SIDAAN WAA QIYAANO _ KABTAN BAARA IYO UMMU AHZAB OO II TASHTAY

  Рет қаралды 84,508

Soya films Studio

Soya films Studio

Жыл бұрын

MA DOONEESAA QOSOL MAAD IYO MADADAALO KU SOO BIIR CHANNELKEYGAAN OO AAD KA HELI DOONTO WAX WALIBA OO FUNNY MOMENTS AND FUNNY VIDEOS AH THANKS
HASSAN SOYA
FILM DIRECTOR/ACTOR/FILM PRODUCER/SINGER/ SONG WRITTER AND KZfaqR.
FOLLOW ME
/ hassansoya
/ hassan.alish. .

Пікірлер: 249
@UMUAhzabchannel1
@UMUAhzabchannel1 Жыл бұрын
Hassanow sxb sorry 😂😂😂😂😂
@khaalidmaxamed1927
@khaalidmaxamed1927 Жыл бұрын
Waa gaateen😅😅
@AyaanUmumahir-wu6dm
@AyaanUmumahir-wu6dm Жыл бұрын
😂😂😂
@salmoseytuun6200
@salmoseytuun6200 Жыл бұрын
Laganooow wa laga gishtay😂😂😂
@qaaliibraahim4137
@qaaliibraahim4137 Жыл бұрын
Ummu qayaanada jooji 🤣🤣🤣 quruxeey intee lagaala soo xiriirikaraa adoo mahadsan fecbook ama tiktok ama meelakale
@user-xc9tk2km5b
@user-xc9tk2km5b 9 ай бұрын
maxa sorry willka wd gadeene
@amran509
@amran509 Жыл бұрын
Jah kabtan bara kaftankisa iyo farxadisa wan iska jeclhy ❤alah ku siyadiyo farxda kabtan
@muuseibraahimabiikar2160
@muuseibraahimabiikar2160 Жыл бұрын
Kabtan baara dhibkaada baabajey io idiriska ku heysay maa kenya geysay😍
@heersareofficial8272
@heersareofficial8272 Жыл бұрын
👨‍✈️ 😂baara Wallahi legend waaye gaar iyo gardaraba waa ku wataa ✊
@user-hr5rx1cw8f
@user-hr5rx1cw8f 2 ай бұрын
Kabtan baari legend horey usoco sxb mcn waa ku wataa
@user-hr5rx1cw8f
@user-hr5rx1cw8f 2 ай бұрын
Qoraxda kulaled kulaha ar kabtan baariya legend horey usoco sxb mcn
@maxamedwehliye7481
@maxamedwehliye7481 Жыл бұрын
Kabtan baara foodadaba aa ladhalatay ❤this xamaru halkan keenay❤
@Ummibashiir-fx9kd
@Ummibashiir-fx9kd Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣wlhi plhi waa qosle🤣🤣🤣keep going captanka
@zainoabdala-sy8dk
@zainoabdala-sy8dk 8 ай бұрын
Wlhi daacad urafty 😂😂😂 8:45 "j" awotadaa myaa😂😂😂 7:25 "0" weyka dhuumaty😂 6:07 "6" iyda traffic myaa😂😂 4:51 "5" ciyaal suuq myaa mxaa soo dhumiye😂😂😂😂
@mozamilmohamad
@mozamilmohamad 8 ай бұрын
Run uxanaaqy sorry soya 😞
@mozamilmohamad
@mozamilmohamad 8 ай бұрын
'B' dhuumaty sheeeg😂😂😂😂
@kadra9957
@kadra9957 Жыл бұрын
Captan baara is not easy 👏👏👏
@nineyare
@nineyare Жыл бұрын
Kkkk
@farhioafrah5161
@farhioafrah5161 Жыл бұрын
Maasha allaah hambalyo walaashey aqontaada allaha kuu barakeyo
@ibtihaamabdullahi9712
@ibtihaamabdullahi9712 10 ай бұрын
Wlhi sidan u qoslay waligey uma qosal baraawe yaaqey kaptanka from umu ahzab ❤❤❤
@mohameddeeq8924
@mohameddeeq8924 8 ай бұрын
Xasan Sooyaaaa wuu yaabay wlhii😂😂😂 Kabtan bara wxui muqdisho xga geeyay
@warzandahir5915
