5 Gabar ragga u sameeya ma xushmayso

  Рет қаралды 82,879

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

2 жыл бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 290
@hannahahmed9979
@hannahahmed9979 2 жыл бұрын
Masha Allah wllo ayuuub wiilashii waad diirigalisay sidoo kale hablaha walaalodaa ah mawduucan oo kale ayey kaa sugayaaan Mahadsanid 🙏🏻
@redwolf8921
@redwolf8921 2 жыл бұрын
*SUMMARY* 1:NINKA LA ISTICMAALI KARO HANOQON. 2:IYADA INAD KU ADKAATID DADKA KALENA KU JILICSANATID. 3:OOMANE INAAD NOQOTID, ISKA ILAALI. 4:IN LAGUU ISTICMAALO BADAL AHAAN, NINKALE BADALKIISA. 5:INAY OGAATO INADAN KA TEGI KARIN,MICNAHA OBTION KALE HEYSAN. *FADLAN MUQALKA DHAMEYSO*
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Legend
@maxamedabuukar885
@maxamedabuukar885 2 жыл бұрын
Mahadsanid masuul
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 2 жыл бұрын
Legend Sidaa Kuwad
@hudacadey2209
@hudacadey2209 2 жыл бұрын
Waw m.a sa kuwad
@cumarjire3092
@cumarjire3092 2 жыл бұрын
Wall wad mhdsnthy sxbow mar walba summary inoo samee
@ayanlehhassanali
@ayanlehhassanali 2 жыл бұрын
Best coach I have learned much things from him. Thanks 🙏
@mahadmursal9770
@mahadmursal9770 2 жыл бұрын
Hab dhaqanka dumarka iyo raga wey kala duwan tahay Allah swt xikmadiisa ayaa keentay in labadaan jinsi kala socdaan ama kala duwanaadaan. In psychology field human behaviors are diferent including male and female Wey fiican tahay qofka beni aadamka ah inuu wax ka Barto dadka kale ee ka duwan jinsi ahaan. Raga iyo dumarka psychological compound kala duwan ayee ka sameesan yihiin. Rag badan baa ku Dagma arinkaan . Dumar badana wey ku dagmaan arinkaan Waxaa fiican in qof walba uu wax ka ogaado psychology field and how humans behave. Salamulah
@farxiyamalin
@farxiyamalin 2 жыл бұрын
Ustaadow baryahaan raggaa aad u baraarujisaa waana kugu taageersanahay
@abdirizaaqxasan6301
@abdirizaaqxasan6301 2 жыл бұрын
Ustaad Ayuub wankusalamay Wllhi waxbadan kaa faaiday ilahey hakuxafido
@mohawacayz773
@mohawacayz773 2 жыл бұрын
Ustaad mahadsanid wxyalo bdn ayan kaa faaidnay🔥🙏🇸🇴
@luulhaji3001
@luulhaji3001 2 жыл бұрын
Maashaa allaah illaaheey caliga iyo cilmiga hakuuziyaadiyo 🤲🌷🤴🌷
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Wlhi been maahin ustaadi qof aan qiimo isku yeelin cid qiimeyneyso malahan dumarka qaarkoodne leesma wada siiyo waayo hadey arkaan in aad is wada siiso sida ay rabaan bey kugu tumanaayaan sidaa adi sheegtaba Our teacher ilaahey haku sharfo💯❤
@xasanbaarichannel5795
@xasanbaarichannel5795 2 жыл бұрын
Thanks teacher Ayub axmed Qodabka udanbeye ee inaay ku tijabiso inaad tagi kartid waa mid aniga xitaa iqabsatay kadibna markii xirirkii dhamatay igu tiray inaad tageyso umanan makeyneyn La gadgadiste ha noqonina
@faizaclaahi8616
@faizaclaahi8616 2 жыл бұрын
ayub axmed duhur wanaagsan ilaahay haiikaaxafido waxaatahay mclinkeyga dhiirigaliyaha❤
@mahdiwihliye6651
@mahdiwihliye6651 2 жыл бұрын
Ma sha Allah Allaah Haku barakeeyo macalinkeyga sharafta leh
