Sooyaalka Falastiin & Duullaanka Sahyooniyadda || Sh Mustafe X.Ismaaciil.

  Рет қаралды 42,889

MM Somali TV

MM Somali TV

24 күн бұрын

Пікірлер: 124
@Hamda6
@Hamda6 22 күн бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين يارب 🇵🇸🇸🇴🤲
@Leylaa583
@Leylaa583 22 күн бұрын
اللهم انصر اخواننا المسلمين المستضعفين في فلسطين
@user-zq2qb7hm6b
@user-zq2qb7hm6b 22 күн бұрын
SHEEKHA SOOMAALI UGU JECLAHAY MUXUU WAX BARTAY ALLE HAYNOO DAAYE AKHRISKA BADSADA INTAAD WAX BARANAYSAAN IYO GOOR WALBA
@darwiishman..10
@darwiishman..10 22 күн бұрын
Forever wixii ugu wacnaa ee soo daysaan mantaan arkay thanks mm tv
@abukarhassan9679
@abukarhassan9679 22 күн бұрын
Ilhy caafimaadka iyo cimrigaba ha kuu barakeeyo
@abdiwaliabdullahi3487
@abdiwaliabdullahi3487 22 күн бұрын
اللهم انصر اخواننا الفلسطين
@KakaKaka-ei2lf
@KakaKaka-ei2lf 22 күн бұрын
Masha allah hhh wlhi salaadi ciida ayad mooda wxa umad halka shiikh mustafe utimid❤❤❤❤🎉
@Moustapha97
@Moustapha97 22 күн бұрын
Barnaamijka waxan naca marka meelxun dadka kaga goysiin nio professional ma tihin Wlhi mmtv aw qayptii sahaayinal arab ee u Danbaysay siduu sheekhu introduction-ka ku sheegay ??? Jazakallah kheeyr shekhuna Allah cimriga kuu barakeeeyo 🤲
@worldvoice101
@worldvoice101 16 күн бұрын
اللهم انصر اخواننا المسلمين والمجاهدين في فلسطين.
@ismaelmuztaphe
@ismaelmuztaphe 22 күн бұрын
Sheekh mustafe allaah habarakeeyo Somaalaay gaalo soodhawaysiga aankakorno Al ballaa wal barraa
@user-wu4nv7me3e
@user-wu4nv7me3e 22 күн бұрын
Somali oo dhan ya ka dhiga shekh mustafe alaha barakeyo from jijiga
@hawokiinofficialhilowle2101
@hawokiinofficialhilowle2101 21 күн бұрын
Sheeq mustafa allaha ku barakeeyo ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo daacinimada diinta aad dadka ugu nastexeeso.
@mahamedadan9079
@mahamedadan9079 22 күн бұрын
فلسطين في قلوبنا ❤
@AbdilmuxsinDayr
@AbdilmuxsinDayr 22 күн бұрын
Ilaahay swt sheekheena sheekh mustafe habarakeeyo caqligiisa cilmigiisa iyo cidhibtiisaba
@user-wn4ks8op8u
@user-wn4ks8op8u 21 күн бұрын
ياأهل فلسطين إصبرو قليلا لأن النصر قريب إنشاء القدير❤❤
@mustafupdyhasen4587
@mustafupdyhasen4587 22 күн бұрын
Runti Shekh Mustafe Waa ShaQsi AQoon IYo AftahinimiYo alhlaaQba Alle ku kulmiYay allle Ha BarakeeYo ❤🙏
@Eng_moy
@Eng_moy 22 күн бұрын
❤axyaa sheekh al umah ❤alla yaxfidak ❤alle haku xafido❤ sidaad umada islamka ah ugu faaidaso ❤jazaakalaah
@XamdiClrisaaq
@XamdiClrisaaq 22 күн бұрын
Mashaa allaah ilaahay cilmiga caqliga iyo aqoota ha kuu daayo Allaahu akbar
@yahyajama8319
@yahyajama8319 22 күн бұрын
Manshallah sheekh Alle ha ku barkeeyo❤
@zainabxaaji2895
@zainabxaaji2895 21 күн бұрын
اللهم احفظ اهل الفلسطين من كيد الظالمين وايدهم بنصرك وقوتك يا رب العالمين 🤲🤲🤲
@YusufJowhar49-tk3uu
@YusufJowhar49-tk3uu 22 күн бұрын
Riyadh Saudi Arabia🇸🇦👈. from jowhar Somalia 🇸🇴 ❤ فلسطين 🇵🇸 في قلب ♥ ❤❤❤❤
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753 22 күн бұрын
I am your brother in jowhar somalia
@MoonMedia.
