SORRY _ CANUGEEDA AYAAN KA AFDUUBTAY UMMU AHZAB NAXDIN IYO OOHIN AFKA FURATAY

  Рет қаралды 132,806

Soya films Studio

Soya films Studio

Жыл бұрын

MA DOONEESAA QOSOL MAAD IYO MADADAALO KU SOO BIIR CHANNELKEYGAAN OO AAD KA HELI DOONTO WAX WALIBA OO FUNNY MOMENTS AND FUNNY VIDEOS AH THANKS
HASSAN SOYA
FILM DIRECTOR/ACTOR/FILM PRODUCER/SINGER/ SONG WRITTER AND KZfaqR.
FOLLOW ME
/ hassansoya
/ hassan.alish. .

Пікірлер: 298
@UMUAhzabchannel1
@UMUAhzabchannel1 Жыл бұрын
Sanaa 😢😢😢😢💔
@ahlamabdi-oh7qq
@ahlamabdi-oh7qq Жыл бұрын
Hassan abowe plz qoftan yeey ka fakanin hadii aa tahay nin rageed plz abowe
@Maryanqaali-py6ev
@Maryanqaali-py6ev Жыл бұрын
Masha alh alle kuwii is calfada allh idinka dhigo
@ShiyaamaliIbrahim-xo9vt
@ShiyaamaliIbrahim-xo9vt Жыл бұрын
Abaa wakula daremay xanunka Hoyanimo 😢❤
@user-bh3cr9nz2o
@user-bh3cr9nz2o Жыл бұрын
✌👸💋💯
@leilaqali8652
@leilaqali8652 11 ай бұрын
Sumaha mcnto xamdi quruxa
@hodanhusseinelmi811
@hodanhusseinelmi811 11 ай бұрын
Ku Sali Nabi muxmmed salalahu caleyahii wasalama scw 🥰❤️
@Fadumo123
@Fadumo123 Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
@rooblemaxamed3745
@rooblemaxamed3745 Жыл бұрын
Adoo u jeeda magaca Allah like 👍 saar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zahroshanleey6847
@zahroshanleey6847 Жыл бұрын
Sharafey xamdi DADKII LAGUUGU OGAA WAY WADA BAXEEN WAANA WADANAQAAN WALIGEYNA ISMADHIHIN ayadaa xumeysay mashaa allaah waan kutageeraa ❤❤❤❤❤❤❤ wadijira ❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminaciise9290
@aminaciise9290 11 ай бұрын
Salaadu waa waxa ugu horeeya laynaga xisaabinayo
@user-pm5eh7dr6z
@user-pm5eh7dr6z Жыл бұрын
manshaAllah lawo qof oo sfcn iskufahmay Aya tahin ❤waligin wada jira. And wxn ahy fan's kiiina 😢❤aad ifinjeclahy wada jirkina jeclahy ❤Wana ifinsalamaya
@leilaqali8652
@leilaqali8652 11 ай бұрын
Haaa walahi salada wax wanagsan waye❤❤
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 Жыл бұрын
Team soya is mujiya hee 7k waxba nalama ahan balan teena waa 400k I.a ❤🎉🤴🏻
@user-yz2kr8hk8q
@user-yz2kr8hk8q Жыл бұрын
Labadn wa isla jeclhy ilahay lamano haka dhigo wlhia waa ku farxi laha🥺❤️🤲
@fatumaxaajiabuukar-ty4ot
@fatumaxaajiabuukar-ty4ot Жыл бұрын
Maash alaah xasan soya waligaa ilaali salaada aqiro iyo aduunyo waad liiwaani alle haku xafdiyo aamiin aamiin aamiin yaa rabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-wg3pv4ie7n
@user-wg3pv4ie7n Жыл бұрын
❤xamdi qurux❤karti❤dabarkeedu iimanka yahay xumo diidaayo❤dabci wacan dadnimo qaaliyo abid kaduugobin❤
@C.W.W
@C.W.W Жыл бұрын
Umu ahzam❤❤and Soya❤❤ hala keeno dahabka😂😂😂
@zahroshanleey6847
@zahroshanleey6847 Жыл бұрын
Soya lawadiina waan idin jecel nahay hadaneh team aad naqoteen wallaahi maywwlaayo in aad dhahdaan team soya iyo team xamdi mayeeleeno wah hanawaalin dhaha team keena ❤❤❤❤❤❤❤❤ horay usoco oo ha eegin qofkaatagay oo dan beeyaa ❤❤❤❤❤❤❤
@Amiira96
@Amiira96 Жыл бұрын
Msh allh hassan iyo hamdi allow cadawga iyo sheydan idinka haay dad aan marnaba la kala goyn karin dad isku dabecad ah isfahmay walal asxb isku ah msh allh salaad kasto ducada ha ilaawina inuu cadawga ishooda allah ha idinka haayo msh allh umu ahzab waa hooyo karti badan dabecad leh aqlaaq leh msh allh
