No video

Soomaalidii hore iyo Sidii ay u xishoon jirtay | Abwaan Cabdiwaaxid Gamaadiid

  Рет қаралды 115,866

Khaalid Foodhaadhi

Khaalid Foodhaadhi

2 жыл бұрын

Пікірлер: 39
@Omersdad_.
@Omersdad_. 2 жыл бұрын
Horaa laa yidhi hibo eebo ku siiyo habeenna layskama qaado, ninku Af-tahansanaa, Suugaan dhaadhisanaa oo taariikhyahansanaa. Alle ha ku barakeeyo abwaan qaaliya.
@user-ly7tb9gs5t
@user-ly7tb9gs5t Жыл бұрын
Maashaa Allah
@rahmaali2050
@rahmaali2050 2 жыл бұрын
Walahi wa qosol adeer halkad kaso akhriday Abdiwahid wllo Illahayow kubarake ala jecliye
@tvrarisdanguud4980
@tvrarisdanguud4980 2 жыл бұрын
Mansha allaah xishoodku wuxuu kamid yahay iimanka hadii iiman la helo wax walba uu hagaagi illaahayow imaan iyo camal saalaxa nasii aamiin aamiin aamiin
@abudarda00
@abudarda00 2 жыл бұрын
MaashaAllah abwaan aftahan ah. Ilahay ha xifdhiyo. Daqanka wa wax muhiim ah
@-jf3fu9fb8b
@-jf3fu9fb8b 2 жыл бұрын
Maashaa a allaahu , allaah subxaanahu watacaalaa habakeeyo abwaan c/waaxid iyo muslimiinta kalaba .
@hortigarte7035
@hortigarte7035 2 жыл бұрын
Masha Allah Abdi waxd Gamaadiid nin dhamaystiran Allah kuu siyaadso xigmada
@califaray6232
@califaray6232 2 жыл бұрын
Wa nin qali
@AbdaalGood-ey1mr
@AbdaalGood-ey1mr 9 ай бұрын
Waaa habar wayn umada soomaliyeed kudhacay . Inay kala garan waayaan magaalada iyo miyo hadh iyo hbeen inoog magala joogno ayuun reer miye inoo sheekaynayaa oo ukasheekaynayaa dhaqan reer miye car bala waakaas e qof soomaliya dhaqan reer magaal kasheekaynaya arag
@Somalibanahay1977
@Somalibanahay1977 2 жыл бұрын
Intuu xarafka (f) da istimaalay kulahaa ninkaa cabdi waxid waa legeng wlhi 😂😂
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 4 ай бұрын
Gamadiid❤
@galadomar6340
@galadomar6340 Жыл бұрын
Masha allah abwanka kaliya oo markaan arko aan ku farxo
@abdullahiali6093
@abdullahiali6093 8 ай бұрын
Mashaa allaah abwaan gamadiid from GAALKACYO
@farhiasugulle5522
@farhiasugulle5522 2 жыл бұрын
Mansha Allah ina adeer somaliyed oosharafleh
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 2 жыл бұрын
Abwaan Cabdi waaxid waa Nin raga.
@tubecom604
@tubecom604 Жыл бұрын
Abwaan cabdi waaxid cali gamadiid aftahan weeye Ragu waa lix
@fadumohasan3897
@fadumohasan3897 5 ай бұрын
Waa kuwa I oo hayayexukunka waxaas baan lawareersanahay oo udhisanlanahay dowlad illahay baa namaqan
@lamahuraanchannel
@lamahuraanchannel 9 ай бұрын
Hhhhhhh wlhi Waa cajiib abwaan Abdi waaxid
@OskaMedia
@OskaMedia Жыл бұрын
12:27
@nasiib-sq1hk
@nasiib-sq1hk 9 ай бұрын
Xarafka ( F ) da midkaan fahmi waayo ayaan u adeegsanaa hada kadib 😂😂😂
@ahmedabdi4207
