RIWAAYAD CUSUB SOORAAN & JAWAAN OO BIYAHII JIGJIGA XADAY

  Рет қаралды 169,632

SSTV

SSTV

5 жыл бұрын

SSTV is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News, Videos covering, News in Business, Politics, Entertainment and technology.

Пікірлер: 123
@ccicci225
@ccicci225 5 жыл бұрын
jawaan and.soran hore usocda 💪💪💪
@abdillahiosmaan758
@abdillahiosmaan758 5 жыл бұрын
Sooraan inta tagerta like ta hyla dhafina
@ridwaangamadid6893
@ridwaangamadid6893 5 жыл бұрын
Qosol qosolbad like ku doonaysaa
@iftiinkathelight8831
@iftiinkathelight8831 5 жыл бұрын
😂😂😂😂 Soraan kulaha anaa mar kale Kuu soo sheegaya Saacada Mijo roorkaan ka dhaasanaa
@abdimoge3839
@abdimoge3839 2 жыл бұрын
Sooran Ilahayow kunaxariso
@khaalidyuusuf587
@khaalidyuusuf587 Жыл бұрын
iyaduba waa naga masuul😂😂 ALLE ha u naxariisto abwaan sooraan
@shafipes8950
@shafipes8950 2 жыл бұрын
Allow unaxariso 😥
@sagalhassan3250
@sagalhassan3250 2 жыл бұрын
alle how naxariisto abwaan sooraan😭
@raaxeeyekale77
@raaxeeyekale77 5 жыл бұрын
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK Assessment conducted by Harvard University accross Ethiopia in mid 2016 revealed that Access to safe and clean water in Somali Regional State was only 8% RIDICULOUS! While Mr. Abdi Iley reported water access was 100% in DDS! KAAF IYO KALA DHEERI WEEYAAN.
@kashaanimohammed8686
@kashaanimohammed8686 Жыл бұрын
Dowladaan ka daysanaynaa kulaha🤣🤣🤣🤣 SOORAAN allow u naxariiso 🤲🤲🤲
@saharahasaan
@saharahasaan 11 ай бұрын
Gghhhc ggh 😢
@aziizcabdlaa8539
@aziizcabdlaa8539 5 жыл бұрын
Aan ka eegte sidaa u jabsanyso sooran nin adag😅😅😅☝❤❤💯🔥🔥
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 5 жыл бұрын
Sooraan iyo jawaan kusoo dhawaada caasimada ogaadeenka
@mahiigaanproducts3370
@mahiigaanproducts3370 5 жыл бұрын
Magaaladu ogadeeen maleh wll waa caasimada somali galbeed sidaa ula soco wll
@jablibaax
@jablibaax 4 жыл бұрын
De inaderow waanu kula deganahe hanaga sheegan dee magaalada
@rstvofficialchannel2994
@rstvofficialchannel2994 4 жыл бұрын
Hooyada ogaadeenka ka waz
@hafsayousuf3025
@hafsayousuf3025 4 жыл бұрын
Anago isaaqa kula joogne somali oo dhanba leh pr0✌
@jablibaax
@jablibaax 4 жыл бұрын
"Oo maxaan dhirta ka waraabiyaa "🤣🤣🤣🤣
@abdourazakabdourahman9110
@abdourazakabdourahman9110 2 жыл бұрын
ni
@wllcabdalla6612
@wllcabdalla6612 5 жыл бұрын
Wlhi caadi maahan
@maxamedyuusuf1370
@maxamedyuusuf1370 4 жыл бұрын
Kkkkkkk kulahaaa war yaa Soo galay iyo ma qofbaan dhintay wllhi runtii waan tageeraa sooran iyo jawaanba
@midnimomedia5501
@midnimomedia5501 3 жыл бұрын
Guuul DDS
@adamali8966
@adamali8966 5 жыл бұрын
08:35 looto ayuu ku waabiyay Sooraan :D :D :D
@abdillahsalax2121
@abdillahsalax2121 5 жыл бұрын
Xabaal baan moodey in aad qodayso kkkkkkk
@ibrahimosman9520
@ibrahimosman9520 5 жыл бұрын
Mararka sacada aya khalkhasha lacag badan ayay soqorta marka wa qorshe dadka lacag badan lagaga qato larabo riwayadu wa mid larabo dadka in ladhaho waxay soqorto qata wa mashruc dawladu dadka ku minjo xabinayso kkkkkk
@halyeeyqaran1094
@halyeeyqaran1094 5 жыл бұрын
Water is a life life is a water
@calimahdi2451
@calimahdi2451 2 жыл бұрын
Alle hawnxariisto sooran
@mohammedapdirahim9922
@mohammedapdirahim9922 4 жыл бұрын
Waar ma qofba go ay kkkkkkkkk
@guuleedxasanfarax8775
@guuleedxasanfarax8775 5 жыл бұрын
kkkkk majoorka kadhansanaa
@adnankafi4035
@adnankafi4035 5 жыл бұрын
Iyadii dhirbaxi gaadhaybee sooranow .