@warzandahir5915 Жыл бұрын
Kaptan baara aan arkaba wayska qoslaa xasan zoya way utashteen😂😂😂
@maxamedcrisaaq2791
@maxamedcrisaaq2791 Жыл бұрын
Kabtan bara indha adkaa shan meel tagan aaaaa 😂
@user-bt3px2yr5h
@user-bt3px2yr5h 9 ай бұрын
Captan baara 😅😅😅see ugashy wiilka😂😂
@salahaliihajiii6898
@salahaliihajiii6898 Жыл бұрын
Captan baara legend 😂😂😂😂😂so funny be together hhhhhh part 2
@shamsirashid7853
@shamsirashid7853 Жыл бұрын
Umu ❤ she is the most beautiful woman ever in the world ❤👏👏👏👏👏✅💯
@UMUAhzabchannel1
@UMUAhzabchannel1 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@shamsirashid7853
@shamsirashid7853 Жыл бұрын
@@UMUAhzabchannel1🙏🙏❤️
@baashaaleofficial3941
@baashaaleofficial3941 Жыл бұрын
Ku celi waaye wlh so funny 😁 😂 another vedio
@aasiyoadancsalan521
@aasiyoadancsalan521 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 sooya sorry
@fadumohassan2842
@fadumohassan2842 Жыл бұрын
Xasanow nabar xaqdaro allaha kaaga dhigo 😅😅😅😅😅
@somtech7351
@somtech7351 Жыл бұрын
😂😂😂😂 cantanka Caadi ma ahan xisabta waali ah 😂😂😂
@MaryanWarsame-gg4wg
@MaryanWarsame-gg4wg 7 ай бұрын
B dhuumatay funaadada lee korte meel majirto😂😂
@gashireedla1740
@gashireedla1740 Жыл бұрын
Saan cadaalad maaha kkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkk
@user-st1tm2cr2x
@user-st1tm2cr2x Жыл бұрын
Wlhi fani tahiin waaa idin tageerah😂😂 xamda iyo hassan soyah😂😂
@abdirisaqsalad4965
@abdirisaqsalad4965 Жыл бұрын
Sxbow nosoo badi chellenge wlhi qosol la suuxay
@user-wj8gp5zv1j
@user-wj8gp5zv1j Жыл бұрын
Hasan sooya aarso nh
@reotree8379
@reotree8379 Жыл бұрын
Waaw
@tuugdaacadah8515
@tuugdaacadah8515 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 5 meel istaaktay qorxda aya ka dhuumaty ku laha kkkk cuptenka iyo idirska ayan so xauusty tii ay ku dhigeen baba jey #culuma wal calawa
@maxamedwehliye7481
@maxamedwehliye7481 Жыл бұрын
Hhhh xasan soya sxb muqalkan marka dip udawatay qosolka maka dhamaaday 😂
@maxamedwehliye7481
@maxamedwehliye7481 Жыл бұрын
Lambar 5 oo xisaab ah ayaa qoraxda istagtay😂
@user-gp6eq5pr9c
@user-gp6eq5pr9c 8 ай бұрын
😂😂😂😂
@Abdikariimsheikhali2333
@Abdikariimsheikhali2333 Жыл бұрын
from Galkcyo mr Zoya barnamijkan wa iga gadan yahay walhi wa qosol miiran hamdi shax shaxna wey ka arsanaysay kkmkkm ❤❤❤❤❤❤❤
@nacimaabdirisak6626
@nacimaabdirisak6626 8 ай бұрын
Omg xassan soya so funny wye mxa ciyal suq miyaa 5 ta mxa so dhumiyy kulahaaaa 😅😅😅😅😅😅😅 wn fury lawo mar an firsady muqalkn 😂😂😂😂😂😂
@abdishakuraden7358
@abdishakuraden7358 Жыл бұрын
😅ciyar waaa dhaftay .. waligey na arkin San 🤣🤣🤣 ba intii ku dhomatay ..
