dhagaystay heestan xalad jirta awgeed 😢❤3/5/2024
@fatimaabdi9905
@fatimaabdi9905 3 ай бұрын
😢😢😢
@mohamedbarre4072
@mohamedbarre4072 2 жыл бұрын
11 years on and still nice song
@hanacawil3248
@hanacawil3248 Жыл бұрын
2023 hadaad ila so gadhay heestana aad xasuusato Runtii waa dareen xiiso leh🥺😢
@HamseAbdirahman-e7g
@HamseAbdirahman-e7g 12 күн бұрын
Fartuun omer iyadana mala taagey from tiktok 😭👋
@hawaolad6914
@hawaolad6914 2 күн бұрын
Waxn ku suganhy dalka kenya waxn aad ugu xisey jacaylkyga oo an mudo bafinaye Finally cwa ayu iga sowacay somalia 😢
@bahjoismael3130
@bahjoismael3130 5 жыл бұрын
Runti heestan kama daalo dhageysigeda ax ❤️❤️❤️😰😰😰ruux kuu sugayo kusadalinayo kuu samrya baaan ehe 😰😰😰❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👌👌👌👌
@iwalkalone6183
@iwalkalone6183 5 жыл бұрын
Bahjo Ismael with U here 2019 January 😍✌️✌️✌️✌️
@mohamedabdullahi5309
@mohamedabdullahi5309 5 жыл бұрын
Ma bilaa jaceylbaad tahay maxa heestan kugu wareriyay
@hafsoquruxo21
@hafsoquruxo21 4 жыл бұрын
Aniga xita 😨
@zakidaahirmohamed3005
@zakidaahirmohamed3005 6 ай бұрын
Heestaan xasuus jacaylkaygii ugu horeeyay Zakiyo abdisalaaam waxay ahayd qof naxariisiyo dulqaad badan mar walba. Arageeda iyo xasuusteeda dareemo ayaan dhagaysan jiray qof waqtiga Igawaday ayaa tahay 😢😢😢😢😢😢
@AhmeTt___136
@AhmeTt___136 2 жыл бұрын
Old is gold 2011 xasuus ayey i thy heestani 😔🥺
@mudakarali1041
@mudakarali1041 3 ай бұрын
03 May 2024 waayo waayo iyo dhalin yarnimadi iyo wadankeeni xasuus igu Celisa maanta waxan ku suganahay dunida dhinaceeda kale North America 😢
@deeqayuusuf8006
@deeqayuusuf8006 4 ай бұрын
30/ March/ 2024 baan dhagaysanayaa qayb kamida intaan heesta meel ku arkey.
@hodanapdirashiid7525
@hodanapdirashiid7525 3 ай бұрын
2024 Yasoo booqday hlkan😭🥺
@RaxmoaxmedCumar
@RaxmoaxmedCumar 2 ай бұрын
Ani😢
@daahirabiibmuxumed2190
@daahirabiibmuxumed2190 Жыл бұрын
Yaa iladaawanaya 2023ka like 👍 saar wllo qaali ❤
@YusufOsman-fu3fh
@YusufOsman-fu3fh 9 ай бұрын
Heestan waxan udiray noloshayda najuud ❤❤❤❤ ilove ♥️ you macaan
@YusufOsman-fu3fh
@YusufOsman-fu3fh 9 ай бұрын
Ogaw mar waynu kulmidoonaa ishalla
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman 11 күн бұрын
Heestaan maanta ayaa iigu horaysaa aadbaan uladhacay, waa hees emmotional ah maalin sabti ah oo qurux badan baan dhagaysanaya
@abdilaahielmiateeye2082
@abdilaahielmiateeye2082 8 ай бұрын
Still i am listening since 2011🎉🎉❤❤❤❤ from awdal boorama 💥💥💥
@soomaliwayin5972
@soomaliwayin5972 4 жыл бұрын
Kama daalo hestan intii igah danbysa like isaar😢😢😢
@ahmedqoor5571
@ahmedqoor5571 8 ай бұрын
I lesten this song and never forget still 2023 just listen it is one of my memories and i stay in Hargeiza somaliland let fartun be renewable
@boqran4621
@boqran4621 5 жыл бұрын
Ruux sahwiyayoo, Seexanayn habeenoo, Suntii caashaq gaadhoo, Ku sugaa, waa ani!
@sldahmed595
@sldahmed595 4 жыл бұрын
😍😍
@sldahmed595
@sldahmed595 4 жыл бұрын
😭😭
@maano20037
@maano20037 13 жыл бұрын
Nabil nur good director,Somalia dad wax garad ah ayaa u kacay proud of u bro,dadaalka halkas kasii wad.
