SOOMAALIDA | 'WAALIDA DHAQANTA' | BUUFISKS | EU | US | DR XABEEB

  Рет қаралды 7,140

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

9 ай бұрын

CABDULQADIR YUUSUF MAXAMED WAA NURSE DHINACA XANUUNLA DHIMIRKA 23-SANANA U SHAQAYNAYAY WAXAAD CAAFIMAADKA EE BOQORTOOYADA INGIRIISKA XOG BADAN OO XASAASI AH
Vladimir Putin accepts Kim Jong Un invitation to North Korea
Kim is continuing his tour of eastern Russia after his summit with Putin at the Vostochny Cosmodrome. Russian President Vladimir Putin has accepted an invitation from Kim Jong Un to visit North Korea after the two leaders held their first face-to-face summit in four years.
Kim is in Russia’s far east as Putin looks to reinforce alliances amid Russia’s ongoing war in Ukraine, and as the North Korean leader continues to advance his country’s military modernisation. Britain on Friday officially proscribed the Russian mercenary Wagner Group as a terrorist organisation, after announcing the move last week, which will make it illegal to be a member or to support it.
US, India, Saudi, EU unveil rail, ports deal on G20 sidelines
Global leaders announced a multinational rail and ports deal linking the Middle East and South Asia on Saturday on the sidelines of the G20 summit in New Delhi.
The pact comes at a critical time as U.S. President Joe Biden seeks to counter China's Belt and Road push on global infrastructure by pitching Washington as an alternative partner and investor for developing countries at the G20 grouping.
Biden said it was a "real big deal" that would bridge ports across two continents and lead to a "more stable, more prosperous and integrated Middle East."
www.reuters.com/world/us-indi...
Join this channel to get access to perks:
/ @britsomalitv

