No video

Wasiir Hosow - Waraysi #1/4 Somalia Daarood Iyo Hawiye ayaa Dhiigkar Iyo Sonkor ku Noqday.

  Рет қаралды 41,720

SSTV

SSTV

Жыл бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZfaq, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZfaq.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZfaq channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 191
@yasminabdi5221
@yasminabdi5221 Жыл бұрын
Somali people needs to wake up ☝️👀❤🇸🇴 Somali intay isku maqantahay baa ayaga💪💪🤔 lagumaqanyahay 😢 Subhanallah سبحان الله
@abdiwomo
@abdiwomo Жыл бұрын
100 % you’re right my brother
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 Жыл бұрын
Masha allah wlh nin kaan waa nin bisil dadka somaliyed wax ka bedelikarah fikirkooda isku kalsoon afsomali aan aad uga helay oo nadiif ah hab dhaqan ahaan iyo xushmad badan ku jirtay geesi ah isku kalsoon aftahan ah masha allah ✌️👍👍👍👍👍👍👍👍
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir Жыл бұрын
Ma ila aragtay
@Abdullahinawawi
@Abdullahinawawi Жыл бұрын
Ninkan fikradiisa waa ku raacsanahay soomaaliya ciyaar aan dhamaan baa ka socota Daarood vs Hawiye waana sababta soomaaliya maanta u dhutinayso
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Wa xaqiiqo waxa uu sheegay ustaad abdi hoosow ❤❤❤❤❤
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 Жыл бұрын
Full respect👌
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir Жыл бұрын
Ma ila aragtay!
@husseinabdi947
@husseinabdi947 Жыл бұрын
Manshalah good idea
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 Жыл бұрын
Kuma badan baa dhihi doona waa majeerten waa daarood kkkk waa nin raxanwayn ah waliba niisaan ah masha allah
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir Жыл бұрын
Nisaan mise Leysaan
@zahramaalim2700
@zahramaalim2700 Жыл бұрын
Waa runtii anigaa ah hawiye lkn waan jeclaan lahaay in madaxweyne aan labadaan qabiil ahayn in lahelo dhibkaasna waa koonfurgalbeed waxaad leedihiin xildhibaanada ugu badan maxaad gudson baarlamaan u aadaan diida
@user-cg6nv8bd6h
@user-cg6nv8bd6h Жыл бұрын
I Agree with you
@abdirahmanabdul2678
@abdirahmanabdul2678 Жыл бұрын
Mansha allah ninkan waa run waxuu kahadlaayo xaqiiqada ayuu taabtay
@abdirahmanabdul2678
@abdirahmanabdul2678 Жыл бұрын
Ninkan madax wayne ayuu uqalma
@mohamedsidou7755
@mohamedsidou7755 Жыл бұрын
Aad iyo aad mahadsanid sida aad u faafaahisay
@user-tp4fp2ul7x
@user-tp4fp2ul7x Жыл бұрын
Sww waa run ah oo qiimo iyo xikmah ku fadhiyey waxaan jeclaan lahaa in soomaali horay u socoto
@akshaale
@akshaale 6 ай бұрын
Xaqiiq 💯 ✅ Heshiis is afgarad kenya iyo somalia Madaxweyne Hawiye abgaal Sheikh Shariif Heshiis is afgarad Somali waqooyi iyo Ethiopia madaxweynaha dalka hawiye Abgaal Hassan sheikh, ar muxuu runta sheegey ninkaan ogowna wareysigaan iyo arinta Ethiopia wareysiga ayaa 6 bil horeeya
@HalimoMohamed-ph5pr
@HalimoMohamed-ph5pr Жыл бұрын
Quud iya kabo qaadb,musharax Cabdi hoosow. JAZAKALLAHOU KHEIR
@Sitti360
@Sitti360 Жыл бұрын
Excellent analogy
@sakarianoor883
@sakarianoor883 Жыл бұрын
100% right
@ahmedalin
@ahmedalin Жыл бұрын
"HAWIYE MAWAADIN MAAHA" CADAYNTIISA LAGA RABAA. HAWIYE WAA KUWII KA DIFAACAY DALKA TIGREE , IYO MARYAKAN. WALI LAMA SOO SHEGIN HAWIYE WALI SOO ADEEGSADA CIIDAMO SHISHEEYE. DAAROOD WAA WADANI HAWIYENA WADANI MAAHA, WAA NIN ISKA HADLAY.
