SOOMAALIYA 'GOD MADOOW OO HALIS AH AYAY KU SOCOTAA' XOG CULUS

  Рет қаралды 53,846

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

20 күн бұрын

DFS ''SHIRQOOLKA KA DHAN MILATARIGA SOOMAALIYA | MUSUQ XARGA GOOSTAY | HISHIISYADA QARSOODIGA AH'' • SOOMAALIYA 'GOD MADOOW...
Netanyahu has 'gone off the rails,' taking country down, says former IDF official
"We are in a war that has no purpose," warned former IDF official Itzhak Brik.
Netanyahu has 'gone off the rails,' taking country down, says former IDF official
"We are in a war that has no purpose," warned former IDF official Itzhak Brik.
SOURCE: JPOST www.jpost.com/breaking-news/a...
Massive Gaza rocket barrage targets Tel Aviv, central Israel - breaking
Numerous rockets were fired from the Gaza Strip towards central Israel, the first rocket barrage directed at the area in months. www.jpost.com/breaking-news/a...
IDF Spokesperson clarifies no soldier was abducted, following Hamas's claims
The Hamas armed wing spokesman did not say how many soldiers had been abducted and showed no proof of the claim.
The Elders group says all states should respect ICC’s authority
Mary Robinson, the chair of The Elders group of world leaders and former Irish president, has commended ICC Prosecutor Karim Khan on his application for arrest warrants to apprehend Israeli and Hamas leaders.
In a statement, Robinson said the ICC’s decision was “a landmark moment in the struggle for justice and accountability in the Israeli-Palestinian conflict”.
“There is a case to answer on both sides, which should be heard in a court of law,” said Robinson, a former UN High Commissioner for Human Rights.
“All states should respect the Court’s authority and impartiality, and ensure its decisions are implemented,” she said.
“Any statements or actions that seek to denigrate, de-legitimise or punish ICC officials for acting in accordance with the Court’s mandate are completely unacceptable,” she added.
“Impunity for atrocity crimes during conflict must end.” (AJ)

Пікірлер: 131
@casalasal6466
@casalasal6466 19 күн бұрын
ASC WLLOW WAX XUN LAMA SAADSADO EE HABAARKA NAGA DAAYO ILAAHEY GOD MADOW NAMA GALIYEE SOMALIYA MAGANTA ALLAAH AYEY KU JIRTAA ALLAAHNA MA HOOJINAYO BEENTA IYO QARAWGA GAALADA ISKA DAAYA ADUUNKAN ALLAAH AYAA MAAMULA
@shukriwarsame9192
@shukriwarsame9192 18 күн бұрын
Waxba uma fiirsanaysid oo dalka ku saabsan ama kuwa wax xada ayaad ka mid tahay
@casalasal6466
@casalasal6466 17 күн бұрын
@@shukriwarsame9192 XATOOYO IYO XAARAAN ADIGA IYO REERKIINA AYAA KU NOOL DALKA KUWA DUMIYEYNA WAA IDIN TUUG INTAAD TUUG DHIHIN BUU TUUG KU DHAHAA INA MOORYAN XAARAAN KUNAAXEY
@Hared-wc7xu
@Hared-wc7xu 17 күн бұрын
Soomaliya meelfiican ayay kusovotaa waxalasoogari xiligi kitaabka iyo sunuda luguxukumilahaa❤❤❤❤❤
@Ayyhh2022
@Ayyhh2022 11 күн бұрын
alshabaab waa latirtirayaa sidii meelo badan looga tirtiray
@Alon_404
@Alon_404 4 күн бұрын
Allahu Akbar , dowlada Somalia GOD MADOOW OO HALIS AH AYAY KU SOCOTA
@husseinhassan-rn8tm
@husseinhassan-rn8tm 2 күн бұрын
Somalia meeshii ugu xumeed ayeey maraysaa 34 sano kadib
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 3 күн бұрын
Warnalaayo hanoosaadin qeyrbaan rajeyneynaa Inshaallaah
@abdirahmanmoalim5562
@abdirahmanmoalim5562 18 күн бұрын
Very good guy waa nin ma'suul ah oon caaytamin runtana sheegay
@fe8445
@fe8445 12 күн бұрын
God madow kuma socoto. Dadka niyada ha ka jebin. Khayr sheeg ama aamus. Soomaaliya waa cusub baa u baryay.