@BahjaAxmed-ut6qr
@BahjaAxmed-ut6qr Жыл бұрын
Ax hooyanimada cajiibsana😢Sorry
@karamacadde4
@karamacadde4 Жыл бұрын
Wan diin wataa xassan soya iyo umu Axzab ❤❤❤❤
@ayanayaninasaida9222
@ayanayaninasaida9222 Жыл бұрын
ماشاء الله عنجد ياحمدي انتي احلى ام و اروع ام وقوية و احترمك مثل اختي عنجد وليس كدب ❤❤
@zahroshanleey6847
@zahroshanleey6847 Жыл бұрын
Marqaati aaka ahay soo kuugu dhawyahay soya ma arkin luul mekap waaleesla jeclaay waxeyna dhaheen waxeynu lahay walaalo ok wax walbo uu kugu amaanay waa runtiis ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ teeda kale jeceel xaasid mawaayo eee is ilaali ya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fatumagedidiriyefatumagedi4239
@fatumagedidiriyefatumagedi4239 Жыл бұрын
Wlhi 2 qof wan eska jeclahy alaha barakeyo aqaro iyo adun ❤❤❤❤
@queennataali5449
@queennataali5449 Жыл бұрын
Noloshu wa is fahan Msha allh xasan ❤hamdi labadinaba wan Jeclhy kaftankina 😂
@monam7931
@monam7931 Жыл бұрын
Mansha allh xasan soya way ka muqta inuu ehelu salad yahay nadiftisa hanblyo wllo. Ta kale qof akhlaq leh baad wax Isla dunbtan xamdi qurux Wan idin salmya 🎉❤❤❤
@salmoseytuun6200
@salmoseytuun6200 Жыл бұрын
Allah idin xfdoh dad an iska jecel nahay tihiiin m.a nolada maaami and soya❤🎉
@user-us2ud9es6b
@user-us2ud9es6b Жыл бұрын
Waad isku nuuraysaan😂❤
@zahroshanleey6847
@zahroshanleey6847 Жыл бұрын
Waxaan jeclaa in aan dhaho 1m kamin suun 40000k hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waad gaari walaalkeey jiro🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@powerall.
@powerall. Жыл бұрын
xasanow dahabka iska keen, we waiting for you🤝🤣
@sucdiishhussein3888
@sucdiishhussein3888 Жыл бұрын
Masha allah Wallkay Hasan soya Actor keeni iyo walshay xamdi quruxu walhi xamdi waqtigan Chenaral keeda ku biiray madhawen Saasoy thyna waxan ku ogaa gabar karti badan Hooyo Ad,adag inaythy ❤️❤️❤️
@aasiyamukhtaarcali2752
@aasiyamukhtaarcali2752 Жыл бұрын
M.a labadydi frxadiina halabajibaaranto insha alaah my team ❣
@atikagullet8285
@atikagullet8285 Жыл бұрын
ManshAllah TabarakAllah Allah ha idin xafido soya io umaahzab❤🎉
@user-yr7nt8qv4c
@user-yr7nt8qv4c Жыл бұрын
Xasan soya hamdi❤
@user-my9wr4jk8h
@user-my9wr4jk8h Жыл бұрын
Waan idin Taageera Xasan soya iyo hanfi❤️
@sarjonayow4439
@sarjonayow4439 Жыл бұрын
Hadii 400k naga horgasho kutub Qu’aan ukeen ❤
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214 Жыл бұрын
Masha allah xbbt umu ahzaab iyo xasan soya keep going
@Kassimyare
@Kassimyare Жыл бұрын
Whli war Xasan Sooyow gabar qurux badan hadana asluub wanaagsan aad heshay, sxboow gabartaan hanaga deeyn, noona ilaali. Midaa aanu kugu talinaynaa haddaan nahay iskutaga ururka ragga.👸🏽 🔥
@saadiamohamed2130
@saadiamohamed2130 Жыл бұрын
Hooyo nimada waa xanuun ilaahay ha noo dayo intena caruurta heysato inatan heysanina alaha ha siyo ilma Kheyr qawo
@amishaqali5830
@amishaqali5830 Жыл бұрын
Keep going bro and sister ❤❤❤
@mahirmunir7394
