Soomaali Kale Oo Maanta Dacwad Musuqmaasuq Ah Lagu Soo Oogay,Iyo GANGS Laga Soo Qabtay Minneapolis.

  Рет қаралды 20,771

Elmi Ware Media

Elmi Ware Media

Ай бұрын

#Subscribe#Like#Share#Commnent.

Пікірлер: 98
@shukrimahamed2146
@shukrimahamed2146 Ай бұрын
SubhanaAlah somali inkaar heysato wallahi lacag xaaraan ah ayay rabaan inay ku taajiraan
@abdulazizd
@abdulazizd Ай бұрын
War tuugada iska qabta. Ilahay baa ceebeyey Sharciga in lala tiigsado. Waan rajeynaya
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Ай бұрын
CeebbTeena Allaha Asturo
@TheNasraabdi20
@TheNasraabdi20 Ай бұрын
Xasbiyallaah in wax aad xadaan ma ahee xalaal ma shaqaysan kartaan miyaa waa yaab minisota waxay ugu wada guureen waa tuuganimada midba mid buu u yeeray so sad magaca soomaali way haleeyeen fadeexo waa runtaa ilmi
@yasmaofficial
@yasmaofficial Ай бұрын
Yahuu waa wareey aar somali godkodii beyond ugu galeen
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
سبحان الله الله اكبر. لا حول ولا قوّة إلّا بالله ✅✅✅
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 Ай бұрын
Yaaaa Allaah 😭😭😭😭😭
@Kaaliyalegend
@Kaaliyalegend Ай бұрын
Waa mahdsantahy cilmi waare
@Fadumobilan790
@Fadumobilan790 Ай бұрын
Daycare ka xita wa sameeyan lcg lgu siin hda ilmha geesato subhnllh
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 Ай бұрын
Subxanalaah ilaahayoow hana duleynin dadka gobolkena Idaho oo gangiste aa lahayn ayay ka guur ayan shaqo maraban 😢🇸🇴❤️🇺🇸❤️❤️
@user-qh7sv3io1i
@user-qh7sv3io1i Ай бұрын
Lacag xaaraan ayaa guryo iyo hotelo lagu gadanaa laquudanayaa iimaanka allah idinka qaad ceeb badanaa
@user-mt1nk4it3g
@user-mt1nk4it3g Ай бұрын
Ilaahiy ayaa jira bal hada soomli oo dhan ayaa colaad loo qaadaa 😢
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry Ай бұрын
Subxaan Allah 💔😭 🇸🇴 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@rorobano6907
@rorobano6907 Ай бұрын
Yaab Ana is aragney
@Kaartomo
@Kaartomo Ай бұрын
There is nothing free in America
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 Ай бұрын
Jazakallahu kheyr walaal for the updating...
@Fadumobilan790
@Fadumobilan790 Ай бұрын
Subhnllh Minnesota wn ka guurin intaan dremiin midabtakoor😅
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 Ай бұрын
Minnesota waqti dheer ayaan ku noolaa dadkii ugu horeeyay ayaanu ahayn dadkani waa dadka yimi 1997 ka dib. Minnesota Somalida waa la jeclaa laakiiin wixii danbi gala ha la xiro. Why uga guuraysaa Minnesota laba ka mid ah waa la sii daayay markay waxba laga waayay.
@Fadumobilan790
@Fadumobilan790 Ай бұрын
Mshllh wll meeshan haday sa ku sisocoto mustaqbal ban aduunka ka leenhy wli waxa imaan doonta waqti aan dadka ka soocmeyno aaminadaana warkeedaba da marka wll adiga hada dadki hore thy mad naga qabtid dadkaan wllo maxd nogu fiirsan wadnka inad wax ka noqoty Hyde
@fatumamohamed5584
@fatumamohamed5584 Ай бұрын
Masha Allah
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 Ай бұрын
Walaahi waa yaab allow ha na ceebeyn meel walba ma somali baa lacag dhacday oo waliba caruurtoodu daawaneyso iyagoo maxkamad saaran oo dharkii jeelka qaba caruurtooda mustaqbalka maxay ugu talagaleen 🤔🤔🤔🤔🤔😭😭😭😭😭
@somaliasomalia7925
@somaliasomalia7925 Ай бұрын
Dadkaas tuugada ah lacag xaraan ah ayaa lagu soo koriyey marka ciyaal ay dhaleen makala jecla
@xaliyamohamed5223
@xaliyamohamed5223 Ай бұрын
Supxanalha
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
Somali Iyo Lacag Maxaa Kala Heysta Maxaa Yaab Is Daba Yaal
@abdulahihassan7893
@abdulahihassan7893 Ай бұрын
subahanalah maxa Somalidi imanka ka qadey dal iyo dabadba
@Adm9464
@Adm9464 Ай бұрын
Waa dad rabo inay been kunoolaadhaan. Laab laab lee
@khadjaissa222
@khadjaissa222 Ай бұрын
Daairow yaab badanaa , Dal iyo Dibad Been iyo xaaraan Maa nolol eh Allahayow na astur na xifdi.
