Subxanallah kaleyaa yaabkan ila dhegesta hoyo ayuush oo 14saano…

  Рет қаралды 55,985

ARWAAQ CENTRE

ARWAAQ CENTRE

Ай бұрын

Пікірлер: 131
@user-no4kw6jl5s
@user-no4kw6jl5s 29 күн бұрын
Subxana allaah waa maxay dadka cAytamaya walshey ayaa dhashay af hargeysana kuma hadlan ee dadka caayatamaya alle haka baqaan isaaq kama xigtiin gabdha in luuqadodi eey ku hdasho qasab mahan alle ka xishoda dadka aaqiro ilaway ba tihine xasbiya allaahu wanicmal wakiil
@issackabdi5768
@issackabdi5768 Ай бұрын
The parents of this lady must have been very cruel
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 Ай бұрын
LAHJADA AY KU HADLAYSO IYO HARGAYSI WAA KALA LABA
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 Ай бұрын
Waxan waa mashruuc from Djibouti
@user-bj5px8sm3j
@user-bj5px8sm3j 29 күн бұрын
Wade edebe darane ahay reer Djibouti cagtoda magareyside
@ayaanmohamed3010
@ayaanmohamed3010 15 күн бұрын
Gabadhan qisadeeda waa run bari hore ayaan dhageystey iyadan faahfaah saneeyn waa gabadh rer hargeisa ah waxey ku noshahy Nairobi
@fahima6186
@fahima6186 Ай бұрын
Dadka qaar baa special needs ah oo aan faham fican laheeyn😢 anigaa arkay hooyo aan dareemeeyn caruurteeda dhibaatada heeysa😭
@fardosgelle8067
@fardosgelle8067 Ай бұрын
Absolutely it does happen
@umumahamed277
@umumahamed277 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤hanay Reerbaadiyaha ma,ahan dad sidaas u calool jilicsan
@marshalparis
@marshalparis Ай бұрын
waxan wa mashruc wa beeen iyo bufis wax ka run ah ma jito walahi
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Walahi wa sidaan ufahmay MARBA HANA hadaan arragnay
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
XAATE LAHJDU MAAHA WAQOYE WAA HAANA IYO QASHINKADE
@user-lf3qn6zb3g
@user-lf3qn6zb3g Ай бұрын
Inantani luqadiii waqoooyigu hal xaraf kama jiro cay baa loo waayey maa looo raadinayaaa isaq maha dhulbnte maha samaroon maaha luqadani wa original reer konfur
@umuislaax7736
@umuislaax7736 Ай бұрын
Konfur logama hadlee hadalkane war kale ma heysaa. Putland iyo agagaarkeda ayey u cod egtahay
@mohammadhussainnuur4156
@mohammadhussainnuur4156 20 күн бұрын
Ilaahey baa ku badbaadiyey
@aminaali5323
@aminaali5323 Ай бұрын
Reer waliba luqadooda waa yaqaane gabadhani maaha reer hargesa waanse kaxumahay waxa kudhacay hadii ay run tahay
@faizaali2889
@faizaali2889 Ай бұрын
Kkkk wan yaabay walaalo bal beenteeda day
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
WAXAAN WAA MASHRUUC LAYN BEENAAD MUSLIMKA LAGU CEBEYNYAO HANA GALADEY UTURJUMTA SIDAA UFAHAN WA SHAQADEEDA
@robleahmed2558
@robleahmed2558 Ай бұрын
Waa beenteed " Gobolada Waqooyi ku lahaa" xitaa accentka Somaliland malaha, wadanka Somaliland baa la yidhaajdaabyaa Dayuusah.
@Ayan-seattle1984
@Ayan-seattle1984 Ай бұрын
How can a whole family be against one girl and their child,there got to be more to this story
@Borama1960
@Borama1960 Ай бұрын
It's called made-up. Somalis are storytellers and for the sake of views and clicks. It's money-making tactics. Promise you it's all lies. Watch the body language and how the story shifts. 😆 🤣 😂 Somalis enough with the nonsense. Educate your ppl instead of drama bs
@mohammadhussainnuur4156
@mohammadhussainnuur4156 20 күн бұрын
Bismillaahi Raxmani Raxiimi
@filsonabokor6370
@filsonabokor6370 Ай бұрын
Waa Dhidar hadaad istaagto wuu istaagayaa walayaqaanaa .👆👆👆👆👆👆
@ifsaraismail2495
@ifsaraismail2495 28 күн бұрын
Sibxaana allah ninkaa marqasan hadaad ka nabad gashay ayaan baad lahayd
@shukrimohamed8518
@shukrimohamed8518 25 күн бұрын
Nagtani maha reer Somaliland wayo lahshadedu mahaa Somalilander benaley , nagtu wa reer bari 😂😂😂😂
@meesheena620
@meesheena620 23 күн бұрын
Reer bari sidan uma hadlaan lahjadaha ma kala taqaan?