@khaliifrashid5005
@khaliifrashid5005 5 жыл бұрын
Nagulahadaa kulaha
@jeexowcade8779
@jeexowcade8779 5 жыл бұрын
hhhhhhh wale soraan iyo jawaan cidii daawato anan qoslin ayagaba ma daawan
@faaraxcumar6955
@faaraxcumar6955 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk Mise waa idigii
@user-li8lp3pr8z
@user-li8lp3pr8z 3 ай бұрын
Baryo
@xamsexalane7079
@xamsexalane7079 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk sooraan ma qofbaad aasaysaa kulahaa
@malapoinahhussein9034
@malapoinahhussein9034 4 жыл бұрын
Waa runoo adpa bahala Ma Tihide 🤣🤣🤣
@bashiirmuuse2328
@bashiirmuuse2328 5 жыл бұрын
soran iyo jawan kuso dhawada casimada somalida itobiya ee jigjiga
@hamseog
@hamseog 5 жыл бұрын
Bashiir Muuse magaca somali IYo Ethiopia kala daa isma qabayso, nacasnimadii gumaysiga kugu sii jirtee
@mamudmaashaaallaah6516
@mamudmaashaaallaah6516 5 жыл бұрын
soraniyoJaawaan jilayashabeertaagumurmakkkkhhhh
@johnraul6672
@johnraul6672 4 жыл бұрын
likeda ila ogada azhpta ku xidhan zoran iyo jawaan
@zkkingzaki6498
@zkkingzaki6498 5 жыл бұрын
Hadad wax kaa xusuusatid sooraan iyo nuur caraale showgi jigjiga like iguu dharbaaaax😂😂😂😂 ala xafaadan ayaan kuu so koreey my habaady fadumo❤️❤️❤️
@updy-rahman3797
@updy-rahman3797 5 жыл бұрын
mini
@khadiircabdi5619
@khadiircabdi5619 4 жыл бұрын
sharciga lagu wafaji
@maxamednuux8323
@maxamednuux8323 4 жыл бұрын
hhhhh intaas qofka ila arkay sharciga lagu waafaji
@ayaanleadan37
@ayaanleadan37 5 жыл бұрын
alla sooraan intixaan kulahaa waa runoo adba bahalaha ma tihide 😄😄😅😅😅😅😅
@abdiaziizmahamed1264
@abdiaziizmahamed1264 5 жыл бұрын
Hhhhhh
@ismailmaal6931
@ismailmaal6931 5 жыл бұрын
Sooraan😂😂😂
@KayseCabdi-wq8cy
@KayseCabdi-wq8cy Жыл бұрын
❤❤
@abdirashidbarre1602
@abdirashidbarre1602 5 жыл бұрын
Bishii mar haloo dhaamiyo
@suziesse4841
@suziesse4841 5 жыл бұрын
🔨🔨
@farhiyaabdi5196
@farhiyaabdi5196 5 жыл бұрын
Hhhhhh waaa fany
@faraxyusuf7239
@faraxyusuf7239 4 жыл бұрын
Riiwayado sooranio. Jawan dawashawacan
@ccicci225
@ccicci225 5 жыл бұрын
mijaroorkan kadhaasanaH kulHa😂
@faraxyusuf7239
@faraxyusuf7239 4 жыл бұрын
Soorànrrrrr
@anasmuhumedkilas6143
@anasmuhumedkilas6143 2 жыл бұрын
Dawladda ayaan ka amaahanaynaa
@worldwide9687
@worldwide9687 4 жыл бұрын
klklkkk Xaaskiisii buu feedhi gaadhay, kulahaa mise waa adigii kkkk
@apiipdhalad9300
@apiipdhalad9300 5 жыл бұрын
Jirkaan wxka badan maanan dhaansaN hhhhhh
@mohamedirran7390
@mohamedirran7390 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk sooran kula sharciga wafajiya sharciga lagu waa faji
@mahadmose787
@mahadmose787 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@usamecraxman4746
@usamecraxman4746 2 жыл бұрын
Sooraan
@rodaali3036
@rodaali3036 5 жыл бұрын
War yaan jeel ogaadeen laydin gelin meeshuu maha somaliland hoy jawaan iyo soranaw iska hubsada
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 5 жыл бұрын
haku wasan ogadenka
@fanprojgaldaawo1723
@fanprojgaldaawo1723 5 жыл бұрын
@@rock_diamond9475 halayaabin zxp Waxaa madaxa kagalay Somalia Say ugago ilahaayeene From muqdisho
@waa_abdikarem
@waa_abdikarem 5 жыл бұрын
