Stockholm: Qoysas Soomaali ah oo guryaha laga saaray

  Рет қаралды 97,139

Somaliska i Storfors

Somaliska i Storfors

9 жыл бұрын

Soomaalida ku nool magaalada Stockholm oo lagu bilaabay barakics lagu bilaabay sida ay sheegayaan qaar ka mid ah dadka wariye u shaqeeyo somaliska.com u sheegayo, dhowr qof ayaa la wareystay oo si qota dheer uga sheekeynayaan.
SOURCE: Somaliska.com

Пікірлер: 178
@ummuisra6721
@ummuisra6721 5 жыл бұрын
Soomaaliyeey waa u jeeddaan dayacaan let’s go to build our country
@djsomali8951
@djsomali8951 7 жыл бұрын
dhibtaas waxa keenta somalidu ma shaqaystaan caruurna way iska dhalayaan in cafimad - cunto ' iyo waxbarasho bilaash ahna la siiyo bay rabaan waxaas ma caqli baa dowlada sweden waxaan xaar ahayn kama faaido somalida wlhi
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
Dj . waa sax wlhy. caydha un bay ku nol yn.
@sadiyalove7908
@sadiyalove7908 7 жыл бұрын
Dj hhhhhhhhhh
@sekeriyem3557
@sekeriyem3557 7 жыл бұрын
Dj Hahahah haa mid jirta arinkaasii Laki dhalin ta da,da yar ee yimid yurub inay waxbartaan oo ay dedaalan oo xaga caruurtana layska qafiifiyo voilà
@bebettertoday8444
@bebettertoday8444 7 жыл бұрын
sey isula garleyihin a kaga daran, guri aadan lehen isku ma dheji kartid, adinkaba hotel leydin dejinoya, burjiko iyo dhuxushi la babinaaye iyo musqushi sedax laha lo qaadanaye mala hilmaamay. Allow Alle
@zeinabyusuf3283
@zeinabyusuf3283 5 жыл бұрын
Ma guurayo kulahaa wey isku dirayan dadka aloo Norway maad daganatid hadii 14 malmod gudahoda barnevern iyo politi isla socdo ku soo diri lahayen laguna dhihi ilmaha meel ayaa lageynaya adinka isdabara madaama aad diideen meshii leydin dhahay daga yaa idin dhaha ha isku adkeenina nolosha sweden waa dad lala noolan karo
@momkhadanawdahir8231
@momkhadanawdahir8231 7 жыл бұрын
subxalaaa waaa waxa lala yaaabo inay xataa isla qumanyihiin dawarsiga shisheeyaha iyo gaalada jecylka Somali. naf malahaa wax bilaashaa raadya dheh
@djanwaralex.4541
@djanwaralex.4541 7 жыл бұрын
Dhalmada iska yareeya Fadlan hadasd rabtaan in aad nolosha la qabsataan.
@sumayaosman9292
@sumayaosman9292 7 жыл бұрын
war yaab badanaa ma guri aabahood leyahay meesha war orda shaqeysta oo guryo ijaarta maba xishoonayaan
@omarabdulahi9175
@omarabdulahi9175 5 жыл бұрын
fiiriya wadankiina kusoo laabta somalia
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 5 жыл бұрын
Soomaali abaal malaha wadankooda halagu celiyo. Dadkii intaas o dhan hayay ayay waliba sii caayayaan. Inagii ayaa isa soo cunay oo dhulkeenii baabi'inay maxaynu ku haysanaa dadkan ina soo dhaweeyay. U duceeya meeshay ku geeyaan waa inaad u guurtaan.
@benzemabenzie3609
@benzemabenzie3609 5 жыл бұрын
Gabarta hore maxay tiri 8cunug aan dhalay iyo aabahood iyo aniga 10 ilmoood yaa ila maqlay watkaas??