@MoonMedia. 18 күн бұрын
Sucuudi waa cadowga islaamka
@salodaahir9329
@salodaahir9329 22 күн бұрын
مشا الله sheekhuna sheekh mustafe xaaji iskaaciil haarun aqoon yahan ka umada soomaliyeed mufakarka umada somaliyeed caalimka umada soomaaliyeed Allah cimriga hakuu dheereyo insha Allah
@user-rz9zp4rd1n
@user-rz9zp4rd1n 22 күн бұрын
Alle cimriga caafimadka camalka iyo caruurta ba haw bara keeyo sheekhuna faafil
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 22 күн бұрын
Ilaahow u gargaar walaalahen falastiin 😢🇵🇸
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 22 күн бұрын
الأمة المسلمة جسد واحد ' لذا يجب علينا ان نشارك الفرحة والألم .
@maxamedmuuse9964
@maxamedmuuse9964 22 күн бұрын
illaahaw ugargaar walaalahen falastiin
@kaamilabdirahman210
@kaamilabdirahman210 22 күн бұрын
Masha Allah
@abdullahiahmedhassan4397
@abdullahiahmedhassan4397 22 күн бұрын
From Kampala uganda
@nimohodan5374
@nimohodan5374 21 күн бұрын
جزاك الله خير الجزاء شيخنا العلامة ❤💕
@Bogasho1
@Bogasho1 22 күн бұрын
M.a aqoonyahan umaded sh mustafe xaaji ismaciil haaruun
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 22 күн бұрын
Sheekh Mustafe Haaji Ismail Harun Alle Cimriga iyo Caafimaadkaba Hakuu Barakeeeyo Yaa Rabi. Academic 🎉Somaliyeed 🇸🇴 ♥️ Sh Mustafe waxaad tahey cilmigii ummada Afka Somaliga ku Hadasha Fadlan Mideyntooda maad Qayb ka Qaadatid Alle Ha ku Barakeeeyo🎉
@abdi1502
@abdi1502 22 күн бұрын
Ummada afka soomaliga kuhadasha maxay tahay inkaar qabe
@ibrahimomar3409
@ibrahimomar3409 22 күн бұрын
Machallah cheikh' dieu protège le peuple palestinien et donne la patience
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 22 күн бұрын
ALLE abaalkaga jano haka dhigo sheekhaygii
@abdurahmanyusuf5012
@abdurahmanyusuf5012 21 күн бұрын
TAARIIKHDA FALASTIIN AKHRIS AYEY U BAAHAN TAHAY SHEEKHU ISAGOO MAHADSAN HAL JIHO AYUU KA EEGAY DADKU WAX HA AKHRIYO
@Talaabo6262
@Talaabo6262 22 күн бұрын
Alle ha u gargaaro walaalaheen Falastiin 😢
@maxamedmuuse9964
@maxamedmuuse9964 22 күн бұрын
Mansha allaah ilaahay cimriga hakuubarakeeyo sheekh
@muzawientertainment7690
@muzawientertainment7690 14 күн бұрын
Masha allah alle habarakeeyo sheekha
@maaxofficial2152
@maaxofficial2152 21 күн бұрын
Ilaahay cilmiga iyo caafimadka haw barakeeyo sh. Mustafe ❤🎉
@hawohassan1201
@hawohassan1201 21 күн бұрын
mashaaallah tabaraka allah sh mustafa cimriga allaha kubarakeyo aduun iyo aakhiro allaha ku xifdiyo aamiin yarabi
@khalidhassan7272
@khalidhassan7272 21 күн бұрын
Allah yacizak sh. Mustafe taariikh intaasoo buug ku taal ayuu mudo 1:35 ah kusoo koobay mansha Allah si kale markaad u eegto 2 qarni ayuu 1:35 kaga hadlay Allah cilmigaad hakuu siyaadiyo sheekhunaa
@qoorcade
@qoorcade 20 күн бұрын
Allah cimriga iyo caqliga haku barakeeyo sheekh. Somali ilaahow garadsii waxay carabi garan wayday
@HassanSamadon
@HassanSamadon 22 күн бұрын
اللهم انصر الفلسطين
@ismalurebulshaawiyoutubechanel
@ismalurebulshaawiyoutubechanel 22 күн бұрын
Maanshaa allah, Allah ha barakeeyo Sh Mustafe
@IsmaciilXasan-fw6kr
@IsmaciilXasan-fw6kr 19 күн бұрын
Waad mahadsantahay sheekhanaa ❤❤
@AbdishakurCade
@AbdishakurCade 20 күн бұрын