@mahirmunir7394 Жыл бұрын
Team Hero legend soya hamdi boqorada walashey hassan ayan kugu ogahay ❤❤❤
@fardoussaAhmedRobleh
@fardoussaAhmedRobleh Ай бұрын
Umu ahzam wan kaxeela wlhi wll Macan waxa tahay inaan sharaf leeh wlhi wan Ku xuuseya anigu wlhi Qali doumar ayad tahay ❤❤❤❤❤❤
@aminaciise9290
@aminaciise9290 11 ай бұрын
Noolaada faraxddu waa muhiim quen umu ahzab iyo xasan zoya king noolaada❤❤❤❤
@cusmaanmaxamed7143
@cusmaanmaxamed7143 Жыл бұрын
Masha allaaah waligiiina farxad kunoolaada
@user-my9wr4jk8h
@user-my9wr4jk8h Жыл бұрын
Mashaallaha Allaah waligiin Farxad ku noolaa❤️
@zamzamyusuf4919
@zamzamyusuf4919 Жыл бұрын
Maansha allah xasan soya walaalio horey u soco
@sahradeeq
@sahradeeq Жыл бұрын
Manshaallh walkay iyo walashay 😂😂😂😂❤❤❤❤🎉🎉 farxad kuwara
@osmaanfuaad245
@osmaanfuaad245 Жыл бұрын
Xasan zooya Waa ku salaamay zxb😮
@fatimaali3037
@fatimaali3037 11 ай бұрын
Abowe don’t do that to umu Ahzab 😢😢 walhi I can feel her pain that she is mom My brother did that to me he took my son and he say I didn’t see you baby walhi my son was 6 months old 😭😭😭 Abowe Xassan do any prank you want but don’t hide any kid from there mother plz
@maryanmaryan2349
@maryanmaryan2349 11 ай бұрын
Soya waa quf wngsan oo qalbi furan keep going soya iyo uma ashab
@Ramla-st2xr
@Ramla-st2xr Жыл бұрын
Maasha allaah meel fiicanaa ka abaartay
@Abdirzak4
@Abdirzak4 Жыл бұрын
Legend soyaa keep going sxpyaal
@user-ki5yq8su7u
@user-ki5yq8su7u 11 ай бұрын
Hazan soya iyo wlshy hamda lawadinapa saida ni jeclahayyy wllhy aa tihin wa niwataa Heerka mnta jogtan iyo heer ka wanagzana ni rajeynaya lawadinapa Nacapkin ma guleysto
@AminaJamac-hq5rh
@AminaJamac-hq5rh Жыл бұрын
Gabadha dahab sii 🎉🎉🎉🎉xasanoow abowe
@cabdicasiisidoor7683
@cabdicasiisidoor7683 Жыл бұрын
Masha allah guleysta❤❤❤
@nimcomaxamuud3187
@nimcomaxamuud3187 Жыл бұрын
❤waxkasta waxa ugu qaalisan waa xusmada aad waxaan u jeclahay sida xusmada le ee ay xamdi ula dhaqanto qofkasta oo ay lasso fadhiisato midhyaha walal waan idin jeclahay adi iyo xasanba ❤❤❤
@FadumoBashiir-pq9om
@FadumoBashiir-pq9om Жыл бұрын
M.a salaadda idinku taagera hora usoco
@user-bf2xx2mx9t
@user-bf2xx2mx9t Жыл бұрын
ما شاء الله ❤👩🏾‍🤝‍👨🏼
@hibosouldan4593
@hibosouldan4593 Жыл бұрын
Machaallah wa ruun Uma ahzab waa gabadh aa uu qima badaad ❤❤❤
@amiirahusseinali141
@amiirahusseinali141 Жыл бұрын
Umuahsan iyo hassan soya❤
@osamaoska3495
@osamaoska3495 10 ай бұрын
Runtii dad qalbi wngsan ayadtihin keep going❤❤
@fahiye
@fahiye Жыл бұрын
Masha allah illaahay hakuusiyaadiyo sooya
@fatmina.qalbiisaafi7003
@fatmina.qalbiisaafi7003 Жыл бұрын
Masha allah Masha allah my brother keep going this time it’s you Hamdi to give you gift 🎁 from Hamdi not you to give her ❤
@millashuriemillashurie
@millashuriemillashurie Жыл бұрын
Hamda qurux mashallaah ❤❤❤
@hassanbrown4386
@hassanbrown4386 Жыл бұрын
Allah is one❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Barwaqaadan-v4k
@Barwaqaadan-v4k 16 күн бұрын
Hi
@mohanayaanfamily2265
@mohanayaanfamily2265 Жыл бұрын
Masha allah illahow ku xafda wllo illahay hakugu dhowro xariga illahay
@powerall.