@qalbihodon721
@qalbihodon721 5 жыл бұрын
😂😂😂😂 waaba yaabay
@musemuse8734
@musemuse8734 7 жыл бұрын
hadaad shaqesan laheydeen saan la iidama galeen
@khadrohusseim2766
@khadrohusseim2766 7 жыл бұрын
nolosha yurub waa sidaa waxaa fiican inad magashaan dowlada ama shagesta
@lamahuraanChanel
@lamahuraanChanel 7 жыл бұрын
sheeko leehayaan naagahan maxaa ey horumar u sameyn waayen dee waa la shaqaystaa wll idinkaaba guri ama hutel laydin ogolyee hays waalina dadbaa barafku dilay saad u jiifteen ayad shan qof noqoteen
@ifraxqurux2933
@ifraxqurux2933 7 жыл бұрын
Horta Ana sweden dagan shaqesto guri sida lagu hela wa dhib e plz waxa ey nagta idin qabilsan idin tirahdo qata sörtelije wa mel qurux tenista waxa ad ka fa.ideysan malaha iskolka mel kasta wa ku yala benta iska daya dalka sweden wa idin so dhaweye shaqesta o waxa barta 😂😂
@ahmedjama3301
@ahmedjama3301 5 жыл бұрын
Waa runta wllo aniguba sweden baa daganahay oo wogooyiga ee somalidu waa fadi ku diriir 😂😂
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 5 жыл бұрын
Ifrax Qurux neefta iyo asmada xanuunada waaxa laaga qaada guriiga laa fadhiiyo oo yaa waax dhaal kuu dhahaye Yaab lacagti deedka kalaya cuuntan waax barta naa cariishyo kuu soo korten ee guryahan halkan baa kuu baratan 10 qoof kuu noolan jiirten ee hana waliba luser riinyahaye
@abdiiahmed1684
@abdiiahmed1684 7 жыл бұрын
plz shaqeesta dhalinta yurup sababto ah dadkan waxa haysto wlhi waa wax qabsi la'anta ceer nolol mahan sorry
@sofiaerilleey3467
@sofiaerilleey3467 5 жыл бұрын
Walaalkey isooboqo like,sub iyo watch Waa dhankaada mahadsanid
@bearingseabearingsea5784
@bearingseabearingsea5784 7 жыл бұрын
Allah amina oo ku soo noqda dalkiina.
@faysaismail2021
@faysaismail2021 5 жыл бұрын
indho adeeg reer konfuur iyo darood ugu kalay bila dhaqan dadka ayeey ku hestan guryahoda cajiib
@sofiaerilleey3467
@sofiaerilleey3467 5 жыл бұрын
Asc walaal mansha Allah isooboqo like iyo sub waan kuusare adigana lamid
@Layla6793
@Layla6793 6 жыл бұрын
Ilaahay ha idiin gar gaaro.
@ayannur9480
@ayannur9480 5 жыл бұрын
Baxoo Somalia is ka dhiiba meestas ayeey ka shidan tahay hadee!
@karinacwjacobs
@karinacwjacobs 4 жыл бұрын
Waryaab badanaa wadankii aan ku dhalaney soomaaliya xitaa is na dhaafee guri in lagu siiyo. Mundul xitaa qof siiyo ma haleysid.gaaladaan anaga maa wax ku darsaney.shaqo aa jirto shaqeysta waa laga kari la, yahay,soomaalideena inteena badan wadankii aan ku fiicanahay.qeyr aan idin rajeeyey all.
