SOORAAN OO WARIYE ISKU BADALAY IYO BARNAAMIJKII DAYAX BAND

  Рет қаралды 258,579

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

4 жыл бұрын

Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 554
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
*Anshax wanaagga iyo asluubta iyo kala danbaynta bal eega* cajiib Dadkani waa gob gobi dhashay wllhi I'm from *Muqdisho* guuleysta reer Sheekh isxaaqow
@inamohamoutmo9189
@inamohamoutmo9189 4 жыл бұрын
Ahmed hillaac zharfanid oo karaaamaysnid🙏
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
@@inamohamoutmo9189 Adigaa mudan sxb👑👑
@sagalmahamed5995
@sagalmahamed5995 4 жыл бұрын
@@ahmedhillaac8017 sidoo kale guulaysta walaalahayaga reer muqdisho
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
@@sagalmahamed5995 Sidoo kle gacalo mhdsnid
@faraxmahamed5772
@faraxmahamed5772 4 жыл бұрын
Nolow nolol qurux badan wllo
@masumchannel7624
@masumchannel7624 4 жыл бұрын
Wow 143 somaliland inta u xiistey eee reeer somaliland like ❤️❣️
@ahmedshaker9702
@ahmedshaker9702 4 жыл бұрын
from muqdisho atan idinka jeclahy reer somaliland jiro joga💜
@sakiircus6112
@sakiircus6112 4 жыл бұрын
@@ahmedshaker9702 Ahmed jiroo joog idinjecelne wllo
@abdulrahmanabib7123
@abdulrahmanabib7123 4 жыл бұрын
Anigon kla sarayn Hablahena Somaliyed allah ha ino dayo waa Boqorado qurux iyo xishodba u dhashee Kliya waxan ku dari lha in aynu u ducayno in alle qalpigoda xumanta ka masaxo oo ay dariiqii rasulkena (NNKH) kuso labtan Ameen wll adiguna igu dar wad mahad san tahay ❤️❤️
@SHIRTAGMEDIA
@SHIRTAGMEDIA Жыл бұрын
scw scw scw
@SHIRTAGMEDIA
@SHIRTAGMEDIA 9 күн бұрын
scw scw scw
@fariidafaraxsan7134
@fariidafaraxsan7134 4 жыл бұрын
Soran awgii imisa like ban ku heli Kara odayga yare faridka eh
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 4 жыл бұрын
Horta aniga waad ugaheysa
@xogwarranshow1504
@xogwarranshow1504 4 жыл бұрын
Rijaal la tabey
@fadumomohamad4226
@fadumomohamad4226 4 жыл бұрын
Mooyi 😂 😂 😂
@zuhaipmohamed9889
@zuhaipmohamed9889 4 жыл бұрын
i miss walhi sooraan u xiisay qosolkii say adeeer waa lugu sugay sooraan
@fathiyamahamed4184
@fathiyamahamed4184 4 жыл бұрын
fani
@ladnanazu6096
@ladnanazu6096 3 жыл бұрын
Alle naxarista jano hakawaraabiyo soraan aamin
@hamseatam3029
@hamseatam3029 4 жыл бұрын
Bye Xidigihii Gees ka 👋🏽👋🏽 wakhtiginii dhamaa, Jill kan cusub welcomes 😍♥️😍
@wariyefahmo391
@wariyefahmo391 4 жыл бұрын
mnsha allah noolaada fanaaniin qaaliya
@shaficiabdrhmn2198
@shaficiabdrhmn2198 4 жыл бұрын
Barnaamij qurux badan. Bulshaawi iyo Daaha gaas na way mahadsan yihiin. Heesta kowaad ee barnaamijka wxn siiyey anu wiilkaa diini yare.👏
@cabdiraxiincali9370
@cabdiraxiincali9370 4 жыл бұрын