@MuhammadAhmed-ny8vq
@MuhammadAhmed-ny8vq 2 жыл бұрын
Thank you teacher taloo yinkaaga wax yaabo badan ayaa ka faa idnay
@abdiazizguuled3069
@abdiazizguuled3069 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad noso badi muqaalada
@samiiracabdale7404
@samiiracabdale7404 2 жыл бұрын
Ka helidu waa wax gooniya lakin nin ragi ilaa xad ku garab istaago suura gal maaha in aan liido qof bini aadam ah in la sharfo in kabadan ayaan sharfayaa
@aishamaxamuud9704
@aishamaxamuud9704 2 жыл бұрын
M.a walalkey qeer badan aa dhamanenin kuu rajeynaa fidyow aa soo dhigto aan wax ka faidin majiro mahadsanid in badan
@axmedyaazin5153
@axmedyaazin5153 2 жыл бұрын
Wad mahadsan tahay Walaal mudo badan wad daawada muuqalada runtii waxa tahay dhisaha , hagaha qoysaska Mahadsanid
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Masha allah ustaad keep going ayuub Ahmed
@AxmadB89
@AxmadB89 2 жыл бұрын
Clip kaan waa BOQOL MILLION. This is the time I watched after a while. Thank you a lot ustaad 🙏 Ayan ka kacdi ayan u bahday in an dawado cinwanki ku qorna inta garan wayay ayan waxan kaso helay liiska liked videos ka. Waan hubay in aan like 👍 saaray 🥰 Inkasto ayna dhacdoyinkan ama kuwo lamid ah anay iguso dhicin lkn hadana wa waxa inta ugu badan aan asxabtayda ka wacyi galin jiray
@abdullahimohamudabdullahi3572
@abdullahimohamudabdullahi3572 2 жыл бұрын
Mahadsanid bro
@mohamedhusseinali5650
@mohamedhusseinali5650 2 жыл бұрын
Thanks my teacher 🙏
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 2 жыл бұрын
Masha Allah Legend I like it Your Suggestion ♥️
@Ismail_Indhamaleh3
@Ismail_Indhamaleh3 2 жыл бұрын
Ustad Ayub Thanks You video yaashaada waa Video yaal Dhalin yarada Quseeya m.a
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 жыл бұрын
Asc walalahey chanenkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah🙏🙏🙏🥰❤
@maskamohamed3986
@maskamohamed3986 Жыл бұрын
War nio legend bad thy sificn bad ugaranaysa naagaha waana kaga mahad celinaya taladada wngsn
@user-cn3cc8fq3j
@user-cn3cc8fq3j 11 ай бұрын
Asc ayuub wll tankix waa mahadsntahh 💯 ❤😊
@inabule1669
@inabule1669 2 жыл бұрын
wax yaabo bdn ayaa kaa kororsaday oo an hda ku dhaqmaa thank u👌
@mustafcarabow2966
@mustafcarabow2966 2 жыл бұрын
Masha allaah wll ayuub llaha kuxafido sxb geber aan jec lahy lkin ma wada sheekeysano balse mar marka qaar lee wadahadalnaaa marka sxb claf keeyka manoqontoodaaa misa isba dal aan sameeyaaa iisheeg
@zadaammagafe596
@zadaammagafe596 2 жыл бұрын
Thnk you teacher ayuub😍
@dacwamediachannel2175
@dacwamediachannel2175 2 жыл бұрын
Thank you teacher Ayub
@ahmedromanio
@ahmedromanio 2 жыл бұрын
Darsigan rag iyo dumar wey ka faideysan karan keep going bro
@akdollarxuseen7392
@akdollarxuseen7392 2 жыл бұрын
teacher ayuub ahmed😍
@Bashir_Mohamed_Abdalla
@Bashir_Mohamed_Abdalla 2 жыл бұрын
Thanks ayuub ahmed. Sxb suaal Gabdhaha miya io kuwa magalada waxan doorbidey kuwa miyiga wayka dhibato yar tahay mida magalka!