Sooraan "Xaaraan Cayn kaasana Maaha Biyuhu" Guriga Hayska Soo Garaacine
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 4 жыл бұрын
Lagu waafaji sharciga waafajiya kuyeh sooraan umadeena maahan😂😂😂😂😂
@maxamedbashiirhaaneed9417
@maxamedbashiirhaaneed9417 5 жыл бұрын
hhhhh waa runoo elleen adba bahalaha ma tihide kkkkkkkkkkkkk
@hamzeabaaz2073
@hamzeabaaz2073 4 жыл бұрын
Mise wa adigii
@kaizeiprahim2260
@kaizeiprahim2260 4 жыл бұрын
Dee KumaYdhabo😃😃
@johnraul6672
@johnraul6672 4 жыл бұрын
kulahaa muusku uu dhawabe
@abdiwaxidshekhcumar9763
@abdiwaxidshekhcumar9763 4 жыл бұрын
SORRY WLH HADALKA ALLE AYAA HIBAD SIIYAY ALLE HAKU XAFIDO
@calimirecabdullaahi4754
@calimirecabdullaahi4754 3 жыл бұрын
Waso
@maxamedxasanx.ibaraahim498
@maxamedxasanx.ibaraahim498 2 жыл бұрын
Talaabo laga qaado haa waasax
@bulbulyare3961
@bulbulyare3961 4 жыл бұрын
Waa mujaroorka 😃😂
@xamsemustafe1234
@xamsemustafe1234 4 жыл бұрын
Sooraan & jawaan Mnsh allaah mnsha alaah soodhawaada Saxiib
@buraalemaxamudAraarso
@buraalemaxamudAraarso 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh sooraan & jawaan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hassanomerhussein69
@hassanomerhussein69 5 жыл бұрын
Hjhhhhhh sheeeeko boow waraay ;-)
@buraalemaxamudAraarso
@buraalemaxamudAraarso 5 жыл бұрын
waalikalee waaryaa 🤣🤣🤣😀
@guuleedsimpaa2295
@guuleedsimpaa2295 4 жыл бұрын
Waabeen
@user-jo6kf7qq4i
@user-jo6kf7qq4i 4 ай бұрын
Aloow kuunaxariso sooran makuu aasa kkkkkkkk
@abdirashidbarre1602
@abdirashidbarre1602 5 жыл бұрын
Ragii idin watay mee hhhhh
@hamdakawir3936
@hamdakawir3936 3 жыл бұрын
Reer jigjigoodka isku lahjad baan nahay
@lamatabtan10
@lamatabtan10 5 жыл бұрын
hhhh shactaro bdhn
@Ayaan-wr1po
@Ayaan-wr1po 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh sooran waa intixaan
@omarsuliamaan8868
@omarsuliamaan8868 4 жыл бұрын
Kulahaa nio nimankiinan biyo qeylo miidhan baad tihiin
@rialmadridchanel4588
@rialmadridchanel4588 4 жыл бұрын
Hhhh
@abdirisaqyare1875
@abdirisaqyare1875 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂Wlaahay bilahay mise waa adigii 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Hassanshaaciye
@Hassanshaaciye 3 жыл бұрын
Asaxaabey hala ii kala kicyo chanalkan waa codsi
@iftiinkathelight8831
@iftiinkathelight8831 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂 Anoo daawanyaan Commenting Qoray Kkk
@ilyaascarab5892
@ilyaascarab5892 4 жыл бұрын
Kkkkkkķķķkkkkk
@omarsuliamaan8868
@omarsuliamaan8868 4 жыл бұрын
Xaraan saasana maaha hhhhhh
@adanabdulahi3376
@adanabdulahi3376 5 жыл бұрын
Xoolo dawladed wa lakala lehay kulahaa 😂😂😂
@khaalidqorgaab2252
@khaalidqorgaab2252 4 жыл бұрын
Keendee wax noo dhiib
@ahmedabdulaahi3705
@ahmedabdulaahi3705 5 жыл бұрын
Hhhh soraan
@ibrahimmaxamed5689
@ibrahimmaxamed5689 5 жыл бұрын
Xxx
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 4 жыл бұрын
Dawladaan ka amaahaanaynaaye orda aduuu hhhhhhh
@omarabdulahi3661
@omarabdulahi3661 4 жыл бұрын
Mase waa adiga kkk
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 жыл бұрын
Rodo cali waxaad tahay inan sharaf badan hadaad fikirkayga diidan tahay waa hiru.mar lkn labadan nin waa caado qaatayaal anigaa alifa riwaayada haas roodo mahad sanid wallaale