siciid qalile waa cajiib heesta qudhaaten ka hely ayu qaadaya. Xita sooraan ayaa ka yaabay codka halaasiga ah ee alle ku manaystay. Hore usoco fankaa ku baahane
@preciousheart4237
@preciousheart4237 4 жыл бұрын
Muqdishana balbalaarka ayaa u fanaanad ah iyo qaarkalo bdn o lamid ah Mr kastumo , hargeisana waataas hobolo aan kala dhicin runtiii Hoygii fanka horey u socda xidigahad gaadheen e, from puntlnd baan ahay lkn I love somaliland iyo fankeeda♥️♥️♥️
@hanuush6787
@hanuush6787 4 жыл бұрын
Hargeisa waa waxwalba sister allow barakee thanks queeneey❤️👌
@preciousheart4237
@preciousheart4237 4 жыл бұрын
kariina queen welcome Alpi♥️
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 4 жыл бұрын
Thanks huno hargaysa fan loogu yimaadaye
@Muran25
@Muran25 4 жыл бұрын
Anushka Zain hahahahahhahahhahahahahahahahhaha
@preciousheart4237
@preciousheart4237 4 жыл бұрын
Mohammed Adem kkkk ma beentyba. Walal
@hanuush6787
@hanuush6787 4 жыл бұрын
Mashaallaha dalkeena allow no dhawr jamhuuriyada somalilnd ❤️👌 hargeisa cadey my home sweet l love you dadkaygii reer somalilnd MAxaan uxiisay inolaada my dadkayga noloshu idinma xumayso meel walbood joogtaan❤️🗯️💚👍
@abdisalanalinor
@abdisalanalinor 4 жыл бұрын
Soraan nin weyn tageero codaa kudhamaday like isaar
@Tafo775
@Tafo775 4 жыл бұрын
C/kariin Ali Shaah fankaaga cidi Ma qarin karto ✅✅✅✅✅🙏🏽👌🏾
@salmaaxmed858
@salmaaxmed858 4 жыл бұрын
Xaqiiq wllhi
@nasraadaam5950
@nasraadaam5950 4 жыл бұрын
cabdi kariim cali shaah fanaankii fanaada 👑❤❤
@abdulkadirmohamed1057
@abdulkadirmohamed1057 4 жыл бұрын
Somaliland dhulkii fanka murtida iyo jacaylka.jecliyaa ilaahow dhowr oo barakee 😗😍
@saalijamac5389
@saalijamac5389 4 жыл бұрын
Amiin amiin yaa rabi 💚 💚 ❤️ ❤️
@abdifatahabdullahi5588
@abdifatahabdullahi5588 4 жыл бұрын
intii heesta yuusuf ceegaag ka heshay halkan like yaa lala dhaafin waxan xasustay cabdi haybe lambad
@zackhusein9606
@zackhusein9606 4 жыл бұрын
Siciid qalinle Hibaaq gobaad Abdikarim ali shaah Salax sanaag Amiin diini Warda happy Apdijibaar gacaliye And the hit maker 👌👍👏
@bulshawithehitmaker3258
@bulshawithehitmaker3258 4 жыл бұрын
🙏
@xudeyficabdiraxman5217
@xudeyficabdiraxman5217 4 жыл бұрын
Ayaanle nimcaan hilaac ayuu ucod eegyahay yaa igu racsan like sar
@xamdaqalimaxamed6579
@xamdaqalimaxamed6579 4 жыл бұрын
Mashallah c/ jibaar gacalye iyo hibaaq gobaad si gaara jalaygu salaamo
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Waxad mooda Nimcaan hilaac
@sacadahmed5221
@sacadahmed5221 2 жыл бұрын
Sooran ismail alh ha ku naxaris Qof qiimo badan ayu ahaa 🤲
@hamsebaashe7504
@hamsebaashe7504 2 жыл бұрын
Alle haunaxariisto😭😭
@basbas6004
@basbas6004 4 жыл бұрын