@haania2495
@haania2495 Ай бұрын
Yaa rabi
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
Somali kala daadsan Carabta MN dagan somalida ayaa ka badan kama dhaqaale badan lakin Islamic schools ayay leeyihiin somalidana islantii tick tock odaygiina fadhi ku dirir
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Ай бұрын
Haday rabaan yaysan waxba iskuulo furane haday xalaal ku shaqaysan lahaayeen wax dhan bay ahaan lahayd balaayo bay intaas is daba marinayaan magicii bay naga haleeyeen
@muslimaali3279
@muslimaali3279 Ай бұрын
Walaalayaalow reer Minnesota maxaa ka qaldan tuuganimo wey dhaaftay howsha xageey u socdaan Subxaanalaah, kuligood halagu guro gailasha wasaqda
@fhuddle2311
@fhuddle2311 Ай бұрын
Reer Minnesota dadkii soomaaliyeed ee maraykanku dileen diyadoodii yay aruursan hayaan
@fahmadhagane6340
@fahmadhagane6340 Ай бұрын
Magaca somalida waa udamataay dad xuun ayaa magaca nagahaleeyay subhanallah horta kuwas medicaid nimankas in wax lakaqabto waaye beenalayal waaye
@user-mt1nk4it3g
@user-mt1nk4it3g Ай бұрын
Wales soomaliyeey waa liy noo yaabaa cajaaib😢
@fhuddle2311
@fhuddle2311 Ай бұрын
10 milyan waxba aaha 100 Bilyan yay ku bixiyaan in Dad masaakiin ah lagu gumaado ee waa magac xumayn soomaalida loola jeedo 5:01
@user-rv4wv5ko4o
@user-rv4wv5ko4o Ай бұрын
Kkkkkkkk😂
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
Somali dal iyo dibadba waku Muno.beelen shacab tuuga ah iyo madax tuuga ah so sad
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 Ай бұрын
America 🇺🇸 oo shaqo buuxdo ayay xaaraan iyo dhac iyo tuugo sumcada Somalida ayay dileen nijaastu
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 Ай бұрын
Wallahi in aay daroogo iibiyaan baaan u maleeyey aniga iyo walaashey wan ka cararney dad baa meesha buuxi jirey 24/7
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Ай бұрын
Reer marekan waa tajiriin ayeey nagu waleen iloon waa wada tuugo! 😂 😂😂
@user-dg1tt9lf7l
@user-dg1tt9lf7l Ай бұрын
Yaabadana 😮😮😮
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
walee minnesota somali dembe masii joogeyso mareekanka dhan baarid aalagu bilaa magacii somali ee god ku rideen halees ka qabto tuugada hadii kale qaxooti dembe lama keenaayo wakee
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 Ай бұрын
Acuudubilaah 😢😢😢😢 kuwaan Minnesota ayeey nagu direen dadkii
@khalid5318
@khalid5318 Ай бұрын
Guriga Minnesota ka iibsaday 5 yrs ago 400k ka bixiyey qofkii iga siinaayo 600k waan ka iibini i wanna go back the empire state New York .