@MacalimCabdiwahaabMaxamed
@MacalimCabdiwahaabMaxamed 3 ай бұрын
Masha Allah ayuub
@zuhaybapdy4478
@zuhaybapdy4478 2 жыл бұрын
MncH Allah wll Ayub
@abdiaden405
@abdiaden405 2 жыл бұрын
Ustaad Allah haku sharfo Dumarka sida computer 💻 loo ciladsaaro oo kale ayaad noo fahsiisay.
@shadiyaadam
@shadiyaadam 2 жыл бұрын
Favorite teacher ❤️
@Maash-sp2jt
@Maash-sp2jt Жыл бұрын
M a my Best teacher 💯❤
@fardowsamohamed3745
@fardowsamohamed3745 2 жыл бұрын
Mashaallah my teacher
@MaxamedMurtaawi3
@MaxamedMurtaawi3 2 жыл бұрын
Mnsha alah pin igu qabo fadlan adoo mahadsn
@SoomaneSoomane
@SoomaneSoomane Жыл бұрын
Saxiix saxiix walahi walaahi saxiix saxiix saxiix ❤ macalin macali. Want aragnay walahi walahi walahi walahi sax sax sax sax
@user-iw9dg5pu2p
@user-iw9dg5pu2p 2 жыл бұрын
shukran ustaad ayuub🥰🌹
@amarehguelleh8133
@amarehguelleh8133 2 жыл бұрын
Duhur wanagsan sxb horey u soco
@ibraahimmaxamuud3571
@ibraahimmaxamuud3571 2 жыл бұрын
Teacher we take that advice 👍
@Zaakir_media
@Zaakir_media 2 жыл бұрын
Masha allha Muqaal xaqiiqdiisa iyo dareenka dhabta wata
@Zaakir_media
@Zaakir_media 2 жыл бұрын
Teacher I saluted you
@abdifatahfeisal6308
@abdifatahfeisal6308 2 жыл бұрын
Keep going ustaadad
@abdirizaakhabdullah1515
@abdirizaakhabdullah1515 2 жыл бұрын
yeah it's true story you got the point thanks ustaad
@kifaaxali6273
@kifaaxali6273 2 жыл бұрын
Allahu Akbar qad sadaqta yaa Ayuub
@supersports8746
@supersports8746 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 жыл бұрын
Masha Allah ustaad💯💯👏👏
@baasheaden730
@baasheaden730 2 жыл бұрын
Walahi waa xaqiiq zxpky thanks
@MohamedOmar-ir9nm
@MohamedOmar-ir9nm 2 жыл бұрын
Wow 😱 mansh Allah 🥰 mahad sanin
@qalihaji8331
@qalihaji8331 2 жыл бұрын
Thanks wll🙏💙
@wllmoha5756
@wllmoha5756 2 жыл бұрын
Walal igu qaali ah Wax badan ayaan kaa faa iday🥰💯 Maalintan KZfaq kaada ku zoo xirmay wax badan is kay badel may thanks 🥰
@farxiyamalin
@farxiyamalin 2 жыл бұрын
Ustaad ayuub allaha kubarakeeyo walee runtaa waye 2aad aan arkay ani
@ShuuAbdi-d6i
@ShuuAbdi-d6i 16 күн бұрын
Thanks bro mne for the advice
@shuriye2377
@shuriye2377 2 жыл бұрын
Mansha Allah sxp Ayub plz try 2mke it 8min 🙏
@Ishqi_yare
@Ishqi_yare 2 жыл бұрын
Really thanks million times brother
@IQ-mw6kz
@IQ-mw6kz 2 жыл бұрын
Thanks sxb this is true story.