hargaysi waay socotay 😍😍😍😍👄 dayax band haa baan u ahaynaa. hawraar idina muqaladaa wacan sidaad ugu shaqayseen hanbalyo
@hoybilla1489
@hoybilla1489 4 жыл бұрын
Hargaysa maaha kooxduye wa burco huno
@basbas6004
@basbas6004 4 жыл бұрын
Nasib Dahir sxp burcadu waa tee waligood hal badhig faneed kumay qaban mr cafuuf baa xoog ku haysta burce hala xoreeyo
@faraxmahamed5772
@faraxmahamed5772 4 жыл бұрын
@@hoybilla1489 wll dadkan waa rer burco hargaysi amaan jecelaa
@maxamedmaaweel1871
@maxamedmaaweel1871 4 жыл бұрын
BARAARUJIN 💘💓Adoo comentigan akhrinaayo horta wll maad tukatay salaad udambay shanta salaadood 🙏 Hadaad tukan wll welli waad nooshahayee illaHy u noqo oo dambi dhaaf weydiiso. Wzc
@samiiraraaxo3686
@samiiraraaxo3686 4 жыл бұрын
Wllhy waan ilaaway imikaa tukanayaa thnks wll
@daaddalyrics8282
@daaddalyrics8282 4 жыл бұрын
The best comment thnkx wllo qaali
@inamohamoutmo9189
@inamohamoutmo9189 4 жыл бұрын
MahameD Abdi haaa alx illaaaahy hynoo dambi dhaaafoh dhammanteen
@husseinalihassan5121
@husseinalihassan5121 4 жыл бұрын
Dayax band kooxda xidigaha geeska Hawada kala baxay Macalinka maclimiinta Maxamed bulshaawi Iyo kooxda dayax band Hore usocda wll
@hothenmohamet9701
@hothenmohamet9701 4 жыл бұрын
Saalax sanaag keep going bro 👏👏👏👏👏
@Abdifatah3
@Abdifatah3 2 жыл бұрын
Alle janadii fardawso haka waraabiyo marxuun sooran aaaaamiin yaa rabi 🥰
@prlloveu3202
@prlloveu3202 4 жыл бұрын
Badanaa fanaanintani Waa Habarlove Reer Burco Love idinku ahay from Gabilay😍😍
@muqtaaryare9368
@muqtaaryare9368 4 жыл бұрын
Jaahil baaatahy 2019 kii baa la marayaa adna qabiil baad ka sheekeynaysaaa
@abdirisakmuhani5341
@abdirisakmuhani5341 4 жыл бұрын
@Dhako Diinle habar dacawo
@sagalfarax9907
@sagalfarax9907 4 жыл бұрын
Yaa ka helay hesta bilan hunguri dhubaq iyo sooraan likta cidii jecel dhaqanka
@shaaciyeabdirahman368
@shaaciyeabdirahman368 4 жыл бұрын
Immisaa maryaha Oo kudhaqaaqay qaawani Dhintayoon dib loo arag AUN sado Ali Waa hapeenkii ui sanadka cusup kow saday from burco 2020
@maxameddarwiish567
@maxameddarwiish567 4 жыл бұрын
Masha Allah dayax band badalkii xidigaha geeska go forward my team
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 4 жыл бұрын
Fanaankan yaree cusub ayaanle inuu nimcaan hilaac ucod egyahay inta dareentay bal like dhac igusiiya
@shafiicxamse5759
@shafiicxamse5759 4 жыл бұрын
najax nalka waxey u eegtahay sahra axmed jamac alle naxaristi jano haka warabiye
@maryamkafiya6055
@maryamkafiya6055 4 жыл бұрын
WoooW 😮😮😮😮 Hargeysa hadal uma bahan walee waba hoyigii faanka iyo sugaanta Somali Dayax Band wa ba koox ad u habaysan mucjiso walee waxad riden record cusub heeso fanaanin cod macan qurux badan hido iyo dhaqan Somaliland sita waba Top Model horaa u socda 💯 % 💯 wan idin quahuucay 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾❤️❤️❤️😍😍😍🙏🏾🙏🏾🙏🏾😘😘😘🌷🌷🌷🌷✌🏾✌🏾✌🏾