@Faz-O
@Faz-O Жыл бұрын
Hassan shikh iyo tigree anh😅
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir Жыл бұрын
Hawiye iyagaa usoo horseeday in Wadanka ciidamo shisheeye yimaadaan. Hawiye iyo Wadaninimo waa habeen iyo Maalin siday isku yihiin. Hawiye lacag uunbuu raadshaa siduu ku helaba
@alikaahiye4168
@alikaahiye4168 Жыл бұрын
That is really of Somalia
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
Mudane, HOOSOOW, Waraysiyadiisa toosha ku ifiniyo nidaamka Dowladnimada Soomaaliyeed oo labo reer ma gudbayaal ah isu dhiidhiiba, wuxuu buraarujinayaa soomaali oo dhan khaas ahaan bulshooyinka labadaan reer aanu ahayn inay kacaan oo ay yirahdaan war u kaadiya labadiina reer Soomaaliya dowlad way idinka noqon waysay anaga aan tijaabinee.❤🇨🇦
@user-ts6hc7sm3n
@user-ts6hc7sm3n Жыл бұрын
D baan ah mana dhibsanaayo Waa run mudane wasiir
@yasminabdi5221
@yasminabdi5221 Жыл бұрын
I agree with you 💯
@abdirizaknoohibrahim1439
@abdirizaknoohibrahim1439 Жыл бұрын
Waa xaqiiq
@nurabdullahi2690
@nurabdullahi2690 Жыл бұрын
prefect
@isaackhassan5504
@isaackhassan5504 Жыл бұрын
Wasiir Hosow guul,
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Жыл бұрын
Darood dowladnimo ayuu yaqaan Waan ku raacsanhy
@Naske14
@Naske14 Жыл бұрын
Dr hossow waa Nin bisil 🎉
@abdullahidaar327
@abdullahidaar327 Жыл бұрын
Perfect minister weeye great leader
@sudiissa5701
@sudiissa5701 Жыл бұрын
Soomaali waa qabiilo is neceb qofkasta oo soomaalya hadaad la kulanto marka hore badana magaca kuma weeydiinayo qabiilkaa ayuu ku weeydiinaya Mida kale soomaali odhan dagaalo Ayaa dhexe maraye ma wada heshiin inaaye
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme Жыл бұрын
Taasi baadiyaha ayey run 100% la tahay. Magaalooyinka run kama aha.
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Жыл бұрын
@@CmonNowTellme 30 SANO EE UGU DSNBEEYEY, MA COMAAD KU JIRTEY?????.
@Ayan-mf9yx
@Ayan-mf9yx Жыл бұрын
Ar ninkaan waa kii somalia fahmay waxa ay ladhaqaaqi ladahay Allah haku duwo hogaamiyayaasha somalia inay wax ka bartaan qaladaadkii hore.
@woman987
@woman987 Жыл бұрын
Masha ALLAH, Daaoord IYO Hawiya If Daarood look after the century is good ,but if Hawiye more freed every were of the century what whay people are siraing most of time?
@abdiismaciil3910
@abdiismaciil3910 Жыл бұрын
Waa nin xaqiiq ka hadlayaa laakiin soomaali waa geel jire dawladnimo ma dhisi karto waayo qabiil ayey aaminsan yihiin
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir Жыл бұрын
Somali oo dhan ma aha ee waa labadan qabiil
@EngAbdalla4009
@EngAbdalla4009 5 ай бұрын
Waa no problem ee xasan shiikh waa kaase shisheeye ula imow maantay siduu kuula cariyo😅
@MrHoodaale
@MrHoodaale 4 ай бұрын
Samalidu wali dowladnimada uma bislo waayo dowladii ayey shaqadeeda kuhaysataa dowladane waxaa laga rawaa inee bulshada soomaaliyed shaqo abuur usameyso waxsoosar inoo dalka yeesho warshado lakeeno shaqana loo helo si ey dhalinyarada noloshooda umaareyaan waayo hada dadkii o dhan dowlada ayey isugu yimaaden si ey lacak ugu sameyaan dalkeena madhismaayo ilaa dhalinyarada shaqo abuur kahelayaan waayo 100%80 dibada ayey noogayimaadan anagoo helikarno inaa soo saarano
@Cashirkaqado
@Cashirkaqado 5 ай бұрын
Kkkkkhhjjj Aniga mooyee daarood style No problem no problem hawiye style
@mohamedabdullahisalad7928
@mohamedabdullahisalad7928 Жыл бұрын
Runti waa hadal qiimo leh, aad ayu mahdsanyahy wasirku
@HalimoMohamed-ph5pr
@HalimoMohamed-ph5pr Жыл бұрын
Assalamou Calaykum,waraysi fican. -Lakin tarikhda miga iyo magalo ha la dhawro.
