Subxanalah:Maxamed Daauud balan qaad ka helay Somali Masiixi,Kaniisada ayaa la dajiyay.

  Рет қаралды 21,856

Maxamed Ayaanle

Maxamed Ayaanle

4 ай бұрын

Пікірлер: 50
@hibookay7269
@hibookay7269 4 ай бұрын
Nabiga kusaliya scw scw scw
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 4 ай бұрын
Ilaahey magan unoqo ilaahey bari subxaanalah.😢
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 4 ай бұрын
Subxanalaahi ya raaaaabi adiga awoda iska leh 😢😢😢😢😢Subxanalaahi
@caddeadam8277
@caddeadam8277 4 ай бұрын
War haday caawinayaan homeless-kooday caawin lahaayeene ALLAH talo saaro
@shukrijama5399
@shukrijama5399 4 ай бұрын
Subxaanallah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@abdirahmanofficial5065
@abdirahmanofficial5065 4 ай бұрын
Subxanallaah wlhi waxa ayaan daro ah Adigoo weyn oo wax walba fahansan in diintada lacag darteed lagaga saaro Waa ayaan Daro Allah So Hadeyo Fasahaadkooda Umada Muslimiinta ah Allah Ka Qabto
@fartundahir4910
@fartundahir4910 4 ай бұрын
Saas ha oran ninkaan haduu somalidii amaan ka heli waayay xaq buu u leeyahay meeshuu amaan ku helayo in uu aado
@user-om2qe2xx6j
@user-om2qe2xx6j 4 ай бұрын
Allaah ha caafiyo
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 4 ай бұрын
Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar subxanallah subxanallah subxanallah 😢😢😢😢😢😢😢😢
@abshirokeyr6418
@abshirokeyr6418 4 ай бұрын
Subxaana laah Alaah maad help warsatid intaad gaala wax warsansysid
@Shams-yb2ui
@Shams-yb2ui 4 ай бұрын
Subxanallaah
@user-lo6np7vq2n
@user-lo6np7vq2n 4 ай бұрын
😢😢😢😢 subaxan allah
@anabmohamedali5340
@anabmohamedali5340 3 ай бұрын
From mama faadumo😂😂😂😂
@ayaanleofficial
@ayaanleofficial 3 ай бұрын
😍😍🙏🙏
@samirasahra1747
@samirasahra1747 4 ай бұрын
XasbunaLah.Wanicma.WaKiiLan
@user-qu7ez2np3w
@user-qu7ez2np3w 4 ай бұрын
Riyo hadday dib leeyihiin dabadooday ku qarsan lahaayeen dadka maraykanka ah oo homeless ka ah ayey kaniisaduhu wax tarilahaayeen
@deeqoadan7439
@deeqoadan7439 4 ай бұрын
Somali dadmahan hadal 😢
@ShobtoShariff
@ShobtoShariff 4 ай бұрын
Subhanalah naagta la dhaho samaanta waa gaalo diinteena macaan ka baxday ilahey hasoo hadeeyo
@FatushBbe-vp6he
@FatushBbe-vp6he 4 ай бұрын
Yaahuuu bisinka subxaana laah 😢😢😢😢😢😢
@user-dp1cf5re6b
@user-dp1cf5re6b 4 ай бұрын
Waar yaan lagu halaajin, galnimo cagahaaga ha ku raadsan. Allah naxífdíyo dhamaanteen. aamiin yaa Raxmanu Raxiim.
@safamarwa2010
@safamarwa2010 4 ай бұрын
Subxanalaah wllo kiniisad hatagin yaan diintaada lagaa fasahaadin alle bari wax ba waa miyayside
@user-zz2mn6xy8k
@user-zz2mn6xy8k 4 ай бұрын
Waa imtixaan waxaan ninkaan ku socdo ilaah ha u gargaaro. Lkn kaniisad kulama taliyeen. Tartiib tartiib aa laguu galeysiinaa iska ilaali . Diintaada sharafta badan aaqiradaada iyo aduuyadaada ha u baabi'inin.
@JamilaYusuf-jq9dy
@JamilaYusuf-jq9dy 4 ай бұрын
😮
@Kw58437
@Kw58437 4 ай бұрын
Subxaanallah ninkan balayo ayaa ladabadhigay
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 4 ай бұрын
Bil Ramadaan ayaa lagu jiraa Alle gacanta utaago waxba waayi maysid Alle ku xernaaw qofna wax ha weydiin hadii aadan sharci laheeyn maa kaam gashid waadka baxeeysaa cid walba wey soo martay.
@Fatimaabdirahman24
@Fatimaabdirahman24 4 ай бұрын
Mohamed daauud kaniisDa wa ku noolan karta Mohamed dantada firiso cadowga dantada ka firiso diinta adiga khalbiga ku jirta insha gabdhah hadlayna gabdho wanaagsan ilahay ha ku xifdiyo insha ❤❤❤
@bongasasa3895
@bongasasa3895 4 ай бұрын
Ala daciifsanaa umadaan! Yacni you can’t make your way through life! Kanisad ayaa isku dhiibteen? Walaahi umadaan wa umad bare long hands ah! From Dadaab to USA waxaa rabtiin in laidin masaruufo by a badari.
@fotballontop
@fotballontop 4 ай бұрын
Ilaahay ka baq , diintaada tashuush ha ku furin. Ilaahay ka baq, ilaahaybaa magan loo noqdaa, bini Adam magan looma noqdo. Ilaahay ka baq.
@abshirokeyr6418