@BurcoTv9132
@BurcoTv9132 4 жыл бұрын
Dhalinyaradan badan keedo waa reer burco
@maryamkafiya6055
@maryamkafiya6055 4 жыл бұрын
Mustafe Ali dee halka so shaac bixiisay sow hargeysa maha oo hoygii fanka iyo suuganta ee sida warshaada uso saraysa maha dhaliteena
@ubuxjamac7854
@ubuxjamac7854 4 жыл бұрын
mnsh alllh
@shaaficicali573
@shaaficicali573 4 жыл бұрын
Siciid qalinle ninkaa Hala garabgalo reer somalilanoow waa xasan aadanka fanka hadeer jooga cod halaasiya ayuu wataa keep going sxb qli
@mahmoudkhalile4087
@mahmoudkhalile4087 3 жыл бұрын
Hakikaa ni wimbo nzuriii Sana wish one day nione live performance
@cumarcawke6539
@cumarcawke6539 4 жыл бұрын
Mnsha allah aad ayan u soo dhowaynyaa barnamijkan aad waxa aan uga helay heesta ugu horaysa barnamijk ama lagu ibo furayba wayo heeata ad ayan u taageri jiray muuse ismacil qalinle iyo saado cali warsame
@camarkonsafi9032
@camarkonsafi9032 4 жыл бұрын
DaYax Band iyo Hidahena dhaqanka😍😍😍
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 2 жыл бұрын
Ale ha unaxariisto soraan iyo inti dhimateyba wa 2022 bil Ramadan ah an u duceyno jano fardowso ale ha nagu kulmiyo🤲🩸🤲
@maqoslemaquuste9089
@maqoslemaquuste9089 4 жыл бұрын
Heesta ugu horeysa caadi mahan👍🏽
@faraxmahamed5772
@faraxmahamed5772 4 жыл бұрын
Woooow barmamij qurux badan Masha Allah khadar cumar dheere sooran bilan iyo labada kooxood me love wan idin jecelahay 💪♥️♥️♥️💋 💋♥️
@baazmedia2239
@baazmedia2239 4 жыл бұрын
Waar ilmaaderayaal dayax baanow bilaa caleek inantii sahra kiin soo celiya kuwanad meesha keenten inantaa magaadhane team sahra kiin farta taaga idinmee
@kaahiye2125
@kaahiye2125 4 жыл бұрын
Baaz media waar niyow ilaa cawa waxaan la aa meesha yaa kamaqan ee aatabay saa show sahra kiin ba ba kamaqan waar inanta xagee naga geeyseen iyadaba fanan dhamaystirane walay katay kuwan habla ee mesha jooga waxba mahayaan
@baazmedia2239
@baazmedia2239 4 жыл бұрын
@@kaahiye2125 waar mooyi inantii meelay geeyen inantu fanjiray ahayde ciidankan luloonaya may ahayne
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 4 жыл бұрын
Sahra kiin meeday 😭horta
@asmawacan6876
@asmawacan6876 4 жыл бұрын
Sahra hala doono
@Mohamuth_khalif
@Mohamuth_khalif 4 жыл бұрын
Waa nakan shahra kiin one love ❤️
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
*SOORAAN SALAAN SARE* 💚⚽️❤️
@rahmaali2050
@rahmaali2050 4 жыл бұрын
Kkkkkk ceegag waxay isu heeso iyo action eegyihin Abdi Haybe lanbad kkkķkk al ya ila arkay sidu Abdi Haybe lanbad marku isruxayo iyo indho iskuqabadka maxay isu eegyihin warya ila arkay asxabay?