@seed3966
@seed3966 Ай бұрын
Asc
@safahussen8381
@safahussen8381 Ай бұрын
Subxana allah yab badanaa
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 Ай бұрын
Subxanllaah Subxanllaah Subxanllaah 😢😢😢
@analovely6906
@analovely6906 Ай бұрын
Ascw walal 🙏🙏🙏☝️🙏🙏❤️🙏🙏🙏🙏
@fadumohassan2425
@fadumohassan2425 Ай бұрын
War kuwaan dowlada kaliya ma dhicin aniga iyo dad kale oo shaqo ka buuxsadey bay sharciga naga xadeen oo billing ku sameysan jireen waliba dad aanan ka war qabin hala xiro inkaar alle haku waa tuugo
@qumanhorusocod6177
@qumanhorusocod6177 Ай бұрын
sidey saas usameyn karaan qofka asagoo ushaqayn wuu noo shaqeeya hadey dhahaan, tax inuu kuxareeyo waaye W2 xagooda ka imaatey
@user-lc7wh1yj8f
@user-lc7wh1yj8f Ай бұрын
Wcs
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy Ай бұрын
Mashallah wa guul saariqiinta wa in laciqaabeen
@bashirali3202
@bashirali3202 Ай бұрын
Waxaa lagu leyahay nin Somaali ah ayaa guri 15 dabaq ah ka dhisay islii adiga maxaa kugu dhacay maad dabaq dheer dhistid. ileen wa nin tuug ah nin ay i shegayaan!!
@nasriina12345
@nasriina12345 Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@Ahmedinho2022
@Ahmedinho2022 Ай бұрын
😂😂😂😂
@suleimankodah5844
@suleimankodah5844 Ай бұрын
Somalida inata marka.hore dowladu lacag siiso bay hadhow kuxidhxidhi
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
lacagta waxaaa laguu siiye waxa aad soo qoratay waalagu aaminay markii lagu soo baarayna waxaa la ogaaday inee tuug yihiin waala xiray ee lacag qof lees kama siiyo aan program wadan
@BintiYusuf-kc8ci
@BintiYusuf-kc8ci Ай бұрын
Alow minesota ha nageenin
@farhiogure3691
@farhiogure3691 Ай бұрын
😮😮😮
@shamsoaweis2199
@shamsoaweis2199 Ай бұрын
Ilahey hakaqabto gangs 😮
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Ай бұрын
Ileyn ceeb looma dhinto!! Waarkuwani ma waxay u malaynayeen in ay Xamar joogaan oo xasan sheekh, la sheekaystan? Subxaanallaah
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Ай бұрын
👑🏆🙏
@ifrahiman3883
@ifrahiman3883 Ай бұрын
Acudubillah dulka somali la yidha iyo lacagta aragtida aya ka dhaxaysa. Ilahow adaan xaran oo dhan ka hoosgalnay.
@theruler411
@theruler411 Ай бұрын
Warkii qaxootiga lol
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm Ай бұрын
this is a mafia.
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 Ай бұрын
Hadii doowlada soomaaliya dad ku ee deesaso musuqmaasuq dad badan waxay la.sooboodayaan waa qabiil Haye gaalku waa qabiik soomaaliyey ilaahow roobo
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
minnesota hada dadka lacagta dhacay waa hal qabiil marka runta laga hadlo hadee ahaa laha ayeen kabtan ayuub iyo kuwa la mid ka ah qeyla dhanatooda waala maqli lahaa ee hada ilma adeeradood aalagu dhegan yahay
@fhuddle2311
@fhuddle2311 Ай бұрын
@@user-de6lm4wn9c saaxiib dadka soomaaliyeed ee Minnesota lacagta dhacay 70 Qof yay gaarayaan waana 4.5 yay ka kooban yihiin cidda ugu yar 1 Qof yaa kaga jira
@Tasniim1
@Tasniim1 Ай бұрын
Somalida badankeeda & musuq makala dhamaadaan miyaa Islamna waa sheeganayaan.🤫.