@sahrajelleali414
@sahrajelleali414 Ай бұрын
Hadalada qaar aniga marumeesto lkn alle ayaa waxijira og wayo maqoos dhan ayaasidaas uxumaakara wayaabe 😢😢😢😢
@hibaqhibaqmohamed8828
@hibaqhibaqmohamed8828 Ай бұрын
Sax waye waain uu kasoobaxa hal qof oo wanaagsan
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
WAXAAS MA AHA WADA SAX XANAAG SHEYDAAN JIRA BENTU WA XAARAAN
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 Ай бұрын
Walaal reer baadiyahu war uma hayaan gabdhaha dadkay siiyaan
@hiboahmad6733
@hiboahmad6733 Ай бұрын
@sahrajelleali414 way dhacda familada ragu qarkod ilhay kama baqan gabdhahoda way u naxaristan lkin wilashoda gabdhaha ay u kenan uma naxaristan wana dhibatada dumarka heysato
@sucdihussein7427
@sucdihussein7427 Ай бұрын
Waxaas hadee martay marke kasheneso wa in laga daremo darenkeda isbadalo wax shacur ogamajedo so ilaaha og balse waxaa hadaa kabenshegeso kajogso yee masiibo kugu noqone please walasheydiyey
@robleahmed2558
@robleahmed2558 Ай бұрын
" Gobolada Waqooyi" Nacdal kugu dhacday wadanka Somaliland baa la yidhaahdaa, lama yidhaahdo " Gobolada Waqooyi".
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 22 күн бұрын
Qorshuba waa sharaf ta dalka iyo dadka In la cebeeyo waa kox soo heshisay way ka fashilanta marka naag aan luqada lagaga had lo luda aan a hayin kentay mesha waxana wada waa nagtan iska dhigayisa in ay wax warayisanayiso subxanalaa subxanalaa jamuriyada Somalilaan maxay cadow ledahay subxanalaa subxanalaa subxanalaa xasbiya Laaa wanic mal wakiil
@anisaahmed360
@anisaahmed360 11 күн бұрын
Waa abuse oo kale booyaaso bay rabeen malaha inlay kaa dhigtaan maskiina 😢
@user-lh1jl1bq7p
@user-lh1jl1bq7p Ай бұрын
Baby girl sorry 😔
@mustafemaxamed2519
@mustafemaxamed2519 22 күн бұрын
masha aallaa naa inanta lambeerkeeda isoo qor ana kaa dhaqdhqaaye dad xuun ayaa heelaaye
@user-em7fj9sf8n
@user-em7fj9sf8n 24 күн бұрын
Naa manta waif barina wa aakhiro illahay kabaqo
@umuabdillah3676
@umuabdillah3676 Ай бұрын
Subxaanalaah illow runta
@anisaahmed360
@anisaahmed360 11 күн бұрын
Hooyooyinka Somalia joogo intooda Badwan waa saas guryaha gabdhahooda ma tagaan. Waxaa fiican jimcayaasha inaad guriga aabaha Iyo hooyada ay soo joogtomaalin joog markas waalidku wud ogaan karaa xaalada gabdhahooda la qabo
@amiiradkhadrapodcast2785
@amiiradkhadrapodcast2785 Ай бұрын
Hana wax badan ma oga. Gabdhaha somalia markii. Nin la siiyo xoolo ayuu ka bixiyay waalidku waxay ka baqan in xoolaha laga ceshto Markaa gabdha way ku qasban dhib kastay qabto İnay ninkaa la joogto
@Fatmaj114
@Fatmaj114 19 күн бұрын
Anigu waxan garanaya hooyo wiilkeeda xabsi ugelisay 3sano nin qabay dartiis si ay ula noolaato. wiilkaas waa curadkeena
@umuabdillah3676
@umuabdillah3676 Ай бұрын
Allaha ku hanuunsho
@Sh.CabdiqaadirMaxamed
@Sh.CabdiqaadirMaxamed Ай бұрын
😊😊😊
@kay20456
@kay20456 Ай бұрын
I’m sorry Abaayo 😫
@saleebanmuxumedcawale9021
@saleebanmuxumedcawale9021 12 күн бұрын
khabiir'baan ahay gabadhan waa beenalay indho adkaa tanoo kale waan soo arkay
@yassinmahamad2636
@yassinmahamad2636 Ай бұрын