@khadrohusseim2766
@khadrohusseim2766 7 жыл бұрын
dadka wan shageysan waa sidaa bilaash ma jiro shageysta
@sweetheartmuniish9534
@sweetheartmuniish9534 7 жыл бұрын
Sweden wey ween tahay Mey meelo kale ay iska dagaan, Alow shartooda naga xijaab, wadan keena noo nabadee
@hafsaahmed642
@hafsaahmed642 7 жыл бұрын
shaqo mee ku xirantahay gabadha wareesiga ugu danbeysa si fiican uga hadadhay waa shaqeeyaa dhahday dadka shaqeysto nolasjoda xur u ah maxee karabaan
@willfriid2696
@willfriid2696 5 жыл бұрын
Dac weeya wadankan sharci baa jiro loyerka na waa bilaash dowlada baa niga bixineyso qarashka walaalayal gaalo cunsuri baa ni heshay walahi gabdho shaqeysto ba ku jiro mexeey rabaan hadaa shaqeysatan oo kirada bixisaan walahi waan ka xanaaqay arintan Somalida waa walaalaheyga
@muniiromaandeeq3359
@muniiromaandeeq3359 5 жыл бұрын
Swedan ileeyn waa meel ladu ba ay bismilaahi walee yurub meel Finland dhaanta lawaa ilaahoow nagu amaanso ayagana umaciin
@abshircade5577
@abshircade5577 4 жыл бұрын
m.a 👌
@nimcoh1532
@nimcoh1532 7 жыл бұрын
wadanka ayagaa leh
@qaranimosomalia8919
@qaranimosomalia8919 7 жыл бұрын
Bal hadey shaqo joogtaa ay heystaan mey guryo gataan iyagu.
@salma2ize
@salma2ize 4 жыл бұрын
Aniigu swedan 30 sanadod ayaan daaganhay waxkaabartay kaanashaqaysta, noordka iswedan haaday taagan noolofiican ayaay heelayan tensta meel laayskuudhejiiyo maah waaxafadaha uugu dhiibta baadan swedan inaay maaqlan caaydh aaya uuron. Daadkan aay saamaysay waa daadki caaydh qaadanayeey.
@user-iv4pf4fe6c
@user-iv4pf4fe6c Ай бұрын
Waa maxay sababta looga saarayo guryaha
@dunyaali7412
@dunyaali7412 5 жыл бұрын
Shaqysta ama Iska Soo laabtay
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 5 жыл бұрын
Alla maxay kibreen intay dalkoodii soo gubeen oo ku soo xaareen ayey caalamka rabaan inay waalaan waa qadaadeeyntii musqulaha dhaqi jiray oo yurub yimi
@hasandaahir309
@hasandaahir309 7 жыл бұрын
somali meel kasta waa laga nacay
@nuuromar5481
@nuuromar5481 5 жыл бұрын
War waxi nila dhahay sameya Sweden wey weyntahay meshasne aad shegeysan waa dhibten dadka wadanka odhashay mamoyinkane mashaqestan loqadne mayaqanan scholneh wey adan caror badane lacagey ko cunaan ee soada magaloyinka kale waxba ismadhaman meshas waan tagay wadooyinka odayal Somali ah ayaa war warar dadkane wey dhibsadeen
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z 5 жыл бұрын
waxaan sheego ma aqaan wlhi😢 Allow dhulkooda u hagaaji masakiintan
@khadrohussein7203
@khadrohussein7203 5 жыл бұрын
WAA GAR DARAN TIHIIN GABIIL AYAA SIDAS IDIIN GALEY YAA KU YIRI 10 CIYAAL BILAASH KU .KU DHAL GURIGIINAD SOO GUBTEEN WAXAAN SHAGEYN OO BEEN BEEN KINOOL INDHA.ADAGAA SOMLI HAL MUSGUL AYAAN LAHEEN MAXAA
@mulkiaden3550
@mulkiaden3550 5 жыл бұрын
Haye hadaa saas aad ucalacalaysan hadhoowna qabiil ayaad ka shekaynaysaa gabdho facaa ah ayaa dhistay dalka walal marka somalinimo wax lifacan maleh.
@saynabsaynab930
@saynabsaynab930 5 жыл бұрын
Oo magaalo miyaa sidaan loo jecelyahay hadii saas ay tahay xamar amnigiisa suubista lakala waryaa meesha tuugsi badana lalabo igu dileenbo
@faaaduma
@faaaduma 4 жыл бұрын
Saynab Saynab Tuugsashada ayaa lagu nacay Somalida🤦🏾‍♀️
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 4 жыл бұрын
Toqon
@najaxbeuty1739
@najaxbeuty1739 5 жыл бұрын
Caqli xumo wlh 😣😢😢😢
@fatumaahmedegal7891
@fatumaahmedegal7891 7 жыл бұрын
wawashen.guryaha ma abohod ba iskale.iman bela.dawarsiga dafa galka holo umadan dibanine.toban maksin badoneisa.