@powerall. Жыл бұрын
xasanow iska keen dahabka adaa isku keen dirtaye🤣🤣 +meherkeeda xitaa wuu noqon karaa adilee hala soo daahin hadaa gabadheena rabtid✨ (been waaye saxib lkn iska keen dahabka)
@user-dq4jq6nc4u
@user-dq4jq6nc4u 2 сағат бұрын
Hooy mcn
@farhiyodahir9435
@farhiyodahir9435 Жыл бұрын
Umu allaah haku daayo walal
@iqranuun726
@iqranuun726 Жыл бұрын
Xassan soya iyo xamdi Wxd tihiin labada qof ee aanan waligood arag hadana aan umaleeyo inaan u aqaano sida walaalhy ila dhashay oo kale Xidhiidhkasta oo idinka dhexeeya noocuu doono ha ahaadee ku guulaysta ❤
@SamsamSheikhahmed-mt6px
@SamsamSheikhahmed-mt6px Жыл бұрын
❤❤❤❤ 13:49
@engaaminaabdullahi2604
@engaaminaabdullahi2604 Жыл бұрын
@fatimaahmed900
@fatimaahmed900 11 ай бұрын
Guuleysta was isku nuureysaan💓💓💓
@zamzamyusuf4919
@zamzamyusuf4919 Жыл бұрын
Maansha alllah umu axzab keep going
@CaaishoIsxaaqibrahim-yw5tp
@CaaishoIsxaaqibrahim-yw5tp Жыл бұрын
asc soya iyo qalbi wnga wlh cadawgina hajabo wlh wn idin jclahay ❤❤❤❤❤❤❤
@mahirmunir7394
@mahirmunir7394 Жыл бұрын
Allaha idhin xafido damanten ❤❤
@safamaxamud
@safamaxamud 11 ай бұрын
Mashallh salaada wax ka wnaagsan malaha wa furaha nolosha❤😊
@user-zd4nl2mj6c
@user-zd4nl2mj6c Жыл бұрын
Mashaalah farxada kunolada ❤❤❤❤❤❤
@Siciidshaahidxasan
@Siciidshaahidxasan Жыл бұрын
❤❤❤❤
@user-eh2zs2pd8t
@user-eh2zs2pd8t 11 ай бұрын
Mashallha wad isku so baxaysin ruinti wan idin tagera❤
@Oubah-hm7nk
@Oubah-hm7nk Жыл бұрын
Masha Allah hanbalyo xasan soya
@Qalbiikaaba
@Qalbiikaaba Жыл бұрын
Dad Isfahmey mashallah
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 Жыл бұрын
Amaan baad dhagaha nooga buufiseen sina waad isku rabtaan bal noo soo cadeeya ama cadeysta aan idin dhahnee congratulations 🎊🎈🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 soo bandhiga jaceylka waa idinka idinka dhaxeeya kkkkk😂😂😂😂❤❤❤❤
@user-qq1rz2it7g
@user-qq1rz2it7g 5 ай бұрын
Keeb going xasan and xamdi
@xamdixubi5742
@xamdixubi5742 Жыл бұрын
Plz gift hamdi ha bixiso😂 team hasan 400k gaarsiya ❤ coming soon 400k
@cabdicasiisidoor7683
@cabdicasiisidoor7683 Жыл бұрын
Hassan zoya 400k coming soon
@user-wh4cv8hh2w
@user-wh4cv8hh2w Жыл бұрын
Mashallah intas oodhan weytahay xamdi soya runta kahadasha ❤❤❤
@user-ng8qf9bc3y
@user-ng8qf9bc3y Жыл бұрын
Waku sacbin laha lkn Mobelka aan gacanta ku hayaa😊❤🎉
@drabdirisaaqshibraahiim3885
@drabdirisaaqshibraahiim3885 Жыл бұрын
Masha Allah ❤❤❤
@abdullahiAdow3552
@abdullahiAdow3552 Жыл бұрын
Hadalki waxaad kubilowden so ashi ani aan kuweydiyey haiweydin lkin mid kasto midikale ayeykutaagantahay ama ayfirisa
@fardowsomaxamed4483
@fardowsomaxamed4483 Жыл бұрын
❤❤❤ hooyo 😢😢😢😢😢😢😢
@mohamedweidow8609
@mohamedweidow8609 Жыл бұрын
Ax hooyo Waa naxriis
@farhiyoali3849
@farhiyoali3849 2 ай бұрын
