No video

SOOMAALIDA DIINTA ISLAAMKA KA HOR MA WAXAY CAABUDI JIREEN SANAM ? ARIN XASAASI AH DAAWO. 08 08 16

  Рет қаралды 40,373

SOMWA

SOMWA

8 жыл бұрын

Пікірлер: 153
@saadoafgaab6027
@saadoafgaab6027 Жыл бұрын
Waa cajib runtii somalida waxan ka maqla somalida iney tariikh aney lahaynba oo islamka ka horeyaay 😢😢😢 ilayn dad awood leh baanu ahay waa nalaga qariyaay
@naimaomar9678
@naimaomar9678 5 жыл бұрын
waxaan idinku salaamay salaanta islamka waxaan la socday barnaamijka markuu ka hadlaayey walalkay sanamka waaq ayaan waxaan soo xasuustay in beesha aan ka dhashay ay adeegsadaan magaca waaq ayna dhahaan waaqey wiinoow oo ay ula jeedaan Allahey weynoow marka waxaan markasta iswaydiin jirey magacan ma mid luqada qabiilka mise si kale ayuu ku yimid marka shukran wax badan ayaan kaa faaideysanay
@hamzemohamed8857
@hamzemohamed8857 6 жыл бұрын
Dhab weeyaan taarikhdeeni rag kalaa ku faana inaguna waxaynu sheeganaa carab Iyo carab tuna waxay inagu sheegan adoomo tolaay somalay
@hanadalishidane7808
@hanadalishidane7808 4 жыл бұрын
runtaa!
@husseencagta6034
@husseencagta6034 4 жыл бұрын
Rag madmadow oo somali ah Waxay ku dhaartaan in ay yihiin jabarti ismail. Jabarti.wa dad Qashinka guryaha ka qaada loma ogolo in ay dagaan magalada waxay bacyaal ku sameystan Qashin qubka meesha ayey seexdaan nolol xuna ay ku heysaa Ka waantooba qabiilada somaliyeed ee sheegta kuwaa..
@kkkoolkhalidpoul1435
@kkkoolkhalidpoul1435 3 жыл бұрын
Meesha laga imaaday macno malahan ee meesha loosocdo halaga fakaro asnaam wax lagu faano maahan ee hanaga maqnaadaan diinta islaamka ayaa igu filan alxamdulullah
@ahmedabdiaziiz4682
@ahmedabdiaziiz4682 3 жыл бұрын
@@kkkoolkhalidpoul1435 waa runtaa oo laguma Oran dhulkaan waa Timid ama maba jirtaan oo anagaa idin leh idinkuna waxaa tihiin raaciye
@ceynro4315
@ceynro4315 3 жыл бұрын
Arabs acknowledge that they weren’t always Muslim why is it so hard for Somalis?
@cabiiralive
@cabiiralive 6 жыл бұрын
waa in aanu taariikh deenii soo ceshanaa waa nala dhacayee
@racwixasan4001
@racwixasan4001 5 жыл бұрын
Weligay iyo. Waaqay waxaa MA arag ayaa la odhanjiray waagii hore hadana waxaa loo bedelay weligay iyo allahay
@sajokal20
@sajokal20 7 жыл бұрын
Hambalyo Liibaax ! Runtii anigu waan ku raacsanahay anigu farta faraaciinta ayaan ku bartey faransiiska oo boqolkiiba boqol waa dhaqan iyo af soomaali ,shirsooyaaleedkeyga daawada "Soomaalidu ma faraaciinbaa "
@oma2635
@oma2635 6 жыл бұрын
Adeer waa inaa ayoo amaar Adeer waa galaaboree waa shanaata caleen waa inaan
@Maandhise
@Maandhise 5 жыл бұрын
Sajokal Horseed aniga Sxb dadka faraaciinta qabta ayaan kujiraan aad ayaan ubaaray afkoodi hore iyo keena wuu ishaabahaa lion aar aey dhihi jireen inaguna waan dhahnaa
@ethancreed7636
@ethancreed7636 3 жыл бұрын
sorry to be offtopic but does anybody know of a way to log back into an instagram account? I stupidly lost my password. I love any assistance you can give me.