waa runtiim waa dhalan biis tayarina Waxba maoga wixi dhalay haloshego takale waa biladhaqan bashad
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad Ай бұрын
Waali weeye
@user-sy9jx2mk1c
@user-sy9jx2mk1c Ай бұрын
😢😢😢😢
@TimmiSG256
@TimmiSG256 Ай бұрын
😢😢😢😢😢
@foosiyaabdi4623
@foosiyaabdi4623 Ай бұрын
Nayaa nagtn waba kumaqabneso ee sttada wlqrsada allah aya wawlba loo sheda tiim mama malyun myaa gabadhan😮
@sahrajelleali414
@sahrajelleali414 Ай бұрын
Alle hakuusahlo wlal wa waxlagaxumado 😢😢😢
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Kkkkk Waa been
@ChhvvVhigg
@ChhvvVhigg Ай бұрын
❤🎉❤🎉❤❤
@mohammadhussainnuur4156
@mohammadhussainnuur4156 20 күн бұрын
Bismillsah Waa geesiyad wlhi
@yassinmahamad2636
@yassinmahamad2636 Ай бұрын
namasiibad tahay ee dadka kafadhiiso Bela ku waraysatay waa shaydamad weynatey wixi qabey meye tayari wadacad iskaga tag qumayada afka yuban
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 Ай бұрын
Naagtu waa beenaleey luuqadeeda u fiirso Naa sheego cida aad tahay reer Somaliland ha ku mashquuline
@mahaddaahir2897
@mahaddaahir2897 Ай бұрын
Qabxad baa tahay dhaqan bi is ilahay uda kaa qabay gaal baa tahay dhaqan zun ala umada kaa qabay
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez Ай бұрын
Subxanalah waa shekaa been'a
@LaylaFarah-uc4rf
@LaylaFarah-uc4rf Ай бұрын
Sorry 😢 sorry 😭😭😭
@abdiwahabm6255
@abdiwahabm6255 Ай бұрын
Naagtu waa beenley midhyihii waa baayac mush tari
@ShukriSiman-vz1rc
@ShukriSiman-vz1rc 28 күн бұрын
Wakaxumahay😢😢
@xalaawicali278
@xalaawicali278 Ай бұрын
Aashuun aadan ka bixin adiga ayaa geli doona ,wixii Alle kaa siiba
@issackabdi5768
@issackabdi5768 Ай бұрын
Asc
@dahirmaxed5908
@dahirmaxed5908 Ай бұрын
Yaahuu naa xishoo
@randasomali1774
@randasomali1774 25 күн бұрын
Gadhan waa reer waqoyi lagayabaa iney meelo kale mudo kuso nolatay sidaa waxyar lahjadeeda isu yaro bedeshay Sorry waxa kugu dhacay quruleey wllo
@doubledeqabus6815
@doubledeqabus6815 Ай бұрын
BEENALEEY MAAHA REER HARGEISA WAAYO LAHJADDA REER HARGEYSA KUMA HADLAYSO WAA REER BARI GABADHU
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 Ай бұрын
Markii hore intii aanay guursan waxa dhici karta in ay waalid caasi ahayd oo waalidku nacay oo qalbiga kajaray Inkaartii waalika ayaa haysa
@user-mf6tu9js6r
@user-mf6tu9js6r Ай бұрын
Luqada reer Hargeysa malaha waa luqadeedu waa reer barri
@zanuubamabdillahi4969
@zanuubamabdillahi4969 Ай бұрын
Kulaha niinka kuu qaaba baa kuu dhiili kaara??? Really so hannah waa ogoosheey inuu niinkeedu diilo miyaa ???
@sumaycadey2747
@sumaycadey2747 Ай бұрын
sorry sorry sorry wlhi waa arin aad murugale ilaahaw unaxariiso hooyooyinka dhibbadanaa
@umuabdillah3676
@umuabdillah3676 Ай бұрын
Wa reruduga
@user-ur8ov7od7o
@user-ur8ov7od7o Ай бұрын
gabadhan dadeedu dhibtan ay sheegayso. majirto. macquulna maaha
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 Ай бұрын
Dadka badan koodu waxeey jecel yihiin ineey eedeeyaan dhibanaha gaar ahaan gabdhaha soomaaliyeed ee duleeyste iyo xidid xuni isugu darsameen.sorry habo dhibka laguu geeystey.