@bardehanad4919
@bardehanad4919 Жыл бұрын
Hosow waa nin cajiiba wax badan oo dad badan ku baraarugsaneyn ayuu ishaaraa. Wareysiyaddisa waa loo baahan yahay labadan qolo oo isku maxaa tiriga ee isku habsaamay umaddiina habsaamiyey in lala doodo oo foolxumadooda umadda u sheegto waa muhiim.
@Abdullahinawawi
@Abdullahinawawi Жыл бұрын
Adiga laftigaaga si maaynimo ah baa u hadlaysaa marka Maxaa tiri iyo maay waa lahjadaha afsoomaaligee adiga si kalaa ula jeedaa 😂
@ahmadafrah1267
@ahmadafrah1267 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢 ala run badnaah
@bahsanhassan9271
@bahsanhassan9271 Жыл бұрын
Waa fikir sax ah waxaan u baahanahay hogaamiye erdogan oo kale ah am 10 general oo hargeesa ilaa kismaio qabta
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Жыл бұрын
Hargeysa waa Dawlad aad deris tihiin
@june6206
@june6206 Жыл бұрын
@@cirjiidh77😅😅😅 Ha Marjan hurdada dhexdeeda ku riyoonayo
@abdullahinur5327
@abdullahinur5327 5 ай бұрын
This guy is political scientist
@ahmedabdi2180
@ahmedabdi2180 Жыл бұрын
ma aheyn darod iyo hawiye maxaa yelay kuwa kasoo horjeda farmajo ayaaba darod ahaa
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Жыл бұрын
Daarood ka aan kuumade ku jrin somali xataa ma aho
@mrsocotraisland1939
@mrsocotraisland1939 Жыл бұрын
naa naga fariiso kuwa uu ka hadlayad tahay badow yahay
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Markaad Baadiye Ka soo orodo guri dadow Ku habsato dhaqankaadana tuuganimo yahay waatanoo kale
@mohamedxabiib7928
@mohamedxabiib7928 Жыл бұрын
Wasiirku xaqiiqduu ka hadlay.
@Qamareeyshow
@Qamareeyshow Жыл бұрын
Mashallaah waxaad tahay wadani dhab ah wallaahi run ayuu sheegay walaalkey. Allaah cimrigaaga hadheereeyo dalkan adookale ayaa badbaadin kara
@yasiinmohamedyasiin2449
@yasiinmohamedyasiin2449 Жыл бұрын
Maadax waynaha ay ku soo baxay Qabyalad iyo muusuq xiilbanad yaa lamiid ah wasiirka.ya Lamido.ah
@Selma-Jamal_.
@Selma-Jamal_. Жыл бұрын
Tuugninda hawiye waad qariisay
@adonallah
@adonallah Жыл бұрын
Wallahi ninkaan aniga kuraacsan oo hawiye ah labadaas Qabil soomaali Halaga qabTo waxkasTa Qabil ayeey kafiiriniyaan
@hawaismohamed-ds2tn
@hawaismohamed-ds2tn Жыл бұрын
Dhiitay don't kick my time
@adamibrahim8263
@adamibrahim8263 Жыл бұрын
Laandheere markaan Falastiiniyiin noqonno baan ka Shallaayi doonaa. Saamigeyga ma rabo ee Reer Hebel koodana hala iigu daro Dal La'aan bey Ina dhigi rabtaa haddaan Alle Innaga Soo gaarin
@isfahamkaumada9639
@isfahamkaumada9639 Жыл бұрын
Waa nin wax badan og waxuu ka hadlay waa wax sax ah ilaah haxifdiyo
@moha786
@moha786 Жыл бұрын
Wallahi Xaqiqada Bu Kahadalay😂😂
@xamarey8143
@xamarey8143 Жыл бұрын
waa waxey hawiye markuu maxamed siyaad baxey ey u fiiqdeen dalka ooy u maleeyeen inuu daarood leeyahay dalka uuna soo noqon doona hadaan nahay shacabka farah badan oo dhexdood ku nool jirooyin ka xun sokorta iyo dhiig karka ayaa nagu dhici doona hadaan saan ku sii fiirsano war saan u kala celineyney ayaan daalnay 30 dankaan sano een soo dhaafney imtxaan ayey nagu noqdeen qof walba dagmadiisa ha soo xirto
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Жыл бұрын