@kushiticman137
@kushiticman137 7 жыл бұрын
33 oday kadib nuux ayuu tagaa abtirkeyga carabna wax iima galin samaale Ayaan ahay aniku
@kaltumjama5202
@kaltumjama5202 6 жыл бұрын
Ina Odazuge Nuux waa la wada galaaye. Nuux ma Baantu Nuux baad gasha mise Carab Nuux? mahadsanid
@ghboy2914
@ghboy2914 6 жыл бұрын
kaltum jama odey carab layiraah oo lagu abtirsadaa majiro Carabta maanta wax isku galay maleh aan luuqad ahayn xataa isku midab maaha Marka sheekada somalida ee fadhi kudirirkaa iska ilow
@abdiqafarabdullahi9313
@abdiqafarabdullahi9313 6 жыл бұрын
Hhhhh 33 sadex kaliyaa
@travelandnaturechannel5875
@travelandnaturechannel5875 6 жыл бұрын
Kushitic Kooshin absolutely bro we are not Arab we are somalian
@abdelqanimohammed995
@abdelqanimohammed995 5 жыл бұрын
kaltum jama you’re very funny. U Nailed it hahahah
@zakimamba2930
@zakimamba2930 6 жыл бұрын
Waaqweyne usoo noqda waa Somali afsomali ayuu kuhadlaa Khuraafadka kaimaada
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 жыл бұрын
Zaki mamba ma sheydaan iyo sanamyo ayaa u yeeraneysaa waxaad waa sheydaan la caabudi jirey markii ay dadku jaahil ahaayeen hadana ilaahey waa nooga gargaarey oo naga jaahil bixiyey Alxamdulilah islaanimada waa wax lagu xamdiyo
@husseinhilal3520
@husseinhilal3520 7 жыл бұрын
abroone aad ayuu u mahadsanyay wuxuuna u istaagay sooyaalkii ummafda soomaaliyed .sooyaalka a iyo tariikhda somaaliyeed dadka carabta ah ee bariga dhexe ku nool oo cadawga ku ah Dadka soomaaliyeed iyo dadka madow
@xiish1
@xiish1 7 жыл бұрын
erayo badan oo asalkoodii aad qaldayso ayaa sxb jira sida wasiir waa tafiir iyo meesha laga soo jeedo sida hal qabsiga waridkaa iyo wasiirtaa ASal ahaanna wasiirtu waa meesha laga soojeedo ee wasiir dawladeed maaha mida labaad walcan waa faraca sida asalka iyo faraca qaybta faraca ayaa walcan la dhahaa mida sadexaad wacaal waa u yeerid waa loo wacayaa ama waa loo yeerayaa ayey asalkii ahayd kadibna waagii isgaarsiintu timid eray isgaarsiineed ayuu isku badalay marka saaxiib erayadaas dib u fiiri oo ku laabo mahadsanid dadaalkaaga
@faadumoadan808
@faadumoadan808 4 жыл бұрын
Sax waaye
@karatayxasanmacalin5606
@karatayxasanmacalin5606 3 жыл бұрын
Masha allah runtii waa arin loo baahnaa in la iftiimiyo taariikhdeena waa in aan baranaa oo dib u eegis weeyn kusameeynaa
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 жыл бұрын
Waaq waa sheydaan la caabudi jirey wakhti hore jaahiligii qarniyo hore ka hor hadana ilaahey islam ayuu naga dhigey waana mid in lagu xamdiya ah
@najkavlado5698
@najkavlado5698 2 жыл бұрын
Sooyaalkena maa hada noqotay waqti jaahiligi dunida ma jirto bulsho sooyaalkeda ku tilmaamta waqti jaahiligi
@mahamudhussein3342
@mahamudhussein3342 5 жыл бұрын
Abtirsigeyga waxaa ka mid ah Gudwaaq,waxaan maqli jirey ayeeydeey oo dhihi jortey "looma goodiyo waa giwaaq" cajiib. Good work
@hawraarsame1603
@hawraarsame1603 2 жыл бұрын
Sxb soo raac ayaad tahay Soomaali dhalad ah
@hobanlesomalion8468
@hobanlesomalion8468 Жыл бұрын
Abroone waa nin qiimo iyo tacliinta Somalitology
@libanfarah9459
@libanfarah9459 3 жыл бұрын
An eye opener
@husseencagta6034
@husseencagta6034 4 жыл бұрын
Ceebti ugu weyneed ee qof masuul ah u ku hadlo waxay aheyd in u cabdulaahi yusuf u sheegtay in uu jabarti yahay awowgisna ku xabalanyahay yeman Marki u tagay yeman o u ku yiri ragi carabta ahaa awowgey jabarti ha la i tuso xabashisii Wey la yaabeen waxay ku yiraahdeen jabarti adoon ayu ahaa Ee ha sheegan somali ku ekow.