@ramloify
@ramloify 5 жыл бұрын
Indha adeeg Soomalida.All their life they want to be looked after.What makes them so special 🤣🤣🤣🤣
@zakcade1314
@zakcade1314 7 жыл бұрын
Sorry to all of you. hope you get something better Insha Allah
@mahamedmahamed9296
@mahamedmahamed9296 7 жыл бұрын
war waa niibarya ceyrta iskadaya e shaqeysta
@user-ef9sg8sm3c
@user-ef9sg8sm3c 7 жыл бұрын
wallo meeshu soomaliya mahn ee dadka waxayidiinkutaliyan yeela meelkasta isguulwayleday ee badalsameya guryaha malihidin shaqeeya oo dhashan badanjoojiya
@qadraabdi2216
@qadraabdi2216 7 жыл бұрын
wlhi waa yab away abayashii ilmaha dhalay ma agonbaa kuligood illaahow noceb astus subxaanalaah
@sudiissa5701
@sudiissa5701 5 жыл бұрын
Dadkan idho adaga war meesha layedin geeyo dega hadii kale guryo raadsada aniga waxaan arka in somalidi layena nacaye ilahay nama nicin laakiin waxa baa jira
@halathabit3517
@halathabit3517 7 жыл бұрын
Ceyr jeclaa uff
@dunyaali7412
@dunyaali7412 5 жыл бұрын
Naag Han gurga way way jajabiyaan dafka leh guriga dee way rabaa nin loo nafiigiyo guriga
@foziaissa7993
@foziaissa7993 7 жыл бұрын
in dha adeeg waa ladhameeyay guryaha ma idinkaaleh cajaaib
@hodanroble5337
@hodanroble5337 5 жыл бұрын
Qof aan shaqeysan oon cashuurta dalka uu kunoolyahay. Iska bixin qoffiica maaha war kaca shaqeysta. o.o hudada katoosa
@sasasusuu5705
@sasasusuu5705 7 жыл бұрын
Maxaad isugu dhajinasaaan guryaha hadii niliyiri kaguura mad shaqeesataan oo wax barataaan intaad inta guriga iskalaqabataan sanad kastana sida dooradi u dhashaan sida isku dhaaama hana ceebeninina maxaa dadka niga takoorey oo dadka kale guryaha looga ceyrin waayey intiina hadlin dib isugu noqda oo dhaliishina garta dadka niraraya makhaldana ee idinkaa khaldan sey fikradeydu tahey
@mohamedmohamoudabdi5002
@mohamedmohamoudabdi5002 7 жыл бұрын
*somali sidan walaydin dhaama wax walba bilaash kuma yimadaan sharci baa laydin siiyey guryo bilaasha laydin siiyey way idinka dartey wax laydin siiyo ku qanca oo imaansada hadii kalena shaqeysa oo xoogina ku ciil baxa*
@hawaali5209
@hawaali5209 7 жыл бұрын
somali intay qurbaha imaden gurya free lcag anlashqeysan sumcad xumo hdaysan hantida ayaga lahayn maxay iskugu dhajinaya midakale dumar umaba cabanaya away ragi qabay fulxumo fulxmu kusug aya somalida haysata
@saddambarrow6364
@saddambarrow6364 5 жыл бұрын
Musiibo waaye ilaaheey ilmo hala dhalo ayuu dhahay ee na korsada inaad ilmaha sida ariga u dhashaan hadane dowladii aad u tag teen aflagaadeeya
@aragsanilovemom9856
@aragsanilovemom9856 7 жыл бұрын
ayaka maa leh Stockholm sweden waaweyntahay
@wardahjabarti7009
@wardahjabarti7009 7 жыл бұрын
walaalayalow somali baad tihiine ma xakhdaraa lagu taageeraa waad khaldantihiin tashada amarkan qaado adigaa khaldan wadankaagi aad
@fatumoabdi9736
@fatumoabdi9736 5 жыл бұрын
Mar walbo waxan ilahey ka magan galaa yurub ilahayaw waxan ka naxeyno hageynin