Hawiye waa nasab
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
qaranimada iyo Sharafta dalka oo la xaraasho mayd adoon oo loo sujuudo iyo adoon guntiga loo Xiro👐👐👐
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir Жыл бұрын
Nasab iyo Hawiye kala fog
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Жыл бұрын
Waxaan ogaadey horta yaa dadka somali u horseedey in markii kobaad dalka cadowgiisa ayadoo saraakiil iyo rag sir uhayey yaa bilaabey iney aadaan daarood majeerteen 1977 yaa fashiliyey dagaalkii somaali oo dhan mideysan daarood yaa dadla kiciyey hawiye isaaq majeerteen ,daarood yaa beenta ka sheegey halkankoi swyl kuugagii talyaaniga majeerteen daarood ,yaadiidan daarood ka kale in dalka madax ka noqdo daarood majeerteen iyo mareexaan oo dabodhilifa hada majeerteen ,somaalida yaa maximised galiyey daarood dad majooratiga ah dalka somaliya usoohalgamey somaliga asalka,waa hal rer daarood danbe ma sheegan doonaane waa boqortooyada kuummade ee somaliga ah,ismarjiya dalka halaga ilaaliyo daarood tuugo khaainil wadan ayagaa oogu wacan dhibta heysata wadanka hawiye waa nabsab somali runa.
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Жыл бұрын
@warrior6096 midgo khaaina dhibta soogaartey dalka oo dhan waa midgaha daarood oo ee meel ey ku abriristadaan aan la aqoon ka reeb dadka geeska dagan ee 19 milyana,ismarji caac dalka halaga ilaaliyo awood daarood gaar ahaan majeerteen iyo midgahoodakkll
@IssackAbdi-zq5vn
@IssackAbdi-zq5vn Жыл бұрын
​@@batulasmail8261faqash reer oyaaye wabaaaa 😂😂😂😂
@cabdirizaqhiraabe2046
@cabdirizaqhiraabe2046 Жыл бұрын
Aaad iyo aad ayuu ninkan u aqli badan yahay
@mohamed88466
@mohamed88466 Жыл бұрын
Hhhhhh waa run wixii ay nimankaa daarood soo dhiseen dib bay u celinayaan
@abdirashidhussein3029
@abdirashidhussein3029 Жыл бұрын
@Hoosow, Mashaallah you’ve got a point but every politician has the same concept as yours and none seems to work .
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir Жыл бұрын
Not everyone has spoken the way this mature person has clarified on the Somali issue with two spoilers
@zahramaalim2700
@zahramaalim2700 Жыл бұрын
Xayeysiin xumaa yaa imaanaya
@khadarmohamed6772
@khadarmohamed6772 11 ай бұрын
Anigo hawiye ah wxn qirayaa in daarod dowlad yaqaan yahay
@AhmedWadi-pb1zp
@AhmedWadi-pb1zp Жыл бұрын
M.a hada kadib ninkan ookale warayso wariye
@Heykal143-ku4wf
@Heykal143-ku4wf Жыл бұрын
Hawiye iyo darood inteey is firrinayan dalka nabad ma aha ee hogamiyiysha ha raacina
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Жыл бұрын
FIDNO AAN DAAROOD AHAYN, SOMALI MA HAYSATO!!!!!.RUNTA HALA ISKU SHEEGO!!!!!.
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme Жыл бұрын
Waa sidey kula tahay. Qabiilkiina ayaa kuu sheegay. Noo sheeg waan kuu garaabeynaaye hadaad cadeyn karto hadalkaaga.
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Жыл бұрын
@CmonNowTellme TAARIIKHDA SOMALIDA MEEL MADOW AYEY KAGA JIRAAN!!!!!!.SOMALINA ARAGTAY!!!!!.MAANTA WAXAA LA XAQIIQSADAY, MANSABKA UGU SAREEYA IN AAN LAGU AAMINI KARIN!!!!!!.NIN CIIL QABA, MASUULIYAD MA QAADI KARO!!!!!.