@NurYusuf-ie5wt
@NurYusuf-ie5wt 18 күн бұрын
Walal ciiwankan dadka somaliyed aad ayu uniyaad jabinaya. Allah aya waxkaste oog aduunkana mamula
@sadaammacallim5683
@sadaammacallim5683 10 күн бұрын
Khawaariijta wexey ku jiraan waqtigey kugu xumaa 💯 Khawaariijta waqtigood waa dhamatay 💯
@osmankhalif7094
@osmankhalif7094 19 күн бұрын
Wa war xaqiiqda udhow
@Fikir-dheere
@Fikir-dheere 18 күн бұрын
Dowlado somali Allah hadumiyo dowlad islami Allah hanasiiyo dowlad somali ee dimuqradiyad iyo amarka USA wadato Allah god madow hakurido Amiiiin
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 19 күн бұрын
إذًا دخلوا قريتا أفسدوها 70 sano ila meeryso ayey wadaan laba cid 0.5 haloo dhiibo xukunka USA
@batulasmail8261
@batulasmail8261 19 күн бұрын
Xassan iyo Xulufadiisa waxay aaminsanyihiin Xamar unukaa leh Dalka nin kale madax Kama noqon karo waana tan keentay inuu Dalka horay u Socon waayo
@abdigah5364
@abdigah5364 12 күн бұрын
Dameer iyo labadiisa dhegood . A-Shabaab iyo Somalifaqash
@CabdullahiHawarwaaa
@CabdullahiHawarwaaa 8 күн бұрын
Soomaaliya nabad ka dhimeyso intii ay degan yahiin dowladaha shisheeyo oo degan xalane
@saja9892
@saja9892 19 күн бұрын
Waxaan layaabay waxaan dadla soomaalida indhah kadaboolay way arkayaan waxa soomaaliya ka socda oo xataa iska dhaaf dawlad majirtee xataa wax u eg kama jirto waa dad u yimid ka tabcasho iyo dhaqaale hel intay uruursiga ku jiraana dadka wax ku mashquulinaya dadkiina waa iska fiirsanayaan iyagoo dawlad ugu yeeraya
@user-rk9db3hv9f
@user-rk9db3hv9f 18 күн бұрын
Ilaahay naguma soocesho Xasan iyo midlamid ah ilaahay waxaan waydiisanayaa madax Wayne daacad u ah dalkiisa iyo dadkiisa
@abdirizakdahir7444
@abdirizakdahir7444 2 күн бұрын
Horta gaalka ha baxo shabab dadkiisa ka mid noqonaa
@fosiali263
@fosiali263 18 күн бұрын
Somalia aduunkaa gacanta ku hayee maalintay ka baxan waa lagu kala yaacayaa walaahi
@mohammedabdi7145
@mohammedabdi7145 13 күн бұрын
Haa wlhi shame on u mr xasanow waste of time
@adenismacil6351
@adenismacil6351 16 күн бұрын
Dawlada xasan sheekh Al shabab fursad buu siiyay waayo ciidamadiisa wuu jabiyay madaxdii buu ka badalay Ciidamada dawlada xasan nolosha buu kala dagaalamay
@abdinur6152
@abdinur6152 12 күн бұрын
Qof kasta waa professor Jini ku boqor ah. Kan waa ciidan kii Gabre nooga tagay ee hala iska ilaaliyo
@FreemanV99
@FreemanV99 18 күн бұрын
Ciidan dalkoodii jooga, siday u dhici kartaa in dowlado shesheeye adeegsadaan ama howlgeliyaan? Hassan Sheekh, aragtidiisii ahayd, Somalia ciidan xoog leh uma baahna wax miyaa iska baddalay? Somaalia dal xor ah miyaa?
@shamisali4599
@shamisali4599 19 күн бұрын
Horta midkasto aqon yahan is ka dhigaa dowlad kasta maxay udhahan gode ku socta farmajo ogeyn hassan ka horeya ogeyn hada hadana raja xumo iyo habaar wadan aqon yahana is ku shegan tankale ilahey shar iyo qeer waxaa laga rajeyaa laga helaa
@yuusufSiyad-yc7qy
@yuusufSiyad-yc7qy 18 күн бұрын
Dawlad ba ma inaga ayaa leh, haddaynu leenahay maxaa Xalane la inoogaga arrimiyaa?
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 3 күн бұрын
Lakin waxaatahay aqoonyahan asigoon cidna caayn buu dhaliilay taasina ceebmaaha
@nazdalaan
@nazdalaan 18 күн бұрын
Qof waalan oo SEBI ah ayey doorteen. Wadankani waa ku daayey, nin walbow mandaqadaada ilaasho.