@kamaludinahmed7865
@kamaludinahmed7865 4 жыл бұрын
Ninkaasu kaga daydaa fanka saan filaayo halkiisuu dhigaa
@sahalmohamed8068
@sahalmohamed8068 4 жыл бұрын
kooxdu waa top waxa sii dheer inta music aan cadi ah Bulshawi waan hanbalyeynaya dhaman kooxaha
@abwaannimcohani8814
@abwaannimcohani8814 4 жыл бұрын
Ayaanle waa codkii nimcaan hilaac cida Ila aragta halkan like saara
@rahmaahmed4205
@rahmaahmed4205 4 жыл бұрын
Mazha allah kooxda Dayax Band tegero buuxda idin haya😘❤
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 4 жыл бұрын
C/jubaar gacaliye nice voice iyo ina cali shah salax sanag .suciid qalinle
@camarkonsafi9032
@camarkonsafi9032 4 жыл бұрын
InTii H.jeclo gaar u urrusaTe😂😂😂
@eng.abdishakurahmed5947
@eng.abdishakurahmed5947 4 жыл бұрын
War somliyey dadkaan maxaan ku heysanaa waku waa aduunka la socda ayakuye anakuna aaan is cuneyneee maaan is ka siii deyno ileeen xasidnimada waaa laga fiicanyahe from galmudug love somaliland iyo.fankeeeda
@mohamedgaboose8571
@mohamedgaboose8571 4 жыл бұрын
Wlhi Bulshaawi Hitmaker wuxu tumayo wa music dhaaf kan music lama oran karo codadka usamaynayo Ba ka daran wx wlba Cajiib
@MK-th1xd
@MK-th1xd 4 жыл бұрын
Koodxa dayax band mansha alaah horumar wanaagsan ban idin leenay Lkn hal mid baan idinku dar daarayaa bandhigyada noocan oo kale ah fanaanintu heeso ay iyagu leeyin ha la shiryimadan si hurumarka kooxda meesha looga arko . Hurumar wacan baan idin leenay
@hoodaalehoodaal9828
@hoodaalehoodaal9828 4 жыл бұрын
CABDIQANI ISKU FILAN KHAMIISKA MASHA ALLAH IYO TIMAHA UU GAABIRY QURUX BADNAAN ..HORE U SOCDA
@naciimozhabeel9823
@naciimozhabeel9823 4 жыл бұрын
Dayax band koox aan tageero 👏👏♥️
@sagalmahamed5995
@sagalmahamed5995 4 жыл бұрын
Codsi Abwaan daaha gaas hees ha U wada dhiibO warda happy iyo Amiin Diini talantaali ah ❤
@freefireplayerpro3405
@freefireplayerpro3405 4 жыл бұрын
Waan idin wataa wlhy koxdayda😍
@khadarabdirahman7899
@khadarabdirahman7899 4 жыл бұрын
Siciid Qalinle iyo cljabaar Rag Dhaadheer oo Dhamays tiran keep going my brother's
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Kooxdani waa tallaabsatay, cod, music, midho, dhallinyaro Nadiif ah, qurux iyo qaab, isku xidhnaan, akhlaaq iyo kala dambayn ka muuqato, waxaan ka codsanayaa inay talaabo hore u qaadaan oo Djibouti, Jigjiga, Nairobi, Xamar, Boosaaso, Kismanyo, Baidhabo, illaa Dubai , socdaal ku soo kala bixiyaan, si kooxdu dhaqaale iyo magac u hesho, qalab music oo dhammaystiran iyo taageero kaleba usoo helaan, please do and take one giant step forward, conquer the east africa or Somali speaking people, yes you can
@zuhaipmohamed9889
@zuhaipmohamed9889 4 жыл бұрын
Sooraan iyo isku filan iyo yusuuf ceegaag iyo cabdi jibaare salaan sare idan ku salaamaY👍
@sharmake1211
@sharmake1211 4 жыл бұрын
ww reer burco
@zuhaipmohamed9889
@zuhaipmohamed9889 4 жыл бұрын
Areeee anigu Reer hargeisa ahye abti
@munamuna3686
@munamuna3686 4 жыл бұрын
Mashalaah guul guul somaliand iyo dhamaan kooxaha isku tagey waxanleyahey hanbalyo ❤️🙏👍✌️💪🤲🏻👌🌹💚
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 4 жыл бұрын
Fabulous band for cultural festival and others events! Music, lyrics and vocals are amazing profoundly powerful traditions.