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb Жыл бұрын
WAA XAAJO GURACAN OO SHISHEEYE KA SHAQEEYEEN OO INGIRIIS BAA SOOMAALIDA QABYAALADA DHEX DHIGEY ILAAHAAY UMADA SOOMAALIYEED HA IS FAHANSIIYO WAA DHIB NALA DHEX DHIGAY ANAGUNA WAAN QAADANAY WAA CILAD XUN .
@woman987
@woman987 Жыл бұрын
I THINK mantle health is higher lake of education& there is zero respect in Somalia.
@AhmedHassan-bc7oz
@AhmedHassan-bc7oz Жыл бұрын
just fairness szb run buu sheegay
@mustafasharif2663
@mustafasharif2663 Жыл бұрын
Asc dawladan hadajoogta madoorashay kusoobaxday mise Boob ayey kusoobaxday beeney waarun soomali xumaanta mataqaan?wàamaya
@cirka4497
@cirka4497 Жыл бұрын
Problem of Somalia is darood, period.
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
There is no Somali who cant spell Daarood! Thank you my Ethiopian or Kenyan friend for waking us ! Ethiopia is in ruins, and Kenya is starting to crumble, so Somalia is ready to accept refugees! Sorry, we are all Daarood and Hawiye! We are all Dir too!
@user-mi3hz9ct8n
@user-mi3hz9ct8n Жыл бұрын
Daarood qofaan aheen somaliya mahogaamin karo ogoow ninka lawareeysanayoow
@adamibrahim8263
@adamibrahim8263 Жыл бұрын
Great Thinker. Somalia Lacks Strategic thinkers😭😭😭
@user-rb7sq1ej7r
@user-rb7sq1ej7r 5 ай бұрын
WAlahi sidey tahay ayuu ugahadley
@sabaahhersi1909
@sabaahhersi1909 Жыл бұрын
Waa ruuntiii
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Wallahi nin kani waa xajiib lkn magaca darood lunsi hayn teheed ku muu sheegin aniga maga cayga wuu difaa cay maamul jacayl maa hee ceeb kale igu muu sheegin wuu mahad san yahay cabdi adan hoo sow alla run sheeg sanaa Hhhhh bye bye
@sudiissa5701
@sudiissa5701 Жыл бұрын
Hawiye wadanka dhan ma baalaqatu ka dhigaan😂😂
@user-nl2tk3xe2p
@user-nl2tk3xe2p Жыл бұрын
Macnihiina waa arinta daaroodkaa saxa
@mustafeabdu2765
@mustafeabdu2765 Жыл бұрын
Ninkani waa run sheeg . Bisayl iyo aqoon isku darsaday. Mansha alah
@awshan571
@awshan571 Жыл бұрын
😂😂😂😂sida ninkan xaqiiqada Waa in looga hadlaa 😅
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb Жыл бұрын
LA DHIBSAN MAAYO WAA SAX DHIIGKAR IYO SONKOR ILAAHAAY HANAGA CAAFIYO WAA LABO CUDUR OO HALIS BADAN .
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Жыл бұрын
Anaa ka dhashey waa iska dhiibeu daarood maxaan ooga baahanahey anoo kuumade ah
@dsf9824
@dsf9824 Жыл бұрын
Kuumade maxaa ladhahaa
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Жыл бұрын
OROMAA KU XUKUNTA MARKAASAAD QABIIL KU FAANAYSAA
@dsf9824
@dsf9824 Жыл бұрын
Adeer soomaalidu Waxay dhahdaa Timirtii horaba Dabloo waa Qabiiladii magac iyo muuqba lahaa Ayaa heshiin waayaay EE xishoo kuumade Waligay ma ma qal Mida kale Oromia waa qoomiyada Ugu badan qaarada africa Lkn kuumade maxay yihiin Sharaxaad kabixi
@user-py3ip6dt3w
@user-py3ip6dt3w Жыл бұрын
Darood matihiid iiskaamus magacaa rerka udhiig anGo kumade bakuleh lamashegto e walodhasha kumaade
@user-py3ip6dt3w
@user-py3ip6dt3w Жыл бұрын
​oromo waqowmiiyad 50million eh adiga jufo idor ba kugumeysataa somalia yawaxkaweydiya laheystayahow
@AXMEDMACALINCABDULLAHI
@AXMEDMACALINCABDULLAHI Жыл бұрын
Asc
@dhuubo.....
@dhuubo..... Жыл бұрын
Dalka daarood haloodaayo❤❤❤😊
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Жыл бұрын
Wasiir adigoo mahadsan ingriiska dadku ma yaqaaneen ee wariysiga oo afsomali ah kusoo celi😂
@CmonNowTellme
@CmonNowTellme Жыл бұрын
Learn that sh!t. Jooji cabashada oo wax baro sxb.