@mejhoula
@mejhoula 2 жыл бұрын
Jabarti adoon muusan ahayn nin dadkii hore ay dhahaan awliayuu ahaa weeye Lakin somali carab maahan somaali waa soomaali
@mohamedmohamuud4149
@mohamedmohamuud4149 7 жыл бұрын
khuraanka ayaa sheegay ilaaha waakha la dhaho inuu jiray oo waliba khomkaas ay ahaayen kuwo khuwad leh ilaahne uu haligay أَوَلَمْ يَسِيرُوا فِي الْأَرْضِ فَيَنظُرُوا كَيْفَ كَانَ عَاقِبَةُ الَّذِينَ كَانُوا مِن قَبْلِهِمْ ۚ كَانُوا هُمْ أَشَدَّ مِنْهُمْ قُوَّةً وَآثَارًا فِي الْأَرْضِ فَأَخَذَهُمُ اللَّهُ بِذُنُوبِهِمْ وَمَا كَانَ لَهُم مِّنَ اللَّهِ مِن وَاقٍ
@qalbihodon721
@qalbihodon721 7 жыл бұрын
Mohamed Mohamuud dulmi buu noo haligay hhhh
@husseencagta2088
@husseencagta2088 7 жыл бұрын
Mohamed Mohamuud walaal .aad ayaad u mahadsantahay waxaad na tustay in uu WAAQ jiri jiray oo uu ahaa ilaah la caabudo .oo jiri jiray mudooyinkii laga Soo gudbay dadka ku hadla Afka soomaaliga na ay jiritaan dheer lahaayeen,.
@zakimamba2930
@zakimamba2930 6 жыл бұрын
Cadaalad xumaayaa
@al-xaqiiqamedia9377
@al-xaqiiqamedia9377 6 жыл бұрын
ilaahay u toobad keen orod oo tafsiirka quraanka akhri waaq aayadaan mcanaheeda waa qof ka difaaca male
@mohamudgohe5007
@mohamudgohe5007 5 жыл бұрын
*Aayadan waa suuradee?* *Iyo numberkew?* *Immisa jeer ayay Lelmedda waaq ku jirtaa Quraanka Mahadsanidiin ikhwani*
@cabiiralive
@cabiiralive 6 жыл бұрын
amarti waaaq oo majeerteen ah jidwaaq siwaaq roon oo majeerteen ah caabud waaq waa magaalo mareexaan
@maxamedhsshi4120
@maxamedhsshi4120 6 жыл бұрын
Jidwaaq, Aabadwaaq, Tagalwaaq iyo Barwaaq intuba waa Qabiilo Absame kuumade ah waana wax jira in soomaalidii hore ereyga waad u isticmaali jirtay wax fiican
@oma2635
@oma2635 6 жыл бұрын
Adeer waa laboonae
@buulounitedbossxh3252
@buulounitedbossxh3252 5 жыл бұрын
Walcan waxan ubartay abtirka qofka meshu kaso jeedo faracisa ah
@kingbarahow2128
@kingbarahow2128 5 жыл бұрын
Hooyadey ayaan ka xasuusta inee dhihi jirtay marka ay xiliyada kuleelaha jiro kululaa kariim waaqe yacniyan waaq wuxuu ahaa ilaah ama eebbe Af somaaliyesan
@abuuayaan6956
@abuuayaan6956 4 жыл бұрын
Hooyadaa ma sanam caabud bee eheed???