@axmedwarsame9442
@axmedwarsame9442 18 күн бұрын
Kkkkkkkkk mooryaan xassan sheekh maxamud
@catgoeswild5001
@catgoeswild5001 4 күн бұрын
Dalxoreeye xasan sh
@nuurmacoow3523
@nuurmacoow3523 18 күн бұрын
HORTA IN DOWLADA LAGA SHEEGO WAXYAABAHA QALADAADKA AH IYO DENBIYADA AY GASHO BALSE WAXAA MUHIIM AH QOFKA KAHADLAAYA ARRINTAAS MAYAHAY QOFKI KAHADLI LAHAA
@sky-bluee11
@sky-bluee11 19 күн бұрын
cabdi xafiid ninkaan ma madaxweynaha ayuu difaacayay mise runta ayuu ka hadlayay.
@mohammedabdi7145
@mohammedabdi7145 13 күн бұрын
Laxowla wala qubati illa billah xasan xasan xasan very shame realy shame somalia veru bad luck to have such a president allow argigixisada naga bad badi
@mohammedabdi7145
@mohammedabdi7145 13 күн бұрын
Wxa u sheegay khabirkani wa 100% mdxweyne xasana is dreaming only money very bad news
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 19 күн бұрын
Moriyaan baa somaliya kuhabsatay ee wadanka halagaqabto
@Adam-sc2hz
@Adam-sc2hz 19 күн бұрын
Kan oo kale waa Kuwa ku naaxay shacabka baahan ee soomaaliyeed dhiigooda ku naaxay..
@Alon_404
@Alon_404 4 күн бұрын
dowlad somaliya 'GOD MADOOW OO HALIS AH AYAY KU SOCOTAA' XOG CULUS' plz ku badal sidaa saxan DR Abdihafid
@CaliMaxamed-li2gu
@CaliMaxamed-li2gu 19 күн бұрын
Abdi xafiid maxamud Jamaica marka hore was ku salaams salaan ka dib barnaamijkii and kaa codsaday oo ah cabsi cabsi oo ah isha maansuuniyada noo sii wat
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 19 күн бұрын
Problem ka heesta Somalia wa kala aargudasho iyo maxaa iga galay USA
@RohomojaIsiolo
@RohomojaIsiolo 18 күн бұрын
Asc brothers I am Kenyan Somali but I like the Somali wen people not tribe of people I know true about the My brother and it good life one unit people one state county. Stop tribalism is shameful my brother and sisters
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 17 күн бұрын
Are you Somali+Kenyan or Kenyan +Somali clear that brother
@ibrahimmohamed2531
@ibrahimmohamed2531 15 күн бұрын
Dadka soomalida eedahaa bas ah may arooriyaan tolow. Abdihafidow bal isbarbardhig kusamee dawladaan iyo dawladii hore xaga waxqabad ah qof waxii ku hadlaayo dacad ka ahna keen. 2. Qofka la waraysanaayo intuusan dhaleecada bas dadka dhagaha oogu shubin oo uusan niyad jabin shacabka bal talo wanagsan iyo waxyaabaha wanagsan oo socdana bal wax nooga sheeg dheh. Shurkan
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 19 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Hawiye gaar ahaan AB-GAAL markay kursiga ku fadhiistaan waxaa la sheegaa somalia inay god madaw oo kiihore kadaran kusii dhacdo, Mareexankii haday ka ceshanayaan miyay HAWIYAHA kale sida HABAR GIDIR u dhiibaan kursiga waxaa dhici karta inay AB-GAALKA dhaamaan waayo way ka raganimo badanyihiin waana rag yaqaan buur iyo bariba kasoo biyacabay,
@NyworkChina
@NyworkChina 18 күн бұрын
labo beeenlow oo isku camirayaa walahi wan qoslay
@user-tp7hg9rw7r
@user-tp7hg9rw7r 19 күн бұрын
Madaxwane Farmaajo markuu ciidanka dhisayay waxaa lalahaa dawlad dalka uu ku qabsaduu dhisanayaa Manatana waxaa lalayeeyahay ciidan uu dalka ku ilaaliyo muu dhisin xagee laydiin qaadaa somaliyeey waar wax isku fala oo raga afartan jir kawayn dalakan yaan loo dhiigii no maxaayeelay waa wax dalka fashiliyay waa ragaa cashuurtii dalka wax ku soobartay ee kursi wada doonka ah dankalana aan lahayn dhalinyarada dalka haloo dhiibo hadii larabo inuu horumar gaadho
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 19 күн бұрын