@halathabit3517
@halathabit3517 7 жыл бұрын
Shaqa aada
@amsalim7750
@amsalim7750 5 жыл бұрын
fariin aan u dirayo ummada somaliyeed in guryahayna shingaani iyo xamar weyne xoog ku heestaan habar gidir lama gadi karo hal qof ma iibin karo waa dhaxtooyo guryahaas 120 sano ilaa 100 ayey dhisan yihiin cabdulqadir shingaani
@abasibrahim9806
@abasibrahim9806 7 жыл бұрын
walaal sababtu waa shaqo la aan ee shaqeeya oo dadaaala guriga haiska fadhiniyina
@suheylasaid9084
@suheylasaid9084 7 жыл бұрын
Hati la shaqesto oo ijarka leska bixiyo kuriga ka guur maa lagu leyahay mida kale somalida maxey u dhahan elaay wax ka dugsi jcl ma lahaan so somalidan kale dugsigoda maxan dhahna ayaga nah
@mustafagk1270
@mustafagk1270 6 жыл бұрын
Suheyla Said abaayo waa meeshaad isdhigto
@ibadoibadoyussfomar298
@ibadoibadoyussfomar298 5 жыл бұрын
Hadi shaqo u saamaxeynina o ay waayen ya og mid fcn o naf leh.
@fatahhussin2195
@fatahhussin2195 7 жыл бұрын
8 caruur oo welfare ah maa shaqaysatid
@ubahguled96
@ubahguled96 5 жыл бұрын
Waar meelkasta welfare and housing commission bey raadinayaan dalaalka waxa noolo keney in an wax qabason ee maha meelkata in an tuugsano
@abdullahimohamedkhalif8700
@abdullahimohamedkhalif8700 7 жыл бұрын
ader Adingaka Somali kaso tagay marka iska dulqata marka waxa iga wano ah inad dulqada badan iyo aad shaqaysatan
@zakcade1314
@zakcade1314 7 жыл бұрын
dadka dhahaya yurub wax aan xaar ahayn dadkaan ma keenaan. waa caqli gaaban. meelo badan waa inaa ka fiirisaa qof somali ah hadana muslin ah inay ku adagtahay inuu shaqo si sahlan ku helo. maan anaga raga is eedeeyno intaan ilmaha sidi yaanyuurta u dhalno hooyada uga tagnaa. aniga Alxamdulilah meel aan ka.shaqeeysan karaa Alle 8 keenay laakiin europe dhib way qabaan ugaas luuqadiina caqli uga jawaaba
@rashiid187
@rashiid187 7 жыл бұрын
maryoolay meelkasta ayaa laga nacay.
@nimcoh1532
@nimcoh1532 7 жыл бұрын
sharci yaab leh maxaa guryaha loogasaarayaa
@fahmabile1806
@fahmabile1806 5 жыл бұрын
wadankiina iskaga noqda lama huraan waa cawska jiilaal.
@axmedcali5909
@axmedcali5909 7 жыл бұрын
mashaqaysanayo nololna waan rabaa macquul maaha maxaa udiiday inay shaqaystaan intay baryo kujirayaan subxaana laaaha ilahy kacabsada oo baryada iskadaaya
@ummuisra6721
@ummuisra6721 5 жыл бұрын
Indho adeeg soomaali kulahaa kama baxayno Norway baan degenaa waxaan u soo guuray London and very hard sida guri fiican loo helo 8sano ka hor guri hindi waa la heli jirey ha qaboobaado damp hala haado jiir ha lahaado laakiin hadda waxa London ka jira homeless badan markaa reer swedanooy ilaahay aan barino dalkeeni Aan dhisano London baryo ma jirto haddii guriga ka bax la yiraahdo ciyaar ma leh xoog baa lagaaga saarayaa markaa waa arrin iska cad waad og tihiin guryana ma gadan karno laba sababood ribo iyo inaga oo ah low income
@zakcade1314
@zakcade1314 7 жыл бұрын
Aaway ragi qabay?