@kingbarahow2128
@kingbarahow2128 4 жыл бұрын
Abuu Ayaan Maya ma eheen muslim qaalisa ayeey eheed Ee hadal xumada dhaaf
@simbasambasimbasamba8120
@simbasambasimbasamba8120 3 жыл бұрын
Wan jecladay tariqda
@racwixasan4001
@racwixasan4001 5 жыл бұрын
Huruuse, seed, isir 3daa magacba gobolada togdheer waa lagala baxaa,weli Kamay suulin
@abdoukaderhousseinabdi4065
@abdoukaderhousseinabdi4065 6 жыл бұрын
Walal walahi geesi ba tahy dalaldka halka ka wad tarikhdu wa lagama marmaan wa lobahan yahay
@deqaroyal5883
@deqaroyal5883 6 жыл бұрын
nooloow faysa howsha noo hayso waan u bahanahay illaah ha ku fududeyo
@libaaxcobra5986
@libaaxcobra5986 4 жыл бұрын
Soomalo hadaan nahay waxaan nahay faraciinta
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan 10 ай бұрын
Daarood waadiidaan hiiyiin.waaxaada sheegeesaan carab quureesh reerbiin haashiin
@cabiiralive
@cabiiralive 6 жыл бұрын
waaq baa jiray xitaa
@alihanash9986
@alihanash9986 3 жыл бұрын
Walcan iyo wasiir Marka uu qof wax caaayayo,waxay yiraahdaa(walcankaa iyo wasiirkaa w..)markaa waxaay ku tusaysaa in ay meel sare ka joo gaan labada eray.
@qalbihodon721
@qalbihodon721 7 жыл бұрын
Islamka waa laga kaad kaadiyaa hhh oo waxan haysanjirnay ba ma xumayn!.
@ambored2967
@ambored2967 3 жыл бұрын
Ma sanam caabud ba wax fican ah
@qalbihodon721
@qalbihodon721 7 жыл бұрын
Wed Aad!. Wadaada hada jiro waaba wed aad yo!. Gobolada Somalia meelo ka mida waxa la yirahdaa ruuxu markuu degdeg u dhinto ruux hebel wuu duulay!.
@nazwaffen9219
@nazwaffen9219 6 жыл бұрын
Jamacadaas waa in aan intixaan lee ka soogalo. Su aalihii oo dhan horay baan u heestay.... Waa in aan Jaamacad kafurno wadanka. Oo lagu barto Isir ni madeey nii hore. In taan reer magaal loo gudbin. Baro Asalkaaga.
@cabiiralive
@cabiiralive 6 жыл бұрын
dirac waa fariid reer Puntland micnaheedu
@user-ft4vm7mn2d
@user-ft4vm7mn2d 8 ай бұрын
Xittaa cali warwaaq abtirsiga qabiilka ceyr kujiraa
@ahmedyusuf9616
@ahmedyusuf9616 2 ай бұрын
Waabeen waxa ukuhadlaya acudibila qurqfaad buhaya hadhegeysanina
@duca_qaba
@duca_qaba Ай бұрын
Tawraat iyo injiilba wey qareen, ka horna waxan lahayn biqortooyooyin kala duwan sida faraaciinta
@cabiiralive
@cabiiralive 6 жыл бұрын
seed dhulka majeer teenyaaba uGu badan oo la baxa reer seed baaba Jira hadeer huruusena waanu la baxnaa majeerteenka kkkkkkkkkkkkkkkkkk alaa maantaa la jabay haa aboodiga haa waa runtiis geed sare baa laga daway nayaa baan maqli jiray waa laga yaqaan dhulka majeer teenya
@Mustafa22171
@Mustafa22171 4 жыл бұрын
Buugaag ka qor
@qadroabdullahi7191
@qadroabdullahi7191 4 жыл бұрын
Nin kan faysal ah waa kayaab saday nadaara ah
@husseindirie531
@husseindirie531 Жыл бұрын
giriiga waxba ma badalin magaca waa iska sidiisii isir kaliya ma aheen ee waxa uu ahaa ow-isir halka giriigu dhaheen Osoris
@husseencagta6034
@husseencagta6034 4 жыл бұрын
Labada magaalo ee laga barakeysanjiray soomaaliya ee lagu caabudi jirau Sanabkii WASQ WEYNE. waxay ahaayeen cabudwaaq iyo ceelwaaq Wa diinti hore ee soomaali kushitic
@nazwaffen9219
@nazwaffen9219 6 жыл бұрын
Dad kaan ogeen taa. Ilahay wax habaro. Qalabkii iyo hidihii dhaqan ka. Waa in aan soo muujino. Waan ogaa waligeey in uu carab waxba ii galin. Sheeko awooweed laga dhaxlay waaye. Nin kaan waa wuxuu dhahay 100%💖.