اللهم انصر السلام و المسلمين❤
@cartancartan8452
@cartancartan8452 22 күн бұрын
Mnsha Allah Mnsha Allah
@mustafeanshax12
@mustafeanshax12 22 күн бұрын
What a excellent explanation about these concepts ❤❤ Mnsha allah alle ha barakeeyo sheekha
@maryamaahmedali8958
@maryamaahmedali8958 22 күн бұрын
Mashaa allha
@zuhaipa.rahman6432
@zuhaipa.rahman6432 22 күн бұрын
Masha Allah❤❤❤
@hassanaadansheikh
@hassanaadansheikh 20 күн бұрын
Sheikh mustafa allaha xifdiyo
@Moustapha97
@Moustapha97 22 күн бұрын
Mashallah ❤️
@farhanomer4944
@farhanomer4944 22 күн бұрын
Masha,Allah
@user-bq2dm7fb8y
@user-bq2dm7fb8y 22 күн бұрын
Masha Allah ❤❤
@FadxiMohamed-rv7wv
@FadxiMohamed-rv7wv 22 күн бұрын
Masha allah
@maryanali8196
@maryanali8196 22 күн бұрын
allaw u hiili walaalahayaga reer falasdiin
@abukarhassan9679
@abukarhassan9679 22 күн бұрын
Msha Allah
@JaabirBarre
@JaabirBarre 22 күн бұрын
Maasha allah
@khalidismail5953
@khalidismail5953 21 күн бұрын
alle ha ku xifdiyo sheikh mustfe
@Usaame-zd1it
@Usaame-zd1it 22 күн бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
@user-zl1ut3vb9e
@user-zl1ut3vb9e 22 күн бұрын
masha allah
@Fransiis
@Fransiis 22 күн бұрын
Maashalah❤❤❤
@sayidkhadarxuseen2164
@sayidkhadarxuseen2164 22 күн бұрын
Allah akbar
@CabdifataxCabdi-m3n
@CabdifataxCabdi-m3n 22 күн бұрын
Msha allh
@halataakingfrp1542
@halataakingfrp1542 20 күн бұрын
Shiikhan halis uu ku jira somaliland ilaaalo dheerada ha usamayso bilaahi calayk sahnuuniyadu dad wax kasta sameeya weeye❤
@MohamedHanad-ys8lt
@MohamedHanad-ys8lt 22 күн бұрын
Sooyaalki hargaysa iyo duulaankii xabashida inta ayan dhicin indhaha si fican u fura
@KowsarMohamed-ev6hx
@KowsarMohamed-ev6hx 22 күн бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين وخاصة في غزة ❤
@Efootball-zl8qp7ff4i
@Efootball-zl8qp7ff4i 22 күн бұрын
Alle hakaa abaal Mario sheekh🤲
@Efootball-zl8qp7ff4i
@Efootball-zl8qp7ff4i 22 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Efootball-zl8qp7ff4i
@Efootball-zl8qp7ff4i 22 күн бұрын
❤❤❤❤
@Efootball-zl8qp7ff4i
@Efootball-zl8qp7ff4i 22 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@Efootball-zl8qp7ff4i
@Efootball-zl8qp7ff4i 22 күн бұрын
😂😂❤
@islamcompletefavourfromall5701
@islamcompletefavourfromall5701 22 күн бұрын
ولا يعرف العدو إلا بالغة القوة.. وما طرد الرومان والصليبيين والتتار الا بالقوة "واعدو لهم ماستطعتم من قوة" صدق الله العظيم
@user-dt3ou4qw3q
@user-dt3ou4qw3q 22 күн бұрын
Ale cilmiga iyo caqliga ba ale haku barakeyo
@maxamedmuuse9964
@maxamedmuuse9964 22 күн бұрын
@cabdirisaaqaxmednuur1405
@cabdirisaaqaxmednuur1405 22 күн бұрын
Maasha allaah alla cilmiga caqliga garaadka iyo garashadaba alla hakuu barakeeyo janadana alle hakuugu galiyo bilaa xisaab waxaad tahay muraayada u ifaysa dhamaan shacabka somaliland iyo dhamaan islaamka oo dhanba alla haku karaameeyo sheekh mustafa ismaciil harun ❤❤
@hydoffdhagaweyne1037
@hydoffdhagaweyne1037 22 күн бұрын
God bless USA
@apdibasidsayid6368
@apdibasidsayid6368 20 күн бұрын
Qaybtiii 2baad waanu sugaynaaa
@usaameaxmed8493
@usaameaxmed8493 22 күн бұрын
Waa muxaadiro aad u qiime badan, ee sheekha alle haka abaaliyo.