Somali is not falling in black hole we wish better life and peace for somali people and for the country
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 18 күн бұрын
Cabdisalan Waa mucaarad markad aragto
@hamdichannel6823
@hamdichannel6823 17 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 wadadiii xornimadey qaaday niyad jab marabnoo
@alibashihaji5354
@alibashihaji5354 8 күн бұрын
Qofna liibyisa haa u didiin illaah ka baq farmajo cidan ayo dhisay oo la dumiyaay
@catgoeswild5001
@catgoeswild5001 4 күн бұрын
Kii shaqo waayaaba dalxoreeye afka ha ku taago
@abdirabi-lq5bs
@abdirabi-lq5bs 18 күн бұрын
benaale
@mohamedmohamed-zy6xm
@mohamedmohamed-zy6xm Күн бұрын
Odeygan shaqo la’aanta nodey waa iska jaajuus ethiopian waxan ka yaabey siduu ethiopia u amaaney waliba anago og in ethiopia ama amisom umada somaliyeed naceen lkn shaqsigaan iska jaajuuska ethiopianka ah wuxuu dhahay lagama maarmo ethiopianka
@user-uy1um8ne9o
@user-uy1um8ne9o 18 күн бұрын
Afghanistan dad isku filan waaye. Anakoo kale ma ahan
@NuurAbdi-ck9uh
@NuurAbdi-ck9uh 19 күн бұрын
asc cabdi xafidow kuwa major xumada usaadinaya dalkena kama naxa yaan dadkena iyo dalkena waa kuwa badaha iyo barigaba gatay ee fakoda iyo caloshoda ka hadalee ma wayday cidkale ood waraysato bilahii caleg waxa san kasheg wadankaga oo unaxa
@daahfeydmedia5016
@daahfeydmedia5016 19 күн бұрын
Ciidan aan qadiyad laheyn, marnaba lagama yaabo inee wax xoree yaan,wiilka Shabaab waxuu aaminsanyahey in dalka gaalo ku sooduushey waana fakar ugadmey,halka dowlada ee aaminsantahey in ciidan shisheeya uu difaacayo ,taarikhda dhawaan dhaladka ah waxee ina bareesaa waxii kadhacey Afghanistan,soo ma aha in cashir aan kaqaadano!!
@aweesahmadmohamad
@aweesahmadmohamad 19 күн бұрын
malinta qoray qato waxa la wey dona xilidhan wasir basabor shasheye watan iyo gudmiye dagmo ila gobol oo watan basabor shasheye hada nahay dhalin yarada wadan ku nol oo qurabaha adin waa inan go aan qadana ma jira wadan madax disa basaboro shasheye watan oo somaliya ahen Somali pirates Somali American Somali Kenyan Somali Ethiopia ilahey hanaga qabto dadka basabor shasheye watan
@MUSLIMGIGACHAD2
@MUSLIMGIGACHAD2 18 күн бұрын
Alshabab guu
@abdirashidahmed8614
@abdirashidahmed8614 19 күн бұрын
Somaalidu kani waa loo ku fashlimay Nissan uu joogay somalidu waxay ku maahmaahdaa ninkii tiisa daryeelaa tu kale ku dara
@dahirduale5650
@dahirduale5650 19 күн бұрын
Dalkeenii 33 sano waxaa ku degay Ayax baahan oo lagu magacaabo Hawiye insha allh maalinta aynu aragno Alshabab oo Garonkii iyo Dekedii la wareegtay isoo waco hddii aan noolahay Nasiib wanaagsan Hawiye
@abdirahmanmoalim5562
@abdirahmanmoalim5562 18 күн бұрын
Waligey nin aan usoo dhigo ma arag F one ayow dhex dhigay caadi ma ahan
@shukriwarsame9192
@shukriwarsame9192 18 күн бұрын
Madaxdu maalgalis ayay u joogaan Dan kama leh wax kale idinka ayaa dal ka hadlaya
@hasali7276
@hasali7276 18 күн бұрын
Ninkaan waa pro Itopian wuxuuna ka xunyahay ciidamada Itopia oo dalka laga saarayo. Weligaaba waxaad raadsataawar xun sheegayaasha shame on you .
@AhmedCabdulaahi-ge1dl
@AhmedCabdulaahi-ge1dl 18 күн бұрын
Dalxoreeye waa mahadsan yahay inkastoo Aan Ahay tiim farmaajo:waxaan ku gaageersanahay xasan shiikh max'ud hal qodob oo kaliya dabojarka kooxda AS,siyasadda dibaddane uuku dhaqmo madaxweyne xasan shiikh waa mirihii Aabo:farmaajo Ee uuguraayo madaxweyne xasan shiikh max'uud,raalli Allaha kanoqdee(Aamiin)mana haayo siyaasad gudaha Ah!!!