@racwixasan4001
@racwixasan4001 5 жыл бұрын
caruurta markan ahayn waxaana ku cayaari jiray sabeentii Way bugtaa Waa besteed Soo qabo Aan qalee Anigiyo Kure yare Keli sii
@Mohamud717
@Mohamud717 3 жыл бұрын
Xaqiiq weeye ninka donaya in rumaysto arintan Rendille gobolkooda hatago
@ahmedmohamed-wg3uv
@ahmedmohamed-wg3uv 7 жыл бұрын
dadoow yaa iisheeg kara diinta isalaamka ka hor waxaynu rumaysnaayn( aaminsaanaay)
@abuuayaan6956
@abuuayaan6956 4 жыл бұрын
Soomaali maxamed weligeedba muslim bee ahaayeen. Abtirigeena 30 magac ma dhaafo. Malaha kuwa soomaaliya deganaa oo aan dalka ka xureesaney
@hobanlesomalion8468
@hobanlesomalion8468 3 жыл бұрын
@@abuuayaan6956 jaahil baad tahay taariiqda Soomaali garanmeysid
@abuuayaan6956
@abuuayaan6956 3 жыл бұрын
@@hobanlesomalion8468 adiga ma kuwii gaalada ahaa ee dalka loogi yimid maad ka dhalatey????
@SomaliGirl-vh2qw
@SomaliGirl-vh2qw 2 жыл бұрын
Waaq ayaan aaminsaneen
@queen-najwa
@queen-najwa Жыл бұрын
@@abuuayaan6956 🤣🤣🤣
@kulanzametube3550
@kulanzametube3550 Жыл бұрын
Wad=waxa loolajeeda wadaad
@cabiiralive
@cabiiralive 6 жыл бұрын
rac waa wax badan gaw na waa dhufasho
@laqanyoves7331
@laqanyoves7331 Жыл бұрын
Waxaan ku dhaaran jiray barigan yara walahi bilahi tolaahay ticiini tawaasi markaa markan waynaaday ban maqlay ticiini iyo tawaasi marka waa ilaahay yo ay somalidu isticmalijiren
@cabiiralive
@cabiiralive 6 жыл бұрын
waxa dhamaaday bas baa loogu yeeraa
@mohamed-amin8656
@mohamed-amin8656 6 жыл бұрын
cabiira saabiriin bf
@cabiiralive
@cabiiralive 6 жыл бұрын
sax sawracaaga was baan maqli jirey kkkkkkkkkkkkk
@nazwaffen9219
@nazwaffen9219 6 жыл бұрын
WEEYNAHA & WAQ =-(Shimbir). IYO QORAXDA. IYO 🌌🌠EEBE. BAAL/WAD/🐂/ Intay Muslinka UU BAROYO NOO GU SOOGALIN. WAA RUNTII 100%
@oma2635
@oma2635 6 жыл бұрын
Adeer maxaah waacay ma taqaan hoyoo sodoon malaamo ku dhaashay canuuga Adeer canuuga waa oyaa Adeer geesa iyo geesa waa hoyoo bishaa canuuga wadoo ku duuga qoraaha dhacaa jasiirada madiino maliinado waxaah lehaa hoyoo jasiirada suuqadar waxaah lehaa hoyoo waa sudaan dabaada lagaa jaraay ee waxaah hayaa canuuga yaraa oo ii dabaa jogaa
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 6 жыл бұрын
Haduu ka daray beentii haday soo baxday boore buu ka dhigay bow re bow waa af ingiriis.qaaso isna intuu isku darsaday bow iyo re buu yiri qaansadii sanamka
@cabiiralive
@cabiiralive 6 жыл бұрын
reer diinigii mareexaan miyaa hhhhhhh
@muntazcw2874
@muntazcw2874 6 жыл бұрын
cabiira saabiriin kkkkkk waa laga yabaa
@husseencagta7448
@husseencagta7448 3 жыл бұрын
diini wa islamka ka dib ee waxa ogaataa in Qabilka mareexanka ahaayeen asal dad ka so hajiray ethopia oo somaliyoban
@hawraarsame1603
@hawraarsame1603 2 жыл бұрын
Hahahaha 😁 😁 😁 😁 Waar ninku caqli weynaa ma caruurbaa 😂 😂 😂 😂 Sheeko caruureed dhukeenu waa dhulkii Illaahay.