@Istahil1
@Istahil1 21 күн бұрын
Masha Allah wiilka akhriyay Quran ka si fcn bu u akhriyay 😊
@abdullahiahmedhassan4397
@abdullahiahmedhassan4397 22 күн бұрын
45:00 52:45
@halimaaden275
@halimaaden275 22 күн бұрын
Mash Allah 🤲☝️🫶🏾🇵🇸
@abdirizackjimcle7956
@abdirizackjimcle7956 22 күн бұрын
Waan jeclaan lahaa inaan muxadaradaa kaqabgalo
@amjadmoha1
@amjadmoha1 22 күн бұрын
Masha allh
@asmaabdilahi8505
@asmaabdilahi8505 22 күн бұрын
😭
@rayanilyas4156
@rayanilyas4156 22 күн бұрын
Download ka u fura
@kimu24june
@kimu24june 22 күн бұрын
Part 2 maleedahay plz
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 22 күн бұрын
Dhibka muslimiinta maanta haysta iyo dhibaa tooyinkii horeba xalkeedu waa fududyahay balse Dadka muslimka utaliya ayaan doonaynin xalka xalku waa in ilaahay loo laabto kitaabkiisana xukun laga dhikto tastuurka gaalada inoo soo qoreena daaqada ĺaga tuuro markaas uunbuu xalku ìmanayaa
@ndaahirx
@ndaahirx 21 күн бұрын
Allow u hiili dadkaas xaqdarada lagu laynaayo
@Apdifatah_TaaxO
@Apdifatah_TaaxO 22 күн бұрын
Download ka ufura wll
@kaamilcali9731
@kaamilcali9731 21 күн бұрын
Somalidu markay diintii xaqa ahayd ka dhigteen qabyaalad sawkuwan wadadii yahuuda haya ilaahay cidna ma dulmiyee goorman waantoobi doona
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 20 күн бұрын
♥️🤍💚🫶🏻🇵🇸
@SuldanCabdale
@SuldanCabdale 22 күн бұрын
Wxn carabta ha loo turjumo may maqal malehee
@yaxyeaadam294
@yaxyeaadam294 20 күн бұрын
Vidio ga ma live baa laga duubay
@asmacabdi7102
@asmacabdi7102 22 күн бұрын
Allah dhibaatada haka dulqaado walaalaheen reer qaza حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا في غزة اللهم كن عونا على أبطال فلسطين اللهم اجعل عسرهم يسرى اللهم سدد رميهم ووحد صفوفهم اللهم احفظهم اللهم اجعل عسرهم يسرى اللهم فك أسرهم اللهم برحمتك لأهل غزة لا حول ولا قوة إلا بالله
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn 22 күн бұрын
Somaliland nabada iyo xoriyada dalka iyo dadka may ka shekeyaan Calanka barakaysan ee towxidka leh cadowgisa in laga difaaco umada bara
@LovelyBird-zm4zq
@LovelyBird-zm4zq 22 күн бұрын
Naftaada dib ugunoqo wll
@RoodaMaxamuud-fj9jw
@RoodaMaxamuud-fj9jw 22 күн бұрын
Mashallah😊
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 22 күн бұрын
Meel dhow hadad adigu ka fakaraysid dadka meesha fog ka fakaraya baa lala hadlayaa, ee golayaashaan oo kale waxaa haka soo qorin, Cadow qura baanu leenahay waana kuwa laga waramayo ee #REER GALBEEDKA# la dhaho ❗
@ahmedbiif4059
@ahmedbiif4059 22 күн бұрын
Xanunka kuu dhacay mousa bixi nala dhaaf
@abdulkadirsheikh7671
@abdulkadirsheikh7671 19 күн бұрын
Meeshan qadiyad islaam ba laga hadlaya aduna qadiyad reered ba rabta ina sheikha u celiso
@wiiwaa3982
@wiiwaa3982 22 күн бұрын
War ilayn waxan aanu ku wareenya waa dad jaabjaabood ah kaw
@seedsomalikoob2250