Maashallaah xamdi.maashallaah.habo.m.c.n.hamdi..Guuul.❤❤❤❤❤❤
@thegoats274
@thegoats274 Жыл бұрын
Mansha alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hibosouldan4593
@hibosouldan4593 Жыл бұрын
Umu ahzab iyo hassan zohya inchaallah caruuus❤❤❤❤
@Ikran_isse4890
@Ikran_isse4890 Жыл бұрын
❤❤en idin jecelhy wlhi ilhy hayka dayo ❤❤❤
@nasraabdi4507
@nasraabdi4507 Жыл бұрын
Good idea keep going guys
@maxamedsiciid8423
@maxamedsiciid8423 Жыл бұрын
keep going bro and sister 🎈♥️♥️♥️
@user-dc4dw8qo6p
@user-dc4dw8qo6p 7 ай бұрын
Good. idea keep going guys❤❤❤
@Hudasiciidmaxamad
@Hudasiciidmaxamad Ай бұрын
Manshalah ❤❤❤❤❤❤
@fadumoibrahim3803
@fadumoibrahim3803 Жыл бұрын
Mashaalaah xasan soya
@MukhtaarMahdi
@MukhtaarMahdi 9 ай бұрын
Maasha alaah❤❤❤wan idin jeclahay walahay lakiin carooskina noowaca😅😅😅😅
@mohamedweidow8609
@mohamedweidow8609 Жыл бұрын
Allow noo daa
@DeqoluulDeqo
@DeqoluulDeqo 11 ай бұрын
Hooyo mcnto alaha kuudayo wilkaka mashal❤❤❤❤
@MaxamuudCabdirixmaan-qt4nk
@MaxamuudCabdirixmaan-qt4nk Жыл бұрын
Calcitonin pro adi iyo umu ahzaab 🎉❤❤❤
@maryamabdirashiid1824
@maryamabdirashiid1824 9 ай бұрын
Masha allah❤❤❤
@fatumagedidiriyefatumagedi4239
@fatumagedidiriyefatumagedi4239 Жыл бұрын
Ala calosha aya ehanunte❤anigaba , ahzab habo ❤sobarbar❤
@xaawadeeqsanducele8719
@xaawadeeqsanducele8719 Жыл бұрын
Dahabka la soo carar xasanow team Umu ahsab❤
@haniabdi3866
@haniabdi3866 Жыл бұрын
Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)
@deeqaahmedsabriye1881
@deeqaahmedsabriye1881 Жыл бұрын
Xassan sorry hore usoco❤❤
@KingIamking-wr1is
@KingIamking-wr1is Жыл бұрын
Horay usoco wll mcn
Hassan soya oo iga maseeray Wiil iso wacay
16:56
umu Ahzab channel
Рет қаралды 152 М.
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 51 МЛН
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,6 МЛН
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 3,3 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 38 МЛН
HASSAN SOYA OMG SIXUN U CAYTAME
16:35
SADISH Special
Рет қаралды 23 М.
24 July 2024
8:57
Falastin said officially
Рет қаралды 3,7 М.
HASSAN SOYA OO DIIDAY IN LEY DILO AX YAA NAXARIIS😢❤️
13:12
umu Ahzab channel
Рет қаралды 174 М.
HASSAN SOYA OO AN SI XUN U QIYAANAY 💔😢🥵
9:14
umu Ahzab channel
Рет қаралды 19 М.
LABADEENA YAA DHIBAATO BADAN- OO DAGAALKA BILAAWO
13:07
umu Ahzab channel
Рет қаралды 21 М.
Waka Waka 💦💃😁 #funnyshorts #rianashow
0:14
RianaShow
Рет қаралды 20 МЛН
Самый странный заключённый😂 #фильм #кино
0:56
Doing This Instead Of Studying.. 😳
0:12
Jojo Sim
Рет қаралды 23 МЛН
Гаджеты вредно!!! ☎️😳😡 #funny #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 2,4 МЛН
#starman #superman #viral #shorts
0:28
Starmaan
Рет қаралды 34 МЛН
Когда ты младший в семье
1:00
Ерболат Жанабылов
Рет қаралды 3,3 МЛН