@ibrahimmaxamed5689
@ibrahimmaxamed5689 5 жыл бұрын
Xx
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 жыл бұрын
Oo sooraan iyo jawaan hargeysaa laga soo caydhiyey maxaa jig jiga keenay sow kuwii heegada ahaa cabdi ileey
@iftiinkathelight8831
@iftiinkathelight8831 5 жыл бұрын
Heego ma adaa ka dhigay Waxay muujinayaa inay labada ku Qancinayaan
@mohamedcaddogude9230
@mohamedcaddogude9230 5 жыл бұрын
Hargeysa iyo jigjigaba cidi kama xigto
@shucaybupdynazir999
@shucaybupdynazir999 4 жыл бұрын
Hadaaa Ninku la hadlayaaa hhhhhbbbbbbb naa ma beenbaan kuu shegayaa
@shucaybupdynazir999
@shucaybupdynazir999 4 жыл бұрын
Hhjjjjjjjj naa ma beenbaan ku shedgayaaaa
@khaalidqorgaab2252
@khaalidqorgaab2252 4 жыл бұрын
Waaryaa waxa intaa kaa reebay waa haraaad
@hamsehasanahmed1729
@hamsehasanahmed1729 2 жыл бұрын
Adigu ma addin qasbadi jabiin ayaad jarakamdii soo qadatay hhhhhhh
@HardTalk1
@HardTalk1 4 жыл бұрын
4:31 Wakaaladee? oo maxaa markaa jira? loooooooooooooooolz
@abdihayehansshi8804
@abdihayehansshi8804 5 жыл бұрын
Sooraan iyo jawaan waa caado qaata yaal lacag ka qaadan jiray ina ileey waxay ahaayeen caado qaatayaal hada ma iman karaan ogaadeen wallaahi waa qashin qashin dhalay onlf waa kuwii caayi jiray hadaad aragtaan ilkaha ku cuna
@rodaali3036
@rodaali3036 5 жыл бұрын
Waxad ogataa ogaadeen malaha keligood dalka idinkaa isdilaynay dadkakalana dhibay ee kadaya dalkan iyo dadkan dhibka please
@geeddimohammed6636
@geeddimohammed6636 5 жыл бұрын
Oo ogaadeen kaliya miyaa dalku adeer dee qabiilku isgaa is dhameeyay haddana dhibka wada
@iftiinkathelight8831
@iftiinkathelight8831 5 жыл бұрын
Ugaaden isgaa is Gumaaday ha isdaayo
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 5 жыл бұрын
@@rodaali3036 Ogaden iyaga dalka leh maxad ku ledahay tuulo oo aad daaqsin ku imatay
@rodaali3036
@rodaali3036 5 жыл бұрын
@@rock_diamond9475 orta kulabadodimayo wayo adna nafis umahaysid cida waxkula leh a warkeedu daa markaa maxan kala doodaa?
@MahamedSheikhabdulahi
@MahamedSheikhabdulahi Ай бұрын
Hh
@hasanmohamed4509
@hasanmohamed4509 3 жыл бұрын
Hhhh
Qofkii Hoo da Bartaa... Part 2
23:15
BUuTI Television
Рет қаралды 711 М.
RUWAAYADA HCTV HADAAD KA DEGTO XILKA DADWAYNAHA WAAD LASIMANTAHAY
32:26
FOOLED THE GUARD🤢
00:54
INO
Рет қаралды 64 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 3,5 МЛН
QOSOLKII ADUUNKA SOORAAN IYO JAWAAN 2017  (Haku Dooran Qabiil) part one
21:28
SOORAAN AND JAWAAN FILM PRO
Рет қаралды 1 МЛН
guri barwaaqo saayid cabdale xasan yaa diilay qaybtii 2aad
18:04
Guri Barwaaqo Tv
Рет қаралды 547 М.
Soraan Iyo Jawaan - Qoysba Su Udhaqmuu Ubadkiisu Dhaxla.
46:27
Future Brothers Production
Рет қаралды 177 М.
Riwayadi Ramadanka Soraan Iyo Jawaan
1:07:51
Horn Cable Tv
Рет қаралды 104 М.
HCTV : Daawo Ruwaayada Cusub Ee Guri Barwaaqo
57:42
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,2 МЛН
QOOTO QOOTO Qaybta 36aad
40:30
Universal Somali TV
Рет қаралды 157 М.
DAGAALKA LUUQ AMAR ALLE LAAKIIN 6 July 2024
16:59
SHANTA TV
Рет қаралды 1,6 М.
FOOLED THE GUARD🤢
00:54
INO
Рет қаралды 64 МЛН