@user-rk9db3hv9f
@user-rk9db3hv9f 18 күн бұрын
Waaruntiisa xasan dalxabaale ciidan dankamalahan ilaahay dalka hakaqabto dili aan dawladnimo aqoon
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 19 күн бұрын
Cabdixaare qabyaaliste ayaat tahay waryaa waa adiga dhahaayo dowladda lamajoogto waat ogtahay inuu ru sheegaayo waat is dabaalineey ku faar baat tahay🎉🎉🎉🎉🎉
@osmangure6040
@osmangure6040 18 күн бұрын
S/c Haddi la doorto (TRAITOR) WAXA LAGA DHAXLAA TAAGEERADA SHISHEEYAHA IYO NECYBKA DALKIISA IYO DADKIISA QOF KASTA OO WADDANI AH WUXUU KALA DAGAALAMAY IN UU WUXUUU HIGSANAYEY KA HOR ISTAAGEY. MARKAA HALLA WEYDIIYO KUWII DOORTAY .
@howtoinvestonyourselfbutno4613
@howtoinvestonyourselfbutno4613 17 күн бұрын
cabdixaafid sxb low energy miyaad tahay, tone kaada aad ayuu uga hooseeya la wareystaha.... mase xog aadan udiyaarsaneyn ayuu kugu harqiyey?
@musseabdulle2250
@musseabdulle2250 18 күн бұрын
Hello. Somalia haddii aysan reer bahal madax ka aheyn god ayey ku socotaa!! Haahaa. Somalia waa marka ay ugu fiican tahay.
@WardheerWalwaal
@WardheerWalwaal 18 күн бұрын
Adoon cid xusin miyaadan Dooda uga qaybqaadankarin.
@micraaj6621
@micraaj6621 18 күн бұрын
Ayax baahan baa ku d Habsahay somalia wadankaan waxuu u muuqdaa inaysan jirin Cid leh qofwalbana tabcasho ku jiro ilaa la helo madaxwayne kabo caag ah xirta mushaarkiisuna 500 dolar yahay sida Cisayas afawarqi
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 19 күн бұрын
Ninkaan iska hadlaaya markii uu joogay maxuu wax uqaban waayay
@daadirshiiqaal
@daadirshiiqaal 19 күн бұрын
Saxb sare xagee kaala xiriira waakuubaahanahye
@daadirshiiqaal
@daadirshiiqaal 19 күн бұрын
Magaratay
@daadirshiiqaal
@daadirshiiqaal 19 күн бұрын
Waxaa aad udhiban hooyo somaaliyeed ookujirta isbitaal kuyaala teyland
@daadirshiiqaal
@daadirshiiqaal 19 күн бұрын
Adeer ow maailahadashid
@daadirshiiqaal
@daadirshiiqaal 19 күн бұрын
Meelaankaalsooxiiro iisheeg
@user-hk3ve4rh7x
@user-hk3ve4rh7x 19 күн бұрын
Asc walalkey magaceyga waa Ali Awes waxa wanaagsan waxwalba in laga fiiriyo yaa bilaabay dagaalka waayo xasan waxuu yimid ciidan Diyaarsan waayo guri ninkii dhisaa kaweyn farmaajo qer alaha siiyo asigaa dhisaa xasan lacagaa lagu doortay ilaa hadana waakaas dhacwado waayo Danske waaye sheega libinta farlmaajo maanta farmajo
@abdihakimnuur7663
@abdihakimnuur7663 19 күн бұрын
Wariyow Ninians hada ka hor luxury yiri ciidanki eriterya la geyey dhaman waa dhinten beena ay noqotay hada inu run sheegayo see lagu amini kara?
@warraaq1
@warraaq1 18 күн бұрын
Cinwaanka aad dooratay tafaa’ul kama muuqdo Adiga oo wax saxaya ayaad heli kartaa cinwaan sidan ka fiican waa cinwaan abuuraya niyad jab iyo habaar البلاء موكل بالمنطق
@saja9892
@saja9892 19 күн бұрын
Kaadiriinta dawladu ganacsiyada ayey dawladaha deriska kula shurkoobeen dantooday wataane dadka dantooda iyo mustaqbalkooda lagu cayaarayo ee soomaalida ah bay utaalaa waxay samaynayaan
@MohamedSharif-oq2kd
@MohamedSharif-oq2kd 13 күн бұрын
Abdihafid ma adiga maanta difacayo mar marey Caadifadu xumaa maxaa gunni rafaneyso
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 19 күн бұрын
SOMALI WAX AY KU HESHIISTAHAY MA JIRTO!!!!!.MEEDHA QABYAALAD IYO IS MUQUUNIN BAA KA JIRTA!!!!