@bulshawithehitmaker3258
@bulshawithehitmaker3258 4 жыл бұрын
My brother from another mother 🙏Thank you!🙏
@HadithiAbdulle
@HadithiAbdulle 4 жыл бұрын
BULSHAWI THE HITMAKER my pleasure bro! Free-spirited activist musician for the voiceless talented. 🙏🏾
@abdifattah198
@abdifattah198 2 жыл бұрын
@@bulshawithehitmaker3258 Q
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Very entertaining 🙂😁😍💖 and pleasing
@salebansallo7717
@salebansallo7717 4 жыл бұрын
ninka DhalYarada Ee Ayanle Waaba codki Nimcan Hilac oo Halka Tagan Ya Ila arKay
@mukhtaarindho9305
@mukhtaarindho9305 4 жыл бұрын
Waaba coby nimcaan cajib
@zerkarie3560
@zerkarie3560 4 жыл бұрын
Mukhtaar Indho
@maxamedmaaweel1871
@maxamedmaaweel1871 4 жыл бұрын
Wllhi heesta qallinle inantu halkaydey dhigtay wllhi saado cali warsame moodaaba lkn waxay ahyd inaan anuu laqaado waayo soomliba wax codka qalile haya annaa jirrah.🤔🤔🤔🤔👏👏👏
@mowliidahmed811
@mowliidahmed811 4 жыл бұрын
halkaa ma hubtaa
@olaadjokarr4751
@olaadjokarr4751 4 жыл бұрын
hhh war inaga hubso halkaa
@baashiqaranofficiall7139
@baashiqaranofficiall7139 4 жыл бұрын
Jecliyaa Somaaliland Fadlan subscribe ii saara Thanks 🙏
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 4 жыл бұрын
Aun saado Ali iyo qalinle xasuus 1982 ayay heeedan hayrgaysa haysaday xafada 150 wayo wayo
@abwanahmedbelguim6880
@abwanahmedbelguim6880 4 жыл бұрын
War ninki dhoobo iyo sahra kiin Ahmed calin meeye dee ax wa laba fanano talents ah
@khadaryassein2445
@khadaryassein2445 4 жыл бұрын
Wardah happy quruh miidhan kugUh hyzta ilah teegerzan farta tagah☝️🔥
@khadaryassein2445
@khadaryassein2445 4 жыл бұрын
Heeztan uGUh horeyzah cajiip wlHI inantu codkeedu waH top wlhi like hadad ila argty💋💯😘😍
@iqrajapriljr5909
@iqrajapriljr5909 4 жыл бұрын
Siciid qalinle Hibaaq gobaad Cabdi kariin Ali shaah Najax nalka Ali zaki Abdi jibar gacaliye Abdi qani Isku filan ❤❤❤❤❤ Dad ugu shidan mesha ku kala socoto dartood allh idin ma kala dhantaalo❤from xamar🇸🇴
@proamiin5248
@proamiin5248 4 жыл бұрын
Mnsha alaah isaaq fan udaaa xagee ayay nooga go aan hadayse goaan yaanoo heesaya intayada kale
@ahmade.h5660
@ahmade.h5660 4 жыл бұрын
Hibaaq gobaad jecliyaa 💟🚶‍♂️
@xamsecisman439
@xamsecisman439 3 жыл бұрын
Alle haw naxariisto abwaan Soran Ismacil Suguleh 😥
@barkhadshikh6603
@barkhadshikh6603 3 жыл бұрын
Mzha allH hargaysa hoyga fanka❤😘
@ibrahimkeise
@ibrahimkeise 4 жыл бұрын
Maansha allaah walle fanka idin baahan dhamaantin alle haydin sharfo
@shafiicxamse5759
@shafiicxamse5759 4 жыл бұрын
masha allah fananinti rer burco iyo jilayashi hore usocda
@shrguutaale1
@shrguutaale1 4 жыл бұрын
Ummaan dhallanin weydee Waa dhibaatadiisee Haddaaad dhaaya leedahay Imisaaa maryaha dhigay Ku dhaqaaqay qaawani Dhintayoo dib loo arag Yaa waduuud!