@Omarlibaax
@Omarlibaax Ай бұрын
Dhogorta allaah idinka siib oo ceeb u dhinta
@youngingace2674
@youngingace2674 Ай бұрын
Shit like this is what’s happening in Somalia today and they easy getting away with it
@AyaanDahir-rk3bu
@AyaanDahir-rk3bu Ай бұрын
Ala hogayeey wey u dhamaaty sharfteenii war dadkan sidee kayeelnaa
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 Ай бұрын
I mean ilaahow toobo
@AbdiOmar-gw6dp
@AbdiOmar-gw6dp Ай бұрын
Bal amuurtan daya Ilaahow na amaanso
@abobasement346
@abobasement346 Ай бұрын
ilahay idin dulay waa shacab wadah tugo ah moryan ilahay idin kah shif
@umama5531
@umama5531 Ай бұрын
Ilaahey amarkii waa iska qoslaa marka arko Elmi oo kagadlaayo arintaan🤣 Why did they think they would get away with this?🤒
@user-qh7sv3io1i
@user-qh7sv3io1i Ай бұрын
America wax free ah majiro somalia ayaad sidaas kadhigteen yaahuu halaxiro tuugada xaaraan ku naaxa ah
@kaltoumwaiss9634
@kaltoumwaiss9634 Ай бұрын
Xoola xaraana ayay jecelyihin acuudi bilah
@halanenuur128
@halanenuur128 Ай бұрын
Wa arin. aad loga xumaado in adoo muslim ah gaal kugu dacweeyo waxad tahay tuug. Waa meel kaga dhac muslim. soomaali iyo waliba diintii islaamka. Allaw sahal amuuraha.
@nasromohamed1831
@nasromohamed1831 Ай бұрын
Diintaada ku fasaxeyso Ina tuug noqotid gaalada lacagtooda dhacdid, adunka waxu arka dad islam isku sheegayo saana udhaqmaayo waxa aminsantihin saan idin galay
@somaliasomalia7925
@somaliasomalia7925 Ай бұрын
USA waan ku amanayaa iney iska qabtan somalida tuugada ah
@Imraan12
@Imraan12 Ай бұрын
Hada kahor nin itaxaada oo minneapolis jooga oo wadad sheeganaya ayaa igu dhahay gaalada xolohoodu waa xalaal hadii ladhaco waan yaabay nimanka wahaabidu wax bartay xaraan iyo xalaal mayaqaanaan
@jellehassan215
@jellehassan215 Ай бұрын
Stealing from host countries that trusted you is a double sin. The image of Somali/ Muslims damaged.
@bulohus8548
@bulohus8548 Ай бұрын
Laakiin Sawirada Aad soo dhigtay Somaali ma’Aha ‘
@ElmiWareMedia
@ElmiWareMedia Ай бұрын
Gangs ka Soomaali ma ahan warkeygana wan ku sheegay walal
@suadhussein1669
@suadhussein1669 Ай бұрын
Don't worry they enjoyed the jail
@saidasabrie3422
@saidasabrie3422 Ай бұрын
Elmi tuugo lee agtiisa joogte kuwaas o kale ama ka tuuganima badan halkaan ma kuwaana shaqo ka qabatiin halkaan Canada waaba tuugo miiran hala baaro!
@Kaartomo
@Kaartomo Ай бұрын
Ar soomali balo degtay
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
broken english ee txt msg iskuugu qorayaan yaab mee af somali iska qoraan lama fahmeen
@sadiyoaden2677
@sadiyoaden2677 Ай бұрын
Waaa loo turjumi laha af kasta ha ku hadlane
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm Ай бұрын
Madaxdi dalka.somaliyana wa.wada tuugo shacabki dibadna kadalika somali.magacas halaga wada.dhunto ani koley ma.shekto
@AAhmad-hi4pg
@AAhmad-hi4pg Ай бұрын
Ama sheegano ama aan sheegan dhibka Waa nawada haastaa. Ee ilaahoow Kuwa magaceena sharafdilaa dhibkooda naga haay. Xaqiiqatan xaaraantaan hadda lagusoo maxkamadeeynaayo ma aha koow ee Dhuuxeey UGA buuxdaa weliba farac ka farac waaye yaab badanaa Eeboow na mooti.
@theruler411
@theruler411 Ай бұрын
Somali waa tuugo saqajaan
Qubanaha VOA
VOA Somali
Рет қаралды 251
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 4,5 МЛН
小宇宙竟然尿裤子!#小丑#家庭#搞笑
00:26
家庭搞笑日记
Рет қаралды 28 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 14 МЛН
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
TOOS: Dunida iyo Maanta
BBC Somali
Рет қаралды 440
Kim Jong Un welcomes Putin with mighty military parade in North Korea
2:36
Warbixin Darawal Soomaaliyeed oo lagu eedeeyey kufsi
27:24
Somali Bridge - TV
Рет қаралды 28 М.
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 4,5 МЛН