@adambarre6520
@adambarre6520 18 күн бұрын
Maxaa gor_gor iyo ciidankii eritatia loo laayey? Maxaa ciiidama hal beel u badan loo tababarey? Maxaa beesha abgaal kalii siiyey 4 danjire ? maxaa shaqaalaha dowlada hal beel kadhigey? Meyey shaqadii Rwazaraha?
@maxamedcabdisalaan7496
@maxamedcabdisalaan7496 19 күн бұрын
Xassn dhiiqo ayaa ku riday
@RohomojaIsiolo
@RohomojaIsiolo 18 күн бұрын
Respect your president my brother and other people
@nyla8323
@nyla8323 17 күн бұрын
Goormee Somalia Dowlad fiican ka jirtay xurnimada la shega ilaa hada waa isku mid .
@abdirashidahmed8614
@abdirashidahmed8614 19 күн бұрын
Weriyahann waa ruux xanuusan oo nacayb qabiil qaba
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 18 күн бұрын
Kkkk cadawgaadda ciidan hakuu tabo barro 😂
@user-vl6ke2og5p
@user-vl6ke2og5p 18 күн бұрын
God madoow adiga iyo midkaad wareysaneysid adinka kudhaca. Intaas waa yaan shabaab lala dagaalin ee dalku weligiis sidiisa ha ahaado. Amarka ilaahey subxaanahu watacaalaa ayaa wata.
@saja9892
@saja9892 19 күн бұрын
Dagaal ma ahayne wuxuu ahaa qorshe xawaadle larabey inay dagaalka ku joojiyaan qaab dhabar jebin waana lagu guuleystey ciidankii dalkana waa la baabi’iyey hadafkii laga lahaa markii lagaareyna waa dhamaaday oo dadkii gobolkaa layska horkeenay si aysan mar danbe awood u Helin soomaaliya waa mashruuc soomaalidu wax hafahanto
@awoahmed2337
@awoahmed2337 18 күн бұрын
What a lie President Farmajo is the one who built the army what is this guy talking about? I don’t like munaqif people walahi 🧐
@mohamedblack2317
@mohamedblack2317 19 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 hada ayee is raacday cidna loo joojin maayo wariyaasha mucaarad Ka dowlada soo qaato faido haka sugin 😢😢
@saja9892
@saja9892 19 күн бұрын
Hadaad aigu ladantahay oo aad dhiiga soomaaliya xasan qaraabadii faqrigii uga saaray meelay ku gaarsiisaba koley waa xaaraane soomaali way kala daadsan tahay haku digan
@NuurAbdi-ck9uh
@NuurAbdi-ck9uh 19 күн бұрын
Hawaraysa cadawga wadank 33 Sano gacantoda iyo afkoda ku cunen dadkii iyo ciidii walina way usii ciilqaban inusan iftiin yar ubxin bay rabaan ee adigu hakaqayb qaadan ee unx dalkaaga
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 19 күн бұрын
Cabdisalamoow waad tilmaamaysaa waxooga balse xasan ayax iyo mooryaantiisu run ahaan umabaahno inay dad iyo dal wax u qabtaan waa rag danahooga wata
@dhool77
@dhool77 18 күн бұрын
Horta mrka hore wxa layiraa la dagaalka alshabab waa wx dadka lagu maaweliyo mida kale waxan u jeeda dad aan wali garaadka ka korin e aaminsan in mareykan wax u taraayo dalkeena maskiin Mareykan iyo gaalo dhan wax naxariis iyo ixtiraam ay ku hayan maleh umada mrkey gacmahoda isku maamulaan oo illahey u Naxariista Barwaaqoban oo Guuleystan lkn inta hebalow ii kaalmey iyo ciidan shisheeya na Difaaca la aaminsan yhy Wlhi saas Le arinka Ahaana dhalinyaro wx fahma
@FARAHTUTORIAL
@FARAHTUTORIAL 19 күн бұрын
Waa sidee kula tahay illaahoow qabyaalada naga madoobey shalay waxaa laheed cidamada shishèye dalka halaga saaro maantana waxaad leedahay hadii cidamada shisheeye dalka laga saaro hog madoow ayee ku socotaa😂😂😂😂😂😂 illaahoow caqli nooyeel
@adambarre6520
@adambarre6520 19 күн бұрын
Farmaajo dan kamagalin been waayo hadalkaa
@HassanHassan-pf9ic
@HassanHassan-pf9ic 18 күн бұрын
Beenlow
@jamaabdi-ym6dr
@jamaabdi-ym6dr 18 күн бұрын