@hamdaosman3161
@hamdaosman3161 4 жыл бұрын
waaaaaw
@cabdirahmanhashi7795
@cabdirahmanhashi7795 4 жыл бұрын
Ascm wllayaal aynu kuwada salino nabigeena muxamed (S.C.W)
@basbas6004
@basbas6004 4 жыл бұрын
Cabdirahman Hashi scw
@farihaubah6916
@farihaubah6916 4 жыл бұрын
Kooxda dayax band hore usocda 🙏
@princesssawsan2048
@princesssawsan2048 4 жыл бұрын
Hrgysa wa hoyga fanka intas oo wiil iyo gabadho ah hrgysa laguso shac sarayah se dhunii racaa ha noqonina 2 cisho mrky inii kala kcdo sidaa dadka qarkod hadikale cumar binii cafaf balaynii gayn🤣🤣
@alihaykal7439
@alihaykal7439 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@gudgudestudio7568
@gudgudestudio7568 4 жыл бұрын
Goobtu waa burco fanaaniintuna waa reer burco
@muntazissa6837
@muntazissa6837 4 жыл бұрын
princess dadka wa reer burco iyo sanaag iyo hargaysaba inta badan waa reer burco balse hada hada hargaysa jooga
@sagalmahamed5995
@sagalmahamed5995 4 жыл бұрын
@@gudgudestudio7568 waa hargeisa wll
@alihaykal7439
@alihaykal7439 4 жыл бұрын
@Nimco Shariif 💋💋💋💋💋💋😍😘👈🙏
@sakariyacabdiraxmaan6710
@sakariyacabdiraxmaan6710 4 жыл бұрын
Abdikarin Ali Shaah Fanaan aan Aad utaagero Hore usoco Rijaal
@preciousheart4237
@preciousheart4237 4 жыл бұрын
More nimcaan ayaa iska so dabadhacaya ayaanle halkeedaad dhigty runtii horey u soco♥️
@rahmaahmed4205
@rahmaahmed4205 4 жыл бұрын
😘😘Mazha allah kooxda lkn yuuzuf caygaag taageera wlhi xaraabo marku wax jilayo😂😂
@Muran25
@Muran25 4 жыл бұрын
Ninka ugu dheer Kooxdaa ahahhaa
@ciisemaxamuud5722
@ciisemaxamuud5722 Жыл бұрын
They share some melody with amazing beats 💓
@saeedmohamed9198
@saeedmohamed9198 4 жыл бұрын
Dayax band woow waxaad noo badasheen xidigaha geeska abwaan daaha waxaan leeyahay nooloow oo halkaa ka sii wad
@faisaj5072
@faisaj5072 4 жыл бұрын
Woo ManshAllh dayax band Somalilandar 💕👌
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 жыл бұрын
*_#NEBIGA_**_ KU SALIYA _**_#SCW_* 😍❤💚❤💚❤💚😍
@shacnishire4437
@shacnishire4437 4 жыл бұрын
Scw
@mohaalta9870
@mohaalta9870 4 жыл бұрын
Zcw
@user-nc9se3qf8u
@user-nc9se3qf8u 4 жыл бұрын
Scw
@marryjama7368
@marryjama7368 4 жыл бұрын
Scw
@Girlboss1.
@Girlboss1. 4 жыл бұрын
Hargeisa casimadii duriyada barakeysan ❤️
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
Somaliland dheh
@khalidguntigab1175
@khalidguntigab1175 4 жыл бұрын
😍😍😍
@ubahabdilaah4888
@ubahabdilaah4888 4 жыл бұрын
wlhi inamda yaryar codka ma kala dhacan masha allsh❤❤
@akramwarsame
@akramwarsame 4 жыл бұрын
Xidiga kooxda waxan u cumaamaday Cabdikariin Cali shaah wlhi barnaamijkaba isagan u daawanayey
@khalifsharif6537
@khalifsharif6537 4 жыл бұрын
Ayaanle malaha waa nimcaan sucub hore usoco wll
@MKD570
@MKD570 4 жыл бұрын
Maanta maalin iga farxad weyn maan arag waxaan halkan uga balan qaadayaa hiil iyo hooba haday tahay heeso qoran iyo muruq waxan awoodo insha allah Borama ayay noqon anigana idin martiqaadi doona. Allah dhaqankiina ha xifdiyo mustaqbal fiican baa idinka muuqda.