Пікірлер: 19
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 9 ай бұрын
Mahadsanid Wariye abdihaafid shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤❤
@mukhtarahmed8133
@mukhtarahmed8133 9 ай бұрын
Waa mawduuc loo baahna wacyi galin & aqoon laga kororsaday, thanks Abdulkadir Iidi & Abdulhafid.
@user-ie9ik6kc2s
@user-ie9ik6kc2s 9 ай бұрын
Masha Allah wa mowduc wangsan inaad dadkeena ku dhaxjirto mar walba waxay qaban iyo xalkooda sida u sahalan lagu xalin karo talo iyo tusaale adiga iyo khabiirka Dr Abdulqadir IDI oo aha qof aqoon iyo waya aragnimo duriqsan uleh arimaha bulshadeena in badana daraaseyay faraxad bay ii tahay inaan caway dawado waraysigiina qiimaha badan Allah haydin barakeeyo waxaad tihiin haldoorkii bulshada Dr iyo saxaafadu wa muhiim inay bulshadooda wacyi galiyan mahdsanidin
@aliabdifatah6999
@aliabdifatah6999 9 ай бұрын
masha allah Abdi hafid wa mowduc fican noso badi Guleyso 😊
@BY-wv4er
@BY-wv4er 9 ай бұрын
C/qaadir Yuusuf Maxamed (Idi) waa ku mahadsanyahay qibradiisa xaga xanuunada dhimirka oo uu bulshadeena Soomaaliyeed Ła wadaagey, Adiga iyo weriyaha soo diyaariyay barnaamijka waad mahadsanthiin.
@hamseabdi3543
@hamseabdi3543 8 ай бұрын
Mansha Allah ❤❤
@shahad2629
@shahad2629 9 ай бұрын
maasha alaah
@aishamuse3271
@aishamuse3271 9 ай бұрын
Dad badan oo xanuunada maanka qaba baan lakulmaa shaqadaydaa, dhamaantoodna waxay qaatan kaniin. Qof la mudaayo maan arkin. Allaha caafiyo walaalaheen.
@nrcabdi
@nrcabdi 9 ай бұрын
.😢 😢.😢. Eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax i tari karto Igalaxariir (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar) Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. ilaahbaan ku dhaartee waxan maalin ku noolaado xitaa ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi
@safiaomar2157
@safiaomar2157 9 ай бұрын
Ilaahow caafimaadkeena noo siyaadi intaan haysanina caafi
@aminaabukar3972
@aminaabukar3972 6 ай бұрын
Asc walaal cabdixafid halkeey lagala soo xariiraa waa loo bahanyahaye
@MH__1__MH
@MH__1__MH 9 ай бұрын
Iyagoo awal qabey dhibaatooyin maskaxeed oo ay ka dhaxleen dagaaladii/tahriibkii baa hadana social media ugu sii darmadey si xun u isticmaalan. Dad badan baa madaxa ku socda Allaha caafiyo.
@baahkaxaaji1119
@baahkaxaaji1119 9 ай бұрын
Lakiin waxuu ka tagay inu shego in mararka qaar qofkiyo fayow ama reste wali lagu sii haayo ama dawadii lagu si wado taasna waa muhiim inu ka hadlo hade sas dhacdo maxa xal ah
@xaafid693
@xaafid693 9 ай бұрын
Horta mental health does exist however you could easily misdiagnose someone with mental illness. In the U.K a lot of people experiencing bullying and harassment. Somali are one the most marginalised groups in society. When this person comes describing what is happening to them it's difficult for someone to believe what this person is saying. This can could lead to an already stressed person being further victimised. The other concern I have it is well known that psychiatric medication don't always work for everyone. Psychological therapies can be more useful for certain individuals. Their is a lot of focus in this conversation on sectioning. This matter should not be encouraged unless someone is seriously mentally unwell. You talk about it so casually when alot often experience poor care in these facilities and over medicated. My suggestion is start with exercise and diet changes and talk to your G.P. Try to spend more time outside and check your vitamin D levels.I have also seen Somalis being abused by their own family and then falsely claiming they have mental illness to claim benefits.
@abdulkadirmohamed5332
@abdulkadirmohamed5332 8 ай бұрын
Ascww walaal, aad iyo aad baan kaaga mahadcelinayaa feedback gaaga wanaagsan, arimo badan aad halkan ku sheegtayna waan kugu raacsanahay. Laakiin ogow xitaa waxaa jira a lot of misdiagnosis of physical health issues. Mahiimadu waa inaan dadkayaga wax u iftiiminaa wacyo galinaa.
@user-mw6kz5my9x
@user-mw6kz5my9x 9 ай бұрын
jow kow now abdihaafid oo jaaaajuuus ah ba raba in u bufis ku sheego dadka ku fahmay jaaajuuusnimada jow kow now hadana bow
@aishamuse3271
@aishamuse3271 9 ай бұрын
Acudubillah caafimaad ma jiraa walaal?
@user-mw6kz5my9x
@user-mw6kz5my9x 9 ай бұрын
jow kow now adiga kacsi miya ku haya mise stress jow kow now hadana bow@@aishamuse3271
@WHO2024
@WHO2024 9 ай бұрын
LOL amaa adiga lagaa hadlaya!!!. Jaw kow now. 🤣
CAALIN: HEESTII HARGAYSA LAGA QAADAY | DFS | KENYA | PL
21:08
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 12 М.
Dalmar iyo Dr. Abbas Xanuunka waalida
24:59
Dalmaronline
Рет қаралды 14 М.
⬅️🤔➡️
00:31
Celine Dept
Рет қаралды 48 МЛН
3 wheeler new bike fitting
00:19
Ruhul Shorts
Рет қаралды 50 МЛН
Final muy inesperado 🥹
00:48
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 18 МЛН
DEG DEG: TAXI-LIHII SOOMAALIYEED EE MARAYKANKA | XOG HOR LEH
29:10
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 92 М.
WARAYSI XASAASI AH | FANAANADA CAANKA AH EE *NAJMA NASHAAD*
29:17
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 26 М.
LAKI HAJI WACAYS HEESTII CIIDA DABAALDAGA CIIDA LONDON 2024
5:13
barnaamijka cafimaadka calamaha waalida
36:10
SlntvEurope
Рет қаралды 10 М.
Maxaa keena xanuunada ku dhaca maskaxda sideese lagu gartaa?
17:44
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 4,1 М.
TAAGEERAHA WAYN EE FALASTIIN OO NETANYAHU DHULKA SI-XUN UGU JIIDAY
12:38
WARAR CULUS: US | JABUUTI | INDIA | IRAN | ISRAEL WAR
18:32
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 32 М.
1❤️ #shorts
0:17
Saito
Рет қаралды 23 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1 МЛН
1 or 2?🐄
0:12
Kan Andrey
Рет қаралды 16 МЛН
The joker's house has been invaded by a pseudo-human#joker #shorts
0:39
Untitled Joker
Рет қаралды 7 МЛН