@abshirokeyr6418 4 ай бұрын
Subxaana laah qof baad leedahay kaniisada gal Alaah ka cabsada
@zamzam5255
@zamzam5255 4 ай бұрын
AWEEY QAABIILKII SOMAALI KU FANESEEY MAANTA WIILKAAN QABIIL MEEY YU CAWIIYAAN
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 4 ай бұрын
Say ugu hoosgaliso bilaash ay kuu caawinaysaa kulahaa beenleey,kuwooda homeless ah may caawiyaan naago najaaso ah ilaahay umada ha idinka qabto
@abdiwaliosman4706
@abdiwaliosman4706 4 ай бұрын
Csw❤ Csw ❤Csw ❤
@aminaosman1807
@aminaosman1807 4 ай бұрын
Subxaana allaah war ilahey kacabso ootalo saro isagaa ku abuurtee kuna dayici mayee hadhegeysan kuwan iyagaa lunanee
@naylieee6736
@naylieee6736 4 ай бұрын
Dadkey gaalaydey ah ee homeliskey ah ee banana key taageyn maxay u cawiyn waayen waa meel laraboy in dadkey Muslim key ah ee baheyn loogey fa ideysto
@samsamhassan5633
@samsamhassan5633 4 ай бұрын
Mahamedow adigo diintad haysata ayey kucawin karaan ee dintada hayso
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 4 ай бұрын
Kiniisaduhu sagxada ayay ku cararayaan busaarad taa waa la ogyahay. Waa idinka arkay inay wada xaraash yihiiin.
@nnpcat625
@nnpcat625 4 ай бұрын
kan ma,mitkiiba oo sawden gabafhiisa ku dhimatay waxaas cml oo sheegaayey?
@karinaali63
@karinaali63 4 ай бұрын
This is to much I don’t know what to say this man every day different thing he says he looking for free money
@s0urbugz837
@s0urbugz837 4 ай бұрын
I did not watch the video but how can someone take you out of your religion when you are a grown man lol
@hibookay7269
@hibookay7269 4 ай бұрын
Bisika where is the Muslim why we don’t get up for this guy why we don’t help him why we don’t rent for him apartment home whatever he need before he go kanisada Subhanala
@bongasasa3895
@bongasasa3895 4 ай бұрын
Advise to Daud nalalkaas ka ag birbiqaayo iska dami! You have bipolar condition and them lights can trigger your manic depression! Nal cad kaliyah shido
@user-vr3xn4ur3b
@user-vr3xn4ur3b 4 ай бұрын
Ilaahey ka baqdo waxaa faafineesaan ka joojiya umada waxaa I din dhageeto kuwa nolsha ka dhaca dhilooyin nolasha ka dhacey baa tihiin
@user-zp6iq1vl9t
@user-zp6iq1vl9t 4 ай бұрын
Alle ka cabdi wll been waxaa haku raadin adoo xalaal heli karo subxaanalah
@ayaanleofficial
@ayaanleofficial 4 ай бұрын
Oo adiga miyaa kaa cabsan lahaa qof maad daawatid afkiisa iyo dadka meesha u saaran
@SakiSaka-xb8uq
@SakiSaka-xb8uq 4 ай бұрын
Ninkan dawarsadaha ah maanu USA joogin muxu la cabanaya muu danaysto oo xoogiisa maalo Shame
@NASTEEXOYOSUF-go2jo
@NASTEEXOYOSUF-go2jo 4 ай бұрын
Bisinkow illahaw adan ka magan galnay galnimo 🤮🤮🤮
@abdiwaliosman4706
@abdiwaliosman4706 4 ай бұрын
Bal islaamahaaan waalan eega Nin Ka Ha waalinina Warqada Shaqada U Xareeya Ha Shaqaysteeee Aaway Nimankiiniiii ? Waa idinka clubhouse Dhooban
@user-vr3xn4ur3b
@user-vr3xn4ur3b 4 ай бұрын
Dhilo ayaad tahey
Omaar barbar oo Shukridheer waydiyay inu Khaniis yahay iyo inkale
16:45
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 113 МЛН
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,8 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 11 МЛН
CEEB IYO FADEEXAD XUN AYAY ISKU KEENEN RERKANI🙄
9:21
Dirisle shaadhcade
Рет қаралды 59 М.
America Ayaa Laga Tarxiiley Oohin Daahir ALasow AFka Furtey 🇺🇸
34:28
Deg Deg:Wiilkii dadka bad baadiya oo halis ku jira xamar iska baxa.
5:24
مذكرات رجل أمن سعودي | بودكاست فنجان
2:54:25
إذاعة ثمانية
Рет қаралды 3,9 МЛН
Black Daimond oo Ka Maseertay Arooska Haazaal iyo Kaafi Cabdi
19:48
Maxamed Daa’uud Oo Yidhi Hub Aan Dad Ku Dilo Ayaan Soo Iibsadey😳
21:35
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 10 М.
Robert Greene: A Process for Finding & Achieving Your Unique Purpose
3:11:18
Andrew Huberman
Рет қаралды 10 МЛН
MAGIC FINGER TRICK TUTORIAL 😱😳
0:11
Milaad K
Рет қаралды 15 МЛН
头还可以刷卡买东西的吗?#海贼王#路飞
0:26
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 24 МЛН