@eng.abdishakurahmed5947
@eng.abdishakurahmed5947 4 жыл бұрын
one love dadkeyga waleee tani socotey 👍👍👍
@najahmuhammed1127
@najahmuhammed1127 4 жыл бұрын
waa Kooxda ugu Dhalinyaradaa Badan waaye Kooxdaani
@abdiwelibashiir7610
@abdiwelibashiir7610 4 жыл бұрын
Hawraar media run ahaantii maanka ayaad deeqdeen waana idinka mahadcelinayaa habsami u socodka hanaanka iyi hiddaha wanaagsan waana idiin imaan doonaa iinaha allaha waana idinkala qayb qaadan doonaa habkaan caalamiga h
@MohamedAhmed-ol4zz
@MohamedAhmed-ol4zz 4 жыл бұрын
waan idana jeclhy Azxpta💪💪❤
@shaarublibaax7139
@shaarublibaax7139 4 жыл бұрын
Was fanaan aad u cod fiican qalinle I like me and supported him
@miskixirsi2611
@miskixirsi2611 4 жыл бұрын
Caanaha lis wlhi wan jecelahay 😘❤😘😘❤ Dayax iyo abwaan daaha gaasna wan jecelahay❤💞❤
@strucidwallaby5658
@strucidwallaby5658 4 жыл бұрын
Masha allah waan ka helay dhaqanka somalida
@mahadmohamoud7539
@mahadmohamoud7539 4 жыл бұрын
Warda happy quruxedayda ku joogtaa fanka
@robledahir7585
@robledahir7585 4 жыл бұрын
Saalax sanaag afkada cano la gu qabay fanaan aan ad utaagero adan kugu ahaystaa
@ugaaskageesk4893
@ugaaskageesk4893 4 жыл бұрын
Alle ha u nwxariisto maxamed miyir xaaji
@asiahanadi7788
@asiahanadi7788 4 жыл бұрын
Warda cjibar bast song👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤
@hamdabintuxasanxasan4547
@hamdabintuxasanxasan4547 4 жыл бұрын
fananka cusub ee ayaanle nimcaan hilaac bu u cod eegyahy mise waa dhagahyga
@hodanilmi3072
@hodanilmi3072 4 жыл бұрын
Xamse qurus iyo bilan Adan dhiigad iruxdeen 2 heee xame top song abwaan daaha midho qaliya salaan gobeed tayaxbaan
@youngburaale1421
@youngburaale1421 4 жыл бұрын
Maaasha allaa hore u socda dayax band
FARXAAN QABOOJIYE WAXAAN UURKA KAA JIRIN QAACI DAYAX BAND 2020
8:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 11 МЛН
BILAN AADAN IYO XAMSE QURUS HADAAD DHAAYO LEEDAHAY 2019 HD
10:44
Hawraar Music Production
Рет қаралды 358 М.
cakuyeey barashada badhbaa cudura‼️
1:24
Ayaanle cabdiraxmaan
Рет қаралды 4,2 М.
AMIIN (DIINI YARE) XUSUUSTII CABDI DIINI DAYAX BAND LIVE SHOW 2019
8:32
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,4 МЛН
AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН
JUWEERIYA JANO IYO ISMAACIIL AARKA QAACI DAYAX BAND 2020
8:13
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,7 МЛН
DAYAX BAND QAACI FULL 2020
1:22:53
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
Qosolkii Aduunka Sooraan oo Askari ah Iyo Waxa Qabsaday.
8:13
Qarri Jiqood
Рет қаралды 1,2 МЛН
Heesta Wakhti (OFFICIAL VIDEO) Codkii Kaltuun Bacado  HD
6:21
SlntvEurope
Рет қаралды 3,1 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 246 М.
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 236 М.
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,3 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,9 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 13 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 16 МЛН