@sagalabdi3898
@sagalabdi3898 Ай бұрын
6 bari asoo dhalan ayaa so carartay 4 maline wasoo socotay 10 bari ayuu jiraa waa maxe 4 months 😂😂😂😂😂😂😂
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Ай бұрын
Naagtaan hana ah gabdhaha dhibateysan ayey soo aruursataa waxna uma tarto tiktogeda ayey ku camirataa iyo youtubkeeda
@mariakarlsson356
@mariakarlsson356 Ай бұрын
Waanka xumahay waa xanuun
@cawralafaniq9090
@cawralafaniq9090 Ай бұрын
Hadaa ilaahay ka cabso cid ku dishay na jirto
@user-eh9ng6ep3r
@user-eh9ng6ep3r 28 күн бұрын
Soryy
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg Ай бұрын
Tani inaba wax anshaxa male waana mid xuduuda katalaawday waa fara laga qaad fogaatay
@fardusa411
@fardusa411 Ай бұрын
fax ayaaladhahaa biyo iyo caano iyo sonkor yar oo la isku kariyay ilmaha 0-6 bilood ayaa lasiiyaa reer miyigaa yaqaano
@hibaaqbulxan1265
@hibaaqbulxan1265 29 күн бұрын
subxaaana allah 😂
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Ай бұрын
Wax ka jira malaha naag gabdhaha soo dabta iyo tan oo inta u fadhisa shekadaan cusbadaa kamaqan kala taga meesha wax ku heli meysiin
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 Ай бұрын
Sidee ayey macquul u tahay. In intaas oo dad ah iskugu kaa tegi karaan. Reerkii ku qabay iyo kii aad ka dhalatay ma isku wada mid baa. Naa orod naga tag. Wax la dhageysan karo ma tihid
@cawralafaniq9090
@cawralafaniq9090 Ай бұрын
Waa beenteed
@mhassan3002
@mhassan3002 29 күн бұрын
Waa cadahay beenteedu yur dhed
@umuabdillah3676
@umuabdillah3676 Ай бұрын
Wallal lkn acsinka waqooye kuma hadlisise
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 Ай бұрын
HAAYE LUUQDA EEYE KUU HAADLYSE MAHA LAHAJADA WOOQOYE BEENTE HANA IYO QASHINKI EEYE WADAN JEERTYE
@user-no4kw6jl5s
@user-no4kw6jl5s 29 күн бұрын
Ma qof waalidkiisa been ka shegayo ayaa jiro maya
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 29 күн бұрын
Walee gabadhani waaba isku sheeko dhawnahay
@ifsaraismail2495
@ifsaraismail2495 28 күн бұрын
Sorry Allah ha kaa qabto wixii dhib ah
@husseinjamac4757
@husseinjamac4757 Ай бұрын
Sheeko yaab leh , miya la soo kordaday gabadan ?
@al-ad-aniya4048
@al-ad-aniya4048 27 күн бұрын
Freaking Ilmohoodii! Naa adigaa dhalay. Oo sagaal bilood is siday. Waxan yaa afka ku dhufta. I hate that expression.
@user-pm6np3ei3f
@user-pm6np3ei3f Ай бұрын
Ader nakatana waax dhalayba magarnso roonta kamashakaso
@sahrajelleali414
@sahrajelleali414 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 Ай бұрын
Waxeey gabadhaan kahadleyso iyo waxkabadan ayaa dhacan somaliyey is indha tirka jojiya
@user-mg8er6id5q
@user-mg8er6id5q Ай бұрын
WAX AAN RUN AHAYN RUUX INTAA ISKU XIRXIRI KARAA MAJIRO EE STOP JUDGING HER.
@fartunkeynaan3781
@fartunkeynaan3781 Ай бұрын
Soomaalimatihidmiyaa?