@xaliimashariif5716
@xaliimashariif5716 Жыл бұрын
Qoqsol iguma harin daacad u qoslay😂😂
@boqradayoutubeka1768
@boqradayoutubeka1768 Жыл бұрын
Zoya is funy faay😅😅😅
@mariaadow9704
@mariaadow9704 Жыл бұрын
ku saliya nabiga scw ❤
@missnajma5505
@missnajma5505 Жыл бұрын
Scw❤
@fadumafarah6229
@fadumafarah6229 10 ай бұрын
Salalahu caleihi wasalam
@abdullahimohamed2233
@abdullahimohamed2233 Жыл бұрын
Soya Forada xanun waye kkkkkkk
@nafisladan2225
@nafisladan2225 11 ай бұрын
Hhhhhhhhhhh😂😂😂 intee ku dhuumatay
@deqaahmed4308
@deqaahmed4308 Жыл бұрын
Waa fuuray😂😂😂😂😂
@qaaliibraahim4137
@qaaliibraahim4137 Жыл бұрын
Qiyaano cad 🤣🤣🤣
@karaamakiiko3821
@karaamakiiko3821 9 ай бұрын
Videogan wn ka dhargi la ahy 😂😂😂😂 Hdey walantahy 7 u boodi lahyd ku lahaa😂😂😂😂😂 Cwana wa mrki tobnad aan daawado
@jiniawkey4302
@jiniawkey4302 Жыл бұрын
CAPTAN FAAR BUUGA WARQADA MAGADININ TAAS MICNAHEEDA WAA AQOONTAAN. BUUGA KUMA QORNO
@saalimmursal668
@saalimmursal668 Жыл бұрын
Kabtan baara is not eazy 5 meel tagan xgal ubxdey kulaha 😭🤣🤣🤣🤣🤣
@SeynabAbdullahishOmar
@SeynabAbdullahishOmar 8 ай бұрын
😂😂😂😂 B dhuumaty sheeg😂😂😂
@saalimmursal668
@saalimmursal668 8 ай бұрын
​@@SeynabAbdullahishOmarbalad weyne 😂😂😉
@SagalDahir-ui8lc
@SagalDahir-ui8lc 6 ай бұрын
Kuliyah ayaa ixanuunay wiilka waad qayanteen
@cabdibareibrahim7856
@cabdibareibrahim7856 Жыл бұрын
Sobadi sxb xasanow
@samatarmoh16
@samatarmoh16 Жыл бұрын
Masha Allah Hasan way ku dhelen 😂😂😂😂
@alialasmar7119
@alialasmar7119 Жыл бұрын
Kabtan bara👍 qosol iguma hariin😂😂😂😂😂😂
@muqtaarcabdixuseen6938
@muqtaarcabdixuseen6938 8 ай бұрын
Hhhh codsi brt2 blz 😂😂😂qosol miiran wlhi halka barnamish jeclahay waaye
@user-dy8si2pk7e
@user-dy8si2pk7e Жыл бұрын
Wlhi calosha ixanuntay cabtan bara wan kuwataa legend 😂😂
@mahadjokar1738
@mahadjokar1738 Жыл бұрын
Wlahi xasan soya nin dulqaad badan wayeh😂
@Haskamaalim
@Haskamaalim Жыл бұрын
Hhhh wlxi manta qosol igumaherin atii kulaxa lix lagudufti cuf isjid muqdo wlxi captan bara funny wayo
@axmedxuseen5955
@axmedxuseen5955 Жыл бұрын
Soo badi wiliba kabtanka waa wadanaa
@maryanmaryan2349
@maryanmaryan2349 11 ай бұрын
Alla kabtan bara is funny 😂😂😂😂
@HalimaIse-zl1hv
@HalimaIse-zl1hv Жыл бұрын
Xasan soya waa laguu tashaday ee ka soo aarso wallet kuwaana😂😂😂😂😂
@Nuurka_islaamka
@Nuurka_islaamka Жыл бұрын
1m coming soon insha allah ❤
@FadumoBashiir-pq9om
@FadumoBashiir-pq9om 11 ай бұрын
Kkkkkkk zorry xasan
@zakicismaan2994
@zakicismaan2994 Жыл бұрын
Hassan soya is legend😂😂😂😂😂😂😂
@Shariifdaacad