@ummuisra6721
@ummuisra6721 5 жыл бұрын
Soomaali sheekadoodu waa cadahay waa aan jiifno waxaad arkaysaa kuwo oranaya xaqaygii baa iga maqan the answerku waa oo yaa xaqa kuugu dhiibay
@foziaissa7993
@foziaissa7993 7 жыл бұрын
hotel hadii lagu siiyo madiidi kartid waa inaaqaadataa
@maalbadan5517
@maalbadan5517 7 жыл бұрын
soomali meel walba ay joogan dadka waaka liitaan lama huraan waa dhulkaga hooyo
@khadrohusseim2766
@khadrohusseim2766 7 жыл бұрын
waa gradaran tahay gabadhaan
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 7 жыл бұрын
Somalidu dad ay gurye ay dhisteen yaa la rabaa in lagu raaxayste. orda wadankina eebe ini siiyay hagaajiya oo daga. Stop tuugsi
@Burcawi24
@Burcawi24 5 жыл бұрын
Haa lkn iminka halkan baan joogna maxan samayna dhako keen
@Burcawi24
@Burcawi24 5 жыл бұрын
Anigu hada awlaal iyo lug ayaan kuso dhuftay shaahna ka daba gayn marka adigu isbaaro ayaad haysata miyaa
@susankhayr3918
@susankhayr3918 5 жыл бұрын
Waa runtaa Walaal..somaalidu waxay ku maahmaahdaa nin weyn tag lama dhahee wuxuu ku tagaa la tusaa
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 жыл бұрын
Kkkk ala qurbuhu dhibadanaa
@omarmohamoud5892
@omarmohamoud5892 5 жыл бұрын
Waa runtaa sxb waligaa ma aragtay aduunka qof dhahayo gurigaada qasab ayaan ku deganaanayaa? Kkk waaba yaab.
@sonataabdul151
@sonataabdul151 7 жыл бұрын
Cariri badana Yurub yahuu
@abdulkadirdaahir1542
@abdulkadirdaahir1542 7 жыл бұрын
war cad waaye mashaqeysatid ceyr aan kusinaaaa meshaan rabno aana kudajineynaaaa waxpa lagama badali karo ee shaqo taga oo xoogiina fuula
@nucmaanqaalid4311
@nucmaanqaalid4311 5 жыл бұрын
Midbaa dhahy dhalmada jojiya wr yaa kusiyey amr kaweyn inaad ku hdshid yaa bixiyo dhalmda wasawyahow war dadkn wanga iyo quruxda loma rawo wa dulima ii lugg iska jar hdii waxa fahmeysiin
@qadraabdi2216
@qadraabdi2216 7 жыл бұрын
war shaqayata oo dabara naftiina iyo cidad masulka katihiin togmo hadaba soconinee
@abdiwalimohamed293
@abdiwalimohamed293 7 жыл бұрын
dhibaatada waxaa weeye. hablahaan mashaqeeyaan ee caydh beyqaadaan wadamada hormarayna qofka haduusan shaqayn dowlada culays buuku hayaa marka dumarka somaaliyeed waa in ay shaqeeyaan
@kkkkk695
@kkkkk695 7 жыл бұрын
abdiwali mohamed ragooda meyey
@afgooyeshabdi9044
@afgooyeshabdi9044 7 жыл бұрын
somalia ooaad udhalateen intaa maidin siisaa kkkk
@dunyaali7412
@dunyaali7412 5 жыл бұрын
Gguriguga soo fiiri way jajbiyaan iyo wasaq Waada laga saaryaa
@dunyaali7412
@dunyaali7412 5 жыл бұрын
Waxaad mooda I ay shaqystaa safar u dacwoinyaan
@ayanfarah197
@ayanfarah197 5 жыл бұрын
Indho adaka
@musemuse8734
@musemuse8734 7 жыл бұрын
midkasto markey dhahayso kama baxaayo guriga ma ayagaa guryaha iskaleh
@dunyaali7412
@dunyaali7412 5 жыл бұрын
Baahhan caudh bay qaatay shaqystaa
@khadrohusseim2766
@khadrohusseim2766 7 жыл бұрын
Mel walba waa sidas dadka ajnimi
@musemuse8734
@musemuse8734 7 жыл бұрын
tuugsiga iska daaya ee shaqrysta feerihiina intaas ayeey dhan yihiin
@ldnh.6300
@ldnh.6300 7 жыл бұрын
Muse Muse kkkkk feeraheeda maxaa ka rabta
@deeqaomar2647
@deeqaomar2647 7 жыл бұрын
Kuwaan amaa ilmaha lee laga qaattaa.