@najkavlado5698
@najkavlado5698 2 жыл бұрын
Dhulki ilaahyada ayaa la dhihi jiray waa runti arinka waa magacey Faraacida ugu wici jirtay dhulkeena inu yahay
@hawraarsame1603
@hawraarsame1603 2 жыл бұрын
@@najkavlado5698 sxb Bal areyga ama qaabka ay u dhihi jireen dhulkii ilaahyada adiga oo mahadsan nala wadaag please.
@najkavlado5698
@najkavlado5698 2 жыл бұрын
@@hawraarsame1603 Pwnet/land of punt
@hawraarsame1603
@hawraarsame1603 2 жыл бұрын
@@najkavlado5698 sxb markaa run Miyaa????
@najkavlado5698
@najkavlado5698 2 жыл бұрын
@@hawraarsame1603 haa waa arin jirto sxb la ogyahay Somalida ka gaabiso xaga taarikhaheda maahe
@queen-najwa
@queen-najwa Жыл бұрын
Dirac i nacsisay difaaci raac aaa bisinka 😑
@nazwaffen9219
@nazwaffen9219 6 жыл бұрын
DUMAR KA carabta WAX UGALEEN OODHA WAA👎. Iyo ALSHABAAB. Waykutaageen👎.
@cabiiralive
@cabiiralive 6 жыл бұрын
garac waa ilma xaaraana
@FarahFarah-jp9yv
@FarahFarah-jp9yv 6 жыл бұрын
5:43 muxuyiri afsomaligii baa wareegoo hada Ethiopia isticmasha
@abuuayaan6956
@abuuayaan6956 4 жыл бұрын
Kkkk waa qorsho loo soo dhiibey.
@fuaadfuaad7459
@fuaadfuaad7459 3 жыл бұрын
Wllo waa runtii amharo iyo tigray ayaa eraygaa isticmaala
@MohamedMohamed-nc7ff
@MohamedMohamed-nc7ff 4 жыл бұрын
Warawaye
@baazimufti5807
@baazimufti5807 6 жыл бұрын
Taariiqda luktuu ku walaaqey ninkaan
@lightofmylife2008
@lightofmylife2008 5 жыл бұрын
So tii la yidi somali tarikh ma leh wa carab
@monstersamator5288
@monstersamator5288 7 жыл бұрын
qabil ayee caabudi jireen. hhhh
@zakimamba2930
@zakimamba2930 6 жыл бұрын
112 fircoon aya jirto Quraanka waxuu yiri hal fircoon ayaa jiro beenti muxamad ayaa fashil kudhacay
@mrakjunior
@mrakjunior 6 жыл бұрын
Zaki mamba fircoon boqor walbo ayaa ladhihi jiray quran sida waxaw lee yahay sheegashadooda ayaa isku mid eheed marka mid ayoo kaso qaadaya hadaan misaal kale ku siiyo hal nabi ayaa qoom loosoodiraya wa beeninayaan ilahay waxaw lee yahay ambiyadi o dhan ayay been sabab ta maxay tahay ambiyada dhan hal fariin uun bay wadeen o ah ILAHAY KALIYA HALA CAABUDO. Qisada nabi shucayb c.s fiiri.