@Shariifdaacad Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk My dhiiga umu ahzaab aqoon ayay kuugu dishay sawabtoo ah hooyo iyo aabo marka ay schoolka kuu diri jireen shaleemaga ayaa udhuumar jirtay I'm very sorry 😂😂😂😂😂😂😂
@riyaqhassanaliow2414
@riyaqhassanaliow2414 Жыл бұрын
wlh dacadan uqosle😂😂😂
@alicabdule8878
@alicabdule8878 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk tan qiyaano waa dhaaftay
@munaawad3874
@munaawad3874 Жыл бұрын
Dulqaadbadnaa Hassan
@abdiqaadir648
@abdiqaadir648 Жыл бұрын
5mesha wexe uistagtay qoraxda kuleyl ehed kulaha😂😂
@Kassimyare
@Kassimyare Жыл бұрын
Kabtan Baara 😂😂
@mohaahassan9561
@mohaahassan9561 Жыл бұрын
Who are you iam a coach 😂😂be together funny weayo
@maxamedwehliye7481
@maxamedwehliye7481 Жыл бұрын
Xisaab dhuumatee 7 ka dhigate😂😂😂
@cabaashaloyelopoi5255
@cabaashaloyelopoi5255 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 soo badiya
@YouTubeHalaneHh
@YouTubeHalaneHh Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂kabateni sxbi waan kujaclahaya
@husseinkulmie6881
@husseinkulmie6881 Жыл бұрын
Yall funny wallahi 😅😅😅
@user-xw3np2fk6k
@user-xw3np2fk6k 8 ай бұрын
Ala beer ka😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedbarre4332
@mohamedbarre4332 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk captanka caadi ma ahan
@dhehomaxamed8046
@dhehomaxamed8046 Жыл бұрын
Zoya is funny faay😂
@amiirafamilyyoutube7494
@amiirafamilyyoutube7494 Жыл бұрын
Acudubilaah waxan hala washo waaye 😂😂😂😂
@AyaanUmumahir-wu6dm
@AyaanUmumahir-wu6dm Жыл бұрын
Berkaa i cadadee cawaa😂😂😂😂
@akjunior474
@akjunior474 10 ай бұрын
😂😂😂😂 sorry Hassanow
@user-bj3jv6cn7j
@user-bj3jv6cn7j Жыл бұрын
Hh wlhi cwa waan fuure xassan soya 2:00 habenimo fiirsooya qosol😂
@user-oc3ew5do5w
@user-oc3ew5do5w 6 ай бұрын
War xasanow see lagu yeelay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@UmuTufaax-et5jz
@UmuTufaax-et5jz Жыл бұрын
Kkkkkkkk Be together waa lejen
@user-yk5it9cr2r
@user-yk5it9cr2r 7 ай бұрын
Kaptan baara big lajan
@mariyaadam4865
@mariyaadam4865 Жыл бұрын
Qosol igumaharin 😂😂😂😂😂
@sumeyyamukhtar
@sumeyyamukhtar Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂kabtanka umadena maha
@fahadaxmed1887
@fahadaxmed1887 9 ай бұрын
Kabtan paara keep going😂😂😂
@maxamedsomaali4797
@maxamedsomaali4797 Жыл бұрын
Masha allah wye kkkkkkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣
@UDUB-DHEXAAD
@UDUB-DHEXAAD 8 ай бұрын
m.a qoftu waa shidantahay
@BURUSLEMOVEIS
@BURUSLEMOVEIS Жыл бұрын
Soo aarso part 2