@SoomaneSoomane
@SoomaneSoomane Жыл бұрын
Kkkkkk saxiix saxiix waye walahi xasuus macalin tarikhaahaan wlahi waan la kula ay walahi sax sax sax
@sakariyefilfil6578
@sakariyefilfil6578 7 ай бұрын
Waa xaqiiq masha Allah
@jamaducaysane9069
@jamaducaysane9069 2 жыл бұрын
Maskaxda allaah hakuu siyaadiyo
@alimuqtar6085
@alimuqtar6085 2 жыл бұрын
Asc Good teacher
@faadumosiciid6218
@faadumosiciid6218 Жыл бұрын
🎉masha allh wll
@wizzlovemohamed746
@wizzlovemohamed746 2 жыл бұрын
Masha Allah dear teacher
@somalisomali5252
@somalisomali5252 2 жыл бұрын
Asc bilan haw bixin macalinka cabashada raga yaa ku badatay waa yara caraysan yahay
@samiraosman49
@samiraosman49 Жыл бұрын
Thank soo much macalin
@cabdcali6
@cabdcali6 9 ай бұрын
waa ❤❤ ruun axb. Qali Ayuub axmad ❤😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@ayubpro
@ayubpro 2 жыл бұрын
Shaqsi wax badan og ustaad ayub
@SoomaneSoomane
@SoomaneSoomane Жыл бұрын
Saxiiix saxiix saxiix walahi walahi saxiix saxiix wlaahi walahi walaahi sax sax sax
@hassanelmi9592
@hassanelmi9592 2 жыл бұрын
Merci mon maître
@sihaamsiciid9756
@sihaamsiciid9756 2 жыл бұрын
M.a our teacher
@faizaclaahi8616
@faizaclaahi8616 2 жыл бұрын
Wcs m.a thanks my teacher
@ayub24215
@ayub24215 2 жыл бұрын
MashaAllh macalin 🥰🥰😘
@najmaomarmohamed6129
@najmaomarmohamed6129 2 жыл бұрын
ayuub malmhan waanku salamay lkn malamahn gabdhaha werar ku tahaty
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 жыл бұрын
Masha Allah bro
@saadaqabdullahosmanreermag8453
@saadaqabdullahosmanreermag8453 6 ай бұрын
M.a My Best teache❤️💯
@ruunruun6136
@ruunruun6136 2 жыл бұрын
We Teacher thank u 💯❤💯❤💯🌹
@Zihaam011
@Zihaam011 2 жыл бұрын
Absolutely 💯 true
@warsamebulshaawi1023
@warsamebulshaawi1023 2 жыл бұрын
The hero I proud of you nolow 😍
@piirlopiirlo7172
@piirlopiirlo7172 2 жыл бұрын
Legend waanku aaminsanahy
@cabdilahimahamed1056
@cabdilahimahamed1056 2 жыл бұрын
Thanks pro 🙌
@darwiish9301
@darwiish9301 2 жыл бұрын
Ayuubaw inader bal halkan kaalasooxidhidha arimaad ilaxalinlahyde waad mahadsanthy 🙏
@abdirahmanhassan3242
@abdirahmanhassan3242 2 жыл бұрын
Teacher hal baan kaa faaidey waligeeyna sameeyn jirey naagta ijarta anah waan jaraa hadii aay isoo wacdo byye baan dhahaa
@radwanmahamoud5142
@radwanmahamoud5142 2 жыл бұрын
Merci frère
@cmccmc6091
@cmccmc6091 2 жыл бұрын
Macalin hori usoco ok
@Husni143
@Husni143 2 жыл бұрын
lkn ayuub wlle horta horo mahadasanid lkn qodobka ugu horeeya ninkaasi ajer ayuuba helaye
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674 3 ай бұрын
Masha Allah
@mahamedshaafi3342
@mahamedshaafi3342 2 жыл бұрын
Aadbaan kaaga mahadcelinaynaa sida geesinimada leh ee ad Mar walbo noo siiso talooyinkan dhaxal galka ah maadaamo aan u badan nahay dhalinyaro doobab ah .mahadsanid wl
@ahmedaadan1302