@nucmaanqaalid4311
@nucmaanqaalid4311 5 жыл бұрын
Wr somlida si qadan bey ufikiran horta hdlka si degen udhageyst commti haku so ordina wr gabdhaha matugsnya mna idin cawdayaa midka xabada cajero afka kusita sarirta hoyadii jifa fara ha godo mrkd waxa so qoreysid war dadka nonol ficn dhn loma rawa hormr iney garn mgalda degendan loma rawo mel carurta lgu wyo ba ladejin rawaa doqomo mel iskuwda tagtey ba tihiin
@malyunukash2975
@malyunukash2975 5 жыл бұрын
Gobolada u guura.
@fadumoahmed503
@fadumoahmed503 7 жыл бұрын
yahuu ilen yurubtan magafaha loso jibaxaayo ma ahan mel yahuu koley hadii qurbo lagu nolanaayo Canada ama USA iga dheh
@amirabdihafid5517
@amirabdihafid5517 7 жыл бұрын
Fadumo Ahmed Canada iyo use lababa sxb wan Ku Nola isma dhaman walahay meel walba dhibteda ayay wadataa
@sofiaabdulle6061
@sofiaabdulle6061 5 жыл бұрын
USA waanba ka baqaa
@dunyaali7412
@dunyaali7412 5 жыл бұрын
Iska laabtay wafkiinaa aadaa
@dunyaali7412
@dunyaali7412 5 жыл бұрын
No more caydh
@susankhayr3918
@susankhayr3918 5 жыл бұрын
Soomalaay dhulkaagii u tabaabushaysho
@hasnaharoun969
@hasnaharoun969 5 жыл бұрын
Shaqesta o waxbarta ilma uunhadhalina !!!!
@malyunukash2975
@malyunukash2975 5 жыл бұрын
XASBIYA ALAAH WANICMAL WAKIIL.
@puzzys22abukar5
@puzzys22abukar5 7 жыл бұрын
siwanaagsan baa lo galay
@khadramahdi7010
@khadramahdi7010 7 жыл бұрын
Somali tuugsatooy kakaca meesha orda shaqaysta feerahiina fiiri intey la,egyihiin
@israahmeth8695
@israahmeth8695 5 жыл бұрын
Haa lashaqasto hadad shaqasatid ma laga sarayo guriga shaqasta
MALMO: NOLOSHA SOOMAALIDA QURBAHA - SALEBAN CABDULQADIR MAXAMED
12:12
DOCUMENTARY: NOLOSHA SOOMAALIDA NORWEY HALKAAN KA OGOW WAX KAA QARSOONAA 16.12.2018
44:36
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 12 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 86 МЛН
Sigma girl and soap bubbles by Secret Vlog
00:37
Secret Vlog
Рет қаралды 14 МЛН
20 Australian students first time visiting the Mosque | Mosque Tour
27:48
SAHAN IYO CARRUURTA SOOMAALIDA SWEDEN LAGU QAATO 2017
21:23
Sahan 24
Рет қаралды 52 М.
Middle Class FOOLED Once Again? | Budget 2024 | Dhruv Rathee
20:09
Dhruv Rathee
Рет қаралды 12 МЛН
QISO XANUUNBADAN OO KU DHACDAY  HOOYO KUNOOL SWEDAN
18:17
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 15 М.
Dhalinyarada Stockholm iyo suaalo afsoomaali ah
12:05
Zamir Nation
Рет қаралды 26 М.
Dib Udajinta Somalida Sweden Wax Yaabihi Ay kala Kulmeen!
3:39
Mohamed Arab
Рет қаралды 22 М.
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 12 МЛН