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Жыл бұрын
@@CmonNowTellme Luuqaadu cilmi.maaha ee luuqadada cuqdada aad qabto iska yaree adeer ku faan oo dhiiri gali in qofkasta oo madax ah ku hadlo
@Xaq_udirir
@Xaq_udirir Жыл бұрын
@@CmonNowTellmeu sheeg amaba wuu xasdaayaa, waayo labada qabiil midkood ayuu kasoo jeedaa
@fartunqxttrrmohamevvaad
@fartunqxttrrmohamevvaad Жыл бұрын
Waa runtaa ee kashaqeeya sidii loo badalilahaa falkeeda gala
@nournani3627
@nournani3627 Жыл бұрын
Hasow bro miyuu la dhashay ninkan
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
Haa waa walaalkii ka yar
@user-ys6bp7ob1n
@user-ys6bp7ob1n Жыл бұрын
Runtii waa xaqiiq wadanka ka jirta
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Жыл бұрын
Somaliya yaa xoriyadiisii atoz udagaalamey waa kuumade
@majid2968
@majid2968 Жыл бұрын
Soomaali waxan oran lahaa ninka qabiilka layiraahdo dila si an uga raysano
@mohammedalinur2210
@mohammedalinur2210 Жыл бұрын
Lax mesha isdhigta lagu gowraca anaga halkaa isgarsiinay
@engbashirali9592
@engbashirali9592 Жыл бұрын
Maanta nin rahaweyn ah ayaad wareysateen ruwayadi darodism kii waad ka yara korteenbe.
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu Жыл бұрын
Yutuuber hosow miya la dhashay ninkaan
@mohamudyusuf9597
@mohamudyusuf9597 Жыл бұрын
WIILKAAN DHUL MAJEERTEEN AYUUKU DHASHAY LUQADIISAAN KA GARTAY
@ahmedjaangoan7549
@ahmedjaangoan7549 Жыл бұрын
@osmanhosow walaalkiis.
@omerjibril7318
@omerjibril7318 Жыл бұрын
Brother Ethiopia 1902 they have Embassy in USA and always supports USA 🇺🇸, Europe and Russia including like India , Israel and totally unmuslims country Help Ethiopia Also, Kenya 🇰🇪 still British living Kenya and helping governments systems so Somalia 🇸🇴 those countries the enemies of Somaliay peoples
@FaadumoKiin-qb4is
@FaadumoKiin-qb4is Жыл бұрын
Waa sax ninka daarood xidaa mushaharkiisa wuu u huraa dalkuu dhisaa wuu og yahay kadaashii inaa waxba laqabaneen wax laxado mooyee unukaa leh maxe qabteen
@Qamareeyshow
@Qamareeyshow Жыл бұрын
Somalay midnimo maka maarantaa?????
@CMG0607
@CMG0607 Жыл бұрын
Waa been waxaan sheegeyso cadaalna ma taqaanid hawiye musuq maasuq wadaniyad ku yar
@user-ys6bp7ob1n
@user-ys6bp7ob1n Жыл бұрын
Hoosow nin karti iyo caqli usaaxiib ah
@ahshirehussein7878
@ahshirehussein7878 5 ай бұрын
Kkkkkk
@gulaiedmohamud6326
@gulaiedmohamud6326 Жыл бұрын
Nac nac
@jamamohamed9721
@jamamohamed9721 Жыл бұрын
Sheekada fadhi kudirirka ahaa waxaan u aqrinaayo aqooneey xaal qaado
@uptownmay9042
@uptownmay9042 Жыл бұрын
Nur wa is qarxisey, Jamac weligisa ma is qariniin, laakin adiga wa is qarinjirtey, ceeb videoga thumbnail ama sawirkisa qoralka ka sax
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 5 МЛН
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 23 МЛН
QOORQOOR OO QARXIYAY 16 August 2024
17:45
SHANTA TV
Рет қаралды 7 М.
MW XASAN SHIIKH MA TAGI KARAA XAAFADIHIISA (4227)
40:56
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 10 М.
Stand up comedy Mataan Columbus OH, 2017
23:14
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 1,2 МЛН
XASAASI:-Meel fog ayey isla gaareen--Su'aalo Adag iyo Jawaabo Kulul.
1:02:38
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 5 МЛН