@ahmedaadan1302 2 жыл бұрын
Ustaad Ayuub Ahmed
@EngDeeq789
@EngDeeq789 2 жыл бұрын
Best coach
@cumarcusmaan5751
@cumarcusmaan5751 2 жыл бұрын
Maasha allaag
@ahmedjabriil8156
@ahmedjabriil8156 2 жыл бұрын
Thank you pro
@soomaliteach
@soomaliteach 2 ай бұрын
Fov teacher❤
@xasanmalaay8221
@xasanmalaay8221 2 жыл бұрын
Under 25 cashirkaan qaata oo si fiican ugu dhaqma ayuub 2016dii ilaa iyo hadda ayaan ku xiranahay wax badan ayaan ka faa'ideystay jazakalahu kheyral Jazaa Walal Hor mar wacan ayaan kuu rajeynayaa insha Allah
@csirmaqabecsirmaqabe5052
@csirmaqabecsirmaqabe5052 2 жыл бұрын
2016 kahor mooshaqenayay yutubkan wll ayuub m.a
@xasanmalaay8221
@xasanmalaay8221 2 жыл бұрын
@@csirmaqabecsirmaqabe5052 Haa wuu shaqeen jiray lkn nagacaan ma eheyn
@user-or5bp1cx7w
@user-or5bp1cx7w 2 жыл бұрын
Absolutely true
@maxamuudmaxameddiiriye9324
@maxamuudmaxameddiiriye9324 2 жыл бұрын
Ceep going bro
@leaderman4163
@leaderman4163 2 жыл бұрын
Exactly 💯
@nabaddamohamed7474
@nabaddamohamed7474 2 жыл бұрын
Asc Sxb Ayub deg deg ii soo wac haddey suurto gal kuu tahey mahadsanid.
@MssGaabo-dg6xq
@MssGaabo-dg6xq 6 ай бұрын
Waxan so ;boqday 2024😢wax bdn ban kafaaiday thanks
7 Noloshaada ka saar
12:19
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 57 М.
5 Gabadha leh ka leexo wakhti ha iskaga lumin
14:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 50 М.
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 59 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 8 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 11 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
Sida xiriir looga kabto #1 Kuu shaqayn doonta mar kasta E07
23:13
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 24 М.
'SIR LAGA HELAY CIIDANKA ISRAEL' | ICC | XOGTA DAAHSOON
15:12
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 10 М.
Dhiiranaanta In Lagu Necbaado
6:22
Kafikir
Рет қаралды 1,7 М.
7 Gabari Haday leedahay ka hortag hadda way ku dhaawici doontaa
17:42
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 51 М.
5 Arrin Oo Daciifiya Rabitaanka Galmada ee Ragga
4:25
Dr Sadam Hussein
Рет қаралды 16 М.
Dantayda Kama Daalo ISMA DHIIBAYO WIXII DOONAA HA DHACEEN
10:52
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 13 М.
OOMAAR BARBAR||BOOLISKA NORWAY AYAA HADA GACANTA KU DHIGEY..
16:17
QISADA MAANTA
Рет қаралды 14 М.
99% DUMARKA NINKA FAHMA
10:40
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 47 М.
19 июля 2024 г.
0:20
мишук круглов
Рет қаралды 8 МЛН
😹😹😹
0:19
Татьяна Дука
Рет қаралды 18 МЛН
Что делать ЕСЛИ у  Вас Живёт Монстр?
0:36
ИЗЮМЕР
Рет қаралды 2,8 МЛН
Spot The Fake Animal For $10,000
0:40
MrBeast
Рет қаралды 142 МЛН
LEVITATING MAGIC REVEALED 😱😳
0:18
Milaad K
Рет қаралды 21 МЛН
貓媽媽🆚爆米花🌽🥷🍿 #aicat #shorts #cute
0:33
Cat Cat Cat
Рет қаралды 28 МЛН