dhagaalka shabaab lagula jiro maaha dagaal soomaaliyeed waa dagaal madaxda soomaalida shisheeye u wakiishay oo dhaqaale looga qaato reergalbeedka
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 18 күн бұрын
Dowlad da Somaliya dagaalka ma bilaabin aa dagaal ka waxa qaadey Ethiopian iyo reer Hiiraan mw HSM wuxuu ugaley siduu u kala dhantali lahaa wuuna kala furey safarkii madaxwaynaha Hassan Sheikh Mohamud aa Masar qorshihii uu kala yimid bana laqiyasayaa Inuu sababta sababtey burburka Ciidanka xoogga. Khawarij ta iyagu qorshey wateen wuuna socon weyey qorsha haas mana socon dono waligiis Somaliya khawarij ta m qabsankarto haa
@tabarakmedia5198
@tabarakmedia5198 15 күн бұрын
Daroodku maalinkay xilka xayaan dalku jano ayuu ku sii socdaa maalinka cid kale madax ka tahayna meel xun buu ku sii socdaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walee reer aan ogahay baan daahirin
@salebanomar76
@salebanomar76 19 күн бұрын
XASSAN SHEIKH QABYO WAA QASARO WAA XALUFIN BILILIQO DHUL BOOB LACAG BOOB DALKII WAA BURBURAY TOOSA SOMALIA YEEY 🇸🇴 DALKU WAA IIB TUUGO IYO MORYAN IYO ALSHABAB XISBU SHEYDAN AYAA DALKII QARIBAY
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 14 күн бұрын
Somaliya waxa ku fiican ila inta argagixisada laga tirtirayo in la dorto nin meliteri ciidan dagal yaqano howl galada dagal xeladaha aad u yaqano oo madaxweyne laga dhigo muddo hayo xilka ila ugu yaran 10 sano oo xiriir ah laba terem si loga adkado qorsho cad lagu dorto si kale oo loga adkan karo ma jirto ninkan hadda haddii wasiir gashandhigga ama taliyaha ciidamada dhulka oo edeynayo wax surta gali karo ma jirto wayo dowlado wa weyn oo deriska ah iyo kuwo kale oo iska dhigo iney somaliya la jiran wana kuwa dib u dhigo somaliya jeclen iney dowlad noqoto kuwas madaxweyne fahamsan oo hawsha yaqan ka yelin dib u dhigid aya lo bahan yahay
@ahmedhussein7804
@ahmedhussein7804 19 күн бұрын
ASC ABDIXAFIID WAA LABO SANO OO QASARO AH MAR HANA XASUUSIN
@abdisharif8315
@abdisharif8315 18 күн бұрын
Dhimashada ciidankii Shaah ma cabe sadex meelood waxaa ka dhintay labo.wuxuuna ahaa shirqool lagu dilayey ciidanka somaliyed waxaana loo soo wakiishay tiktok mahad salaad iyo Xasan sheekh iyo taliyaha CXD waxaana maalgelinayey dawlada Emarat-ka
@MaxamedCismaan-yc3uz
@MaxamedCismaan-yc3uz 7 күн бұрын
Xxxzzxx and all those things Xxxzzzxx . 《》>
@batulasmail8261
@batulasmail8261 18 күн бұрын
Madax weyne Farmaajo wuxuu diyaariyey Ciidamo badan oo tabarkooda iyo Niyadoodaba sareyso oo diyaa u ahaa inay badalaan ciidamada shisheeye Madaxweyne Xassan markuu kursiga yimidna lagu wareejiyey balse wax walba waxyer ayey isku isbadaleen Xassan asagoo fulinaayo balantii uu la galay Emaaraats ayuu Iclaamiyey dagaal sida loo dhigay aad moodo in lagu shirqoolayey ciidamada Ayadoo la geeyey dhu bahgooya ah oo calooshi Cadowga ah hogaamintina laga qalday tasiilaadkiina gabaabsi Ka noqday kadibna weeraro kadis ah lagu Soo qaaday hakaas oo ay kala kulmeen jab aad u weyn firxadkoodina waxay Kala aadeen Gobolada Waana sababta keentay fashilki dagaalka Khilaafki Dowlada Emaaraatka iyo Xassan iyo Kala dhaqaaqoodi waxaa sabab u ahaa Musuq iyo werarkii xerada gordan. Gabi dhacleyn Kadib halkaas waxaa ku soo Af jaramay talo xumadi Xassan iyo kooxdiisa. Xaaladuna waxay u ektahay mid faraha ka baxayso Dalkaan wuxuu ka socon waayey mar hore iyo mar dambaba Raga ku tookhayo Xamar unukaa leh.