@maxyounis8769
@maxyounis8769 4 жыл бұрын
Magaca Fircoon "Pharaoh"marka la leeyahay markii wax badan taariikhda iyo raadadka la daba galay ayaa la ogaaday in uu yahay title ama magac naanayseed macnaha boqor u dhigan oo mansabiyad awood badan ah lana raacin jiray boqoradii Masar soo maray weliba boqortooyadii taariikhdii dambe "New Kingdom Era". Magacanuna asal ahaan markiisii hore wuxuu ahaa Qasrigii Waynaa ee looga talinayey dadka Masaarida kolkii dambena boqorada ku wareegay xooga awoodooda. Marka Quraanku tilmaamay Fircoon taas mahnaceehuda maaha Kitaabku inuu yahay buug taariikheed oo masii sharixin waayo magacu wax macno ah ma samaynayo garasho mooyee laakiin ninka uu sheegay waa raggii ugu awooda badnaa ee talinayey xilligii Nebi Muuse sida lagu hayo diinta iyo taariikhda labadaba.
@cabiiralive
@cabiiralive 6 жыл бұрын
Ina Odezuge 33 oday baan ka tirsadaa nebi nuux waa wax lagu qoslo kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 6 жыл бұрын
War hooy sanam adoo raadinaya yaan nagtu kaa dhicine diinta islaamka baro inta cimrigaaga ka hartay
@baazimufti5807
@baazimufti5807 6 жыл бұрын
Subhanallah waa been uu soo alifay
@xirgimaal8579
@xirgimaal8579 5 жыл бұрын
Maxaad ku caddeyn kartaa, qofkan waxaan naqaano ayuu ka hadlayaa, adigase maxaad haysaa, soo daa!
@bontuoromia8516
@bontuoromia8516 6 жыл бұрын
Somali people not Arab stop
@benjaminrisumfeldt7581
@benjaminrisumfeldt7581 8 жыл бұрын
bulshitt
@saeedbuni8104
@saeedbuni8104 7 жыл бұрын
Benjamin why bulshit
@luqmanha7732
@luqmanha7732 7 жыл бұрын
Benjamin Risumfeldt war bax. taariikhdayna aan kaa baranee
@axmedcynte8723
@axmedcynte8723 6 жыл бұрын
Sheeko xariirada ayay mesha ku hayaan kuwani
@bontuoromia8516
@bontuoromia8516 6 жыл бұрын
Kkkkkkkl Somali people came from Oromo and Bantu
@goodman5831
@goodman5831 3 жыл бұрын
beentii aduunka ugu waynay ayuu shegayaa afsomaligii ayuu ilaahyo inooga dhigay waar ilaahay ka baq waa lagaa qorayaa waxad ku hadlayse afsomaligaba markii lagu hadlo ee tarikhdu sheegtay maba foga
@goodman5831
@goodman5831 3 жыл бұрын
beeeen beeen tiii aduuunka
@goodman5831
@goodman5831 3 жыл бұрын
beeen
@goodman5831
@goodman5831 3 жыл бұрын
beeen
@abdijunior8945
@abdijunior8945 2 жыл бұрын
Man Said oromo and bantu 😂😂😂😂 first of all Oromo and somali existed same time and Somalis do not have nothing to do with Bantu cause they don’t have same dna 🧬 haplogroup ancestry
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 5 жыл бұрын
Anigu miyi ayaan kudhashay markaa kelmada walcan waxaa miyiga looga isticmaalaa marka qofka lahabaarayo =sida walcankaa lacadaab oo aan umaleynayo in looga jeedo awoowa yaashaa lacadaab.
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 57 МЛН
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,9 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 13 МЛН
Raadraaca Isirka Soomaalida - Prof. Maxamed Cabdi Gaandi.
1:15:42
Xarunta Ifiye
Рет қаралды 85 М.
XAMAR IYO MAANTA
9:55
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 296
Ninkii Gaalka ah ee wax ka Qoray Taariikhda Nabi Muxamed ﷺ || Sheakh mustafe
40:22
AL-XIKMA ISLAMIC EDUCATION CENTER
Рет қаралды 735
Mahaad Kaoktaxay Taariikhda Burburka Soomaaliya? Daawo Muuqhaalkan
1:44:22
Somali Bantu TV
Рет қаралды 310 М.
MALAWO(BERBERA) IYO BAABIL MAXAA YAALA?
16:49
Abi Shuceyb
Рет қаралды 3,6 М.
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 57 МЛН