@AsmaAhmed-dq2jq
@AsmaAhmed-dq2jq 2 ай бұрын
2023/11/3😢❤xasuus waxa aan sugaa qof iga xidhan bilaa sabab allw isku kayo keen wlhi habeen iyo malinba wn dhagestaa xitaa wan iska ilmeyaa😭😭❤❤😢🧎‍♀️🫂💋ax qalbiga wax la xidhye bishi 2023/8/2😢
@amaadabdi9801
@amaadabdi9801 3 жыл бұрын
fartuun omar waxa jeclahay ilaa xad wlh ilahow ano la kulmin ha dilin 🤲🤲
@SagalAbdisalam
@SagalAbdisalam 3 күн бұрын
2024 yaa ila dhageysanaya❤😂
@abdirizakmohamed8266
@abdirizakmohamed8266 3 жыл бұрын
Heestaan waxan dhegaysan jirey 2012kii xasuus
@darwishboy5255
@darwishboy5255 4 жыл бұрын
Saaka wa axad sscool wa fasax magalada waa stocholkm wadanka Sweden waxan ku bashalay heesta fartun cumar xasus ii ah wow
@cmshow7720
@cmshow7720 3 жыл бұрын
Waah waah hadaad dawatay oo aad xasuusatay jacaylkaagii oo aad kaltagteen 2021/ 02 /27 Habeen axada xusuusuhu iyagaa is qoraya
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt Жыл бұрын
Manta waa 2022 waxa kaso waregtay inaa hestan comment kaso baxshay 3 years ago manta neeh wakan Wlhi I miss her my fav fananin abdiftaha iyo fartuun
@user-iy6cn3xi2z
@user-iy6cn3xi2z 3 ай бұрын
2024/04/06 Intadn sababtyda noqon😢
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 9 ай бұрын
Suntii caashaq gaadhoo. Ku sugayaa ban ahee😢❤️ Waayowayo iyo xusuus
@salmiishofficial5840
@salmiishofficial5840 4 жыл бұрын
Hees xasuus mudan ❤️2011 hooyadey dhageysaneyso maqli jire heestan ❤️
@amounabdirezak
@amounabdirezak 8 күн бұрын
Suntaa caashaq gadho Ku sugayaa baan ahee 💔🥺 July30 2024
@flamingoshowchannel.1630
@flamingoshowchannel.1630 7 күн бұрын
Alxamdullilaah 2010 to 2024❤❤❤
@abdirizackhussein4466
@abdirizackhussein4466 2 жыл бұрын
Hees tan radio baan kadhacgeysan jiray 😢
@ruweydaruun9085
@ruweydaruun9085 Жыл бұрын
Same wllhi ilaa hada 2023 kamaba daalo dhageysigeda 😢
@aishaomar4003
@aishaomar4003 5 жыл бұрын
Ruux ku sugaayo ku sadaalinaayo ku sugaayo walikis ku sabraayo ayaan ahay ❤❤❤ sahal caashaq mahoo wad isaaq dey anigo runtii waad isiidataa ❤❤ ruux ruux sahwinaayo seexaneen haweeno suntii cashaq gaadho ku sugaayo baan ahay❤❤❤
@laylaali9203
@laylaali9203 5 жыл бұрын
ax ax waayo waayo xasuustaa markaan arko heestaaaaan thnks fartun omar jiiir oo joooooog
@sherom6597
@sherom6597 Жыл бұрын
The good old days with the beautiful memories ❤️ Any one 2023!?
@hodanmohamed3338
@hodanmohamed3338 Жыл бұрын
☝️
@sherom6597
@sherom6597 Жыл бұрын
@@hodanmohamed3338 maxaa caawa ku keenay lakn qof maa kaa sii jeedo oo soo jaleec dhankayga leedahay hhh😂 Ramadan karem abyo ❤️👋
@garaadhassen7794
@garaadhassen7794 Жыл бұрын
Xaqiqatan hada iigu horeysa wana laqirody 03/10/2022 hamen salasa ah at jigjiga
@nimcocali
@nimcocali 13 жыл бұрын
Mansha Allah Wondeful song. She has got the sweetest voice i have ever heard.