@abshirmaxamed3707
@abshirmaxamed3707 3 күн бұрын
Cabdi xaafid qabiiliiste weyn ayaad tahay adiga iyo maxamed idiris
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 19 күн бұрын
Hadow daarood heyn hogaanka waan ku baranay Aaloow
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 18 күн бұрын
Odaygani waa rajo beel iyo cadowga inuu kadhigo inay Somaliya wax u qabanayaan 👎🏼👎🏼🤢🤮 Alshabaab waxaa maalgaliya waa ReerGalbeedka odayganina wuu u ceeb qarinayaa oo shicibka ayuu jahada ka weecinayaa Akhas calayk ilaahay saxariir hakuu dilo yarab 🤲🏼 Adiga iyo inta Ajinabi Somaliya jooga ilaahay qabrigiinu uu noqdaa in bakhtigiina Somaliya lajiido oo badda la’idinku qabaa yarab kakow Maraykanka ilaahay Somaliga qabtigiisa kadhig Ethiopian&Kenyan ilaahay burbur ha’u horseedo oo dhulkeenii Somalida aan xoog ku soo ceshanayaa walahi dagaal naguma hor imaan karaan kaliyaata ay Somali kale soo adeegtaan odaygan bahdilan oo miidhan caladda wajigiisa ka muuqata yarab Guusha noo soo dadaji ilaahow🤲🏼💪🏼🇸🇴💪🏼🇸🇴💪🏼🤲🏼
@guled9603
@guled9603 14 күн бұрын
Ma saan baa kuu dambeysay Abdihafiidow? Ninkaan aan gurigiisa xataa lagu aamino karin miyaad dadka hor keenee? Waxaa ii muuqata inaa AS qalbiga ka jeceshahay lkn taas kuu suurtabgali meyso ee Views kaada iska raadso.
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 19 күн бұрын
BOQOL KUN CIIDAMADA ITOBIYA AYAA KU WAJAHAN SOMALIYA SI GACANTA UGU DHIGAN GUUL AHAN SOMALIYA OO DHAN.
@saeedisa9798
@saeedisa9798 19 күн бұрын
Itoobia iyadaa dexdeeda dagaal kadhexsocdaa.
@xasan-qr5st
@xasan-qr5st 19 күн бұрын
Ethpian iman karan somali
@mustafesulyman
@mustafesulyman 19 күн бұрын
beeeen.tajooji.beenaale.dib.uride.somalia
@mireguled6549
@mireguled6549 19 күн бұрын
Yaab iyo ama kaak badanaa allow dalka noo badbaadi oo madaxd aan wax fahamsaneyn xukun danbe hanoogu dhiibin
@ahmedjimale7588
@ahmedjimale7588 19 күн бұрын
Cabdi xafid wali waad rafanaysaa
SOOMAALIDA QOXOOTIGA KU AH US OO SHARCIGII LOO FUDUDEEYAY WOW
24:19
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 3,1 М.
WAJIGA CUSUB EE DAGAALKA  HISBOLLAH | !S4AEL HALIS WAYN
16:55
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 16 М.
I Built a Shelter House For myself and Сat🐱📦🏠
00:35
TooTool
Рет қаралды 36 МЛН
Whyyyy? 😭 #shorts by Leisi Crazy
00:16
Leisi Crazy
Рет қаралды 20 МЛН
The day of the sea 🌊 🤣❤️ #demariki
00:22
Demariki
Рет қаралды 52 МЛН
DOODII ABID UGU ADKAYD MAHDI | SAHYUUNIYADA MAXAA KALA QABSADAY
14:58
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 21 М.
BAARITAAN DHEER KADIB UGU DANBAYNTII WAA LASOO XAQIIJIYAY
16:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 55 М.
TAARIIKHDA SOOMAALIDA EE LAYAABKA LEH | SUUGAANTA QURUXDA BADAN
51:45
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 24 М.
DUMARKA AJNABIGA GUURSADA RAGGA SOOMAALIYEEDNA AF-LAGAADEEYA
29:40
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 20 М.
Xeerilaaliyaha Jabuuti Oo Ka Hadlay Xaalada Duuliyaha Xidhan
5:07
Horn Cable Tv
Рет қаралды 90 М.
Shiicada Muslimiin mayihiin? || Sh Maxamed Umal
34:35
Salafmedia
Рет қаралды 130 М.
Wait for the last one! 👀
0:28
Josh Horton
Рет қаралды 12 МЛН
Must-have gadget for every toilet! 🤩 #gadget
0:27
GiGaZoom
Рет қаралды 2,9 МЛН
天使与小丑心灵感应#short #angel #clown
0:39
Super Beauty team
Рет қаралды 12 МЛН
Спас Пропавших Людей🆘💁😱
1:00
BOOM
Рет қаралды 6 МЛН
Собаке не повезло🥺 #freekino
0:25
FreeKino
Рет қаралды 4 МЛН