@moussamahamoudkaireh6783
@moussamahamoudkaireh6783 Жыл бұрын
Free légend soyaa 😂😂😂🤣🤣🤣🤣
@farduusmuxumad5223
@farduusmuxumad5223 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 War gabtngu khyaamo badnaa😂😂😂
@osmanheymoy5527
@osmanheymoy5527 Жыл бұрын
Kkkk kaptan baara umadeena maaha xasan sooya iam sorry bro
@maryambakar151
@maryambakar151 Жыл бұрын
Dacadaan uu qoslay noso badiya 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@user-ug9hy1df2z
@user-ug9hy1df2z Жыл бұрын
Hhhhh😂😂😂😂 captan para isnot easy
@CabdulaahiMaxamed-kx5hk
@CabdulaahiMaxamed-kx5hk Жыл бұрын
Part 2 please😁
@siman4216
@siman4216 Жыл бұрын
Captain baara salaan sharaf 5 meel istaagtay qoraxdee ka dhuumatay hhhhhhhhhhhh Waa suuxe saan uqoslaaye Nolow la,aantaa abaar 👍
@user-hr5rx1cw8f
@user-hr5rx1cw8f 2 ай бұрын
Kabtan baari legend horey usoco sxb mcn waa ku wataa la.aantada waa abaar
@user-ki9mr3le4w
@user-ki9mr3le4w Жыл бұрын
Legend 😂
@ishmaelmohamed1115
@ishmaelmohamed1115 Жыл бұрын
Baruud is so funny hhhhhhh
@seenabxasan1707
@seenabxasan1707 Жыл бұрын
Legend zoya
@gashireedla1740
@gashireedla1740 Жыл бұрын
Baare waa fanny walhi😅😅😅😅😅😅😅
@abdiqadirmacalin312
@abdiqadirmacalin312 Жыл бұрын
Hassan ist not easy
@axmedmaxamed5798
@axmedmaxamed5798 Жыл бұрын
😂😂cabtanka cadi maha
@dalagamedia4037
@dalagamedia4037 10 ай бұрын
Xasan zoya tan hadaadan aarsan talo fara kabaxday waan kaasugeynaa aarsigaada
@saabiransaaban2618
@saabiransaaban2618 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅qoslka iga dhamadey
SHAADIYA SHARAF OO AQOON IYO DAMBAS ISUGU DARTAY IDIRISKA IITAABO IYO BAABA JEEY
16:51
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 12 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
DAMEER MEQO LUG AYUU LEYAHAY KABTAN BAARA OO SIXUN LOGALAY🤣
16:36
IDIRISKA IITAABO
Рет қаралды 106 М.
DRIVE IYO SHEEKO EP1 @OMREEYN
19:03
Fathi Feedho
Рет қаралды 1,2 М.
PRANK GII IGU XUMAA NOLOSHEYDA AYUU IGU SAMEEYAY HASSAN SOYA
13:31
umu Ahzab channel
Рет қаралды 73 М.
HASSAN SOYA _ SI XUN AYUU II GARAACAY ILAA HEER AAN CIYAARYA KA BAXO
8:53
Captan baara official
Рет қаралды 92 М.
PRANK GUUR AH UMU AXZAB  OO XANAAQDAY XASAN SOOYA MUXU•••
14:43
Самый странный заключённый😂 #фильм #кино
0:56
Ах как прекрасно
0:17
Флюр Хафизов
Рет қаралды 29 МЛН
Они так быстро убрались!
1:00
Аришнев
Рет қаралды 2,3 МЛН
Doing This Instead Of Studying.. 😳
0:12
Jojo Sim
Рет қаралды 21 МЛН
УЙЛАНМАГАН БОЛАР ОГОХ БУЛИНГ БУНИ КУРИМ #трент #тренды
0:13
ОНЛАЙН ТИК ТОК БАТИЛ
Рет қаралды 2,5 МЛН