@seedsomalikoob2250 22 күн бұрын
sheekh mustafe xaaji ismacil haruun maxan wax ka faaiday illahy haka abaal mariyee kalmada dhacal galka ah waxa ka mida {hadaad aduun donayso inaad gulaysto WAXBARO hadaad akhiro donaysana inad gulaysto WAXBARO}
@ahmedbiif4059
@ahmedbiif4059 22 күн бұрын
❤❤❤❤❤ Ruun badana
@umumaxamedamiin2185
@umumaxamedamiin2185 20 күн бұрын
Maxaa makarafoonka midka ugu heer sareeyo usii weyseen codka fasiix ma'aha maxaase nooga kala goyseen kala goyseen muxaadarada ka'ano wali warka kaday
@mrsuhayb7018
@mrsuhayb7018 22 күн бұрын
downdoadka maxad uga xidheen
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 22 күн бұрын
Ka tisaba deryeella ayaa tukale kudara
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 22 күн бұрын
Katiisaba deryeela ayaa tukalle kudara
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle 22 күн бұрын
Muslimiinta oo dhan waa walaalo intee ukala wadaa hadii dhibaatada muslimiintaa ay gaalada ku heyso laga hadlo ma waxa waaye qof dadkale dantooda ku mashquulay tiisana gabay.
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 22 күн бұрын
Yahuudyahow sheekha faraha kala bax waayo hadaadan muxaadarada Rabin xaa udhag3ysanaysaaciskadaa
@qomayoxildiid
@qomayoxildiid 21 күн бұрын
Gabdhahu dhar madow bey xidhanyihin, ragguna dhar cad😂😂 Game of Chess ♟️ being played right infront of us😂 Why are the girls mourning, have they all lost their husbands? Are they all widows 🕸️🕷️🔦🔦🎭
@somalilanddiaspora
@somalilanddiaspora 22 күн бұрын
Ninkan Maxa ka galay Israiil?? İsrail ma Somaliland ayay waligeed faraha laso gashay? Fataalkan tuuga aa Maxa uu waxan nooga dhigaya wax na khuseeya?? Fataal futo ey dhex fadhiya
@ahmedbiif4059
@ahmedbiif4059 22 күн бұрын
Doqon baa tahay nacas ah
@mustafeanshax12
@mustafeanshax12 22 күн бұрын
Aakhiro ayaad ka qoomamayndoontaa hadaadan ifka cafis ku weydiisan
@kingpower6909
@kingpower6909 22 күн бұрын
ummadiisii ayuu la joogaa eygee ayuu la joogaa adaa ay dhex joogee
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m 22 күн бұрын
Yahuudyahow sheekha kaia bax afka nijaasyahaw
@mubaarakaxmeddaahir7666
@mubaarakaxmeddaahir7666 22 күн бұрын
Xishooo wlll
@AsmoEssa
@AsmoEssa 22 күн бұрын
Masha Allah
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 87 МЛН
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 114 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 69 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
Muxaadiro cusub : Ogow sababaha du’cada lagu aqbalo | Sheekh Mustafe.
1:04:05
MUXAADARO CUSUB 2017 | Ahamiyada Maamulka Waqtiga - Sh Mustafe Xaaji ismaaciil
53:20
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 78 М.
muxaadaro:"xishoodka iyo xijaabka"Nasiiba sheekh aadan siiro
42:10
nasiiba Sheekh aadan
Рет қаралды 382
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 87 МЛН