@user-bo1ve5tm5m
@user-bo1ve5tm5m 4 ай бұрын
2024 /3 /30 march ano jwi jcl ku jiro
@mesutahmett6490
@mesutahmett6490 8 жыл бұрын
Intaanad Sababtay Seefta Iigu Kaa Xidhane Dhankayga Markay soo jaleeec 👌👌👌💯💯✔✔✔
@wnkaheley4303
@wnkaheley4303 7 жыл бұрын
aboowe shukran wayo heestan wn jeclahay run ahanti kama dhargo har iyo hawen
@prettygopaadaragzan820
@prettygopaadaragzan820 7 жыл бұрын
wn ka heley تصتص WAA RUNTAA wle waa hees aad umaxaan
@Xogmaal77
@Xogmaal77 3 жыл бұрын
waayo waayo 2011kii mobile chines ah ku dhegaysan jiray calaashan memoriga iigu jirtay fartuun cumar goobta ceergaabo muxuu waqtigu ordayaa
@Hassanfully
@Hassanfully 13 жыл бұрын
so much love to Fartuns videos and songs, she always provides a large developed videoes then most somalis singers
@shukriismail4834
@shukriismail4834 4 жыл бұрын
Heestan maba gadalo wlhy 2015 ilahada 😪😪😪😪😪😪❤🥰
@faysal8440
@faysal8440 13 жыл бұрын
kolay gaabdhaan amaan iyo cayba way ka dhantahay maasha alaah kii caytama iyo kii maba taqaanee muxuu caayaa yaase u aqoonsan caydiisa waa fanaanad aad iyo dhalinta soo jiidanayso nooloow fartuun
@zaprinmawliid
@zaprinmawliid 12 күн бұрын
Cowan markale dhageysanyaa hestan xalada jirta awgeed 2024/7/27/😢😢😢
@cawkeyusuf3042
@cawkeyusuf3042 11 күн бұрын
Same here 😢
@ahmedmo2635
@ahmedmo2635 3 жыл бұрын
😕 Please hadaad naga tagaysaan qalbiga uun noo reeb 😭
@Farashaash
@Farashaash 7 жыл бұрын
Isn't she lovely? Hell yeah she is without a doubt....
@fateemahnoor8431
@fateemahnoor8431 11 жыл бұрын
Wah wah wat a song. Love the music too
@ayaanlexuseen5676
@ayaanlexuseen5676 9 ай бұрын
What a amaizing voice and words 2023
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 9 күн бұрын
Sureertii fankii dhexe.
@hodanf2829
@hodanf2829 3 жыл бұрын
Wagii Soomalidu xalaasha ahayd ee social media lagu waalan baan xasuustay iyo waqti wacnaaa Alloow cimriga noo dheeree😥😥😥
@MrTosane
@MrTosane 13 жыл бұрын
I love this song ... noolow waligaana jir ,,,,,,,,,,, we love you fatun omar kh
@engayaandugsiiye8075
@engayaandugsiiye8075 2 жыл бұрын
Jacaylkuba wuxu macaan yahay marka laysla sido😒 Mon 18 October 2021 02:05 AM Illahay waxan ka barya qof jacaylka anwada sidi karno inu calaf iigu daro.... Qalbigu wa mide labo maha..... Si walbon ukala fognhay still wanku jeclahay kuna jeclanaya weligay xasustaduna wa maguurto🥲
@ahmedalwan400
@ahmedalwan400 5 жыл бұрын
Wllky baaa dhegeysan jirey heestan waan xasuustaa 6/6/2019
@bilalelmi2100
@bilalelmi2100 12 күн бұрын
Hestaan 2018 baan Dhagaysan Jiray anoo Truck Driver ku Jira london to Burley xasuusoh maanta Anaa la ii Shaqeeya aduunka wa iska Calaf
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman 11 күн бұрын
Walee waa xasuus aad uqurux badan aad baan kuu salaamaya saxib
@dahabosheegowahmed6357
@dahabosheegowahmed6357 9 күн бұрын
Walal can you give me some help
@MrTosane
@MrTosane 13 жыл бұрын
i love this song ......fartun we love u always ..... noolow waligaa waligaana jir...
@maxamedqatarooz7328
@maxamedqatarooz7328 11 жыл бұрын
Fartuun Cumar ... Codkaaga Xalwo Subag Saafi Cml Waaye Masha Allah Nice Song
@ayanahmed8948
@ayanahmed8948 5 жыл бұрын
7/72019 😭😭😭😭😭😭😭 allow qof ann ogahey oo dhangeyga soo jaleecaa mar 😭😭😭
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
7 September 2020🙋‍♀️😴👀
@hafsoquruxo21
@hafsoquruxo21 4 жыл бұрын
2020 like !😋
@suhuramaxamad2013
@suhuramaxamad2013 4 жыл бұрын
Me too
@cutyhanna1
@cutyhanna1 13 жыл бұрын
Dhankayga so jaleec gacaloow... Dhankayga so jaleec ... Way igu socotsa heestano... Loving fartun nd all her songs.
@Faizaelmi1
@Faizaelmi1 Жыл бұрын
Ruux ku sugayoo Ku sadaalinaayo Ku sugaaya waligii Ku sabraaya baanee Ahmed🥹🫂❤️🤞
@ramo6021
@ramo6021 12 жыл бұрын
i love it..