@ahmedabdi4207 2 жыл бұрын
Lagend
@ZahraDiinIslam
@ZahraDiinIslam 2 жыл бұрын
Wow wow that’s good news thank goodness thank you
@nuurka658
@nuurka658 2 жыл бұрын
WAA ABWAN CAJIIBA.
@irmaanscholarshipfoundatio1448
@irmaanscholarshipfoundatio1448 2 жыл бұрын
Erayga sariig, waa kala saarid, kala siinid. Waxa loo isticmaala nooc ka mid ah cawska gaar ahaan nooca dabaqa laga tolo
@jamacaadanmahamed7248
@jamacaadanmahamed7248 2 жыл бұрын
Kaxishood af,somalia
@xogbaar
@xogbaar Жыл бұрын
Adigaa mindhaa u yaqaan ee sarriig anago xishood iyo iska ilaalin ayaan u naqaan reer waqooyigana waxaan ka maqlaa inta badan oo ay booska sarriigta u isticmaalaan sakhaafid waxaas waan ka saqaafaa yacni waan ka xishoodaa oo waan iskala weynahay lakin ereygaas inay carabi ka keeneen iyo inuu somali sax ah yahay iima kala cadda lakin sarriigasho gobolada dhexe ayaa aad looga isticmaalaa nin bilaa xishood ka ah ayaa la dhahaa masarriigte
@-jf3fu9fb8b
@-jf3fu9fb8b 2 жыл бұрын
ماشاء الله
@naxarxandule3170
@naxarxandule3170 2 жыл бұрын
Jabdhan waa Hilib solay ah oo googo'an.
@nuurka658
@nuurka658 2 жыл бұрын
ADEER TAN AKHRISO. WAXAAN DHAHAA:""NIMAAN CALOOSHIISA UTALIN CARABKIISA UMA TALIYO". ALMACNAWIYAN WUXUU NOQDAA NACAMLE.
@IIdcabdirashiidXasan
@IIdcabdirashiidXasan 7 ай бұрын
Asc
@suhaybxuseenmohomoud9676
@suhaybxuseenmohomoud9676 2 жыл бұрын
8:50
@jamaljirde2744
@jamaljirde2744 2 жыл бұрын
Cabdi waaxid adigu kee tahay
@abdikaniam1868
@abdikaniam1868 2 жыл бұрын
Nin raga u daa wiyaastii Adigu wll kee tahay 6 daas Kolay inaan ku dhaamaan umalayne Hhhhhhhh
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 9 ай бұрын
Madhinto DHAQANKEENO
@mahedkhadar7183
@mahedkhadar7183 Жыл бұрын
foox muraad ayuu ahaa🤣🤣
@cabdicaynte6402
@cabdicaynte6402 Жыл бұрын
⁶⅝
@safamarwa3597
@safamarwa3597 Жыл бұрын
Maantana kuwii layska ilaalinjiray ayaa talada loo dhiibay
SIYAASADDA IYO DHAQANKA: ABWAAN CABDIWAAXID GAMA’DIID
43:05
GEESKA AFRIKA TV
Рет қаралды 463 М.
Qisada Heesta Baladweyn ee Beerlula Iyo Abwaan Hadraawi
28:58
Qarri Jiqood
Рет қаралды 851 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 21 МЛН
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 4,3 МЛН
Sadcaalkii Guur-doonka Abwaan Cabdiwaxid Cali @Nagaad Tv
9:45
Nagaad Tv
Рет қаралды 143 М.
Cali Sugulle, Dararamle & Xudeydi
34:42
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 84 М.
Abwan Cabdiwaxid Gama'diid | Siyaasada iyo Dhaqanka
25:47
MOHAMED SHAAFI
Рет қаралды 29 М.
GABAYADII AUN SAYID MAXAMED CABDALLA XASSAN
58:00
BUSHRA ISLAMIC STUDIO
Рет қаралды 233 М.
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 21 МЛН