@faizaali2889
@faizaali2889 Ай бұрын
Walaalo cida aad tahay iska sheego rer Somaliland matihid hadalkaagu wa koonfur sorry
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
WAXANI WA MASHRÙC QOYSASKA SOOMAALIYEED OODHAN WAXAA UGU DHAQASHO WANAAGSAR RAGA RER WAQOYI WA RER ABTGAY
@maryama1487
@maryama1487 29 күн бұрын
Oo abaha muxuu kugu khasbayay ma godareeba ba laguunsiyay
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 Ай бұрын
Munaafada dhulbahantay u cod egtahay halkaasay media gii uu marayaa
@et9055
@et9055 Ай бұрын
Gabadhane beenbaye shegesa because waxaye shegtaye in iye walalihi kufsane jirene. Subxanallah subxanallah
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Waa beenaleey gaaladey rabtaa inay layn kaga hesha umaleynya Hana ma aha qof nadiifa
@sucdiosman8337
@sucdiosman8337 Ай бұрын
Ma aqoon baad u leedihiin oo idinkaa xaqiiqda og? Mise waad iska beenineesaan idinkoo aqoon u laheen. yaab macnaha idinkaa beenaayaal ah
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 Ай бұрын
Ninka walaladii soow bini adan ma ahan oo madani karaan waa been maxeey tahay adiga yakuu dhahay😳
@shchannel265
@shchannel265 Ай бұрын
P P
@lelahassan5092
@lelahassan5092 25 күн бұрын
War kan sax maha waxba qaldan
@aishamohamed5469
@aishamohamed5469 Ай бұрын
mafilayi inay saxtahay arintan
@user-by3fl4pu2h
@user-by3fl4pu2h Ай бұрын
Waxan wa been gabadh kasto xoloo la qatoo ma jirtoo ciid sidan u dhaqan xuun somali kama dhalan lkn naagtan mar unbey dadkedu so dali donan wanad arkik dontiin
@hassanahmedhassan7067
@hassanahmedhassan7067 Ай бұрын
Qof garanyaa haduu jiro waa la soo dhawaynayaa
@dahirmaxed5908
@dahirmaxed5908 Ай бұрын
Nacnac badanaa
@hodomusa2844
@hodomusa2844 Ай бұрын
Waxani wa mashruuc beenta wa la idinku fahmaya naaya dhilo naag isaaq cidna waxa ulama timaade wax kale sheeg dee orad meel kale ka doono lcg
@dahirmaxed5908
@dahirmaxed5908 Ай бұрын
Taasu been waa dhaaftay naa ilaahay kabaq yaan caasimo lagaa gadan
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 22 күн бұрын
Beeni raad male kkkkkkkk kkkkkkkk subxanalaa subxanalaa kkkkkkkk
@drabdirahmanmuse552
@drabdirahmanmuse552 Ай бұрын
Waxan u malaynaa in aanay suurto gal ahayn arrinta ni
@leylaahmed4161
@leylaahmed4161 Ай бұрын
Been weynaa
@user-et8qs8mk6x
@user-et8qs8mk6x Ай бұрын
Waa been
@user-nl6ph6tv2w
@user-nl6ph6tv2w Ай бұрын
Hooyadaa was dhilo dhilo dhashay reer waqooyi bay ku soo cecelibaysaa ma tihid reer waqooyi cidaad tahay sheego reer waqooyi luqadoodiiba ma lihid beenalay yahay dhimatay cadaabta alla ha kugu fogeeyo
@HassanMusse
@HassanMusse Ай бұрын
Waxay ka hadlaysaa run maaha
@afrahap4406
@afrahap4406 Ай бұрын
Way xanuusanysaa
@Hasnktal
@Hasnktal Ай бұрын
Incomplete story I don’t understand
@user-nl6ph6tv2w
@user-nl6ph6tv2w Ай бұрын
Guumays hooyadaa siilka madaw ka was beenaleey magaca noo dhig reer waqooyi ma tihid dhaqankaana malaha reer waqooyi sharmuutayahay maxaa lagu yidhi reer waqooyi soo sheego
@ibrahimhassanahmed
@ibrahimhassanahmed Ай бұрын
Benley qabriga lagugu cariri
DAAHIR CALASOW OO SI LIVE AH U OOYAY QISADA GABAR😭😭😭😭😭
35:47
Её Старший Брат Настоящий Джентельмен ❤️
00:18
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 8 МЛН
Only One Lipstick / Full Makeup /
2:26
Beauty And makeup & Health Tips
Рет қаралды 604
NIN MEEL UCAAD BAA MOODAY INUU IJECELYAHAY ALLA WAAY!!!🙄
24:43
Asha&Shay family
Рет қаралды 207 М.
Who will eat Nutella? 🥳 Challenge #shorts
0:18
Balashik show
Рет қаралды 11 МЛН
Собаке не повезло🥺 #freekino
0:25
FreeKino
Рет қаралды 4 МЛН
Лучший лайфхак от Миракла 😄
0:31
Miracle
Рет қаралды 10 МЛН
ТЫ С МАМОЙ В БОЛЬНИЦЕ😂#shorts
0:53
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 4,2 МЛН