@BuulCaws
@BuulCaws 13 жыл бұрын
Best Somali music clip sofar.and great song.
@abdallaawale2460
@abdallaawale2460 6 ай бұрын
2024 ciidi wali dawanaysa ❤️👋
@cheeryahlaam2995
@cheeryahlaam2995 4 жыл бұрын
Best ever Somali song and my favorite one
@Naagnool124
@Naagnool124 4 ай бұрын
Who else is from Tiktok?
@sumayaamiin3640
@sumayaamiin3640 4 ай бұрын
😭🥺wanakan
@Farashaash
@Farashaash 11 жыл бұрын
beautiful song....qoftii ibartay weey igga tagtay, heeso badan ay i bartay oo nuucan ah then she left me....it's was too tough situation after, so, anytime i heard this i feel pain
@zeynabahmed7610
@zeynabahmed7610 4 жыл бұрын
Sorry Wlhi
@rumanmk7806
@rumanmk7806 3 жыл бұрын
Sorry😓
@saidaadanmohamed6597
@saidaadanmohamed6597 Ай бұрын
Fartuun Omar ALLE Ha caafiyo 😢
@Eng_hamze
@Eng_hamze Жыл бұрын
2022 yaa dhegaysanay
@ubahcabdi1566
@ubahcabdi1566 Жыл бұрын
2013 ayan dhageysan jiray xasuus wlh
@Naturefilms75
@Naturefilms75 7 жыл бұрын
Alla heestan maxaan jeclaa 2012 ilaa 2013 naftanka qabtay san u dhagaysanayey balse jcylkii barigasi waa iga dhintay
@pubgfuns9326
@pubgfuns9326 6 жыл бұрын
abwaan farxiya 😔😔😔
@akramyarecade734
@akramyarecade734 6 жыл бұрын
❤❤ love alys is live
@abshirdamacciyaalwaaberimu3497
@abshirdamacciyaalwaaberimu3497 6 жыл бұрын
qaali wanku jecelahay hadana jaceyl ka dhinto miyaaa raadineysaa
@abdiazizmohamedhirsi19
@abdiazizmohamedhirsi19 6 жыл бұрын
Ma lagaa dagay hadeer haa sax, lkn ilma Xaawo hadaad tihiin ogaada unaad dabin daabyo badantiin qaali
@faysal8440
@faysal8440 13 жыл бұрын
fartuun aad ayaan uga helay heestaan waxaad taahy qofta qaaday labada hees eeaan fanka ku jeclaaday aad ayaan kuugu hanbalyaynayaa waxaad tahay qofkii ugu horeeyay ee aan taageero waligayna waan ku taageerayaa abaayo fartuun omar magacaaba i dilay waanba kaa helay axlaa fanaanah
@nuradinyusuf9655
@nuradinyusuf9655 Ай бұрын
Heestan waxan arky hbn dha wayd july 1 2024 wan ka hely kama dalo dhagysigeda🎉jcl dhaba ku muqanyaa
@nimcoahmed2900
@nimcoahmed2900 11 жыл бұрын
awesome song it touches me this song
@Adhiile
@Adhiile 13 жыл бұрын
Fartuun she get brilliant voice and she was needed some songs like dat... well done fartuunl nice song, great voice with good video
Fariin - Fartun Omar 2011- hees Cusub
5:45
Madaale Productions
Рет қаралды 573 М.
Gulled Ahmed "Dhahar"
4:47
omar A
Рет қаралды 1,4 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 17 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 26 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 17 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 67 МЛН
Fartun Omar Soo Jaleec New Music Video 2011
4:47
filsan hassan
Рет қаралды 4,2 М.
ISSASIIN JACAYL FAYSALHANAD IYO FARTUUN BIRIMO  2013
11:56
filfil studio production
Рет қаралды 2,2 МЛН
Muqdisho 2013
4:27
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 2,6 МЛН
Ixtiraam  Codkii Fartuun Cumar
5:06
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 657 М.
Aar Maanta - Dhadhami
4:52
Aar Maanta
Рет қаралды 3,9 МЛН
JilJilii 2013 Fartun & Abdihamiid. Directed by Ibrahim Eagle
3:39
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 466 М.
Jaceyl Iyo Jabkiisa Hees Cusub Dalmar Yare Wc Iyo Fartuun Cumar Directed by Ahmed Ugaaska
6:44
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 1,8 МЛН
Fuad cumar Hablaha sabanka jooga
4:19
MrYoungwow
Рет қаралды 1 МЛН
nimco dareen booli
4:29
Jekey Jk
Рет қаралды 2,7 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 17 МЛН